CABDI HOLND HEES WADANI OO XANUUN BADAN XASUUSTII AUN MAXAMED SALABEEN TUNEEC 2023

  Рет қаралды 80,322

Faiza Amir

Faiza Amir

Күн бұрын

Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
instagram faiza_amir_2019
snapchat faisa132
twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
thanks my

Пікірлер: 49
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 Жыл бұрын
Somalida waligeedka calanka dhulbahante in uu kor u qaado maahe cid kale ma qaadi jirin khaatumo hadii la helay dowlad somaliyeed oo xoog leh ban helaynaa inshallah guulaysta dhulbahantow ❤❤❤❤
@hiboabdi350
@hiboabdi350 Жыл бұрын
Calaanka qurux mashaAllah Allahumabarik qomuluudka ciil uwadadinta 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@siradm
@siradm Жыл бұрын
Waa la doogiye yaan la dacaroon Soomaaliyey, inkastoo garawshiyo jiro hadana lafaha qaar aan lajabin baa jira'e gobanimada yaan laga tagin, Ilaahay wanaag ban niyad saafi ah nooga baryayaa swt, ismahurtooooy ha is hallayn
@abdiazisabdilahi8174
@abdiazisabdilahi8174 Жыл бұрын
Faiza Amer leader and honor of last three years musician word ihope good future sister from Hargeisa
@xaajifarah4076
@xaajifarah4076 Жыл бұрын
Wooow abtiyaashay waad iska qaadeen heeryadii idoorka ama geeri sharaf leh ma guusha nolosha iyo maamul madax banaan s s c
@teg2132
@teg2132 Жыл бұрын
SSC socotaay Allow Quwee dib uguma noqono dulligii iyo gumeysigii dadkaygii gacmahay is qabsadeen wlhi waan ilmeeyay markaan arkay dadkaygii oo mida Alhamdulilah
@khadrahussein7926
@khadrahussein7926 Жыл бұрын
WALAHI WA JIIRIRICOODAY HEESTA MAARKA DHAGEYSTEEY ALLAH HA UNAXARIISTO SALEEBAN TUBEEC WAXII LOSOMARAAY EE DHAXASHII SOMALIYEED IYO DHALIYAARTII WAXTII KALUUMIYEEY
@lakicali1565
@lakicali1565 Жыл бұрын
Wlhy wan Ka naxsanaa inuu calanku dhaco Masha allah guuuul ssc
@yasmingolden4675
@yasmingolden4675 Жыл бұрын
Geesiga Dhulkiisa Guusha u horseeda Geeridaa dishaaaa Geedka ha’go Guul iyo Gobonimo SSC QAATUMO STATE OF SOMALIYA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍🐎🐎🐎🐎🏆🏆🏆🏆🏆🏅🏅🏅🏅🏅🏅❤️❤️❤️❤️❤️ SSC Qalbigan idinkala joogna ilaahey garabkiina hagalo insha Allah guuuuul guuuuul
@hodanmohamed2379
@hodanmohamed2379 Жыл бұрын
Masha Allah guul sooley ❤❤❤
@maryanigal3349
@maryanigal3349 Жыл бұрын
Heestaan iyoheeskale oo alle ha u naxariisto baxsan Qasdir oo wadani ah aad ayaan u jeclahay qabiil mallet heesta ee Warangal baa leh soomaaliyey waxe iskula har
@omaamir1444
@omaamir1444 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto tubeec waa hees wadani sababti loo qaadey la ogaa ama la maqley maha in qabiil loo weeciyo dagaalada socda nabad allaha ku bedelo ki dhib heysta dhibka alla ka qaado soomali quluubtood allaha isku soo duwo
@SahraAbdi-ei5rk
@SahraAbdi-ei5rk Жыл бұрын
Qabiil iyo qudhun anagubma naqane kuwa yaqana u sheeg ya qabii u qaadaya kuwa maanta 2023 ku dagalamaya huryo ay San lahyn madafiic la dhacaya u aqri waxaas
@aminabdisalem3401
@aminabdisalem3401 Жыл бұрын
.
@aminabdisalem3401
@aminabdisalem3401 Жыл бұрын
Somalia waa hal dal oon xuduuda lahayn lakiinse waxaa jirra xuduud beeleedyo beelaha iyo qabiilka somalida uu dhaxeeya, nin ma qabsan karro qabiil iyo dhul uusan lahayn.
@ayansaleh959
@ayansaleh959 Ай бұрын
Runtii waxyaaba qaarkood waa gaf toosa oo ALLAAH laga galaayo heesa Soomaalida in laga saxo waxa khaladka ku asagoo heesoo danbi ah misana murti aan music lahayn bay noqon kartaa Halkan eeg geerida dishaa geesiga geedka ha ba’o waa gaf Geesiga xaqqa ku dirirayaa haduu dhinto waa shahiid yaa ka wanaagsan SUBXAANA ALLAAH kuwa wax alifayaa ha ka Fogaadeen deel qaafka wixii horana hala saxo
@nimcoguled2087
@nimcoguled2087 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ Khaatumo
@Sunshine-id9tg
@Sunshine-id9tg Жыл бұрын
SSC geesiyada darwiish ❤️❤️❤️
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
Galla dagalkah @ Good job 👍🏾 dhulbahanteh
@abeg2026
@abeg2026 9 ай бұрын
Somaliya waxaa shanta soomaali
@amalhassan7383
@amalhassan7383 Жыл бұрын
Guuul iyo gobanimo darawishta laandherenimo 🌹❤️❤️❤️
@batulahussein797
@batulahussein797 Жыл бұрын
Thanks abdi holnd xasuus
@AbdirihmaanAbdirizak
@AbdirihmaanAbdirizak 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ainader wankusalamay
@casecabdiwali9772
@casecabdiwali9772 Жыл бұрын
Mnsh Allah Indro Holan Yaa Holan
@FatmaAli-kg2qi
@FatmaAli-kg2qi Жыл бұрын
💌💌💌💌💌
@batulahussein797
@batulahussein797 Жыл бұрын
Xasuus abdi holand
@naeemofarah3553
@naeemofarah3553 Жыл бұрын
Guul ssc ax dhiig calankygi
@adenawled8052
@adenawled8052 Жыл бұрын
💯💯💯
@jamiilaabdilahi4487
@jamiilaabdilahi4487 Жыл бұрын
Calankygii nuuroow🩵🩵🩵
@yahye480
@yahye480 Жыл бұрын
m.a
@sagalosman6873
@sagalosman6873 Жыл бұрын
CalanKygiiiYow waligaaa Sareee❤💙🤍🐎
@hangoolhangool7551
@hangoolhangool7551 Жыл бұрын
Abdi wiil balo noolow❤
@ruqiyaali-ql8fd
@ruqiyaali-ql8fd Жыл бұрын
Success or die ,☝️🤐😱😱😭🧐🥛
@sabaahxasan4280
@sabaahxasan4280 Жыл бұрын
wa bararaqdiini iyo baca ku xxarkiini
@hiboabdi350
@hiboabdi350 Жыл бұрын
@@11naa44 nimaan maba aarkikaraan illen qomuluud issack nimankoda lanageste 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@samriyecapull2101
@samriyecapull2101 Жыл бұрын
@@hiboabdi350 dhulmahantee baroorwiish taariikh aanad lahayn miyaad samaysan kartaa somaliya iyo Somaliland 60 kii inay midoobaan isaaq baa calanka geeyey koonfure maantana diiday adiguu adoon uunbaad ka ahayd ingiriisna dadkii heshiish la saxeexday markuuu dhulka soo degay isaaq buu ahaa ee ingiriis baan la dagaalamay taariikh ku noqon mayso darawiishtuu waa kuwii la baabiya 1920 ee laga adkaaday
@samriyecapull2101
@samriyecapull2101 Жыл бұрын
@@11naa44 idinlama yaabayo faatabakhda caan baad ku tihiin ee iska wad hargeysa xoriyada qaadatay iyadaana xamar la tagtee hadana imaka kala soo noqotee waxba taariikh aanad lahayn ma samaysan kartid
@jeimoha3286
@jeimoha3286 Жыл бұрын
Waa wadeniyad beena Waa heesihii kacaanka
@hiboabdi350
@hiboabdi350 Жыл бұрын
@@11naa44 jaxiilinta waa wadaa naxsantihiin qomuluudka issack habro halabuufiyo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@maliunabdiahmed9766
@maliunabdiahmed9766 10 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Жыл бұрын
SOMALILAND DHULKA SSC KA BAXA NABAD HA DHALATO
@bajadhuunyare3785
@bajadhuunyare3785 Жыл бұрын
Been ilaahay baa cayaye labada calan kala qurxoon, Cawaalow jir oo joog ka dul babo dhulkasto somaliyed
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Жыл бұрын
CALANKA QAATUMO QURUX MARKAASAY CALAN IIRAAN LEEDAHAY DADKA KU QASBAAYAAN
@Iphone20249
@Iphone20249 Жыл бұрын
Naya afka kajeedi calanka rag baa u dhintay oo dhiig uga daatay dhulkana iyaga le
@Iphone20249
@Iphone20249 Жыл бұрын
Somaluland viv guul
@ruqiyaali-ql8fd
@ruqiyaali-ql8fd Жыл бұрын
Why do you guy want murder me
@JannahOsman-k1x
@JannahOsman-k1x 11 ай бұрын
Yusuf Islamic Die Wrong medication
@Sunshine-id9tg
@Sunshine-id9tg Жыл бұрын
💙🤍🖤🐎🐎🐎🫶🏽🫶🏽🫶🏽
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 32 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 558 М.
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 13 МЛН
HANI UK HEES CUSUB ANEY TEYDA NOQOTAA OFFIAL VIDIO 2023
3:51
Xusni Media Pro
Рет қаралды 777 М.
ABDI HOLLAND JAWI - SHOWGII ABDIKARIM ALI SHAAH 2024
4:45
Waqal WStudío
Рет қаралды 244 М.
MOHAMED LAFOOLE | ADUUNKO DHAN |OFFICIAL VIDEO 2023
4:58
ABUU AFNAAN PRODUCTION
Рет қаралды 114 М.
Hani Uk iyo iskalaji 2017 farsamadii:Samatar Said Salah
8:18
samatar said salah
Рет қаралды 16 МЛН
HUSEEN ALI MIIRALE & SACIIDO MUMIN HEESTII RAXMAD 2023
9:28
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 632 М.
FARXIYA FISKA HEES JACEYL HIT AH  2024
6:36
Faiza Amir
Рет қаралды 13 М.
Aboowe
7:55
Farxiya Fiska - Topic
Рет қаралды 528 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 16 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26