Рет қаралды 8,454
MystikalStudio
Hadal gaaban u ka bixiyey fanaanka weyn ee Soomaaliyeed CABDILLAAHI QARSHE. Qaabka iyo jahada isagu u arkayo in u muusiga Soomaaliyeed qaato. CABDILLAAHI QARSHE wuxuu safka hore kaga jira dadka muusiga Soomaaliyeed curiyey.