CABDI YARE HEESTA WAJI DHIGO ADUUNYADA OFFICIAL VIDEO 2018 HD

  Рет қаралды 346,966

Hargeisa HD

Hargeisa HD

6 жыл бұрын

Hargeisa HD

Пікірлер: 74
@maskarofficial2979
@maskarofficial2979 4 жыл бұрын
Intii 2020 daawaneysa like
@nasabboy3580
@nasabboy3580 4 жыл бұрын
Wllkeen abdi yare wuu xanuusanayaa haloo soo duceeyo 😢😢😢
@abdi2728
@abdi2728 4 жыл бұрын
Wllo Horta see la hayyaa a Allaha caafiyee
@bashiirmaanka4477
@bashiirmaanka4477 Жыл бұрын
@@abdi2728 llllllllllllllll
@abdiisse9210
@abdiisse9210 4 жыл бұрын
Ilahay nagama qaado aad buu noo taabtay xanuun kiisu caafimaad soo ded degaan ilahay u weydiiyey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@razmijcyl4324
@razmijcyl4324 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭wlhi waa runtaa wll alle ingama qaado allena cafimaad tama hasiiYo maalmo khyr bdn baa lgu jiraaye
@siimacabdiaare1338
@siimacabdiaare1338 4 жыл бұрын
Illahow cafimad ban kuwaydinay illahow adaa wayne cafimad sii cabdi yare
@ayushabdirahmam7542
@ayushabdirahmam7542 4 жыл бұрын
amin wlo illh cafimd sareca hasiyo ano somna u duceynayaye🤲😭😥rabow cafimd kisa uso celi
@biche1984
@biche1984 4 жыл бұрын
Allow ku caafi amine ya Allah amine
@hamdimohamed8030
@hamdimohamed8030 5 жыл бұрын
Heestan markaan maqlaybo waan kahelay 😍😍
@horseedmedia5456
@horseedmedia5456 Жыл бұрын
2023kii baan soo buuqday. Alla maxay hees tahay wuxu.
@gsjdyrjfgsgdjf5750
@gsjdyrjfgsgdjf5750 3 жыл бұрын
cabdi yare cadet aloow cafiyi aamiim aamiin cabdi yare Qli aamiin aamiin
@zainababukar2808
@zainababukar2808 5 жыл бұрын
Samatar yar ba soo baxay waaw masha alah
@gsjdyrjfgsgdjf5750
@gsjdyrjfgsgdjf5750 3 жыл бұрын
cabdi yare cadet usoo duceyay inu ilahay cafiyo ahay dhey saxiibayal Qli ahay cabdi yare cadet wanku salamay cabdi Qli habalayo hees daday ad qaday eey macan cabdi yare by by by
@farhanabdi5508
@farhanabdi5508 4 жыл бұрын
Ilahey ha cafiyo fanankan 17/4/2020 dawanaya bandow cml xafadda ku ahay qaradda yurub ayana joga
@xayiratogdher3666
@xayiratogdher3666 4 жыл бұрын
Bro kula mid nahay lkn hadz waa nalaga qaaday alx lkn wlhy xaldu ma sahlana
@apdleseid2574
@apdleseid2574 11 ай бұрын
Heeso aad umacana weeye heesani dhalinyaro 2023 waan idiin salaamay❤❤
@korwaayeel4257
@korwaayeel4257 5 жыл бұрын
EREYADII Aadan tarabi Laxanka Cabdikariim jiir Codkii Cabdi food 1970s
@nimcoshow1924
@nimcoshow1924 4 жыл бұрын
Hees leega daran wiilku qurux badanaa maasha allaah kan aniguu igu soo bixi laa
@Dayr12
@Dayr12 Жыл бұрын
Kkkkkkkķkkķkkkkk
@muneirofficial3252
@muneirofficial3252 3 жыл бұрын
inta daawanysa 2012 like
@safaciise9514
@safaciise9514 4 жыл бұрын
Wleee kani waa geesi
@ayanbarre377
@ayanbarre377 3 жыл бұрын
Waw hees iyo badh cabdiyare🥰🥰🥰🥰 7.3.2021
@hoodocu5674
@hoodocu5674 4 жыл бұрын
Allah Ku caafiyo cabdi yare 😭😢🤲
@riyaaqmustaf9931
@riyaaqmustaf9931 4 жыл бұрын
Masha allaah wilkan indho iyo sunayo qurux san uu leyahay ani cml ❤️❤️
@sadiomohamoud1603
@sadiomohamoud1603 4 жыл бұрын
Illaahoow caafmaad siii
@cabdalecabdi8964
@cabdalecabdi8964 4 жыл бұрын
Heestan Kama dalo mar walba. Dhegesta
@isseamin9623
@isseamin9623 3 жыл бұрын
Hi is the legend cabdi yare ilaahoow ku dhowr
@abdiqaniwiilwaal3351
@abdiqaniwiilwaal3351 10 ай бұрын
boqorka codka alfnan cabdi yare hees iyo badh weeye wlhi waji dhigo aduunyada hees wey dhaaftay wlhi
@Gambaey
@Gambaey 5 жыл бұрын
Top Top..dhag
@xayaadxaamud6599
@xayaadxaamud6599 6 жыл бұрын
Wale kan waa dadki hore
@hothenjama4109
@hothenjama4109 4 жыл бұрын
Illaahoow cafimaad sareecana ku sii ,aameen yaa rabi 17/4/2020
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 Жыл бұрын
Waayadanba nuuraay Waqal soo onkaday iyo Webi aan gudhaynbaa Daraysaa wadaantee
@jaamacqamar6656
@jaamacqamar6656 3 жыл бұрын
Hees itaapatay 😥
@khadarganey7618
@khadarganey7618 5 жыл бұрын
Nin kan waa waayel nooh
@mustafeahmed1232
@mustafeahmed1232 2 жыл бұрын
Codka ragu waa kan hore usoco sxb
@fdjklfalkdjfld
@fdjklfalkdjfld 24 күн бұрын
iga wallah waa kan
@soomalissc.2293
@soomalissc.2293 Жыл бұрын
Cabdi.yare.washishigo.aduunyada.kkkwaba.aniga
@garashadageel-maalka8811
@garashadageel-maalka8811 6 жыл бұрын
nice songs
@yonishassan4131
@yonishassan4131 5 жыл бұрын
Waxaa heska originalkeda laha Abdi Food erayadana waaa Adan tarabi. Laxanka mahubo Abdi yare Si macan buu aqaaday lkn originalkaa ka mac
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 4 жыл бұрын
Yonis Hassan laxanka waxaa lahaa cabdikariim jiir Musicana saalax qaasim
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
YONIS HASSAN, fannaan la hubo ayaad tahay, ruwaayaddii xaajaba layaab leh ee bal aan qodo xabaabalaha ayey ku jirtay, originalk malab buu ahaa, hadhwanaagnews baa beri ay weraysatay abdi food aun u duubay, waa dahab
@kaysaahmed531
@kaysaahmed531 3 жыл бұрын
Kaysa ahmed
@razmijcyl4324
@razmijcyl4324 4 жыл бұрын
Allow caadfi wllken cbdi yre wlhi xnuunkisu wuu itabtaye😭
@AhmedHJ4983
@AhmedHJ4983 4 жыл бұрын
Walaal fanankan xanuun noocee ah ku dhacay
@AhmedHJ4983
@AhmedHJ4983 4 жыл бұрын
Walaal fanankan xanuun noocee ah ku dhacay
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 4 жыл бұрын
Erayada aadan tarabi Laxankii cabdikariim jiir Waxaa horay u qaaday waabari legend cabdi axmed aadan kaar oo cabdi food lagu garan ogyahay Music waxaa lahaa saalax qaasim Hadda kanyar ayaa qaadaya
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 9 ай бұрын
Waaaw heees macan nolow
@lunaluulita2021
@lunaluulita2021 Ай бұрын
Habaar qabe
@quruxduna5866
@quruxduna5866 4 жыл бұрын
Waaw
@naasiribrahim3566
@naasiribrahim3566 3 жыл бұрын
Heesti.heesa
@barkulanfilms1949
@barkulanfilms1949 6 жыл бұрын
Top Song
@user-pm6td7rc7p
@user-pm6td7rc7p 7 ай бұрын
❤❤❤❤
@inahaanfarkudhuuqe99
@inahaanfarkudhuuqe99 4 жыл бұрын
Waryaada fanka beenta halaga daayo halaga daayo heestaan orginalka waxaa qaaday kabanle. Cabdi food gadaal ayuu ka qaaday .orginalka aniga haya.
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 5 жыл бұрын
heesihii hore ninkii qaadi jiray waa ilaabay laakiin waa qaraami wiilkani malaha heeska
@saherdidabdi5300
@saherdidabdi5300 4 жыл бұрын
Top weeye c.yare
@mohamedayusu2059
@mohamedayusu2059 3 жыл бұрын
axsan hes
@kaysaahmed531
@kaysaahmed531 3 жыл бұрын
Kaysa ahmed
@kaysaahmed531
@kaysaahmed531 3 жыл бұрын
Heestan waxaa lahaa cabdi aadan food ilahay wanaxariistii ee ogow qofkastoo dhegaystow macanuhuna waa ka fogyahay magac heesta ee nuur waxa uu la hadlayaa siyaad bare
@safaciise9514
@safaciise9514 4 жыл бұрын
Ilahow ku caafi wll
@AhmedHJ4983
@AhmedHJ4983 4 жыл бұрын
Walaal fanankan xanuun noocee ah ku dhacay
@shoshoibrahim1428
@shoshoibrahim1428 6 жыл бұрын
Wwwwww
@haniimaxmud488
@haniimaxmud488 8 ай бұрын
A❤❤❤❤
@Mowliidomar-fz3vc
@Mowliidomar-fz3vc Жыл бұрын
Asxan hees iga gadan
@jabrajaceloow6951
@jabrajaceloow6951 9 ай бұрын
😮
@dhagacalenmohamed9090
@dhagacalenmohamed9090 3 жыл бұрын
Haaaaaaa
@maxamedmahdi7010
@maxamedmahdi7010 2 жыл бұрын
N.
@yasiinaadan9500
@yasiinaadan9500 4 жыл бұрын
Waryaa badh naag u daa marxuunka heestiisa heestan waxa qaaday cabdi axmed aadan cabdi food ee
@buzhramohomett9283
@buzhramohomett9283 3 жыл бұрын
Wrya abihi adan trapi paa lahe afka noogla bx inankayaga😡😡
@plush_3996
@plush_3996 5 жыл бұрын
Indha kuushu waaxay🧐
@heegomuuqdheer1
@heegomuuqdheer1 4 жыл бұрын
Ma xaaraanbaa
@istahilibrahim5633
@istahilibrahim5633 4 жыл бұрын
😂way inaga dhexysa safey indha kushu uu kuso bxeyba wlhida
@rldkrlayafdmkdkdkdkfancabd2720
@rldkrlayafdmkdkdkdkfancabd2720 6 жыл бұрын
Hhhhhh
Cabdi Yare | Milic Kama Hadh Galo | Astaan Tv 2020
5:35
Astaan
Рет қаралды 2,1 МЛН
Cabdi yare  heestii  (xadba male aduunyadu)
4:42
jama143
Рет қаралды 98 М.
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 45 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 84 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN
20:11
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 86 М.
CABDI YARE | MAXBUUS CAASHAQ | NEW OFFICIAL VIDEO | LEGEND IS BACK 2021
5:35
Hawraar Music Production
Рет қаралды 7 МЛН
Cabdi Yare | Hees Qiso Jaceyl Dhab Ah | Best Video Bc24Tv
7:13
CABDI YARE MA GO'YN NEW SONG LIVE SHOW EID 2018.HD
7:28
SAAB TV
Рет қаралды 332 М.
CABDI YARE HEES CUSUB JACAYL ERYAL TV 2018
4:34
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 705 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
KIIN JAAMAC YARE - OFFICIAL VIDEO - Maxan Ku Suga Jaceylka
4:31
Mursal Production
Рет қаралды 8 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 45 МЛН