Ileyska VOA: Khudbadihii Soomaaliya iyo Itoobiya ee shirka QM | VOA Somali

  Рет қаралды 9,502

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee maanta la soo geba-gebaynayo, iyo khudbadihii ay Ethiopia iyo Soomaaliya ka jeediyeen.
Maxamed Colaad Xassan ayaa inoo soo jeedinaya.Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali....
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 6
@Abdinoor51
@Abdinoor51 Ай бұрын
Itoobiya waa cadaw soomaaliyed oo soo jireen ah, marnaba lama ilaawi doono xasuuqii Itoobiya ee sanadii 1977
@KamalAbukar-w7v
@KamalAbukar-w7v Ай бұрын
Aniga Ugu Horeyo Manta Community Igu fela🎉
@arjaawi1432
@arjaawi1432 Ай бұрын
Hhhh mala yacni waa waxaada😅
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p Ай бұрын
Waa golaha beeneey waa run ama shimbirayohow heesa
@cabdiraxmancisman995
@cabdiraxmancisman995 Ай бұрын
Wxn lagu magacaabo Qaramada midooby ama golaha amaanka waa magac uyaaluun waana maqaaxi u shidan maraykanka iyo dhawr dal oo kle
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 Ай бұрын
😂😂😂😂😂
Maxaa laga filayaa doorashada Mareykanka? | Qubanaha VOA
29:51
VOA Somali
Рет қаралды 44 М.
Real Man relocate to Remote Controlled Car 👨🏻➡️🚙🕹️ #builderc
00:24
1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, 9 🙈⚽️
00:46
Celine Dept
Рет қаралды 40 МЛН
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 3,4 МЛН
У вас там какие таланты ?😂
00:19
Карина Хафизова
Рет қаралды 19 МЛН
DAGAALKII VIETNAM 🇻🇳 GUULDARADII MARAYKANKA
10:03
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 161 М.
Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan
12:06
Xogmaal Media
Рет қаралды 123 М.
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 1,9 МЛН
Real Man relocate to Remote Controlled Car 👨🏻➡️🚙🕹️ #builderc
00:24