DEG DEG Md Xasan Shiikh oo si aan laga filayn uga hadlay dagaalka daac.sh iyo puntland oo durba...

  Рет қаралды 59,244

GORFEYNTA WARARKA

GORFEYNTA WARARKA

Күн бұрын

DEG DEG Md Xasan Shiikh oo si aan laga filayn uga hadlay dagaalka daac.sh iyo puntland oo durba...

Пікірлер: 213
@sheikhmaxamuud9540
@sheikhmaxamuud9540 5 күн бұрын
Ciidamada geesiyada ee qunteland guul iyo gomanimo bn leeyahy maafiyada daacishna wy jabeene allaha jabiyo
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 5 күн бұрын
Puntland guul wiilasha Alaaha badbaadiyo amiin puntland guul iyo gobanimo
@nasrofaaraxaxmed
@nasrofaaraxaxmed 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ guul guul guul
@hersijeego7451
@hersijeego7451 5 күн бұрын
Waa, too little too late, absolutely Mr:Juxa waa ku saxsanyahay.
@joharonurr5611
@joharonurr5611 4 күн бұрын
Reer Puntland hadan nahay maxadeeewan qabiil diilay uma bahaniin waan guulesanay uma banin Viv Puntland hanalaato Amiin🇸🇱🦁💪🔥🔥
@maryanmaxamed5720
@maryanmaxamed5720 2 күн бұрын
😊😊😊😊😊😊
@maryanmaxamed5720
@maryanmaxamed5720 2 күн бұрын
Aa😊😊😊😊😊^😊😊😊😊
@Nusayba-s1j
@Nusayba-s1j 4 күн бұрын
Mw xasan xaraash waa madaxweynaha mudulood ee ma ahan mw somaliyeed ..wiilasheena geesiyada ahee ciidamada puntland allow noo illaali guul ciidanka puntland guul puntland
@anabfarah2327
@anabfarah2327 4 күн бұрын
Meeqa sano yey xamar gubaneysay ama dhamay xareeda adna waa in aad dhadhamisaa
@Nusayba-s1j
@Nusayba-s1j 4 күн бұрын
Anigu illaah baa iga taxadaray oo isiiyey geesiyaal naftooda ii hura dhulka udugana ee puntlandna u diiday iney amison ilaalisa iyo mw aan tuuk ahayn oo xalaal cun ah Farqiga inoo dhexeeya waa inuu mw heygu yahay xafidulahi Dani dal xoreeye adigana mw haagu yahay dal iyo dadba xaraashe iyo qabuuro xaraashe
@fahima6186
@fahima6186 2 күн бұрын
Guusha Allaha gacantooda geliyo geesiyada xaq udirirka cadowgana Allaha jebiyo Aamiin 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🇺🇿🇺🇿🇺🇿👏🏼👏🏼👏🏼❤️❤️❤️
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 5 күн бұрын
Guulaysta weriyaasha soomaaliyeed wadaniyad baad muujiseen❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 5 күн бұрын
Waxay ahayd dhaawaca inuusan diidin laakiin Alaaha wuxuu noo qoray ayaan maraynaa insha Alaah puntland guul iyo gobanimo
@Wararkatvsomaaliya
@Wararkatvsomaaliya 5 күн бұрын
Amin insha allah
@AbshiroIssa
@AbshiroIssa 4 күн бұрын
Guuuul guuul isha allaah puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪💪💪💪
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 5 күн бұрын
Maasha allaah guuleysta dawladeena shacabkeena iyo adinkoo wariya sheeniiya❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💘💞💘💞💘🥰
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o 5 күн бұрын
PUNTLAND REPUBLIC 🟢⚪️🔵 Nin Moryan ah warkisa ma rabno.
@Banadir-State
@Banadir-State 5 күн бұрын
Shayaadiin ayaa tihiin wasaq aan Dowladnimo rabin, fowdoland... Uuufff
@fahiimacabdisalaam
@fahiimacabdisalaam 3 күн бұрын
​@@Banadir-State maadigaa dowlad nimo ku fanaya pl.waa dowlad isku tashatey aduunkana ma.tugsato dadkeedana ma.bara kiciso qabuurahana meyskii ku jireyna ma.soo faagatoo mana canshuurto cadowna iskamaceliso lkn pl.waa dowlad dadkeeda u daacada waxaad ka garan karta adagalka daacish sidey isagu duuban yihiin dowlad iyo shicibba
@fmohamed5930
@fmohamed5930 5 күн бұрын
Guuuuuuul reer puntland💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 5 күн бұрын
Xasan soomaaliya god madow buu ku riday😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Banadir-State
@Banadir-State 4 күн бұрын
@@sahraahmed-fv6rj Fowdoland iska go'a balaayo ooyin badane...
@AhmedMoha-z8g
@AhmedMoha-z8g 4 күн бұрын
Puntland guul❤
@guledsm
@guledsm 4 күн бұрын
Wariyaal Qaran. Mahadsanidiin.
@ShamsaAdow-m8g
@ShamsaAdow-m8g 4 күн бұрын
🎉❤❤❤❤❤❤❤❤ sacdi Dani xasan cidaan kamarabo wun guuuuuuuule San in sh lh guuuuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul
@YaasirCarafaad-k2o
@YaasirCarafaad-k2o 2 күн бұрын
buntland.guuul.guuuul.guuuuul.ishalaaaah
@adanabdi5047
@adanabdi5047 5 күн бұрын
Waa hadal iyo qalbi faaruq ah hadalka madax weynuhu. Meesha waxa looga baahan yahay hiil iyo hooba. Aaway cunaqaba teen tii lasaaray lacagahii iyo hubkii caalamka oo loo diiday.
@Hani-i6j
@Hani-i6j 4 күн бұрын
Guulaysta ciidamadeena🎉
@MahadCabdinaasir-o4x
@MahadCabdinaasir-o4x 4 күн бұрын
Guuuuuul Guuuuuul Guuuuuul budlandii
@ShamsaAdow-m8g
@ShamsaAdow-m8g 4 күн бұрын
❤a😅😅😅😅 budulan Aya asaxan xasan shiqi wu qasqr kkkkkkkkk
@SaedCade
@SaedCade 5 күн бұрын
Hadalka xasan dhiiqo ee maanta waxaan u arkaa saanbuuse laga adamey😂😂😂😂😂
@JAMAYUSUF-l4p
@JAMAYUSUF-l4p 5 күн бұрын
Hasan dhiiqo wuxuu yiri waa too little too late!!!! Thanks but no Thanks...cadowga koowaad of puntland waa Hasan dhiiqo
@bishaarsanbuul
@bishaarsanbuul 5 күн бұрын
saxiibayaal puntlnad waxy daacish ladagaalamaydaa 2 bilood maantana guushii uwaynayd baa lagaaray xasan qaxoonti yaa wax ooga baahan puntland waa dawlad madax banaan somala waxba kama rabno xasan duli duli dhalay😕
@adarsalah2068
@adarsalah2068 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 5 күн бұрын
WAA RUNTII🫡✌️👍WAZIIR🎉JUXAA🙌🌹💯💕SOOR QUUDHEED LAMA QAATO!! HALKA REER GALBEDKUNA YIDHAA, ITS TOO LITTLE AND TOO LATE ⏰!
@JamilaFarah-l1t
@JamilaFarah-l1t 5 күн бұрын
Xasan jajabane hadalkaga dameraha ugee ciyigi waa kaberyey ninki cuna ka liita guulaysta reer putland illahy ha idin garabgalo aamiin yaarabi
@MohamudAhmed-n3q
@MohamudAhmed-n3q 4 күн бұрын
Puntland waa guulaysan doontaa waligedna lamaceelin
@NafisoSiciid-x4g
@NafisoSiciid-x4g 2 күн бұрын
Guul putlnad ciidanka geesikah
@mohammedhashifarah7104
@mohammedhashifarah7104 5 күн бұрын
Daacad iyo bashiir waxaa tihiin soomaali dhalad ah, iskalawayn xayndaabka qabiilka foosha xun. Taariikhdaa idin xusaysa. Puntiland waa guulaysanaysaa waana la islaxisaabtamayaa. Hore u socda waxaa tihiin 2 dhalinyaro oo aragti fog leh. Guulaysta.
@hawaosman5599
@hawaosman5599 5 күн бұрын
Butilan,,waxay, isuheysatan,,Dowlad,,katirsan, 6aad
@AtlanticOcean252
@AtlanticOcean252 5 күн бұрын
Puntland xasan shiikh uma baahna
@dibmahamoud9228
@dibmahamoud9228 3 күн бұрын
Ma,aha mare ,ayaa laga rabey.
@abdiganisaidjibreel4019
@abdiganisaidjibreel4019 5 күн бұрын
Fikirk3yga hadaan kadhiibto sxbyaal way iska cadahay in uu rabo guusha markuu arkay guulaha
@nasriina12345
@nasriina12345 4 күн бұрын
Yaahoo 😂😂😂
@fatimanor1273
@fatimanor1273 4 күн бұрын
Sheekh shariif markuu kahadlay dagaalka uukasoo maseeray xasan owalba kheyr lagama sugeynin
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 4 күн бұрын
Annaga hadana daarodow ismaciil xasan gurgurte waxaan uaragnaa inuu kamidyahay argagixisada😂😂😂😂
@KhadarAhmed-j7h
@KhadarAhmed-j7h 5 күн бұрын
Boqortooyada butland hadii ay ka safeyso degana butlan xayawanada Dacish iyo wixii lahalmala howl kalka labad waxa ku xiga magala madaxda somalia muqdisho in ay kasafeyn downto cadowga cunaha ku dhegey horumarkeedii iyo qaran nimadii somalia waxeyna dib unoqon doontaa somaali wa mid xasan waxan Lee yahey ti hore oo suuj iyo gar mal baad ku fashilantey tana wad ku fashilantey hadad mowdey masiirka somaliyed aad ka dhigatey guri aad iska leedahey wan kula wadagnaa Ugana baqan meyno doorashada somalia ama Dacish soo rar ama shabab waa leynoo wada codeyn wana kaga guleysan sida lahuba waxana kuu taal maxkamad inta butlan ku dhimatey iyo inta somalia ku dhimatey iyo inta aad nololsha aad ku gadey sida gabdha haad sucudiga urartey iyo qar kaloo badan
@Xassanguulliye
@Xassanguulliye 5 күн бұрын
Waa guul usohoyatay somaliya ayna sohoysay budlan dawlada budlan cidan iyo shacabba waa guul guul guul guul budlan somaliya
@fahima6186
@fahima6186 2 күн бұрын
ASC habo “too title” maaha. Waa “too little too late” macnaheedu Waa “waad lasoo daahday” 👍 wbt
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 2 күн бұрын
Ciyi waa ka baryey. Hassan Sheikh has no business for Daarood issues.
@maxamedmursal-e5p
@maxamedmursal-e5p 4 күн бұрын
Puntland kuwa kusoo duulay alle haka qabto anaga somaliland kuwa doonaya inay laanbada bakhtiiyaan alle ha naga qabto
@AsmaWarsame-s5p
@AsmaWarsame-s5p 4 күн бұрын
Uma baahnin xasan iyo qabyaaladiisa
@gigachad9879
@gigachad9879 4 күн бұрын
Xasan Shiikh Islannimada iyo Soomaalinimada waxaa kala weyn Qabyaaladda waa nin qabyaaladi dilootey yaahuu
@hawaosman5599
@hawaosman5599 5 күн бұрын
Guul Guul Dowlada, danqaran, nolada, xasaniyoxamze,,,Buqlan,,inlojawaba,mahin,BaqBaqdisa
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 5 күн бұрын
WAR CIYAARI WAA GALIN DAMBE. GEESI WAXAA AH RAGGA GAALADA CAWAANKEEDA INAY UHOGGAANSAMAAN DIIDAY OO DIRIRAYA IYAGOO HUB IYO CIIDAN AAD UYAR HAYSTA. MUJAAHIDIIN IYO XAQ-UDIRIRKA WAXAA AH RAGGA UDAGAALAMAYA ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA IYO KOR AHAANSHAHA KALAAMKA ALLAH SWT.
@foxtrotmc.
@foxtrotmc. 5 күн бұрын
GUULDARADII BAARDHEERE MIYAA LAKU TIRTIRAYAA PUNTLAND XASSAN DAMEER WAXBA LAGAMA WEYDIINAAYO 😂
@Layla1122-k5z
@Layla1122-k5z 4 күн бұрын
Guulaysta geesiyaasha ciidaykeena Wan Idina garabtaganay
@bowsi9
@bowsi9 4 күн бұрын
"too little too late" Qawda maqashii waxna haw qaban.
@aadanaxmadmaxmuud1957
@aadanaxmadmaxmuud1957 4 күн бұрын
XASAN SHIIQ WALIGIISBA HADAL FIICAN KUMAHADLIN !!!HADDANA LAGA SUGIMAA ISUMANA HEYSTO IN UU SOOMAALIWEYN MADAX U YAHAY !!!
@snw9257
@snw9257 5 күн бұрын
Xasan hadalkisu waa ciyigi wagon kubaryey . Logama baahana .amarka beesha caalamka ayana amartay. Reer Puntland wey isku tashatay dad,dawla,ciidanka daraawshta, shacabka.Alxamdulilaah guu ayey gaadhen. Illahay ayey uu baahanyihin Allah guuleyo geesiyada reer Puntland
@M.Duran71
@M.Duran71 5 күн бұрын
Waa idin kula daaranoow haaynaa 😅😅😅😂😂 Mooryaan culusow hogaamiye kooxeedka xaafada kaaraan bahaa'inkiis waa desperate 😅😅😅😅
@abdiganisaidjibreel4019
@abdiganisaidjibreel4019 5 күн бұрын
Waaxaa jirta in passport u diidey waan dagaal cidiyaha hoostooda aha
@hawaosman5599
@hawaosman5599 5 күн бұрын
Dalxoreye, Guul Dowlada danqaran,,shisheye kalkal iyo jawasista Allah jepsho,
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 5 күн бұрын
Ciidamada dawladu waamooryaan daroogada qaata calixoosh waa shabaab daacish waaye daacish waa kuwadaaraha dhaadheer kuleh muqdisho ayaykuleeyahiin
@husseinabdirahman5173
@husseinabdirahman5173 5 күн бұрын
Xaga cirka aa laga caawiyey
@AliMohamed-ky5gj
@AliMohamed-ky5gj 5 күн бұрын
Guulrysta ciidamada puntlandow ma
@hassanmohamedroble8396
@hassanmohamedroble8396 5 күн бұрын
Kujura,deegaankaaga xoreyso puntland dhulkooda iyadaa xoreysanayee
@abdurahmanhersi8357
@abdurahmanhersi8357 4 күн бұрын
Guuleysta adeerayaal
@nuurbaafonuurcismaanfarey4873
@nuurbaafonuurcismaanfarey4873 5 күн бұрын
Bismilaah xasan shiiq maxaa ku dhacay maxuu hadda u soo hadlay koomo miyuu ku jiray
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 5 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@DeeqaShire-c2r
@DeeqaShire-c2r 5 күн бұрын
Punntland Illaaheey ayaa la jiro.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 4 күн бұрын
ITOBIA IYAA DAMIINATAY OO QAADAY DHAAWICII CIDAMADA MARKUU XASAN ISKU DEYEY IN AAN LASOO DAWEYN😢. XASAN NACAS ATAA MA GARAN INTUU ABIYE AXMAD GARTAY😊. XASAN SHEEK WAA DAACUUN DADKA KU DHEX JIRA. IDNA ARXAN UMA HAYO.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 4 күн бұрын
XASAN WAAKA DIIDEY DHAAWACYADII CIIDANKA PUNTLAND IN LASOO DAWEEYO😢‼️ AYAA BEEN LOO SHEEGAYAA ⁉️
@FarxiyaMohamed-p6b
@FarxiyaMohamed-p6b 4 күн бұрын
PuthaLN. GuuL. Gobanimo. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇺🇸🇺🇸🇺🇸
@omar-de9dg
@omar-de9dg 4 күн бұрын
Puntland markey guulaysatey ayuu doonayey inuu kula daarto wuxuu jecla inay puntland ku jabto dagalka illahay kama she gin puntland way guulaysatey al xamdullilah
@KhadarAhmed-j7h
@KhadarAhmed-j7h 5 күн бұрын
Waa wax yaableh
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 4 күн бұрын
Dowladda Puntland uma baahna taageero afka baarkii ah ee ka yimid Mooriyaanta Wardhiigleey fadhida. Wey isxoreysay already Ilaahna wuu u gargaaray!
@museosman8296
@museosman8296 5 күн бұрын
Waa goorma goorteed yaa u baahan xasanxoolo yuryur lagaa tashay laguumana baahna iska hadle xasan dhiiqo
@AliHirsi-j3e
@AliHirsi-j3e 5 күн бұрын
Puntland guul pln xaasan sh iyo xamse marxhum umabaahna wala kala bacay Daarood hadootaan mw ugaar Ah
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 5 күн бұрын
Guul dowlada puntland xasan gorgurde wa tuug is nacay waxu rabey inu dhaqalo ugu qado beesha calamika dowlada puntland dhar baxo kul bey la dhacan xasan gorgurde marxun xamza doqn candho shurshurki cali xoosh yacqwub siyad dacish wey fashil man wey jaban
@HassanMohamed-jl8ou
@HassanMohamed-jl8ou 4 күн бұрын
INSHA ALLAHU SOO JABA HALAAG LA SOO NOQDA
@HusseinadamHashi-vr5hj
@HusseinadamHashi-vr5hj 5 күн бұрын
Xasan munaafaq isagaa iska ciyey sidii dameerkii puntland halkiisii ayuu u joogaa munaafaqu.
@AmaalAbdulahiAhmed
@AmaalAbdulahiAhmed 4 күн бұрын
Guul budulaan
@MaxamedCLaahi-s8n
@MaxamedCLaahi-s8n 5 күн бұрын
Candela.curatay.yaraba.afmadhan.
@zainabhassan4266
@zainabhassan4266 5 күн бұрын
Putland is not easy 😂😂😂😂😂😂
@fatimasalad4555
@fatimasalad4555 4 күн бұрын
Labaatan Sano Ayay Nagu Socotay Qarax iyo Weerer BUTLAAN HALBIL YIYAY ADKAYSAN WAAYEEN WALIGAA HAKU JEESJEESIN WALAALKAA
@cabdirashiiddiiriye11
@cabdirashiiddiiriye11 3 күн бұрын
Hadalka ama qoraalka xasan sh waa ciyowgii waagu ka beryey ama salaatu khasab aan dar ilaahay ahayn , Kuma jiro qoraalka wax cad iyo garab istaag xataa sanduukh rasaas ah oo uu balan qaaday ama duck ah guuleysta
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 5 күн бұрын
Xasan waa faashil
@mohamudabdinur
@mohamudabdinur 4 күн бұрын
Cali uf waxaan ahayn hadalkiisu ma leh
@Mirhan777
@Mirhan777 4 күн бұрын
Xasno shumis anagu caac deeda marabno
@abdulahabdi3773
@abdulahabdi3773 5 күн бұрын
looma baahna hadalkiisa ee muqdisho shabaab haka xureeyo
@HappyCherryDumplings-hg9no
@HappyCherryDumplings-hg9no 4 күн бұрын
Madaxweynuhu waxaad moodaa in uu dawladkale lahadlayo waa nin aan aaminsanayn in uu dalka xukumo
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq 4 күн бұрын
Waxaa Danbi ah in Xasan sheikh Maxamuud loogu yeero Madaxweyne. Waxaa ii markhaati ah XASAN SHEIKH. LAFTIISA IYO. AFCAASHA UU SAMEEYO.
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 5 күн бұрын
Xasan dhaawacii buu baasabooradii u diiday muxuu hadalkiisa tarayaa
@FarxiyaMohamed-p6b
@FarxiyaMohamed-p6b 4 күн бұрын
DagaaL. CaaLami. Ah. Weeye. Daacisha. Aduunka. Oo. Dhan. Ayaa. LagaL. DagaaLmayaa. Dadkii. Ay. Ka. Dhasheen. AjaaNibka. Ayaa. Raadinayaa
@AbwaanNurdiin-vx5xg
@AbwaanNurdiin-vx5xg 5 күн бұрын
Muxuu Kula yahay Madaxweyne beesha caalamka iyo dhawaaqa shacabka Somalyed U askaysan waayey.
@SaadiaOmor
@SaadiaOmor 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbuAli-kx6nw
@AbuAli-kx6nw 3 күн бұрын
Mawaxaasad wariyayaal ku tahiin yaa sugayey yuuse nadax Wayne uyahay xasan dhiiqo warsrkii iska hufa
@haawoabdulla3828
@haawoabdulla3828 4 күн бұрын
Waxba kama hadlin buste Buste wuxuu ku Tala galay inay ciidamadayadu dhiig bax u dhintaan lkn ALLAAH SWT ayaa na garab taagan Bustena hadal ugama baahnin
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 4 күн бұрын
XASAN DIYAARADII XIIDANKA DHAAWACMAY U QAADI LAHAY DIBADA BUU HAKIYEY😢. XASAN CADAWNIMADIISA LA WADA OGAA. MABA RABNO IN MAGA IISA AANU MAQALNO‼️
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 5 күн бұрын
Guulaysta wiilasha naftooda noo huray Alaaha badbaadiyo xsh wuu la soo daahay lakiin cidna uma baahna puntland Alaaha ayey u baahan tahay ee biniaadam muxuu tari karaa Alaahu Akbar
@sudiissa5701
@sudiissa5701 5 күн бұрын
Codka kii dhagaye umalan maayo Inaa waxa ka qaato puntland waa Sixir wixiisi hassan say no puntaland please
@UgaasoJajale
@UgaasoJajale 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@XaliiimoCiise
@XaliiimoCiise 4 күн бұрын
anagu xasan qabiil marabno. waa isku filanahay
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 4 күн бұрын
Xasan qoomu caqli aan $$$$ xadoow ahayn ma leh
@catgoeswild5001
@catgoeswild5001 4 күн бұрын
Puntland wiilasha dhiigooda yeysan sarifan dagaalka daacish waa dhaqaale raadis
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 4 күн бұрын
Xasan sheekh keligii taliye wuxuu imaaraadka daarood ee puntland wuxuu u diiday ciidanka puntland in lagu daaweeyo isbitaalada xamar iyo wuxuu diiday in la joojiyo passport ka deg deg lagu soo saaro in ciidanka puntland aan la siin kariin passport ka soomaaliya si deg deg ah.
@bulohus8548
@bulohus8548 5 күн бұрын
Xasan is Xasan ! Yaa u baahan! Ciyigii waagu ka baryey Ninkii - Cunay baa ka liita!! Waa Goorma? Xasan inuu caafimaad Qabo u malayn maayo’Allaha caafiyo
@JamacFaadumo-kr1gc
@JamacFaadumo-kr1gc 4 күн бұрын
Reer puntland hada nahay wiilashaan rejer xamar abaal u haynaa puntland waa dad abaal gudo insha Allah dani wuu idil gudi abaalkiin difaac ciidamada puntland Somalia
Sh Abdirahman Bashir muxuu ka yiri dagaalka Daacish iyo Puntland
10:05
WARAYSI KULUL OO AAN WAXBA LA ISKULA HARIN | SSC | DFS | SANAAG | PL
41:44
Drink Matching Game #игры #games #funnygames #умныеигры #matching #игрыдлякомпании #challenge
00:26
Горы Бесплатной пиццы
00:56
Тимур Сидельников
Рет қаралды 8 МЛН
Когда учитель вышла из класса
00:17
ЛогикЛаб #2
Рет қаралды 2,7 МЛН
DEG DEG Cabdiraxman Cirro Oo Gool Siyaasadeed Ka Dhaliyay Xassan Sheekh
29:30
Drink Matching Game #игры #games #funnygames #умныеигры #matching #игрыдлякомпании #challenge
00:26