CABDI ADAN QAYS HESTII DUNIDO AH JILAL

  Рет қаралды 30,701

CABDIQAYS CHANNEl

CABDIQAYS CHANNEl

Күн бұрын

Пікірлер: 37
@ibrahimomer65
@ibrahimomer65 2 жыл бұрын
Muj abdi qays. Qof haaddi uu ahaa mujahid cabdi qays ayaa ahaa muji cabdi qays ayaa ahaa mujahid. Very good cabdi
@cabdiqayschannel
@cabdiqayschannel 2 жыл бұрын
Ibrahim Omar Alayaa Cisik Wll Waaruntaa brother Halganka Ragbadan Baa kasoo Qayb Qaatadatay Wll Dagaalkuna Muu Ahayn Oo Kaliya Ka Qariga Wll Waaruntaa bro Cabdiqays Wuxu U Xidhnaa Xoriyadaa Maanta Aynu Haysano 11 years Wll Wakuu mahad Celinayaa Salaan Gobeed Ayaan kugu Salamayaa wll Fadlan Waxa iga Codsi Ah inaad Subscribes Sarto Channel Keena Wll wanad Mahadsantay Bro Always I respectfully Ibrahim Omar
@abdilahidheeg6474
@abdilahidheeg6474 3 жыл бұрын
Cisi iyo sharaf kunoolow Abwaan Cabdiqays garashadaada ayuu geygani kubadhaadhee guulayso weligaa geesigii Somaliland now
@cabdiqayschannel
@cabdiqayschannel 3 жыл бұрын
Abdilahi dheeg wll shugran Adna Ilahay haku sharfo wll
@cabdirahmanmaxamed4617
@cabdirahmanmaxamed4617 3 жыл бұрын
Masha Alaah abwaan cabdi Adan qays nolow Adaar
@cabdiqayschannel
@cabdiqayschannel 2 жыл бұрын
Cabdiraxman Maxamed Thank you Bro
@burcaawilyrics
@burcaawilyrics Жыл бұрын
Keep going lipah
@sumaahidshow8152
@sumaahidshow8152 Жыл бұрын
Hees aanu ka,dhex,widh,widheen geesinimo iyo halgankii uu u soomaray Somaliland . Adeer Cabdi qays Cisi iyo Caafimaad dheer haku siiyo Ilaahay aamiin.
@cabdiqayschannel
@cabdiqayschannel Жыл бұрын
Wll qli Mahadsanid Taariikh badan Ayaadka haysaa Runtii Waayo Waxay Saaxiibo Yihiin Aabahaa Markaa Waabad Haysaa Taariikh Doodhan Alle haku sharfo Sxb aadbaadu Mahadsantay Wllkay
@cabdiqayschannel
@cabdiqayschannel 4 жыл бұрын
maha dhoyinkii cabdi Adan qays iyo heeskan Aadka uwacan dunidoo Ah jilaal dadka oo Abaarsaday
@abdilahihajiawad3047
@abdilahihajiawad3047 2 жыл бұрын
Alloow cimrigaa kuu dheeree oo danbigaaga dhaaf
@cabdiqayschannel
@cabdiqayschannel 2 жыл бұрын
Wllkay Abdilahi Aamiin Aamiin Aadiyo Aad Baadu Mahadsantay wll Thank you So Much
@abdilahidheeg6474
@abdilahidheeg6474 3 жыл бұрын
Guulayso Adeer guulayso sha'allaahu. Aamiin amiin amiin
@cabdiqayschannel
@cabdiqayschannel 3 жыл бұрын
Abdilahi dheeg Aadiyo Aadbaadu mahadsantay Wll jisakumulaah wll
@abdilahidheeg6474
@abdilahidheeg6474 3 жыл бұрын
Geesi gobanimada Somaliland gaadhsiiyey guusha maanta ay majiiranayso. Guulayso abwaan Cabdi qays.
@cabdiqayschannel
@cabdiqayschannel 2 жыл бұрын
Abdilahi Dheeg Shugran Bro
@khalidmawliid4725
@khalidmawliid4725 2 жыл бұрын
Abwaan cabdiqays Allow Cimriga iyo Caafimadkaba kudheeree aamiin
@cabdiqayschannel
@cabdiqayschannel 2 жыл бұрын
thank you Khalid mawliid
@qambaftadayid1349
@qambaftadayid1349 Жыл бұрын
​@@cabdiqayschannel0:32 0:33
@qambaftadayid1349
@qambaftadayid1349 Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ibrahimomer65
@ibrahimomer65 2 жыл бұрын
Abdi aden qays waa nin ay ku dheer tahay wadaniyad. Abdi aden qays wuxuu kala kulmiye keligii taliye siyad bare dhibato tiro badan. Ibrahim Omer
@cabdiqayschannel
@cabdiqayschannel 2 жыл бұрын
Ibrahim Omar Alle haku Xafido wll Shugran
@crahiimqorsef
@crahiimqorsef 2 жыл бұрын
Mansha allah abwaan cabdi qays
@cabdiqayschannel
@cabdiqayschannel 2 жыл бұрын
C/RAHIM QORSEF THANK YOU Bro
@abdishakuurmohamedducale1914
@abdishakuurmohamedducale1914 Жыл бұрын
Waaceen jiriyo wehel baynu nahay Waan ku waaniyaa wacdigaad dhagaha waydaarisaa
@cabdiqayschannel
@cabdiqayschannel Жыл бұрын
Cabdiqays Channel Loves Your Comment Abdishakuur Aadbaadu Mahadsantay Wllkay You welcome Bro
@ibrahimomer65
@ibrahimomer65 2 жыл бұрын
Somaliland day after day approaching into recognition. Somaliland is one of richest countery around the worldwide regarding to its mineral potentialities of minerals resources availability throughout Somaliand regions and district of Somaliand. Ibrahim Omer
@cabdiqayschannel
@cabdiqayschannel 2 жыл бұрын
Ibrahim Omar Thank you so much brother
@yaasirabdi6494
@yaasirabdi6494 2 жыл бұрын
Ma ahayn mujaahid xoog miyaa taariikhdu?muqdisha ayuu iska fadhiyay wixii rag hardamayay ka daaya bahasha anna way kanta!!
@cabdiqayschannel
@cabdiqayschannel 2 жыл бұрын
Sxb waxan Filayaa Inaanad marka Hore Cabdi qays Sifiican u Aqoon Taasi waa Iska Cadahay Ee Waxa fiican markaad Waxsheegayso inaad Horta Iswaydiiso Waxd ka hadlayso miyaad Garanaysa mise waa Shay markaasuun kudhashay Caqligaaga Waad Mahadsantay yaasir Abd
@yaasirabdi6494
@yaasirabdi6494 2 жыл бұрын
@@cabdiqayschannel Sida hadraawi iyo gaariye xabad ma ridin Aagga horena ma tagin Qays Waxaa u sugan oo kaliya in uu heesa badan oo Anti ah qaaday Xabsiyaal badanna ku mutaystay Intaa ka dib Cabdi qays Waxaa jira hees iyo tix uu ku laba Cod"leeyay halka raggii ay isku lotka ahaayeen aan marnaba laga hayn wax is badal ah
@cabdiqayschannel
@cabdiqayschannel 2 жыл бұрын
@@yaasirabdi6494 Sxb waad mahadsantay hada waynu isku Soodhacnay waanad ii markhaati furtay Mar hadii Aadsheegtay inuu cabdi qays Xadhig dheergalay Waxad iishegtaa xadhigaa ma Isagaa Iasaga badheedhay Mise wuxu diiday Dulmiga Dadkiisa lagu hayo waxa kale ooaan kuusheegayaa Oo walahi ya waa maalin ciideede Jidhdilkii loogu gays tay jeelka ilaa imika Ayuu la ildaran yahay midalabaad wasiirka Arimaha gudaha Excellence sir Mohamed kahin Ahmed habeenkii uutalaabaayey yaasii Cabdi Adan qays kaxeeyey oo u geeyey Snm Alle Hawnaxariistee Mujaahid maxamed xaashi diiriye lixle yatalaabiyey oo sii kaxeeyey Cabdi qays weeyi Halkeese Laga talaabiyey Alle hawnaxariistee Cabdiqaadir Koosaar yaa talaabiyey cabdi qays dheh oo jabuuti talaabiyey kusoo kobi maayo Taariikhdii halganka Ee cabdi qays Sxb wado baadhikartaa Midakale Labada Mujaahid Laba Abwaan Ee Kaleed Sheegtayna waa rag kusuntan halganka markaa Hadii Aad jeceshay inaan taariikhbadan oo aad iiga garawdo kuusheego bisaraax waxa igala Soo hadashaa 0634420035 magacaygu waa mawliid maxamed Adan hadii aad doonto waxan kusiinayaa Gmail kayaga Saxiib waan kan hadba kaad doonto igalasoo xidhiidh Xildhibaanmawliid@gmail.com Yaasir Abdi waanad ku mahadsantay xidhiidhka Aad ila soosamaysay Always I respectfully bro
@ibrahimomer65
@ibrahimomer65 2 жыл бұрын
Cabdi qays wuxuu kuwa ka ahaa raggi ka hore ka hore yimmid keliye taliye dictatorship ignorant jaale siyad bare. Ibrahim Omer
@cabdiqayschannel
@cabdiqayschannel 2 жыл бұрын
Ibrahim Omar Aadiyo Aad Sxb Waadku mahadsantay Aqoonta Fiican Ee Aadu Leedahay Abwaan Cabdi Qays Aadbaadu mahadsantay Wll
DIB U LAABO CABDI AADAN XAAD CABDIQAYS IYO HEESTII ADUUNYO
7:53
CABDIQAYS CHANNEl
Рет қаралды 28 М.
gabayadii guba oo dhamaystiran
1:23:01
fiiro media
Рет қаралды 161 М.
Amazing remote control#devil  #lilith #funny #shorts
00:30
Devil Lilith
Рет қаралды 16 МЛН
Кто круче, как думаешь?
00:44
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 4,8 МЛН
When u fight over the armrest
00:41
Adam W
Рет қаралды 28 МЛН
Awliyo Allaay Adeeg  Abwaan Cabdi-Qeys
23:35
Jiciir Channel
Рет қаралды 698 М.
Ma ka heestay Ceel dheer | Abwaan Abdi Qays!! Hees Qaraami ah.
9:20
Baro Afka Hooyo
Рет қаралды 47 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Geesguud Media
Рет қаралды 2,4 МЛН
heestii adumbaba gabadh yahay abdi qays iyo hibo nura
9:05
QAADIRI
Рет қаралды 544 М.
Hasha Godolka Wacan
9:39
Axmed Mooge - Topic
Рет қаралды 583
Cabdi Qays | Heestii
7:55
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 27 М.
Xulka Heesaha Cabdiqays: Cod, Midho iyo Kaban is raacsan dhagaysi Wacan!
1:48:35
#CABDI #QAYS #HEESTII BAXSANOW HADRAWOW
12:50
CABDIQAYS CHANNEl
Рет қаралды 3,5 М.
DIB U LAABO CABDI AADAN XAAD CABDIQAYS IYO HEESTII DUNIDOO AH JIILAAL
9:40
Amazing remote control#devil  #lilith #funny #shorts
00:30
Devil Lilith
Рет қаралды 16 МЛН