TImaha waxa lagu dhereyo oona jajabka jojiyo/ Faiza’s Wold.Cafimat Fican

  Рет қаралды 96,000

Cafimat Fican

Cafimat Fican

4 жыл бұрын

Пікірлер: 193
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 4 жыл бұрын
MashaAllah wlshey qali mahadsanid jazakallah kheer 🥰😍❤️
@sumayazuzu5486
@sumayazuzu5486 4 жыл бұрын
Abayo mala ga dhaqaya marka mise waa loo denaya tinta salida
@maaidamuuse1079
@maaidamuuse1079 4 жыл бұрын
M.a habo yaasmiin mahsanid habo
@maaidamuuse1079
@maaidamuuse1079 4 жыл бұрын
Habo yaasmiin kasodaaa habo mcnto
@habonmusse7893
@habonmusse7893 4 жыл бұрын
Faiza world waa fiirsadaa wax badan ayaan ka faaidey qeyr alaha siiyo
@qamarismail2280
@qamarismail2280 4 жыл бұрын
@@habonmusse7893 abay faiza instagram keda na iso baxayo maxa ugu qoran
@SimplyHafsa
@SimplyHafsa 4 жыл бұрын
MashaAllah thank for the Video @cafimat fican
@farxiyo8500
@farxiyo8500 4 жыл бұрын
Masha Allah xabibti jazakallah qer qaali ❤️❤️❤️👍
@cuntoreerxamar6784
@cuntoreerxamar6784 4 жыл бұрын
Masha Allah abayo yasmin
@maymuunsheybi1212
@maymuunsheybi1212 4 жыл бұрын
Maasha allaah abaay yaasmiin jazaaka llaah qeer
@dekaali1543
@dekaali1543 4 жыл бұрын
Wow masha Allah xabiibti shukran jazakumulah kheyr
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 4 жыл бұрын
Maasha Allah Tabaarakallah Jazaakallahu khair.
@maryamoruun6173
@maryamoruun6173 4 жыл бұрын
mashaa allaah abaayo yaasmiin ilaaheey haku barakeeyo wadna caawisay ilaahoow ku caawi adiga iyo ehelkaga iyo intii kugu xiran
@rumansalah7124
@rumansalah7124 4 жыл бұрын
Manshallah keep on my sister thanks 😍
@shugrimaxamed4465
@shugrimaxamed4465 3 жыл бұрын
jasakalah qeyr abayo yasmiin
@milosharafkamil2300
@milosharafkamil2300 4 жыл бұрын
Allaah shugran hbo mcn wlhi abay iga dataan,,🤗🤗🤗🤗🤗🌹🌹🌹
@deqa868
@deqa868 4 жыл бұрын
Mashalahaa jzl qeer abaayo adiga iyo abaayo faiso 💖
@maryankaariye562
@maryankaariye562 4 жыл бұрын
Mashallah abaayo yaasmiin jazakallahu khayr waxbadan Ayaan kaa faa,iiday
@istarhassan5870
@istarhassan5870 Жыл бұрын
Alle hanoogu dheereeyo Waxaad shegeyso Timaha aamiin yrabi 🥰
@rasmiliito2564
@rasmiliito2564 4 жыл бұрын
Mansha Allah tabarak shukran mommy
@hamdafarah7527
@hamdafarah7527 4 жыл бұрын
Masha allah xapiipti abyo yasmin allaha kuubarakeyo ♥️
@yasminyasminosman9786
@yasminyasminosman9786 4 жыл бұрын
Mashallah merci beaucoup hn😘😘😘💖
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 4 жыл бұрын
Ma sha Allah tabara kalaah abayo yasmii jazakalah khayr I love you sister keep giong
@nimonorali4168
@nimonorali4168 4 жыл бұрын
Maasha Allah jazaakallahu khayr wlashay
@filsanmaxamed7080
@filsanmaxamed7080 4 жыл бұрын
Maasha allaah abaayo jazakallaah Khayr
@rodaomar8441
@rodaomar8441 4 жыл бұрын
Masha allaah abaayo yaasmiin mcnto mahadsanid
@sowdomacalinxasan3645
@sowdomacalinxasan3645 2 жыл бұрын
Masha allaah saas weye abaayo Mahadsanid
@muniirahassan664
@muniirahassan664 4 жыл бұрын
Masha Allah xabiibti jazaakalah qeer
@fartunq1128
@fartunq1128 2 жыл бұрын
ManshaAllah JazaakumuAllah Qeeyr ❤
@salaama3911
@salaama3911 4 жыл бұрын
Mashallho tabarka ilaahaya xefdhyo walaalo💞💞💞💞
@bilandahir9854
@bilandahir9854 4 жыл бұрын
Thank you abyo yasmin
@senab118
@senab118 Жыл бұрын
Mansha Allah tabaraka llaah abaayo ilaahy haku barakeeyo gacntada
@basroabuubakar813
@basroabuubakar813 4 жыл бұрын
Mnsha allah hormar wcn xbbti
@sofiaerilleey3467
@sofiaerilleey3467 4 жыл бұрын
Mansha Allah lovely sis waan kuxiranahay faiza's world
@shukriahassan6989
@shukriahassan6989 4 жыл бұрын
Jazakiallhu khayra hbbty
@hibomohamed3762
@hibomohamed3762 4 жыл бұрын
thanks Habo timaha wey jajaban said wlhi weyna kala dhertahy wey idhibtay
@jiijajaalo5359
@jiijajaalo5359 4 жыл бұрын
Allah 🙆🏼‍♀️waxaan umalenaa in aniga dhaga yaraha in timaha iibixiyay maha yeelay waan iska jecladay inaan calanjiyo kaligiisa marwalbo,
@hgh6577
@hgh6577 4 жыл бұрын
Abayo suu yhy mcn miyaa ana an calaaliyee hhhhh
@fadumoabdallah2235
@fadumoabdallah2235 4 жыл бұрын
Ma is badal baa ku arktay xbt
@sahramaye4833
@sahramaye4833 4 жыл бұрын
Maashaa Allaah abaayo Yasmiin
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 4 жыл бұрын
Yaraanteyda timahayga aad bey u badnet wlhi saan u weynaadey ba timaha dhan wey ika daanayiin Abayo faiza world iku caawi.
@ismahanita4
@ismahanita4 4 жыл бұрын
Masha Allah hbo yasmin wax badan ka faiday ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Asmaamohamad
@Asmaamohamad 4 жыл бұрын
Masha allah abyo shukran
@QUEENMAGOOL
@QUEENMAGOOL 4 жыл бұрын
Thankes abyo Yasmin
@asmadhaymanofficial9268
@asmadhaymanofficial9268 4 жыл бұрын
Wcs mamo qaali mamo qurux masha alaah ilove you
@deeqoweheliyeali6150
@deeqoweheliyeali6150 4 жыл бұрын
Jizkumulahu qeyr abyo 😍👌
@salmajama5176
@salmajama5176 4 жыл бұрын
Allh khyr badan haku siyo habo yasmin
@hodansuleman5993
@hodansuleman5993 4 жыл бұрын
Masha allah mahad sanida abayo yasmiina
@nimcokeyse383
@nimcokeyse383 4 жыл бұрын
Asc Yasmin walalo mansha Allaan Tabarka Allaan jasaka Alahu kheer Ilahay hayni xafido Adiga Iyo Salax iyo carutaba Adunka Iyo Akhiro baa Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Yarabi
@faatimamohamed9551
@faatimamohamed9551 4 жыл бұрын
Masha allah habo yasmin allah ku xifdiyo waxa no so radisaa dadka saliida wejiga ku leh iyo nabraha waxa lagu daweeyn karo mahadsanid
@kimkiz5207
@kimkiz5207 4 жыл бұрын
Mashaa Allah tabarakallah allahuma barik haddan isticmaalaya wan deydayay ba
@munahussein9687
@munahussein9687 4 жыл бұрын
Asc yasmiin Allaha ku xafido
@rodaomar8441
@rodaomar8441 4 жыл бұрын
Mcnto waan aadaynaa abaayo faaisa 😍😍😍😍😍😍
@shukrisomli2313
@shukrisomli2313 4 жыл бұрын
Wcs abayo yasmin adbaan💘 ujeclahay ilahey haku jeclado❤
@khayraadclaahi5582
@khayraadclaahi5582 4 жыл бұрын
SALAAM Abaayo Yasmin Qaali jazaakilaahu Kairan
@deeqaaweys6848
@deeqaaweys6848 3 жыл бұрын
Jiza kalaha yasmin wan jaclahay barnamijkaga jasakalaha qarya
@mumramiza12anab42
@mumramiza12anab42 4 жыл бұрын
Masha Allah abayo
@hodanmaxamed3735
@hodanmaxamed3735 4 жыл бұрын
Masha Allah habo
@deqabilaan7623
@deqabilaan7623 4 жыл бұрын
Abayo wlh aniii Wankujclhy....ilahey cimri dher hakusiyo o cibaado leeh
@yusraadem3109
@yusraadem3109 4 жыл бұрын
Thanks habibty.
@raahohassan1288
@raahohassan1288 4 жыл бұрын
Masha allah abayo yasmin wan dhawnahay
@fiicaninamaxamuud6723
@fiicaninamaxamuud6723 4 жыл бұрын
Gabaha shiiraayo see looku kameyaa dhaga yaraha mahadsanid habo
@amalabdullahi6894
@amalabdullahi6894 4 жыл бұрын
Abaayo yasmiin wanku salaamy
@sadiomohamedali8638
@sadiomohamedali8638 4 жыл бұрын
maasha allaah abaayo shugran
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali 4 жыл бұрын
Maama yaasmiin mahadsanid
@habonmusse7893
@habonmusse7893 4 жыл бұрын
Abaayo Yasmin alaha ku xafido
@safiyonor7493
@safiyonor7493 4 жыл бұрын
m.a abyo yaasey waxnkugujeclahy somaliya gabdhaha jogo sida ugafkirto thanks❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 4 жыл бұрын
Haaa abaayo yaasmiin tin meeshaan eh ayaaba i wareerisay xabiibti qeyr badan Allah haku siiyo
@qalbixarago6035
@qalbixarago6035 4 жыл бұрын
Khayr Alle haku siiyo abayo yasminey .malaygas iyo ukunta aniga Allergy ayan ku ahay tima dadashadana waa leyahay
@abayglobe8889
@abayglobe8889 4 жыл бұрын
Wcs Abayo yasmin we luv uuuu
@haniasad807
@haniasad807 4 жыл бұрын
Mashallah abyo qali Allah ku xifdiyo adiga iyo family kaga hadii aan hesto asgo shiidan maku samesan kara mise wa inaa aniga shiito la anaa hada waxan hesta asgo shidan sisaad ban kusogatay iga so jwb qali quruxey illaahay qeyer ha ku siiyo
@ikranali3259
@ikranali3259 Жыл бұрын
Abayo ysmin wkuslmay
@africaafrica6360
@africaafrica6360 4 жыл бұрын
Waxan kugu jeclahay honesty ayaatahay I love you
@abakarabdisalam727
@abakarabdisalam727 4 жыл бұрын
Masha ALLHA HOYO
@hamdigeedi3736
@hamdigeedi3736 4 жыл бұрын
Abaayo dhabar xanuunka wax u fiican am hadii aad adig heysid
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 4 жыл бұрын
Wlhi timaha dhibato bdn aa jiro allah noga gargaro🤲
@Queen-official
@Queen-official 4 жыл бұрын
Jasakallahu kheyr
@familymnemonic825
@familymnemonic825 4 жыл бұрын
Sxbta faiza is world aan ahay jesakalah qeer yaska
@alyusra
@alyusra 2 жыл бұрын
Shukran
@mfcooking6076
@mfcooking6076 4 жыл бұрын
Masha Allah walaal👍👍👍
@meriamgure8349
@meriamgure8349 4 жыл бұрын
Jizakalah abaayo!
@faysasheekhxasan1916
@faysasheekhxasan1916 3 жыл бұрын
Mansha allaah jazakallaah
@sitrayussuf7881
@sitrayussuf7881 3 жыл бұрын
Timaha maaka jajabo Haa Abaayo Yasmiin
@umilhaam1812
@umilhaam1812 4 жыл бұрын
Masha allah 🥰
@luulaluula2237
@luulaluula2237 4 жыл бұрын
Masha allh. abayo. Mcnto
@hamdibashir9490
@hamdibashir9490 4 жыл бұрын
Iam farst person usoreyay
@khadijaguled2104
@khadijaguled2104 4 жыл бұрын
Yes you are farst
@nouramed8312
@nouramed8312 4 жыл бұрын
mashaalah mamo yasmiin alaha kubarakeyo aqoontana kusiyadiyo habo maxa iso wici wayday wan kusugayy plz iso wac
@inahassanchenel9827
@inahassanchenel9827 4 жыл бұрын
Tnks yaas miin
@aminabarlin8085
@aminabarlin8085 4 жыл бұрын
qeer alaha kusiiyo
@aminaaahmed6484
@aminaaahmed6484 2 жыл бұрын
Maanshaalàah abaayo
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 4 жыл бұрын
Yaasmiin u xiisay runtii wl timaha ima koraan aniga wax kasta waa mariyey
@abdibashiir4171
@abdibashiir4171 4 жыл бұрын
Masha allah walaashay
@zainabdalib807
@zainabdalib807 4 жыл бұрын
Maasha'allah waan ku faraxsanahay sida aad mar walbo walaalahaada aad u caawiso gabar walbo oo KZbin ah ha is caawiyaan sidey horumar u gaari laheydeen mahadsanid abaayo yaaska❤
@xamdimaxamed3068
@xamdimaxamed3068 2 жыл бұрын
Masha allaah maamo alaah cimriga kuu dhereeyo Waad noo faaidays Shukran maami
@yaskamohamed5051
@yaskamohamed5051 4 жыл бұрын
Masha Allah
@queensomali5339
@queensomali5339 4 жыл бұрын
Thanks sweetheart hada Ayan ada
@Candyg14
@Candyg14 4 жыл бұрын
Abayo yasmin please talk about birth control and the side effects you mention u will do a video it.?❣️
@CafimatFican
@CafimatFican 4 жыл бұрын
, I have already and I definitely will again and will share what I use for birth control InshaAllah 💕💕💕💕💕💕💕💋💋💋
@Candyg14
@Candyg14 4 жыл бұрын
Cafimat Fican yes thank you my queen 💕💜
@iampsycho6529
@iampsycho6529 3 жыл бұрын
Wcs hawaryar macanto💕📲🤗
@ruqiyosalax4673
@ruqiyosalax4673 4 жыл бұрын
Masha allah
@umuxasan3725
@umuxasan3725 4 жыл бұрын
Asc abyo mahadsanid marka waxan rawa qumanka waxa lagu daweyo jisakalahu qer
@hamdaabdiaziz1638
@hamdaabdiaziz1638 4 жыл бұрын
Shugran mamii
@kaltuunabdullahi8172
@kaltuunabdullahi8172 3 жыл бұрын
Mashaa allaah
@zinuzinu6046
@zinuzinu6046 4 жыл бұрын
Masha Allah thank you ❤️❤️❤️❤️
@nasramaxamed48
@nasramaxamed48 4 жыл бұрын
Maasha allàah
@shaxshaxleyunsni9995
@shaxshaxleyunsni9995 4 жыл бұрын
Yas abayo iisheg
@mariamabdi3827
@mariamabdi3827 4 жыл бұрын
Ascww walashey Yasmin cafimad fican wan xanunsanaya bacteria aya calosha aya laygu shegey wax dawo ah abayo ishek kheir Allaah haku siyo iso jawab abayo please
@dekoyusuf8548
@dekoyusuf8548 4 жыл бұрын
Asc yaasmiin. Abaayo Nairobi aa joogaa walaaley malabkaaga sidhee kuheli karaa.
@sadikisse2766
@sadikisse2766 3 жыл бұрын
Typically 💗🌺
@mumtazqurux8252
@mumtazqurux8252 4 жыл бұрын
M.a walshy
Shahwada raga habka loo kordhiyo/Cafimat Fican
13:32
Cafimat Fican
Рет қаралды 83 М.
Caano dahab ee kafa’iideeyso nafaqadooda/Cafimat Fican
12:52
Cafimat Fican
Рет қаралды 108 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 35 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 10 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 54 МЛН
Sirta Carabta Timaha Dhedheer Timo dhedheer o Badan o Cafimat Leh
9:20
Faiza’s World | عالم فايزة
Рет қаралды 344 М.
Habka hormoniskaada loo saxo/Cafimat Fican
22:06
Cafimat Fican
Рет қаралды 348 М.
Habka uurka jirkaaga loogu diyarin karo /Cafimat Fican
21:16
Cafimat Fican
Рет қаралды 73 М.
Dumarka hoosta Ka weeynaatay marki ay caruurta dhalen/Cafimat Fican
13:55
MAXAA KUGU SOO DEDEJIYAY TIMAHA IN AY KU CADDAADAAN?
11:05
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 32 М.
firi bamiyaha mucjisadisa tin danbe kama goiso 😱 hair moisturizer treatment
10:36
SAMBUSA UFIICAN DADKA SOKOROOWGA/ MACAANKA QABO #somalia
8:43
Cafimat Fican
Рет қаралды 32 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 35 МЛН