Пікірлер
@hananabdirahman3922
@hananabdirahman3922 Сағат бұрын
Reer magmada Helwaa 😭😭
@FeisalMusa-tb7ig
@FeisalMusa-tb7ig Сағат бұрын
Allahu akabar
@amalismail7772
@amalismail7772 Сағат бұрын
etapia way qabsan kartaa dhulka somalida waayo reer galbeedka ayaa la socda,,intay somali igau isku jeedo dawladooda faraha ayay ka baxaysaa
@user-jz8bp9vs5h
@user-jz8bp9vs5h 2 сағат бұрын
Wallahi nama qabsan karaan waa beentood in ay na qabsadaan
@aj1478
@aj1478 2 сағат бұрын
Meeshii looga baahnaa ayaa dhigtay wlhi, amxaaro waa cadowga kowaad somalia Masaarida dano ay leedahay moyee somalia wax ay u qabanaysa majirto, hadii ay isku fahmaan wada qaybsiga biyo xireenka Itoobiya iyo Masar, iyagaa ba ku kaalmo siinayo iney somaliya qabsadaan taas aaminsanahay
@ahmedmohamoud99
@ahmedmohamoud99 2 сағат бұрын
Maxaakimtu xaq udirir cad bay ahaayeen lkn alshabaab oo ka dhex abuurmay somalida bog foolxun oo aad u liita bay ka galeen
@shaficimohamed6481
@shaficimohamed6481 3 сағат бұрын
25:33 itoobiya iyo masar inay somalia ku dhex dagalamaan suuragal maaha ayaa tiri dagaal toos ah lagama filayn inay labadoodu galaan laakiin waxaa la filaya inay dagaalada somalida dhexdeeda ah inay kala taageeraan oo labadi qabiil ee is qabta ay lakala saftaan oo sidaas dalku ku galo xaalad sidi hore ka khatar badan nacayb somalida dhexdeeda ah oo xadhkaha goosta uu dhasho maadaama dawlado awood badan ay kala taageerayaan oo hub ay siinayaan somalida is leynaysay hubkaasina uu keeno gumaad aan xad lahayn aakhirkana dagaal wayn oo sokeeye uu dalku galo sida suudaan iyo yeman ixtimaalkaas kawaran suuragal ma tahay
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 3 сағат бұрын
Si Wanaagsan Ayaad Noo fahansiisay bro 👏 Hore usoco 🥰🙏💯🙏
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 3 сағат бұрын
Egypt has own interest in Somalia with Ethiopia..in udeal times we would not allow it . But Ethiopia poses an existential threat to Somalia now! So their enemy is our friend
@mohameddeeq3477
@mohameddeeq3477 4 сағат бұрын
Geridiisa kadib waxa xigay qarax itoobiyaanka kubaaba,ay lkn qasaaraha lama shaacinin
@mohameddeeq3477
@mohameddeeq3477 4 сағат бұрын
Sxb miles sanawi geeridiisa waxa laqarinayay mudo 3 bilood ah
@AxmedJiirow
@AxmedJiirow 5 сағат бұрын
Mya ma qabsan karto
@Anzal222
@Anzal222 6 сағат бұрын
Cadawga ithopia waxaa noo jabiyey waa siyaasi somali sheegta balse fikir ethopia xanbaarsan ilaa iyo maanta ma aqaano sababta ku kalifeysa madax isku sheega waxay ugu calaacalayaan nin danihiisa iyo dadkiisa ka shaqeynaya sidey u hor mari lahaayeen daciifnimadaan malin wan ka bixi doonaa lkn waa in odashaaysahn qabiileysan iyo siyaasi qalbiga ka gaajeysan aan goaan ka qaadano shaqaadas dhalinyarada somaaliyeed waa maduuliyadooda manta ay ka seexdeen dhalinyaro waxaa idin baahan dalka iyo dalka ee ka toosa hurdada iyo cirbada qabiil ee la idinku duray
@user-ll9sq3so5b
@user-ll9sq3so5b 6 сағат бұрын
asc
@user-zw6wl9hc7c
@user-zw6wl9hc7c 8 сағат бұрын
Xasuuuqii wakhtiga xamar ka dhacay darood ayaa ugaystay beelaha hawiye Cabdilaahi yuusuf wuxuu yidhi wixii 1991 xamar ka dhacay kama dhicin 2006 taasi oo ahayd wali maanu aarsan
@jccmahdaristudio4797
@jccmahdaristudio4797 8 сағат бұрын
Somaliland iyo Ethiopia 🇪🇹 Heshiiskooda Yaa Wax Kabadali kara
@user-zw6wl9hc7c
@user-zw6wl9hc7c 9 сағат бұрын
Ethiopia 1988 shacab Somaliland abaal wayn bay u gashay
@user-zw6wl9hc7c
@user-zw6wl9hc7c 9 сағат бұрын
Somalia waa in ay Somaliland cunaqabatayso lkn taariikhda ayay gali doonta Waana ka aarsan doona reer muqdisho Ee ha ogaadaan
@salomuxiyodiin3967
@salomuxiyodiin3967 9 сағат бұрын
Sxb kasoo hadal qaxootiga jooga itoobiya
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 10 сағат бұрын
Warbiixinti ugu ficned bad na sisay
@warsamedacad123
@warsamedacad123 10 сағат бұрын
cabdullahi yusuf iyo cali mahamed geedi eey eey dhashaay ayaay ahaayn yahuud aah 😡😡from cabduwaq
@warsamedacad123
@warsamedacad123 10 сағат бұрын
ustaad xaaqa inlaga hadlo ceeb mahan fadlaan maad so bandhigtiid siyaasiyinta itoobiya tageeri jireey cododkaga
@mowharhariir4148
@mowharhariir4148 11 сағат бұрын
Asc all somaliweyn ku saliya nàbigeena csw csw csw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤csw csw csw❤❤
@mowharhariir4148
@mowharhariir4148 11 сағат бұрын
Ustaad thanks fadlan kodadka kale inogusoodar❤❤❤❤❤❤🎉
@aliabdi3994
@aliabdi3994 11 сағат бұрын
Run Ahaantii Waa Taariiq Lama Ilaabaan Ah waxaa Jiro Dad qaar Ay Itoobiyanku Guryohooda Kala Bexeen aabe somalieed Dibna Aan Loo Arag Nolol iyo Geeri Toona waxaa Jira macalimiin dugsi Qur'aan Waxaa jira waxyaabo intaa Ka Xun Oo Bini Aadan tinimada ka baxsan wax waliba Ay ahaato Marnaba Itoobiyan Nama Soo galaan Lkn Alshabaab markaas wa lagu badbaaday oo Haday alshabab Jiri Lahayn diinteyna Naaqus baa Naga Geli lahaa maantane Itoobiyanku waxay doonaan Ayay Naga Samaysan lahaayeen oo Hadalkoda mava diidi kar neyn ilaahey ka sokow Alshabaabkii waqtigaa joogay Ayaa mahad iska leh Lkn kuwa maanta is qarxinaa ma Ahan Alshabaab waa Dad lacag ka qaato shisheeye wax fahma Asxaabey
@abdiqadirali5940
@abdiqadirali5940 12 сағат бұрын
Maya maqabsan karto sababta itopiyan xoog leh majiro Aydaa dagaalo ka socodaa
@YacinRobleh-l2u
@YacinRobleh-l2u 12 сағат бұрын
Yasin
@mohamedhassen4070
@mohamedhassen4070 12 сағат бұрын
Mahadsanid wllkey sida taxadarka leh muqalada qurux badana aad nogu sogubiso ❤
@ahmedalisheekh5850
@ahmedalisheekh5850 13 сағат бұрын
Afkaaga markaan waxaad ka dhowrtay qabiilkii sida tooska ah lagalay itoobiya iyo mareeykanka halka aad gumeystaha magacii qabiil ee dhul soomaliyeed ugu yereen isi sax Hal maqaall auyaad marna magac qBiil dhul soomasli wada leedahay aad uguyeerto halka aad afkaaga aad ka0dhowratay ayagaana mudan oo damac galerd ka hortagay aygoon ka fakarin aaway soomalidii kale
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 13 сағат бұрын
1 Ali mahdi 2 Abdullahi yusuf 3 sanbalolshe
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 13 сағат бұрын
Ali mahdi wye ninkaa kwrn hada
@ahmedalisheekh5850
@ahmedalisheekh5850 13 сағат бұрын
Gummeystaha adigaa ilaa hada usheqeya hadad ogtahay iyo jadaadan ogeyn waxaad aamin dantahay magacadhulsoomaliyeed eey magac ugu yeereen ogadeen taas oo ey ula jeedeen in eysan dadka dagan dhulkaas aysan isku fahmin maadaama Magaca uu yahay Magac qabiil waana qorshe adageen gumeystaha
@MustafaFaracadde
@MustafaFaracadde 13 сағат бұрын
1990 kii aalada watspka ma jirin Muqalana laysuma Diri jirin Sided Wax Uwada shekh
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 13 сағат бұрын
Mash'Allah walaal guleyso waban cabsanayey😂
@akhalif579
@akhalif579 13 сағат бұрын
Itoobiya dgp person, waa mid bolol ah dhexda ka dalool sababto ah dadka cardigan ah bey ka muuqN laheyd. Xaga nolosha iyagaaba soomaalida ka liita. Gdp soomalia waa kala daadsanyahay diiwaan gashana. Thanks
@kalatuuraaye.7106
@kalatuuraaye.7106 13 сағат бұрын
Doofaar doofaar dhalay malez zanaawi ilaahayow salsa hoose ee naarta ka waraabi naartii haawiya oo laheyd qolkii mugdiga ahaa ee marka lagu xareeyo gaaladii waa weyneed ee kibray ee ummadii muslimka eheyd baabi'yay qolkaas marka lagu xareeyo gaaladaas wey murugoonayaan ilaahayow melez zanawi lafihiisa iyo maqaarkiisa ilaahow shiil asaga dhan lacnatullaahi caleyk melez zanawi ku waar naarta naaraha ugu daran abid allaahuma aamin yaa rabi
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 13 сағат бұрын
Hhhhh Ethiopia ayagoo intan ka xoog badan ayaan meydadkooda wadooyinka xamar ku jiidjiidnay Oromkan sanka ayan kaga kadineynaa gabdhaheena ayaa ku filan
@yacinhassanbouh1358
@yacinhassanbouh1358 14 сағат бұрын
Mahadsanid ustaad❤❤❤
@diallyfunnymemes
@diallyfunnymemes 14 сағат бұрын
Zxp waad mahadsantahay lkn mapka aad isticmaashay waa qalad ogadenia waa dhul somaliyeed
@Kader-tl2ig
@Kader-tl2ig 14 сағат бұрын
@abdirahmanahmed2158
@abdirahmanahmed2158 14 сағат бұрын
Sxp maxaa kiimtu waxay ahaan urur argagixiso oo lamida Alshabaab, waxayna diidanayeen in wadanka dowlad ka dhalato, iyaga ayaana masuul ka ahaan shacabkii ku dhintii dagalkii lagula jiray sida hada ay alshabab masuul uga yihiin kumanka malinkast dagalga ku dhibta iyaga lagula jira.
@LeoMessi-ww4ry
@LeoMessi-ww4ry 14 сағат бұрын
Maxaakiimtu shabaab ayey ahayeeen itoobiya wey ku fiicnayd garabsiinta somalia 2006
@warsamedacad123
@warsamedacad123 15 сағат бұрын
good news mahad saniid ustaad
@Ahmed23j-q
@Ahmed23j-q 15 сағат бұрын
Walaalkeyga muslimka ahoow, annaga production. Waxan jeclaan laha inaa ka soo hadasho, saameynta ey leeyihiin somalida badan ee gaaloowday, waliba ey jiraan kuwa isqarinaya oo isku muujinaya in ey diinta islaamka aad uyaqanan ama takhasusu uleeyihiin oo hadana dadka caamada diinta islamka shaki ka gelinaya. Tiktok markii sido kale commentsyada muuqaladas la akhristo waxa la arkaya somali aad iyo aad u badan oo gaaloowday. Diinteena iyo dalkeena duulanka lagu yahay ka soo hadal iyo waxa xalka unoqon karo.😢
@amalhope42
@amalhope42 15 сағат бұрын
Haa wlhi masar a furto Rafax taasi ugu horeysaa walaalahaaga falastiin ufur xamar waxba uuma tareysiid
@abdifitax12345
@abdifitax12345 15 сағат бұрын
🎉🎉🎉🎉
@nuurdiin9888
@nuurdiin9888 15 сағат бұрын
Lakiin maanta jihaadiyiintu way kasban waayeen shacabka somaalida. waxaan aragnaa somalia in dadka somaaliyed loo muujiyo inay leeyhiin kaliya hal cadow iyada oo la iska indha tiraahyo cadowga dhabta ah si kastaba ha ahaate dadka soomaalida waa dad markas baraarugsan inkastoo xaalado badan la soomaray
@YunisAbdi-p7h
@YunisAbdi-p7h 15 сағат бұрын
Wad mahadsanthy ustaad
@Abdirisak1
@Abdirisak1 15 сағат бұрын
😊
@user-is6jq2db4u
@user-is6jq2db4u 15 сағат бұрын
Ustaad 2006dii in itoobiya soo gasho waxaa sabab u ahaa somalida muqdisho ka talinaayay xukun baay raben la dagaalanka itoobiya ineey ku gaareen waana ku gaareen