Caado Barwaaqa - Ereyadii kabnkii Abwaan Maxamed Mooge

  Рет қаралды 70,685

Duul Media

Duul Media

Күн бұрын

Пікірлер: 65
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Codkii Maxamad mooge allow kuu naxariiso 100 sanoo danbe soomalika dhalan mayo qof lamidahi ilahay janadii fardawsa kugee aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo marxuum boqorkii codka iyo fanka soomaaliyeed muxamed mooge liibaan
@akareemahmed4178
@akareemahmed4178 3 жыл бұрын
Intii heestan xildhibaan indho indho kasoo maqlay 😁like saar
@saamiqayir0577
@saamiqayir0577 4 жыл бұрын
Mahamed mooge waa shiqsiyo badan ee shiqsi qudha laguma tilmaamikaro ilaahay hakuu naxariisto aamiin aamin
@daadihiye629
@daadihiye629 3 жыл бұрын
Ahmed macalin jama Ninki laha caado barwaqo Konfurta gobolka sool
@hassanomer2863
@hassanomer2863 Жыл бұрын
Èrayadii xaaji gujis waa intii snm la joogay
@nuur3272
@nuur3272 7 жыл бұрын
never heard of this one before. Amazingly sweet song. AHUN Mohamed Mooge Liiban the son of Fadumo Xaaji Mohamed...we miss u mucha
@abdullahi370
@abdullahi370 Жыл бұрын
Ereyada ma laheyn AUN maxamed mooge ee waxaa lahaa AUN abwan xuseen jamac rooble (xaaji gujis)
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 3 жыл бұрын
Alle Ha U Naxariisto Maxamed Mooge Libaan Allahuma Amiin Amiin Amiin 🤲🤲🤲🤲
@rooblemahamedali4290
@rooblemahamedali4290 8 жыл бұрын
alle ha unaxaristo mahamed mooge liiban wuxuu aha awliyo alle walahi wan aminsnahaya ninkas aqoon yahay macalin fanan mulaxameyste abwan weyn islamarkan ahaa hogamiye ruuxiya nama soo amridoon kanoo kale
@daadihiye629
@daadihiye629 4 жыл бұрын
Ali dhuux ayaanu siyaaran lahayn hadaanu qof qabyaalad ku tixgalinayno Miskin liita oo qabyaaladi Dilootay ayuu ahaa m mooge haduu caqli leeyahay wadankiisa.intuu xabashi u galo kuma soo Duuleen
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 3 жыл бұрын
@@daadihiye629 faqasta wlhi xabashidaa dhaanta oo faqash iyo xabashi hadii mid janada lagalinlahaa xabashidaa lagalinlahaa nacalaa kutaal faqshtaa taye
@hamzeizmail442
@hamzeizmail442 Жыл бұрын
M.a codka lapka m.mooge lipax🤴
@Somaliilaqsol
@Somaliilaqsol 6 жыл бұрын
ILaahay ha unaxariisto halyay qaran maxamed mooge
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 3 жыл бұрын
Walaal u duceeya in Allah Janadii geeyo. Macallin weyn buu ahaa fannaanimadiisana waxa ku suntanayd waddaniyad iyo kalitalis nacayb. Iyo fikirka xorta ah ee aanu ka daali jirin xaqa inuu sheego.
@daadihiye629
@daadihiye629 3 жыл бұрын
Cuqdadayste xunoo Ina gumeeda ayuu.ahaa Aakhirkiina basaas xabashuyed ayuu ahaa. Ugaden ayaana dilay Wadaniyad xagay.uso Martay
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 3 жыл бұрын
@@daadihiye629 ina dhilaatay wlhi hadaan ku helayo dhafoorka iyo futadaan iskaa waydaarinlahaa
@ahmedyusuf4975
@ahmedyusuf4975 3 жыл бұрын
Cajiib. Xil indho indho ayaan ka soo maqlay yaa ila maqlay farta taaga
@msomaali1986
@msomaali1986 3 жыл бұрын
Alle haw naxriisto m mooga
@muxuyadinmuhumed5789
@muxuyadinmuhumed5789 7 жыл бұрын
alle janatul fardkwsa haka waraabiyo maxamed mooge allow janatul fardowsa gee aamin yaa allaah
@engxasanawcabdi7808
@engxasanawcabdi7808 3 жыл бұрын
Arayadii laxankii codkii waxaba maxamed mooge liiban waaw waaw waaw waaw
@abdullahi370
@abdullahi370 Жыл бұрын
Ereyada waxaa lahaa abwan xuseen jaamac rooble xaaji gujis allaha u naxaristee
@hassankhadarmohamed584
@hassankhadarmohamed584 Ай бұрын
@@abdullahi370 Waxa Laha AHN Abwaan Ciise Dhancade laxankana Cabdale Sagsaag codkuna waa maxamed mooge
@abdikarimmuse6764
@abdikarimmuse6764 3 жыл бұрын
Star warki ayaan so raacay
@larsmartinjohanssonjohanss115
@larsmartinjohanssonjohanss115 7 жыл бұрын
Yaa Asad Allow ku naxariisto. Aga marxuumku cod bu la hoyday!
@fuaadamaan2621
@fuaadamaan2621 3 жыл бұрын
EREYADII AHN CIISE WARSAME KABANKII XASAN GAREYDH LUUQDA M MOOGE AHN
@ramlocabdi3635
@ramlocabdi3635 6 жыл бұрын
Wuxuu i soo jiitay 1987dii been kuu sheegi maayo 14 sano ayaan jiray maxamed mooge wuxii ii ahaa fanaankayga gaarka ah inkastoon hobaladii waaberi dhaamaantood aanan u daymo la ayn waxaan u xuubsiibtay ninka loogu yimaado cajaladaha maxamed mooge hees walba oo uu maxamed mooge qaado inaan helo ayaan go aan saday ilaa iyo jabuuti ayaa la iiga keeni jiray anigu waligay xamar dhinac uma dhaafin NB ujeedada aan intaa taariikhdayda idinkaga taabtay waxa weeye heestan rag ka mida asxaabtayda ayaan ka maqli jiray waana waayay 20013dii ayaan ayaan si raqiis ah uga helay meel gaaban yaaab!!!!
@abucubayr6069
@abucubayr6069 6 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto muj maxamed mooge libaan cod libaax ayuu lahaa
@gacanqabsay4931
@gacanqabsay4931 5 жыл бұрын
Maxamed
@daadihiye629
@daadihiye629 4 жыл бұрын
Walaal.fanaan waa ahaa balse.wabyaalad ayaa baa bi isay qaarbaaba naleh Mujaahid siduu uxud ama badar taagna. Qof yaroo aakhirkii basaas xabashiyeed noqday.wadankiisana ku soo duulay ayay ku odhanayaan mujaahid War.socda tukaafad yahay bilaa wadaniyada ahi
@shadiashadia9867
@shadiashadia9867 3 жыл бұрын
@@daadihiye629 dhila ku xaarte ka dhamaw fanananka hooyadadi iska hadli jirtay wase taarikhdiisa iyo ilmigiisa iyo maskaxdiisa iyo murtidiisa iyo geesinimadisa ma gaadhi gartide dhilayahay iska hadlaysa
@buuxciise2167
@buuxciise2167 2 жыл бұрын
@@daadihiye629 horta wa ii raganimo inaad dhegta sida u balqinayso oo ad dhegaysanayso codka ragaeed midhaha raaged ee aanu abaha iyo reerkina midna laga helin heesaha maxamed mooge iskaga bax hoyada shan goor wase maxa kuso dhex geliyey afka nool yey uraysa
@moremath3378
@moremath3378 4 жыл бұрын
Ml mooge the greatest
@axmedaabi1469
@axmedaabi1469 7 жыл бұрын
Alle haw naxariisti mml waa halyey Ku suntan halgankii
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Allow ku naxariiso
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 5 жыл бұрын
CAADO DHULKA OGADENIA WEYE HAAR AHAAN GOBOLKA DOOLO
@deeqsiabdilahiahmed1038
@deeqsiabdilahiahmed1038 6 жыл бұрын
Mohammed mooge liibaan fanaan somaliyeed ayuu ahaa. Reer uma heesayn ee umada somaliyeed ayuu uheesaayey. Tan dagaalka siyaad bare uu lagayna wax uu qaadan waayey uunaby ahayd iyo dhib uu arkayey in dadkiisa laguhayo. AHN waa shakhsi aan fankiisa aad udhagaysto.
@badrimaxamed3460
@badrimaxamed3460 5 жыл бұрын
Axmep
@daadihiye629
@daadihiye629 4 жыл бұрын
Waxa uu ka shaqeeyay waxa somali odhan u naafootay weeye wadani ma ahayn ina mooge saa intuu xashi u galo.wadanka kuma.soo duuleen.dhib haduu arkayay xitaa ma dhib kasii wayn ayaa lagu.saxaa jawaabtu waa maya
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 3 жыл бұрын
@@daadihiye629 tuu u horseeday somalilnd wataa nabad iyo caano kunool tuu saluugayna wataa wali gubanayse adiguba dareen inuu xaq kutaagnaa rabina janada gaynayo insha allah
@somaalilaanwaanabad2674
@somaalilaanwaanabad2674 7 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto
@khayrqabe7497
@khayrqabe7497 7 жыл бұрын
cadi maha cado o Barwaqoah
@ma_dhaafe1637
@ma_dhaafe1637 6 жыл бұрын
cid erayada hesta qoraalkooda nagu cawin karta amba igu dhaaantaa hady jirto ha noo so qoro fadln aad bn u jcly heesane
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 3 жыл бұрын
insha allah waad ila socon wll
@ubeidali1310
@ubeidali1310 2 жыл бұрын
Maxamed Mooge Liibaan Eebbe weyne ha u naxariistee, uma malayn mahayo in uu jiray, jiro, jirina doono fanaan soomaaliyeed oo la mid ah.
@abdifatahpashe608
@abdifatahpashe608 2 жыл бұрын
Erayada waxa sameeyey ciise warsame
@abdullahijamac6758
@abdullahijamac6758 4 жыл бұрын
Vidio yahan lagu dul qabtay waa hargaysa waxana muuda mela badan oo caan ka ah sida fooqa telesomta ikastaanu imika cayn ka muuqiisu ahyn
@khayrqabe7497
@khayrqabe7497 6 жыл бұрын
Ale haunaxaristo maxamed mooge liiban wuxu aha fanan weyn o magacle lakin yan La oran wuxu aha hal qolo bukaso jeeda fananka umada somaliyed bu kadhexeye dadkinan kaso jeeda isaaq iska daya qabyalada fogatay midakale fananinta melkasta ha kaso jede kadhafa wa qolada plz
@haibesuleiman7403
@haibesuleiman7403 7 жыл бұрын
Weey Weey axyaa amaan AHUN
@daadihiye629
@daadihiye629 3 жыл бұрын
Heesaha.dadku.qaadi jiraye.ma. ahayn.abwaan
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 3 жыл бұрын
dulufow dib uraac taariikhdiisa waad kawarla de
@HMS33
@HMS33 5 жыл бұрын
SAYID MAXAMED MOOGE ONE of ONE
@daadihiye629
@daadihiye629 3 жыл бұрын
Ragii dilay sow anaga Ma ahayn
@badridualle
@badridualle 6 жыл бұрын
Ereyada yaa leh
@deeqsiabdilahiahmed1038
@deeqsiabdilahiahmed1038 5 жыл бұрын
Sida aan ku maqlay Abwaanka ciise warsame ( ciise dhanaan)
@aliosman8418
@aliosman8418 5 жыл бұрын
@@deeqsiabdilahiahmed1038 Ciise dhancade dheh walaal, maga uunbaan kuu saxayaa lkn se ma hubo inuu isagu sameeyay
@deeqsiabdilahiahmed1038
@deeqsiabdilahiahmed1038 5 жыл бұрын
@@aliosman8418 thanks. Waa ciise warsame samatar ( dhancade)
@somaliboysomali4798
@somaliboysomali4798 3 жыл бұрын
Dhancade ayaa leh ereyada
@baashemaxamuud1702
@baashemaxamuud1702 3 жыл бұрын
Sxp cidii heesta sifiican ufahamaysaa Hanoosoo qorto
@yustaroosco3780
@yustaroosco3780 8 жыл бұрын
ax yaa fanaan
Maxamed Mooge Libaan Dar Allaad u huruddaa with Lyrics
10:16
Shabakada Dhanka Bari
Рет қаралды 167 М.
ميحد حمد - شاقني ذاك المحيا (حصرياً) | 2024
4:33
Mehad Hamad - ميحد حمد
Рет қаралды 290 М.
怎么能插队呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:12
火影忍者一家
Рет қаралды 32 МЛН
Maxamed Mooge Liibaan(Nafi Orod bay ku gu aamintaa)
14:16
FalloHD
Рет қаралды 151 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 127 М.
Hadal Macaan Ereyadii kabnkii Abwaan Maxamed Mooge Liibaan
6:35
Dar Allaad Uhurudaa- Codkii Mxamed Mooge Liibaan
9:41
xusuushore
Рет қаралды 362 М.