CİMİLADA HAWADA SARE ATMOSPHARE-KA XAQİİQO KU SAABSAN-3AAD

  Рет қаралды 39,196

ANNAGA PRODUCTİON

ANNAGA PRODUCTİON

Күн бұрын

Growth investments are more suitable for long term investors that are willing and able to withstand market ups and downs.
Si aad qayb uga noqoto ardayda sidda qaaska casharadena u hesha fadlan riix halkaan:
/ annaga productİon
Sida Dhamaan loo wada dhan yahay, waxaan higsaneynaa inaan kusoo gudbino fiidiyowyada ugu waxtarka iyo xiisaha badan. Waad ku mahadsan tahay taageeradaada :)
Caawin, dalab xayeysiis, cabashooyinka, su'aalaha iyo fikradaha, waxaad farriin noogu soo diri kartaa cinwaanka e-maylka ee hoosta ku yaal.
Arimahasayniska@gmail.com
Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Пікірлер
Жыл бұрын
Qaybaha kale ee muselselkaan linkigaan ka heli kartaa playlist kzbin.info/aero/PL5gB-5KT4tAofuaSyCzCWrPFKEM8Bvn5-
@mahatmustaf4882
@mahatmustaf4882 Жыл бұрын
M.a thanks i.n
@kamaalhassan2123
@kamaalhassan2123 Жыл бұрын
Wll Noso badi nowduucyadaan waan jeclahay mahad sanid 🙏🏼
@safiyonastexofarxiyo4822
@safiyonastexofarxiyo4822 Жыл бұрын
Ikulasaliya nebigeyna muxamad scw scw
@waxkaogow-kz2ef
@waxkaogow-kz2ef Жыл бұрын
Video yadaadu waa kuwo cilmi kudhisan soowad muuqaalo badan
@mahatmustaf4882
@mahatmustaf4882 Жыл бұрын
M.a Thanks wllow Wax badanaa kaa faaidny. Runtiii
@alikasimomar1106
@alikasimomar1106 Жыл бұрын
Cirku waa gaduud 🥰🥰sida saxda ah
@alipelley142
@alipelley142 Жыл бұрын
M.a brother Allah haku dhowro
@geeleciirale6990
@geeleciirale6990 Жыл бұрын
@AbduwaliJama
@AbduwaliJama Жыл бұрын
الحمدلله الحمدلله الحمدلله
@odayfarah8598
@odayfarah8598 Жыл бұрын
Mnsh allah aqoon yahan sheekoyinkii danbi baadhista inoo bilow
@alicirro7110
@alicirro7110 Жыл бұрын
Great story 👏 👌
@mohamedboosakabe6439
@mohamedboosakabe6439 Жыл бұрын
SOO BADI USTAAD
@hamse.
@hamse. Жыл бұрын
First watchvideo😍😍😍
@nuroali6346
@nuroali6346 Жыл бұрын
ilheya wahajiramahan
@mohamedboosakabe6439
@mohamedboosakabe6439 Жыл бұрын
ustaad cabdirashiid soo badi pls
@kawakawa4726
@kawakawa4726 Жыл бұрын
Alhamdulillah for Islam.
@CraxmanmaxamedGagale
@CraxmanmaxamedGagale Жыл бұрын
Waad fiicantahay
@ugaasxuseenmaxamad-rz2ni
@ugaasxuseenmaxamad-rz2ni Жыл бұрын
Thanks annaga
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 Жыл бұрын
اشكرك جزيل الشكر
@fardossa12
@fardossa12 Жыл бұрын
Ma.. wllky
@Somalianboy18
@Somalianboy18 Жыл бұрын
soo badi ustaad
@nuroali6346
@nuroali6346 Жыл бұрын
ilheya wafuleya
@siyaadaadan1423
@siyaadaadan1423 Жыл бұрын
Wll dalka kuweyt kasoo hadal pls Thanks
@hogaankachannal682
@hogaankachannal682 Жыл бұрын
It's good telant 100÷🎉
@FaysalCabdiraxmn-cw5um
@FaysalCabdiraxmn-cw5um Жыл бұрын
Soomaliland kasoohdal zxp pls
@hideeyes8565
@hideeyes8565 Жыл бұрын
Awooda rapiGen ❤😢
@macalincabdaleahmedabdikad6527
@macalincabdaleahmedabdikad6527 Жыл бұрын
Walaal c/rishiid su aal ayaan rabaa in kuwaydiyo waa maxay ultra violet?
@cabdirashiid5970
@cabdirashiid5970 Жыл бұрын
Asal❤
@josephnemeth807
@josephnemeth807 Жыл бұрын
ALHAMDULILAH
@CraxmanmaxamedGagale
@CraxmanmaxamedGagale Жыл бұрын
Allaw noodambi dhaaf
@CraxmanmaxamedGagale
@CraxmanmaxamedGagale Жыл бұрын
Imaamu
@Sinkaaro
@Sinkaaro Жыл бұрын
Alhamdullah
@cabdinuurcabdullaahi
@cabdinuurcabdullaahi Жыл бұрын
Ustadow dayniile waliba warshada birta as kugu arke masaxniyo
@muusemaracade3228
@muusemaracade3228 Жыл бұрын
Asc bro
@mohammed_aden
@mohammed_aden Жыл бұрын
Wllky aad baad ugu mahadsanthy sida quruxda badan aad inoogu sharaxday ee waxaan ku weydiin waxaad dhahday waa banaan dhulka halka ka sareyso marka aawey cirkii uu Alle sheegay uu ahaa 7 cir naga jaahil bixi haddaad aqoon u hayso macluumaadkaad aad sheegtay aadna rumaysan tahay wllky?
@AbdiAdenGaas
@AbdiAdenGaas Жыл бұрын
Wll cabdi Rashiid waxaan ahay wiil barnaamijyadaada aad u xiiseeya 2 badii xalqadood ee hore waa soo daawaday tana waa daawaday lkn hal su'aal ayaa igu soo dhacday oo ah hadii hawadu thy sbbta aan wax ku maqalo maxay dadka dhagoolayaashu wax u maqli waayaan maadaama aan hawada si siman u haysano waxaan aad u rajaynayaa inaad iga soo jawaabi doonto su aashan sida aadka ah maskaxdayda u buuxisay mahadsanid marwalba Magacaygu waa cabdi quduus aden gaas
Жыл бұрын
Qofka dhagoolka ah dhagaha ayey dhib ka haystaan, Qodobka aan muuqaalka kaga hadlay waa CODKA SİDDA UU HAWADA UGU GUDBAAYO. Dadka caafimadka qaba ee wax maqla xilligaa wax ma aysan maqli lahayn haddii hawo aysan jiri lahayn.
@AbdiAdenGaas
@AbdiAdenGaas Жыл бұрын
@ mahadsanid macalinkayga
@IAM.LAALAA
@IAM.LAALAA Жыл бұрын
ASC
@ropilkhan-tw2tn
@ropilkhan-tw2tn Жыл бұрын
Asc bacda slm wll waxa sharaxad naga siisa Aliens iyo uffo ma isku midba mise wa kla nooc mise baba jiraanbo wax la dhaho alien ? mhd snid 🤚
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Aliens ama Extraterrestrial life waxaa Laga wadaa nooleyaal shisheeye ah oo aan dhulka asal ku laheyn aragti ahaan way jiri karaan nooleyaal ku nool Planet aan dhulkeena aheen Planetyada kownkeena aad iyo aad ayey u badan yihiin balaayiin ayey gaarayaan waxaa jira planetyo dhulkeena la mid ah waxaa dhici karta noolayaal sideena oo kale inay ku noolyihiin dhibka jira wuxuu yahay planetyadaas aad iyo aad ayey nooga fog yihiin lacala haddii ay jiraan xitaa wax xiriir ah mana dhex mari karo ilaa iyo hadda cadeyn maloo hayo jiritaankooda lkn way dhici kartaa inay jiraan waxa aad filmada ku aragtay waa Sci-Fi khayaalul cilmi ayaa la dhahaa wax jira ma ahan waa wax mala awaal ah
@anfaalzakariye
@anfaalzakariye Жыл бұрын
Hadan lamberkaga heli lahaa wax badan ayaan ku waydiin lahaa🥺
@WAAYAHADUNIDA252
@WAAYAHADUNIDA252 Жыл бұрын
Maku siyaa ani😂
@anfaalzakariye
@anfaalzakariye Жыл бұрын
@@WAAYAHADUNIDA252 way ficnan lahayd
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 Жыл бұрын
Atmosphere haddi falaadhaha qoraxdu ka soo gudbaan maxaa dhici lahaa Hore ma dhacday inay ka soo gudbaan Barnaamij ka soo macalin
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Dhulka waxaa soo martay xili cadaab uu ahaa noole dhulka ku noolaa ma jirin xiligaas dhagxaan wax walba way ku soo dhici jireen kuleylkiisuna saa’id ayuu ahaa. Hadaba waxaa jira dhagxaan aad u waaweyn oo atmosphere dhulka aysan celin karin oo Space-ka wareegaya hadda ka hor ayuu mid dhulka kusoo dhacay oo wuxuu sababay in xayawaano badan ay dhulka ka dabar go’aan xaywaanadaas waxaa kamid ahaa Dinosaurs
@ADAN-XSN
@ADAN-XSN Жыл бұрын
💯 0 💌
@saleebaanmaxamuud4119
@saleebaanmaxamuud4119 Жыл бұрын
Shgrn
@cabdisayid7610
@cabdisayid7610 Жыл бұрын
Sxp qali welcome back my ferns the same time as a result of the same time as a result of the same time as a result of the same time as a result of the same time as a result of the same time as a result of the same time as a result of
@mowharhariir4148
@mowharhariir4148 10 ай бұрын
Csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw
@aishaahmed3794
@aishaahmed3794 Жыл бұрын
Alxamdulilah
DABAQYADA 7-DA AH EE ATMOSPHARE-KA DHULKA- (Qaybta 4aad)
15:41
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 31 М.
Cirro Wuxuu Fulinayaa Heshiiskii Waddani Huwanta La Galay
1:02:57
Wararka Geeska
Рет қаралды 460
번쩍번쩍 거리는 입
0:32
승비니 Seungbini
Рет қаралды 182 МЛН
AQOONTA DHULKA İLAA SAMADA ADUUNKA QAYBTA KOOWAAD (Solar system, Earth).
24:44
XOG KU SAABSAN CİRKA İYO MACLUUMAADKA QORAXDA
12:26
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 21 М.
BİRİQDA CİRKA SİDDEE AYEY U DHACDAA AAYADAHA ALLE
28:28
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 43 М.
Fandhaal Podcast | 43 | Alpha Man |  Sideed Ku Noqon Nin Karmeed ?
26:16
QURAANKA KARİİMKA SİDDEE AYUU U SHARXAY BİLOWGİİ ABUURKA KOWNKA (2)
18:21
Toddobada Dhul Halkee Ayay Ku Yaallaan...?
7:12
Sahanka
Рет қаралды 252 М.
DHULKA HOOSTİİSİİ MAXAA KU QARSOON LAKABYADA DHULKA-2aad
24:47
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 39 М.
QORSHAHA FARANSIISKU KA WADO GEESKA AFRIKA & SAAMEYNTA SOOMAALIDA?
26:18