Cabdiqahar Ilkacase & Ifrax Iftiin | Laab Dooxanto | Xasustii Saafi Ducaale Ahun & Axmed Inshar Ahun

  Рет қаралды 81,429

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
Music
1.Bile Cismaan
2.Xaaji Kaash
3.Cabdala
4.C/qahaar
Magacyada Fanaaniinta
1.Ifraax iftiin
2.Faadumo Cumar layli
3.C/qahaar
4.Xaaji kaash
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Пікірлер: 43
@143-k1d
@143-k1d 8 ай бұрын
Erayadii Bare Mohgamed Fiidow Leenta Ahmed Inshaar Olol Iyo Saafi Ducaale Aun Aamiin
@horntownnews6219
@horntownnews6219 4 жыл бұрын
Inantu qurux badanaa waan ka helay ii raadiya fadlan lambarkeeda I siiya
@talokeen259
@talokeen259 4 жыл бұрын
Anaa kugu haysta sxb luqunteeda iyo dhererkeeda mansha allah 100halaad iyo baarqabkoodii qori ak47 iyo faras baa aabeheed iskugu darin
@abdifatahgolden3554
@abdifatahgolden3554 3 жыл бұрын
Axsan Hees ❤ Erayadi : Xaashi Yuusuf Warsame (Hanuuniye Walaalkiis ) Laxanki : Cabdalle Yuusuf Warsame ( Hanuuniye ) Origanl waxa wada qaaday heesta Cabdalle Hanuuniye & Nadiifa Kulane Kadib waxa wada qaaday Saafi Ducaale & Axmed inshaar Kadib waxa wada qaaday Xabiibo Xasan Tooxow & Axmed inshaar. Ruwaayadi Ka joog adiga ma ehe e Abwaan Barre Maxamed Fiidow bay ku jirtay
@deeqoowdalnuurshe879
@deeqoowdalnuurshe879 Жыл бұрын
Heestaan waxaa iska leh erayadeeda iyo laxankaba, Abwaan Leento.
@amalhasan903
@amalhasan903 4 жыл бұрын
Inta ila aragta inanka kamanka tumaya inuu inanta si kalgacal u eegayo love
@abdulkadersubeerijaamac3749
@abdulkadersubeerijaamac3749 3 жыл бұрын
Wow walahi halkedii ayay dhigeen masha allah ...
@fanwaafankiihoreamabaricis3963
@fanwaafankiihoreamabaricis3963 4 жыл бұрын
woooow hor halosocdo soo kaca dhaman dhalnt wiil & gbr🌺🌻🌹🍀🌸💐🐾
@mashalaye9612
@mashalaye9612 3 жыл бұрын
A
@abdideck1507
@abdideck1507 3 жыл бұрын
legend weeyi walhi ninka kabanka tumay wuxu leyhy heeso macamcn wxa la yidhaa xaaji kaash legend legends dhalay❤🙏🙏🙏
@indhocolleproduction9042
@indhocolleproduction9042 3 жыл бұрын
Wax kale 💯💯💯💯💯
@abdirahmanmohamedwehlie5346
@abdirahmanmohamedwehlie5346 4 жыл бұрын
Xabiibo xasan tooxow edaday aniga la sheekeyste waxayna ii sheekte safi ducale heesta uga horeyse lakin dad ay ku barteen legend xabiibo xadan tooxow Anoo kujiro malin nasasho ah walibo qolka dhaxdiisa jawigu ii degan yahy ayan ku raaxeysanyaa heesta
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll, waan maqlay inay aun Saafi kaga horeysay ilaa hada ma helin. Halkay joogta Xabiiba hada?
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
@@alisaladahmed424 wakhtima ayey soo baxday heesto walaal
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
@@alisaladahmedomar4459 mahadsanid Walaal
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 3 жыл бұрын
@@caweyskadalmar wllo waxay Soo Baxday 1983kii
@Kaftan688
@Kaftan688 3 жыл бұрын
Fananita cusub ee Heesta lab dooxan Ilkacase iyo ifrax Ugu wanagsan 🌺
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 2 жыл бұрын
Ifraax iftiin 100%
@maxamedcali7407
@maxamedcali7407 3 жыл бұрын
Erayadii iyo laxankii Abwaankii weynaa Maxamed barre fiidow
@abdifatahgolden3554
@abdifatahgolden3554 3 жыл бұрын
Erayada waxa laha Xaashi Yuusuf Hanuuniye Laxanka Cabdalle Yuusuf Hanuuniye Abwaan Barre Fiidow Ruwaayada Heeatan laga qaaday bu laha
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 3 жыл бұрын
Wixii abwaan ahaa wax soo saari jiray caraday kahos maren. Faladagan,balbalar iyo socdaal ayaa mesha ku feegaaraayaa
@ahmedabusaad4705
@ahmedabusaad4705 4 жыл бұрын
Asc hambalyo labadan dhalinyaro
@Abdisalandeeq
@Abdisalandeeq 4 жыл бұрын
Cod iyo actionba waa beelo
@nagiibhassan3898
@nagiibhassan3898 4 жыл бұрын
live maha heestani codka iyo music eeg
@axmedfaraxnur5195
@axmedfaraxnur5195 2 жыл бұрын
iska sax wa xusustii safi Ducale
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Heesta Xabiiba way qaada, Ahun Saafina way qaada. FYI
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Xabiiba Xasan Tooxow & Axmed Inshaar | Heestii Laab Dooxantoo kzbin.info/www/bejne/eprMmH6NntGHpNE
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Saafi Ducaale ihn & Axmed Inshaar ihn l Heestii Laab Dooxantoo | E. Barre M Fiidow | M. Hanuuniye kzbin.info/www/bejne/bH7diYSHfKp2hZI
@asiyastarcooking7504
@asiyastarcooking7504 11 ай бұрын
Bbbbbbb
@asiyastarcooking7504
@asiyastarcooking7504 11 ай бұрын
Bbbbbbb
@rowdamaho4024
@rowdamaho4024 2 жыл бұрын
Xasustii axmed inshaar iyo xabiba ruwayadii kajoog adiga maaha iyo curintii abwaan bare liinto
@Abdisalandeeq
@Abdisalandeeq 4 жыл бұрын
Xaqiiq waa laba fanaan oo xul ah way matalikaraan waabari
@samiirfarmaofficial626
@samiirfarmaofficial626 4 жыл бұрын
Nl
@amoorecio362
@amoorecio362 4 жыл бұрын
Oo hda codkoda runta ah miyaa mise waala soo hagaajiyay plz i jawaaab
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Waa live baan umalaynaa.
@abduldurraan1398
@abduldurraan1398 4 жыл бұрын
Live ma aha waa la soo hagaajiyay iyaguna way jilayaan
@hooyosomaliyeddream8841
@hooyosomaliyeddream8841 4 жыл бұрын
Dadka wax iskuma Quuran hore usocda
@mohammedwalibaddal1388
@mohammedwalibaddal1388 4 жыл бұрын
LAMA SOO HAGAAJIN DADYAHOW XAQIRADA ISKA DAAYA
@amoorecio362
@amoorecio362 4 жыл бұрын
@@mohammedwalibaddal1388 aniga waan xaqiray maad iga maqashy su aal baan wydiyay uun dag dag bdnidaa
@abdirahmaanofficial825
@abdirahmaanofficial825 4 жыл бұрын
Live Music🔥🔥🔥
@richhome3678
@richhome3678 4 жыл бұрын
La isma xaqiree labada fanaan codadkoodu waa cajiib
@abdigaileh8738
@abdigaileh8738 4 жыл бұрын
Don't forget or forgive bio qasisi
HEES LAABDOOXANTOO  AJ & FOWSIYO IFKA
9:00
HANOOLAATO
Рет қаралды 455 М.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4,7 МЛН
Xabiibo Xassan Tooxow   Aasaaska dunidiyo anigu dumar baan ahaa
9:21
Axmed Inshaar Iyo Saafi Ducaale 🔥Iyo Heesta "LAAB DOOXANTO DAWADEEDI"
4:01
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 152 М.
QARAAMI XABIIBO XASAN TOOXOW HEESTII LAAB DOOXANTOO
4:10
Saki Chanel
Рет қаралды 61 М.