Cabdikariin yare - Xusuustii Saalax Qaasim ~ Heesta Alla Barasho Wacanaa (Bulsho Tv Qaraam)

  Рет қаралды 411,133

Bulsho News

Bulsho News

Күн бұрын

Пікірлер: 60
@muusecabdi4443
@muusecabdi4443 3 жыл бұрын
Waaaw nuradiin cali amaan gacanta ala kuma goyo marxuum kii maxamed miyiir maa dhimana nolada dhamana
@kamaalabdirahmansalaad7297
@kamaalabdirahmansalaad7297 3 жыл бұрын
Saalax qaasim ayuu ixasuusiyay iyo riwaayadii beeney waa run waxaan filayaa inuu curiyay ereyadaa abwaan maxamad aadan dacar oo hargaysa joogo laxanka iyo codkuba waa saalax qaasim
@muxtarim4011
@muxtarim4011 2 жыл бұрын
Mansha alh , cabdikariim yare waxaan la yaabay habka fudud oo uu heesta u qaadaya xitaa codka xoog kuma soo saarayo intaan heesta dhagaysan ka hor baan anoo goobaya codkii saalax qaasim baan hor arkay cabdikarim yare , saan iri war nin kaan meel ha udhaafin(hada ka hor baan heesa uu si macaan u qaaday dhagaystay), Eraya dareenka leh heesta waxaa kamid ah Anigu baryahay qaar waataan beeldaaje ahaan jiray; micnaheedu tahay aniguba baryahay qaar waataan bulshada u sareen jiray Erayga beeldaaje dhulka koonfurta iyo waqooyiga soomaaliya aad loogama yaaqaan waxaa laga yaqaana dhulka bari ee soomaliya sida gobalka bari, beeldaaje waa sida ugaas ama nabadoon
@mhassan0163
@mhassan0163 5 ай бұрын
Sidee beel daaje looga aqoon Woqooyi, malaha dhulka Somalida maad wada marin ilaa Jigjiga iyo Galbeed baa laga yaqaan, heestan sow ma samayn nin reer Woqooyi ahi Abwaankeena weyn Mohamed Aadan Dacar, kuna jirtay ruwaayaddii " Dirqi Maaha Jaceyl" Mahadsanid
@Jamacsgsvshhzvwgwgwl
@Jamacsgsvshhzvwgwgwl 4 ай бұрын
Sax waqooyiga ayaa aad looga isticmaala@@mhassan0163
@FaYzaLEto
@FaYzaLEto Жыл бұрын
Ruux Bukanka Kugu Nacey ado Bahan ka Tagey Samo Kuma Banane Xasusti Saalax Qasim 😢😢
@abiibrahim-bw5ei
@abiibrahim-bw5ei Жыл бұрын
Abdikarim yare fanan aan tageero nolow geesi sln sare from djibouti
@halimaalihassanhassan7317
@halimaalihassanhassan7317 Жыл бұрын
❤❤
@halimaalihassanhassan7317
@halimaalihassanhassan7317 Жыл бұрын
Manshallah yaa cod heer sare
@heer-sareofficialmedia2082
@heer-sareofficialmedia2082 3 жыл бұрын
Waaaaaaaaw axyaaaa fanaaan cabdi kariim yare wlky sawtu raxma....... Al ustaaad NUURADIIN CALI AMMAAN AMIIIRAL CUUUD. BUSHAAAR FAAMOOS. BONGA . MUSTAFE GELDO... INANKA ORGANKA FARAHA LAGAGA GUBTAY.
@abdikaayd1513
@abdikaayd1513 2 жыл бұрын
K kkkj
@jamabiixibiixi3613
@jamabiixibiixi3613 3 жыл бұрын
Cabdikariim yare fanaan jira
@galoolqudhac
@galoolqudhac Жыл бұрын
Waaah waaah waaba saalax yare thanks maca music ga
@khairaaliammaan2130
@khairaaliammaan2130 3 жыл бұрын
Kabanka iyo baabah
@abdiqani3260
@abdiqani3260 3 жыл бұрын
Waaaaaaaw waxasaaaa music iyo cod lagaaa dhahaaaa
@axmednajax9577
@axmednajax9577 3 жыл бұрын
waa fanaan iyo badh Alle cod ku manaystay
@HM-eh2on
@HM-eh2on 3 жыл бұрын
MashaAllah xusuustii wadaniyiintii hoyga fanka MashaAllah
@ciltireamiin3138
@ciltireamiin3138 2 жыл бұрын
I learned aloat from love when ever I listen such songs I became strong enough 💪
@abdirisakkahen
@abdirisakkahen 3 жыл бұрын
Fanaanta koobiya yarka baa ugu cod macaan
@AhmedDoob-l9i
@AhmedDoob-l9i Жыл бұрын
Tnkis
@ibraahinahmedismail61
@ibraahinahmedismail61 3 жыл бұрын
cadimaha codka iyo musicga,xasuustii salax khasim
@khaalidcali822
@khaalidcali822 3 жыл бұрын
Very good Fanaaan, lkn hangool 3 mitira ayay kuso dhiibeen.
@raxmarandaofficial3130
@raxmarandaofficial3130 3 жыл бұрын
Mash allah wllky
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 8 ай бұрын
Top
@nimadahir5649
@nimadahir5649 Жыл бұрын
@nasirsulub8266
@nasirsulub8266 3 жыл бұрын
Waa fanan yarkan
@FaYzaLEto
@FaYzaLEto Жыл бұрын
Bartedi Ayad Dhigtay 😮😢
@HamseHassan-n7h
@HamseHassan-n7h Ай бұрын
Mijin zxp waxba noma taraysee rubucban donanayaye 35 isodir
@mahamedfaysal5308
@mahamedfaysal5308 3 жыл бұрын
Saalax qaasim naaji waa qolma brashaduceeb mahee qabylaada xune
@abdimagan3482
@abdimagan3482 3 жыл бұрын
waa nin Yemeni ah asalkiisu lakinku dhashay honour lakin yimid Hargeisa dhowr iyo lixdanki
@mahamedfaysal5308
@mahamedfaysal5308 3 жыл бұрын
@@abdimagan3482 haa keligi maha dadbanoo saa jira magacisana wa kamuqta
@maxmuudnoor4987
@maxmuudnoor4987 3 жыл бұрын
Yamani muwalad somali noqday
@abdullahidayib6039
@abdullahidayib6039 3 жыл бұрын
ax yaa nuuradiin
@saidmussa6461
@saidmussa6461 6 ай бұрын
Dibjirkani yare maxuu yahey oo heessha daka qaada oo badoga ah
@mohamedabdilahi3872
@mohamedabdilahi3872 2 жыл бұрын
boqorka codka Abdi kariin yare ❤️🥰
@dalmarbeeldaaje
@dalmarbeeldaaje 2 жыл бұрын
lama huraan waa orginal ka abti
@gorgorelmi7024
@gorgorelmi7024 3 жыл бұрын
Real
@khadarjamacfarax8509
@khadarjamacfarax8509 Жыл бұрын
hees iga dheh
@ismaciilaxmed3667
@ismaciilaxmed3667 3 жыл бұрын
Beeldaaji )maxa laga wadaa qof ii micneeye oo i dhaama ma heli karaa
@abdullahihassan4103
@abdullahihassan4103 3 жыл бұрын
Beeldaaj - nin beel ama rer madax u ah sida: Nabadoon , garaad , ama malaaq
@mahamedsiad2643
@mahamedsiad2643 2 жыл бұрын
Waa halka waqooyiga looga yaqaan suldaan ,caqil,bariga garaad ,beeldaaje,koonfurta malaaq
@Mr.8pack7
@Mr.8pack7 3 жыл бұрын
Mnsha allh
@afdheerecaaradhuub2942
@afdheerecaaradhuub2942 3 жыл бұрын
Cabdikariin legend👊👊✊
@khaalidcali822
@khaalidcali822 2 жыл бұрын
Waxay meesha maa la heesayaa mise mas baa la dilayaa
@yasmiinhasan7856
@yasmiinhasan7856 11 ай бұрын
❤waawaa
@dhooleey5312
@dhooleey5312 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@saidmussa6461
@saidmussa6461 6 ай бұрын
Heesta waa kufsadey Dibjirkani waana badow warkani ka qabta heesaha fanaaninta saalax qaasim
@sarahussein5872
@sarahussein5872 3 жыл бұрын
Calanka canada maxa u wada xidhay umda?
@reeqacarab
@reeqacarab 3 жыл бұрын
garan mayan wax lagu xaragooda ayay moodayaan beri dhawyd aan Hargaysa tahay miisaska oo dhan calankii Canada ayaa lagu iibinayaa waan yaaboo xageed joogtaan idhi markaas hareeraha eegay kll
@abdimagan3482
@abdimagan3482 3 жыл бұрын
calankan Canada miyaa ku riyoonaysaan anigu ma arkee
@sarahussein5872
@sarahussein5872 3 жыл бұрын
@@abdimagan3482 😂😁
@reeqacarab
@reeqacarab 3 жыл бұрын
@@abdimagan3482 Indhaha fur 😄
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 Жыл бұрын
​@@abdimagan3482yarayso 😂dee
@gorgorelmi7024
@gorgorelmi7024 3 жыл бұрын
Så till ethopia if not spourt
@abikafaysal7725
@abikafaysal7725 2 жыл бұрын
Heta.doob.qalajadigabey
@mubarakaabi8202
@mubarakaabi8202 3 жыл бұрын
Boqorka codka
@youngmoha5759
@youngmoha5759 Жыл бұрын
cod dagan
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💌
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 4 ай бұрын
viking *❤£(Wcb)2 bullring 3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
@KhadraMaxamed-yo9cj
@KhadraMaxamed-yo9cj 10 ай бұрын
❤❤❤
Khaalid Dhoobo Xasuustii Kuluc Heesta Diiga BulshoTv qaraami
8:25
Bulsho News
Рет қаралды 2,7 МЛН
Увеличили моцареллу для @Lorenzo.bagnati
00:48
Кушать Хочу
Рет қаралды 8 МЛН
Ice Cream or Surprise Trip Around the World?
00:31
Hungry FAM
Рет қаралды 22 МЛН
Don't underestimate anyone
00:47
奇軒Tricking
Рет қаралды 20 МЛН
maxamed saalax qaasim alla barasho
12:05
mohamed muse
Рет қаралды 165 М.
FaysalMuniir {HEEDHE GABADHYAHAY HEEDHE}
7:20
FAYSAL MUNIIR
Рет қаралды 61 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Geesguud Media
Рет қаралды 2,4 МЛН
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 299 М.
Barnaamijka Qaaci Show | Mubaarik Oktoober | Astaan HD 2021
27:11
NIMCO DEGAN IYO CABDIKARIIN YARE BUUR BAA KUGU GUDBANE - OFFICIAL VIDEO
7:22
Somali New Entertainment
Рет қаралды 47 М.
CABDIKARIIN YARE | REMIX ANA WAAN GURXAMAYAA | SOMALI MUSIC VIDEO 2021
5:03
Увеличили моцареллу для @Lorenzo.bagnati
00:48
Кушать Хочу
Рет қаралды 8 МЛН