CAAWA CEEB BAA TAAGAN "XOGTII SIR-AA'IIL KU WEERARI LAHAYD IIRAAN OO LA XADAY - YAAB

  Рет қаралды 15,417

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

Пікірлер: 77
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 3 сағат бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@SaxardiidCabdi-k4v
@SaxardiidCabdi-k4v 3 сағат бұрын
5:29
@CilmiDharar
@CilmiDharar 3 сағат бұрын
10:08
@MaxamedCabdi-j6x
@MaxamedCabdi-j6x 2 сағат бұрын
@@HBNOnlineTV kumacusbi wankala socda youtbka facebok iyo tiktoka
@AhmedHussein-zs7jx
@AhmedHussein-zs7jx 3 сағат бұрын
Good 🎉 wariye mowliid iyo Mohamed cade warkoodu waa waa sax
@AbdiGuuhad
@AbdiGuuhad 2 сағат бұрын
Very beautiful news i love to hear
@muscabcadaani8300
@muscabcadaani8300 2 сағат бұрын
WAad mahadsantahay ustaad Xog Badan baan kaa Faaiday Xaalada Bariga Dhexe ma Sahlana alle ha Guuleeyo Xms Iraan , Iyo Xuutiyiinta
@AsmamahamoudNour24
@AsmamahamoudNour24 Сағат бұрын
Mascha Allaha
@AsmamahamoudNour24
@AsmamahamoudNour24 Сағат бұрын
Mascha Allaha
@yaasirabdi6221
@yaasirabdi6221 3 сағат бұрын
Wa idin salamay HBN waxa idinka cod sanena xayeesinta inaa halmar kadhigtan oo xayesiinta 2aad noogu badashan news ka cusub mahadsanidiin🫡
@AshaAhmed-w9w
@AshaAhmed-w9w 2 сағат бұрын
Walaalaheen red 🇪🇭lama dhalan argagaxu we’ll come to the real world,in badan buu caruur& haween jahawareeriyay alle haw isyaadiyo n.yaahuu .nasrigii alle ayaa dhow iinsha allaah❤️🇪🇭
@AnwarBolbool
@AnwarBolbool 3 сағат бұрын
We were waiting you
@abdulkadirdahir3592
@abdulkadirdahir3592 Сағат бұрын
Fadlan ukrain iyo ruushka ,xaggey kala marayaan,fadlan barnaamijka ku soo dara.thank u.
@XasanMuhumed-t8p
@XasanMuhumed-t8p 2 сағат бұрын
Alllaah jabiyo yuhuuda
@siciidsalax1070
@siciidsalax1070 3 сағат бұрын
Good News Mowlìd
@hafidmohamed862
@hafidmohamed862 3 сағат бұрын
Masha Allah hbn Allah hakuhafido
@abdimahamed-dk7rj
@abdimahamed-dk7rj 2 сағат бұрын
Masha Allah
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 2 сағат бұрын
Yahuuda marekanka ingiriiska reergalbeed ha jaban ooyinta jeceyl u qaba yahuu😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ainansheabdirahman8197
@ainansheabdirahman8197 Сағат бұрын
Good job suxufi Mawlid
@nasirabdi6614
@nasirabdi6614 3 сағат бұрын
Yuhud iyo maraykanba wuu ka horeysy yaxye sinear ilahay ha unaxaristo
@CawilXashi
@CawilXashi Сағат бұрын
Allah ha unaxriisto
@safahussen8381
@safahussen8381 2 сағат бұрын
Sheydhankii carabiga kuhadlaye allahkadhigo
@MaxamuudCali-k4y
@MaxamuudCali-k4y 2 сағат бұрын
Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa allaah qayuum Yaa Allah Yaa qahhaar Allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin
@KhadarCumar-q9d
@KhadarCumar-q9d 2 сағат бұрын
ilahiyow gulu
@fatumaali1102
@fatumaali1102 Сағат бұрын
Waligood way joogen wayna kadagalamayaen
@Mahadcalidiriyecali
@Mahadcalidiriyecali 2 сағат бұрын
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h Сағат бұрын
insha alah gamaha islaamku kubaxaya ama iiraan ama hisbulah ama xuuti??????????????????????
@AliMohamed-ub6ob
@AliMohamed-ub6ob Сағат бұрын
Ciidanka mareykanka mar horeba wey joogeen dhulka la heysto dagaalkana wey ku jiraan ciidanka mareykanka Israelna mar hore ayay quusatay ee waxa dagaalka iney sii wado Israel waa mareykanka waana la fahamsan yahay.
@Daryeelnaftaada
@Daryeelnaftaada 3 сағат бұрын
Illaahow nasrigaaga so dedeji😭
@samirbarkad5763
@samirbarkad5763 Сағат бұрын
Sawirka mac lumaadka werarka isrl ma 2015 mise wa hada 2024 ?????????
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 сағат бұрын
N bibi isaga iyo wasiradisa ba in ladilo wey banan tahey wana wadadii ay iyagu fureen
@KayseHuriye
@KayseHuriye 2 сағат бұрын
Ku.Scw.Scw.Scw.scwscw.🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 3 сағат бұрын
Netenyahu in uu jiro 74 jiro daawade ma ogtahay ninkan asagaba dhamaadey guul falastin 🇵🇸😊
@yusufbarud2813
@yusufbarud2813 2 сағат бұрын
Asc wll caawa habeenimo Axad soogalayso
@OmarAbdi-mi9dt
@OmarAbdi-mi9dt 3 сағат бұрын
Asc
@EbrimaSallah-z8n
@EbrimaSallah-z8n Сағат бұрын
Hello
@sayidcali9965
@sayidcali9965 3 сағат бұрын
Xarunta nugyeerka soo sawirtay
@XuseenAxmad-c9k
@XuseenAxmad-c9k 3 сағат бұрын
Asc
@baxsan698
@baxsan698 Сағат бұрын
Mxy halhal ugu dirayan mey boqol hudhud kusodayan dhigcabyasha wasaqda
@MoustaphaAdenelmi
@MoustaphaAdenelmi 3 сағат бұрын
Yahuuda indhaha ayaa loo jeexay🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@khadarsaliid3131
@khadarsaliid3131 3 сағат бұрын
Goobaha bal tilmaameedka dhawr qodob ka soo qaado
@nasriali5523
@nasriali5523 Сағат бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ahmedosman-yc2pu
@ahmedosman-yc2pu Сағат бұрын
Gormee la werarari rabay iran
@cismanmahamed4872
@cismanmahamed4872 3 сағат бұрын
asc
@caraboday9074
@caraboday9074 3 сағат бұрын
Yuhuudu way jabaysaa waayo dulmigu ma sii socdo dunidana alaa xukuma oo awooda iska leh
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Сағат бұрын
Sax Allah leh awooda koonkan maamula ,laakin caalimu qeybka allah og hadey jabeyso ,laakin waxaad tiraahda guul urajeyn muslimiinta reer qaza allah ha israacsho quluubta islaamka allah ka rajeyn guul islamka, yahuuda allah ha ka qabto maatida reer falastiin iyo dunida islamka Amiin .
@MoustaphaAdenelmi
@MoustaphaAdenelmi 3 сағат бұрын
😅😅😅 mareykanka waa la suugaya ee haa is geeyo iiraan 😂😂😂😂
@Mubaarak87
@Mubaarak87 2 сағат бұрын
Odaygaaan Biden Ee waayeelka Ah macquul in ay Jeebkiisa ka soo Xadheen Qolo Xarfaaan🤣
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 2 сағат бұрын
Wlh waxaan telegram ka ku arkay caruur yar yar o ayagoo dhan gubteen waad yaabeysaa ax Allow nasrigaaga gaza sii wey rafaadeene wlh caloosha i xanuuntay caawa
@mahamedcabdionyoodonyood895
@mahamedcabdionyoodonyood895 2 сағат бұрын
Asc hbn israa iil iyo yuhuudi natanyaahu ohintiisa iyo eedeynta eeraan u edeyn hayo wxaa weye maahmaah dii somaliyeed ee aheyd abooy nin yar igaceli o nin weyn igusiidaa anaadiliye xbh ayey iskacelin ladahay eeraana wey ku ordeysaa
@MaxamedBadri-kb7tf
@MaxamedBadri-kb7tf 3 сағат бұрын
Ducfiga Fullayga Benjamin Netanyahu Dhulka Hoostiisa intii lagu dillo Ayaa bakhtigiisana la waayi doono Insha Allaah Kuwa dadka muslimiinta ah Dilka Xasuuqa Dilka barakaca iyo burburinta Duqeeymaha joogtada ah KU hayaan Waxaa kudhici Doona guuldaro joogtada ah Hoog iyo Hallaag Insha Allaah
@FuaadBarqad
@FuaadBarqad 3 сағат бұрын
Waad shaqaysay mawliid mar hadii <a href="#" class="seekto" data-time="720">12:00</a> sacada yurub aad ku jirto. Iraan kuma dhacaan. Biyo bay ka gaaraysaa yuhuuda waa booto waxaa xiligii laga suulinayay bariga dhexe bay gareen israel
@abdulkadirbarre7862
@abdulkadirbarre7862 2 сағат бұрын
Asc aniga waxan jogaa America markaa way dhacdaa in lagu siiyo 20$ shirkadaha waxaa lagu dhihi wax kaliya ku iibso sida cunto hal tukaan maha tukaamada oo dhan kkkkk
@saidahmed7268
@saidahmed7268 2 сағат бұрын
Ma ninkii Raggii la ogaa dhan laayey baa ka cabaadaya " in lay dilaa la rabay" kaligiis baa raba inuu wax dilo miyaa?? Ninku doqonsanaa
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 сағат бұрын
Yaa is amaney oo mareykan ka ahen xirirkii wadahadalada iyo dublamasiyada bey isticmalen taas weyo qaladka ugu wen Dalaka qatar iyo Masar aa damanad qadey iney xoqta ilalinayan tas baa dishey madaxda ururka
@JamalMaxamed-je9ik
@JamalMaxamed-je9ik 3 сағат бұрын
Mareykanka dhaaliban ayuu waxka tari waayay fiidnam ayuu waxka tariwaayay ciraaq ayuu waxka tari wayayay ok iiran oo awoodle ugu yaran 1milyan oo gantal heysato iyo kooxa heeda oo dowlado ka woodbadan
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h 3 сағат бұрын
mowlid tv carabta mad ka doodan gumeystuhu maxey raban in ay sarakisha hisbulah iyo kuwa iiraan in ay layan iyagana anla taban masura galba
@cismanmahamed4872
@cismanmahamed4872 3 сағат бұрын
mawliid israiil maxay filanausa hadii laga adkado aaqirka
@burjilibax
@burjilibax Сағат бұрын
Waxa suurtagala in ay thy marin habaabim o iyagu so dhigen Si ka ay Iran isku djigato ka dibna werarka rasmiga u fuluso
@dahirmohamed156
@dahirmohamed156 2 сағат бұрын
Yaa moog in us qayb kayahay dagaalka bariga dhexe?
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 2 сағат бұрын
Aloow yaysan ka kicin dhaawacaas
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 2 сағат бұрын
FULEYGI KU DHALAY WAS DHEH WAR ASAGOO WAXAASO DHIBAATO AH RAG U GEYSTAY AYUUBA LA YAABANYAHAY MIYAA IN LASO WEERARAY WELI AYUUSAN RAG ARKINE DHAAF
@Abdixakiin-xp8re
@Abdixakiin-xp8re Сағат бұрын
Shaqaalahaas tigidhka lacgtu kujirto,lasiiyay,[cadayga,iyo.dawada.cadaguba,maanay.baahidooda,kamid,ahayn.wadamadaan hore .umaray Africa,meelahaqaaarkood dhaanta Africa lamayidhaahdeen masaliida madaxa ayaad,siisatay mise kaluun cajaa,ib amuuri,badanaa
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h Сағат бұрын
o waliba mareykanku qeyb ayuu ka aha horjogaha laclaca wado aww on mareykana wa burburi dona isha alah mareykan iyo argagixisada yahuuda wa in lomidooba o isbaheysiga briksh lagu bira nato wa in laburburiya
@deeqcabdi2900
@deeqcabdi2900 3 сағат бұрын
Alaha sooqabto ninkaas
@hibosouldan4593
@hibosouldan4593 2 сағат бұрын
Innalalallh waniilleyhirajaoun Allahha uu naxaristo dhamantood rée falastine Shahid waye janata fardos Al caliya
@fadumomohamud7232
@fadumomohamud7232 Сағат бұрын
😂😂isagaba sigtaye muxu so rida daron naftisa ma kafiican tan nataniyaho asageyba sii qadan laheyd su’aalaha laweydinayo maxa waye fidnadana asaga wado muu jojiyo edebdarada iyo dadku xasuqayo inu dhadhamiyo ayey ehed xalay wiilkisi awey marka wiilkale lo heysto bad badin tiisa nimanka madaxda caqli xumadoda qashinka.
@alidiiriye9760
@alidiiriye9760 2 сағат бұрын
Natayahu isagu ma siduu doonaa waxa uu samaynayo ma sax baa madaxda uu beegsanayo maxay kaga duwan yihiin isaga waa yaabe maraykanka iyo israil waxkastoo ay sameeyaan waa sax wixii cidkale samaysana waa khalad iyo xad gudub. Horaa loo yidhi nin kaa xoog wayni hortaa buu xanaaqaa
@XuseenAxmad-c9k
@XuseenAxmad-c9k 3 сағат бұрын
Kudhaqso
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h Сағат бұрын
awey qorigi al yasin e xamas miyu kadha MN adey waxa sika ah xamas wa in hub lokena
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 2 сағат бұрын
Aduunka oo dhan ayaa laga yaqaanaa nataayaahu Waa beenaale
@sayidcali9965
@sayidcali9965 3 сағат бұрын
Futada xun isku xaara
@wadanirunah3115
@wadanirunah3115 Сағат бұрын
Dhagar bay maleegaysaa israaiil oo iyadaa is weerartay si ay u banaystaan weerar halis badan oo lagu curyaaminayo iiraan
@Livestreamzara
@Livestreamzara 2 сағат бұрын
Wllaashay iyo wllakay ii saar KZbin hayabul media subscribers share like wayga codsi
@Ciyaalkamuslimka
@Ciyaalkamuslimka Сағат бұрын
❤️
السنـ ـوار.. وانتفاضة الحيوانات!
48:56
القناة الرسمية للإعلامي محمد ناصر
Рет қаралды 140 М.
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 15 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 33 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 117 МЛН
XIZBULLAH OO 'WEERARTAY GURIGA NETANYAHU' | RUSSIA | UKRAINE
25:34
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 10 М.
Beyond the Debate | Dr. Zakir Naik | 142
3:14:33
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 1,3 МЛН
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 15 МЛН