"Cabdiraxmaan Cirro Gefka iyo Been Abuurka uu Kula Kacay Madaxweyne Daahir Riyaale La." Wasiir Buuni

  Рет қаралды 27,409

Horyaal24 Tv

Horyaal24 Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 185
@MohamMeirlon
@MohamMeirlon Ай бұрын
Cirro waxey timuhu lasoo bixi laayahiin buuni dartii walahi waxan arkeyaa inuu ciro timo yelan lahAa haduu buuni wadani iman lahaa from ciidagale ❤😂
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan Ай бұрын
Hhhh kadaa wll tomahawk allaah ayaa hayee😂😊
@maryamali8408
@maryamali8408 Ай бұрын
Abdirahmaan ciro umadan halaga qabto, ningu ma sacsacbaa wax aan nin aqlileh oo inu dalka inu xukumo raba sida u hadlo maaha, wali isago waxbaan qabanaya leh maan arag, hadalkiisu waa isgu dir iyo xasarad waa macaac bacaac xumbooc iyo aqli xumo,.
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Ай бұрын
Maryaneey ufta qarso ma jeegaan baad tahay kkkkkkk dulliyad yahay bulaacada dabool
@Ifraah_yusuf
@Ifraah_yusuf Ай бұрын
@@hassanhussein272wallaal ruuntu ma fantaa qofku markuu musharax madaxwayne isku sharxayo waa in uu sheego wuxuu qabanayo iyo waxay tan imika joogta waxay kaga duwan yihiin lakiin in kolba qof la aflagaadeeyo waa laga fiicanyahay
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Ай бұрын
@@Ifraah_yusuf dee haaye walaal aniguba kulmiyaan ahaa, markii aan arkay dadkii oo dhan oo wadani ku biiray ayaan is iri waxa umadu aragtay keligaa ha ka hadhin, kulmiye doon sii degaysuu noqday, na soo raac walaal yaan cidlada waraabuhu kaa qaadane
@abdiismail6805
@abdiismail6805 Ай бұрын
Ninkii gabalku ugu dhacay Mosko Ruusha ee faqashta ahaa ayaa lasimayaa! Duni Aakhiru Zaman
@yasinhassan3840
@yasinhassan3840 Ай бұрын
maxaad ka hadlaysaa. Dhakhtar aad 😢
@ZeinabHassan-y3n
@ZeinabHassan-y3n Ай бұрын
Geesi geesi Dhalay Abdinaasir waad kaka qaylisay wadani iyo cadawga somaliland guulayso fariid
@abdiismail6805
@abdiismail6805 Ай бұрын
Guul Somaliland guul Ciidanka Qaranka Guul Calanka TOWXIIDKA GUUL Nabada Somaliland guul Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xafidahullaah
@ahmedomer3363
@ahmedomer3363 Ай бұрын
Maansha allah wasiir buuni halyey qarran ,xafida ka allaah.❤😂🎉
@KhadarCabdiCiise-f3t
@KhadarCabdiCiise-f3t Ай бұрын
Buuni geesi
@abdiismail6805
@abdiismail6805 Ай бұрын
Geesi Qaran Mr Buuni
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m Ай бұрын
Wasiir Buufi ilaahay ha kula qabto dagaalka aad ugu jirto nabada iyo wada noolaasha shacabka sland❤❤❤❤❤❤❤
@abdiismail6805
@abdiismail6805 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤geesi Qaran
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 Ай бұрын
Buuni ciyaar ciyaar maaha 👍
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 Ай бұрын
Insha Allah guushu wa wadani sanadkan isbadal donka
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Ай бұрын
Daahir riyaale kaahin aayatulaahigii sland ALLAAh ha barakeeyee
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 Ай бұрын
GUUL SOOMAALILAND SHICIBOW GACAN UGUCODEEYA KULMIYE GACANTA KALANASIIYA HORSEED WUUGUULEYSTEY QARANKU ❤❤❤❤❤❤❤ WASIIR BUUNI NOOLOW
@subayrcabdi8054
@subayrcabdi8054 Ай бұрын
Sheekh buuni sheekha somaliland mahadsanid🎉🎉
@khadaradamoffcial5340
@khadaradamoffcial5340 Ай бұрын
Guusha Somaliland baaleh💚🤍❤️✊️💪💪
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q Ай бұрын
Ciro nacas qaran dumis umada illaahay haka qabto NO VOTE wadani YUSRA FAQASH
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Wadani. waa koox Tuug ah oo u Niikisa cadowga Somaliland.
@Osman-vs7mw
@Osman-vs7mw Ай бұрын
Any proof?
@MuxuyidiinJamac
@MuxuyidiinJamac Ай бұрын
baneele buun fataal. xagee qaban .
@barwaaqo1amiin954
@barwaaqo1amiin954 Ай бұрын
Reer awdal iyo Muuse way is barteen. Daahir iyo Riyaalena haduu dekkada lacagteedii hayo. Millions miisaaniyada waakii Muuse diiday. Reer Awdel Muuse way barteen.
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Ай бұрын
Ilaahayow Somaliland badbaadi🤲🏽
@YusufMahamed-p3r
@YusufMahamed-p3r Ай бұрын
Buuni nin xayodaysa
@engkhadarguled5126
@engkhadarguled5126 Ай бұрын
Wlhi waa qaran ceebaysan haduu buuniba maanta wasiir buuxa yahay. Waa qof cayda dadka wasiir ku noqday. Waa waxyaabaha aan aadka ula yaabo .
@Subeyriga
@Subeyriga Ай бұрын
BUUNI WUU NAGA WAASHEY MUUSE BIIXI AYAA QALBIGIISA LAGU DHEX BEEREY
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m Ай бұрын
CIRO XILDH INA ABIIB AYUU DHIIQO LUGAHA UGALIYAY MAANTANA ISAGOO KA FAAIIDAYSANAYA XADHIGIISA AYUU KU BURBURINAYAA NABADOODU❤
@CasiisAli
@CasiisAli Ай бұрын
Anigu buuni lama yaabo ee waxaan layaaba waxa qof moode wax waydiinaya ayaa kasii liita
@HodanYusuf-w2x
@HodanYusuf-w2x Ай бұрын
Buuni neef viva Cabdiraxmaan ciiro from awdal
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m Ай бұрын
Ciro aad buu udheeraynayaa.miyaan Sharci qabanayaa jirin Ciro jaajuuska❤
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 Ай бұрын
😂😂😂😂 madaxwayneha dhaarta uun uhadhsantahay runbuu idin shegaya
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 Ай бұрын
Sawirka Xisbiga Kulmiye hadaad rabto inaad aragto... ufiirso cida kumatasha siyaasada🙏
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 Ай бұрын
😂😂😂😂 wa layabay
@afnancumer8907
@afnancumer8907 Ай бұрын
Wadani dhiiqo burush xaarle waligi ha wareego cirroy narlabad ✌️✌️baad dhacaysa😂😂
@Cabdi12-g2f
@Cabdi12-g2f Ай бұрын
Geesi buuni
@mascuudaxmed7689
@mascuudaxmed7689 Ай бұрын
Hilaay umadan wuxu hor keenay midba kuu ka doqonsanaa 😢
@YasiinJaamca
@YasiinJaamca Ай бұрын
Iahay.hakadhigo.madaxwaynaha.mustaqbalk.amin
@somalilandigabadan7588
@somalilandigabadan7588 Ай бұрын
Jiir bararay uraaye xageed gali laba bilood kadib
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Ай бұрын
Jiir bararay kkkkkk walaahi magac baad u heshay kkkkk waar niyoow ma reerkii magacyada bixin jiree cayda badnaa baad tahay ee bahdhulbahante
@Hamse-Ahmed10
@Hamse-Ahmed10 Ай бұрын
Buuni dhibka haystaa waxa weeye wax ayaanu baran waxkasta waa loo soo dhiibaya
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz Ай бұрын
Dee sow maaha daalin tuugga allehasahlo
@museali8972
@museali8972 Ай бұрын
CIRO WAA DOQON MAANTA AYUU MADAXWEYNE RIYAALE CAAYEY
@XamseXariir-jo4nl
@XamseXariir-jo4nl Ай бұрын
Hayyay. Jiir. Bararbry. Naga. Aamusiiya
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz Ай бұрын
Waa kaas kulmiye oo qof ah.
@mukhtargeeljire4680
@mukhtargeeljire4680 Ай бұрын
Waar qofkii ugu been badnaa ee aan Abidkay dhegaysto madakii shalaybaa basas hargaysa laga soo qaaday ?
@AbdulrahmanHassen-v4x
@AbdulrahmanHassen-v4x Ай бұрын
Guul Somaliland
@hassanmohamedegue9762
@hassanmohamedegue9762 Ай бұрын
Bouni Nahab.
@FarhanFuaad
@FarhanFuaad Ай бұрын
CIRO WA YUSLES DADAKA DHAGAYSANAYA CIRO IYO XISBIGISA WADANI WAN QAJILA WAR CIRO YOU MAMULIKARA ADHI AYANU RACIKARIN MACADALA DAD
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz Ай бұрын
Waa kii KULMIYE ka dhigay QUDHMIYE, Balanka Ilaahay wuu qudhmiyey xisbiga markii lagu daray isaga, Xinif, shaxar , bakhti dhegaweyn, bukhaari, Ibrahim caydiid etc.....
@HRU2100
@HRU2100 Ай бұрын
BUUNI LAGU BAREY BEENAALE ALLE NACAY
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 Ай бұрын
Wax ka been badan ilahay ma abuurin indho adaga
@haydar378
@haydar378 Ай бұрын
Buuni gadabuursi waa ceebeeyay
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 Ай бұрын
War ninkan ilaa asaga aya isceebeyey
@shadiaali2750
@shadiaali2750 Ай бұрын
Cirio waa neef wareersan sidan kuma miyir qabi wxi Afkiisa ku soo dhacaba wuu ku dhawaqayaa , ninkan ina dawdar iyo xirsi suul cawro cawro baa helee Quraan ha la saaro balo kale ayaa adegsaneysee
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 Ай бұрын
MADAXWAYNE DAAHIR RIYAALE ALLE HASHARFO QIIMO AAN LASOO KOOBI KARIN AYUU SHUCUUBTA REER SOOMALILAND KU LEEYAY CIRO ISAGU WAA NIN AAN FIKIR UU LEEYAY KU HADLIN BALSE WIXII LAYIDHAA SIDAAS DHEH AYUU KU HADLAA RIYAALE MAGAC IYO SHARAF AYUU BULSHADIISA KU LEEYAY ALLE AGTIISANA SHARAF IYO CISI AYUU KU HELAYAA
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h Ай бұрын
Buuni boy boyadow afxumaad magacaabiskuheshay. Musharaxa waddani wuxukuleeyahay. Xukuumadu waxa loogayaacay waa Afxumo Uurxumo iyo Ilxumo. Waxa baalagusoohirtaa maxaa kaasoohoreeyey.
@Subeyriga
@Subeyriga Ай бұрын
WAA REE AWDAL KULMIYE WAXBA KUMA LEH REE AWDAL WAXAY KA QUUSTENBA SOMALILAND OO DHANBA ISKA HADLOW INA IGARE
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu Ай бұрын
Buuni dameer ayaa lasoo girangiriyey
@FarahAbdiali-t9y
@FarahAbdiali-t9y Ай бұрын
Wuu kabaqay ka hadalka xadhiga xildhibaanka inta yar ee mushaharka ayuu illaashanayaa
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 Ай бұрын
Xildhibaanku maaha qofkii ugu horeysay ee la xidho xadhigana Ragbaa loo sameeyey ee Afkaaga hagaajiso Buunina waa geesi qaran oo sharaf leh
@JamaalMuuse-v6x
@JamaalMuuse-v6x Ай бұрын
Waad mahadsan tahay buuni buufi hiwanta wadani xamar. Ayay. Doonayaan riyaale. Ma gaadhi karo. Kabahiisa xaqiiq weeye taasi
@Osman-vs7mw
@Osman-vs7mw Ай бұрын
Wadani is new kulmiya
@cabdiraxmanmuxumed8696
@cabdiraxmanmuxumed8696 Ай бұрын
❤❤❤
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf Ай бұрын
Dameeraha iyo buuni waa isumid jawab ma istaahilo
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 Ай бұрын
Runtu waa xanuun oo wey ku damaqday oo jawaabna mahaysidi Afkaaga kabtasaar
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Ай бұрын
Futoooooy waaa gus, buuniyoow maanta ma guskii cirraad ku dhegan tahay, naa cirro guska usii daa buunisooy
@naima854
@naima854 Ай бұрын
Abahaa khaniiska ka was ma ninkaa hadlaaya ayey dabadu kuu cuncunaysaa khaniisyahow khaniisku dhalay adiga iyo ciraba futadiinad ku macaashtaan ninkani xaaran bay idinka tahay dabadiina da’aysa inuu eega wa ka xaraane ninka guska uga fuq yusraay 😂😂😂
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf Ай бұрын
Munaafaq liita ayaa Ciro meheradka dhigtey Daahir riyaalena beenbuu sheegey warqadmadhan Ayuu Muuse udhiibey karaamadii kagaqaadey anaga ayaa kuleh rayaale mahooyadaa buuqabey maalintii lacagbaan sidaa uyidhi ayaan garaney kulmiye inukaraamada kaqaadey rayaale isna u aaminey Muuse hakeeno hadaaney reerkulmiye rayaale sharaftiisa aaney kudileyn lacagtii hore ee dekada odayadii noohayey hanoogu dhiibo rayaale ma qasnaji ayuu awdal uyahey haduu keeniwaayo waa halxidhaale sharaftii rayaale waxyeeshey ?
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Somaliland waa Qaran.
@AhmedFaarax-nl4hx
@AhmedFaarax-nl4hx Ай бұрын
Madax,Wayne daahir Rayaale,hady kahdhi waayaan,way eedayaan,xisbiga,kuwasaaqiday,ku urureen
@idiriscabdale2706
@idiriscabdale2706 Ай бұрын
Kabo qaadka ugu weyn
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 Ай бұрын
Madaxwayne ciro runbuu sheegay 😂😂😂😂
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 Ай бұрын
Gacda buuni
@ahashi7828
@ahashi7828 Ай бұрын
Ma beenin madaxweeyne Riyaale ee waxuu beeniyey Ehlunaar Muuse biixi oo uu sheegay in yidhi HAL MILYAN OO DOLLAR AYAAN BIXINAYAA DHISMAHA DEKADA.
@MaxamuudFarax-f8g
@MaxamuudFarax-f8g Ай бұрын
Dabadhilif buuni
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Somaliland waa Qaran.. koox tuug ah Wadani sheegta lagu aamini maayo.
@Subeyriga
@Subeyriga Ай бұрын
Waa run ha cadeeyo lacagta cida soo bixisey mida kale daahir rayaale bari ayuu ku mashquuley oo uu dawladnimada iyo calanka somaliland gaadhsiyey waad mahadsan tahayna lama odhan ree awdal waxba uma qaban 7dii sano hal malin ayuu qarsoodi ku yimid oo la ogaadey marku hargeysa ku noqdey
@XasanMaxamuud-b9k
@XasanMaxamuud-b9k Ай бұрын
Faraqan ya iga horkenay cawa
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz Ай бұрын
Kani wuu baxsanayaa marka waddani soo baxo isagoo bulqbuluq leh buu Xamar ku noqonayaa.
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 Ай бұрын
Insha Allah wala xidhi wa danbile qaran
@JaneSmith-c3k
@JaneSmith-c3k Ай бұрын
Ma xishood waxaad aragtay reer boorame way nabad kulmiye hhhhhh
@ilaqosla9058
@ilaqosla9058 Ай бұрын
Buuni waa siyaasi nacaas ah aan waxba an fahnin wayo wa iska hadla
@aaqilka5158
@aaqilka5158 Ай бұрын
Horta mituu waalan yahay wasiir buuni
@mustafaismailhashi8667
@mustafaismailhashi8667 Ай бұрын
BUUNI BEENTA AGTIISA MA KA CEEB BAA? WAR ILEYN NIMAAN XISHOONAYN DAGAAL XEELI KAMA HAYSO
@hanafarxaan4309
@hanafarxaan4309 Ай бұрын
Dadka cilaajka loo keenay kuwa waraysanaaya ayaa ka waalan
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 Ай бұрын
ILAAHAYOW Somaliland ha u gacan gelin oo M/W ha uga dhigin odaygan Cirro e Aan maskaxdisa mar naba tuujin karin e Sita dadkana la hor imanaya hadal bilaa filter ah oo dhegta loo saarayo.
@cabdilahiyuusuf3261
@cabdilahiyuusuf3261 Ай бұрын
Waar habartan maxaa daba dhigay dr Cabdiraxmaan cirro
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu Ай бұрын
Daahir buu ku ciiray Cirro cajiib !
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 Ай бұрын
BAL EEGA WARIYAHA SU,AALAHA UU WAYDIINAYO HOGAAMADA XILKA HAYA BALSE KUMA DHACAAN INAY WAX WAYDIIYAAN NIMANKA XAMAR KU XIDHAN EE WADANI IYO KAAH MA ARKAYSID SAXAFADA OO SU,AALO WAYDIINAYSA
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d Ай бұрын
Xamar kulmiye ayaa ku xidhan oo xaflado ku qabsada wadani soomalilandlanrs asal irina maha abagaadhena maaha guul wadani ilahay guusha hasìyo ❤❤❤❤
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 Ай бұрын
Madaxweynihii baslka dahabka ku qornaa, dalkan iyo umudan ba lagu aaminay, amaanadii shacabka Somaliland na halkii la doonayey mariyey, waajibkiisiina ka soo baxay, miyuu Ciro maanta ina leeyahay million laguma aamini karo oo been buu idiin sheegay? Aqli xumada Ciro ayey taasi inoo muujinaysaa!!.
@GoudaneAdan
@GoudaneAdan Ай бұрын
Muuse.wuu.kuxidhi.waba.haudoodin
@zakariamaftux278
@zakariamaftux278 Ай бұрын
Waar ka cabso ilaahay oo ku xisaabindoona maslin aan muuse iyo ciro midna ku raacayn waxaa ku sugaya qabri madow cidla ah oo aan caruurtaadu ku racayn ka baq alle
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Ай бұрын
MUUSE DUBJIR IYO KAN YAR EE UU YIDHI WAXA UU MATALAYAA GOBALKAA MIISAANKA WEYN EE SIYAASADEED IYO TAARIIKH AHAANEED LEH OO CEEB KU AH MATALAAD SIDA GOBALKA AWDAL OO KALE AH WAXAY TOOSI DOONAAN MARKUU DAADKU U SOO GALO😅😅😅
@mohamedyusuf3003
@mohamedyusuf3003 Ай бұрын
Weli miyuu hadlaa !
@AbdulkadirBookh-j3v
@AbdulkadirBookh-j3v Ай бұрын
been iney aheyd cida lama waydiinaya daahir riayaale waad bahdisheen qiimahiisa ayuu iloobay hal malyan ayaa nii hayaa yaa noo hay ku yiri
@duuliyexaruuri3316
@duuliyexaruuri3316 Ай бұрын
Wariye huwan envelope madhan baa loo dhiibuu yidhi maad Kawabata
@BadriNuur-gb6oo
@BadriNuur-gb6oo Ай бұрын
War iska amuus calooshi ushaqyste ayad thay waxad ku farxsanthay cabudhinta iyo xidhtanka xldhbanda gobolka awdal
@AbdifataaxSaleeban-l5n
@AbdifataaxSaleeban-l5n Ай бұрын
Tugtug dhalay waa kabaqad snmta
@BadriNuur-gb6oo
@BadriNuur-gb6oo Ай бұрын
Reer awdal waxa la Hadhay. Ee dhabarka ka jabiyay wa buuni oo fulaha oo ka jawabi wayay suashi xldhibanka xidhan muse ayu ka baqaya markasu iska dhigaya nin kulmye jecel kulmye. Uf uf Snm uf ciro hanolado madax wiinaha dhartu u dhiman tahay
@MawllidCrownMusic
@MawllidCrownMusic Ай бұрын
Xaar muuse biixi xaray ayad tahe yaa wax ka qorya😂😂
@nuurtocali6033
@nuurtocali6033 Ай бұрын
Ciro klyba uu dhacayaaaa adeer iska naso naso adeeer isduqayn wayn ayaaa kaa muuqata
@abdulkadirashur6219
@abdulkadirashur6219 Ай бұрын
Buuni beenaale waad iska ciyaarasaa
@aminaali6916
@aminaali6916 Ай бұрын
Dowonbay Cana baqay buucabey
@housseinhassan596
@housseinhassan596 Ай бұрын
Nijaas baad tahay laan gaab ah
@Mawliid-rd8en
@Mawliid-rd8en Ай бұрын
Khamiiska iyo beentu meel mawada maran afku kugo
@MohamedDhise
@MohamedDhise Ай бұрын
Khamiistu diin maaha waa dhaqan carbeed
@elijahheyele1708
@elijahheyele1708 Ай бұрын
Coonkan horta ma capotka bixi miya
@Abjanism
@Abjanism Ай бұрын
waar waxaagan ka xishoo umada, ma waxaad ku nafistaa cayda iyo wax ka sheega umada bal is dhagayso waxyaalihii lagaa duubay tan iyo intaad siyaasad soo agjoogsatay
@khadramahamed-qn2dq
@khadramahamed-qn2dq Ай бұрын
Mujahiid buuni
@najmaladan2565
@najmaladan2565 Ай бұрын
wadani guul cadawga wadani hajabo
@nugaal012
@nugaal012 Ай бұрын
Kkkkkk. Wadani cadow aan ahayn isaga ahayn ma laha.
@aadannuuriye3937
@aadannuuriye3937 Ай бұрын
War dadku iyaga raba oo dooranaya nnaag xun baatahay ha raadsan dad kaa qiimo badan oo aanad gaari karin
Waa Kuma Cabdiraxmaan Cirro? Taariikh Nololeedkiisa Halkan Ka Daawo
18:10
Кто круче, как думаешь?
00:44
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,2 МЛН
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 3,8 МЛН
这是自救的好办法 #路飞#海贼王
00:43
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 121 МЛН
CIRO DALKA MADAXWEYNE KAMA NOQONAYO WAATAN CADAYNTII HA DAALINA
23:37
Masuuliyiin booqday Ciidamada G36 ee duleedka Qorilugud
10:01
Faysal Fifa
Рет қаралды 1,3 М.
DEGDEG: Golaha Degaanka Burco Oo U Tashaday Muuse Biixi.
7:43
DEGDEG: Haweenka Beesha Reer Cadaawe Oo Badheedhay.
15:03
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 501
Xilka Qaranku Waa Qori Isu Dhiib Madaxweyne Hore Daahir Riyaale
9:27
Madaxwayne Madax-dhaqameedka Wax Inooga Dhiib" Xildhibaan Shaadh
13:24
Кто круче, как думаешь?
00:44
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,2 МЛН