Caawa iyo Dunida

  Рет қаралды 25,656

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Ka daawo Caawa iyo Dunida wararkii ugu dambeeyey, siyaasadda, iyo fallanqeyn ku saabsan Soomaaliya iyo dunida oo kaaga imanaya VOA Somali.

Пікірлер: 31
@CabdiCaraaye
@CabdiCaraaye 10 ай бұрын
Dalka iyo dadka soomaaleya hormarkooda kadanbido danahees allow naga dhaxbixi adigaa yaqaano 🤲🤲🤲🤲🤲
@salmanbayleproduction1767
@salmanbayleproduction1767 2 жыл бұрын
Rabbi, hanaga ilaaliyo dhibaato dhammaanteed, madaxdana rabbi ha is fahamsiiyo
@najibhassan9117
@najibhassan9117 2 жыл бұрын
Chief commander ka dalku waa madaxwaynaha Raysal wasaaraha Awood Uma lahan amar siinta ciidamada
@axmedsalad8678
@axmedsalad8678 2 жыл бұрын
Waxaan leeyahay frmjo facen hanagareebin hakaweecin nidaamka aad kutimid xafiiska fadlan utur umadda tabaaleysan
@marianhassan3364
@marianhassan3364 2 жыл бұрын
Abdi qaasin.Asc ALLA hakubarakeeyo base shacabka somaaliyeed wax ay ka sugayan adiga iyo inbadan oo kulamidah in aadkala cadaysan qofka qaladan madaxweynaha iyo rayiisal wasarah? Waxan sugnaab wa iydinka
@kingileeye6276
@kingileeye6276 2 жыл бұрын
Asc voa waan idin salaamaya VOA TV
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 2 жыл бұрын
Hawiyoooow looma BAAHNA Somali Somali, Waddeniyad BEEN ah, Maqaam_ka Mooge_Disho iyo Doorashadda Qiyaaliga ah.
@marianhassan3364
@marianhassan3364 2 жыл бұрын
Rooble miiskiin ninka wa nin wa hore mikaxada lagaxaday qofkuna.
@ismaaciilmaxamed9734
@ismaaciilmaxamed9734 2 жыл бұрын
Ismaaciil. Mahamad
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 2 жыл бұрын
Hawiyoooow wixii Dummaayo Ha Dummaab, wixii dhimmanaayana Ha dhintaan, ee waa Waajib in la Bilaabo Xabbada, yacnii Dagaal.
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 2 жыл бұрын
Hawiyoooow waa Dembi in Ciidan_ka Hawiye ka Baxaan Caasimadda Hawiye_Land, iyadda Mooge_Disho ey Hub ku Dhex heystaan Shurrun_Shurooyin_ka, yacnii beelaha Yar_Yar_ka, ee Martidda ku ah Hawiye_Land.
@cadnanxajicabdi4404
@cadnanxajicabdi4404 2 жыл бұрын
Waxey aheeyd in la weydiiyo aaway akhalkii sare ee la doortay
@shambalafe300
@shambalafe300 2 жыл бұрын
Ficilka dasturka dhinac marsaan ee farmanjo lagu eedayn wa mid dalka halis u horseedi ..ee soomaaliya soomaliba leh fadlan isku tanasuula soomalaay
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 жыл бұрын
USC vs Amisom AYAA fooda isdaraya mardhow XAMAR dhulka LA dhigayaa Reer GURICEEL ISKA bixiya
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 жыл бұрын
lafo MOORYAAN dhiigyocab ah ayagaa LA ISKU jabiyaa USC vs USC HANTIDA SHACABKA iyo mida qaran xooga KU heysta OO AAN rabin Dowlad
@Ogaalkadhacdoyinka
@Ogaalkadhacdoyinka 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/iGTZpZieiZpjqs0 Deg Deg Ciidamo Taabacsan Farmajo Oo Weeraray Xafiiska Rooble, Xaalada Oo Cakiran
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 2 жыл бұрын
Habar kasta markay hantida shacabka somaliyeed boobto ayay misna kuleedahay. shacabka somaliyeed. Shacabka somaliyeed wanaag uma haysaane korabshankiina nagalataga iimaanka ayaad la'dihiine!
@ahmedrasta7322
@ahmedrasta7322 2 жыл бұрын
Kuwaan dooda ka hadlaayay wlhi wa iga yaabiyeen UN wax aqabaneeso malahan ee dadka runta usheega oo dalka aan ukacno
@sahromohamed1749
@sahromohamed1749 2 жыл бұрын
Farmaajo fiiri xaywanka aad so doratay sida u hadlayo Mogadishu kano kale horey ayay u so martay waan iska xoreyn karta ee adigo maxaa ku dan ah
@cabdi.hanqar5014
@cabdi.hanqar5014 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 жыл бұрын
USC 1991USC dhac.boob iyo jiingadaha fiiqatey waqtigii TARABUUNKA qashinka KA Guri laheedeen BAA LA gaarey Dameeroleey TARABUUNKA hala xaaqo October AYAA soonoqotey Farmaajo Waa SOO noqdey Dameeroley dameerkiina LA seexda BANADIR waxa leh dadka reer BANADIR MOORYAAN Hantida shacabka iyo mida qaran xooga KU heysta OO AAN rabin Dowlad TARABUUNKA qashinka KA Guri laheedeen BAA LA gaarey Dameeroleey TARABUUNKA hala xaaqo October AYAA soonoqotey Farmaajo Waa SOO noqdey Dameeroley dameerkiina LA seexda BANADIR waxa leh dadka reer BANADIR MOORYAAN Hantida shacabka iyo mida qaran xooga KU heysta OO AAN rabin Dowlad
@luuldorre2383
@luuldorre2383 2 жыл бұрын
War balqpfkan laleeyahay waamasuul hadalkisa maleh ixdiram madax weyne farmajo sow ma aheyn kii somaga abey markas ma aheyn miyaa madexweyne hore 🤭🤭🤭🤭
@hatethatiloveyou7939
@hatethatiloveyou7939 2 жыл бұрын
Umada allaha ka qabto Farmaajo iyo Rooble
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
Yaab XAARMAJO wxn is leeyey wey kasoo dhawaaty ajashii oo gacan HAWIYUU ku baxayaa XAARMAJO waa inan gumeed nacasa oo xishoodka iyo soo DHAWAYNTA u yaqaan NACASNIMO IYO IN LAGA BAQAAYO HAWIYE wuu laayey wadooyinka ka xidhay mdaxdooda ayuu weeraray inta wey ka xishoodeen lkn wuu joogi wayey HADABA HKA SAARTO ROOBLE WAA CAYDIID YAR SDII CAYDIID AFWEYNE UGA SAARAY MUQDISHO AYU XAARMAJO ISNA UGA SAARAYA CASHUURTANA UGEEYA ROOBLE
@manaishasaid2203
@manaishasaid2203 2 жыл бұрын
Aniga waxaan layaabay dadka aan somali aheeyen iyo dowladaha naga baxay oo sheeganaaya madexbanaani maxaa galiyey hoowsha farmaajo iyo rooble is not your Bessness guy’s howshaas waxay u taalaa oly somali in muqdisho
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 2 жыл бұрын
Hawiyoooow maxaa Hawiye kaga shan iyo toban ah Doorashadda Qiyaaliga ah, Somali Somali, Waddeniyad BEEN ah iyo Maqaam_ka Mooge_Disho ? Waxaa ka Muhiimsan in la Sameeyo Maamul_ka Hawiye_Land.
@haldoorsomali1615
@haldoorsomali1615 2 жыл бұрын
Hawiye land weeye ee wax soomaaliya la yidhaahdaa ma jirto
@husseinhandule
@husseinhandule 2 жыл бұрын
14 bilood reysalware rooble xilka mu hayn sidaan filayo sheekadu way xun tahay
@ahmedrasta7322
@ahmedrasta7322 2 жыл бұрын
Muktar aqoonyahan sheegane waxa ku hadleeso wax aqoonyahan ku hadlo ma ahan shame on you
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 74 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 30 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 28 МЛН
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 11 МЛН
Fallanqeynta doodii Tim Walz iyo JD Vance
9:03
VOA Somali
Рет қаралды 15 М.
Fiqi oo mar kale ka hadlay xiisadda Itoobiya
17:35
VOA Somali
Рет қаралды 78 М.
McGovern-Dole Mauritania: Fatimetou's Story
3:13
Counterpart International
Рет қаралды 9 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 74 МЛН