Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"

  Рет қаралды 3,630,797

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) 1973
🌟Laxanka
U/ Cabdi Kariim Qaarey Jiir.
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 984
@IbrahimAli-zc9no
@IbrahimAli-zc9no 3 жыл бұрын
Waa heesta aan la cajabay sida loo samayey Ereyo, laxan, musik iyo cod intaba ka dhemaeystiran Waa heesta ugu jeclahay heesaha ❤️❤️
@aminaguleed
@aminaguleed 5 ай бұрын
B
@LovelyBarnOwl-mw3mw
@LovelyBarnOwl-mw3mw 3 ай бұрын
...《♡》
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 Ай бұрын
Abu Hadra ilaahay ha i naxariisto. Samatarna ilaahay cimriga iyo caafimaad ha isugu daro. Aamiintu waa xagiina.
@naceybtireabdulkaadir4503
@naceybtireabdulkaadir4503 2 жыл бұрын
Alla ya raxma maanta ayuu geeriyooday maxamed ibraahim warsame (hadraawi) Black day 18/8/2022😭🤲
@naimaapshir3857
@naimaapshir3857 2 жыл бұрын
🥺😭😭
@sara_lay
@sara_lay 2 жыл бұрын
😘😘
@ainanyacinovic1506
@ainanyacinovic1506 Жыл бұрын
Alahu yarxam
@maxamadgalad5930
@maxamadgalad5930 Жыл бұрын
Allaha unaxaristo abwan maxamed ibrahim warsame hadrawi naxaristi janatul firdowso Allaha kawarabiyo insha Allah wllken
@Xamaada17
@Xamaada17 Жыл бұрын
alla ya raxma
@AbdullahiXusene
@AbdullahiXusene 3 ай бұрын
Waxaan ahy ogaadeen walhi gabdhaha xawaadle demarka qurux beey dheeryihiin aniga waligeey hal gabar baa iga soo marty waana ka sarbi la ahy ilaa hada❤😢
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 Ай бұрын
@@AbdullahiXusene Just say reer Beledweyne. Qabiil is so backward
@farxiyoahmed5613
@farxiyoahmed5613 3 жыл бұрын
Oooof heestan waxan aad ujeclaaday markaa dhegystay abwaan haadrawi OOO ka shekeyay qisada heeska what a beautiful love! 😭❤️
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 2 жыл бұрын
Qisada sheekada gurigeedey geysey intey bridgeka ku kulmeen isla markiiba. Gabadha somaliyed ee wiil maanta la kulantey isla markaana gurigooda geyneysa waa gabadhee? Waa suaal meesha ku jirta. Waxay ila tahay in gabadhaasi aheyd reer waqooyi ku nool Beledweyne sababta isla markaa guriga u geyseyna aheyd in reerka soo barto maadaama isla reer waqooyi yihiin oo aaney wax dhib ah reerkooda uga imaaneyn haday keento guriga nin jidka ka soo waday. Gabdho wiil aa baratey maanta miyaad gurigiina geysaa mise kor ayaa ku tustaa guriga banaankana waa kula balantaa?. Laakiin hadii aad gobolkaas kasoo jeedo gobol kalana ku nooshahay wiil cida ah oo ku cusub magaalada waa wadeysaa cidana waa u geyneysaa cerbna makaaga imaaneyso sax? Koley somali sidey wax u maqlaan laga bedeli karo sidiina u heysta laakiin gabar aan maanta bartey isla maanta gurigooda igama yeeleyso iney i geyso.
@farxiyoahmed5613
@farxiyoahmed5613 2 жыл бұрын
@@diiriyeali1073 sheekadu waakaa khaldantahay sxb guriba maygeyn gabadhu ninka ooteedaklee xitaa haday geysey aduunku aduunkan ookale muu ahayne aduun hablaha la ixtiraamuu ahaa gabolkay doontaba ha udhalatee heestan gabdh soomaliyeed uun bay kusocotaaa midale jecaylka xad dhaafka ahi isaga uun buu hayey is weydii bal adba qof aad hal maalin aragtay sidii jcyl xadigaas leeeg ugu qaadi kartaa obses buu kunoqday laftiisu jacayl normal ah maahayn
@C.salaanxasanGaashaan
@C.salaanxasanGaashaan 2 ай бұрын
Cabdi
@BashiirSalad
@BashiirSalad 3 жыл бұрын
Ereyadii Maxamed Ibraahim Warsame(Hadraawi) wuu noolyahay Cafimaad taama allh siiyo Laxanka Cabdikariin Faarax Qaaray Jiir Isagana Allah Cimrigiisa ha raajiyo Xasan Aadan Allah Isgana Cimrigiisa Ha raajiyo waa Wada Noolyihiin Hadda❤️
@SomfilmsFHD
@SomfilmsFHD 2 жыл бұрын
Hadda ayuu dhintay Cabdikariin jir ilaahay ha u naxariisto
@abdullahifiidow
@abdullahifiidow 2 жыл бұрын
Wuu dhintay saacado kahor
@dhanaansade4247
@dhanaansade4247 2 жыл бұрын
@@SomfilmsFHD allaha u naxariisto marxumka😭
@adangouled5039
@adangouled5039 2 жыл бұрын
Rabi aqfirhu wa arhamhu
@sheekeeye369
@sheekeeye369 2 жыл бұрын
Abdikariim maalin horu god galay allha u naxariisto😰
@Qoojistan
@Qoojistan 2 жыл бұрын
Heesta waxaa isagu tagey "abwaan hadraawi, " oo reer burco ah iyo mulxamiiste cabdi kariim qaarey jiir" oo reer hobya ah iyo al fanaan xasan aden samatar " oo reer guriceel ah laguna amaaney beeralula oo reer baladweyne ah mar ay somalidu cajiib ahayeen Allah yacisak 🥰❤💥
@xamsecabdi1612
@xamsecabdi1612 2 жыл бұрын
magalo loo duceyay
@tusmodairyfarm1382
@tusmodairyfarm1382 2 жыл бұрын
Beerlula waxay eheed reer guriceel laakiinse markaas baladwayne ayay joogtay hadana waxay dagantahay Sweden waa heesaha aan ugu jeclahay
@Dhabarweyne
@Dhabarweyne Жыл бұрын
@@tusmodairyfarm1382 Kkk Beenta meesha kala tag beerlula ma noola naag Xawadle agoonCabdalle ah ayey ahayd oo reer Mataban ah lkn Beledweyne joogtay
@mohametdacar6568
@mohametdacar6568 11 ай бұрын
Oo cabdiqani jiir alle haw naxariste ma sacad baa
@BANTACUR
@BANTACUR 10 ай бұрын
@@mohametdacar6568 Mya Zxb wa Saleban waxa Dhalay Ganacsadihii Wayna Ee rer Hobyo Faarax Qaaray Ama Ishii Hobyood midka U Taqaanid
@anasabdukadir2673
@anasabdukadir2673 11 ай бұрын
Dhanka bari magaalada ❤ sow boqoorad joogtoo❤ Biyo dahab lamoodo❤ Bilicdii haweenkiyo ❤ Bili loo dhameeyoo❤ Timo boqonta joogoo ❤ Baal goray la moodo ❤ Baarkana casaankiyo ❤ Bidix midig isgaaro❤ Bulcad lagu xideeyo ❤ Bar ku seexanaysoo ❤ Barkanaysa qaaroo ❤ Huwanaysa baaalo❤ Igu beertay lahashoo ❤ Kuu buseelo maan baran❤
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 4 ай бұрын
burcad lagu xineeyoo waaye ee bulcad ma aha
@Maguuraan
@Maguuraan 24 күн бұрын
Wed,sep,11. 2024 Ayaan dhegeysanaya inta ila midka ah isoo raaca. What a song.❤❤❤❤
@King_Safwaan10
@King_Safwaan10 24 күн бұрын
Kama daalo beladweyn baan ku dhageysanayaa 😅
@mohiadina.mohamed7045
@mohiadina.mohamed7045 2 жыл бұрын
Beledweyn my home town❤ Baladweyn Alahayow ka dhig xera baraaree, duco Qalbiga Abwaankii weynaa ka soo go'dey.
@CAX12554
@CAX12554 Жыл бұрын
Aan u ducayno isna😭🤲
@somalinetflix3533
@somalinetflix3533 2 жыл бұрын
Maxamed ibraahim warsame hadraawi Iyo Xasan Aadan Samater 🐐🐐 Miyaynaan dhihi karin heestan waxay u dhigantaa oo ay la miisaan tahayHaaf Ka Mida Heesaha somalida Oo dhan ❤
@zamzamxayir2389
@zamzamxayir2389 2 жыл бұрын
Alle hawu naxariisto Abwaan hadraawi
@khaalidabdi6051
@khaalidabdi6051 2 жыл бұрын
@@zamzamxayir2389 ameeen Ameeen wllo
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 Ай бұрын
Half ka kale waa Hadraawi/Tubeec iyo Hooyo
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 Ай бұрын
Half ka kale waa Hadraawi/Tubeec iyo Hooyo
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
18.Augest ayuu ILLAAHAY xaqii ku soo rogay Abwaanki😭😭 macalinkii haldoorki umda somaliyeed Mr M.I.W abu hdra ILLAAHOW u naxariiso🤲🤲🤲🤲 dabidi bedelkisa lma helo
@hindamaxamuud5541
@hindamaxamuud5541 2 жыл бұрын
Reer beledweyne waan idin Salaamay From berbera
@ziyaamaxamuud2086
@ziyaamaxamuud2086 Жыл бұрын
Wanu ka qadnau wll from baldweyn waliba dhanka bari xawdle gril😋❤🤣🤣
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 3 жыл бұрын
Fanaan sidaan hakaa ahaado ama hayska aamuso xasan adan samatar
@suleekhaabdi7376
@suleekhaabdi7376 3 жыл бұрын
22²3wen1¹²1²²¹⅖oĺéq
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Laxan kuna kan cabdikariim hakaa ahaado ama.....🤣
@marwaisbest
@marwaisbest 2 жыл бұрын
Wwwww
@bilalsaney763
@bilalsaney763 2 жыл бұрын
Socdaal kawaran kkkk
@khaalidabdi6051
@khaalidabdi6051 2 жыл бұрын
Ereyaduna kuwa hadraawi hayska ahadaan😅😅
@abdilaahiahmedmohmud5262
@abdilaahiahmedmohmud5262 3 жыл бұрын
Tani Hees lama odhankaro waa in magac ugaar lo bixiya Nin waynba ku faro yaraysatay 💯
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Ninkii laxameeyay kawrn
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 3 жыл бұрын
@@miftaaxtube2907 runtii waxaa heesta noo qurxinaya waa laxanka c/kariin jir ayaa laxameeyay
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
@@abshirpepe4130 Abshir heesta abwaanka ayaa leh, xaqeeda iyo xuquuqda, adduunka saas buu ku shaqeeya
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 3 жыл бұрын
@@mhassan0163 abwaanka eraya sameeye weeye ninka heesta laxameeya ayaa qabta shaqada ugu dhibka badan
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 3 жыл бұрын
@@mhassan0163 sxb erayada Waa wax loo fikiro lkin laxanka heesta ayuu noo qurxiya
@AbdisalamHusain
@AbdisalamHusain 3 ай бұрын
Legendry history music with specific sound and special poutry somali golden age❤❤may god repeat this again
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 3 жыл бұрын
Beledweyn heestani waxay iga aaminsiisay meel wada xuural cayna🤣 abwaanka waxbaa helay Codka legendary Samatar. Ree Beledweyn wa idin salamy from Hargeisa
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle 3 жыл бұрын
Wn kaqaadny LEGEND from beledweyne xaafada kooshin !!
@fatimacadey4563
@fatimacadey4563 3 жыл бұрын
Wanka qadnay 🥰
@Imamkoshin
@Imamkoshin 4 ай бұрын
Kuu sodowaaw Beledweyne walal. Besha reer sheikh isxaaq maar aa lagusodaweeye . Mohamed egal iyo nagtiis❤
@omaralifarah9019
@omaralifarah9019 3 жыл бұрын
2021 iyo wixii ka danbeeya dadka dhageysanooyo is muujiya 🙋🏾‍♂️
@SOCA000
@SOCA000 3 жыл бұрын
From sool ayaan ahay Gabadh Xawaadle,ah ayaan jeclaaday wixii kudhacay Hadarawi ayaa igu dhacaye isoo duceeyaa🤣😂
@beerlula2209
@beerlula2209 2 жыл бұрын
😂😂😂 srry
@zaynabzaynab1509
@zaynabzaynab1509 2 жыл бұрын
Dumaashi Waan ku sinenaa gabdhena welcome Dumaashi 🥰💘🙏
@ShamsoSalaad-e4l
@ShamsoSalaad-e4l Жыл бұрын
Dumashi Ralinoqo 😂😂
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 3 жыл бұрын
mirihii abwaan hadraawi laxankii iyo muusigii cabdikarin faarax qaareey jiir waxaa codkiisa nagu soo gaarsiinaya fanaan xasan adan samatar
@cismaanshaadamyere198
@cismaanshaadamyere198 3 жыл бұрын
Aad iyo aad xasan aadan samatar inaba caadi macahan wlhi.......kulaha....dhanka bari magaalada......
@olaadyare6438
@olaadyare6438 3 жыл бұрын
@@cismaanshaadamyere198 snzmv
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 3 жыл бұрын
@@olaadyare6438 xasan baashii marnaba kama xiiso dhaco heesihiisa
@kaynaan.
@kaynaan. 3 жыл бұрын
@@cismaanshaadamyere198 Hadraawibaa leh dee ereyadaas.
@alisalax5279
@alisalax5279 3 жыл бұрын
Heestani Waxay ka mid tahay heesaha bulshada somaliyed caanka ka ah Hadraaawi iyo Xasan baashi cimri dheer iyo C/fimad qabanan u rajeeynaa 💞💯
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Hesaha hir gelay ka mid tahay
@elias4499
@elias4499 3 жыл бұрын
@@farhiaiamail605 heesaha hirgalay kuma jirin heestaan
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 3 жыл бұрын
@@elias4499 waxaadan aqoon ulaheyn laguma deg dego tartankii heeesaha hirgalay oo laqabtay 1973kii heesta kaalinta koowaad gashay ayay aheyd isla sanadkaas ayaana heestani soo baxday
@Anzal-zy2dq
@Anzal-zy2dq Ай бұрын
Hadarawi alle ha unaxariisto 🤲 qabrigu muxuu dad qariyayay😢😢😢
@cabdijamactirike9384
@cabdijamactirike9384 2 жыл бұрын
Geeridii maxamed ibraahin warsame hadraawi kadib ayaan ayaan dhagaysanayaa mufakarkii ay kasoo maaxdeen midhaha aadka umacaan ee uu jacaylka dhabta ahi ka muuqdo inkastoo inantii uu heesta ku sharfay ama ugu duceeyay anan arag meel ay ka hadlayso ama ku qirayso wanagii maxamed ibraahin allah hawnaxariistee hadana waa kal gacal iyo muxibo dhex martay labadooda lkn aanay ku guulaysan inay ka midho dhiyaan waase qadar rabi iyo qoraal alle wuuse u hagar baxay hadraawi gabadha uu jacaylka u qaaday
@MohamedAhmed-ng9dy
@MohamedAhmed-ng9dy 2 жыл бұрын
18 August 2022, Maanta oo khamiis ah ayuu Geeriyooday abwaan maxamed ibraahim warsame '' Hadraawi'', oo lahaa ereyada heestaan iyo heeso kale oo badan, Allaha unaxariisto abwaankeenii Soomaaliyeed. Janadii firdowso allaha geeyo, jirkiisa naar allaha kadheereeyo amiiin yaa,rabi🤲🤲🤲
@MohamedAhmed-ng9dy
@MohamedAhmed-ng9dy Жыл бұрын
Amiin.❤🤲🤲🤲
@aarbarigobolkaraga5356
@aarbarigobolkaraga5356 3 жыл бұрын
Alle ha caafiyo heestan waxaa erayadeeda lahaa abwaan maxamed ibraahin warsame haadrawi
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Laxamkii mucjisada lahaaa abwaan cabdikarim faarax qaarey jiir
@amirah4768
@amirah4768 3 жыл бұрын
beledweyne home sweat home 😘😘 Allahayow balaayada hareermari beledkeygii❤💟
@mohamedwarsame478
@mohamedwarsame478 3 жыл бұрын
Adiga meel Walbo waa iga horeysaa
@amirah4768
@amirah4768 3 жыл бұрын
@@mohamedwarsame478 xagee igu aragtay bal oo aan kaaga horeeyay?
@amirah4768
@amirah4768 3 жыл бұрын
@@mohamedwarsame478 yaahuu ma kii baa tahay o cali😁
@mohamedwarsame478
@mohamedwarsame478 3 жыл бұрын
@@amirah4768 hhh cabdalle girl lkn cabtoyga Isaaq ka soo gooso ee dhinacayga imaw
@amirah4768
@amirah4768 3 жыл бұрын
@@mohamedwarsame478 adigu gabar cali lee ku anfaceyso noh cabdalle iyo isaaqa aad iskugu fcn yihiin😜
@heyfa3628
@heyfa3628 2 жыл бұрын
😭😭San kugu xiisay balad ween lam soo kobi karo had ku xasusto waa ooya bundo liqliqato kooshiin 😭❤️❤️❤️🌼🌼🌼rabiyo nawad iyo Barwaqo sii balad ween♥️♥️♥️💐💐💐💐😍😍😍😍🌹🌹🌹
@engrabiic
@engrabiic Жыл бұрын
Ereyada heesta Hadraawi baa lahaa Maantana wuu naga hooseeya oo waa uu geeriyooday Si niyad leh ayaan duco ugu Hibeeyay Ilaahay waaxaan ka baryay in janadii firdowao ka waraabiyo
@sacidomar6413
@sacidomar6413 7 күн бұрын
@@engrabiic allah baa Noogaga cilmi badan belse aakhiro korbeyjirtaa ee lafaha umbaa dhulka lageliyaa lkn meeshalesku xisaabio korbryjirtaaa
@AliAbdirahman-q4i
@AliAbdirahman-q4i 6 ай бұрын
❤❤reer balad weyne waan idin slmyaa beled weyn waxa iigu dambaysay 1989 from hargeisa
@AbdullahiXusene
@AbdullahiXusene 3 ай бұрын
Kaaqaadny🇸🇧👋
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud Ай бұрын
@@AliAbdirahman-q4i kaa qaadnay
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 3 жыл бұрын
Heeatan naagta loo qaaday Waxa la dhihi jiray beerlula waa gabar ka soo jeeda meela somaliya ugu barwaaqada badan ee Lagu magacaabo baladweyne. Yaa samatar fanaanka kaliya ee guuxa cajiib
@beerlulaahmed320
@beerlulaahmed320 3 жыл бұрын
Aad iyo Aad alla yaa raxma weey geeriyootay beerlula😭
@nimc_8
@nimc_8 2 жыл бұрын
@@beerlulaahmed320 walee ma hubtaa?
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 2 жыл бұрын
@@nimc_8 xaqiiqdii Ma aana maqlin Lkin way dhici karta
@nimc_8
@nimc_8 2 жыл бұрын
@@abshirpepe4130 haa laga yabaa walaal
@kkk-rh7hz
@kkk-rh7hz 2 жыл бұрын
Beerlula allah ha unaxariisto waxa ay gabar Daarod Majeerten Cumar Maxuud waxay ka sii ehed reer mahad ee baladweyne way dhagnled lee zxp
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 3 жыл бұрын
waaa barigaaan umadaha aduunka u ekayn xasuuuus baan galay ala wakhtigaas soomaalidu fiicnaydaa oo is jeclaayeena
@sadiq07
@sadiq07 2 жыл бұрын
Waxan so boqday kadib abwanka sameyay ereyada hesta marku geriyoday Allaha u naxaristo abwaan hadraawi inta iga danbeysa ha u duceyso abwaanka 🙏🙏😭😭
@deeqismael4712
@deeqismael4712 Жыл бұрын
Hal sano ayaa ka soo wareegtay geeridii abwaan hadraawi allaha u naxariisto
@abdulqaniaden3175
@abdulqaniaden3175 2 жыл бұрын
Can some one copy this masterpeice? NO one can't do that , i swear 😂 Hadraawi + Jiir +samatar = Magic . Allah unaxariisto Cabdikariin faarax qaareey jiir oo geeriyooday February 13, 2022 Mogadishu,somalia , allaha cimriga iyo caafimaadka u siyaadsho abwaan hadraawi iyo samatar. 30/06/2022 🇨🇾 .
@naimadahir519
@naimadahir519 9 ай бұрын
Hadraawi allaaha unaxariisto😢😢😢 2023 ku geeriyooty hargeysa
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
It was one of the best Somali songs in my time which was old good days. Jacaylkii gabadhii Aamina la odhan jiray sheeko heeseedii uu abwaanku ka sameeyey bay ahayd. Allow wakhti ma ahayd. Beledweyne waa magaalo aad u qurux badan gaar ahaan webigu siduu ugu jira jiireynaayo magaalada iyo cagaarka dhirta ee aan caadiga ahayn. In badan Mahadsanid Waayo Waayihii Wacnaa
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Abwaannadu dadkooda ayay dalka baraan. Beledweyn. Magaalo webigu dhex maro. Erey, laxan, cod, muusig. Hadraawi, Cabdikariim Faarax, Samatar iyo hobollada Waaberi Mahadsanidiin.
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
@@roblemaer4834 Saaxiib waa dhab warkaagaaso. Mahadsanid
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
@@axmed_deeq Adigaa mudan Mudane. Wax badan kunsheerto waa la soo daawaday.
@muusic3344
@muusic3344 2 жыл бұрын
.
@abdukadirosman1959
@abdukadirosman1959 2 жыл бұрын
00000000000000000000000000000000000000000⁰⁰
@abubakermohamett7606
@abubakermohamett7606 Жыл бұрын
Abwaanka naxariista rabbi ha waafijiyo. Wuxu ahaa mar-la'arag sidii dayaxa uga iftiimaya bulshada umada soomaliyeed,dadaal,karti,hawlkarnimo,badan. Marwaliba oo aan xasuusano aan uwada ducayno in ilahay unaxariisto.
@nawaadxusen9879
@nawaadxusen9879 3 жыл бұрын
tubeec aya diiday ayu yidhi jiir bal ka waran hadu qaadi laha boqorka codka Alle cimriga haw barakeyo xasan hadrawi iyo jiir heestan cidi laxamaysay hadrawi o sameyey iyo xasan o qaadayba way noolyihin msha allh
@mustafaqalifa5083
@mustafaqalifa5083 3 жыл бұрын
Beenta maha hadrawi oo erayada ah wu nolyahay laxanka iyo musiga cabdikarin jiir wu nolyahay codka xasan adan wuu nolyahay alle cimriga ha u wada dhereyo
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Alxdulilaaah
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 4 ай бұрын
Boqorka codka waa xasan aadan samatar barteedu dhigay waa aabaha fanka
@CabdinaasirSiciid-p9x
@CabdinaasirSiciid-p9x 4 ай бұрын
Tubeec maqaadikaro heestaan Waa uu kufashilmilahaa
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 3 жыл бұрын
Laxan lala ashaqaraaro, ereyo Ku dawaqinayo, cod Ku maasaynayo iyo miyuusig ifka kaa ka xaynayo, intuba heesta Baladwayn ayay Ku kulmeen.
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 3 жыл бұрын
cabdikariin jiir walee caadi maaha
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 3 жыл бұрын
@@dulmadoobedulmidiid4655 cajaa'ibtiisa waxaa ka mid ah in uusan kabanka aqoon, iyadoo ey saas tahayna uu yahay marka mulaxan lasoo hadal qaado ninka ugu horeeyo ee la xasuusto.
@hadihashi3935
@hadihashi3935 3 жыл бұрын
Faladagan Iyo sharmaboy. Waxan maynan dhagaysan miyaa Sidee wax kayahay qalbi adagaa
@rashkaarter9061
@rashkaarter9061 Жыл бұрын
Xawaadle waa nii salaamay baladweyne ragii lahaay from somaliland 👑🙌
@samiirocali3464
@samiirocali3464 Жыл бұрын
Waa kaqadanay alpi sharaf iyo karama ❤️🤴
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
qabyaalad orod meesha kala tag waxba kaamanan qaadine qurun u dhimee ardaagan rag waa weynbaa lehe malaa waxaad mooday meeshii weer calaanada fananinta isku sheega kaciyi jireen ee qabiilkiyo cadiifada somaali kala dishay kashaqeeya meeshan qabiil lagama yaqaan iyo gobol toonee way kusoo khaldeene dib ulaabo
@samiirocali3464
@samiirocali3464 Жыл бұрын
@@CarabShiikh yaa iwaacday badanaa afsoomaliga sobaro kavacdi aa lagu la hadli karayee hadaa kaqaado iyo hadii kle adi maxaa kagalay wtf🤔
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
@@samiirocali3464 wll gabadh somaliyed baa tahay hadaad wax kasta ku hadasho anigu waxba kuma dhaheen adigana kuuma jeedin salaan kaliyaad kaqaaday adigu waxba maad dhimin ee waxaan haystaa ninka raga ah oo meel fanaan qaran ka heesayo oo fankii qaranka lagu aruurinayo lasoo istaagaya rer hebel isagoo dhihi karaya baladweyne kali ah oo waliba aan xusin abwaankii iyo mulaxankii iyo waliba hobalkii heesta ina soo gaadhsiiyay nala hor yimi from hebla inta dhulkii somaliyed kala qoqobay mahadsanid wll
@ShamsoSalaad-e4l
@ShamsoSalaad-e4l Жыл бұрын
Waka qadne😢
@SaidMuhamett
@SaidMuhamett 2 ай бұрын
Aniga iyo sxbkey cabdulahi waxan caawa wakhtiga kuwada qadanayna magalada galkcyo halkaas. Oo aan ku dhagaysano heesta aan ugu jeclhy iyo dhulka aaan ugu jrclhy ❤
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 3 жыл бұрын
Waa markii u horraysay aan arko ayadoo Original ah, kuwa kale ee gadaal laga qaaday ma fahmi jirin meelaha qaarkood balse tank waa fasiix. Mahadsanod walaal, Hadraawi, Samatar iyo Cabdikariim Faarax Qaaray dhammaan Allaah cimriga ha u dheereeyo oo hanoo xafido
@macalinkaxisaabta3868
@macalinkaxisaabta3868 3 жыл бұрын
Haa waa original kii
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Aaamiiin
@somalifantasypremierleague8548
@somalifantasypremierleague8548 2 жыл бұрын
Allah u naxariisto abwaan hadraawi oo maanta ay taariikhdu tahay 18-08-2022,ku geeriyooday magaalada Hargaysa...allow kuu naxariiso abwaane
@ilyassaid5391
@ilyassaid5391 2 жыл бұрын
Baladweyn wa fatixada hessaha somaliga. Xassan Aden Samatar wa N°1 faninta somalida kii didow dilaac....
@cabdicige558
@cabdicige558 2 жыл бұрын
Heestan baladwayn waxa sameyay Abwaan maxamad ibraahin warsame o loo yaqano Abwaan haraawi. Abwaanka illahay cimriga iyo cafimaadka ba haa u barakeyo Amiin Amiin Amiin
@mohamoudyacaqoub2090
@mohamoudyacaqoub2090 Жыл бұрын
O, my Allah, The Only song that makes me deep emotion. Hadraawi GOD have mercy on him, what adorable words and voice! SAMATAR Allah bless you 🙏🥰 Dhanka bari magaalada Sow boqorad joogtoo Biyo dahab la moodoo Cilicdii haweenkiyo Bili loo dhameeyoo Timo boqonta joogoo Baal gorey la moodoo Baarkana casaankii Bidix midig is gaadhoo Bul-cad lagu xiddeeyoo Badh ku xeexanaysoo Barkanaysa qaaroo Huwanaysa baaloo Igu beertay lahashoon U buseelay maan baran Sow goor barqa ahoo Bishu ay siddeed tahay Aniga iyo Beer luli Isku maannu soo bixin Sow bariidadaydii Iyo bedashadeedii Buundada ciyaartee Beled Weyn ku taallee Biyo lulata guudkood Badhtankeeda maahayn Sow bixiso weeyee Ballan maanu dhiganoo Beri joog imay odhan. Maxamed ibraahim Warsame Hadraawi Rabow naxariista janno hakaa waraabiyo.☺️
@AwaysElmi
@AwaysElmi Жыл бұрын
waa hees ay isugu hargaanti faneed u fiirso Erayada muga leh la laxankan cilmiyeysan codkaan aad moodo in laga soo dhex xulay fanaaniintii oo idil Allaha u naxariisto intii dhimatay Xasan Aadan Samatar cimri&caafimaad kheyrleh idanka Allaah
@Younis__Abdi
@Younis__Abdi 2 ай бұрын
Baladweyne AllhayoooW Balayyada Hareer Mari 😭🤲🏼❤️🌴
@KhaliddAbdirahaman
@KhaliddAbdirahaman 8 ай бұрын
Midhihii abwaan hadraawi allah haw naxariiste ,laxankii cabdi kariin farax qaray jiir allah baxariiste Codkii bilnaa xasan adam samatar ❤❤
@AbdirahmanDerajo
@AbdirahmanDerajo 3 жыл бұрын
Cajiib, heesaha aad soo gelisaan waa cod faseex ah oo original ah. Hawsha wada.
@ahmedadan1077
@ahmedadan1077 3 жыл бұрын
@@Tubeec699 kkkkkkkkkkkkkkkMN Mom; mom;;;; m;; my;; m;;; mom;; m;;;;; my;;;; m;;;;;;;;;;; mom;; bbabqq Q Q Nqbaqqb! Qqbbqbqbbabq Q;; m;; m;;;;; m;; m;;;;;;;;;; mommy;;;;;;;;;; m;. M;;; my;;;; m;; m, m;; mom;;;;;;
@mustafemaxmuud8424
@mustafemaxmuud8424 3 жыл бұрын
We
@dabac9556
@dabac9556 2 жыл бұрын
Xasan
@DeeqoXusenmaxamuud
@DeeqoXusenmaxamuud Жыл бұрын
M.a
@Cartan7
@Cartan7 3 жыл бұрын
Waqoyi have had some Somali song makers like mister Hadrawi
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 3 жыл бұрын
Codka iyo laxankan heesta micnaha uyeelay raga saaray waa reer koonfur waa niman hg ah
@kaynaan.
@kaynaan. 3 жыл бұрын
@@dulmadoobedulmidiid4655 Bilaa ereyo muxuu laxan tarayaa?.
@collectionchannel1624
@collectionchannel1624 3 жыл бұрын
@@kaynaan. bilaa laxanna iyo cod mcn dee erayada maxee sheegaayaan
@kaynaan.
@kaynaan. 3 жыл бұрын
@@collectionchannel1624 Laxan iyo Codkaba fanaaniin kale waa joogeen oo waa loo dhiibi karay se, nin qudhay qisadaasi ku dhacday oo erayadana leh. ee bal ninkaloo sameyn lahaa ii sheeg.
@collectionchannel1624
@collectionchannel1624 3 жыл бұрын
@@kaynaan. fanaan kle oo codka Xasan Aadan keeni karo bal adna ii sheeg
@mowlidabdirahman7527
@mowlidabdirahman7527 3 жыл бұрын
Samatar iyo Hadraawi waa laba mucjiso fanka Soomaalida meel sare geeyay cimriga iyo caafimaadka allaha u barakeeyo, waan idin jecelnahay.
@abdullahifathi
@abdullahifathi 2 жыл бұрын
Amiin Laxanka aad macaansaneysid ninka saaray kawaran isagana Ilaahay cimriga iyo cafimaadkana ha u barakeye.
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 2 жыл бұрын
@@abdullahifathi Haa wlahi wll dadku waxay arkaanba heesta iyo ninka qaadaya lakin waxa ka horeeya ninkii sameeyey iyo ninkii laxanka mcn saaray ee la macaansanayo
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 2 жыл бұрын
Hees soomaaliyeed oo tan ka fiican soomaali sooma marin cajiib cod, erayo, laxan iyo muusig weey ku dhan yihiin.
@idirismowliid8870
@idirismowliid8870 2 жыл бұрын
Caawa ayuu hoygiisii dhabta ahaa galay. 19/8/2022 habeen Sabti soo galayso 🥹🥹. Abwaan Mohamed Ibrahim Warsame “Hadraawi” haloo duceeyo allah qabriga ha u nuuro.. IA..
@rarajiboo
@rarajiboo Жыл бұрын
Ilaahoow kuu naxariiso Maxamed Ibraahin! Alla farshaxansanaa! Sida uu daraamada dhan u allifey ee uu kuu dhexgeynaayo dareenkiisa!
@Hogolnews
@Hogolnews 2 жыл бұрын
Qolodan Cadaanka ah heestan haddi English looga dhigi lahaa way yaabi lahayeen. The best song 🎧 2022 . Salam Walaalahayga Soomaaliyeed 🇸🇴❤️🙏
@naimadahir519
@naimadahir519 8 ай бұрын
Cadaan kula qiima badanaaa 😂😂😂😂
@kayseduale1771
@kayseduale1771 11 ай бұрын
Allah haw naxariisto abwaan maxamed ibraahim Warsame hadraawi iyo abwaan jiir, Hasan aadan cimri iyo camal fiican ilaahay ha siiyo
@alihanash9986
@alihanash9986 3 жыл бұрын
Heestani Waxay haysatay horyaalka heesaha Musiga isbedbedalaya Dheerida heesta Dalabaadka heesaha Sheekada dhamaystiran hees ahaan Laxankii abdukariim jiiir qaaray oo horay loo arag Hadraawi oo ku tiiqtiiqsaday Samater oo shaaca ku qaaday Iyo qaaar kele oo badan
@fatxidhicisaar6524
@fatxidhicisaar6524 3 жыл бұрын
7alä
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 3 жыл бұрын
Tartankii heesaha gobolada kaalinta koowaad ayay gashay hadraawi jiir iyo samatar rag culus baa isugu tagay
@salaadcalidheere4929
@salaadcalidheere4929 2 жыл бұрын
Caa fimaad Wanag San alh usahlo
@mohasadiq7820
@mohasadiq7820 3 ай бұрын
I love beledewen song by legend SAMATAR
@caydarusomar2676
@caydarusomar2676 3 жыл бұрын
Heestan waa hees macankii afsomaliga no dhigi jiray macal c rashid hees xasuus leh!
@shaficiyusufshaficiyusuf1915
@shaficiyusufshaficiyusuf1915 2 жыл бұрын
Abwaan hadraawi alle ha u naxaristo Xasan adan samatarna alle cafimadka ha u siyadiyo Laxameysta qarina alle ha u naxariisto
@nooromar8419
@nooromar8419 3 жыл бұрын
Xasan Adan samatar fanaan qaran bladween bahda hablaha qurxoon yaa salaam
@danab8753
@danab8753 3 жыл бұрын
Masha Allah Abwan Hadrawi. Aya ereyada heesta Abuuray. Goob Goob Habar jeclo.
@saganiskoris1116
@saganiskoris1116 2 жыл бұрын
Layiraahdo baaroo wan rajeynaya inan arko beledweyn from hargaisa
@saeedahmed2891
@saeedahmed2891 2 жыл бұрын
Heestani waa hees qimo wayne ku fadhida Allah haw unaxariisti abwaankii sameeyay abwaan hadraawi Qisadeedu waa qiso cajiib ah 2022_9 _ 4
@keysewarmahaye4418
@keysewarmahaye4418 3 жыл бұрын
Inbadanbaaan raadinayay iyadoo original ah waawaawihii wacnaa guulaysta sxb
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 7 ай бұрын
Allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭 aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen abwaan hadraawi mufakir faylasuuf ,xasan aadan,jiir laxanka 💯 codka 💯 music 🎼🎼🎧🎤🎧
@zakariamohamed4424
@zakariamohamed4424 3 жыл бұрын
Abwan hadarawi alow ku xifdi qiimaha miraha heesta codkana xasan adan samatar berlula baladweyn bari samaadkii like ta love ka ii sara
@nimcocismaan9919
@nimcocismaan9919 2 жыл бұрын
Maanta ayay tiisii noqotay abwaan hadraawi alle haw naxariisto 🥺🥺🥺🥺🥺🤲😭18 August 2022 maalin madaw weeye
@ikhiyaarali5706
@ikhiyaarali5706 2 жыл бұрын
Abwaan Mohamed ibraahim warsame hadraawi Alle ha unaxariisto 🤲🤲 Ereyo cajiib ah
@codeygaming1049
@codeygaming1049 Жыл бұрын
M.a qoraalkaga aad ban ku slmy 😂
@aidarussaid6051
@aidarussaid6051 2 жыл бұрын
Heestii IGU wacnayd intaan hees maqlayay abdid axyaa hees HaDraawi axyaa abwaan ❤️👌
@ismajahmed106
@ismajahmed106 2 жыл бұрын
Xasan aadan samatar Fanan qaliya waa midka fanan idilkod ka tagero
@suhaibawkeahmed3161
@suhaibawkeahmed3161 Жыл бұрын
Heestan marka aad dhegaysato farshaxanimada iyo hibada alle hawnaxariisto e Abwaan Hadraawi, Cabdikariim faarax jiir qaaray iyo waliba fanaanka fanka somaaliyeed one and the only Xasan adan samatar alle cimriga haw dheereeyee intaasoo dhan inay xidigo fanka soomaray yihiin ayaad xaqiiqsanaysaa.
@shankarofficial7796
@shankarofficial7796 3 жыл бұрын
Fanaan kanoo kalaa laga dhahaa xaqiiqdii sedx qab ayuu ugu luuqaynaya waw acsan fanan xasan adan samatar xasan baashi anigu boqorka codka siin lahaa ninkan ✌❤
@ashaadana9295
@ashaadana9295 3 жыл бұрын
Tubeec ayaa ahaa boqorka codka
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 4 ай бұрын
​@@ashaadana9295boqorka codka io fankaba waa xasan aadan samatar alla yarxam
@CabdinaasirSiciid-p9x
@CabdinaasirSiciid-p9x 4 ай бұрын
Samanter ahaa oolajeclaa ee tubeec waa laguqanciyay
@mohamedkulane4844
@mohamedkulane4844 2 жыл бұрын
Abwan hadraawi iyo cabdikarin farax qarey jiir alle haunaxaristo
@abdishakurarab290
@abdishakurarab290 2 жыл бұрын
Waa 26 /5/222 Paris France habeen qurxbdan oon dhagaysanyo heestii bladwyne iyo waayo waayo xiligu jacaylku jacaylka ahaaa 🥰♥️🇸🇴♥️🥰🥰🥰
@drmahadahmed516
@drmahadahmed516 Жыл бұрын
Erydii allah ha u naxriiste abwaankeni waynaa hadraawi
@ysss2415
@ysss2415 3 жыл бұрын
Sow Bari samaadka balad weyne maad tagin ❣️
@ibraahinmaxamuud3711
@ibraahinmaxamuud3711 Жыл бұрын
Ale haw naxariisto abwaan hadraawi reer baladweyne waan idin salaamayaa
@apdiazizmaarka3423
@apdiazizmaarka3423 2 жыл бұрын
Aynu qalbiga uga wada duceyno abwaanka sameeyay heestan oo 1 weak ka hor ku geeriyooday magaalada hargeysa,wuxuu inooga tagay dhaxal aan waligii duugoobayn,Eebe haw naxariisto janadii fardawsana ha ka waraabiyo 😭🤲🤲😭
@AliMaxamed-o2c
@AliMaxamed-o2c Жыл бұрын
Alle haw naxriisto abwaanka heesta sameyey maxamed ibrahim warsame hydration 😢
@dalmarabdi877
@dalmarabdi877 2 жыл бұрын
Ilahay ha naxriisto abwaan hadraawi
@indhayarekurtun2113
@indhayarekurtun2113 9 ай бұрын
Waa heestii cajiib ah allah hownaxariisto maxamed warsame ibrahiin hadraawi
@abdimaalig662
@abdimaalig662 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto abwaan hadraawi
@abdimaligxamse
@abdimaligxamse 4 ай бұрын
Aaamin aaamin wllo
@abdimaligxamse
@abdimaligxamse 4 ай бұрын
Aaamin aaamin wllo
@calicabdi5798
@calicabdi5798 2 жыл бұрын
Allaah ha raxmado mohamed ibrahim Hadraawi waxuu ku geeriyooday magaalada hargeysa asbuucii lasoo dhaafay.
@YOONKA-BUULADATV
@YOONKA-BUULADATV 3 жыл бұрын
Jowhar iyo Baladweyne wa magaloyinka kaliyah Somali dhan joogan ama waxa afka ingiriska lagu dhaho metropolitan wana "jano adunyo" labadaas magaalo.
@beerlulaahmed320
@beerlulaahmed320 3 жыл бұрын
Baladweyn Soomali oo dhan ma joogan
@sadaamcali5556
@sadaamcali5556 4 ай бұрын
Allow gabar xawaadle haii waayn😢❤
@sadiq07
@sadiq07 3 жыл бұрын
Sow beri samadki baladweyne maan tagin 😍😍😍
@sheikhabdishakurabdikarim4047
@sheikhabdishakurabdikarim4047 3 жыл бұрын
Waa ereyathi abwaankii weynaa ee Mohamed ibrahim waesame hadraawi.. caafimaad iyo cibaado san alle he siiyo
@abdiladiif7296
@abdiladiif7296 Жыл бұрын
Wonderful song hasan aadan samer he is fantastic I support him i wish him successful and peace and long life 🙏
@idirisyuusufMaxamed
@idirisyuusufMaxamed Ай бұрын
Waxn halkan kasalamyaa dhmn umada soomaliyeed waxan idin leeyhy qof walba oo qoralkaga akhriya ilaahy waxa jeceshahy allha kuu sahalo
@farhia_ladan
@farhia_ladan 2 жыл бұрын
Wwww nice songs heesta baladweyn qiirey I galisaa Hassan adan samatar tarikhda abwaankena hadrawi magalo qurux badan hiiràan state ❤️
@mopalm2759
@mopalm2759 6 ай бұрын
One love Somalia, Djibouti, garissa,❤
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 3 жыл бұрын
Xasan aadan samatar legend fanaan soomaaliyeed
@yaasiinjimcalexasan4291
@yaasiinjimcalexasan4291 2 жыл бұрын
Haa zxp🥰🥰🥰
@laylaxasan
@laylaxasan 2 жыл бұрын
Maxamed Ibrahim warsame ( Hadraawi) Alle haw naxariisto
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Reer Belweyne Iyo Reer Laascaanood Guul Wacan
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Cajib nagtan hadrawi wa amanay best song
@qaalimohamedomar
@qaalimohamedomar Жыл бұрын
dhanka beri magalada so boqorad jogto👸❤🇸🇧
@Hodanomar592
@Hodanomar592 2 жыл бұрын
Heesta kliya heesaha ugu jeclhy suldanki nafteyda mar waliba ii qaado amazing song🥰🥰
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Hodaneey hadaan kubartey reer beledweeyn
@omarnuh
@omarnuh 3 жыл бұрын
Dhanka Bari Magaalada Saw Boqorad joogtoo Biyo Dahab lamoodoo Blicdii Haweenkiyo Qurux loo dhameeyoo Biyo Dahab lamoodoo. Hasan Adan Samatar Raaxeeye Noqotaye Allaw Khaatumo san Abwaan Mohamed Wrasame Hadraawi Heestan wuu kutaagsaday. fr.18:45pm.12march.2021.holland.
@calihayaan685
@calihayaan685 11 ай бұрын
Allah ha u naxariisto hadraawi
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 330 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 64 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "GUULLEED MA JOOGA"
12:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 221 М.
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
11:38
HEESO HD
Рет қаралды 457 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,1 МЛН
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 784 М.
xasan aadan hees maalmaha qaloocan
9:50
Cumar daahir Maxamed
Рет қаралды 33 М.
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 164 М.
Heestii Waa La Ii Adimay Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim Sh Mumin
9:19
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 64 МЛН