C/laahi Cumar Xarago Iyo Kinsi Xaaji Aadan Heesta | Wajiyaal Is Xasuusta | Astaan Music Lyrics 2020

  Рет қаралды 164,001

Astaan Music

Astaan Music

Күн бұрын

Пікірлер: 77
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 5 ай бұрын
Dhmaateen kuwii is xasuusta allha inaga dhigo intii dhimatay bahdii fanka soomaaliyeed dhamaantod allha unaxaristo
@mohamedhersi
@mohamedhersi 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@cawaalecawaale3916
@cawaalecawaale3916 3 ай бұрын
Ameen yaarabii
@Abdihakinaden-d3
@Abdihakinaden-d3 Ай бұрын
Pp😮❤❤❤​@@cawaalecawaale3916
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi Жыл бұрын
Wiisha ubadkeeda waxa jooga aduunka ayadaa ula wanaagsan kolka waayuhu liicsho dani ay ka wadaaye😢hadii aynu iswaynay walaac waa ku dilaayoo waa wareerka aduunee hadii wakhti keenay nin wax saarle miyaan ahay anigu😢 heestan waxan ka dhegeysan jirey radio ama rikoodh nashnal ah oo xafada yaaley anoo shan sano ilaa lix sano jir ah walee ma ilaabo😢
@MustafeGadhka-o9z
@MustafeGadhka-o9z 5 ай бұрын
2001 taariikh isoo martay bilawgeedu heestan ayuu ahaa, 23 sano kahor maanta oo aan barbara ku mirqaamayo ayay iga soo horbaxday 22/6/2024, noloshu waa waxyaab leh xusuusuhu ma guuraan
@hazzanabdullahisalaad7585
@hazzanabdullahisalaad7585 3 ай бұрын
wxan hees wey dhaftey wlhi Marku kaaga warraqshey ee wadeca ku tabtey inan kaaga wareego waaqla kaaga dhaqaaqo hadii uu waqti keenay nin wx saarle miyaan ahey . Hestan waku bashalny inaga dhan aan uduceno inta so booqaty meshan 😢❤
@Sharkou_Nuh
@Sharkou_Nuh Жыл бұрын
The main point of this great song is "Inagaa isku wacneyne mxaad iiga wareegtey" Allah Yarxamakum❤😊
@cabdiraxmaanciise461
@cabdiraxmaanciise461 4 ай бұрын
Inta qaraamiga ku haysata like ha ila dhaafina
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 5 ай бұрын
Illaahoow Dhamaan Waalidiinti Soomaaliyeed u naxariiso Aamiin
@qaaligacal3626
@qaaligacal3626 19 күн бұрын
Waa ano Markle xanun qalbi la ooyaya😢 inaga isku wacdeyn mxa iga waregty😢😢
@khadarqadaafi4371
@khadarqadaafi4371 5 ай бұрын
Heesta heesaha ugu jeclaaa oo hadaana macna weyn xambaran alaha haw naxariisto ❤dhmnteenba❤ciyaalnimo ku dhagaysananayey ❤
@guureguurre338
@guureguurre338 8 ай бұрын
Hadii u wakhti keenay nin wax saarle miyaan ahay anigu
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii a.s.bide iyo m.m.qaaqaay laxankii jiim sh muumin codka kinsi x.aadan iyo c/laahi xarago
@SamiiraFayaxmire
@SamiiraFayaxmire 3 ай бұрын
Aaaaaah fankii kii hore dhe allaaah yarxago aamiin xarago iyo kondigen🌺🌺🌺🌺🌺🌺🥰🥰🥰
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
اللهم اغفر لهم وارحمهم رحمة دا ئمة ان رحمة الله وسعت كل شى
@JimcaaleIbrahim-sp1de
@JimcaaleIbrahim-sp1de 6 ай бұрын
@aamiin aamina❤❤😢😢
@AxmedXassan-m9p
@AxmedXassan-m9p 5 ай бұрын
Intii tiktok laga soodiray❤❤
@zakihussein9591
@zakihussein9591 Ай бұрын
Xili mursal faldagan iyo fartuun balbalaarka iyo socdaaal iyo catoosh ay somali fanaaniin u yihiin ba dawanaya heestaan murtida leh alla aduunyoy sharaf malihid ninkii iskaasiiyo kasii liita wlhi
@maxamuuddualleh1359
@maxamuuddualleh1359 25 күн бұрын
Inta ka soo dheegatay SheekO uu ka sheekeenqayo buuni Like saara😂
@mohamedhassan4590
@mohamedhassan4590 27 күн бұрын
Xiligi igu horesay an maqlo 2006 ayay aheyd😊
@mahadabdi9371
@mahadabdi9371 5 ай бұрын
Xasuustaadu miyay iga dhammaanaysaa abaayo mcn farxad ku nooloow ❤m❤.
@Milgoyar1111
@Milgoyar1111 Ай бұрын
4/11/2024 angaa isku wacnayneh mxaa iga waregty😢
@MohamudmusseAden
@MohamudmusseAden 5 ай бұрын
Astaan tv iyo cumar serbiya waxaan ka sugaynaa tariikhda faneed ee c/laahi cumar xarago
@macalincabdi7345
@macalincabdi7345 26 күн бұрын
WAXAA JIRTAY GABAR AAN ISJECLEYN OO LADHIHIJIRAY ISTAR MACALIN FAARAX CABDULLE ISTAR WAXAAN ISKU BARANAY SAFAR AAN UWADA SOCNAY LABA BIRI KADIB IS BARASHO SHAN SANO OO XIRIIR QURUX BADAN AH AYAA NADHAXMARTAY ANIGA IYO ISTAR WADA SHEEKEYSI DHEER WAXAAN HABEENKI AKTEEDA WAAGA IIGU BARYO WAXAAN WADA FARAXSANAANABA WAXAAN KALA XANAAQNO OO AAN HISHIINABA JECEYL AAN XADIDNEYN IYO JAWI QURXOON OO LAGU JIRABA REYN REYN IYO MAALMO XASUUS MUDAN KADIB HALGALAB AYEY WAXWALBO ISBADALEEN KADIB MARKI EY IDHAHDAY HA ISOO WICIN HADAL MUGWEYN OO AANAN FILANEYN QARACAN JAWAABTEYDA WAXEY NOQOTAY MAWAXAA JIRTO ARIN AAD KAXANAAQDAY OO AAD RABTO IN AAN KAARAALI GAREEYO WAXEY DHAHDAY MAYA WAXAANA DHAHAY WAAYAHAY SIDA AAD JECESHAHAY CIIL IYO CALOOL XUMO 3BIL KADIB WEYGUURSATAY 07/10 2022 HADA WAXEY HEYSATAA HALGABAR ALLE HA UDHAAFO HANA BARAKEEYO GUURKEEDA IYO GABADHEEDA JECEYL HALKAAS AYAAN KU NACAY WAANA KANIYAD JABAY WAANA JOOJIYEY IN AAN MARKALE ISKUDAYO INKASTO MARKI EY TIRAAHDO HEESTAAN IINAGAA KU WACNEYNE MAXAAD IIGA WAREEGTAY AAN ISDHAHO NOLOSHU JECEYL LA'AAN WAXABA MACNA MALEH MAANTA TAARIKHDA WAA 22 NOVEMBER 2024
@assadmohamed7532
@assadmohamed7532 15 күн бұрын
Waan ka xumahay walaal, inta badan dumarka somalida waa guur u joog, mar hadaadan dhaqan karin oo aadan waxba haysan waa waqti dhumis in aad jacayl beena isla kishaan.
@Farxadiluntey
@Farxadiluntey 4 ай бұрын
Innageysku wacneyne maxaad iiga wareegtey😢
@usaamemaxamuud21
@usaamemaxamuud21 7 ай бұрын
Waxan kaa hees ah 😢❤
@Biotechsom
@Biotechsom 6 ай бұрын
Erayada waxaa iska kaashtaay Abwaan Maxamed Maxamuud Qaaqaay iyo Axmed saleebaan bide.
@alto4989
@alto4989 5 ай бұрын
Heesta Qeebta hore waxaa sameyey abwaan maxamed maxamud qaaqaay laxanka jiim
@XalimoCabdicasis-wp6ib
@XalimoCabdicasis-wp6ib Жыл бұрын
Heestaan aad ayaan ujecelahay🥺😭
@salmankeyahmed7222
@salmankeyahmed7222 Жыл бұрын
😢😢 hadli waqti keenay nin waxsarle miyan ahay anigu
@MustafeAbdirisaq-dk3uw
@MustafeAbdirisaq-dk3uw 8 ай бұрын
Kinsi xaaji aadan golden voice ❤❤❤❤
@ZaynabArtan
@ZaynabArtan 10 ай бұрын
Inagaa isku wacnaynee maxaad iga wareegaty😢
@abdirahmaanduraan2329
@abdirahmaanduraan2329 Жыл бұрын
Heer sare 🎻
@Abdiaziz-Hussein
@Abdiaziz-Hussein 29 күн бұрын
Misaajidkii uu buuni fadhiyay😂😂😂
@mubarakcarab
@mubarakcarab Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@AyanOsman-k3e
@AyanOsman-k3e 9 ай бұрын
Hadii aynu is wayno 😢
@ZaynabArtan
@ZaynabArtan 10 ай бұрын
Inagaa ku wacnaynee maxaad iga wareegtay 😢
@sayidka6911
@sayidka6911 9 ай бұрын
Abwaanka kale maxaad uga reebtay? Maxamuud maxamed qaaqaa. Ileen labadoodaa wada sameeyee, Ninba laba bage.
@khaliifcalin509
@khaliifcalin509 5 ай бұрын
waa xasuus aan lailoibi karay
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Isko so waada hoobi waxa ino dhaxeya jiritaanka ka maarmi waayay
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Yaa kaala haadla . Marka daanbana waa ko kaali afkala qaadiido
@MohamedAbdulahiRiyomarket
@MohamedAbdulahiRiyomarket 3 ай бұрын
Safiyo
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 Жыл бұрын
Eraydii abwaan axmed saleeban bide
@alto4989
@alto4989 5 ай бұрын
Erayadii abwaan maxamed maxamud qaaqaay
@CabdicasiisSiciid-e2j
@CabdicasiisSiciid-e2j 2 ай бұрын
Hesta tiyatarkan fdhya 178 by ahyd wyo.wyo
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Dameerjog ma arilayba geelaalba lagu dhaqday yaan maqlay geela damerjog ma aragtay masa cabtay caanihisa
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Dosheeyda sodaysi o0 Basaall ah Robli i
@SakariyeAhmed-y3b
@SakariyeAhmed-y3b 23 күн бұрын
😊
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Magacona wa an iso sodaalo
@sayidka6911
@sayidka6911 9 ай бұрын
Erayadii labada abwaan qaaqaa & bide
@hindahajimuse7909
@hindahajimuse7909 5 ай бұрын
Aduunyo
@AhmedDabasigaar
@AhmedDabasigaar 5 ай бұрын
axsan sawd
@Amiir676
@Amiir676 5 ай бұрын
11sano ka hor iyo xasuus aanan iloobi karin 2013\6\23
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Kalimato saalix kaam mara dukira fil qouran
@AbdrisaqCawl
@AbdrisaqCawl 5 ай бұрын
Axya jacayl😂
@maxamedaxmed2986
@maxamedaxmed2986 9 ай бұрын
Xasuus iyo xilli laso maray alla maxaan heestay xasuus igu leedahay. 2010 baan dib u milicsaday🤔 Iyo caawa 09/03/2024
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Waaxa la yaable ونطمع
@AhmedKadarhaile
@AhmedKadarhaile 7 ай бұрын
Heestaan laxankeeda Abu jahal miya iska leh dhagesiga ku wacana
@CaashoMaxamed-n1w
@CaashoMaxamed-n1w 6 ай бұрын
Fantastic waa laxanka hesta dhanka darted aa u dhageystaa jiim maclim
@saqaawebaana985
@saqaawebaana985 Жыл бұрын
@Goalsports5-wx6hl
@Goalsports5-wx6hl 4 ай бұрын
❤2024
@LarryTuttle-l2o
@LarryTuttle-l2o 2 ай бұрын
Eliseo Estate
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Daameerko maraar yu in baadan daba ordaa dameerta iyana wa hor oroda
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Dosheena LAGA ABUURAY BEERO BAASSBAASSA INAGONA وانزلنا ماء مبا ركا
@MustafKarama-mr1ss
@MustafKarama-mr1ss 3 ай бұрын
Hees mcn iyo sacada 4 43 am Ayan iska dagaysanaya dhalinyaro waqti haa iiden wacnadho gobto waa dhobley jano
@SalatMohaa
@SalatMohaa 6 ай бұрын
Wankayabi
@ApdiMuuse
@ApdiMuuse Ай бұрын
Hhhhhhh
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
ونطمع
@ZaynabArtan
@ZaynabArtan 10 ай бұрын
Inagaa isku wacnaynee maxaad iga wareegaty😢
@shafiehussein7509
@shafiehussein7509 9 ай бұрын
😍
@ZaynabArtan
@ZaynabArtan 10 ай бұрын
Inagaa isku wacnaynee maxaad iga wareegaty😢
@Ahmett990
@Ahmett990 5 ай бұрын
@mubarakcarab
@mubarakcarab Ай бұрын
❤❤❤❤
Wajiyaal Is Xasuusta
8:17
Qaaci Show - Topic
Рет қаралды 1
How Many Balloons To Make A Store Fly?
00:22
MrBeast
Рет қаралды 199 МЛН
How many people are in the changing room? #devil #lilith #funny #shorts
00:39
WAJIYAAL IS XASUUSTA - KINSI X. AADAN & CABDULAAHI XARAGO
7:59
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 638 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
MAHTIO CHANNEL
Рет қаралды 1,7 МЛН
CABDULLAHI CUMAR XARAGO KABAN HEESTII SO KUMANAN ARAG
8:59
GorGor Media Production
Рет қаралды 30 М.
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 448 М.
AUN cumar dhuule waa jacayl aboodiya
9:20
ONE WAY 99
Рет қаралды 98 М.
How Many Balloons To Make A Store Fly?
00:22
MrBeast
Рет қаралды 199 МЛН