Wooooooow si wacan buu u qaadey maasha allaah DJIB LIVE WAA SALAAMAYAA
@Bertil-r5qАй бұрын
Meilleur chanteur Djiboutien 2024 Bravo.. From Somaliland 🟢⚪🔴
@abdirizakmohammed72173 ай бұрын
Mash Allah Qoftaa Ilahy qurux iyo shacni wa u dhamayay ❤ War xagee kala xiriira 😂 Heestan aniga iguma socoto waxaan u so galay in aan qoftaa dawado 😢
@qaaliahmed49843 ай бұрын
Hablo xijaaban oo saas u eg ama ka Qurux baa jirae alle hakula kulmiyo, Mida kale quruxdu Waa diinta iyo asturka. laakiin dumarka u dirso mid xijaaban oo qurxan sorry hadaad dhibsato message kayga.
@Mmnajmo112 ай бұрын
@@qaaliahmed4984inaantan aad iyo aad ayaay u quruxbadantahay xijaab iyo xijaab la,aan e hanbalyo dheh iyo Masha allah😂Maxaa hadii la amaanay ama wiilku rabo adiga maxaad ugu diidi
@SaidNur-ht8wkАй бұрын
@Qaaliahmed Adiga Xage laga helaaa Adiga ba ku hystaa eeee
Mashallah what a smoking sista. And our Brotther heavy D you’re great . Wali ma maqashey daawada cusub ee miisaanka rida ee la yiraah , “ OZEMBIC” waa irbad Calooshaana la iskaga mudaa . Aad bey kuu anfaci hadaad hesho qof dibada kaaga soo dira. Kalluunka iyo khudaartana badso. Salaada iyo baryada Allahna halagu dadaalo . You guys are awesome and I wish the best .