No video

CABDIKARIIN CALI SHAAH 2024 | CAASHAQII ADIGA I NACSIIYEY | HEES CUSUB

  Рет қаралды 466,644

RICH PRO

RICH PRO

Күн бұрын

Пікірлер: 184
@user-lr3ei3uu6y
@user-lr3ei3uu6y 2 ай бұрын
Numpar one ❤😂
@MaxamEdSiraad-uw4wz
@MaxamEdSiraad-uw4wz 2 ай бұрын
Garac❤
@FatxiyaTaako
@FatxiyaTaako Ай бұрын
❤❤🫂🫂🫂🫂🫂🫂😉🫁🫁🫁🫁🫁🫁
@playersworld9920
@playersworld9920 Ай бұрын
😅😊😊​@@MaxamEdSiraad-uw4wz
@Sihaamay
@Sihaamay Ай бұрын
Heestan inta tiktok ku aragtay sona radisay like hayla dhaafin jaceylku waa xanun😭💔
@diamondplas5274
@diamondplas5274 Ай бұрын
Some😢
@Said-oj9ft
@Said-oj9ft Ай бұрын
Aniga aya ka midaba inta heesta so radisey😂😂
@dhalxarago6765
@dhalxarago6765 2 ай бұрын
Heestan aniga ayey iga hadleysa o wlhi ah i amina xalada kusuganhy iminka wayo waxan kalamaqanhy mudo 2sano ah wali wn ilobi la ahy xita qof kadambeyo o rag ah lama hadlin wlhi opillhi o tollhi wayo qofkle ma icuntamayo qofwLpo inu sidaas igalayo amisanhy o qisa xun idambeneyso wayo tan an kujiro aa xalad adag ah wlhi ilhy ba oge nin dhan xiriirkiis io shukansigiisa xita ma eego waayo qalbigayga asaga sas ugu dheelay wayo waqtigayga ilmo io qalpijab kudhameysaty ilaa an hada jogo malagayabo qofkaas ina ilaawo 💔💔💔💔😭😭😭 heestan really ayey iga hadleysaa kalaya an idinku nafise💔💔😭
@Gabadh_somaliyeed_6712
@Gabadh_somaliyeed_6712 2 ай бұрын
Huno goonibn kurabaah inan kula shekaystee kwrn😢 hdad argto msagkygaah like isaar sidan ku arko si aan lambarkaaga isiisid😢😢
@jihanzanyare5704
@jihanzanyare5704 2 ай бұрын
Heer ma gartay adan kala jeclan wanga iyo xumantaba😢 hada waxan taganahy claf moye cashaq is daynay wlhi
@barwaqohupthirahman2568
@barwaqohupthirahman2568 2 ай бұрын
Heestann san u sugaYaaYyy 😭❤️
@MohamedSharuu
@MohamedSharuu 2 ай бұрын
😢
@NimcoIsmail-to5nm
@NimcoIsmail-to5nm 2 ай бұрын
Anaa kaa daran 2 bilood baan sugayay 😅😅😅😅
@MohamedSharuu
@MohamedSharuu 2 ай бұрын
@@NimcoIsmail-to5nm 😅 Wx kle thy
@FaadumoMaxamedjama
@FaadumoMaxamedjama Ай бұрын
​@@NimcoIsmail-to5nmyaahu dhipleyyy😂😂
@Barnado22
@Barnado22 2 ай бұрын
Goat fanka ina cali shaah❤❤
@FardowzamahamedhazanFatuushmoh
@FardowzamahamedhazanFatuushmoh 2 ай бұрын
Heestan waxaan just ku suganahay ayay shegesa cashaqa adigaa inacsiye wllhi been mahin qof kale ma jeclaan karo guur iska daye xirir xita ma samen karo💔😭noloshada dhan waxay noqotay oohin baz😢
@CawoZidiiq
@CawoZidiiq 2 ай бұрын
Indhahygi 2024 ba jacayl ku haya miya wa ku nacas nimo wa lakla danysta 😂😂😂
@dalmarabdulahi7921
@dalmarabdulahi7921 2 ай бұрын
Cindigi dadba kaa jacelaaday Caloolyow adaa ku beeray Adaa ku ciyaaray maankaa ano rabo cawintaada 💔😭
@JuweeriyaCali-xc9hp
@JuweeriyaCali-xc9hp 2 ай бұрын
Waxaan dhagaysanayaa 4/6/2024 sacadu waa 1heebeenimo cawa waxaan xasuustay xasuus aad agtayda ugu Wayn rabina inaa ilaawo sababto ah ma awodo mana rabo qisadaydu waxa weye anigoon qoraal kuso kobi Karin hadana waa isku dayaya inaa inyar tastabto wiilban isbaranay maalinkii aduunka igu farxada badnayd waana maalinkaa dhashay aadbaan ufarxsanaa malinta asagana waxaa sojiitay farxadayda wuxishood badnaa ilamu hadal saxiibkiiyo gaadhiga lasaarna iyeedhay lanbarka iga qoray kadib waa kaftamnay isna idhahay mana lanbarka iiqortay mise saaxbkay ana intaa qoslay katagay kadib isga iyo saaxibkiiba ilaso wada hadleen lkn asaga saaid isku barnay isna dhex Galnay saaid isku fahmnay habeen walba kulmi jirnay sido kale jimca walba maglada fiyuuga jawi kuso wadaqaadanjirnay plze farxadii iyo rayn raynti nomay siisocon asaga🎉 asxaabtiisii qaar dhimatay kadib aad uniyadad jabay asugu waxba imuu sheegin mudo 5cisho ah ilamuuso hadal ani xaladaydu intaa add iigu adkayd cunto biyo midna igamay dagayn hadaa malmahaa isdhaho xaalada martay qeex waa ilmaynaya hadadaa aan qorayo wllhi waxaan gaadhay heer aan gurigooda agtooda kukalho gabaldhaca kaso ag kicijiray plze marna maan arag waayo guriga muu inajirin markaa adkaysanwayay inaadeerti on jaarnahay usheegay xaladayda idhaday waan kubalaminaya iska dhigay qof kadis kula kulmay waa is armagnac maalintaa wuu ila sohadlay wax walpo jiray wuu iisheegay waanu iraaligaliyay mudo kadib amuusnaanti dib uso celibacy xaaladii kunoqday intaa kala aamusnayn midi kalida layga galiyay inanaa sxiibo nahay usheegtay muhiimad badan mu siin kuyidhi waan lahadlayaa ilamuu sohadlna ani labaxaaladood xanuunkaygii iyo xasuustiisi wuxu igatagay anoo sariir saaran mudo 4habeena komo kujiray mudo badan kadib waa cafimaaday hadana xasuustiisi may iga baabiin anaa dib uxidhiidhiyay hadana halkii kabilaabay ana inaa adkaustaa qasab igu noqotay 4BILOOD kadib lahadlay balamiyay wax walba usheegatay idhahy xidhiidh diyaar uma ihi nolol walbaaba xanuun somarya imika waxaa kasob wareegay mudo5bilooda halmar is armagnay halmarna maskaxdayda kamuu boxin walina xidhiidh masmaysan mana awoodo inaa samaysto ama ilaawo intaan ugabayay xitaa gadhsiiyay dartaaban nacay rago dhan heestani samayn wayn igu leedahay😢😢
@najumkhadar1826
@najumkhadar1826 2 ай бұрын
Juweeriya wacaneey dhexdo xidho qli waaba sune is dhahay qof walba inuu dhadhamiyo jacaylka dhibtiisa iyo qalbi jabkaba wllhy kuuma qalmo qofkaasi kaagi wuuku imani inshallaah ducayso xbbatii😊 Allena umahad celi qofaan ku fahmeen kudhaafiyey adigana is adkee ❤ 2022💔 12 😢30keedi ayaa layga tagay waliba layga dhoofey bilaa sabab meelan ka hadlo maan joogin dhexdaan xidhey bes 😢
@JuweeriyaCali-xc9hp
@JuweeriyaCali-xc9hp 2 ай бұрын
Qalpi hada waa ka fiicanay gonna ka gaadhay wllhi lkn habeen dhawayd iso wacay ku dhahay waan is badalay
@najumkhadar1826
@najumkhadar1826 2 ай бұрын
Waligaa qof ku qalbi jabiyey haku laaban aniga iga qaado taladaas anaa kuqaasaray intaan cafiyey
@gaabawofficialchanel9246
@gaabawofficialchanel9246 2 ай бұрын
From wiil AB boowe A.kariin Ali shaah Gout fanka😊
@CawoIman
@CawoIman 2 ай бұрын
Ina cali shaah wxd moda inuu qlbigayga❤ kla jexay kdibna kla so bxy wixii ku jiray😢😢
@bilanmohadahir6022
@bilanmohadahir6022 2 ай бұрын
Sidokle
@mustafeapdirahmaan4629
@mustafeapdirahmaan4629 2 ай бұрын
Goat 🐐 cali shaax👌
@shaxdapess1735
@shaxdapess1735 2 ай бұрын
Qofkii 8 loveta ❤😂
@user-vq8jg7ve3z
@user-vq8jg7ve3z 2 ай бұрын
Cindigii dadba kaa jeclaadey, caloolyow adaa ku beeray, adaa ku ciyaaray maanka, anoo raba caawintaada😢💔 Ciirsi la' adiga i taagay Cidlada igu laba digleeyay Intaad si xun i ciqaabtey Caashaqi adiga i nacsiiyay😢💔 Caalamka markii aan ka waayey Qof aan u cabtoon dhibkeyga Dhagaysta calaacalkayga Caloosha maxaan ka ooyay💔😢
@Mohamed.29-12
@Mohamed.29-12 25 күн бұрын
Asma wanku jeclaahey Aduunkeeygiih oo dhan ayaaa taaahe 🥹❤️‍🔥💯
@mouzapiprahim519
@mouzapiprahim519 2 ай бұрын
From usa 🇺🇸
@zuhaynacabdiraxman8022
@zuhaynacabdiraxman8022 2 ай бұрын
Hestan way igu so dahdayyy😢🥺 finally 🎉❤😭
@FunnyOctopus-sm2oo
@FunnyOctopus-sm2oo 2 ай бұрын
goat 🐐 ka fanka cabdikariin cali shaah ❤❤❤❤❤
@nimcocismaan9919
@nimcocismaan9919 Ай бұрын
Heeestan ooo kale waa quuudkayga 😭💔
@naaj2846
@naaj2846 24 күн бұрын
Am sorryy baayo
@nagad-nalka3690
@nagad-nalka3690 Ай бұрын
Dhagaysta calacalkayga caloosha Maxan ka ooyay 😢
@hipaqcadi2111
@hipaqcadi2111 2 ай бұрын
Cabsii an ka qabo in qalbigygaa lagu ciiyaro awgeed ciid ba ma jecldo wlhi xata hadu qofku i yidha wanku jeclhy ciiyarban mooda wyo jeclku wax yar maha ilhy hay siiyo miid aan nolashyda igaga ciyariin jeclka aan inta badan laso baqayay😢
@maznamuzthpe4201
@maznamuzthpe4201 2 ай бұрын
Inzhallh wllo ❤ mcn meel fican ku rajeyyy
@user-qq1ho9tq3u
@user-qq1ho9tq3u Ай бұрын
😢
@MakayMohamed-w2z
@MakayMohamed-w2z 26 күн бұрын
Goat 🐐 abdi cli shah❤❤
@XaajiNinwaxbartay
@XaajiNinwaxbartay 2 ай бұрын
Fromm barbara 😍 😢 /4/6/ 2024
@user-go1rs8ie6u
@user-go1rs8ie6u 2 ай бұрын
😭
@israhamse1924
@israhamse1924 2 ай бұрын
from hargaysa 12_6_2024 😭💔
@InaAbdukhadir1
@InaAbdukhadir1 Ай бұрын
Qalbi jab weligey lama kulmin lkn heesaha noocn waa jeclhy😮😮
@hudamaxamedshugri3578
@hudamaxamedshugri3578 2 ай бұрын
heestaa maa anaa laygaa sameyay 😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔
@NeimaAden-wz5eg
@NeimaAden-wz5eg Ай бұрын
Cali shaah got ❤❤
@Muscabcabdiladiif
@Muscabcabdiladiif 2 ай бұрын
Song Of Dangrous😭💔🔥🔥🔥
@YasminAhmed-tk6jg
@YasminAhmed-tk6jg 2 ай бұрын
Habayn jimce ah 20/5/2024 9:47 pm jig jiga xasuus ❤️
@user-wg6cy2ig2z
@user-wg6cy2ig2z 2 ай бұрын
Goatka fanka c/kariin cali shaah❤
@zupeirahmeth8427
@zupeirahmeth8427 2 ай бұрын
numper one apdi cali shaah
@Abokorrrr
@Abokorrrr 2 ай бұрын
Wr heesku mcnaaaaa🔥🔥
@mowliitahmed5442
@mowliitahmed5442 2 ай бұрын
Xasuusaheena waa qaar aan la hurin karin 05/01/2023 khamis dadbada caashaq waan nacay😢
@user-bb1vn6xs2o
@user-bb1vn6xs2o 2 ай бұрын
Sorry aboowe
@adarosmanahmed5635
@adarosmanahmed5635 2 ай бұрын
Numper one❤
@MustafecabdCali
@MustafecabdCali 2 ай бұрын
Mujisada fanka c/ Karlin Cali anshax is not easy 😇❤️‍🔥❤️‍🔥👌🤏🧒
@clmaaligyusuf9615
@clmaaligyusuf9615 2 ай бұрын
Fvv song ❤😫
@DALMARCK4914
@DALMARCK4914 2 ай бұрын
Cirsila adiga itaagay Cidlada igu labadibleeyay Intaad si xun ii ciqaabtay Caashaqii adiga i nacsiiyay
@HappyHardHat-vf8zm
@HappyHardHat-vf8zm 2 ай бұрын
GOAT INA Ali TEA🎉🎉
@mowliiddayax3167
@mowliiddayax3167 2 ай бұрын
The real goat😢😢of somalia
@Sapriineyyy
@Sapriineyyy 2 ай бұрын
Alla heestan xlda aan hda ku suganhy ayeey ka hadlysaaa uma qalmo miaa jcyl😭💔🥺
@user-xd3mt5sj7g
@user-xd3mt5sj7g 2 ай бұрын
Sory😢
@user-dx1ol4dk6u
@user-dx1ol4dk6u 2 ай бұрын
macugan dabadaa lamaane❤😢
@Hasheim09
@Hasheim09 2 ай бұрын
From Finland 🇫🇮
@nasteexoyuusuf4808
@nasteexoyuusuf4808 2 ай бұрын
Caashaqi addigh inacsiiyay😢😢😢😭😭😭
@InaAbdukhadir1
@InaAbdukhadir1 Ай бұрын
Intaad si xun Ii ciqaabtay🥺💔😭
@CabdiSanyare
@CabdiSanyare 2 ай бұрын
Lanbarka 8 aad igu mamuusa 2024 /6/3
@barbarasomlilnd12
@barbarasomlilnd12 2 ай бұрын
Keep up😂
@CarafaadmuuseCarafaadmuuse
@CarafaadmuuseCarafaadmuuse 2 ай бұрын
Eesh cala 🎉
@user-cw1fw9qh3q
@user-cw1fw9qh3q 2 ай бұрын
From Ireland 🇮🇪 🥹👍🏾
@suadhusien281
@suadhusien281 2 ай бұрын
Daris nahay😂
@AxsaabCismaan
@AxsaabCismaan 2 ай бұрын
Goat-kii 😮🔥🐐
@lakigaraadciise58
@lakigaraadciise58 2 ай бұрын
Goatka fanka
@mihimjimcale8870
@mihimjimcale8870 2 ай бұрын
Cir sila adiga itagey😭😭😭😭💔💔💔
@user-kw6ub8en5o
@user-kw6ub8en5o 2 ай бұрын
Allh.heestu.anayi.igaa.turjuby.jacylowu🥺😭😭♥️♥️👍
@AhmedAhmedtyson-rx5ww
@AhmedAhmedtyson-rx5ww 2 ай бұрын
Me to
@ClmaalikMaxamed-nu4ei
@ClmaalikMaxamed-nu4ei 2 ай бұрын
14/6/2024 sadex maaLin ka dib eiduL adxa 🫠😅
@nuuranlka5638
@nuuranlka5638 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@NasradiinMakhtaL
@NasradiinMakhtaL 2 ай бұрын
MaykaL caaaLi zhaaX
@ApdirizakGuuleedMohamoud
@ApdirizakGuuleedMohamoud 2 ай бұрын
Wba wliye ❤️
@user-gi8no3ro5b
@user-gi8no3ro5b 2 ай бұрын
Goatku muxu Hees0 nuGu GaraacaY 🎵Laxanka 😭
@axmadbashiirzalwe6840
@axmadbashiirzalwe6840 2 ай бұрын
Cidna igama horayn😂❤
@idilmahamuut8619
@idilmahamuut8619 Күн бұрын
Ala waa heestaydii❤😅
@suhaybahmed5703
@suhaybahmed5703 2 ай бұрын
Heestan wan ka hayaa ina cali shah wa top..!! ❤️✌️
@RayaanAbdullahi-hl1kd
@RayaanAbdullahi-hl1kd 2 ай бұрын
Cashqiii adaa incsiiiyeyy😢
@NeimaAden-wz5eg
@NeimaAden-wz5eg Ай бұрын
Got cali shaah ❤❤❤😊😮
@NeimaAden-wz5eg
@NeimaAden-wz5eg Ай бұрын
Qarac
@IsmailXasan-wl8xw
@IsmailXasan-wl8xw Ай бұрын
waa best song🎉❤
@XayadNasir-uc9tj
@XayadNasir-uc9tj 2 ай бұрын
Mrkad wydo qof aad u capto naftu wxy tidhah malah dhimasha ku qoran 😢😢😢😢
@hannamaxmuut
@hannamaxmuut 2 ай бұрын
Adaaa ku ciyaray mnka 😭😭😭💔
@ClrisaaqIbrahim
@ClrisaaqIbrahim 2 ай бұрын
Ax yaa hees💔🥺
@SalmaanJeesto
@SalmaanJeesto 2 ай бұрын
WooV caLeek Hees iyo Badh❤😢
@AsmaAsmamaxamed1234-dw5pe
@AsmaAsmamaxamed1234-dw5pe 2 ай бұрын
Naftyda markad cidlaysaY macugaan dabadaa Lamaneh cidkaL3 kuma Suriname ruuxda cashaaqi Adigaa I nacsiYye😰💔😓
@NimcoIsmail-to5nm
@NimcoIsmail-to5nm 2 ай бұрын
Malaha laba bilood baan sugayay m.a my song 🎵
@MaxamEdSiraad-uw4wz
@MaxamEdSiraad-uw4wz 2 ай бұрын
Cirsi la adigaa itagy cidlada igu laba dibleeyay❤💔💙👸✅
@mashalayepoi7621
@mashalayepoi7621 2 ай бұрын
Heestii aan intaas sugaye matana alay lahe kanu qamar ma gaadho💔🥺🥲😊
@Ahmed2857-j6x
@Ahmed2857-j6x 2 ай бұрын
Team qamar is nasakhaya ayaad tahee kkkkkkkkk ala mayee dayax ma gaadho
@solomonyonas6351
@solomonyonas6351 2 ай бұрын
myyy goat❤❤
@mohamedqadar-ii3eh
@mohamedqadar-ii3eh 2 ай бұрын
Cashaqii adigaa inacsiya😅😅😅😅
@BizhtiiAli
@BizhtiiAli Ай бұрын
Layaab😂❤
@SamiiroXaaji-jk2ht
@SamiiroXaaji-jk2ht 2 ай бұрын
heestaa maa anaa laygaa sameyay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔🦇🦇
@NiciimaFaysal-uz2rl
@NiciimaFaysal-uz2rl 2 ай бұрын
From Hargeisa /5/6/2024/ 😭🤦‍♀️
@iftaxCqaadir
@iftaxCqaadir 2 ай бұрын
Heestan January 2024 ban said udhagysan jiray broken ban ahaa hordhecedu malmahs bu so baxay 💔😢cashaqi adiga inacsiyay😢
@CabdulaahiCabdi-ge8nw
@CabdulaahiCabdi-ge8nw 2 ай бұрын
Goatka ❤❤❤😮
@israhamse1924
@israhamse1924 2 ай бұрын
aLah ma san u sugayay heestan ♥️😩🫶🏼
@TayasiirCismaan-mg8vx
@TayasiirCismaan-mg8vx 16 күн бұрын
😢😢😢😢 ax yaa hees
@fartunahmed9751
@fartunahmed9751 2 ай бұрын
Heesta so ma hure lama qaadin😮
@MaxamedAdnan
@MaxamedAdnan 2 ай бұрын
Lama joojiye💯❤🎻
@MakayMohamed-w2z
@MakayMohamed-w2z 26 күн бұрын
Sidokle anixitaa😢😢
@HudaIsmaaciil
@HudaIsmaaciil 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢
@haphzadejia7109
@haphzadejia7109 2 ай бұрын
19 april 2024😢
@hothocali
@hothocali 2 ай бұрын
Adaa ku ciyaray manka🥺😭😭😭
@kafiyaabdi5611
@kafiyaabdi5611 2 ай бұрын
Heestan wlhi 4bilood sugayay😢😢
@FatimaAbdiasiis-eg8ov
@FatimaAbdiasiis-eg8ov Ай бұрын
Hbn jimco ah 17/7/2024 9:44😢xanuun😢😊
@ahmetho2288
@ahmetho2288 2 ай бұрын
real goat❤
@FatimAbdi88
@FatimAbdi88 2 ай бұрын
Heesta xanuun gaara igu noqtay 🥹
@MukhtaarAbdihalim
@MukhtaarAbdihalim Ай бұрын
Meykal tea ❤
@Arika-yuuzuf
@Arika-yuuzuf 2 ай бұрын
Cashaqii adigay nacsiiyay😭💔👋🏻
@alonepoi4292
@alonepoi4292 2 ай бұрын
Ilen Wey So Baxdey Hesta 💔
@Munira-nd6lg2om4x
@Munira-nd6lg2om4x 2 ай бұрын
Heestan way macaan tahay ilahay ima murugaysiyo jacayl waayo dhibtu leeyahay dadka waxa ay zoo qorayan ka dareemay 😢
@shiinepi0727
@shiinepi0727 2 ай бұрын
way hees dafdy
@whoami3986
@whoami3986 Ай бұрын
Goat 🐐 ♑️ 🐑 😊🎉
@NasriSaalax
@NasriSaalax 2 ай бұрын
Calamka markii aan kawayay qof aan ucabtoo dhibkayga dhagaystay calaacalkayga caloosha maxaan ka ooyay jah xaliimo maxaa waaye cinqaabtan
@39Som
@39Som 2 ай бұрын
Hees lama dhIhi Karo wllhie taN malaha daMbi maha❤😂😢
@Aniita-Malpo
@Aniita-Malpo Ай бұрын
2/7/2024 cashaqa adiga inacsiye😢
@FardowsSiciid
@FardowsSiciid 2 ай бұрын
Goat a.a.sh
@Khalith_updirahman
@Khalith_updirahman 2 ай бұрын
🔥
@FaadumoSiciid-r7i
@FaadumoSiciid-r7i 27 күн бұрын
Heesta
@Dhooley..
@Dhooley.. 16 күн бұрын
Cashaqi adiga i nacsiyay..😢
@adarosmanahmed5635
@adarosmanahmed5635 2 ай бұрын
Waayahay
ABDIKARIM ALI SHAAH | DHAAWAC UMA GAYSAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:23
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,4 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 8 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 3,9 МЛН
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 8 МЛН
MUSTAFE KANTE 2024 | QALBI KULA MIDOOBO HAWEEEN | HEES CUSUB
5:01
ABDIKARIM ALI SHAAH GOCASHO OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
3:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,6 МЛН
Hanad Bandz - Saameyn (Official Music Video)
2:41
Hanad Bandz
Рет қаралды 2,6 МЛН
ABDIRAHMAN NASRI KU DARDAARAY DAWAADA OFFICIAL VIDEO
3:35
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 904 М.
ABDIKARIIN ALI SHAH WAA ISKU SOO BAXAYNAAYE BUSHAARO NEW OFFICIAL VIDEO 2022
4:40
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,8 МЛН
Cabdikariim Cali Shaah | Qalbi Dila
6:02
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,2 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 8 МЛН