No video

*Caasha Cabdow - Hadimadda Naftayda l Erayada & Laxanka Cali Dagaal Xayd

  Рет қаралды 161,880

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

FACEBOOK - goo.gl/Yq6ie
Google+ goo.gl/ujFnUz
TUMBLR goo.gl/YVDGd6
Instagram goo.gl/xNluhu
/ dalmar_d

Пікірлер: 139
@ahmmedisse
@ahmmedisse 3 жыл бұрын
Caasha cabdoow waa ay ka duwantahay faniintii waabari Sababto ah waa fanaanada kaliya ee qaabil saneyd ku heesida luuqada ugu weyn africa kana gadi jirtay fanka soomaalida iyo carabida lahjadaha dalkana ku heestay badankood sida Baraawiga , banaadiriga iyo kan eey hada ku luuqeeyneyso . Caasha cabdow maleyka boqorada codka africa
@user-ln3lp4nw9k
@user-ln3lp4nw9k 11 ай бұрын
Aad io aad wlhi wa qof anaga odhan saameeyn gaar ah naguleh. Allaha no xifdiyo boqorada fanka Africa ❤❤❤❤
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Ай бұрын
Caasho cabdow fanaanad wayn .
@abdirahmanmohamedwehlie5346
@abdirahmanmohamedwehlie5346 3 жыл бұрын
4/10/2020 malin axad ah anigoo goobteyda shaqada ku sugan suuqbacad yaaqshid Mama caasha aya leh heesta originalkeda sida an hada xaqiiqsaday Waxan kasoo racay yar an sxbo nahay abahiis oo qaraami kubashalaye aya heeskan shitay muxudiin geele waayo wayo iyo aduunyo tagtay💕✋inta iga danbeyso rabbi hanaga madoobiyo heesaha qulubteenana rabbi haku beero quranka
@jimcaalexaaji5197
@jimcaalexaaji5197 Жыл бұрын
Hadaad mar uun halkan soo boqotay wll like isaar
@abdirisaqaadan9717
@abdirisaqaadan9717 4 жыл бұрын
Yaa ila dhagysano heestaan 2020 farta taag👆👆👆
@0o603
@0o603 7 жыл бұрын
Ala jecliyaa somalidii hore Them lot knew how to have fun without unnecessary fights or insults. The music was pure and meaningful and oh dear... they used to walk around tall and proud.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
+m y you right, nowadays they keep fighting for stupidity.
@wiilsomali5933
@wiilsomali5933 Жыл бұрын
Qarami is always the best ❤❤love qarami songs
@ahmedkafiakak6479
@ahmedkafiakak6479 4 жыл бұрын
xiligaan fanka ma la iska soo gali jirin wlh qof is huba moyeeee
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Maama caasha ilaah haku dhowro Heestaan waxay aniga iileedahay xusuus gaar ah Cajalad baan kusoo duubtey waxaan akdhegeysan jirey radio national 2006
@AbdiG-fo5ux
@AbdiG-fo5ux Ай бұрын
❤❤❤❤4 we don't know each other ifka medka sido university muqdishu iyo hargaise I love
@Mohamed_Nazri
@Mohamed_Nazri 3 ай бұрын
13/05/2024 🎵 🥺 💯 🖤
@ibrahimabdalle2088
@ibrahimabdalle2088 3 ай бұрын
Ma ancora
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 4 жыл бұрын
The legendary Waaberi Band at the National Theatre in Mogadishu.
@0o603
@0o603 4 жыл бұрын
Ilaahbaa oge in aan soomaalidii hore jeclahay.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hees xusid mudan Old is gold memories
@libinalale6556
@libinalale6556 7 жыл бұрын
maamo caasho waxaan ku arkey Atlanta mareykanka meel baan kuwada qadeyney waa qof furfuran maasha alla
@abdinasirjibril8104
@abdinasirjibril8104 7 жыл бұрын
iku salan fanskeyda ayaan ahaay
@abdinasirjibril8104
@abdinasirjibril8104 7 жыл бұрын
iku salan fanskeyda ayaan ahaay
@abdinaasirahmed3077
@abdinaasirahmed3077 4 жыл бұрын
Sawir iila gal sxb
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Hadaad dib u aragto iigu salaan sxb una sheeg in aad utaageero
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Libin dhinbil miyaa mise waa libin kale by nassir cadaala
@dahirali8471
@dahirali8471 7 ай бұрын
Ruux jaceel haleelee Cidla' heedadaaboo heehaabayaanee!! Heybe waw haraado hurdo weys ka waayee habeen daran huqleeysaar hadhkii maanta hagar la'aan seexdoo anoo hurdo haatuf ii yimidee kaygiin helay hiirti waaberi oo hanqaarmay markii aan hebel idhiyee
@rakiaabdikarim661
@rakiaabdikarim661 Жыл бұрын
Old is gold ✨ 💛
@khadaryassein2445
@khadaryassein2445 2 жыл бұрын
Wewe heeztan mar wlpa wn dhegyzta Welipa qaapka muzic u dhacayO cajiip Iyo qapka codku uwada zocdO❤❤❤❤✔🔥 Fan waaH kii horeH❤✔
@mohamedmire6820
@mohamedmire6820 7 жыл бұрын
VIVO...LEGEND CAASHO CABDOOW....WAABERI-1-HEER QARAN...WAAYO-WAAYO...THANKS.
@ihcytsyfjvfufucuvcytc5188
@ihcytsyfjvfufucuvcytc5188 5 жыл бұрын
Caasho waxaan kula kulmey atlanta GA mareykanka waa qof qalbi furan
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
She is in a different class. Class of her own
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 2 ай бұрын
casha caadow😢
@maxammedganey87
@maxammedganey87 3 жыл бұрын
Caweyska dalmar Sxp heesta dhaantada ee kuu saaran magaceeda isheeg ado mahadsan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Waa tan kzbin.info/www/bejne/fqmUY5hna7iFhqs ama kzbin.info/www/bejne/rH_LeIaJlJiifLM ama kzbin.info/www/bejne/eKeypaOIZ7WNfM0
@abdelahiabdirihmanjama4000
@abdelahiabdirihmanjama4000 2 жыл бұрын
Caasha abdoow fanaanad qaran
@anshirocilmi6512
@anshirocilmi6512 2 жыл бұрын
Sax
@abdellahiAbdieidjama
@abdellahiAbdieidjama Жыл бұрын
After one year❤😢
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Maamo Caasha Cabdoow ❤
@Shihaab464
@Shihaab464 8 ай бұрын
King khaalid soo maaha kii soo Qaaday heeata Sorry 😢 mama Caaahoo Abdow maaliki
@abwaanbulchinaofficial3638
@abwaanbulchinaofficial3638 2 жыл бұрын
Horumar Wacan oo Wanaagsan Subscr&Like Waan Kuu Saaray Weliba Share aan kuu raaciyay Waad Mudan tahay Wadda Shaqeyn Wacan 😊💯👍
@dheemangudcur7695
@dheemangudcur7695 6 жыл бұрын
Old is gold mama caasha
@osmansufi4066
@osmansufi4066 2 ай бұрын
Erayadii aun abwaan cali sugule
@abdi1502
@abdi1502 Ай бұрын
Dadka haqaldin cali dagaal xayd ayaa tiriyey daawo caaisha cabdoo waxaagu waa nin jeclaysi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Ай бұрын
@abdi1502 Waa runta Waa daawaday Wareysiga sntv iyo Liiban. Waa kan kzbin.info/www/bejne/eGOxmp2Mg8hkfNksi=bwrZmL0dc8iXJzdp. Dad baa Hada nin jecleysi la wareega.
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 3 жыл бұрын
fankii somali asagaaba dawlad iska ahaay Yaakhii fiiri masrixiyada sideey u racayso musiga iyo awooda codka maama caasha badow mala,ika camaani
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Waa fanaanad sidaas awgeed bay u fahmaysaa dhawaqa muusiga iyo codka wada socdkooga
@abdiraxaanahmed3120
@abdiraxaanahmed3120 10 ай бұрын
hestani. xasuus dheer bay iguledahay 2012
@dahirali8471
@dahirali8471 7 ай бұрын
Hadimada naftayda hawlaha i haystaan la hadaaqayaayee Heybe waw haraado hurdo weys ka waayee habeen daran huqleeysaar hadhkii maanta hagar la'aan seexdoo anoo hurdo haatuf ii yimidee kaygiin helay hiirti waaberi oo hanqaarmay markii aan hebel idhiyee
@osmanb8446
@osmanb8446 4 жыл бұрын
Af waqooyi, banaadiri, sawaaxili waa isugu mid, meeshiisay wada dhigaysaa.
@afassehussein4779
@afassehussein4779 3 жыл бұрын
Afka reer waqooyi leyihin waa maxay ? Waa yabe m af cusub ba so baxay
@osmansufi4066
@osmansufi4066 2 ай бұрын
Waa kan ay ku heeseyso afwaqooyigu ee heesta uu sameeyey aun abwaan cali sugule​@@afassehussein4779
@awilahmedhersi7441
@awilahmedhersi7441 4 жыл бұрын
Yaa dib ugu soo celsho 25jir
@MaxamedMaxamuud-oe5bh
@MaxamedMaxamuud-oe5bh 2 ай бұрын
Xasuus hore ❤❤😭😭😭
@abdiaziizali1263
@abdiaziizali1263 7 жыл бұрын
mirihii allaha u naxariistee maxamed cali kaariye
@ugaasyare9466
@ugaasyare9466 6 жыл бұрын
Abdiaziiz Ali kaariye kaa dhumay abwan nidaamiye ayaa lahaa heeska anaa dhegeystay into nuulaa asagoo ka sheekeynaya qisada heeska
@najmaosman5982
@najmaosman5982 5 жыл бұрын
Abdiaziiz Ali fanaantu weey sheegtay abawaanki sameyey ereyada inkastoon aanan hada xasuusan, kaariyana muusan aheyn ee iska amus Kaariye meel walba ha la taagnaanine.
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 3 жыл бұрын
Ali dagaal xayd ayaa erayada iyo laxankaba leh muran malaha
@AliHasan-ii7sr
@AliHasan-ii7sr 8 ай бұрын
Waxa aan jeclahay ayada iyo nimco jaamac sida ey music ga ula socdaan jini yaasha qaamqaamta
@safiyahassan9308
@safiyahassan9308 5 жыл бұрын
Bal nimankaasi siday qalabkaa uga hadal siinayaan eega waxaas horumar ahaa kuwii dawladii burburiyay caqli malahayn
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Waa runta walaal. Waxaan xasuusta markay hoga ka tumayaan labadii theater Muqdisho & Hargeysa sida muusigu uu dhawaaqayo iyo hada waxay muusig ku sheegayeen. Marykaan yara nimanka & gabadhaha musians magacyadood waanu naqanay, waayo fanaantii isku qiimo bay ahayaan. Nimankaas nin ka mid ah baan ku arkay show Norway laga sumayey mar uu ka heesayo Cabdulqadir Jubba, waxaa la yiraahda Muuse Yaray, waa ninka surwaalka cad iyo koodhka grey xidhan ee saxaphone afuufaya, eeg sidu Jubba u ixtramayo markuu stage soo galayo. kzbin.info/www/bejne/gKuupYmNndytpqM
@Umbilal271
@Umbilal271 4 жыл бұрын
Safiya Hassan waa run walee
@user-horo
@user-horo 4 жыл бұрын
Dib looma helayo heesihii iyo musician kii soomaaliyeed walee
@caydaruscayga2170
@caydaruscayga2170 3 жыл бұрын
@@user-horo ma awal ayee aaqiro wax tarayeen? Hhhh
@AminaCuisine692
@AminaCuisine692 5 жыл бұрын
Was mama Asha this beautifull masha Allah
@ahmedaliwaqooyi6053
@ahmedaliwaqooyi6053 5 жыл бұрын
Qoftaan mucjisay ahayd luuqada badan ku hadasha Habaloow haraadoo Kaygii helay oo aan hanqaarmoo markii aan Habaloow iri
@abdinasirm6440
@abdinasirm6440 4 жыл бұрын
Ereygaan waa xushmaddaro (Qoftaan
@caydaruscayga2170
@caydaruscayga2170 3 жыл бұрын
@@abdinasirm6440 maxaaa la dhahaaa marka?
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 4 жыл бұрын
Waxay ku dhalatay kuna soo barbaartay magaalada kismaayo. Waa baajuun soomaali.
@faysalhahi2694
@faysalhahi2694 3 жыл бұрын
Ayado yarey timid o afsomali aqoon wana sansibaar
@hanadahmed8389
@hanadahmed8389 3 жыл бұрын
@@faysalhahi2694 ma ahan ee waa baajuuni ka timid jubada hoose. Baaajuunta af somaliga waxay barteen xoriyada kadib. Wixii ka horeeyay laysma dhex gali jirin. Lahjadooda ayeey ku ekaan jireen
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 3 жыл бұрын
@@faysalhahi2694 Way ku dhalatay iyada iska daayee aabaheed iyo hooyadeed baa kismaayo ku dhashay.
@dheemangudcur7695
@dheemangudcur7695 6 жыл бұрын
King Khalid kusoo ciyaaray heestan
@abdihashi2310
@abdihashi2310 Жыл бұрын
Ninka dhinaca bidix ka taagan ee guitar ka garaacaya waa AUN Macalin Maysar.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@roblemaer4834
@roblemaer4834 Жыл бұрын
Haa. AUN.
@MohamedAhmed-wr3fz
@MohamedAhmed-wr3fz 6 жыл бұрын
iyadu waxay tiri Hebalow harado hurdo wa iska wayay. kii hestan dib kaso qadayna (king khalid) wuxu yiri hodoney haradoo hurdo wa iska wayay. waa farqiga somalidi hore iyo somalidan u dhaxeyo
@dekohassanali1289
@dekohassanali1289 5 жыл бұрын
Haa xishood caml
@khaalidofficial7092
@khaalidofficial7092 3 жыл бұрын
King khaalid maaha sxb iska hubi cumar bonde ayaaa qaada
@caydaruscayga2170
@caydaruscayga2170 3 жыл бұрын
@@khaalidofficial7092 asigaba wuu qaaday King khalid
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay 3 жыл бұрын
Heesaha hada waxaa macno tirey magaca lagu daro, hees qof leeyahay mid bulsho isku looma jeclaan karo. Hees gabadh lagu magacaabay gabadhaas leh heesta
@faadumomuuse5713
@faadumomuuse5713 3 жыл бұрын
2021 /9 /8 tima 3/10 miridh habeenimo hurdo wayskawayay
@MarayanCabdiraxman
@MarayanCabdiraxman 8 күн бұрын
Just 21/8/2024❤😂
@cabdiraximburci4924
@cabdiraximburci4924 2 ай бұрын
8/6/2024
@tahamedshaayi8332
@tahamedshaayi8332 4 жыл бұрын
Heestan oo talantaaliyaa ayaa jirta iyadoo qaraamiya lkn hadda ma arko caruurnimadaydii ayay ixasuusisa 😍😍😍😍🙏
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Yaa heesta la qaadi jiray Caasha
@togavlog9526
@togavlog9526 4 ай бұрын
Alle amarkii waxan dhagaystay heesaha Qaraami GA ah, da' ahaan dadka aan isku lod Ka nahay ma fahman xitaa team Sharma boy😅
@luckyh4131
@luckyh4131 8 жыл бұрын
maama caasho ilaahey ha ku dhowro
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 6 жыл бұрын
waaba ilmeeyay😭
@kaahiyeraage6029
@kaahiyeraage6029 3 жыл бұрын
Sida la sheegey, laxankan macaan waxaa sameeyey abwaanka weyn Saciid Maxamed Xarawo, erayada yaa sameeyey?
@omerreese7984
@omerreese7984 3 жыл бұрын
Abwaan Cali Xayd ( Dagaal ) baa Lahaa MIDHAHA . Waa hortaantii 78 kii .
@abdi1502
@abdi1502 Ай бұрын
@@kaahiyeraage6029 cali dagaal xayd ayaa curiyey heestan
@deerowabdullfatahkusow8297
@deerowabdullfatahkusow8297 7 ай бұрын
Bal maleee kumaa ama tuma baa sidaa u heesi karta? Yaaa intaasoo qalab ah isukeeni kara codkoodana isu dheelli tirikara iyadoon istcmaaalayn software...... adduunyooy xaalkaa ba
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Original keeda yadaa qaadaY... MaraYkan baan ku ogaah marki u danbaysaY.....
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 4 жыл бұрын
Haaa cuman iyo ameericay u dhaxaysaa
@musemuse8734
@musemuse8734 7 жыл бұрын
Ashai Abdow Suleyman Maliyka inaba caadi maaheen
@queenema1706
@queenema1706 7 жыл бұрын
mirihii calidagaal xeyd
@mr.garras
@mr.garras 2 жыл бұрын
2022 ya dawanya like sar
@Khaliifg
@Khaliifg 2 жыл бұрын
Xasuus waxan dhegaysnaya 21/04/2022
@sharmakeadi4684
@sharmakeadi4684 7 жыл бұрын
heestaan ayadaa uhoreysay cidqaada ayadaakeh
@abdifatahgaani2693
@abdifatahgaani2693 3 жыл бұрын
Haa walal heestan waa original iyada ayaa iska leh king khalid waa copy
@hassanhussein1718
@hassanhussein1718 8 жыл бұрын
dhaantaada hor dhaca heesta ah yaa magaceeda ii sheegi kara fadlan.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 жыл бұрын
Waa tan kzbin.info/www/bejne/eKeypaOIZ7WNfM0
@faysalali8095
@faysalali8095 6 жыл бұрын
Hanad Hussein a hadimadda naftayday
@shaktaofficial9080
@shaktaofficial9080 Жыл бұрын
Ar show heesku wa QaraaMi King khalid u yaqaneY inu leyahee 😂😂
@abdullahiaadandahir3150
@abdullahiaadandahir3150 5 жыл бұрын
Axsan song
@ahmedaliwaqooyi8602
@ahmedaliwaqooyi8602 6 жыл бұрын
Heeskaan ma ayadaa lahayd hortu dhawr qof oo kaloo qaadayaan arkaye
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Haa iyada ayaa iska leh, qofka qaadaya maxaa la yidhaahda
@najmaosman5982
@najmaosman5982 5 жыл бұрын
Ahmed Ali waqooyi haa ayada ayaa leh. Waxaan kale weeyba ku ciyaareen! Waxaa iga naxdin badneyd markaan arkay kii sidi lo’ada u ciyi jiray ee king khaalid ugu so ciyaaray heeska. Ilaah amarkiis
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 4 жыл бұрын
Iyada leh wa original
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 3 жыл бұрын
Orginalka iyadaa lahayd.
@hassanmohamed900
@hassanmohamed900 2 жыл бұрын
Hhhh ninyahow maxaa s kaa ah? Heestan ayago oon dhalan ayaa laqaaday 76kii
@mohameddaahir4478
@mohameddaahir4478 4 жыл бұрын
Mama asha
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Haye maxamed daahiroow halkeey kuumaree
@Garraad
@Garraad 2 жыл бұрын
@Caweyska Dalmar waa heestee musiga bilowga hore?
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Waa tan kzbin.info/www/bejne/rH_LeIaJlJiifLM
@mohommeddahir876
@mohommeddahir876 4 жыл бұрын
Axyaa song
@ahmedmuse248
@ahmedmuse248 Жыл бұрын
Eesh qiyaasak khaamamka qaraamiga ah
@jimaleahmedyusuf6512
@jimaleahmedyusuf6512 4 ай бұрын
Casha cabdow Iyo midhihi cali dagall xayd
@waasheekakale754
@waasheekakale754 3 жыл бұрын
2021
@suheybdaahir1158
@suheybdaahir1158 Жыл бұрын
Mama casho cabdow 2022 /9/13
@jimcaalexaaji5197
@jimcaalexaaji5197 Жыл бұрын
Hewstan xasuus taday kuma soo kobi karo walaalayaal kaliya wn idinla wadagi karaa Hoyaday in qaadi jirtay marka ay dharka maydhayso allha ha unaxariistee Nolasha Hooyo la aan way xanuun badan tahay Somali wayn guul iyo gabanimo walaalayaal 2:20 qof dhib soomaray uun baa udaremo karo 😓
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Waa runtaa Ilaahay ha ku gargaaro InshaAllah
@jimcaalexaaji5197
@jimcaalexaaji5197 Жыл бұрын
aad ayaan kugu mahad celinanayaa wll
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Adiga muddan wll
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Hooyo Waa caajib ninkii ay ka dhimatay baa garan. Kuwa u nooshahay wakhti ka faaideysta.
@Anshaxa007
@Anshaxa007 2 жыл бұрын
Vivo Waberi
@xaajicaamir9703
@xaajicaamir9703 3 жыл бұрын
Waaw
@xajiadankoofi7454
@xajiadankoofi7454 6 жыл бұрын
Ninka gitarka garacayo dhinaceda bidix macalim meysar miyaa?
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
xajiadan koofi haa ninka Caasha midigta ka xiga ee gaaban waa Macalin Meyser
@abdulazizmohamoud821
@abdulazizmohamoud821 6 жыл бұрын
yes
@najmaosman5982
@najmaosman5982 5 жыл бұрын
xajiadan koofi ninkii soomaaliya u qaaday kitaarka garaaciisa waaye ninkaas alaah alaaah
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
Haa , gitaariistaha kowaad (lead guitarist).
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 3 ай бұрын
Cali dagaal xeyd aya sameyay waxaaana laxanka kularey axmed cali cigaal
@abdifatahkhalif7025
@abdifatahkhalif7025 11 ай бұрын
Mirihii cali dagaal xeyd dadka waxkle qoraya joojiya
@abdiyare3617
@abdiyare3617 4 жыл бұрын
King khalid qaday copy miya kingkhalid
@abdia4527
@abdia4527 6 жыл бұрын
To cabdicasis cali wall maxamad cali kaariye ma samayn,waxaa sameeyey cali dagaal xayd,daawo waraysiga caasha cabdow ee sntv,waxaadan aqoon hayska qorin
@abdirahmanelmi8172
@abdirahmanelmi8172 4 жыл бұрын
Watching from Glasgow 14th March 2020
@nalayeahmed6877
@nalayeahmed6877 2 жыл бұрын
❤️📑Dhambaalo & H A
@Haile518
@Haile518 6 жыл бұрын
Bal maleee kumaa ama tuma baa sidaa u heesi karta? Yaaa intaasoo qalab ah isukeeni kara codkoodana isu dheelli tirikara iyadoon istcmaaalayn software..... adduunyooy xaalkaa ba'
ilowsha dhawida Abaayo -Maxamed Cabdow & Cadey Cali Axmed
11:11
Daud Maxamud ( Bakac )
Рет қаралды 24 М.
HEESTA:HADIMADA NAFTAYDA iyo CAASHA CABDOW EREYADII iyo LAXANKII  CALI DAGAAL XAYD
6:52
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,8 МЛН
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 11 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 19 МЛН
Wareeysi Caasha Cabdoow November 2011 By VOA Somali
43:00
Ik Hajji
Рет қаралды 45 М.
Saynab Cige Hees Kaban Qaaci : Ha U Tudhin Wax Kaa Tegay
9:00
Maria Channel
Рет қаралды 31 М.
Caasha Cabdow | Markaad iga Maqnayd
2:27
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 249 М.
CASHO ABDU MALIKA
38:19
LIBAN SHOW
Рет қаралды 134 М.
Binti Cumar Gacal | Bixiso ama Balad Xaawo | With Lyrics click CC
6:06
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,8 МЛН
Heestii waabe waabe  Asho Abdo  Malika ee Safiirka kenya ee Washington
5:23
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 56 М.
Caasha Cabdow iyo Xuseen Suudaani Adunyaa Jamiila With Lyrics
8:17
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 30 М.
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,8 МЛН