Cabdi Qaadir Sanka Dumarkoo Dhan Taan Ka Doortaay

  Рет қаралды 289,220

HCTV MUSIC

HCTV MUSIC

4 жыл бұрын

#HCTVMUSIC #HCTV
Heeso Iyo Majaajilooyin Aad U Macaan Kala Soco Horn Cable Tv Music

Пікірлер: 90
@kaatimaabdullahi7443
@kaatimaabdullahi7443 4 жыл бұрын
Qurux cod dabecad intaba ilaah Ayaa kudhamestiray janadiisana Hakugu bishaareyo amiin
@ahmedoficial3776
@ahmedoficial3776 3 жыл бұрын
I miss him😭😭😭 May Allah grant him jannatul firtosa amiin
@AhmedAhmed-du3qr
@AhmedAhmed-du3qr 2 жыл бұрын
Amin bro , may Allah reward you for your splendid prayer !
@sadamancam1635
@sadamancam1635 9 ай бұрын
Aamiin aamiin walalkey
@shaafijeyte9021
@shaafijeyte9021 Жыл бұрын
Cabduqaadir Shiikh Cali Sanka fannaan cod macaan iyo masrixiyad isku darsaday, dhanka kale nin isboorti uu ahaa waxaan xusuustaa ciyaarihi ramadaanka garoonka #Qoob-dooro ee degmada #Kaaraan dhammaadkii 90yadii iyo bilaawgii labo kumaadkii sanad walba koox #Iftin la dhihi jiray uu wadan jiray aad ayay dadku u jeclaayeen bashaash dabeecad wanaagsan leh, maalinta ay kooxdiisu ciyaarayso markuu garoonka soo galo waa loo wada istaagi jiray sacab ayaa meel walbo is qabsan jiray. Alloow kuu naxariiso oo qariga kuu waasici.
@danadpubg4680
@danadpubg4680 Жыл бұрын
Woow reer karaan asal ah intaas been kuma sheegin bro
@qaalimohamed8498
@qaalimohamed8498 3 жыл бұрын
Qurux buu qabriga kula jiraa! Rabbi qabriga kugu janney
@mahamedhassan8442
@mahamedhassan8442 Жыл бұрын
Sideey gabadhaha u daba shiri jireen hadaad arki laheed waa yaabi laheed 1999 ilaa 2002 ayaan xasuustaa Alle ha u naxariisto
@cabdinuur549
@cabdinuur549 4 жыл бұрын
Alle haw naxariisto best somali fanan sanka allaw janadii gee 24/1/2020 jimce 4:10 Hargaysa runtii jaw waaliya
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Axsan Hees ❤️ Fanaan Sare ❤️ Cabduqaadir Sanka Alle ha u naxariisto. Cod mcn iyo Style ba la isugu daray. Yaa ila Daawanaya 2020
@kaatimaabdullahi7443
@kaatimaabdullahi7443 4 жыл бұрын
Cabduqaadir SHIIQ Cali sanka walalkey rabi hakuu NAXARISTO you will remain our hearts people of xamar
@hassanalisaid2255
@hassanalisaid2255 2 жыл бұрын
Sanka qalbiyadeena ayuu ku dhexnoolyahay.
@Azomeofficial
@Azomeofficial 5 ай бұрын
Yadhagaysanaya 2024
@daadirnuur7333
@daadirnuur7333 3 жыл бұрын
Cabdulqaadir sanka ilaaheey naxariistijano hakawaraabiyo fanaan aad u codmacan ayuu ahaay yaa iladaawanayo 8-1-2021
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Aloow unaxriiso lagand sanka iyo mucjisadii giitaar ka daa uud cali masxaf aamiin
@zaziyanolokozoyitzoyit7048
@zaziyanolokozoyitzoyit7048 2 жыл бұрын
Allah unaxariista daman janatul firdow allah ka warabiyo amin
@axmedfaysal364
@axmedfaysal364 3 жыл бұрын
heesta labaad aan ugu jeclahy sanka heesahiisa burco ayankudaawanayay 2021ka
@hudaahmed207
@hudaahmed207 Жыл бұрын
Allow Ku naxaristo alleh janada ha inagu kulmiyo🥺🤲🤲
@abdifatahawmusse8598
@abdifatahawmusse8598 3 жыл бұрын
Ilaahay naxariistii jano ha siiyo
@farhanmahamud7283
@farhanmahamud7283 3 жыл бұрын
Allah unaxaristo amiin 😭😭😭🌹❤️
@abdikadersalad9737
@abdikadersalad9737 Жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto qabrigana ha unuuro amin
@abiibrahim-bw5ei
@abiibrahim-bw5ei Жыл бұрын
Alaha unaxaristo ruwayada wa ku jiray ano iskuulka dhigta djib 7aad maantana reer iyo caruur aya leeyahay alhmdllh wakhtigu wa orda ee xisaabtan inta lagu xisabin
@zeiruqadan6145
@zeiruqadan6145 4 жыл бұрын
Allahyow u naxriso jannatul firdowsa ka warabi inshallah 😭😭😭😭
@weirdo4hgsa668
@weirdo4hgsa668 4 жыл бұрын
Waa mid kamid ah heesahan ugu jecelahay AHUN Cabdiqadir Sanka
@aliabdullahi4165
@aliabdullahi4165 3 жыл бұрын
Naxariisti allah hasiiyo janadi fardowza allah ugu bishareeyo alla yaa raxma❤❤❤❤
@sadiiqkureej1464
@sadiiqkureej1464 3 жыл бұрын
Axsan fanan c/qadir shiq cali cisman sanka ilahow kunaxariso ciyaar & cod ilahow udanbi dhaaf adunyada walaga jecla ilhow kayel sanka ki aqiro laga jeclado # aminta igu kala kiciya my frends#
@mahamuudabdirahmaan5913
@mahamuudabdirahmaan5913 3 жыл бұрын
Aaamiin
@xasanyare1748
@xasanyare1748 2 жыл бұрын
aanmiiinnn
@xasanyare1748
@xasanyare1748 10 ай бұрын
Aaaamin
@ismailhusseinshismail7378
@ismailhusseinshismail7378 3 жыл бұрын
doonistedaan ku daalaayee😢💑❤ sanka rabi naxariista jana Allah siiyo 😭
@qamarsugaani6031
@qamarsugaani6031 3 жыл бұрын
Yaa Ila Daawanaya Waxan Ka Daawayana Dalka Georgia Caasimaadiisa Tbilisi Saacad Waa Shantii Subaxanimo😃😍 Bishu Waa 8/9/2020 Isiini
@khayremedia5020
@khayremedia5020 3 жыл бұрын
Isku waqti baan dawanay waa mid ka mida heesaha aan ugu jeclahy
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 3 жыл бұрын
Qamar soo adigii muqdisho joogay
@abdijabardahir9777
@abdijabardahir9777 3 жыл бұрын
Saxib georgia somali badan miya kunool!
@abumumtaaz8282
@abumumtaaz8282 2 жыл бұрын
Best singer abdiqadir sanka allow kunaxariiso
@naasirbashiir3246
@naasirbashiir3246 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto
@Somalia5
@Somalia5 4 ай бұрын
🪽🇸🇴🪽👌SANKA WAA HANTI WARAN❤👌
@fardowsamacalin8776
@fardowsamacalin8776 2 жыл бұрын
Qabrigiisa markii la duugaaye meel walbo la qoday biyaa ka burqanaya ila hda la yaabanhy Allaha u naxariisto wuxui ahaa ninka ugu horey oo markuu show dhigaayo markii la gaaro xiliga aadam joojiyo heesa markii la soo dukadane dub u u soo laabto Ma jira nin saaas samyn karo
@phertmerr7969
@phertmerr7969 2 жыл бұрын
Allow u naxariso oo janada ugu bishareey
@cabdifataaxyariisow6522
@cabdifataaxyariisow6522 Жыл бұрын
10:11pm 20 June 2023 May allah grant him mercy and janatul firdowsa Allahuma aqfir lahu
@m.garaad6164
@m.garaad6164 3 ай бұрын
Qalbiyadena kama bxin allaha ku naxariisto
@ashrafmohamed8828
@ashrafmohamed8828 2 жыл бұрын
Allaha u naxaristo
@sakariyejamaal4742
@sakariyejamaal4742 Жыл бұрын
Alaa yaraxma Al fanaan sanka😢😢😢😢
@dhoolhaaji2534
@dhoolhaaji2534 4 жыл бұрын
😭😭😭😭calooshaa i xanuuntay
@ustaadsaqaawe8498
@ustaadsaqaawe8498 4 жыл бұрын
Allow u naxriis abdikadir sanka
@user-rl5vf9xu4u
@user-rl5vf9xu4u 5 ай бұрын
Still wachting 2024😢
@qaraashaabdillahi4445
@qaraashaabdillahi4445 Жыл бұрын
Alle haku naxariisto adero
@shadiyaibrahim9105
@shadiyaibrahim9105 Жыл бұрын
Ilaahay ku naxariisay king codkisa wa dahab
@rahmamohaali272
@rahmamohaali272 3 жыл бұрын
Axsan hees allow kunaxariso sanka
@xasankamaschannel4199
@xasankamaschannel4199 11 ай бұрын
Alaha unaxaristo
@abdiqaniibrahim3632
@abdiqaniibrahim3632 4 жыл бұрын
Legend sanka Allah yaa raxmah
@asmamohamed1515
@asmamohamed1515 3 жыл бұрын
Ala ilhow u naxariiiso🥺 waa quruxdii oo qofa 😔
@oneatatime4468
@oneatatime4468 2 жыл бұрын
Allaha haku naxariisto wlky
@rahmonoor355
@rahmonoor355 2 жыл бұрын
Illahay hau naxariisto
@zainadalidiini5624
@zainadalidiini5624 2 жыл бұрын
Alla yaraxma axsan fanan 1-14-2020
@Azomeofficial
@Azomeofficial Жыл бұрын
Illahay janada hageyo 2023 dhgysna
@abdimahdi2980
@abdimahdi2980 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@ahmedciise9502
@ahmedciise9502 2 жыл бұрын
Masterpiece 🔥🔥
@guushaumadasomaliyeed3511
@guushaumadasomaliyeed3511 Жыл бұрын
Allah unaxariista amiin
@oneatatime4468
@oneatatime4468 2 жыл бұрын
Hees xasuus igalisay wakhti kamid ah waayahaygi jaceylku saaid iisitay😕😕😕
@tufaahali3945
@tufaahali3945 2 жыл бұрын
Allow ku naxaristo naf lo xiiso maxad ahayd❤
@alihuseen8353
@alihuseen8353 3 ай бұрын
Alla ya rahmo xasus gaar ah garoonka kubada cagta Qoobdooro iyo Ramadanki 1999 waxa u watay kooxda Iftin Legend Football iyo fanka weli igama goin xasustada AUN 😢
@KolombooHadi-hf9mw
@KolombooHadi-hf9mw Ай бұрын
Amiin Yaa ALLAH
@azadgoldenboy9263
@azadgoldenboy9263 8 ай бұрын
Yaa dawanaya caawa 10.11.2023 haben sabti ah❤
@umunajma2909
@umunajma2909 4 жыл бұрын
Alow unaxariiso
@maxamedbashiir8214
@maxamedbashiir8214 Жыл бұрын
Dayax saree waan la doodayoo Daruurta cirkaan la ders ahayoo Dabaysha sarree dawafaysiyo Dar ceel la dhigtaan dabaashaaye Memories from borama
@qarastaoffical76
@qarastaoffical76 Жыл бұрын
Allh haw naxariisto 😢
@abdimahdi2980
@abdimahdi2980 2 жыл бұрын
Quruxdii oo qof ah
@abdulahi8282
@abdulahi8282 3 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso. 31/12/2020 7:54 pm Hpen jimce Sanad cusub Soo galaYo. Hpen Farxadeed
@abdiato21
@abdiato21 3 жыл бұрын
Sanka🔥🔥
@marwankawardi9507
@marwankawardi9507 3 жыл бұрын
Ninkan waxuu aha bk xilaagas
@saidoscar3806
@saidoscar3806 2 жыл бұрын
Bk kadaran wll
@hoodoaxmed2272
@hoodoaxmed2272 10 ай бұрын
illaahoow kuu naxariiso🥹😭
@mahamuudabdirahmaan5913
@mahamuudabdirahmaan5913 4 жыл бұрын
Sanka naxris jano
@soljaman7926
@soljaman7926 2 жыл бұрын
Waa 100%💯💯💯
@r.c.pramadanchalengepubgmo1385
@r.c.pramadanchalengepubgmo1385 Жыл бұрын
2022 yaa ila dawanaya 🩸🌹💯💋🥰
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 3 жыл бұрын
Kaydka Homsat miyaa xuquuqda vidiyawga mise RTD..
@sufeey
@sufeey 3 жыл бұрын
2021
@issasouleh1048
@issasouleh1048 2 жыл бұрын
HCTV, meeshaad ka soo xigataan muuqaaladda heesaha ma sheegtaan miyaa ? Muuqaalkan xaqqiisa waxaa iska leh muuq baahiyaha dalka Jabuutii ee lagu soo gaabiyo RTD. Markii u horeysana ma aha oo aad ku kacdaan ficil nucan ah oo baal marsan xaquuqda saxaafadda
@abdirahmansaidbaafo5719
@abdirahmansaidbaafo5719 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@rahmaahmed4992
@rahmaahmed4992 Жыл бұрын
😢😢😢😢
@yuusufmohamedabdi5098
@yuusufmohamedabdi5098 2 жыл бұрын
March 9th habeen qamiis so galeeso xeebta liido hotel Dolphin dushiisa ku raxesanoya
@mohamedhassanawrdoon6870
@mohamedhassanawrdoon6870 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@user-kf8qd4ot4g
@user-kf8qd4ot4g 8 ай бұрын
😢cafis walshi msjiro😢😢😢😢😢🤐🤑😝🥲😴😢😢😢😢💔🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🤬👹👺🙉🙊🙈😡💩😊
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 4 ай бұрын
DarisbadAn kaba saduxa n kabood
@qaraashaabdillahi4445
@qaraashaabdillahi4445 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭🎤😰
@maxamedcismaan9681
@maxamedcismaan9681 4 жыл бұрын
8
@Ak-nv9zn
@Ak-nv9zn Жыл бұрын
Adigo kusokortay wadanka oo yoom waaxid aragtay cimro xajkina dhumasho kumasugi kari ninki xukumadas darsi udhigtay udodeysa xidigaha eegan ismaninirahno jaran jaro kasodagow midkalaa saaran faliyaha tirakood inta wadani oo kashaqeyso wadankisa suq iyo shirkado carabta
@abdishaafi6229
@abdishaafi6229 11 ай бұрын
Dumarka iyo raga maxa loo kala soocay ma nin carabaya enjineerka ah meesha nimanka iyo hinaas 😂
@arwasicid9026
@arwasicid9026 7 ай бұрын
Alllah haw naxariisto 😢
abdiqadir Sanka Sahra Ceeblaay
8:37
jufa
Рет қаралды 505 М.
Heesta Nimco Yaasiin iyo Cabdi Qaboojiye
6:06
Wararka Somalida
Рет қаралды 3,9 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 57 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
A/qadir Sheikh Ali sanaka  iyo Dee Gann Band Hesstii xawa
10:36
Ruun
9:04
Release - Topic
Рет қаралды 263 М.
Cabdi Fanax (Aduunku Haku Noqdo Walal) Official video 2014
8:14
SomaliNewMusic
Рет қаралды 2,7 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,5 МЛН
CALI ZAKI QURUX DUMAROO ADMI DAAWADO XASUUSTII ABDIQADIR SANKA
5:43
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,7 МЛН
Heesti dhawac baa igu yaalo
6:48
Nimo Abiib
Рет қаралды 1,4 МЛН
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 5 МЛН
**Cabdiqadir Sanka Ahun | Heesta Xawo Nuura
6:38
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 23 М.
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН