Axmed Yaasiin Digfeer - Dayaxiyo Cadceedaa Doraad Layga Yeedhoo - Lyrics - Mudug Boy

  Рет қаралды 524,914

MUDUG BOY

MUDUG BOY

Күн бұрын

Пікірлер: 136
@HaajiGuutaalle
@HaajiGuutaalle Ай бұрын
Anoo duunyo xoolaad Ifka iidareereyn Jaceeyl daalanoo culus Igu daadi dhagaxoo Axsan fanaan Axsan cod Asxan miro musicga hakareebin yaasin axmed digfeer allh yaa arxamumaarimiin😢❤
@salmafarahdaganqurux3408
@salmafarahdaganqurux3408 5 ай бұрын
Hadii aadan ogayn waa heesti digfer ugu baxday Ahmed yaasin Allah u naxariisto janadana haka waraabiyo❤
@Farhiya-nf6fi
@Farhiya-nf6fi 7 күн бұрын
Diamond is always diamond.🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉.❤
@usaamemaxamuud21
@usaamemaxamuud21 4 ай бұрын
Hesta Aan ugu jeclhy Axmad yasiin digfeer ❤
@CaliMuuse-be4oe
@CaliMuuse-be4oe 7 ай бұрын
Ala ha unaxariiisto wuxuu ahaa no 9 hobolada waabari a/yasiin digfeer
@MaxamedN
@MaxamedN 2 күн бұрын
Aamin 🤲
@shaacirsheekh6413
@shaacirsheekh6413 5 сағат бұрын
Wuxuu ka tirsanaa kooxdii Horseed
@abdullahiabday
@abdullahiabday Ай бұрын
Aniga iyo saaxibaday nin qaali hada wuu dhintay ayaa isla dhageeysan jirnay wakhtigi jaamacada 2017 ilaa 19 ki ragi ayaga ahaa nin waa dhintay allaha unaxariisto itoobiya ayaan joognay hada waxaan joogaa muqdisho mid hada waan isku imaana midna talyaaniga ayuu jogaa wuu tahriibay inta ila jecel likta saara❤️
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 10 ай бұрын
Wah waah lgend digfeer.🎻🥁🤎✌️
@raxamaanMaxamed
@raxamaanMaxamed 7 ай бұрын
Uducee hadii aad soo gashay inuu janada Gallo wll😢😢😢😢
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj Ай бұрын
Allah ha u naxariisto
@NadwaAbdirahman
@NadwaAbdirahman Ай бұрын
Allaha unaxariisto
@mohamedahmedsiyaar3216
@mohamedahmedsiyaar3216 13 күн бұрын
South Africa 🇿🇦 Sacduna Tahay 16;03 Axmed Yasiin Digfeer❤️
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 6 ай бұрын
Waxaaan Jooga Caasimada dalka Russia Ee Moscow waxaaan Ku dhegaysanayaaa Maanta Ooo Ciiid ah saacadu waaa 2:30PM Bishu waaa April 11-2024 G.c Heestani markiii Ugu Horeysy waxaan ku dhegaysty anigooo Grade 11th ah jooga Gobolka Waqooyi Galbeed somalia Gaar Ahaan Awdal state somalia sanadii 2004G.C Alx Ilahey ayaaa mahadleh waxaaan Dhegaysanayey Barigaaa Anigooo caanihiii Geelayaga iyo Jaad Ethiopia Dalka somalia Uga Yimaada Cunaya Farxad badan ayaan aaad ugu Dareemayay allow Dalka Nabad noooga Yeeel Allow.
@its_acshkim
@its_acshkim 4 ай бұрын
Zxp anne waxn jooga wadanki hooyo gar ahan goblka jubada hoose Manta oo ciid al adxa ah Sacudana tahy 7:00pm Bishuna tahay june /16/ 2024
@AliAl-m3p
@AliAl-m3p Ай бұрын
Aamiin yaa rabi
@abdifataahmohindho4030
@abdifataahmohindho4030 2 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto digfeer
@Apdikadirduaale
@Apdikadirduaale 9 ай бұрын
Hamplyo hada Meeshan so gashay 2024 🎉❤
@Nathanabdi-rv2rq
@Nathanabdi-rv2rq 9 ай бұрын
Kamaba dhmaaado heestan😢😊aad baan ujeclahy
@munaCabdilahi-n6d
@munaCabdilahi-n6d 7 ай бұрын
Kamba dhamaatado digfeer hospitalkiis ku jiraaa ❤😢
@MedidrissIbrahim
@MedidrissIbrahim 7 ай бұрын
Allaha uu naxaristo amine digfer❤❤❤
@SuberRashiid
@SuberRashiid 6 ай бұрын
Pay apy codkani macaanaa❤❤❤❤😮
@mohodinPliano
@mohodinPliano 2 ай бұрын
Allah unaxaristo
@MaxamedN
@MaxamedN 2 күн бұрын
Aamin 🤲
@mohamedsallad5550
@mohamedsallad5550 13 күн бұрын
habeen khamiisi soo galayso bishuna ay tahay 10/10/2024 aniga iyo nin saaxiibkay ah ayaa ku qayilayna kampala uganda saacaduna 3: 20 habeenimo love and piece jaalayaal
@AliAl-m3p
@AliAl-m3p Ай бұрын
Ilaahey habu naxariisto fanaanka
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 8 ай бұрын
Axya hees 🤍 Wax kale daayo dahab Caana heeda dacar Ii dhadhamayoo 😊
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 5 ай бұрын
Ereyada nuur jiis Laxanka digfeer
@HaniiHaniuk
@HaniiHaniuk 6 ай бұрын
2024 inta so boqatay ❤❤
@ayaanmaygaag1761
@ayaanmaygaag1761 5 ай бұрын
Ilhaw u naxariso digfeer
@abdisalammohamed5297
@abdisalammohamed5297 11 ай бұрын
One in a million
@yonis-kin7966
@yonis-kin7966 10 ай бұрын
1 in a billion
@abdulkadirhassannuur
@abdulkadirhassannuur 8 ай бұрын
Ahmed yaasiin digfeer❤😊
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 2 ай бұрын
WA XASUUSTII FANKII HORE MAASHAALAA ALAYAA RAXAMO
@jamalabdi2557
@jamalabdi2557 4 күн бұрын
Illahay haunaxariisto
@abshirdagel5135
@abshirdagel5135 8 ай бұрын
Digfeer old is Gold❤🎉
@HUSSEINUGAAS
@HUSSEINUGAAS 7 ай бұрын
qaaci💕💕
@cabdishakur10bashir-wp8uk
@cabdishakur10bashir-wp8uk 4 ай бұрын
Adun one of my best music bay aheed old is gold 🎉🎉
@HappyChefHat-uq3cd
@HappyChefHat-uq3cd 7 ай бұрын
Wah wah waxni hees way dhaftay
@abdirihmaanjuniorfred47
@abdirihmaanjuniorfred47 11 ай бұрын
Kampala hben axad soo geleyso saacadu ay thy 12:07 oo habeenimo bishuna thy 19/11/2023 casha aan karinayo bariis suuga leh
@Nathanabdi-rv2rq
@Nathanabdi-rv2rq 9 ай бұрын
Waaaw 😮 mxy tahay sbabtaad udhagaysanaysid heeestan ma jacayl mise madadaaalo😢😊
@Mohamednur678
@Mohamednur678 8 ай бұрын
Cairo 1:24 am 26/02/2024.
@hassenhassan7564
@hassenhassan7564 6 ай бұрын
Nin culus alaha u naxariisto from qoraxay qabdahar waa asalkii
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 2 ай бұрын
MAASHAALAA AL RAXAMO
@hooyohindiso
@hooyohindiso 3 ай бұрын
2022 8/2/ ayaan dhagaysanyay warder ilee lascanood only the legend digfeer✨🎻Aun😢
@AbdullahiMohamed-ss7gg
@AbdullahiMohamed-ss7gg 5 ай бұрын
walee dayrta maanta ama dawadaa helay amase daalayoo dhacay digfeer awadaa galay hestan wxaa n ku xusustaa sxipkey oo xapsi igula xirnaa ayaa nagu madadalin jiray lkn wala sii dayay asiga aniga iyo 10 dhalinyaro ah ayaa wali ku jirnaa waxa kaliya aan isticmnalno waa computer oo alladaha dhan ka xiran kaliya you tupe leee shaqeynaya sidaa ayaan ku soo boqday gopta poland Date 18/05/2024 zxp hadaad cometigayga arkeyso noo so ducey liketana ha ila dfhafin
@MaxkamadaDahir55
@MaxkamadaDahir55 2 ай бұрын
Maka baxdeen hadda walle
@raaxocabdi273
@raaxocabdi273 2 ай бұрын
Abwe wlhi ma ku jirtaa mise waa ka baxdy hada😢 ilaahey ha idin amaansdo
@HaajiGuutaalle
@HaajiGuutaalle Ай бұрын
Sxp illhy heydin amaansado cadawgana heydinka fujiyO I.a IminkA waa 2:00 hminimO wqtigan qorayO commentigan difaac bn kujiraa boobe ayaa iifufuran mrka dhalintii somaliyeed ninba meel bey ku heysataa waloow aad Dal shisheeye kuxiranthy insha allah waad kabixi lpxeygA RAG INUU CATAABA CEEBTIISA WEEYE WAA INUU SIDII CADAW UCALOOL ADKAADAA "DEGFEER"
@AliAl-m3p
@AliAl-m3p Ай бұрын
Ilaahey ha idiin fududeeyo dhamaantiin ( ilaahey wadankii ha inoo hagaajiyo ) 😊
@AhmedAbdulkadir123
@AhmedAbdulkadir123 Ай бұрын
sxb ilhay xabsiga ha idikasiidaayo bano warn xagee kuxirantihiin melkalo last idikala xiririkaro majirtaa waxan ugartay Poland inaku xirantahay
@alihartiosman8732
@alihartiosman8732 Ай бұрын
Ale ha u naxaristo amin amin
@IidSaleeban-vq6iz
@IidSaleeban-vq6iz 11 ай бұрын
Wow 👌
@Nathanabdi-rv2rq
@Nathanabdi-rv2rq 9 ай бұрын
Heestan wxn dhagaystaa markaa cidlooodo oo kalinimo dareeemo😢😢24/1/2024❤
@yaasmiinapdisalanhirsi
@yaasmiinapdisalanhirsi 7 ай бұрын
Hdaa see dareemaysaa wl
@AadanMuxidin-s2o
@AadanMuxidin-s2o 7 ай бұрын
Oo aniguna vidlaan aheye axsan
@AadanMuxidin-s2o
@AadanMuxidin-s2o 7 ай бұрын
​@@yaasmiinapdisalanhirsiwaxaan dareemayaa in aan lamaane helo oo isweheshano soomaaha walasl
@AadanMuxidin-s2o
@AadanMuxidin-s2o 7 ай бұрын
​aan kusu ,aalee wali qof cidlo ma uga gangarter Haye.
@AadanMuxidin-s2o
@AadanMuxidin-s2o 7 ай бұрын
Markant makagargaali laheeyd qof cidlojooge ah hadaad Lakeland.
@saxarlasaluugla3989
@saxarlasaluugla3989 6 ай бұрын
24/04/24 Waa habeenkii koobad een dhagaystay qof Ayaan u diray anaa waan ka helay meeday dahbadaydii❤
@mohamediraad4050
@mohamediraad4050 Ай бұрын
Allaha unaxaristo 😢
@JamaalCabdi-v3u
@JamaalCabdi-v3u 3 ай бұрын
Fanaanka magaciisa iska sax
@zuhaira26
@zuhaira26 4 ай бұрын
Old is gold ❤❤ beat lyrics everything swarve
@MuuseJimcaale-kq4jy
@MuuseJimcaale-kq4jy Ай бұрын
2024 qof daawanaayo majiro say ila tahay haduu jiro leek haa saaro si,aan ugaado
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 4 ай бұрын
Dig🎉
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 9 ай бұрын
#LyricsSongDAYAXIYOCADCEDAA #Page1 Dayax iyo cadceeddaa Dorraad Layga yeedhoo Darruuraha korkooddaa Durbaan Layga tumayee #MUSICWarmaxaadTidhi Dariiqaan ka Laabtanna Dabaylihii Jacaylkaaaaa Igu soo deggaayoooooh Derris aanu noqoneeeee Middaan daawadoo kale Dunnidaba ma Joogteee Meedday dahabadayddii Meeday dahabba dayddii Wallee dayrta maanta ah Ama daawadaa heLLay Amase daalayoo dhacay DIGFEER Aawadaa galayee EEEEEEEEEEEEEEEE-EEH #Page2 Anoo duunyo xoollaad Deex-nna ii darreerayn Jacayl daalanoo Culus Ugu daadi dhagaxyooh Wax kaleeto daayeeeee Dahab caanaheeddaaaa DACAR ii dhadhamayoo Dibnahaba Ma Saarreee Middaan daawadoo kaLe Dunnidaba Ma Joogteee Meedday daha-bbadaydii Meedday dahaba-dayddii Wallee dayrta maanta ah Amma daawadaa heLLay HOOOOOOOOOOOOOY AMA daawaddaa HeLLay Amase daalayoo dhacay DIGFEER Aawadaa galay #Page3 Intaan dumar Jeclaaddaan Dookhu igga habbaabooo Sidda aan dar darranahay Iska dabba warreegteeee Jacaylkii Cilmi-ba DILLA IGU Dooganaayoooooo Dadka Kale ma AADDEE Annaa Layga dabba ridday. Middaan daawadoo KaLe Dunidaba Ma Joogteeeee Meeday dahabba dayddii Meeday daha badayddii Wallee dayrta maanta ah Ama daawadaa HeLLay Amase daalayoo dhacay DIGFEER AAWADAA GALAY __________________________ HEES XUSID MUDAN OLD IS GOLD Heestan waxa curinteedda Lahaa Abwaan Ahmed Ismail Baaruud 1973 Laxankana iyo Luuqdana waxa Saaray Ustaad SaaxiibuL Masraxiya AHMED YAASIIN DIGFEER RABBI Naxariistii Janno hawgu Deeqo Aamiin. WAA KAYDKII IYO KULIYADII HEESAHA MACAANAYD EE #MUDUGBOY IYO DHAAMEELYARE MAHADSANID SIDA AAD CANJILADAN U XAFIDAY BRO THANKYOU markale DhaameeL.
@AmusedGreenHat-fr2ck
@AmusedGreenHat-fr2ck 7 ай бұрын
2024 lesi
@عبدالقادراحمد-س4غ
@عبدالقادراحمد-س4غ 2 ай бұрын
Ahaaaaa
@SacadDahir-y7t
@SacadDahir-y7t 9 ай бұрын
Wow❤❤❤
@najjahmajjid4354
@najjahmajjid4354 7 ай бұрын
Nairobi 2:00am xilli ay xaldo kujexjexen
@Sharkou_Nuh
@Sharkou_Nuh 9 ай бұрын
■ Anoo duunyo xoolaad neefba ii dareereyn Jacayl daalanoo culus igu daadshay dhagxyoo. ■ Wax kaleeto daayee dahab caanaheegaa dacar iidhadhamayoo dibnahaba ma saaree😊 Naxariistii jano Allaha siiyo
@SamiiraAxamedxuusen
@SamiiraAxamedxuusen 8 ай бұрын
Digfer lejindi.ika.dheh..❤❤❤❤
@niemsayidpac
@niemsayidpac 3 ай бұрын
@fadxiahmed9734
@fadxiahmed9734 11 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@zakariyehazanali1157
@zakariyehazanali1157 4 ай бұрын
Zambia 🇿🇲 gaar ahaan luzaka 6/22/2024
@AmiinSiyaad-j3b
@AmiinSiyaad-j3b Ай бұрын
It my last time aan dhagaysanayo Location borama ❤❤❤ 2024/9/15 habeen 7:32❤
@rahmaaabi2630
@rahmaaabi2630 14 күн бұрын
@MaxamedN
@MaxamedN 2 күн бұрын
😮​@@rahmaaabi2630
@MohamedWardi16
@MohamedWardi16 9 ай бұрын
Axyaa cod the legend digfeer
@achmet9alich100
@achmet9alich100 Ай бұрын
Anigo marqan ah ayaan reply sogalaya waxan fadhnistay xaly 2 sac ilaa had wan fadhniyaa hada oo ahn 12:05 lix sac waw marqaan wacan
@abuubakarjamac9191
@abuubakarjamac9191 7 ай бұрын
Habeen arbaca 2024 3 20 oo sacadu ay tahy 2"35😢😢😢
@عبدالقادراحمد-س4غ
@عبدالقادراحمد-س4غ 2 ай бұрын
M,allahhhh
@QamarQali-j5q
@QamarQali-j5q 5 ай бұрын
10/may/2024 waxaan joogaa nairobi kenya 😢❤
@saidhassan2556
@saidhassan2556 Ай бұрын
Makatagtay Masa Magalatha cashirka
@mooice9167
@mooice9167 7 ай бұрын
War kabankan yaa leh? Waa malaaigeede❤
@cmmyare7091
@cmmyare7091 3 ай бұрын
06/07/2024 habeen aan booqday iabitaal digfeer xamar Alle hay caafiyo walalky.
@saidhassan2556
@saidhassan2556 Ай бұрын
Hestan ayan dagaysanaya 14/9/2024 Location Nairobi
@ruudvanistelrooy1088
@ruudvanistelrooy1088 Ай бұрын
waa ikan awoowe waliba jaamka ✌️🔥🔥
@xasanabshir1937
@xasanabshir1937 4 ай бұрын
gret song
@shukrifarah234
@shukrifarah234 10 ай бұрын
Meeday dahabadaydii meeday dahabadaydii 😭🫀?
@عبدالقادراحمد-س4غ
@عبدالقادراحمد-س4غ 2 ай бұрын
In dhis song
@MaxamafIbrahin
@MaxamafIbrahin 7 ай бұрын
Maxamuud
@عبدالقادراحمد-س4غ
@عبدالقادراحمد-س4غ 2 ай бұрын
Ohhhhh
@abdirihmaanjuniorfred47
@abdirihmaanjuniorfred47 11 ай бұрын
Hees iyo badh
@Ismo3211
@Ismo3211 7 ай бұрын
Erayada yaa sameeyey heestan?😊
@cabdishakur10bashir-wp8uk
@cabdishakur10bashir-wp8uk 4 ай бұрын
Aadan Caali oo jogo waqooyi beri kenya😂
@CaamirCumar-z3j
@CaamirCumar-z3j Ай бұрын
😥😥
@abdullahibashir4894
@abdullahibashir4894 9 ай бұрын
Layga yeray maxu kawadaa niyahow
@hamzamohammed7814
@hamzamohammed7814 9 ай бұрын
Layga wacay camal
@AasiyaAbdi
@AasiyaAbdi 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MarwaIbrahim-e4v
@MarwaIbrahim-e4v 8 ай бұрын
😢😢
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 2 ай бұрын
LIVE
@Dhiijis
@Dhiijis 4 ай бұрын
Stiil 2024 alx🎉
@N30.N30
@N30.N30 5 ай бұрын
MUNICH GERMANY 29.04.2024 02:57 AM AYAAN DHEGEYSANAYAA ILAHAY JANO IYO RAXMAD HASIIYO DIGFEER
@cabdiqaniboss4423
@cabdiqaniboss4423 5 ай бұрын
Chine Guangzhou hbn talado so galeyso saacadu tahay 2 : 57 () 5\14 / 2024
@عبدالقادراحمد-س4غ
@عبدالقادراحمد-س4غ 2 ай бұрын
المايعرف يشل كمبل اها
@ibrahinlaki2437
@ibrahinlaki2437 7 ай бұрын
14/3/2024 hawen qamiisa
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 2 ай бұрын
LIVES
@AxmadClahi
@AxmadClahi Ай бұрын
Helo Guys😂🙋‍♂️ hes tan Waxan dhagesa Naya😮 haben khamis ah😊ta riikh duna ayi ii tahy..19/9/2024😮..saca duna ayi iathyi..1:28 Am😊waliba hawadan maraya🎉😅 me. Olny😊.lagand.. lefah mikara🥶😎😂😂 hada iga dabesayi😮 isoorac❤ war ban kuha yaye😂😂
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 2 ай бұрын
LIKE
@dheereyshaafi8454
@dheereyshaafi8454 6 ай бұрын
😢
@hanadcumarxaaji4443
@hanadcumarxaaji4443 5 ай бұрын
Arbac 6.5.may 2024.berbera ❤❤❤
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 2 ай бұрын
SHARE
@philipmansfield7761
@philipmansfield7761 Ай бұрын
Martinez Laura Johnson Susan Anderson Amy
@عبدالقادراحمد-س4غ
@عبدالقادراحمد-س4غ 2 ай бұрын
Yes what is ronggggg
@ahmedsulub8435
@ahmedsulub8435 6 ай бұрын
8/4/2024 hbnimo waxan ku sugan ahy berbera
@HousmanTim-m8j
@HousmanTim-m8j Ай бұрын
Martin Deborah Thompson Laura Young Christopher
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 2 ай бұрын
LEGETA
@Dahraan-uu6lu
@Dahraan-uu6lu 6 ай бұрын
6/8/2022😢😢😢😢😢
@munaCabdilahi-n6d
@munaCabdilahi-n6d 7 ай бұрын
9/3/2024❤😢
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 2 ай бұрын
SHORTS
@hamsehussein4083
@hamsehussein4083 7 ай бұрын
00:23 am Tue 19 mar years 2024
@yousufahmed2319
@yousufahmed2319 5 күн бұрын
10 12 2010 😂😂😂
@عبدالقادراحمد-س4غ
@عبدالقادراحمد-س4غ 2 ай бұрын
M, x, r, ta,?
@عبدالقادراحمد-س4غ
@عبدالقادراحمد-س4غ 2 ай бұрын
Re,p it,
@hooyohindiso
@hooyohindiso 3 ай бұрын
2022 8/2/ ayaan dhagaysanyay warder ilee lascanood only the legend digfeer✨🎻Aun😢
@achmet9alich100
@achmet9alich100 Ай бұрын
Anigo marqan ah ayaan reply sogalaya waxan fadhnistay xaly 2 sac ilaa had wan fadhniyaa hada oo ahn 12:05 lix sac waw marqaan wacan
@MaanQalbi
@MaanQalbi 9 ай бұрын
❤❤❤
@AbdiqadirAadan-yo7qh
@AbdiqadirAadan-yo7qh 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@MarwaIbrahim-e4v
@MarwaIbrahim-e4v 8 ай бұрын
😢
@YoungMerle-f6v
@YoungMerle-f6v Ай бұрын
Jones Laura Hernandez George Robinson Linda
Garab Ba Maalin  Dubato {DIGFEER}
6:36
Tixraac
Рет қаралды 3,2 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 12 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 23 МЛН
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 26 МЛН
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Hamse Ali
Рет қаралды 523 М.
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Hassan Adde
Рет қаралды 352 М.
AXMED YAASIIN DIGFEER ( HADII GEEL LA KALA DHACO ) HD OFFICIAL
9:20
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 1,5 МЛН
Maxamed Mxasan kabanle
10:29
axmed Arshe
Рет қаралды 191 М.
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 21 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 12 МЛН