Caano dahab ee kafa’iideeyso nafaqadooda/Cafimat Fican

  Рет қаралды 108,815

Cafimat Fican

Cafimat Fican

5 жыл бұрын

Пікірлер: 270
@amalhassan627
@amalhassan627 5 жыл бұрын
Jazakallahu khry abaayo Yassmin
@safiyororaye1641
@safiyororaye1641 5 жыл бұрын
Masha allah jzkallah kheyran xabibti yesmiin quruxeey
@f.n6491
@f.n6491 5 жыл бұрын
MashaAllah Jazakallah kheyr sister
@sukeynabbe9953
@sukeynabbe9953 5 жыл бұрын
Habo yaasmiin jazakallah qeyr habo cimri dheer iyo cibaado suuban ayan alle kaaga baryayaa kuwii jannada ku kulma allaha naga dhigo dhamanten amiin
@________e2873
@________e2873 5 жыл бұрын
Masha allah thankz So much 💖💖
@sakina99alxamdulillaah27
@sakina99alxamdulillaah27 5 жыл бұрын
Jizaakallaah kheyr abaayo Maashaa Allaah .
@samiraawil6786
@samiraawil6786 5 жыл бұрын
jazakalah walal yaasmin ale khyr haku siiyo huuno dhabar xanuun aan ka cabanaya. dhakhtarka waxay igu dhahayan wax xanuuna ma qabtid. jimicsisame xbbti wan jimicsada wax dabiici ah oon isku daweeyo ma garanayzaa xbbti qaali iso caawi jazakalah
@halimaahmed6710
@halimaahmed6710 5 жыл бұрын
Masha’Allah Tabarakullah Yasmiin jizakumullah kheyra mcnto walahi barakullah 🙏🙏🙏😘😘😍😍❤️❤️
@dhamaysinajamac4653
@dhamaysinajamac4653 5 жыл бұрын
May Allah baraka ur whole family. Allahuma Amin
@tiriigtiriig5806
@tiriigtiriig5806 5 жыл бұрын
Maasha allaah jazaakalaa kheer
@fadumoabdulkadirshekh5737
@fadumoabdulkadirshekh5737 4 жыл бұрын
ASC Maashaa Allaah Tabaaraka Laah Waa Mahadsan Tahay Kheer Allaha Ku Siiyo Inshaa Allaah Amiin
@fardowsahussein4731
@fardowsahussein4731 5 жыл бұрын
Manshallah Yasmin waaa qof nool ilahay ha ku xiifdiyo
@aslibeautychannel6578
@aslibeautychannel6578 5 жыл бұрын
Masha alla jasakulullahu qayr abaayo yasmiin
@Fatxi1430
@Fatxi1430 2 жыл бұрын
Mashalaha ilahey ha ku barakeyo abayo igu qali ah macanto wa shaah mucajiso ah waye ilahey ajir ha ka siiyo carurta hergabka ku dhaco aya siiyaa waxeena ubaxiyeen sharobo aayo yasimin carurta ku duceso mar walibo qof walbo xanunsana ku daweya qofan ku dawowin malahan ilahey ajir iyo xasanat ha ka siiyo amiin muda abeenay lkin manta dhacaday ina kaga mahad celiyo muda labo sano isticmalanay mashalaha ilahey ha ku barakeyo asc
@yasminfarah9140
@yasminfarah9140 5 жыл бұрын
Aaaah turmeric milk my favourite, aad ayaan ujeclahay, I drink it in the morning on empty stomach, 3 months ago ayaan baby dhalay Alhamdulilah caanahaan waxaan kafareemay inuu misaankii igariday, I have experienced weight loss am also breastfeeding combined with this I am successful reducing my pregnancy weight Alhamdulilah.
@kariimaabdishakur6294
@kariimaabdishakur6294 4 жыл бұрын
Abyo misanka muridaa cano kasto malagasameynkaraa?
@farxiyamohommed653
@farxiyamohommed653 3 жыл бұрын
Asc abaayo huruudka cuntada lagudaro maka samaan karaa
@yasminfarah9140
@yasminfarah9140 3 жыл бұрын
@@farxiyamohommed653 haa abaayo waa isla hurudaa cuntada lagu daro
@yasminfarah9140
@yasminfarah9140 3 жыл бұрын
@@kariimaabdishakur6294 caanaha fatku fuyaryahay raadso xabibtii
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 Жыл бұрын
Mashaallha mam yasmin
@simranqurux595
@simranqurux595 4 жыл бұрын
Masha allah jazakalah abaayo macan alow kuxafid yaska xaji I miss you so much 🙏💘💝🤲❣💖💖🙋‍♀️🙋‍♀️
@jijahaji4640
@jijahaji4640 5 жыл бұрын
Masha Allah warun malin walbo wancawaa wanjeclahay👌👌👌💞💞💞💞💞👌👌👌👌
@AmiraAmran11
@AmiraAmran11 5 жыл бұрын
Jija Haji walalo asxaptayda kuso biir
@annaahmed2564
@annaahmed2564 5 жыл бұрын
Masha alaah abaayo mcn jzklq. Sida wacan oo aad markasta. Nogu faaideysid jzklq xabiibtii.
@CafimatFican
@CafimatFican 5 жыл бұрын
Anna Ahmed, thank you so much for your support and kind words. Subhanalah it means a lot to me 💕💕💕💕💕💕💕
@sahroali1967
@sahroali1967 4 жыл бұрын
Masha allah xabiibti jazakillahu kheyr
@abdihakiinyare3608
@abdihakiinyare3608 5 жыл бұрын
Yasmiin wll arinakala hadli raba ee xagen kala soxarira
@sunduscabas983
@sunduscabas983 5 жыл бұрын
abaayo yaasmiin wan samestaa aadna wan ujeclahay waadaawo wlhi masha allaah
@asiyahshuaib5405
@asiyahshuaib5405 5 жыл бұрын
Masha allaah mahadsanid abaayo
@yaareenyaareen3799
@yaareenyaareen3799 5 жыл бұрын
Illaaheey haku barakeeyo wllshy
@jujusulaiman426
@jujusulaiman426 5 жыл бұрын
msha allh mamo alle haku xfdo
@ayanayan5087
@ayanayan5087 5 жыл бұрын
Habaryar yaasmin waxaa tagay habo wanaagsan walaahi wan kugu faana God bless you mommy ❤❤
@CafimatFican
@CafimatFican 5 жыл бұрын
ayan ayan , thank you sweet love 🥰
@user-wt3uq1iw7f
@user-wt3uq1iw7f 5 жыл бұрын
@@CafimatFican Walayalow igu caawiya Yasmin Emailkeda or Numberkeeda plz and plz Adne iisoo jawb mamo ysmin
@dahirahmed572
@dahirahmed572 5 жыл бұрын
Mahadsanid habaryar bulshadda caafimaad fiican ayaa lawadaagta..
@AmiraAmran11
@AmiraAmran11 5 жыл бұрын
Daahir Timacade walalo igu soo biir
@tafsanh398
@tafsanh398 5 жыл бұрын
Jazakallahu qeyr habo😍
@faraxcabdi2888
@faraxcabdi2888 5 жыл бұрын
Mansha allah wll huurudo taan dumarku ismariyan miyaa wll
@adanokash5484
@adanokash5484 5 жыл бұрын
Asc yasmin abayo mashalah sida aad noolo wadaagtay shaah dahabi. Waan sameysatay waana cabay laba jeer balse the side effects aan dareemay waxa kamid ah in quman ama (tonsels) igu kiciyey shaaha. kindly give me way forward.
@Hijabnaturalsom
@Hijabnaturalsom 5 жыл бұрын
Wcs wrwb abayo Yasmin Masha Allaah sweetie jazakallah kheyr xabibti 💝😍
@CafimatFican
@CafimatFican 5 жыл бұрын
Hafuus som channel 💕💕💕
@hibamohamed2043
@hibamohamed2043 5 жыл бұрын
Shukran habaryar 😘😘❤️
@seynabmaxamedwwo9391
@seynabmaxamedwwo9391 5 жыл бұрын
Maa sha Allah bilcafiya 😘😘
@munamohammed2401
@munamohammed2401 4 жыл бұрын
Masha allah shukran
@cookingwithnoora9422
@cookingwithnoora9422 5 жыл бұрын
Jazakallahu qeyr
@mohamedabdi4915
@mohamedabdi4915 2 жыл бұрын
Asc
@umabdrahman7140
@umabdrahman7140 4 жыл бұрын
ماشاء الله جزاك الله خيرا
@nalkahaji2560
@nalkahaji2560 5 жыл бұрын
maasha allh abyo yaasmiin
@CafimatFican
@CafimatFican 5 жыл бұрын
JazakALlah Qeyr walaalaheey. Fatlan kadalbada alaabteena website keena wa cafimatfican.com information ka dhan meesha uu kujiraa 🥰🥰💕
@zaynabfarhaan4569
@zaynabfarhaan4569 5 жыл бұрын
Mhdsanid xpptii yaasmiiina mamiii
@nuroabubakar7299
@nuroabubakar7299 5 жыл бұрын
masha Allaah abaay yasmin waan kaheley
@rukiyamuse7332
@rukiyamuse7332 5 жыл бұрын
Mansha allah ilahey hakuudaweyo kadib yasmin dadka qaar waxey dhahaan filfil is not good for mens is that true? I need your answer please thanks.
@saidamohamed2322
@saidamohamed2322 5 жыл бұрын
Abayo Yasmin waxaan maqlay helka wadna garaca ayuu leyahay marunbaa
@safiyaseydomar3914
@safiyaseydomar3914 5 жыл бұрын
Cafimat Fican JazzakaAllah kheir habo Yasmin 💕💕💕😍😍
@mihimismacilsiyoreh715
@mihimismacilsiyoreh715 5 жыл бұрын
mashalaah habo yaasmin jasakalahu khayr
@aanabibrahim5753
@aanabibrahim5753 4 жыл бұрын
Yes yes Waa runtaa ani cunug ayaa iigu CAA fimaday abayo alxamdu lilaah
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 5 жыл бұрын
Jasakaluhu khayr abaayo yaasmiin aad baan kuu jelahay barnabijyadaada waan dawadaa waxana kugu jelahay shugriga aad ku shugrodo nicmooyinka ale ku siiyay mansha alaah aloow xaqa na fahabsii iyonadiitada mansha alaah ilahay ha kuu barakeeyo reerkaga quruxda badaan abaayo canihiina waan bilaabaye aloow cafimaad naga wada sii mahad sanid jasakalahu khayr ilahay hakaa abaal mariyo
@foosiyodheman7396
@foosiyodheman7396 3 жыл бұрын
Masha Allah alaaha kubarakeyo
@adarherse8671
@adarherse8671 5 жыл бұрын
masha allah abayo shifaaallah
@shamsilugundi8212
@shamsilugundi8212 5 жыл бұрын
Mashallah
@umaasmaacookingandbeauty
@umaasmaacookingandbeauty 5 жыл бұрын
Mashaallaah abayo yasmin alle haka ajarsiyo abayo isoobooqo
@hodanhashi9119
@hodanhashi9119 5 жыл бұрын
Thanks sister
@aishaaadan8905
@aishaaadan8905 5 жыл бұрын
asc waa ku salaami habaryartey yasmiin xasan 😙😍😚i love you
@anabsahal6395
@anabsahal6395 5 жыл бұрын
Sww jazaakallaah khayr yaasmiin
@abootoabootey8264
@abootoabootey8264 5 жыл бұрын
Thanks sis
@muniraahmed4088
@muniraahmed4088 5 жыл бұрын
Asc wrwb Walaasheey caafimaad allaha kuu saaro aamiin
@anoodaana786
@anoodaana786 5 жыл бұрын
jisakalah qeer xabibti waxii fican wanoo shktaa qeer alahaa kusiyoo jaanada faardosoo alahaa kuu geeyo
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 5 жыл бұрын
Asc abayo yaasmiin qofka xamaytida dhagax kaga jiro ma isticmaalikaraa huruuda
@aminayusuf4092
@aminayusuf4092 5 жыл бұрын
Mashallah abaayo wax dhan ma uriyo
@umueyman7745
@umueyman7745 5 жыл бұрын
Maasha allaah kheer badan allaah hakusiiyo
@AbdikadirOsman241
@AbdikadirOsman241 5 жыл бұрын
Ma Sha Allah, runtii aad baan kugu farxaa mararka qaar markaan daawado! Waad walaal mahadsan tahey 💯❤️
@yasinmuhumed8594
@yasinmuhumed8594 5 жыл бұрын
Asc Yasmin , khayr badan alle ha ku siiyo, waxaa rabay inaa sual ku waydiiyo iska talo ah . Waxaa haystaa gallbladder stones , wax dhib wayn kama dareemo oo had jeer waxaa isticmaala cuntooyin iyo sharaab fudud oo organic, madaama tahay khabirad cuntooyinka dawooyinka aad u taqaan abaayo maxaa talo isiinaysaa adigoo mahadsan . Mvh Yasin .
@Fatxi1430
@Fatxi1430 2 жыл бұрын
Mashallaha abayo wa ku duceya mar walibo oo cabo ama carurta siiyo hargabka qumanka lafa xanun xasasiyada okenta qufaca walahi qof walibo wan garsiya ajir allaha ka siiyo ajir iyo xasanad asc
@flishahassan7047
@flishahassan7047 5 жыл бұрын
MashaAllah ❤️
@fardusafrax5418
@fardusafrax5418 5 жыл бұрын
Masha allah illahey haidin xifdiyo
@dhamaysinajamac4653
@dhamaysinajamac4653 5 жыл бұрын
Macha Allah tabarKa Allah Yasmin
@kaahomahamuud4801
@kaahomahamuud4801 3 жыл бұрын
Mashaa alah
@hopeandhappy4433
@hopeandhappy4433 4 жыл бұрын
Thank u mam
@amiraomar6020
@amiraomar6020 Жыл бұрын
Masha alah walashey qali
@jasonsadly9336
@jasonsadly9336 3 жыл бұрын
Asc Maashaaallah abaayo
@Safkahagiinternationalbusiness
@Safkahagiinternationalbusiness 5 жыл бұрын
Masha allah hadan karsana thank you yasmiin
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 4 жыл бұрын
mashaa Allaah tabaara kallaah
@nasriitaabdisalam8801
@nasriitaabdisalam8801 5 жыл бұрын
jazakalah mom yaaas
@macalinmaxamedsomali2733
@macalinmaxamedsomali2733 5 жыл бұрын
Wallshay yaasmiin waan kusalaamay adi iyo saalah iyo faamliga dhamaaan mahadsanid wllo illaahay ha idin ilaaliyo dhamaan wllo
@CafimatFican
@CafimatFican 5 жыл бұрын
macalin MAXAMED somali , Amin Yarabi Amin. JazakALlah Qeyr 💕💕💕
@idalahow
@idalahow 4 жыл бұрын
Mashallah.
@nasramusli5274
@nasramusli5274 4 жыл бұрын
Mansh Allah abaayo yasmin qer Allah ku siyo
@ikranmahamod8254
@ikranmahamod8254 5 жыл бұрын
mnsha allh
@aashamohamedmohamuud6772
@aashamohamedmohamuud6772 5 жыл бұрын
asc yaasmiin caano lo malagu cayilaayo aniga waanka baqaa inee calool ii yeesho somaali aa joogaa qeer alle haku siiyo iiga soo jawaab
@ebtisamcumran5963
@ebtisamcumran5963 5 жыл бұрын
Masha Alllah ilahyhakuxafiido
@deeqosweetchannel5081
@deeqosweetchannel5081 5 жыл бұрын
Masha Allah
@hanatgaming740
@hanatgaming740 5 жыл бұрын
Asc abayo waxan maqlay huruda gabadhii cabto uur maqadeyso maxa ka jiro
@hukunxaaji2969
@hukunxaaji2969 5 жыл бұрын
Thank You so much mcnto
@aaminoamiisha1063
@aaminoamiisha1063 4 жыл бұрын
Yesmaan cadawir
@daahbamohammed1656
@daahbamohammed1656 3 жыл бұрын
اسلام عليكم Yaasmiin ما شاالله
@user-li9jo5lg8e
@user-li9jo5lg8e 5 жыл бұрын
Masha’Allah
@yaareenyaareen3799
@yaareenyaareen3799 5 жыл бұрын
Maasha allaah
@seynabmaxamedwwo9391
@seynabmaxamedwwo9391 5 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@fosiakhalif6150
@fosiakhalif6150 5 жыл бұрын
Maanshaa alaah
@mohamedabdi4915
@mohamedabdi4915 2 жыл бұрын
Asc masha allh wlashen ha la ga fa idesta
@rkhusein517
@rkhusein517 5 жыл бұрын
Masha allah
@ayaanibraahimaxmed7308
@ayaanibraahimaxmed7308 5 жыл бұрын
mash alaah
@fartunabdi4073
@fartunabdi4073 5 жыл бұрын
Asc abaayo kheyr Allaha kusiyo kaso hadal nerfaha dadka qaba wax uron gaar ahan midka lugaha iyo dhinaca ah eyna qadan Karan hadey uur leeyihiin iyo hadii kalabo
@ayanadam4259
@ayanadam4259 4 жыл бұрын
asc wll qof xamaytida laga saaray caano ma cabi karaa wll 3 billo qalan
@haniafduub4268
@haniafduub4268 5 жыл бұрын
Allaha ku xaafido maama jisakumu lah
@officialsuhuur9061
@officialsuhuur9061 5 жыл бұрын
Asc abaayo Yaasmiin majarayaa qufaca.illahay ha ku xifdiyo sidaad noo caawineyso ee aad qayarka ugu taagantahay
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 5 жыл бұрын
Masha allaaah
@Abdikarim989
@Abdikarim989 5 жыл бұрын
Qunbaha ma saliid qunba mese qunbo dabiici la shiiday waaye noo sheeg walal shukran
@laylonuur5449
@laylonuur5449 4 жыл бұрын
Maasha allah
@malikatuahlam4731
@malikatuahlam4731 5 жыл бұрын
Maansha alaah aniga waan sameystaa iyo ciyalkana waan siiyaamarkey hargabka qabaan eu qufacaan 3 subax hadey cabaan qufaca wuu dhamaanayaa
@hanadmydear5944
@hanadmydear5944 5 жыл бұрын
ASC abayo Yasmin waxan qabaa karastarol maxa u dawa ah
@habibahassan4281
@habibahassan4281 5 жыл бұрын
Jasaka laahu qeer walasheey
@queensaeed7378
@queensaeed7378 5 жыл бұрын
Wcs abayo Yasmin MashaAllah cafimad kucab . Hada kadip shah dampe igumaogid golden milk leeba caba inshaAllah wan kaheli jazakallah kheyr abayo.
@abdikadirmohamed2066
@abdikadirmohamed2066 4 жыл бұрын
Abayo yasmin wankubahnay ee senkuhela
@farhiamohamed3964
@farhiamohamed3964 5 жыл бұрын
abaayo qof cunug nuujinaayo macabikaraa?
@shawraahmed4398
@shawraahmed4398 5 жыл бұрын
❤yaasmiin 😘
@ummumaxamed6163
@ummumaxamed6163 5 жыл бұрын
mshalh hbo mcn
@itsmebalqiis8960
@itsmebalqiis8960 5 жыл бұрын
A S C abaayo dooraadii aweey
@fadumoali1912
@fadumoali1912 3 жыл бұрын
Masha Allaah
@rowdaali9939
@rowdaali9939 4 жыл бұрын
Mnshlhaaaa hbo alle hku xfiido blse ma mamo Qubuu ma saliidbaa
@hodancawil8193
@hodancawil8193 5 жыл бұрын
Asc Abayo yasmiin waxaan donaya alab dabeciya ee xagee ka helaa
@dooaxmeddooyaatigvskffh1062
@dooaxmeddooyaatigvskffh1062 5 жыл бұрын
msha alllh
2 badan shey samee sida uu ninkaaga kaaga tagin/Cafimat Fican
39:37
Cafimat Fican
Рет қаралды 77 М.
CALOOSHA KU JAR CABITANKAN #iscaateyn #weightloss #cafimat #somalia
8:23
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 27 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 28 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 191 МЛН
Caano loos laga sameeyey/Cafimat Fican
25:28
Cafimat Fican
Рет қаралды 141 М.
Cabitaankan celery wuu nafaqo badan yahay ee kudadaal/Cafimat Fican
12:52
Shahwada sida lo kordhiyo/Cafimat Fican
10:57
Cafimat Fican
Рет қаралды 193 М.
Faa’iidad uu qarfaha leeyahay/Cafimat Fican
10:14
Cafimat Fican
Рет қаралды 64 М.
Dumarka hoos Vaseline malalarinkaraa/Cafimat Fican
14:35
Cafimat Fican
Рет қаралды 491 М.
Kordhinta dareenka raga iyo dumarka/Cafimat Fican
8:19
Cafimat Fican
Рет қаралды 128 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН