No video

Late AbdulGhadir Sanka SAFAR BAA LA TEGAYAA Official On Stage Feature

  Рет қаралды 543,607

Hashim Awad

Hashim Awad

10 жыл бұрын

Пікірлер: 468
@walaalsoomaali4599
@walaalsoomaali4599 6 жыл бұрын
18/FEB/2018 inta iga dambesa ee daawan doonto like ha saaran qeyr alle ha idin siiye😂
@yareabdille1464
@yareabdille1464 6 жыл бұрын
Walaal Soomaali ana la garay like ta kkk
@abdinasirmohamed178
@abdinasirmohamed178 5 жыл бұрын
18/Feb is my birthday😍😍💪
@fitaaxdaahir4106
@fitaaxdaahir4106 2 жыл бұрын
Talaw ma nooshay wll 4 sana ka har baa soo qortee qoraal kaan wlllow 🤔🤔🤔
@joocaarjucfe5675
@joocaarjucfe5675 Жыл бұрын
Haye ma nooshahay
@suldaanShiikh
@suldaanShiikh 5 ай бұрын
Wll talow manooshahay 6sano kahor ayaa soo qortee😥
@ogaan3648
@ogaan3648 8 жыл бұрын
لو كانــت الدنيــا تدوم لأهلهــا لكـــان رســول الله حيــا وباقيــا"‎
@faaizamohamed7045
@faaizamohamed7045 7 жыл бұрын
فعلا
@faaizamohamed7045
@faaizamohamed7045 7 жыл бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام
@maxamedaadan8422
@maxamedaadan8422 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Ай бұрын
Adunka hadi lagu warayo nabiyada jogi Laha scw and Cs jogi laha aniga meqa I cisho u cil qabo qabriga ka cabsana is celin mahe cilka ley cilay calosheyda Waxa ka weyn la weyn tahay wa cil ka buxo dadka cayil u modan cilka iga buxo ilah og calosheyda cuqdad iyo cil la weyn tahay ilmaheyga la gumada cil qabil keyga u qabo iyo cuqdad iga buxdo
@MaxamedFaafiye
@MaxamedFaafiye Ай бұрын
Wll iška cafi waxii qalad ka galay se sabar alle ayaa ku abaal marin dooni 😢❤​@@farhiaismail1984
@eng-mahadgeddixiish1369
@eng-mahadgeddixiish1369 3 жыл бұрын
Safarkii asigaa aaday mana soonoqonaayo 😭😭
@AhmedIsmail-kn5ue
@AhmedIsmail-kn5ue 4 жыл бұрын
Heestan Yaaa ila Dawanaya 2020 like igu Qabo Allah danbigeega hayinaga Samaxee😰😰😰👍👍
@somsaid2116
@somsaid2116 4 жыл бұрын
Aniga 06/06/2020 berlin
@abdi6493
@abdi6493 4 жыл бұрын
Aniga
@maryanqali5048
@maryanqali5048 Жыл бұрын
ma noo shahay sadax sano ka dip
@MohacumarMohacumar-el2pl
@MohacumarMohacumar-el2pl Жыл бұрын
​@@maryanqali50481sano adna ma noo shahy😅
@xawomacalin3139
@xawomacalin3139 5 ай бұрын
Illah ah koussamaho
@Ardaamagalo-_.9068
@Ardaamagalo-_.9068 3 жыл бұрын
2020-10-4 isniin Hadad iga danbayyso like 👍
@allym.mohamed470
@allym.mohamed470 2 жыл бұрын
Wxan dhagesanayaa hbn ee taarikhdu thy 2 June 2022 runtii heeskan wxo ahaa dardaaran iyo waano oo noogu tagay wllkeena Allow u naxariiso 🤲
@ayaanxassan4094
@ayaanxassan4094 9 жыл бұрын
Ilahaw ku naxariso safarki adiga noga hormaray
@mohamedmohamoud2150
@mohamedmohamoud2150 8 жыл бұрын
waa runtaaa walal
@axmedaxmato7005
@axmedaxmato7005 5 жыл бұрын
2019 cida dawanyisa like igu qabo heestan
@lovelyamjaad1346
@lovelyamjaad1346 9 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso safar baa latagayaa soo noqod lhyn isba waa kaatagy anana waan ku daba jirnaa allow isagana janada gee anagan janadada ngli
@amiishaden7110
@amiishaden7110 6 жыл бұрын
Alah ha unaxariso
@sakariyacabdiraxmaan6710
@sakariyacabdiraxmaan6710 5 жыл бұрын
Amiiin Amiiin alle hownaxariisto
@barutmohametjoseph1348
@barutmohametjoseph1348 6 жыл бұрын
23 DEC 2005 ayaaa geeridiisi laga sii daayay bbc somali allow u naxariiso haldoorkii nabad doonkii soomaaliyeed Fanaankii codka tolmoonaa #ahun
@sucadoahmed9262
@sucadoahmed9262 2 жыл бұрын
Aamiin ya rabi ale ha inowada naxaristo🥺🤲🤲🤲☝🤲🤲
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 жыл бұрын
2001dii buu dhintay ninkani maahayn 2005 ku noqo
@Mohamed_Liban-
@Mohamed_Liban- 3 ай бұрын
23-Jan-2005 waaye
@halimamouhamad4890
@halimamouhamad4890 9 жыл бұрын
Ilaahoow kuu naxariiso janadiisa hakaa waraabiyo amiin
@ceynicqaadirabuukarcayuuni9492
@ceynicqaadirabuukarcayuuni9492 6 жыл бұрын
aaamin aaamin
@somsaid8416
@somsaid8416 5 жыл бұрын
Aamiiin
@qadarbashirbile4033
@qadarbashirbile4033 5 жыл бұрын
Amiin ya allah
@luqmaanal.xakiim2524
@luqmaanal.xakiim2524 4 жыл бұрын
Aamiin
@add9095
@add9095 3 жыл бұрын
Majoogtan after 5 years reply soo gale intas waa hurdaye😂
@Sharoobo
@Sharoobo 6 жыл бұрын
1:59pm 15/5/2018 france ramadan kareem allah u naxaristo sanka iyo imti muslim ah fanaan qaran bu ahaa😢
@legendabdalla6235
@legendabdalla6235 6 жыл бұрын
Nasra Love ilalahy ha u naxizrto denmark ayan ka dawanaYa
@Sharoobo
@Sharoobo 6 жыл бұрын
+legend Abdalla masha alah wllo ciid wngsan
@legendabdalla6235
@legendabdalla6235 6 жыл бұрын
Nasra Love mzhallah wll iwrn xladada
@saxaneabdi5693
@saxaneabdi5693 6 жыл бұрын
Nasra Love hi
@ahmedyusuf9588
@ahmedyusuf9588 5 жыл бұрын
@@Sharoobo waso dahay mais tiri viva nasra.love# Je suis heureux de vous rencontrer. haiku najin jacda 😅
@mohamedfaysal6690
@mohamedfaysal6690 5 жыл бұрын
2019 ya ila dhagyzanaya c/qdir snka alle ha unxriisto aamin aamin😢😢
@cayuunicqaadirnaag6954
@cayuunicqaadirnaag6954 5 жыл бұрын
mohamed Faysal anga kula dhagysnaya boowe mcn oo waaciye ka dhagysanaya😂😂😂😂
@laago6274
@laago6274 6 жыл бұрын
Like isaar Hadaad 2018 dhagaysanaysid
@alimohamud1251
@alimohamud1251 4 жыл бұрын
Wuxuu ka qaadayaa shirkii carta allah maxaa maalmo nasoo maray🇸🇴🙌🇸🇴
@naimayasin7466
@naimayasin7466 6 жыл бұрын
Allha u naxariisto my adeer boqorkii codaka janadii faradoowso Allha kaa waraabiyo inasha allha😍😍😍😍😍💖💖💖
@AhmedIsmail-kn5ue
@AhmedIsmail-kn5ue 4 жыл бұрын
Sacadu Waa 2:05Am waa Hbn xili Danbe Ah Malintu Waaa Salasa waxaan soo hoyiday Anigoo Heestan Niyada Ku Haya hadad ila dawanyisp 2020 like igu Qabo Wll
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 6 жыл бұрын
25/6/2018 ayaan daawanayaa heestan. Alxamdulilaah waxa farxad weyn ii ah in maanta somaliya xaalkeedu meel fcn iyo guul u marayo, ilaahow noo siyaadi amniga iyo horumarka fanaankeenii qaaliga ahaa ee cabdulqaadir sankana u naxariiso.
@maxamedaadan8422
@maxamedaadan8422 Жыл бұрын
Alle how Naxaristo Sanka
@abdiaziizifiso3508
@abdiaziizifiso3508 5 жыл бұрын
2019 inti dawatay like yan layla dhafin 😓
@aarlion8718
@aarlion8718 6 жыл бұрын
28-3-2018 5:27am Kampala uganda Rubaga village ❤❤❤❤ sanaka rabbi kuu naxariisay Xasuus baan galay ❤❤❤
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 6 жыл бұрын
Aar lion kkkkkkk igama fogid bro hhhhhhh Kabuso village near rubago I hope u near luqman patrol
@xiinkaboy123
@xiinkaboy123 6 жыл бұрын
Old but gold,, if you agree,hit like 👉👍👏👏,,,18-April-2018,#mid night,,Allah ha unaxriisto,
@hassanroble1431
@hassanroble1431 4 жыл бұрын
Video gaan markaa dawanaayo waxaa iga nixiyo eriyada uu Sanka sheegaayo iyo dadka sidee iskaga damaashaadaayaan. Waaali badanaaa
@isbatorenaanaa8258
@isbatorenaanaa8258 7 жыл бұрын
alaah jecliya heestan safar latagayaa cabdiqadir sanka alle haku naxariisto
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Hees weyn oo uu qaadaya marxuum waddani ahaa oo walaalkeen ahaa.
@birimoismaciil8639
@birimoismaciil8639 6 жыл бұрын
allaha u naxariisto c/kadir sanka qabriga raaxo allaha kaga dhigo
@ABDIRAHMANALI-cg7vl
@ABDIRAHMANALI-cg7vl 5 жыл бұрын
Amin amin
@maryamkafiya6055
@maryamkafiya6055 7 жыл бұрын
Allah ha u naxaristo Cabdiqadir Sanka wa hees message xabarsan ee bal Abwan Cabdi Qeysa 20 sano kadib jawabti hees tan noo sheeg Somali way sii babaday ee bal u soo ducee
@suleymaansalah7677
@suleymaansalah7677 4 жыл бұрын
Safar baa lagalaya iyo Socosho dheeree Soon noqod laheynoo Ina wada sugaayoo... Cabdulqadir sh cali sanka Allaha ku naxariisto adigaa safarka inoga hormaree anagana tawfiiqda allaha nawaafajiyo Amiin
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 5 жыл бұрын
Allow kunaxariis Sanka quruxdaasi qabribu lagalay 😓
@abdiwaliyasindiriye7404
@abdiwaliyasindiriye7404 3 жыл бұрын
5 /4 2021 waxaan ku dawanaya Isbitaal banaadir maherado u dhaw axbta iga danbaysa like hwiya
@shadimohed7750
@shadimohed7750 9 жыл бұрын
Ilahow unaxariso safar aya labaxay dhero an sonoqad lahayn isna wuu tagay anaguna wan ku Dabajir naa
@add9095
@add9095 3 жыл бұрын
Shan sano kadib reply kuso gale wll majogta😂
@balqiisakhadar2089
@balqiisakhadar2089 4 жыл бұрын
Heestan ano aad U yar Ayan maqli jiry mantana igu horysa inan fananka afkisa ka mqlo wany samysay qalbigyga ilahw U naxariiso
@AhmedAliJimale-iz4pv
@AhmedAliJimale-iz4pv 7 ай бұрын
2024 January. Happy New Year.
@qoslaayesomali1716
@qoslaayesomali1716 5 жыл бұрын
Alow.ku naxariso safarkii adaa nooga hor maree😭😭😭😢😓😪
@hassanmohamed6488
@hassanmohamed6488 7 жыл бұрын
Safarka Alaha noo fududeeyo...Sanka qabriga waasic Alaha kaga dhigo
@ismailabdi4206
@ismailabdi4206 3 жыл бұрын
Dadka maalintaas live ka udaawanyey qaar badan oo uu kamid yahay ayaa safarkaas galay.. akhiro baa loowada socda walee, soonoqod na jiri maayo.
@abdinasirosman3737
@abdinasirosman3737 3 жыл бұрын
Allah SWT haxariisto isaga iyo wixii muslimiin ah, inagana haynaga daba naxariisto
@ahmetoismael4034
@ahmetoismael4034 3 жыл бұрын
Hadana Wxn soo Booqday Heestan laba sano ka bacdi ilahow kuu Naxariisto Waxad Ahyid fanan Wayine Allah Ha Kaa mayidho Wll Yaa iga danbeey2021 waa Sanadkii 3 een soo Booqday hestana waan Ka Ooya Walhi 😭😭
@sucadoahmed9262
@sucadoahmed9262 2 жыл бұрын
Aamiin wall ilahay ha no wada naxariisto🥺🤲🤲
@CiidMubaarak-m8x
@CiidMubaarak-m8x 9 күн бұрын
2001 ayey aheed heestaan xiligii cabdiqaasin
@zahraahmed6496
@zahraahmed6496 6 жыл бұрын
Ninkaan xujoow isku oogay! Safarkaas niiko looguma diyaar garoobo. Tawxiid saxan, salaad, zako, soon, xaj iyo iimaan ayaa loogu diyaar garoobaa. Hees iyo niiko looguma dhawaado Allah. Laakiin ilaahiis ayuu leeyahay safarkii waa baxay.
@hassannour2803
@hassannour2803 8 жыл бұрын
Allow u naxariiso qabrigana u nuuri ..
@munibalhaj5741
@munibalhaj5741 7 жыл бұрын
hees qali iyo fanaan qurux badan alla haku naxariisto
@mahadimandubad5600
@mahadimandubad5600 7 жыл бұрын
Munib Alhaj wssmo
@AS-vf5hp
@AS-vf5hp 7 жыл бұрын
Munib Alhaj. aamiin wallo
@nawaalyussuf5698
@nawaalyussuf5698 7 жыл бұрын
Nawaal yusuf
@habargidirboy4457
@habargidirboy4457 4 жыл бұрын
Tariikh ayey eheed wan xasusta shirkan waa shirki ninki habar gidir ugu masuul sanaa ayaa madaxwayne lo dhibey wax magarato fahmi waysey wan xanunsataa allah ya raxma sanka our legend
@shakipjama4299
@shakipjama4299 12 күн бұрын
31/7/2024 inta iga dambysy isoduceeya safarks wa inawada sugayaaaye😢
@gioabdihassan8623
@gioabdihassan8623 7 жыл бұрын
qabriga alle ha kuu waasiciyo janatul fardowsa alle ha kuugu bishaareeyo aamiiin
@husseinmohamedmohamud1854
@husseinmohamedmohamud1854 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto ader sanka
@husseinmohamedmohamud1854
@husseinmohamedmohamud1854 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto Abdulkadir Ali Ahmed
@anisosuldan1406
@anisosuldan1406 3 жыл бұрын
Waa run wlhi
@housseinmed8160
@housseinmed8160 Жыл бұрын
Que dieu vous protège de tous les personnes honnêtes avec les paradis éternel
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 5 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto cabdulqaadir sanka
@mushtaaqabdiqani2747
@mushtaaqabdiqani2747 3 жыл бұрын
Hada asi safar galay mana soo laban 😞 anagana waaku xignaa 😔🥺
@nuradiinmaxamed9143
@nuradiinmaxamed9143 4 жыл бұрын
20:58 PM 20/9/2019 A/QaDiR SanKa AllH HakUu NaXariizTo SaFarKa NaGaGa HoRaYzY AnaGuNa kUgU DaPa JirNaa
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Allow kunaxariiso Sanka farxanimada wuu la dhintay maanta😔
@amiinjacelow
@amiinjacelow 3 жыл бұрын
Ya ila dawanaayo 2021 like iso saar hada dawaneyso 2021
@raanoabdi1878
@raanoabdi1878 4 жыл бұрын
2020 24 days ka hadhay
@hamdidayurad9616
@hamdidayurad9616 7 жыл бұрын
Ilaahay naxariistii janno ha geeyo danbigiisana allaha dhaafo aaamin
@nuuradiinabdi9458
@nuuradiinabdi9458 4 жыл бұрын
2020,3 hys qorto bashu
@sadamhussein8733
@sadamhussein8733 5 жыл бұрын
14 jir ahaa maalinkuu dhintay waxan xasuusta aad uga murugooday Geeridiisa ,dhowr bari kadib waxaa LA Yiri wuu soo nooladay aad u farxay hadana kadibna way beenowday . Idaacada hornafrik heestaan laga so daayay marku geeriyooday Reer wardhiigleey ayuu ahaa fanaanka hadan qaldaneen. 2005 Allaha u naxariisto sanka Geeridiisa xamar wa gilgilatay.
@user-uh7cw1dt3b
@user-uh7cw1dt3b 7 ай бұрын
Saxiix waye wan xasusta xilikas yaa gurigiisa u carariy
@user-ps6jr4cn9z
@user-ps6jr4cn9z 8 ай бұрын
Allah unaxariisto runti wa dardaran wyn
@khadracismaan9976
@khadracismaan9976 7 жыл бұрын
alle haw naxariisto qabrigaba alle haw wasaciyo inshallla allle danbigiiisa ha dhaafo ameen ameen
@abdiqaadirwiilwaal2038
@abdiqaadirwiilwaal2038 5 жыл бұрын
28/3/2019 inta igadambesa like iisara
@afcagaagtv9962
@afcagaagtv9962 5 жыл бұрын
Hees jirta xaqiiqatan Wax waliba ee aduunyada yaal waa ku dhan yahiin. Samigeyga c.qaadir sanka nin culus kabaqa magacaa c.qaadir meshii aad ku aragto😍😍😍😍
@buralenew4236
@buralenew4236 3 жыл бұрын
Yaa ila daawanaya 2021.
@nawaalyussuf5698
@nawaalyussuf5698 7 жыл бұрын
Allah kunaharisto amiin amiin
@mustafediiriye7133
@mustafediiriye7133 6 жыл бұрын
Abdiqadir Sheikh Ali Sanka Alle ha u naxariisto isba wakaa ka tegey aduunyada.
@gulpcamp4279
@gulpcamp4279 6 жыл бұрын
3
@maxamedaadan8422
@maxamedaadan8422 Жыл бұрын
Alle how Naxaristo Alfanaan A.sanka
@aliderie5908
@aliderie5908 4 жыл бұрын
Alaah yaa arxama raximiin cabdiqadir sh cali amiin
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 Жыл бұрын
Abwaan cabdi ways alla cimri fheer iyo cinaado suuban hasiiyo.sido kle naxariistii eebe ha siiyo hoobal cabdulqadir ..
@xiisabdi4108
@xiisabdi4108 8 жыл бұрын
alla ha unaxariisto abdiqaadkir sanka safar kii wuu maray
@ismanmuhumadneima3165
@ismanmuhumadneima3165 Жыл бұрын
Allah ha u naxaristo
@abdiwahabibraahim5432
@abdiwahabibraahim5432 6 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto Habeenkaasi uu heestaasi qaadayay dhammaantii waan soo jeeday ilaa subaxdii sidaan shirkii u daawanayay heestana markii u horaysay waxa uu qaaday Sadexdii galabnimo ilaahaw soomaali isku keen
@isxaaqmaryacade18
@isxaaqmaryacade18 6 жыл бұрын
abdiwahab ibraahim Waa QabiiLkee
@cawa9195
@cawa9195 6 жыл бұрын
Hhhh nft been ha u sheegin waaa abgal cismaan AU
@abdikadirmohamed1860
@abdikadirmohamed1860 5 жыл бұрын
2019 xitaaa waan jognaaa 🤘
@fowsiahassan2056
@fowsiahassan2056 Жыл бұрын
Cabdiqaadir.shiiq.cali.sanka.heeskaa.waa.udardaarmay.dadka.afsoomaaliga.ku.hAllah.siibba.dhaliyarad.aan.xadiisyada.dhagaysan.ninka.yiri.waaniiko.wudabaya.heesku.waakawaynyahy.sIda.aad.ufahntyinbadan.oo.tusaalah.baanakamuuqd.ilaahay.waxaan.ugabaryayaa.inuu.janooyikiisa.kuirsaaqo.marcuunka.intidhgaysatan.kadhio.kuwi.waxkakororsada.aamiin.yaa.alaah
@darwishssc6057
@darwishssc6057 5 жыл бұрын
Cabdi qadir wuxu fanan qali ah ilahy janada fadsowsa haka warabiyo
@zadampato7188
@zadampato7188 4 жыл бұрын
Illaahy ha unaxaristo Isaga safarka ahaaba adunayada Kolku qaadu dhintay
@yareali4353
@yareali4353 5 жыл бұрын
17 August 2019 somalida iga dambayso like ta ha ila modina
@asmaabdirizak9976
@asmaabdirizak9976 6 жыл бұрын
=Safar baa la tagayaa =iyo Socod dheero =soo noqod laheyno =inawada sugaaye =surin waxa la marayaa =siigiyo dabeyl lahoo =sodiga cadceedana =saantu kugu dhegeyso =sulmi iyo harad badan =Ninka seef Af weyniyo =aanu wadanin sahay badan =kama samada baxayee =sidee loo jiid marayaa? =sokeeye iyo xigaalka ku =sooryeeyo ma lahoo =saxiibka rumado ku saciido ma joogo =beel sabanka yaalo ku sii hoyato malaho =sahaydeedu meshaa subag iyo =saliid ma aha sonkor iyo =bariis ma aha canahii =sabiraartiyo hilibkoo =la solay ma aha soorta =dunida taaloo dhan =sacadeydu taa ma aha =waa sunqur la'aan =waa sanqar la'a =soco oo ha soo noqon =Bal aan idin suaale????? =maxaad saka wadataan =subaxa qiyamaha la hortagtan
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Dhoolacadeyn taas wuu ladhintey manta Allow kunaxariiso cabdulqaadir sanka
@FunnyGuy353
@FunnyGuy353 9 жыл бұрын
Allahya Raxma cabdulqaadir Sheikh cali sanka hees qiiro leh
@mommedjamac99
@mommedjamac99 6 жыл бұрын
ameen
@somsaid8416
@somsaid8416 5 жыл бұрын
Aamiin
@maajidkariim5097
@maajidkariim5097 2 жыл бұрын
Heestaan yaa ipa daawanaya 2022 🥰🤔
@ilwaadshaakir5799
@ilwaadshaakir5799 7 жыл бұрын
ilahayoow Janadi kawaraabi
@gaasi67
@gaasi67 3 жыл бұрын
Heestaan macno weyn ayuu leeyahay: SAFAR BAA LATAGAYAA OO SOO NOQOD LAHEYN : WAA LA DHIMANAA...
@foodcadetubedheere383
@foodcadetubedheere383 3 жыл бұрын
Yes Good to see you again for your picture now insha allah
@jimcaalefuaad8312
@jimcaalefuaad8312 6 жыл бұрын
jecliyaa heestan allow u naxariso abdi qadir sanka
@ciiltire3113
@ciiltire3113 7 жыл бұрын
2017 😘
@asadabdi2881
@asadabdi2881 2 жыл бұрын
3/FB/2022 Still watching alla yaraxma🤲🏻😘
@elmikhalifaden2071
@elmikhalifaden2071 Жыл бұрын
Naqaska ay ku dhajiyeen fanaan dhameystiran illah ha ku naxariisto
@xamsecadani
@xamsecadani 11 ай бұрын
Sahaydeedu meshaa Subag iyo saliid maaha Sonkor iyo bariis maaha Caanihii sibraartiyo Hilibkoo la solay maaha Soorto dunida taalo dhan sahaydeedu taa maaha AUN C/QAADIR SHEIKH ALI SANKA😢❤ SUN/10/SEP 2023 DIB BAN UGU SO NOQON DONA HESKAN CAJIIBKA AH❤
@gamayare2767
@gamayare2767 5 жыл бұрын
😭😭😭 alah yarxamaka axya wadani 🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭
@somsaid2116
@somsaid2116 4 жыл бұрын
Ilahay haw naxariisto
@subargril4586
@subargril4586 2 жыл бұрын
Waxaan daawanaya 8 year kadib 4/June/2022 19:05pm illahow kuu naxariisto Bal aan idin su,aale maxaa saaka wadataan subaxaa qayaamaha la hortagi subxaanka😥😥💔 illaahow waadanbaabna hadaana kama maaranoo aadan kuu sajuudna hadda kubarina illaahow angoo Ku caasinay haddana kaama maarnoo waadnoo naxariisataa adoo Leh adoonkaygoo ibarı waan Ku ajiibiye iwaydiiso danbi dhaaf waan Ku cafine Alla illaahy naxariis badana illaahow noodanbi dhaaf cadaabkaagana Naga xoree dhamaanteen😥 intii dhimatayna unaxriisto🤲😥
@Mohamed-vj8xj
@Mohamed-vj8xj 4 жыл бұрын
2020 MAY YAA DAAWANAYAA😭
@haniabdirahman612
@haniabdirahman612 7 жыл бұрын
Alle Unaxariiiso Abdiqadir Sanka
@kabtandhufuri5228
@kabtandhufuri5228 5 жыл бұрын
october 13 2018 Allah ha u naxariisto kitaabkiisa gacanta midigta Allah haka siiyo
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 6 жыл бұрын
Allow awodada og nahay ee u naxariiso walalken anagana noga daba naxariiso geeridu waa mid ina wada sugaysa khatumo wanaagsan alle hanagu dilo
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 жыл бұрын
siyaasiyiinta waa u sarbeebyey aaqiro in LA aadayo leys xisaabin doono very song
@iraadjiirow7389
@iraadjiirow7389 2 жыл бұрын
Waa ka helay,
@axmedshafi7607
@axmedshafi7607 Жыл бұрын
Ale haw Naxaristo aamiin sanka
@user-uu4ub5er7q
@user-uu4ub5er7q 4 жыл бұрын
Wiilkaga ood sadex hit kala badashay ul soon kirkus baad sefuqadataa micnahed dugsiyada aadabtod xilkod baa laduudsiyay aduun baaloodhofay kanisad baa lafurtay Adams muslinbaa umaqnaday guru caragalo
@abdullahiafi2493
@abdullahiafi2493 3 жыл бұрын
Alla ha u naxariisto.
@mohamedirran7390
@mohamedirran7390 6 жыл бұрын
Juba sahaydedu meesha subag iyo bariis mahan sonkor iyo hilib lasolay mahan
@raalliyayuusuf3432
@raalliyayuusuf3432 4 жыл бұрын
Sookeeyiyo xigaalkaa Kusooryeya malaho Zaxipkaa rumadoo Kusaacidi majoogee Reer sbadka yaaloo Usii hoyato mlhoo😢😢😢😢😢
Abdulqadir Sanka Hesstii Caashaq iyo Salala
11:56
7Selel
Рет қаралды 332 М.
Sanka iyo abdi haybe
10:46
7Selel
Рет қаралды 240 М.
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 20 МЛН
majaajilo xisbiyada Somaliland.flv
34:41
RSTV09
Рет қаралды 1 МЛН
Cabdoo 2
7:46
Sagaltv
Рет қаралды 830 М.
27 February 2024
4:48
Farxaan Maxamed ciise
Рет қаралды 1,4 М.
meecaad miigane
10:54
Abdi Agalab
Рет қаралды 722 М.
Hees Shirkii Carta BULSHO DAALAN WEEYAAN
5:40
Nawad Hassan
Рет қаралды 209 М.
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 247 М.
abdiqadir Sanka Sahra Ceeblaay
8:37
jufa
Рет қаралды 510 М.
Cabdi Qaadir Sanka Dumarkoo Dhan Taan Ka Doortaay
6:10
HCTV MUSIC
Рет қаралды 296 М.
Qabyo 2
4:43
mvklip
Рет қаралды 835 М.