CABDINUUR ALAALE & YURUB GEENYO | MAXAY DANTU CISHAY WILOO | XIDIGAHA GESKA SANADKA CUSUB 2022

  Рет қаралды 3,461,321

Waqal WStudío

Waqal WStudío

2 жыл бұрын

BARNAAMIJKA SANADKA CUSUB XIDIGAHA GEESKA 2022
MAXAY DANTU CISHAY WILOO
CABDINUUR ALAALE & YURUB GEENYO
Production : Waqal . Afro . Furinle & Hawraar

Пікірлер: 643
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 2 жыл бұрын
Abdinuur Allaleh Legendki🇩🇯🇩🇯🇩🇯 wali codkiisi ismu badalin👑 iyo sawtu raxma mashaallah Halkeedi bad dhigteen heesta.👏👌
@c.raxmaanmaxamed4280
@c.raxmaanmaxamed4280 2 жыл бұрын
axyaa cod manshallh qof walba oo qoraalkaygan arka ilaahay isaga iyo labadiisa waalidba janada ha geeyo 😘😘😘😘😘😘😘😘
@maariayuusuf3890
@maariayuusuf3890 2 жыл бұрын
Amiin wll mcne
@ZamzamIsse
@ZamzamIsse 2 жыл бұрын
wax jano lagu galo maba yaale Alle ka cabso
@qadraawil1654
@qadraawil1654 2 жыл бұрын
Amiin
@mohamedxayd5233
@mohamedxayd5233 2 жыл бұрын
Reed
@c.raxmaanmaxamed4280
@c.raxmaanmaxamed4280 2 жыл бұрын
@@ZamzamIsse adigu ilaahay miyad ka quusatay ilahay ha quusaninuu ina yidhiye ma naar inad galayshaad ilahay waydiisatay misee muslimba ma tihid
@Facadambe134
@Facadambe134 2 жыл бұрын
Wxn Si Gaara U Salaamaya Fananinta Xidigaga Geeska Iyo Fanaanka Wayn Ee Cabdinuur Allale ❤❤❤🎵☝
@kaahanuurachannel1019
@kaahanuurachannel1019 2 жыл бұрын
Abti iskalaaji ahaa🥰
@macab6141
@macab6141 2 жыл бұрын
Uk goormaa imaan?
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 2 жыл бұрын
Anigana Adiga ayaan ad ku salamayaa masuul sare heeshada dhan waa wada xigmad iyo fariin cabdi aziiz walal mahadsanid 😍
@munocadey5238
@munocadey5238 2 жыл бұрын
tageeraha yurub aaan ahay like 👍
@Zailatv
@Zailatv 2 жыл бұрын
Cabdinuur Alaale Waa Nin Codweyn oo leh Golden voice balse Heesta ayaa Toonkeedu hooseeyaa Isna wuuu dhuubay codka wakaa Fanaan Waxa aan Bilad sharaf Siin lahaa Sawtu Raxma Yurub Mohamed Abdi Geenyo Runtii waa Fanaaanad aaan codkeeda halaaasiga ah aanan ka xiiso goyn Ani ahaan iyo badanaba dhalinyarta mucaashaqiinta Noolada🥰❤🔥🔥💯🙏Like
@yusufaxmed2590
@yusufaxmed2590 2 жыл бұрын
Yurub geenyo waa sawtal raxma iyadu odaygu ciyaalka ha ka dhex baxo
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 2 жыл бұрын
Laba fanaan oo legendna Baa Ishelay Abdi Nuur Alaale iyo Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤❤💯💞
@gobpro3576
@gobpro3576 2 жыл бұрын
Laba legend markay is helaan waa sidanoo kale walee duni kalaad nagayseen furinle,abdinuur allaale iyo yurub geenyo fankiiyoo dadaad tihiin waleee
@mohashiine6702
@mohashiine6702 2 жыл бұрын
Walhi aduun weye Is mabdln tasi wax cadeneysa fanan sax ah inu yahy Legend Cabdi nur alaale 👏 ❤️❤️❤️❤️✔️
@awalejama3903
@awalejama3903 2 жыл бұрын
Sawtu raxma, yurub maxamed abdi geenyo 👍🏻 legend always legend
@abdiadan9717
@abdiadan9717 2 жыл бұрын
Legendy abdi nuur alaale is back yurub is the best singer in the world
@gaasiradheer909
@gaasiradheer909 2 жыл бұрын
Yurub wey is dhuubtey qurux 💕 Masha Allah ,geenyo wax gaadha lawaa waayadan
@abwaandaad954
@abwaandaad954 2 жыл бұрын
Wixii dawada ahaa Aadmigu kuu diidaya Danyar waa laga dhaqaaqo Duunya la isku raacayayoo Dariiqa la oodayaaa AAX CALAYK 😥 HEESO WAA KUWI HORE 🙏
@MAHDIZILAYOFFICIAL
@MAHDIZILAYOFFICIAL 2 жыл бұрын
Abdi-Nour Allelah le chanteur préféré des Djiboutiens 🇩🇯🇩🇯🇩🇯💘 and Yurub Genyo God Bless 🙏👌
@habonhassan3291
@habonhassan3291 2 жыл бұрын
Désolé c pa juste un chanteur Djiboutien mai plutôt c un chanteur somalien k tout le monde connais......mdr
@MAHDIZILAYOFFICIAL
@MAHDIZILAYOFFICIAL 2 жыл бұрын
@@habonhassan3291 non c'est un Djiboutien et il est de nôtre...🙏🇩🇯🇩🇯
@habonhassan3291
@habonhassan3291 2 жыл бұрын
@@MAHDIZILAYOFFICIAL tu veux vraiment kil t appartient ok ok j abondonne kkkk
@MAHDIZILAYOFFICIAL
@MAHDIZILAYOFFICIAL 2 жыл бұрын
@@habonhassan3291 toi t'es une landaises ou ce comment ?
@habonhassan3291
@habonhassan3291 2 жыл бұрын
@@MAHDIZILAYOFFICIAL pure Djiboutienne
@se1059
@se1059 2 жыл бұрын
Abdinuur alaale ,sawtu raxma yurub geenyo iyo heestii fanaankii wayna ee codka halaasiga lahaa ee moxamed mooge liibaan alla yarxamu 👏 👏 👏
@Hooda36
@Hooda36 2 жыл бұрын
Mashaa'Allaah Fanaanki Qaaliga Ahaa Fananaanki Waayowaayo Cabdinuur alaale Iyo Fanaanada Yurub Geenyo Cod Cod WoooooW❤💐💐💐❤❤❤👍
@makoahmed9651
@makoahmed9651 2 жыл бұрын
ma sha allah yurub &abdinur both have beautiful voice keep up the good job hambalyo labaduba makala liitan waykaladaran yihiin codkoodu viva our somali legends
@MohdAbdi
@MohdAbdi Жыл бұрын
Europe Geenyo She represents the unbreakable bond of Somali girl beauty. I can't off my ears listening to her song. Mansha Allah
@nawalmacowow_diinle4402
@nawalmacowow_diinle4402 Жыл бұрын
Q
@drsacadhussein4154
@drsacadhussein4154 2 жыл бұрын
Heestan yaraantaydii baan dhagaysan jiray oo xasuus bay i galisayba caawo rabi ha u naxariisto fanaaniintii hore ee qaadi jiray dambigooda ha dhaafo
@najiimosman2963
@najiimosman2963 2 жыл бұрын
Abdinour Alaale & Sowtu Rahma Yurub Geenyo Another Level song 🎵♥
@CabdillaahiSalaad
@CabdillaahiSalaad 4 ай бұрын
Mani ❤
@sufifarah7052
@sufifarah7052 2 жыл бұрын
Masha allha sanadba sanadka Ka danbeeyo yurub waa sii qurux badnan gabadh aan jeclahay xagas Ka salamin
@samsambarud4376
@samsambarud4376 2 жыл бұрын
Wooow My favorite song back in days which reminds me of my Awoowo and my abti in Kenya 🇰🇪, grew up in Turkana County , Kakuma. Nyumbani
@Waxkasta
@Waxkasta 2 жыл бұрын
Where you at now?
@mohamedwajib6923
@mohamedwajib6923 2 жыл бұрын
Wow....
@abdiazizsheikh4302
@abdiazizsheikh4302 Жыл бұрын
Samsamey
@salmaanbaala7295
@salmaanbaala7295 2 жыл бұрын
Yurub wlhi cood mcn illhey haa ku dhooro💋🥰
@suhaybali6325
@suhaybali6325 2 жыл бұрын
Sawtu rahma yurub mohomed apdi yurub geeenyo 🥰🥰🥰🥰🥰boqorada codka 🤩😍😘
@ahlambintuismail8481
@ahlambintuismail8481 2 жыл бұрын
Sawtu rhma yùrub mohometh apdi genyo boqorda fanka qarniga 😍😍🤩🤩
@jikatorem.ismail4003
@jikatorem.ismail4003 2 жыл бұрын
YURUB GEENYO, MAASHA ALLAHA. RESPECT VOICE, 🙏 . THANKS
@xasanmahad2490
@xasanmahad2490 2 жыл бұрын
Nio yurup fananad waa dhaaftay wlhi waa xalimo khaliif magoool ta hada 🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️👌👌👌👌👌
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
The song by cabdinuur Alaale and yurub geenyo is very outstanding will stand the test is time magical
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 2 жыл бұрын
Yurub maxamed cabdi “Geenyo “ Axmed nuur Alaale. Waad nooga faaidayseen wakhtigiinii iyo hibooyinkiiniiba, Alle raali ha idinka ahaado, waanu idiiin mahad celinaynaa si aad iyo aad u weyn waliba.
@amirmohamedamir5913
@amirmohamedamir5913 2 жыл бұрын
Labo is helay ♥️♥️♥️ Waa fanaanka ugu heeso badan Soomali iyo fananada codka ee wali la loodin kari laayahey😍
@chamsiahmed9700
@chamsiahmed9700 2 жыл бұрын
Mayanuhaya
@yusuffamily9799
@yusuffamily9799 2 жыл бұрын
Muxuu qaadaa bal halkan 10 Nagula wadaag inanka qabyaaladu qaadoow Fanku qabyaalad ma galo
@musekhadir3888
@musekhadir3888 Жыл бұрын
@@yusuffamily9799 maa waxad ogtahay nim ka heeso badan ?????
@yusuffamily9799
@yusuffamily9799 Жыл бұрын
@@musekhadir3888 muxuu qaadaa qabyaaladiiyoo qofaay
@musekhadir3888
@musekhadir3888 Жыл бұрын
@@yusuffamily9799 1960 ila 1990 ruwayad walba oo Djibouti lagu dhigoo isaga xidig ka aha badankood,marka anigu Djiboutian iyan ahaye umada kalee aflamta reerihina nagala taag
@myway3801
@myway3801 2 жыл бұрын
Yurub golden voice 😍😍😍😍
@abdirashidhaji7330
@abdirashidhaji7330 2 жыл бұрын
Abdinur is a Legend and he has quality of Tubeec and deep tone like Halimo K. Magol. Genyo is great too
@faisahassan2591
@faisahassan2591 2 жыл бұрын
Sawtu raxma aad baad u quruxbadantahay MashaALLAH
@aminahussein9309
@aminahussein9309 2 жыл бұрын
I can’t get over abdinurs voice Wallahi manshallah 🥰🥰🥰🥰
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Me too Amina
@fatimaabdirahmandiiriye7836
@fatimaabdirahmandiiriye7836 2 жыл бұрын
Yurub geenyo iyo ugbaad aragsan waa is caateeyeen yaa ila dareemay
@anisamohamed3211
@anisamohamed3211 2 жыл бұрын
Maashaa Allah yurub sawtu raxma Il iyo cawri la’aw ✌️💕❤️🙏😍🌹💕
@AliHussein-vf6ru
@AliHussein-vf6ru 2 жыл бұрын
Faadumo Axmed dhinbiil iyo Maxamed Aadan Dugsiiye. ayaa hore u qaadi jirrey heeskan. aad ayaan u salaamayaa labada fannaan iyo kooxdaba.
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
abwaankii heesta sameeyey ee maskaxdiisa ka soo maaxatay sheeg iyo ciddii muusiga saartay ama iska aamus
@farahnadif2059
@farahnadif2059 2 жыл бұрын
Abwaanka ereyada iska leh wa Aun Abwaan Ibrahim Gadhle
@DhilanD92
@DhilanD92 2 жыл бұрын
Heesaxayagii Jabouti esh caalaa
@AliHussein-vf6ru
@AliHussein-vf6ru 2 жыл бұрын
Abtigay Ibraahim Gadhle ayaa sameeyay oo nin Gunbuur ah, Reer Bayle ka ah. hhhhh
@AliHussein-vf6ru
@AliHussein-vf6ru 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto labada fannaan iyo Abwaankaba.
@farahalielmi5530
@farahalielmi5530 2 жыл бұрын
Yurub illah ha ku ciseeyo aduunka saan ku jecahay 150 geele waan ku saison lahaa
@alisaid1214
@alisaid1214 2 жыл бұрын
Woooow abdinuur allaale Legend whakti ayuu jabuuti Shidan jiray real fanaan Also you can’t forget Other legends Jabuti celebrity Abdo xamar qoodh Siciid xamar qoodh Furshel Ilka case Ilma dugsiiye Nimco jama And lot of others
@abdiali4991
@abdiali4991 2 жыл бұрын
Fankyo ooo laba qoofah the legends abdinour allaleh iyo sawt rahma yurub genyo
@qadracabdi4554
@qadracabdi4554 2 жыл бұрын
waxaan la dhacay dookha dumarkeena masha Allah bacweynyaasha waa ka hely😘😘 adoo deer adag dhistaa baa ilaahy kaa dunshaa😭 daneeyso adoo lahaaa marbaa dacar qooshataayoo dhunkaal ku darduurtaayoo😭😭😭😭
@billeyuusufyuusuf9240
@billeyuusufyuusuf9240 2 жыл бұрын
Hhh
@billeyuusufyuusuf9240
@billeyuusufyuusuf9240 2 жыл бұрын
Carwo bilan kuso dhawow
@dhemanluula5719
@dhemanluula5719 2 жыл бұрын
Abdi nuuur allaale iyo yurub geenyo 2 legendary ahaa woow Intey deeqda alla maqan thy ha diilin hana ila dagaalin ax erayo
@1972543
@1972543 2 жыл бұрын
That voice of yuurub!!Absolute joy listening to her voice.
@aminahassan4537
@aminahassan4537 2 жыл бұрын
P1
@mahamadabdisiyaad1427
@mahamadabdisiyaad1427 2 жыл бұрын
56
@mahamadabdisiyaad1427
@mahamadabdisiyaad1427 2 жыл бұрын
ढ40ww
@aliosman1722
@aliosman1722 2 жыл бұрын
Yurub geenyo waa fanaanada ugu fiican geyiga soomaaliya oo dhan
@empireshow1
@empireshow1 2 жыл бұрын
Laba legendary noolada sawtu raxma 😍
@Iwanttokillu
@Iwanttokillu 2 жыл бұрын
Nacas baa dad caayee miyan dakharkaba ogahay. Nice words Two legend abdi nour iyo yurub.
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 жыл бұрын
Yurub nd abdinur 2 legendary 🙌
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 2 жыл бұрын
World classic yurub huuno fanaan
@khadarmaxmuud8152
@khadarmaxmuud8152 2 жыл бұрын
Abdi nuur and yurub geenyo 2legeng keep going ❤️❤️🤍🤍💚💚❤️👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@dayibahassan1797
@dayibahassan1797 2 жыл бұрын
Maasha Allah viva Djibouti my home Abdi nour tu es le meilleur
@yaasiinabdiabdi7312
@yaasiinabdiabdi7312 2 жыл бұрын
Yuruub woow kusoc😍😍🙏
@ruqiyomohamed1287
@ruqiyomohamed1287 2 жыл бұрын
Yurub geenyo inaba cadi ma ahan ❤️🙏
@amuunaragsanmahmoud2963
@amuunaragsanmahmoud2963 2 жыл бұрын
Yurub geenyo dharkeeda ugushidan meshaaa ❣
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
Waa runtaa iyadaa loogu qaatay colors wada waalan bay soo xidheen doorkan
@haykalnuur9832
@haykalnuur9832 2 жыл бұрын
Labo labo Layskugu eeygahye ugbaad u eeg
@mounaelmi6865
@mounaelmi6865 2 жыл бұрын
Mohamed aden dugsiye est le meilleur interprète de cette chanson inegalable!
@mahadmuuse1065
@mahadmuuse1065 2 жыл бұрын
Mouna af soomaali soo qor !!!
@xamaadaproductionstudio5883
@xamaadaproductionstudio5883 2 жыл бұрын
HAPPY NEW YEAR 2022 MY TEAM XIDIGAHA GESKA AND WAQAL PRODUCTION 💯
@aaminamuuse9098
@aaminamuuse9098 2 жыл бұрын
Kkhuink
@aminaahmed2836
@aminaahmed2836 2 жыл бұрын
Yurub has a great voice. Simply the best
@inahajiibrahim1290
@inahajiibrahim1290 2 жыл бұрын
Abdi-nour Allelah fanankeni cimrikaga allaha dheereyo 🇩🇯🇩🇯🇩🇯💕💯
@fatmahoussein57
@fatmahoussein57 2 жыл бұрын
Qali
@shamai6435
@shamai6435 2 жыл бұрын
A classical Somali song everlasting through all times historical indeed and the two artist singing are supreme yurub a b Abdi
@sahrahasan8034
@sahrahasan8034 2 жыл бұрын
Yurub geenyo beautiful mansh allah
@shamai6435
@shamai6435 2 жыл бұрын
This is everlasting song sang by two wonderful singers the best of luck
@abdirisakkahen
@abdirisakkahen 2 жыл бұрын
Yurup geenyo great sweet voice
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
The are singing out a very valuable message at the same time entertaining ☺️☺️☺️☺️ us in a special way with their unique voices Cabdi Nuur Alaale and yurub geenyo love them always
@zerboqore8515
@zerboqore8515 Жыл бұрын
Mnmnnkik9option to and o0p09llll0phone to
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
I love your song 💝😗💜💝💝 forever thank you
@yasirenuurmohamed2352
@yasirenuurmohamed2352 Жыл бұрын
@@shamai1570 tfff
@maxamedabdi6204
@maxamedabdi6204 Жыл бұрын
Yurub.maxama.cabdi.fananadjirta
@maxamedabdi6204
@maxamedabdi6204 Жыл бұрын
Sharaf aduunka.kunoolow.yurubey
@maceygeenyo1051
@maceygeenyo1051 2 жыл бұрын
Intey deeqda Eebe maqan tahay heydiidin hana ila dagalin dubka ha igu yalee wadnaheyga damqashada ka daa😭😭😭 waxuu ka hadlay qalbiga😢
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
Erayadii rabbi SWT Naxariistii janno haka waraabiyee Ibrahim sh. Saleiban gadhleh
@Dcowlid
@Dcowlid 2 жыл бұрын
Yurub codkeeda 👍👌
@Sh-kj3qf
@Sh-kj3qf 2 жыл бұрын
Hlked dhigtay wlhi yurup geenyo boqoradii codka❤
@baarqabkabaarqabada7455
@baarqabkabaarqabada7455 2 жыл бұрын
Heesihii hore iyo cl Nuur iyo sawtu raxma ayaa jiibta iyo jaanta islahelay
@abdirahmanahmed3165
@abdirahmanahmed3165 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🧡❤❤❤❤❤❤❤❤❤💫💫💫💫💫💫💫💫💫💫💫💫💫💫 super stars Abdinuur Alala iyo Yurub Geenyo ,what a wonderful song 🎵 wow
@maalik1278
@maalik1278 6 ай бұрын
Hestaan xasuus wlhi Cawa waxaan daremaya xanun iyo jacayl iyo daruuf 28/13/23 Ilahow sanadka cusub mid wangsan ikaaga dhig yaarabi 😢2024
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 2 жыл бұрын
2Legends Waleee Codki Wuu Cunay Cabdinuur Alaale Geenyo Eshcalaaa Heees
@arafoffcguumays6596
@arafoffcguumays6596 2 жыл бұрын
Heestan maalintay iga dhistaa xagayga wa gubaabo taxadar lagu laray iyo eebe galadii🙏🖤🌹
@juweriyaabdillahi22
@juweriyaabdillahi22 2 жыл бұрын
Hargeysa London maxn ku jecely ❤️😘🙏🏼 from jigjiga
@jamilanuux465
@jamilanuux465 2 жыл бұрын
Waaaw heestani inaba aadi maaaha laba fanaan oo cod macaanina way qaadeen
@caydarusismail5640
@caydarusismail5640 2 жыл бұрын
Sawtu rahma yurub mohomeTH Apdi yurub geenyo boqorada codka 💯💯❤💋💋
@nawiilc4272
@nawiilc4272 2 жыл бұрын
Yurub never disappoints 😍 💃💃💃👏👏
@adeerka_5
@adeerka_5 2 жыл бұрын
The one and only lagend Abdinuur Allaale❤🔥
@suugaanyahan2704
@suugaanyahan2704 2 жыл бұрын
Heestan waxaa originalka wada qaadi jiray Abdinuur alaale iyo Allah ha u naxariistee Faadumo Axmed hadana waxaa koobi ahaan u qaaday maxamed Aadan dugsiiye iyo Faadumo Axmed . Hadana waxaa copy ahaan ka sii daba qaaday Maxamed Mooge . Waa 1972 gii
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 2 жыл бұрын
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@kkin7066
@kkin7066 2 жыл бұрын
Maya waa Mohamed Aden iyo Faduma Ahmed AHN
@suugaanyahan2704
@suugaanyahan2704 2 жыл бұрын
@@kkin7066 Fanaan reer Djibouti ayaa kula hadlaaya Ruwaayaday ku jirtay iyo inta heesood ee ku jiray iyo majaajiliistayaashii ayaan ogahay Ibrahim gadhle ayaana sameeyey oo Aan Jabuuti jaar ahayn . Maxamed Aadan adeecada ayuu u duubay laakiin copy ahaan ayuu ugu duubay laakiin original Abdinuur Alaale ayaa leh iyo Faadumo Axmed
@kkin7066
@kkin7066 2 жыл бұрын
@@suugaanyahan2704 Mohamed Aden waa fanan weyn I don’t think inu copy qadayo aniguba reer Jabuuti ban ahay hunno waana ku salamay
@suugaanyahan2704
@suugaanyahan2704 2 жыл бұрын
@@kkin7066 Ninkan kula hadlayaa Waa nin Naxamed Aadan kaban u tumay Abdi Nuur Alaalena sanadkii i dhaafay anoo maraykan ka tagay Abdinuur kaban Hargaysa ugu tumay Markaa malaha wiil yar baa tahay e waxaan ahay nin labada fanaan ba Music u tumay yaqaanana labadaba . Waxaanan ahay ragii ay kabanka wada Barteen Cumar Aadan Cabdi sheekh dandaawi iyo rag noocaas ah . Ragaan fanka ku daray ee aad i waydiin karto waxaa ka mid ah fanaan nuur cilmi nuur daalacay . Heesaha copy ga ihina waligeed ayaa la kala qaadi jiray fanaaniin waawayn ayaa nin walba copy qaaday waxaa ka mid ah 1- Abdi tahliil 2- maxamed Mooge 3- Saleebaan 4- Abdinuur Alaale . I taasi iyo in ka badan ba copy way qaadaan . maxamed Aadan inuu fanaan wayn yahay oo xataa Abdinuur fanka uga horeeyey yahay cid walba way taqaan . Laakiin heestan copy ahaan ayuu u qaaday oo adeecada ugu gashay . Faadumo Axmed heesa heesaheedu 30% Waa copy oo heesihii Xalimo abdi ayay qaadaa .Naxamed Mooge heesihiisu 40% Waa copy oo heesaha Kuluc iyo heesaha Abdinuur ayuu qaadaa . Copy ceeb maaha
@zir-moktaromarapdi9821
@zir-moktaromarapdi9821 2 жыл бұрын
Waxani hees way dhaftay niyaw yurub geeyo boqoradii codka fanka iyo abdinur alaale
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
Erayadii Ibrahim sh. Saleebaan ibrahim-gadhle ilaahay SWT naxariis waasaca ha siiyo isaga iyo faadumo A. Dhimbiil iyo Dugsiiye oo Originalkii lahaa cabdi nuur iyo yurub heesta marxalkeedii iyo sharafteedii bay mariyeen laysma caasiyee good job guys.
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 жыл бұрын
Yurub Geenyo Sawtu Raxma ❤️❤️😘🥰🥰
@ustaadfarhan390
@ustaadfarhan390 2 жыл бұрын
Ilaaahay ayaa dulqaadle markuu 60 sano adoo heesaya kuu dul qaadanayo
@ayaanleshire9907
@ayaanleshire9907 2 жыл бұрын
Masha allah sawtul raxma ciyaarciyaar ma tihiin haku daalan hore usoco
@ahmedsulub8435
@ahmedsulub8435 Жыл бұрын
Waa.bil.ramadan.waliba.10.danbe.maha.xili.heeso.la.dhagysto.lkn. Xalad.ayaa.ii.gaysay.ee.ale.ha.ina.cafiyo.mrka.hore. Marka.xigana.pof.walba.ilhy.muradkisoo.san.ha.siiyo. Cida.akhrida.sms.kygan.aminta.ha.ilawin💝
@NasroIbraahim-kc7ih
@NasroIbraahim-kc7ih Жыл бұрын
❤Yurub ❤Geya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zainabahmed4198
@zainabahmed4198 2 жыл бұрын
Yurub Geenyo sawtu Rahma qurux Cod iyo Lebis cid kugu gaadhi karta lawaa Hamda Queen ayuun baan ku Barbar dhigilahaa xaga xaragada
@shamai6435
@shamai6435 2 жыл бұрын
A beautiful song sang by two marvellous singers this song will never fade away best of luck to you both
@kadraelmi9766
@kadraelmi9766 2 жыл бұрын
Adeerkay cabd8 nuur. Longue vie à toi💝💝💝
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 2 жыл бұрын
Yaa Salaam!!! I love that song coz it really touched the hearts of so many a desperate fellow. Ah Ah Ah!!
@yusufaxmed2590
@yusufaxmed2590 2 жыл бұрын
Cabdi nuur heesta waa cunayaa cajaladu ina mooge haysku dayin cabdi qaboojiye yare, cabdi yare ragaa ayaa dhiga halkeeda.. Yurub axsan fanaanad yar 💐 💓 🍇 🍒 👍
@amiinayaanle4745
@amiinayaanle4745 2 жыл бұрын
Adeer ninkani isagaa original ka lahaa orod soo baadh
@sagalahmad7989
@sagalahmad7989 2 жыл бұрын
Heesta asalkeda alle baa leh ee hada gabowga kadaba yimid
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 жыл бұрын
Hhhhhh cabdinuuur alaale Isla leg heeestan
@unknown-yk8uk
@unknown-yk8uk 2 жыл бұрын
@Yusuf Axmed nio ka fadhiso magalada xaryahow cabdi nuur allale isaka originalka laha ina moge iska daba xadey oo ku heesay heestan tarikhdeda ado war ka hayn iska caac ledahay
@farahnadif2059
@farahnadif2059 2 жыл бұрын
Heesta waxa iska laha originally Cabdinuur Allaale, Kadib Maxamed Mooge aya ka daba qaadey. Wa ereyaadi abwaan Ibrahim Gadhle allaha u naxaristo.
@dayibahassan1797
@dayibahassan1797 2 жыл бұрын
Belle chonson maasha Allah djibouti noloow
@osmanahmed9761
@osmanahmed9761 2 жыл бұрын
yurub genyo fanandahi wabari halagudaro magaceeda ..... codka cadi ma ahan
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 2 жыл бұрын
Fanaaninti Hore Bay Metasha Codkeedu
@Zaky_garad
@Zaky_garad 2 жыл бұрын
The LeGend Abdinur Alaale Iyo Yurub GeenYo👏😍.
@Walish-px7mq
@Walish-px7mq 2 жыл бұрын
Timeless song and beautiful voice by Cabdi Nuur Allaale and Y. Geenyo. Classic!
@lacagleofficial
@lacagleofficial 2 жыл бұрын
Heesihii hore, kuwii dambe iyo kuwa aroos intaba oo BILAA MUSIC ah kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahadsan 🙏🙏🙏...
@MuseKhadir-qy7me
@MuseKhadir-qy7me 11 ай бұрын
Fananka kaliya ee 3 pieces ku labista wow you are a legend
@mohamedaydarus3158
@mohamedaydarus3158 2 жыл бұрын
Adoo dayr adag dhistaa Illaahay kaadunshaa. Axsan yaa sowtu raxma
@samsamjama144
@samsamjama144 Жыл бұрын
This song reminds me my olden days in Djibouti 🇩🇯❤️🤍💚
@musekhadir3888
@musekhadir3888 Жыл бұрын
How many times have listened while going to school 07:00 in the morning in the bus ????? Golden time
@medsaid357
@medsaid357 2 жыл бұрын
waaw sanad wacaan oo wanagsan legend cabdi nuur allalle iyo xidigaha geska bonne annee 2022
@amsamohamoud1838
@amsamohamoud1838 2 жыл бұрын
alow barakee hargeisa❤❤
@qaaliluula5987
@qaaliluula5987 2 жыл бұрын
Fav singer yurub geynyo😍
@iltiredoualeibrahim
@iltiredoualeibrahim 5 ай бұрын
Belle chanson
@mohamedomar533
@mohamedomar533 2 жыл бұрын
Waaaaaaaw. Cabdi. Nuur Alaale iyo hee to faaniin culus
AYAAN WADANI HEESO XUL AH 2024
1:04:27
Nasir Production
Рет қаралды 184 М.
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 30 МЛН
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 109 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 11 МЛН
Yurub Geenyo Xasuustii Khadra Daahir 2020
10:06
Future Brothers Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
YURUB GEENYO & ABGAAL CAAMIR | HIILIYA | HEES CUSUB 2024
6:20
Alpha Somali Tube
Рет қаралды 3,6 М.
AMINA AFRIK IYO ABDIQADIR AJ HEES SHIDAN SHOWGII BRUSSELS
13:54
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,5 МЛН
YURUB GEENYO HEESTII LAANTA UBAXA XASUUSTII KINSI XAAJI AADAN.
6:03
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 81 М.
Abdi Nour Allaleh Heestii Salmadhiga
6:41
Assajog Studio
Рет қаралды 109 М.
YURUB GEENYO HEES CUSUB - DAREEN  - SHOWGA CIIDA 2023
7:26
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 722 М.
MURSAL MUUSE IYO YURUB GEENYO HEESTA SURBACAAD
7:45
Robleh Mohamed
Рет қаралды 1,8 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 3,4 МЛН
Kendrick Lamar - Not Like Us
5:55
KendrickLamarVEVO
Рет қаралды 36 МЛН
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,4 МЛН
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 3,3 МЛН