No video

C/Nuur, Nimco Y, Lafoole, Nimco D, Koronto, Iskaalaji & Deeqa Holland | Heesta Goo Gaa

  Рет қаралды 314,343

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

FACEBOOK - / caweyskadalmar
Google+ plus.google.co...
/ dalmar_d
/ caweyskadalmar
Instagram / caweyskadalmar
TUMBLR goo.gl/YVDGd6
Instagram / caweyskadalmar

Пікірлер: 152
@apdallashuuqe616
@apdallashuuqe616 5 жыл бұрын
Umaleyn mayo qof ani igma dambeya baa jira lkiin hdaad iga dambeysid liketa heyla dhaafin💖
@sharmaarkeabukar4544
@sharmaarkeabukar4544 2 жыл бұрын
2021 bisha november 14 heestaan waa jeclhy from muqdisho estv ayan kadawanjiray
@hindabiixi901
@hindabiixi901 2 жыл бұрын
Waka dambeynaa 2022_3_29
@afraabdul-sv7ng
@afraabdul-sv7ng 4 ай бұрын
Huno anaa ka damabaya😂
@LovelyMeteorShower-oq7eg
@LovelyMeteorShower-oq7eg 4 ай бұрын
Anaa kaa danbeeya 2024
@axmedmaxamuud3175
@axmedmaxamuud3175 7 жыл бұрын
I am from muqdisho waa hèes shidan gucle orodkiyo geedi socodkana gaabin mayno guul somaliwayn gaar ahan somali galbeed
@cukaazh_mohammed
@cukaazh_mohammed Жыл бұрын
War yaa ii jeeda 2023ka🤣🖐️ come back kusoo samayy
@AbdiaziizIQ
@AbdiaziizIQ Жыл бұрын
2023 ayaan heestan soo raadiyey anigoo reer soomaaliland ah
@AbdulahiShugri
@AbdulahiShugri 6 ай бұрын
Still I listing 2024 what I song 🎉abdi Maxamuud cumar time🎉😊
@mohahazzani1873
@mohahazzani1873 3 жыл бұрын
Umalan maayo inuu qof iga danbayn laakiin hadaad iga danbayso liketa ha ila dhaafin 2021🤔
@rweydadiriye8729
@rweydadiriye8729 Жыл бұрын
2023 loosi socda heesta waa my fav one❤️❤️❤️
@cukaazh_mohammed
@cukaazh_mohammed 4 ай бұрын
2024 😂old is gold ✨ only jigjiga lijooj wan idiin salamayyy
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 7 ай бұрын
Old is gold.😊❤
@BishaaroYusuud
@BishaaroYusuud 17 сағат бұрын
Gaabr si qaawii saay 😮😮😮😮😮😮😮😢😢😢😢😮😮😮😮😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@HindoSuldaan-ee5xh
@HindoSuldaan-ee5xh 10 ай бұрын
2023 bisha 10 aad ayan so raadiyey heestan ree tiktok ayana xa xasuusiyey o in yar so dhigey😍
@xaalaysmedia
@xaalaysmedia 9 ай бұрын
Never get old this song 2023
@yasserahmed8888
@yasserahmed8888 8 жыл бұрын
Abdinuur alaale waa fanaanka ugu heesaha badan fanaaniinta.waxaanuu lahaa markii ugu danbaysay 2010 kii 379 heesood sida ku cad BBC Record ka
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Heesaha Cabdinur Alaale waa 470 heesood daawo kzbin.info/www/bejne/nqa2k6ugfNKtppo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
@salman omar halkan ka daawo 470 heesood kzbin.info/www/bejne/nqa2k6ugfNKtppo
@abdisamatabdinasirfolley8835
@abdisamatabdinasirfolley8835 3 жыл бұрын
Faanka ayaa karaaja qaaba wax cawitaan maa iqawaan kartiin cawesyka Dalmar?
@user-ij9cn3fv6n
@user-ij9cn3fv6n 4 ай бұрын
Heestan waxan so radiyey 2024 qof maba iga dambeyo
@DhulCun-oz5tl
@DhulCun-oz5tl 10 ай бұрын
8:15 Ninka Laxanka iska Leh heestu siduu ugu Raaxaystay ereyada Intaas yar ban ka Hela Heesta inkasto ay wada Macantahay❤😊
@zahruujaabdi
@zahruujaabdi 3 ай бұрын
Iyo codkii iskalaaji❤
@abdikafiali9103
@abdikafiali9103 2 жыл бұрын
2022 ayaan madaxa lasii galeynaa welina heera super 🥰
@Hoodaale1
@Hoodaale1 10 ай бұрын
Heestan waxaan dhagaysan jirey xiligii heegada Gaamurtey se Dib baan ka nacey mooyi waxay tahay dawlada mustafe cagjar miyaan heesba loo qaadin bal like saara
@tooshkabulshada9910
@tooshkabulshada9910 2 жыл бұрын
Miraha Heesta: Abwaan Axmed Budul Ismaciil Laxanka: Iskalaaji
@cadnimohamed7772
@cadnimohamed7772 3 жыл бұрын
2020 Hadaa Dawaneyso Like ta Garo
@mohameddeeq1136
@mohameddeeq1136 7 ай бұрын
I Been searching this song for the only this legends ❤ big love and peace golden voices 🎉
@Nasrashiilaofficial3146
@Nasrashiilaofficial3146 5 жыл бұрын
Ubo aaa allah hoogtay laba wajiilayaal ayaa tihiin axdi malaha amxaarada lagu aaminee
@nasteexonatasha6230
@nasteexonatasha6230 3 жыл бұрын
2021 hada dawaneso dhac kusii hee
@sumayaxo6168
@sumayaxo6168 6 жыл бұрын
Hhhhhhh hees iga dheh jigjiga cadey waan idin salamay
@mohamedamiin6830
@mohamedamiin6830 Жыл бұрын
Heestan wn.iska jecelhy ❤ Caawa waa 5 june,arbaca.2023.saacda 8:44
@abdifataxabdilahi3886
@abdifataxabdilahi3886 8 жыл бұрын
Waaw cesh cala hees viva xarir iyo cf yaate idinka usita idinka shiday hesta waad usidatan fananiinta muqata
@munaloveddsi3656
@munaloveddsi3656 7 жыл бұрын
wwwwww waa hees. sharaf leh wadani wadani dhalay ba. sameyay midhaha guuul gobanimo ddsi horay ba loo soconaya 😍😍😍😍😍😍😍😍
@marwaaabdi7732
@marwaaabdi7732 8 жыл бұрын
Ilove DDS am from Somaliland guul iyo gobonimoo manshala
@canababdi823
@canababdi823 7 жыл бұрын
Marwaa Abdi we love u to huuno Thnks
@abdalrahman9146
@abdalrahman9146 7 жыл бұрын
Marwaa Abdi sidoo kale sxp
@aapokhalid2538
@aapokhalid2538 7 ай бұрын
2017 ban aad ujecla hestn wlh xsud😊
@moshwanjafar7667
@moshwanjafar7667 6 жыл бұрын
I love ddsi I am from hargaysa Somaliland jira oo jooga
@Berlin352
@Berlin352 3 ай бұрын
2024 come back ayan sameyey 😇
@samiidebeb7442
@samiidebeb7442 7 жыл бұрын
waaaaw nimca yasin iskilaji iyo xirir lee kuheysta ani
@fatmakhaliif1944
@fatmakhaliif1944 4 жыл бұрын
mansh deqo holanugushidanmesha
@maajidaaragsan7125
@maajidaaragsan7125 3 жыл бұрын
Wlahi madaxdi waqtigasa wax gowraci jirey😢😢😢😢
@sakaakiwiilfilow6870
@sakaakiwiilfilow6870 5 жыл бұрын
Lafoole iyo nimco dareen xariir🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@kusowaantay7088
@kusowaantay7088 5 жыл бұрын
Nimca yasiin 🙆 2015 ila hada
@ibrahimmahamed3763
@ibrahimmahamed3763 3 жыл бұрын
ilintii gabdhaha iyo gafkii shafkii shacabka 😭😭😭😭😭😭
@abdishakursheek4807
@abdishakursheek4807 8 жыл бұрын
super song
@alizamoha4845
@alizamoha4845 8 ай бұрын
18 /12/2023❤ wali wan dhagesanaya waxyna ma mid thy hesaha ujeclhy❤
@ahmedkhayr7534
@ahmedkhayr7534 5 жыл бұрын
Layaabi Maayo Waa Geel Nalka Dhacay Oo Sumadii Lagabadalay 😢
@liiruzi9332
@liiruzi9332 7 ай бұрын
2024
@fardusmuse1876
@fardusmuse1876 7 жыл бұрын
viva nimcadareen iyo lafole
@safiyoqali1883
@safiyoqali1883 5 жыл бұрын
Ok l00
@wiilkaahmed9912
@wiilkaahmed9912 8 жыл бұрын
inaba caadi maha hurmar waan nabad jijiga kor khyr ayaan urajaynayaaa good
@ibrahimibrahim7385
@ibrahimibrahim7385 2 жыл бұрын
Thanks thanks Nimco iyo asxaabta dhamaan
@munaabdi7469
@munaabdi7469 8 жыл бұрын
wooow somali alow dhowr
@user-ge5yw5kh1s
@user-ge5yw5kh1s Жыл бұрын
Heeztan wn jecLahY ❤ from 🆎️✌️
@MustalifoMustalifo
@MustalifoMustalifo Жыл бұрын
Ana wa jeclhy ❤
@ahmedrabi4925
@ahmedrabi4925 8 жыл бұрын
jawaasiista ethiopia walee waxaad tihiin ayaaba iska yar
@marwanasir6469
@marwanasir6469 4 жыл бұрын
Waa run walaal
@danancadow3824
@danancadow3824 7 ай бұрын
Sax
@souleymanhamudahmed7542
@souleymanhamudahmed7542 2 ай бұрын
Hadii soomaaligu yahay carab muxuu afkiisa hooyo u ahaan waayey af carabi?!1@
@MoHamettxarago
@MoHamettxarago 3 ай бұрын
golden
@abdirizakyousuf4929
@abdirizakyousuf4929 7 жыл бұрын
viva DDSI wadanjayga Dawn ubbo hormarka siiwada
@xafsaabiib5172
@xafsaabiib5172 Жыл бұрын
View 2022
@adenmuuminsi4952
@adenmuuminsi4952 8 жыл бұрын
wwwww walee abwaan wayn baa hya meesha iska laaji ahaaa
@souleymanhamudahmed7542
@souleymanhamudahmed7542 2 ай бұрын
Hadii soomaaligu madaw yahay, weliba afkiisa hooyo aanu af carabi ahayn sidee ku noqdeen midowga carabta ?!1@
@mohamedosman477
@mohamedosman477 2 жыл бұрын
HEES XISBI RADINAYAY LKN MXA HEESTN IGA SO HORBXDY ANI IGA BILOW OO UMO WKLE MOODI JIRY LKN DIB KA OGADY INAN ANIGU BA AHAY😂😂✌ 🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟥🟥🟥🟥🟥 O G A A D E N I A LOOONG LIFFFEE JWXO 16 |JUN| 2022 3:46 CASAR NIMO THURSDAY
@jaahuurman7940
@jaahuurman7940 8 жыл бұрын
wey Idinka martey Mudanayaal iyo Marwooyin Hees iyo badh iga dheh
@yurubyurub3836
@yurubyurub3836 7 жыл бұрын
Jarar News The best of all of them were
@rahmamohamed853
@rahmamohamed853 6 жыл бұрын
Masha alaah
@user-fv9sw2yn7n
@user-fv9sw2yn7n Жыл бұрын
heestan hees aan ka jeclahay ma jirto walhi
@khadramaxamad174
@khadramaxamad174 6 жыл бұрын
waaaw axsan heees viva ddsi
@abdirashidahmed2079
@abdirashidahmed2079 6 ай бұрын
Heesihii dadka lagu marin habaabin jiray
@ishar2dheeg118
@ishar2dheeg118 8 жыл бұрын
Papapapapapapapapa Iskalaaji top one
@maryamamursal6792
@maryamamursal6792 6 жыл бұрын
Ishar2 Dheeg1 googawooooi
@mushhassan7522
@mushhassan7522 8 жыл бұрын
qoftaan shacbaan waad I qadey sxbey meel aan kala xiriiro hala isoo sheeg inkaheeda ayaa inba caad ma ahan
@AB-Family
@AB-Family 6 жыл бұрын
viva ddsi am sllander
@haldorwanur9858
@haldorwanur9858 4 жыл бұрын
😢😢😢😭😭😭
@nimciishnalka2775
@nimciishnalka2775 3 жыл бұрын
Maxay wll
@sirabdullahi7089
@sirabdullahi7089 4 жыл бұрын
Gormee onlf wax gowracday 😲😲 uff maanta aduunka haysato
@jigjigailaaqabribeyax3446
@jigjigailaaqabribeyax3446 7 жыл бұрын
Viva Ddsi Hoyga Nabada
@hamdimaxamed6824
@hamdimaxamed6824 7 жыл бұрын
Xaqiiq dii aniga heer jig joiga miihi lkn wan ka helala hesta wadaniga loo qaday M A
@munaloveddsi3656
@munaloveddsi3656 7 жыл бұрын
Hamdi Maxamed Mahad sanid wll qaali
@deqahaji2913
@deqahaji2913 6 жыл бұрын
Hees iyo badh😙😗😘😍😚
@malmo4235
@malmo4235 8 жыл бұрын
Xariir Waaw Iyo Iskalaji Qumaati Uqurxiyeen Heesta
@TheFuaad12
@TheFuaad12 8 жыл бұрын
maasha alah habalaha codbaa kudhan nicmo yasiin kow codka idley
@zadrahassan6274
@zadrahassan6274 7 жыл бұрын
Fuaad Qawdhan
@inaraabi4641
@inaraabi4641 4 жыл бұрын
Dadkiii comentiyadaan qorayey wakhtigaas ball maanta yaa ogaada amaba mey soo hadlaanba
@nimciishnalka2775
@nimciishnalka2775 3 жыл бұрын
Maad ila aragtay
@mohamedrage9585
@mohamedrage9585 7 жыл бұрын
good
@CraxmaanBashiir-hc6wq
@CraxmaanBashiir-hc6wq 2 ай бұрын
Warvheestan xagay kuqarsoonayd
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 ай бұрын
Halkan sxb
@zimanjigis9892
@zimanjigis9892 2 жыл бұрын
2022 bishii 3aad
@aminoqppllmohamed3390
@aminoqppllmohamed3390 8 жыл бұрын
googaa googaa cigaale
@xamdiidil5897
@xamdiidil5897 7 жыл бұрын
Somali awalalawayay qof aytagerto ogal eheen
@hawomahad4369
@hawomahad4369 6 жыл бұрын
Heestan waa jeclhy runtii from puntland lady
@noloshanolosheeda8174
@noloshanolosheeda8174 2 жыл бұрын
Thanks bahda mareegtan
@najiibguled6896
@najiibguled6896 2 жыл бұрын
May Allah protect our peace nation 💖
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@abdisamatabdinasirfolley8835
@abdisamatabdinasirfolley8835 Жыл бұрын
@Caweyskadalmar ummada somaliyeed waxaan uqabataay shaaqo weyne siiba fanaanka somaliyeed Maxadsaniid adeer mcne.
@AbdirahmanYare-oz7wz
@AbdirahmanYare-oz7wz Жыл бұрын
​@@abdisamatabdinasirfolley8835 gcccctgggccccc eg g c
@MaxamadXasancabdi-pc8zn
@MaxamadXasancabdi-pc8zn 10 ай бұрын
​waan salamay.dhamaantood.meel.walbaoo.aya.jogaan Fananiintu
@ayaanmahad9111
@ayaanmahad9111 8 жыл бұрын
tuugo urutay walee gabalkiiniwuudhacay wayaanihiina wuu galbadayee iskadaa gunimadoo heeryada iskatuura
@amincade2143
@amincade2143 6 жыл бұрын
Ayaan Mahad good
@guledahmed8160
@guledahmed8160 5 жыл бұрын
msha alha hees wadani aah
@maxamudaxmed4676
@maxamudaxmed4676 3 жыл бұрын
Heestaan markii ay soobaxday waan taageer sanaa lkn gadaal baan ka qaadacay
@maamozeeynab552
@maamozeeynab552 Жыл бұрын
Viva lafoole iyo nimco dareen
@adamdire9909
@adamdire9909 5 жыл бұрын
Woooow 😘😍😘🤗💪👈👉❤😍
@sharmakebadalsky1519
@sharmakebadalsky1519 6 жыл бұрын
Wadh wadh
@fartaagteofficial8636
@fartaagteofficial8636 8 жыл бұрын
Waaaaaw
@aishahassan8135
@aishahassan8135 8 жыл бұрын
Uuuf heesta way fiicnaanlayd markay kudareen ubo ayaan ka khashaafay war joxa waa dadkeenii adinkana xornimada inta yar eed haysataa madaxoodaad ku hesheen waa kuwii wayaanaha joog iyo jiifba udiiday iyaga ayaa dal iyo dibadba dadka idin baray oo 30 sano xabashi harsi udiiday oo hilibka cayriin baray marka ha u gafina walaaladiin oo yayan idin hodin wayaanaha oo ay afka subag idiin marin ooy idin kaladilin plz oo waa ladoogiye yaan ladacaroon plz oo dadkeena la isku dirin anigoo lahadlaya dhalin yarada wax fahmayo plz
@abdallahire9351
@abdallahire9351 7 жыл бұрын
nice wax runta ka hadlay adigaa ku arkay
@moguehabdifarah1452
@moguehabdifarah1452 6 жыл бұрын
Runta gumesiga hakasoo hoos baxaan uf wan necebyahay ethiopia
@ahmedrabi4925
@ahmedrabi4925 8 жыл бұрын
kuwan waa tuugo anagana marka naga ayaanu idin ku shubanee car nairobi isku imaada ama south Africa deedna ta idinka raacda aad aragtaabe tuugyahay xabashida qabto
@najiibhassan
@najiibhassan 2 жыл бұрын
Hesihi dadka lagu marin hababin jiray kkkk
@badrimustafa10
@badrimustafa10 3 жыл бұрын
Kkk Waagi Kaacanki Abdi yare
@somalisports7823
@somalisports7823 4 жыл бұрын
Nimco YazeiN
@mahadalimohamedisxaaq6936
@mahadalimohamedisxaaq6936 5 жыл бұрын
waa hees aan aadi aheyn oo wadani ah
@amirhaji1567
@amirhaji1567 4 жыл бұрын
Dayixii madoobaa Wali nuur masoo diray? Duqii samada yaaliyo Awrkii ma doogsaday? Dadkeenii ma tabar galay? Ma diideen guumaysigii? Duqaydii lalaayiyo Ubadkii la dooxiyo Dumarkii la gawracay Ma loo aaray dagalkii? Dagalkii......dagalkii Dunidii sideey tahay Maxaa dumay maxaa nool? Dhiigii wali ma daataa? Bal dalkii ka sheekee dawliga iyo ceelkii hadaa laysku deyayaaayee daabka iyo gudintii. la debaa la dubayaayee. samaydii la diibtayee. sankhartaa la toosaa colku wuu dareeraa. Dakanaa la raadshaa. lala daydayaa waran warankii.....warankii....warankii dadkii wuxuu gudoonsaday. Dirir iyo col weeyee. Adna dowga taas geli. Nololbaa dambaysee. kuwii aabay dilayee dab ku shiday awoowgay anigana i duudsiyay. Duunyadiina naga dhacay. Dibindaabyadii hore. Doqoniimadii faanee. ma ka diday jirkiinii? Sumihii ma diidaan? Diiftii mayska reebteen? Ma dagaalanteen weli? weliyey....weliyey..weli
@qadijocumarqadijocumar6368
@qadijocumarqadijocumar6368 6 жыл бұрын
Wooowwoo
@fartaagteofficial8636
@fartaagteofficial8636 8 жыл бұрын
Nice looma kala harinba
@mirnaaaali6169
@mirnaaaali6169 Жыл бұрын
2016 dawan jiry hestan marku mobilku igu cusba😂
@Ddsionelove9
@Ddsionelove9 9 ай бұрын
Wala wada dhagsan jiray
@muusemaxamad4206
@muusemaxamad4206 4 жыл бұрын
Maxamedbashiir
@TheFuaad12
@TheFuaad12 8 жыл бұрын
laxankaaa idley aniga walee top
@mahamedhukun8526
@mahamedhukun8526 7 жыл бұрын
Mush xasan Kaape Ala mxaan hamyn is hor is taag nay yarta shabcan Aad leedahy Kaape teelkeeda miyad rabtaa mise fb ayaan Ku siiya
@xubikaahin2370
@xubikaahin2370 5 жыл бұрын
@My Opinion Official nacdali Ku kortay idam alle
@fardusmuse1876
@fardusmuse1876 7 жыл бұрын
waaaw
@marwanasir6469
@marwanasir6469 4 жыл бұрын
Nacam layeesha shalay geedkii lagu geeriyoon jiray baa maanta lagu bogsanayaa guul ogaadeenia itoobiya meel ha idin gayso fuking
@ahmedmaalin3462
@ahmedmaalin3462 8 жыл бұрын
kkkkkkkk narobi iyo sod africa ma adaa leh
@aaminasheikhnurmohamud2038
@aaminasheikhnurmohamud2038 5 жыл бұрын
Laxanka hesta waxaa leh iskilaaji nin culus
@nasraabdi3694
@nasraabdi3694 7 жыл бұрын
wwwwwwwwwwwwww masha allah💋❤
@awaleadam1938
@awaleadam1938 3 жыл бұрын
😘❤💋
@ikrafarah8000
@ikrafarah8000 8 жыл бұрын
woooooooow guys
etvsi12 jigjiga
8:09
etvsijigjiga
Рет қаралды 332 М.
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 94 МЛН
WHO CAN RUN FASTER?
00:23
Zhong
Рет қаралды 46 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 34 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 45 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,4 МЛН
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Hamse Ali
Рет қаралды 435 М.
yurub geenyo iyo cabdirisaaq siciid hees cusub 2024
4:41
Mawled10
Рет қаралды 16 М.
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 226 М.
HEESTI DDSI WAA DAHAB FARSAMADII SAMATAR SALAH
10:17
samatar said salah
Рет қаралды 184 М.
WAA HEESTI XISBIGA
9:18
ahmed furunle
Рет қаралды 62 М.
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 94 МЛН