Binti Cumar Gacal | Bixiso ama Balad Xaawo | With Lyrics click CC

  Рет қаралды 1,789,868

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

12 жыл бұрын

#caweyskadalmar
FACEBOOK - goo.gl/Yq6ie

Пікірлер: 673
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Hadaad rabto erayada kilik CC | if you want Lyrics click CC
@madaale3997
@madaale3997 6 жыл бұрын
heesaha noocaan oo ah kuwii hore horta ayaga ayey ku harty murtidii marka please erayada noosoo qora si qof walba u fahmo waxaana ani ka ugayaa jawaab
@mukhtarbashk9556
@mukhtarbashk9556 6 жыл бұрын
Caweyska Dalmar thanks
@daudbare3832
@daudbare3832 5 жыл бұрын
Daudbare665@gmailcom
@mplsridah
@mplsridah 5 жыл бұрын
Ayan Elimi are you serious? I thought they are not into qabil like that?
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 2 жыл бұрын
Caweyska Dalmar sxb mahadsanid. Wax yar oo saxid ah : Anoo beer sii maraaya Haduu badda Boeing ka raacay
@abdirahmanmohamedwehlie5346
@abdirahmanmohamedwehlie5346 4 жыл бұрын
4/6/2020 galab qamiis ah goobteyda shaqada dhaxdeeda ban ku dhageysanaya mamo sharaf binti cumar gacal legend Qofkastoo iga danbeeyo Sxp mcn like ha ila agmarin hada xariiftahy🔥❤✋
@zaymolabdullahi4775
@zaymolabdullahi4775 3 жыл бұрын
👍
@jabibabaa4022
@jabibabaa4022 3 ай бұрын
Anah hadan sogalay 2024 anoo badiye jogah buur kor keed saran 2023 30 July kaso tagay xamar waan kusalamy hada noshahay sxb
@Za07Editz
@Za07Editz 4 жыл бұрын
Eryadii Yuusuf Adan Allaale aun Laxanka Abdi tahliil warsame Aun Codka Bintu Cumar gacal. Waa Abdirisaaq Dhamme from Germany oo idin leh Wakhti haydin wacnaado.
@inacarab2353
@inacarab2353 3 жыл бұрын
Dhame jeesto ❤
@caamirahmed8039
@caamirahmed8039 3 жыл бұрын
WaN Hubaa inad 2021 dawanaYs0 likE haYla dhafin🇸🇴💯💥
@ahmedhassanomar6054
@ahmedhassanomar6054 2 жыл бұрын
Ani❤😍
@falastiinmursal11yuusuf84
@falastiinmursal11yuusuf84 3 жыл бұрын
Heestaan cawa waan soo radiyyy 😭😭😭😭💔💔 jcylba hadaan ubooyo hdaan nin danboo ubaroorto 💔😭
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 2 жыл бұрын
Waxad ogata ina abti hadu gadhi ku jiidho gaadhi kale ayunba dhakhtar-ka ku qaadi dona. Dhaawaca Nin ku gaystana Nin kala ka dawayn kara. Ee ha dambaabin qaliyey fareheenu ba ma sinee. Salamullahi calayk meel kasto aad joogta ba
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho 3 жыл бұрын
Heesta waxaan dhegeysan jiray. 2006 maxaa xajaaro rikoodh igaga dhamaadey😋 Xasuus. Aleele. 2021 ku noqodey😊
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Kkk
@caarecaareyey6648
@caarecaareyey6648 3 жыл бұрын
Waxaan kanimi School ka oo Aan fasalka 3aad ahaa, waxaan imi ceelka oo kuyiil wadada school looma. gabdho Ay heestaas u baxayso ban u imi oo kusoo celceshanaya cajiib gabdhuhu ceelka barxadiisa bay dhar ku dhaqanayeen heestana way kadaba qaadayeen xusuus bay igu leedahay heestu iyo waqti cajiib ah Taarikhdu wa 2003 ilaa 2004
@hibaaqadam2209
@hibaaqadam2209 8 жыл бұрын
waxaa hestan is kaleh abahay yuusuf adan xuseen ilahay ha unaxariisto. waa hees aad qiimo uleh wax wayna ku dhadhida
@abdirahmanibraahim6842
@abdirahmanibraahim6842 7 жыл бұрын
baayo hadey runtaa tahay ee abaha leeyahy heestaan hadaba ogow waa siyaasad heestan looga soo horjeedey dowladii kacaanka siyaad bare hadaan dib dambe u baroorto hadaan baxaaanow iraahdo balaayaba ha iga raacdo waa hadaan darood dambe amino marka wxan ku farax anahy in ay ayadii manta dib uqaado ayado nin darood ah wadanka xukumo oo ay jaceyl nooga dhigto marka aabaha manoolyahay maskinti heesta qadey waa haynaye ayado mar tabaad nooqadeysa manta wn kaxaal wareysan lahaa sida uu fakarayo kolay qowmiyad dhan awal baan kursiga laga ilaalinkarine heeesta habaarkana ale idiinmaqabto kulahaa balayaba ha iga raacdo marka baayo adi wxaad ka ogthy oo iga xog ogaal santhy iga wrn
@abubakarhajimohamuud2940
@abubakarhajimohamuud2940 7 жыл бұрын
wr caadi maaha way wcnthy Ibraahim
@abubakarhajimohamuud2940
@abubakarhajimohamuud2940 7 жыл бұрын
wr
@abubakarhajimohamuud2940
@abubakarhajimohamuud2940 7 жыл бұрын
m
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 6 жыл бұрын
wr caadi maaha way wcnthy Ibraahim hhhhhhh caadi maahid aabo saasoodhan loma ogee Ha igu cadyn
@falizey9600
@falizey9600 Жыл бұрын
eedo binti cumar gacal caafimaad taam Alle ha siiyo 🤲💗
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@shuaybmohamud15
@shuaybmohamud15 8 жыл бұрын
Anigo Balad xaawo jogo ayu bari iiga yerey Balad xaawo mesha kudhashte 😢 ❤
@umusalmaa7426
@umusalmaa7426 7 жыл бұрын
Shuayb Mohamud ma uxiiste
@norwegianbutorginalafrican4934
@norwegianbutorginalafrican4934 7 жыл бұрын
Layaan Mascud 🤣🤣🤣 maxu u xiisaa koleelkedu ka reestay
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 7 жыл бұрын
Shuayb Mohamud Labo wiilal oo Mataano ah oo reer buulo xaawo, ayaan raadinayaa hadaad garanaysid, Waxaa lakaladhahaa cabdiraxman Sh Max'ed iyo Cabdixafid Sh Max'ed, waxayna skool kadhiganjireen Kismaayo, fasaxoodana kunoqonjireen buulo Xaawo. Hooyadoodana Mama Caasho. Walaal dadkaas mataqanaa (Ogadeen waaye) ?
@simanali5863
@simanali5863 6 жыл бұрын
Meel qatara kudhalatay walahi, ani muqdisha kasoo jeedaa lakin dadka daga dhulkas waa jeclahay
@mohamedamiin2283
@mohamedamiin2283 5 жыл бұрын
muslimahsista iga raali noqo wll qali aniga baladxaawo muddo 9 sano kamaqanahay dadkaas nah wlhi magaranaayo
@ziyadismail3700
@ziyadismail3700 5 жыл бұрын
Aya dhageysana 2019 farta tag hadad tahay laacib so jabaya 😂😂
@mukhtarasayr7044
@mukhtarasayr7044 4 жыл бұрын
binti cumar gacal waa gabar somaliyeed somali dhalin yarada dhaan jecel ..like iisaara waa ka weyn tahay plxs bint gabdhaha somaliyeed iyo wiilsha ha waanisee daaya
@abdikhadarhashi2357
@abdikhadarhashi2357 8 жыл бұрын
waa gabadh soomaaliyeed , dadku barigaa qabiil ma aqoonin . class ka 8deedaad baan ahaa markay heestan soo baxaday , dadkoo dhanbaa heestan jeclaa , ilaa iyo hada Binti cumar soomaali cideey ka tahay ma aqaano.
@abdirashidyeedhay9122
@abdirashidyeedhay9122 7 жыл бұрын
Abdikhadar Hashi walala anagaa nalagu sookoriyee qabiil waa Hawiye waan kaxumahay in an qabiil nala baray
@safarkaaakhiro9145
@safarkaaakhiro9145 6 жыл бұрын
Abdikhadar Hashi sow maha wlle qabiil hada bay dadku kuwashen lkn maficna qabiil qaranba inaga deeqa 😡😡😡
@mohametmohamut1112
@mohametmohamut1112 6 жыл бұрын
Abdikhadar Hashi iba abti mcn waa gabar Abgàal cismaana
@dkxjhdjdbd469
@dkxjhdjdbd469 6 жыл бұрын
Abdikhadar Hashi
@sadaqmali6918
@sadaqmali6918 6 жыл бұрын
Somalinimo ayaa nagu filan
@DrJaboo
@DrJaboo 7 жыл бұрын
I live and rise is saudi arabia I remember this song when I was 5 years old that was the first time the I hear it ..may god bless and help Somalia ...Rise up again
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
+Dr. Jaboo InshaAllah Somalia will rise again better and bigger. I was there too in dhahran worked (1983-1995).
@abdulraheammohamedahmed3729
@abdulraheammohamedahmed3729 6 жыл бұрын
It's not god it's God
@kariyehilowle6011
@kariyehilowle6011 5 жыл бұрын
Yeah bro God won't send a miracle to help somalia we all know you don't even have citizenship in saudi arabia so help ur country or stop srry for us
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
How do know he don’t have citizenship. Hundreds thousands Somalis do have citizenship.
@drwarsameyusufabdi5767
@drwarsameyusufabdi5767 2 жыл бұрын
Your English is so broken is better to speak either your mother language or Arabic because you are in Saudi Arabia
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 4 жыл бұрын
2020ka yaa dawanaya😍👑🖒🇸🇴
@kinghassan9604
@kinghassan9604 4 жыл бұрын
Ani😍
@queenhibaaq5916
@queenhibaaq5916 Жыл бұрын
2023
@nafisaaden8360
@nafisaaden8360 3 жыл бұрын
Still listening in 2021❤️ baledxaawo 😭❤️
@samadoonwiilqaran20
@samadoonwiilqaran20 Жыл бұрын
Still listening 2023
@mascuudali2785
@mascuudali2785 5 ай бұрын
​@@samadoonwiilqaran202024
@AbdiAli-js9yk
@AbdiAli-js9yk Сағат бұрын
One of the songs that will never die down as long as a Somali lives on this earth. Who’s listening late July 2024
@mukhtaromertm7051
@mukhtaromertm7051 6 жыл бұрын
Yaa 2018 daawanaya Farta taaga Allaha fanaaniintii hore xifti 😍
@herrochannel2670
@herrochannel2670 6 жыл бұрын
2018 Cidi dawanysa like igu qabo
@osobleahmed817
@osobleahmed817 5 жыл бұрын
kush kush channel thanks
@Mohamettfagaaze87
@Mohamettfagaaze87 9 ай бұрын
Xasuus hestan wa aad u jecleed Hooyadey mcn Allah I daaye xiiso an u qabo hestan ku so Xasuus Tay habeen nimo jimco Sabti so galeso 12:35 daqiiqo ❤ allow hooyo I daa❤❤❤🎉
@Wajircity
@Wajircity 2 жыл бұрын
LOVE 😘 from Kenya 🇰🇪✌️♥️✌️ ancients are the best, old is Gold. Who is watching 2022
@mascuudmaxamed1033
@mascuudmaxamed1033 Жыл бұрын
Dadku heesta Jacayl iyo Nin inay kaga hadlaysjay Monayaan,heesku waa Siyaasad qofkay sheegaysaana waa siyaad oo shaqaalihii lakala badalijiray iyo nidaamkii adlaa ayay kaha hadlaysaa.
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy 2 жыл бұрын
Heeskan waxa sameeyay yusuf xaji aadan raysal wasaare ku xigeenkii hore soomalia abeheed foosiya yuusuf xaaji aadan aabaheed wuxuu ahaa macalin iyo abwaan alle ha u naxariisto
@KalelaChannel
@KalelaChannel 3 ай бұрын
Fowsiyo aabaheed inuu ahaa Raysal Wasaare maba ogeen. Reerka waa Habar Yonis sooma aha misa waan qaldanahay?
@ceoinsomewhere8780
@ceoinsomewhere8780 3 жыл бұрын
heestan wan iska jeclahay marwalba o an safar u baxayo inan dhegeysto.qolkayga dhexdisan ku dhagaysanaya 5:28pm.isniin 14/sep/2020.😅😅😅😅
@ibraahimcabaas3008
@ibraahimcabaas3008 2 жыл бұрын
Fananadeyna Binti cumar gacal Allah ku cafiyo wll
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@josephgurey9781
@josephgurey9781 5 жыл бұрын
The first day i listen this song, i didn't know the most towns and villages in the song except Bosaso, where i lived at that time. Fortunately, tonight i am in the Ballad-haawo. Alx, the world is full of opportunity.
@nidolzack7052
@nidolzack7052 4 жыл бұрын
Mel an uxiisay magalkeygii b.hawa
@hassanabdullahi9867
@hassanabdullahi9867 3 жыл бұрын
BBC ijii
@wasimahmed4106
@wasimahmed4106 Жыл бұрын
@@nidolzack7052where is baladhawa located at
@kingsk8954
@kingsk8954 5 жыл бұрын
2019 cidii dawaneysa like igu qabo
@sogaalmedia950
@sogaalmedia950 5 жыл бұрын
Ok
@adesh8227
@adesh8227 7 жыл бұрын
beled xaawo io beerti raaxada Alla mxan u xiisay... nasiib hadan leeyahay Alle ha iguso nabad celiyo ano cfmd qabo🤗🤗🤗
@ahmedceyni9344
@ahmedceyni9344 5 жыл бұрын
Wara Adan Wa Ahmed Legend. Meeshana ma igaso horeeysay kkkkkkkkk. Balad Xaawo beerti Raaxada lee iga dheh
@raaxmoruuunilveyouc3469
@raaxmoruuunilveyouc3469 5 жыл бұрын
Amiin amiin amiin huuuno
@rahimahumullahu2804
@rahimahumullahu2804 3 жыл бұрын
Wadan gaalo aad yaa ku yiri adiga kkk
@abdishakourshakti7364
@abdishakourshakti7364 5 жыл бұрын
DALMAR TV IYO MUDUG BOY WAA ILAALIYAYAASHA FANKA SOMALIYEED WAA LABADA KZbinR EE UGU MUWAADINSAN SOMALIDA KZbin KA KA XAMAALATA THANK YOU GUYS
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Walaal adiga muddan, waxaan umalaynaa aniga iyo Mudug aanu nahay jiilkii soo arkay qaranimada waxay tahay, ma aqaan Mudug da'diisa lakin anigu nin yar ma ahi . dadkyaga, wadankayga, dhaqankay & suugantayda waan jecelahay. Walaal waad mahadsantahay. Run ahaante Mudug iyo aniga waxaan KZbin wadnay ilaa 2006 dhowr bilood buu iga horeyey Mudug. 2 Cajacaldood oo Somali TV ka duubay dhamaadkii 1990 ayaan ku soo tuuray halkan, waa markii ii ugu danbeysa Soomaliya. fasax baan ku tagey Xamar. Thanks
@abdinasirmohamed248
@abdinasirmohamed248 4 жыл бұрын
@@caweyskadalmar Qowmiyaddii eebbe naga dhigey baan ka cararney markaasaan Qabyaalad u xanjeeraney miraheedii ayaan guraneynaa welina saarku waa nagu raran yehee nagama degin, Rabbi talo ku filan.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Abdinasir Mohamed Aamin. Walaal waa runta. Jiilkaga ilaa hada fananiin ama dad caan ahaa baa jira hada KZbin ku bartay qabiilkooga qaarna wali anoon aqoon. Waayo wax qiimo leh bayna ila hayn qofka qabiilkiisu, hab dhaqan iyo siduu dadka ula dhaqmo iwm baa muhiima. Waxaan xasuuta markii la yidhi qabtakada waa la aasay, oy dadka aanu waydiin karin qof kale qabiilkiisa. Waa horeentii 1970s qaarba odhan jiray waa maxay “x ama ekskaagu”. Baqasho waa jirtay lakin cadowga Soomalida ayaan jirin oo ah QABIIL iyo dagaal qabiil. Waqooyi dagaal xun oo in badan socday baa jiray dhamaadkii 1960s. Hargaysa doox baa kala qaybaya wakhtigaas layskuma talaabi jirin. Qofka makhayad shaah ka iibsada liin dhanaan baa loo soo raacin jiray si hadii sun lagu daray ay liintu marka shaaha lagu daro u xumbayso.
@abdinasirmohamed248
@abdinasirmohamed248 4 жыл бұрын
@@caweyskadalmar Qabiil iyo Qabyaalad fal iyo magac Qabiilku waa magac inaad i taqaan anna aan hayo af tirsiimahaaga dhib maaha waxase eelku yhy markaan ab tirsiimahaas isku xasadno isku xumeyno waa adduun iyo aakhiro beel dadkuna badankood waxay u eg yihiin duul saqraansan waxaan saas u leeyahay xumaanta Qabyaalada waa wada og nahay haddana waan qaayibney oo qurunkeeda kama qiiroono. Mhdsanid in badan.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Abdinasir Mohamed waa runta in la barto qofkii qabiilkiisa. Laakin aniga jiilkaygii baan u dhaqmin. Hada qofkii magaciisa waxaa ka horeeya qabiilkisa. Mahadsanid Walaal
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 Жыл бұрын
Barbaarta yarkaan ka eegtay Yarkii isha iigu baaqay Inankii caashaqa aan beernay Anigu baaqbaan ku raacay Anoo beled xaawa jooga Muxuu bari iiga heesay Markaan boosaaso gaadhay Muxuu burco iiga heesay Anoo beer sii maraaya Haduu badda doon ka raacay Inuu been ila jilaayo Adaa boqoroow ogaayee I bixiyoow iga badbaadi Haddaan bogsadoon ka raysto Sidaan uga booday caashaqa Jacaylba haddaan u booyo Haddaan nin dambe u baroorto Balaayaba ha iga raacdo
@nuurhassan4690
@nuurhassan4690 7 ай бұрын
Haduu bada boyn ka raacay
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban 3 жыл бұрын
Hadaad 2021 daawanaysid isooo salaan Likena ku qabo Soomaliya ha noolaati
@amarushakur77
@amarushakur77 7 жыл бұрын
fanan waaa kuwii hore runtii
@sucaadmaxamed7770
@sucaadmaxamed7770 5 жыл бұрын
Haa
@muxuboxirsi3813
@muxuboxirsi3813 5 жыл бұрын
2019 yaa ila daawanaya
@abdallamurcanyo3954
@abdallamurcanyo3954 5 жыл бұрын
aniga
@ayshaiaismanys2789
@ayshaiaismanys2789 5 жыл бұрын
Aniga👌👌
@thelastking5725
@thelastking5725 5 жыл бұрын
Aad bee u qurxux badneed masha allah big legend
@bayanbasher9175
@bayanbasher9175 2 жыл бұрын
Walle ana caawa is keenay heestan si fcn baan u xifdiyay 2008kii anigoo rikoodh ka dhagysan jiray idaacada shabelle ee magalada Marka Cadeey Wax bdn waan soo raadshay runtii Iminka 11/Nov/2021 baan dib u dhagysanayaa Waayo waayo
@fartunsalad5874
@fartunsalad5874 2 жыл бұрын
Anh manta 20/Nov/2021
@ifraaxcabdullahi3406
@ifraaxcabdullahi3406 2 жыл бұрын
Ana hada marko cadey ka dawanaayo🥺23 December 12/2021 coming soon 2022🥺😫❤
@asiyaahmed5182
@asiyaahmed5182 4 жыл бұрын
Burco meeshan ku dhezhey😍🍇😙
@mohamedhassan6174
@mohamedhassan6174 4 жыл бұрын
kaalayo arag, heestani waa 10 out of 10, why I haven't seen it before, I've been missing a lot.
@osmanaden2779
@osmanaden2779 3 жыл бұрын
Erayadii abwaan Yuusuf Adan Xuseen(Allaaleh)laxankii Cabdi Tahliil Warsame 1985 ayay soo baxday heestani.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@rahmamohamed8876
@rahmamohamed8876 4 жыл бұрын
Inta 2020 dhagaysanysa like ta dhap igu dheh noh❤❤😓😓
@fathigedi8012
@fathigedi8012 Жыл бұрын
Xasuusti binti cumar waxaan dhageysanyaa habeen arbco ah khamiis soo galeyso taariqda 2/11/20222 saacda muqdisho ay tahy 11:14pm 😮
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin, laakin way nooshahay Ilaahay ha caafiyo Aamin
@saredomohamed252
@saredomohamed252 8 жыл бұрын
waaaaw mamo illahey haku dayo dadki hore wan xiseya aniga runti inolow
@Maxamedaxmedxirsi
@Maxamedaxmedxirsi 8 жыл бұрын
Bintu cumar gacal salansare Mom from somaliland hargeysa ,,,,miyuu burco iga heesay
@cabdiraxmandiinaari9438
@cabdiraxmandiinaari9438 5 жыл бұрын
Even the action is the most beautiful one.
@hanaaheersaro5700
@hanaaheersaro5700 7 жыл бұрын
sbxnllh dadka caaytamaya waaaxaaay /qabiilada kala dhuraya ooo jaaaniska intaaa LA egooo qof ey ku aflagaadeyaaan heesta wllayaaal hala kala xishoodo maama qaran binti Cumar gacal wey ka weynthy shrfteeda aflagaado&qabiiil allow dhowr hoooyo binti cmr gacal waaankugu faaanaaaa Hooyo mcn
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 7 жыл бұрын
Hanaa Caynte sax amin
@hanaaheersaro5700
@hanaaheersaro5700 7 жыл бұрын
Mhdsnd Liibaan mohamed
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 7 жыл бұрын
Hanaa Caynte aniga mudan abayo
@sumeiyahmaher6835
@sumeiyahmaher6835 4 жыл бұрын
2020 who's listening
@amrali8000
@amrali8000 3 жыл бұрын
Me
@qoslaayechannel5333
@qoslaayechannel5333 3 жыл бұрын
Mee✌️😜🤲
@faizaabdikadir185
@faizaabdikadir185 2 жыл бұрын
2021 still listening ❤️
@mahamedsamriye6443
@mahamedsamriye6443 2 жыл бұрын
@@qoslaayechannel5333 p0
@axmedxuseenxalane5230
@axmedxuseenxalane5230 Жыл бұрын
2023😢
@amnaali5070
@amnaali5070 6 жыл бұрын
abagaal waa romantic wlhi😍 nin abgaal ah inaa guursado waa jclhy alla ha ii sahlo😍
@xargagamusic3559
@xargagamusic3559 5 жыл бұрын
Hhhh abgaal majertenka aya ka romance san hhh
@ilhammohamed7919
@ilhammohamed7919 5 жыл бұрын
abdirahman ana abgaal aah waxana radinaya wiil MJ
@husseinabdi6951
@husseinabdi6951 5 жыл бұрын
abdirahman ibnu rawe @faaan. MJ. Wakaas
@disfrmeast
@disfrmeast 4 жыл бұрын
@@ilhammohamed7919 arma ahay ninka raadinaysay
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 4 жыл бұрын
Erayadii abwaan xuseen xirsi shaaciir codkii binti cumar gacal 1981kii muqdisho
@haakimphaisal4516
@haakimphaisal4516 3 жыл бұрын
Wxd rabto ayaad usheegi umada yuusuf aadan alaale ayaa lahaa wrya caruurta
@fihiimaabdifatah4627
@fihiimaabdifatah4627 5 жыл бұрын
ya ku hayta wali 2019😂
@ahmedmohamedyusuf8286
@ahmedmohamedyusuf8286 8 жыл бұрын
WOW HOOYO BINTI CUMAR CAADI MAHA
@user-ku7vz3ko2k
@user-ku7vz3ko2k 8 жыл бұрын
8
@hilalsaid3966
@hilalsaid3966 5 жыл бұрын
Heestaan anoo yaraa dhageesan jiry ilaa hada waan jclhy inta ila jcl 👍like ha iisaarto👍👍👍
@sogaalmedia950
@sogaalmedia950 5 жыл бұрын
Ok
@zaaked7930
@zaaked7930 Жыл бұрын
Deegaanka beer wa duleedka magaalada burco laga galo 💗
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Beer waa meel ciid jilicsan leh oo la sii mari jirey wadadii hore ee Hargeysa iyo Burco dhowr jeer baan maray.
@zaaked7930
@zaaked7930 Жыл бұрын
@@caweyskadalmar has wa dhul ku wacan waxsoosaarka beeraha waa sababta magaca beer ay ula baxday waxa kasoo jeeda abwaanki caanka ahaa ee salaan carabay
@abdihakim7761
@abdihakim7761 Жыл бұрын
Listening this unforgettable masterpiece in 2022 👌👌👌👌
@jakuula2287
@jakuula2287 8 жыл бұрын
somalida dhibatada heysato waa sidaan fanaanad qaran somaliyeet ah ayeey qabiil xun ku soo celinayan qoftan qabiil waa ka weyn tahey ee aqli yeesha
@abdijibarabdilahi4781
@abdijibarabdilahi4781 4 жыл бұрын
Zhp waa Biimaal waaye Fanaanadu zaz waye
@cabdifitaaxcabdiraxmaan4668
@cabdifitaaxcabdiraxmaan4668 4 жыл бұрын
@@abdijibarabdilahi4781 biimaal aa waa abgaal
@dr.nasiib5466
@dr.nasiib5466 3 жыл бұрын
@@abdijibarabdilahi4781 waa hawiye abgaal cismaan waxayna ka tahay daauud
@jijoxayaad6766
@jijoxayaad6766 5 жыл бұрын
2019 yaa dawnaayo Like isar had dawaneso plz
@hassanmuuse2179
@hassanmuuse2179 8 жыл бұрын
waw Abayaday binti Cumar gacal walashy iga wayn
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 2 жыл бұрын
Allah yarhamaha binti Cumar Gacal stylkeeda iyo body language keega ka heli jiray yaranti. Ruwaayadi jumcaha laga so dayn jiray RTD Djibouti ayaan so xasustay.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Ilaahay ha caafiyo
@gabadhamadaxwaynaha6847
@gabadhamadaxwaynaha6847 8 жыл бұрын
Heeskan wwwww mamo binti ii noolow mamo waxaan jeclahay "hadaan nin danbe u baroorto hadaan baxsanow idhaahdo balaayo hayga raacdo" qof cidla igaga tagay ayaan u niyaystay lkn nabsigii qabtay aakhirkii
@yussufismail5531
@yussufismail5531 4 жыл бұрын
Walal mcn farin isodaf hada noshshy
@nasruden1420
@nasruden1420 4 жыл бұрын
Xoorkii laga dhamay xagaagii iyo xasuus baa geela lagu xera geeyaa... Waa hees qiimo badan waan soo raadiyey 1st february 2020 ayan imid... qofkii dabady yimaada hit the like pls?
@WaayoArag.
@WaayoArag. 2 жыл бұрын
Waah waah, aniga belaayo ba hayga raacdo😍
@khatraismail5524
@khatraismail5524 8 жыл бұрын
i love you mum hadii bari joogi lahaa timaha kuu shanlaynlahaa thank you mum you had good time
@saqiirsuwag1077
@saqiirsuwag1077 6 жыл бұрын
khatra ismail hhhhhhhh alahoyooy saan dhan xaa ugu galee
@kla3781
@kla3781 6 жыл бұрын
saqiir suwag 😭😭😭😭
@hibomohamed9748
@hibomohamed9748 6 жыл бұрын
100%naturel self confiance
@zakiyare3678
@zakiyare3678 8 жыл бұрын
ilove you mam binti cumar gacal nice song hooyo soomaliyeed
@khadarcabdicali6708
@khadarcabdicali6708 4 жыл бұрын
2019 wlee fananin waa ku wii hore💕💕
@hashimahmed9520
@hashimahmed9520 2 жыл бұрын
Today is 13 - 10 - 2021 And am still listening to this Uniqe & increadable song for the #Legand 😘 If u alive and still breathing pres the #Like 🤗
@aminoali5930
@aminoali5930 Жыл бұрын
2023😢 waching still
@waabarimedia435
@waabarimedia435 Жыл бұрын
Waa maalin jimce ah 9/9/2022 waxaan jooga hargeisa cadey wna mlntn lyl so afjry💝💟
@hayatlegite4223
@hayatlegite4223 11 ай бұрын
Listening to this masterpiece on 6th August 2023 on 23:43 hrs❤❤
@M.Suriyan
@M.Suriyan 3 жыл бұрын
Maalinnimo talaada ah 12:42 AM 22/12/2020 Kampala Uganda ayaan daawanayaa.
@Nima_Mahmoud
@Nima_Mahmoud 5 жыл бұрын
Fan wa ki hore 🤩
@abdirisakabdimahadahmed1536
@abdirisakabdimahadahmed1536 4 жыл бұрын
Anoo balad xaawo jooga muxuu bari iiga yeeray ❤❤
@cabdinuurxusen
@cabdinuurxusen 3 ай бұрын
anigoo yar ayan cajal ka dhagesan jiray xili Hore wale ma dhawen 2004 ayey ahed❤
@wiiilkasomalyed9798
@wiiilkasomalyed9798 Жыл бұрын
Hada way xanun San tahay kawarma bal. Cid wax siiso baa la layahay waa adun ee cibaaadada Alle badiya wllyal
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
Heesaha sarbeebta aad baan u taageeraa !
@CIILTIRE_3C
@CIILTIRE_3C 3 жыл бұрын
2021 ❤ happy new year
@tastae1871
@tastae1871 5 жыл бұрын
This used to be my favorite song growing up
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 Жыл бұрын
Hadad 1988 dhageysaneysey isoo salam
@ibrahimmohamet7204
@ibrahimmohamet7204 4 жыл бұрын
Heesta anoo al abaadir dhiganayo aa dhigesan jirybo aduun muqdisho cadey i mss u wlhi
@mohamouttabdulaahi
@mohamouttabdulaahi Ай бұрын
warsan bintu cumar gacal legend bay ahayd
@Abdijalils
@Abdijalils 7 жыл бұрын
Heestan siyaasad bey aheyd aa la dhahay alla og lkn mcn Binti 😍
@hanihersi2220
@hanihersi2220 6 жыл бұрын
Abdijalil Said waan maqley lkn war ma ka hayo yaa noo sheega
@abdirahmanmaal6096
@abdirahmanmaal6096 7 жыл бұрын
still l am waching 2017 binti cumar gacal from Awdal
@tinyleahxxx19
@tinyleahxxx19 6 жыл бұрын
Watching it 2018
@MohamedAbdisalam-rb5oz
@MohamedAbdisalam-rb5oz 2 ай бұрын
2024 April 23 waxaa ku jiira Taraag from Nashville Tennessee to Minneapolis Minnesota ❤❤❤
@abaagaweynpb0493
@abaagaweynpb0493 4 жыл бұрын
axyaa waa iigu baxdaa heestan😘🎻🎻
@sumayamohamud992
@sumayamohamud992 8 жыл бұрын
waw waa hees mcn wlh mnta ayey kadaarned hestaan kaariga hdana waan sooradshay wlee weiga dhax bxday
@akhatanzugali8229
@akhatanzugali8229 8 жыл бұрын
mnsha allh mamo binti farxad ku noolow aduun iyo aakhiroba
@intisaammahamoud570
@intisaammahamoud570 9 жыл бұрын
Wow hee taan waa hees aan aad u jeclhy binti cumar gacal tx habo qali
@yahyehussein
@yahyehussein 2 жыл бұрын
Lkn heestan qisadeeda fadlan nala wadaaga
@ahmedaliwaqooyi6053
@ahmedaliwaqooyi6053 5 жыл бұрын
Allaw allé Waa Waagii ay cirka maraysay
@THESHABEELO
@THESHABEELO 3 жыл бұрын
Maalin aan sugeyno bisha ramadaan e barakeysan 11 April 2021
@abdullfatahmohamed6349
@abdullfatahmohamed6349 2 жыл бұрын
2022 old is gold 🤩
@abdullfatahmohamed6349
@abdullfatahmohamed6349 Жыл бұрын
@@sumayosusu wow 🤩
@zeynabali6399
@zeynabali6399 4 жыл бұрын
2020 with Corona virus still listening 2 this song s 🥰🥰🥰
@mahdIFarhan
@mahdIFarhan Жыл бұрын
Call me please 🙏
@hamdamohomed3107
@hamdamohomed3107 4 жыл бұрын
2020 hda dawanaysi like ta
@apdyrahimbeloved52
@apdyrahimbeloved52 Жыл бұрын
Still listening 2022 hees iyo nus Binti cumar gacal
@hannamichael6300
@hannamichael6300 3 жыл бұрын
One of the most amazing Somalian singers love her songs rich and deep with emotions.
@iidolove9322
@iidolove9322 8 жыл бұрын
dadku waxay moodayna jaceyl lkn heesta waa mida u jeedo looga jeeday hno bintu cumar long live
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 Жыл бұрын
Another level anigo baladxaawa jooga muxu bari iga ..... ❤️🥰
@ahmednor2376
@ahmednor2376 5 жыл бұрын
Fan waa Kii hore
@xoriyoabdiali3264
@xoriyoabdiali3264 6 жыл бұрын
Aduunyooy ba ,a maxaad qalanjo yar ahaan jirtey binti cumar gacal maxaan ku jeclaan jirey beri samaad ilaa iminkana waan ku jecelnahay.
@mahamodabdirisaq4179
@mahamodabdirisaq4179 Жыл бұрын
Heestan waxaan dhegeysty 2006 xilli casar gaab ah ayaan kusoo baxay barbaar cajilad ay heestaasi ku jirto wadaag u dhegeysanaya, sifiican ayay ula qaadayeen.
@wareergooye1236
@wareergooye1236 Ай бұрын
Heestan anoo yar baa maqli jirey. Lkn cawa so dooney sharaf iyo karaamo
@user-ye5gi2bw2t
@user-ye5gi2bw2t 10 ай бұрын
Mama binto cumar gaal thanks
@yahyehussein
@yahyehussein 2 жыл бұрын
*wixii reer burco ah ama jecel like saara*
@shukriali7215
@shukriali7215 2 жыл бұрын
Mashaallah binti cumar gacal noolow inteey nololi jirto edo mcn
jekey_Binti & C-Khadar
10:20
Jekey Jk
Рет қаралды 110 М.
Qisada Heesta Lugooyo  Binti Cumar Gacal
28:23
Goobjoog
Рет қаралды 213 М.
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 103 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 29 МЛН
Saado Cali Warsame Ahun | Heestii Bixiso | With Lyrics CC
6:22
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,2 МЛН
WAR-SAN || Binti Cumar Gacal || Kaban +Lyrics
7:51
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 630 М.
Ruwaayadii Habloow Hadmaad Guursandoontaan
24:26
Gurmad Tv
Рет қаралды 878 М.
Hibo Nuura iyo Cabdi Cali Bacalwan | Soo Noqo Ado Nabada
3:55
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 3,1 МЛН
Ciradiyo Jacaylkii (Original)
8:24
ADDE JAMA
Рет қаралды 103 М.
Binti, Abdi Nour iyo Sado ali
16:54
karure TV
Рет қаралды 3,7 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,2 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 747 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 4,8 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 31 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 2,3 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 165 М.