Heestan wakhtigii iigu horraysay ee aan arkay ayaan idi, laxanku Sayid Maxammed Mooge u eegaa, mar dambe ayaan ogaaday in isagu laxanka leeyahay! Cajiib.
Waa Mahad santay Nuuradiin wll Heestan wax badan baan raadiyay
@husseinabdulle38954 жыл бұрын
Codkii halaasiga ahaa abdulqaadir yuusuf bagaag mirihii abwaanka Wayne ee abdiqafaar cise cagoole laxankii mohamed mooge
@Rageedii4 жыл бұрын
Laxankii Maxamed mooge libaan Aun dhamaan
@Geedi1434 жыл бұрын
Shukran raggeedii wallee wey ka muuqataa heesta inuu ina mooge ka qayb qaatay
@sakizaki47994 жыл бұрын
Nin aan fadhigo uga kaco rageedi aabihi qaaramiga sxpow heestan maa lyrics kaso dhigtid dad bdn bay saameyn oo wakhtiga io waayuhu ciilene
@shiilalle4 жыл бұрын
Waa wax iska cad taasi masuul mahadsanid
@mubarikjama9924 жыл бұрын
waabu u cod eegyay raggeedii
@Rageedii4 жыл бұрын
@@sakizaki4799 waan ka soo dhigeynaa i.a Heesihii aan ku billaabay channelka ayey ka mid ahayd lkn waayahaas iskuma taxallujin jirin qoraalkooda, heesaha uun yeynan kaa lumine meesha ku kaydi ayaan islahaa.
@badriabdirashiid-uy3ve Жыл бұрын
Waa hees erayadii Abwaan kii waynaa mohamed sayid mohamed abdille hassan gabayadii ka qayb laga soo qaatay iyo kumaan wixii carara lagu soo ceshiimeeyo aabihi Gobanimo Doonka Soomalida
@khadijomohamed9596 Жыл бұрын
الايرحمه ويغفرالدنوبه أمين أمين آمين آمين آمين يارب العالمين.....
@Maxamed-sm6cf Жыл бұрын
Amen walalo 😢
@kamalibrahim3474 жыл бұрын
Nuuradin sxb adbaad ugu mahadsan tahay waana album dhan o caydaruus hu garaacay AHUN bagaag e fadlan nooso wada gali
@Qaramimedia14 жыл бұрын
Ok igu halee
@absiiyecalibaar455 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto cabdulqadir yusuf cismaan Bagaag
@Newheesocusub4 жыл бұрын
Codkii macaanaa cabdiqaadir bagaag Erayadii cabdiqafaar ciise cagoole laxankii maxmed mooge Riwaayaduu hadraawi lahaa ee aqoon iyo afgarad ayey ku jirtay intaa magacaabay maxamed w hadraawi ayaa ka nool alle u naxariisto dhammaantood
@shidane224 жыл бұрын
Cabdiqafaar ciise wuu noolyahay isaguna
@ridwaanmohamed95813 жыл бұрын
Kumay jirin Riwaayada Ee markii la geeyey Kalgacyo ayay heestani dhalatay
Dad waawayn aya iskugu tagaY laxan iyo erayaba.... C/qaadir Yuusuf bagaaag AUN....
@maxamaddaahir10434 жыл бұрын
Qaraami waaw yaasalaam axsan masuul
@badriabdirashiid-uy3ve Жыл бұрын
Waa erayadii Abwaan abdiqafaar ciise cagoole
@axmeddhago1174 жыл бұрын
Wooow heestan aad ayan uradiyay cawa helay
@Geedi1434 жыл бұрын
Yaa salaam waa xaddiis😢
@suldaanupthiali13255 ай бұрын
Axyaa hees❤🫡🙏🎶🎵🎵🎶🎵nin aan zxp nahay baa ibaray
@M.Duran712 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Aamiin
@ubahmumin48894 жыл бұрын
Allaah ha unaxariisto
@ahmedrashid3217 Жыл бұрын
Q
@Maxamed-sm6cf Жыл бұрын
Saxiib wad ku mahsantahy here uma maqal lkn dareenkaga nolshayda ad ayay .saamysay ka badn intaan kalkan o booqday boqolql.jeeer dareenkaga yay isheegaysaa wan wayay qofkii an jecelaa hadana ciil iyo.xasuus ayaan la.dhax joogaa qurbaha😢
@HALDOOR-MEDIA3 жыл бұрын
Maxamed mooge kadhax dhadhamaya
@badriabdirashiid-uy3ve Жыл бұрын
Xaqiiq
@alliessa64192 ай бұрын
Laxanka Maxamed Mooge ayaa leh.
@absiiyecalibaar455 Жыл бұрын
Raximulaah
@ahmedalijiis58124 жыл бұрын
Runtii heesaha aad soo geliso waa ku Xula, oo aad u macaan. Anigu shakhsiyan waxaan maalin ksta sii booqday youtub channelkaagan waxaan ka eegaa inaad hees soo gelisay, balse hal dardaaran baan kuu dhaafayaa waxaad leedahay hibo faneed waxan arkay heeso aad dib u cusboonaysiisaye halkaa kaga hay ee yar yarka danbe heesaha cusuboonaysiiya talo sii waliba reer hargaysa way ku ciyaareen heesahiiye.