Caawa iyo Dunida

  Рет қаралды 13,302

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 16
@dahirmaxamed6967
@dahirmaxamed6967 2 жыл бұрын
Asc somalind guul kaladhimane itayainaan iskudhoman inakadhufta
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 2 жыл бұрын
Farsamo xumaa jirta ayay ku leeyihiin waar bbcdii iyo voadiibaa xaasidnimo ayay shaqo ka dhigteen
@aliabdi3689
@aliabdi3689 2 жыл бұрын
Somalilnd guul guul
@abdirahimosman7834
@abdirahimosman7834 2 жыл бұрын
Midnimada Soomaalida ayey Ku jirtaa sharaftooda iyo jiritaankooda.Midnimadu waa Xoog iyo nolosha oo u fududaata shacakja Soomaaliyeed.Reer Hargeysa waxaa maanta la gudboon in ay aqbalaan midnimada, midnimada oo ay Ku soo noqdaana waa geesinimo iyo fariidnimo.Somalis in the south and in the north must unite, taking lesson from Germany, formerly Germans were west Germany and east Germany.Now they are united Germany.
@MustafeIndhotaag
@MustafeIndhotaag 2 жыл бұрын
Horta idinku midooba oo dad noqda
@shakuudabdi7453
@shakuudabdi7453 2 жыл бұрын
Voa siyasadda mareykanka miyey difacan mise ana moday???
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 2 жыл бұрын
Dhaha markaad soo geleysaan fiidwanaagsan,markaad ka baxaysaana dhaha habeen wanaagsan
@mohedaxmedadariadari4866
@mohedaxmedadariadari4866 2 жыл бұрын
Cod macaan
@axmedcumarxaaji8871
@axmedcumarxaaji8871 2 жыл бұрын
Somaliland caqli yaraa biainka 2 gobol mey rabaan in Lagu aqoonsado muuse yaalagula yaabin
@galkagundelibaax2866
@galkagundelibaax2866 2 жыл бұрын
Faqash waa baran baroo, mar ayeey soo wada dareerayan yagoo wada kam kamayaa. Kab dacasa ayaa lugu wada bajiiqinaya.🪳🪳🪳🪳🪲🪲. Guuul iyo gobonimo somaliland. Ubad SNM.
@MustafeIndhotaag
@MustafeIndhotaag 2 жыл бұрын
Somaliland guul iyo qaŕanimo taam ah
@kayssehadji3734
@kayssehadji3734 2 жыл бұрын
I just don't answer they have a problem in Somalia no government no institution no military they pay alshabab and they won't accept Somaliland is a country with 5 president military own money
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 2 жыл бұрын
Xaladda Abaaraha Fatahadda Amni daroda ah ee kajira dalka Somaliya kajirta waqooyi Galbeed puntlaand GMudug Hirshabelle Jubalaand oo ah halka oogu daran kuwi loo igmaday in eey dadkooda Cawiyana Nrb hotela qaali degan,Baaq loo diro beesha Calamka muddo 6 bilod kahor hadana waxbo aan laga hayn waa jawaab Cadd oo Somalidu in Alkaha kaliya Gacmo hisa lagu baahi bixi karo,waxan soo.jeedin in Somalidu Alle bari iyo Salat malmo lasoomo,qabilka khilaafka dagalada ahliga ee labadi murantaba xabad xal kadhigatay war adiga halkee ayaa kudampeyn.Adunka waa malmo Aakhiro maxa idin kahoreya.
Family Love #funny #sigma
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 31 МЛН
the balloon deflated while it was flying #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 35 МЛН
Abiy Ahmed oo mar kale ka hadlay arrinta badda | Qubanaha VOA
29:36
Customer Care Sn2 Ep 84B
23:14
TRUST FILMS
Рет қаралды 18 М.
KAAN - Türkiyənin hərbi gücünə mühüm
2:13
TRT Azərbaycan
Рет қаралды 1,2 М.
Family Love #funny #sigma
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 31 МЛН