No video

Dhabtuu Jacaylku Yaala | Cabdi Yare & Farxiya Fiska | Live Music | Astaan | 2021

  Рет қаралды 389,609

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Barnaamijka Music iyo Madadaalo | Farxiya Fiska, Cabdi Yare & C,risaaq Siciid.
Live Music | Astaan 2021
Music
Cabdinasir Macalin Caydiid - Guitar Bass
Bishaar Faamoos - Durbaan
Abuukar Buuloxuubey - Drum
Nagiib Axmed Xaashi - Guitar
Mustafe Macalin Caydiid - Guitar Base
Maxamed Xaaji - Organ
Cabdale Xaaji - Saxophone
Camera Operators:
Mukhtaar Dhuux
Mubaarik Gabyaaye
Mubaarik Jama
CJ Amiin
Editing:
Faysal Beatz
Sound System:
Shabcaan Isko
Ciid Wanaagsan
Astaan 2021

Пікірлер: 111
@zophiaabdirahman7960
@zophiaabdirahman7960 3 жыл бұрын
Boqorada fanka Sanad ba sanadka kle farxiyo fiska wey kasii qurux badnaneysa inta igu racsan like 👍
@shimbirmahamud9148
@shimbirmahamud9148 3 жыл бұрын
Magool fanan sodhaweya Somali iskadaye adunka lagahelimayo allow kunaxariiso
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 3 жыл бұрын
Cabdi yare waa fanaan da'yar oo cod tolmoon maslixiyad qurux badana leh. Waan taageeraa ninkaas. Fiskana waa kusoo wada baxeen Heestaan .
@abdiahmed9054
@abdiahmed9054 3 жыл бұрын
Labadaan taageerada u ahaa is helay runtii waxaan isla jeclaado inta badan waa is arkaan
@shamsamahamed5482
@shamsamahamed5482 3 жыл бұрын
Abdi yer sidi hore ka qurux bdn m.a cfmdk wa muhim alxm
@TestTest-gx1jp
@TestTest-gx1jp 3 жыл бұрын
🇮🇹Hooyga fanka Waa Heee Hargisa Cady 💫👌
@amiinyousuf5471
@amiinyousuf5471 3 жыл бұрын
System ka codka ma waxbaa ka xun oo shucaac baa ku jira mise anaa moodaya
@faizacade4925
@faizacade4925 3 жыл бұрын
Haa waa ma karofonka 😞😞
@mukhtoabdi8861
@mukhtoabdi8861 3 жыл бұрын
Wxba kayara xun xaga soundka
@Wiilkadheer4
@Wiilkadheer4 2 жыл бұрын
Bardeedi ayuu dhigay runtii, horay waxaa ugu luuqeeyaay fanaanki waaynaa, Xasan Bayle
@bilesharaf9141
@bilesharaf9141 3 жыл бұрын
Farxiya fiska wali codkeedii isma ma badalin alla maxay cod laheyd waabaa Somalia kaligeed laga dhageysan jiray
@zutuaabi3286
@zutuaabi3286 6 ай бұрын
Sida baar dhabi iyo qurux Ilah kuu dhameeyaad Habla utaaka dheertee(2) Waxa gala dhamaatiga Ifka dheeman iyo luul Kugu dhaafsan maaye Dhabtu jacaylku yaala(2) Dhexda taaka iyo socod Ama dhabarka geenyada Sida damal dhulka is wadhay Timahaaagan kala dhacay Waa waxa idhaawacay(2) Aan kuu dhaweeyoo Marna aan ku dheehdee Adiguna ha dheeraan[2] Sida aad dhalaan tahay Oo aaan ku dhalaay Dadka kaa dhawaystee[2] Dhinacyada wadnaha iyo Dhuuntuu kalgacalkuna Dhammoo igaga yaala Dhabtuu jacaylku yaal yaal[2] Sida dhiraha midhaha le Oo dhibici dayreed Subaxnimo kusoo dhacay[2] Ooy dharabkiyo malabkuba Dhirta dacalka saareen[2] Aan kuu dhawweyoo Marna aan ku dheehdee Aiguna ha dheeraan[2]
@adalimpire4128
@adalimpire4128 2 жыл бұрын
(Oo Dhibicii Datreed Subaxnimo kusoo dhacey) Intaa way la gaftey Farxiya Fiska , Waxey ahyd iney Heesta Soo xafido marka Hore Sida kale Waa Top labada Fanaanba 😇
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 Жыл бұрын
oo dhibicdi dayreed ayay dhahday way saxantahay
@onlyme7792
@onlyme7792 Жыл бұрын
Laftigaaga ayaaba qoraalkii gafey VAR+VAR 😂😂😂😂
@abdiasishashi8579
@abdiasishashi8579 3 жыл бұрын
Heesta kaliya jacaylka sifada sax ah ka bixisey heesaha somalida Dhabtu jacaylku yaala (rag + dumar)
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 2 жыл бұрын
Fiska wa fananada kaliye wlhi fankii hore isoo xasuusisa codkeda macn ee malabkaa
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 3 жыл бұрын
Hal arin hhh fiska wuu taageeri jiray ama dhagaysan jiray maanta waad u jeeda
@jibriilsiciidjabro3320
@jibriilsiciidjabro3320 3 жыл бұрын
Ma wiilka heesaya ayaad sheegi madaxey
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 Жыл бұрын
@@jibriilsiciidjabro3320 haa bro
@user-ti4kp1gt5c
@user-ti4kp1gt5c Жыл бұрын
Sorata galiyaha karanka nasir macalin caydid Ilahay ha ku naxaristo
@duranhassan6456
@duranhassan6456 11 ай бұрын
*Ilaah baa dheg iyo qurux, intuu kuu dhammeeyaad, hablo taako dheertee*
@abdikaafiosmanqataarey5170
@abdikaafiosmanqataarey5170 2 жыл бұрын
Oo dhibici deeyreed subaxnimo kuso dhacay marka hore waaa u gambisay
@jannoomer7263
@jannoomer7263 11 ай бұрын
Timaahaagaan kala dhacay waa waxa idhaawacay😢
@anissahassan9932
@anissahassan9932 3 жыл бұрын
Woow mashallah Faxiya axmed adawe well done queen fiska keep going forwad 💚❤️🤍🌸💜🌼💕🇩🇯🇩🇯🇬🇧🇬🇧🇬🇺🇬🇺🇫🇷🇫🇷sister you got beautiful voice and cabdi yare
@nimcomustafe8821
@nimcomustafe8821 2 жыл бұрын
00
@nimcomustafe8821
@nimcomustafe8821 2 жыл бұрын
0
@muudahir7081
@muudahir7081 Жыл бұрын
Fiskay hadheeran❤ heestan loveba ku ahy
@Darwiiish339
@Darwiiish339 8 ай бұрын
Dhexda taako iyo socod ama dhabarka sida dhamas dhulka is wadhay ❤ 🎧
@abdiazizaliwarabeh926
@abdiazizaliwarabeh926 3 жыл бұрын
Fadhatada fanka halaga daayo
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Dhabtuu Jacaylku Yaalaa (Dhabta= Runta)
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
Two great singers Abdi Iyo Farxiya💚
@kaareburburiye
@kaareburburiye 3 жыл бұрын
magool iyo xasan beyle.......HABEENKII UGU HOREEYAY EE AY ABU DHABI KU QAADAYEEN .....WAAN JOOGAY RUWAAYADA
@mukkarahmed3916
@mukkarahmed3916 3 жыл бұрын
Riwaayadii xishood iyo jaceyl
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 жыл бұрын
Riwaayaddii dad wadaaje qurboow maxaad duul isu keentay?
@princessgacal3678
@princessgacal3678 3 жыл бұрын
My Edo Farhia Ahmed Adawe Farhia Fiska❤❤❤
@xamda4668
@xamda4668 3 жыл бұрын
Waaaaw Farxay fiska 2021❣👌😌
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 3 жыл бұрын
Maasha allah Cabdi yare oo cafimaad taam ah qaba. Hore usoco..
@hamseabdi9019
@hamseabdi9019 3 жыл бұрын
Maxa ku dhacay wiilka
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 3 жыл бұрын
@@hamseabdi9019 sxb mudo ayuu xanuunsanaa laba sano ku dhaw. Hada ljn wuu cafimaaday
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 3 жыл бұрын
Oo miyuu jiranaa wiilka maxa ku dhacay
@Anshaxa007
@Anshaxa007 6 ай бұрын
Odagaa Cabdi Yare Ina Cadawe Inad hor Istagto ma ahayn ader
@jablibaax
@jablibaax 3 жыл бұрын
sixid heestu waxay ku bilaabmaysaa illaah baa dhag iyo qurux intuu kuu dhameeyaad hablo taako dheertee
@jamaaljocker8205
@jamaaljocker8205 2 жыл бұрын
Voice ka inaga yar hagaajiya sida kale si wanaagsan ayay u qaadayaan
@anissahassan9932
@anissahassan9932 3 жыл бұрын
Woow Faxiya axmed adawe mashallah very beautiful voice queen fiska 💚🤍❤️💜👍🙏🌸🌷💕🇫🇷🇫🇷🇬🇧🇬🇧🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯 well done sister
@Blacktolite
@Blacktolite 3 жыл бұрын
Back to basics 🎵 🎶
@moelamb4
@moelamb4 3 жыл бұрын
Meant to say wallolow luv ya
@jamaalmaxamed7481
@jamaalmaxamed7481 3 жыл бұрын
Marbay dhex gashay farxiyo ya ila arkay
@banoodachannal4379
@banoodachannal4379 3 жыл бұрын
Sxb Fiska heesta meesha ay lee dahay Sida dhiraha miraha Leh maxay ku jirisay Wa yaabe iyaaah malis gaada
@abukarabdullahi4196
@abukarabdullahi4196 3 жыл бұрын
3:57 Qalad miyaa ka jira mise waa dhagahayga?
@abdirahmanahmed2547
@abdirahmanahmed2547 3 жыл бұрын
Wey ilowday ereygii halkaa ku jiray oo way u gambisay 😄
@dhamaysmedia1048
@dhamaysmedia1048 3 жыл бұрын
Haa qalad yar ayaa ku jira lkn ku celiska ayay saxday
@ahmedibrahim2650
@ahmedibrahim2650 3 жыл бұрын
Cabdi yare wan layabay codkisa
@whyibeingstalkedbeingstalk1768
@whyibeingstalkedbeingstalk1768 3 жыл бұрын
Cabdi Masha Allah qurux Allah siistay IYO cod ba fiska na top lkn mic ga idin ka xun cawa
@banoodachannal4379
@banoodachannal4379 3 жыл бұрын
Hayaaay ar Fiska see cml hee heesta meela ka calaanjisee xariif waaye lkn wey calaalisay Cajaladii hore cml ayey u cuntay wle
@ahmedhuseen743
@ahmedhuseen743 2 жыл бұрын
2:49 daqiiqo waxaa soo baxay waji u eg midka libaaxa
@alihersi2419
@alihersi2419 2 жыл бұрын
Tababar dhanka mikrofoonka ah ayey u bahan yihiin lbadooduba, waayo afka atey aad ugu dhaweynayaan markaasaa sabeysha bushimaha qararacdooda laga maqlayaa, taasna waa qalad. Mic in loo jirsado ayaa jkrta, waana in Astaan TV das qibrad u leh u raadiyaan oo dhalinyarada aan live iney ku heesaan aan u baran u tababara.
@saylomah123awaleh4
@saylomah123awaleh4 Жыл бұрын
RAHO 2023 .3.10, GREECE
@moelamb4
@moelamb4 3 жыл бұрын
Congrats wallo
@qabyaaladimaxaykuuqaban3825
@qabyaaladimaxaykuuqaban3825 3 жыл бұрын
Waaw fiska iyo Abdi yare fanaaniin qaali ah ayaa is helay
@move-on1833
@move-on1833 3 жыл бұрын
Sorry boqorada codka Magool cid keeni karto kuma jirto 😬😬😬i am very disappointed
@apdirizackmohamed3437
@apdirizackmohamed3437 2 жыл бұрын
Sida dhiraha midhaha le eehsfuujuu jsuuhhshs eeeeeeeee farhia fiska 😂😂😂😂
@abdig1398
@abdig1398 3 жыл бұрын
Hi abdi fank continue peace
@user-un3ez8gm3d
@user-un3ez8gm3d 8 ай бұрын
Heestaa heesa somalia u jecelahau
@ziipeak3953
@ziipeak3953 3 жыл бұрын
Astaan codka ayadoo hagaagsan mala heli karaa laba legend baa is heshay lkn codkaa isku dhex yaacsan
@abdirashidsaleh7973
@abdirashidsaleh7973 3 жыл бұрын
Ar kuwaan heestii waa aaseen
@user-wh8lj2xe1l
@user-wh8lj2xe1l 6 ай бұрын
Farxiyo heeta waa khasbay waa wasten heesti walhi
@mohamedbarre4332
@mohamedbarre4332 9 ай бұрын
Fiska caaadi ma ahan
@aragti867
@aragti867 3 жыл бұрын
Aad iyo aad waxba ka dhacay hees qima badan, labo fanan oo qima badan, team music oo qima badan iyo channal qima badan Astaan tv
@maxamedaxmed5675
@maxamedaxmed5675 3 жыл бұрын
Kehkkh
@sleeperhurdaaye5624
@sleeperhurdaaye5624 Жыл бұрын
Waa dadaaleen lkn original can never be beaten
@abdirahmanmohamedsalad392
@abdirahmanmohamedsalad392 3 жыл бұрын
Qiimaha yaan looga cayaarin hees kaan naaxiyadii iyo Jileenkiiba Ma hayaan heeska waxaa Bilaabaysay Magool
@user-wh8lj2xe1l
@user-wh8lj2xe1l 6 ай бұрын
Heesta gabadha ku horayn lahayd
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 3 жыл бұрын
ABDI YARE HEESKAN ERAYADA WAA UU QALDAY
@jibriilsiciidjabro3320
@jibriilsiciidjabro3320 3 жыл бұрын
Inta bilawga ah ayuu qaladay bro
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 3 жыл бұрын
@@jibriilsiciidjabro3320 haa lkn waa fanan buuxa si fican uma xifdin
@fahadhamud9736
@fahadhamud9736 3 жыл бұрын
Codka iska hagaajiya team astaan
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 2 жыл бұрын
Mixedka kaga badiyen iyo si xun oo loo duubay fiska waxa uma baahna waa dad liveka ku macan
@abdikadirnur5414
@abdikadirnur5414 3 жыл бұрын
Asal wuu kenay codka
@anisasalax624
@anisasalax624 3 жыл бұрын
maskiinkaana mala heystaa magan alle kooow
@raxmogeenyochannel6741
@raxmogeenyochannel6741 3 жыл бұрын
Aad iyo aad keep going
@omardhamac4137
@omardhamac4137 3 жыл бұрын
For teebo
@mohamedsalah-lb5uq
@mohamedsalah-lb5uq Жыл бұрын
Beautiful song laakiin labo aan cod lahayn baa isheshay 😂
@taakamoha6167
@taakamoha6167 8 ай бұрын
Amran😢
@omardhamac4137
@omardhamac4137 3 жыл бұрын
Ceeeb weyn
@aminibrahim2101
@aminibrahim2101 3 жыл бұрын
Meeshu wa hargeysa no mixnad
@mohamedyuusuf9990
@mohamedyuusuf9990 3 жыл бұрын
Wa hees dhamees ah oo aan kla dhan taaleen
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 3 жыл бұрын
Ma fvr song ❤❤❤❤ 💚🤍❤ 👋👋👋
@SuufiAdduun
@SuufiAdduun 3 жыл бұрын
2:55 wuu qoslay
@bashkachannel2877
@bashkachannel2877 3 жыл бұрын
Waxkle wiilkeda miyaa hooyo miye utahy isheka
@mohamedwiito8186
@mohamedwiito8186 3 жыл бұрын
Mayee waa fanaankale
@ahmedhybe217
@ahmedhybe217 3 жыл бұрын
Shuubo hooyadii ku dhashay sow kama yara
@farduushassan7047
@farduushassan7047 3 жыл бұрын
Hhhhh waa guridanbayskeedi wll😜
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 3 жыл бұрын
Mayee waa kii bastaradii kudhashay kadhalay miyaad ilowday
@cabdikalil5512
@cabdikalil5512 3 жыл бұрын
Hayey fiska halagu qaawiyo naa is ilaali
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Nigis naageed ka sheekeeye dullil tii iska siibta yeelkeed
@cabdikalil5512
@cabdikalil5512 3 жыл бұрын
Adiga yaanan lagaa siiwin hoy
@caabimaxamedmuxumed6844
@caabimaxamedmuxumed6844 2 жыл бұрын
Masha Alla lkn magool iyo xasen bayle magaadhayaan codka
@ceelkaomar
@ceelkaomar 3 жыл бұрын
tumista maa ka qaldan music qaab malahan
@ifraaxxalsanguutaalei2585
@ifraaxxalsanguutaalei2585 3 жыл бұрын
nin siyad barre ueeg inuu durbaanka tumayo inta aragty farta hataagto
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 3 жыл бұрын
Gaal bakhtiyey 30 sano kahor wali maxasuusan tahay
@love_m18
@love_m18 3 жыл бұрын
@@bukharimohamed3828 subxanalhh
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 3 жыл бұрын
@@love_m18 acuudu billh
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 2 жыл бұрын
@@bukharimohamed3828 Sax somalidi meel bay iskaga egegyin
@abdullahidris6611
@abdullahidris6611 3 жыл бұрын
😂🤣😂😂🤣🤣🤣 Waxan codle miya warya heysaha dadow yalagudhelin
@nasirmahamednuur8576
@nasirmahamednuur8576 3 жыл бұрын
horta qoftan xamar maxay ku nacday kkkkkkkkkkkkkkkkk
@aminibrahim2101
@aminibrahim2101 3 жыл бұрын
Xamar wa Meel lays wada haysto fananiin youtubero siyaasiyiin allah ha hagaajiyo
@museali8935
@museali8935 3 жыл бұрын
Dil iyo qarax and dhac xaamaray wey xuumiyaan oo yaa xaal mariin xamar
Cabdi Yare | Milic Kama Hadh Galo | Astaan Tv 2020
5:35
Astaan
Рет қаралды 2,2 МЛН
hees Magool   Dhabtuu Jacaylku Yaalaa Original mpeg2video
5:13
hctvcayto1
Рет қаралды 1,8 МЛН
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 25 МЛН
Gurigeyga daawada, hana qoslina
7:12
Salma Hared
Рет қаралды 121
Laanta Ubaxa
5:35
Farxiya Fiska - Topic
Рет қаралды 356 М.
Khadra Saliimo - Heesta - Nabsigiyo Ayaankow - Astaan Music 2021
6:07
Astaan Music
Рет қаралды 1,5 МЛН
Nuur Daalacay iyo Farxiya Fiska. Heesta Iftiin.
10:22
Nayruush Media
Рет қаралды 93 М.
Cabdi Yare | Heesta Igu Soo Dhawow | Music iyo Madadaalo
4:08
Somali Music Nafteydu naf bey rabtaa Song by ☆Farxiya Fiska☆
6:31
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 25 МЛН