No video

Cabdirisaaq Anshax hadaan helay taan u hawlgalay 2017 hd

  Рет қаралды 2,183,730

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

XIDIGAHA GEESKA
HAPPY NEW YEAR MUSIC PROGRAM 2017
HAWRAAR MUSIC PRODUCTION

Пікірлер: 496
@nemofarhan6903
@nemofarhan6903 4 жыл бұрын
2020 yaa daawanaya Weliba og inuu naag kle guursaday
@nemofarhan6903
@nemofarhan6903 4 жыл бұрын
@Jimcale Siciid hhhhh Anigu waa nin xun maan odhan Ee indhaha kala qaad abti
@diethelthy6332
@diethelthy6332 4 жыл бұрын
Warjecel aan usoo galay nagtiisi hore magaceeda Inman ogaado
@amiraofficial3061
@amiraofficial3061 4 жыл бұрын
Aniga
@nemofarhan6903
@nemofarhan6903 4 жыл бұрын
@Liyo filims Channel jacalkaaga kuma diidani nin ku faraxeeey
@barwaaqoahmet4475
@barwaaqoahmet4475 4 жыл бұрын
@@diethelthy6332 ugbaad ba la odhan jiray
@sahramohamed9643
@sahramohamed9643 4 жыл бұрын
Ugbaad Mala badaley😊😊😊😊😊 inta dib usoo raadis ey hubsiino hambalyo Anshax koley nin Soomaali jidkaas Lee maraa😄
@abdiasiisdaud5832
@abdiasiisdaud5832 7 ай бұрын
Haa waa caadi waligeed sawtii naag la furay maxaa kale jira ma raga somalida uun wax fura qof wax waa nici karaa sadex furay wlahi hadana nolosha wstaa maxaa raga somalida naag qudha ku xukumay
@mssroza3973
@mssroza3973 4 жыл бұрын
Yaa dawayanya heestan marku guursaday anshax naag kale😂
@xamda442axmed2
@xamda442axmed2 4 жыл бұрын
Aniga 😂😂😂😂
@malapohchannel5399
@malapohchannel5399 4 жыл бұрын
Aniga hhhhh
@umunajranabdifitaah5174
@umunajranabdifitaah5174 4 жыл бұрын
Aniga 😂
@ubuxjamac7854
@ubuxjamac7854 4 жыл бұрын
Aniga
@aaminohi2907
@aaminohi2907 4 жыл бұрын
@@umunajranabdifitaah5174 is o xiso
@hanuush6787
@hanuush6787 2 жыл бұрын
Hooyadii ku dhasha ugbaad wacano habeenkan ku bartaaan hubaal nafisee,hadan helay tan uhawlgay iyo nafar Kale lama simo najaxdeyda🤣🤣fananiinta mesha tagan odhan hada way wada aroseen wax labaystay tii horena daqada ka tuuray sida mursal iyo anshax iyo wax fankii iskaga baxay cabdi Hani iyo xamda queen maxamed bakaaal unba is badalin legend always legend 2017___2021❤️👏👏
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 Жыл бұрын
Waaaaaruntaa wlhi qli😂😂😂😂ugbaad meday hda
@nadacumar4164
@nadacumar4164 4 жыл бұрын
Ugbaad axmed cumar wnku salamaya hooyo somliyeed inaa rag faaiido malaha 2020 ayaan ayuuku haystaa waa caado raga zomlidu iskaleedahy
@fathiarabeofficiel1503
@fathiarabeofficiel1503 3 жыл бұрын
Vayaan
@seynabahussein8776
@seynabahussein8776 Жыл бұрын
Maantana ugbaad waa ooyneysaa waliba ciil uu asi ugeystay
@peaceandstability9962
@peaceandstability9962 4 жыл бұрын
heestan ya dhagaysana arooskisa kadib 2020
@umunajranabdifitaah5174
@umunajranabdifitaah5174 4 жыл бұрын
Aniga 😂😂
@queenhamda1630
@queenhamda1630 4 жыл бұрын
Yaa Allah i hirgali waxan ku haminayo e qayr i ah aniga iyo intii Muslim 🤲🤲🤲🤲
@GAMING_WIZARD1
@GAMING_WIZARD1 5 жыл бұрын
illahay cadka hakuu dayo laakiin adoo Qur'an akhriya ayaa fiicnaal layd
@miimilovechannel5998
@miimilovechannel5998 4 жыл бұрын
Adoo dhageysaneyso ma fiic neeen heesta
@Official70748
@Official70748 4 жыл бұрын
4/9/2020 Yaa ila daawanaya ka dib Aroorskii anzhax iyo ayaan Oh oh oh nin somaliyed hanasho ma laha cwaba tu kle amaanaya shalyna ugpaad
@barwaaqoahmet4475
@barwaaqoahmet4475 4 жыл бұрын
Haa wllhi anigaba kula mid ayaan abay
@Official70748
@Official70748 4 жыл бұрын
@@barwaaqoahmet4475 naag waalan ayaa bari la waydiiyey yaa kaa walan markasy tidhi wxa iga waalan Naagta is leh nin baa kaligaa kugu kooban Hhhhh
@barwaaqoahmet4475
@barwaaqoahmet4475 4 жыл бұрын
@@Official70748 soo maha lakin waxaba layidhi qisaba ka danbeysa guurka anshax iyo ayaan
@Official70748
@Official70748 4 жыл бұрын
@@barwaaqoahmet4475 Haa qliyy ilhy ha isku khyro Qoyskii dhaqma ee tarma Rabi ha ka yeelo HambalyoH leenahay
@musamohammed7750
@musamohammed7750 4 жыл бұрын
War de odeyga ha ku khaldamina xaskisi hore dhulkay naga hosaysaa
@xamsemohamed9523
@xamsemohamed9523 3 жыл бұрын
Xamda queen ban arkaya heestan inta dhagaysanaysa 2021 farta taaga like saara waxba kama hadhin december 2020/15keedi weeye
@fathiarabeofficiel1503
@fathiarabeofficiel1503 3 жыл бұрын
Xamse
@barwaaqojamac8440
@barwaaqojamac8440 3 жыл бұрын
Mana maqasha hamzew
@mohammedxayo5155
@mohammedxayo5155 3 жыл бұрын
@@barwaaqojamac8440 ma sideydaad comments illaa reply yada akhridaa 🤣🤣🤣
@superatlanticchannel9476
@superatlanticchannel9476 2 жыл бұрын
Yeah
@mohamedahmedmohamed9606
@mohamedahmedmohamed9606 Ай бұрын
@@mohammedxayo5155 Yeb haa kula mid ayaan ahay
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 3 жыл бұрын
Heestan waxay ku macan tahy marka wax aad donaysay ee nolsha hesho wlhi waxkle intii dawaneysaa liketa 2021
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 2 жыл бұрын
Yaa daawana anshax markow guursaday naagta kleh😂balaa noo hool gali weyday😂❤
@sakariyehussain6660
@sakariyehussain6660 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@ikraanismael8125
@ikraanismael8125 7 ай бұрын
Hapeen xasuusleh arooskaygii bay ka shidnayd 2019❤ hadana waa 2024 mantan so radiyay heesta
@abdimaligxamse
@abdimaligxamse 2 ай бұрын
Heestan mxad dhagaysan jiray 2018 manta wxan dib ugu so labtay 2024
@zakia_qurux
@zakia_qurux Жыл бұрын
inta marka ciyaalka la gubay daawanaysa 😢
@xasanmacalin6632
@xasanmacalin6632 4 жыл бұрын
Waa wakhtiguu guursadaY ayaan Nin naag hanashadeed kuma haboonaa la dhihi kari😓😓😓😓
@samiiraaligurey9939
@samiiraaligurey9939 4 жыл бұрын
Haa wlhi Cadiim ninba Waan nacay maba guursanayo nin soomaliyeed
@Xabiibo-br9mt
@Xabiibo-br9mt Жыл бұрын
Yaa Tik Tok Ku Soo Arkay Ugbaad Oo Ciil la oyneysa😢 Alla nin Soomaliyeed faaido maleh Wlh😢😢😢
@amaalahmed3825
@amaalahmed3825 Жыл бұрын
😂😂 same😢
@Zareeyyaahmet7712
@Zareeyyaahmet7712 Жыл бұрын
😢same dear
@farduusheeno4033
@farduusheeno4033 5 жыл бұрын
anshax heestaan kama daalo wlhi anoo shaqeeynaayo ayaan dhiiri gelin ka dhigan jiray wll love you allah ka daayo😍😍😍😍
@abdiwalishukri6740
@abdiwalishukri6740 4 жыл бұрын
Manshallah
@salebaanjaama
@salebaanjaama 7 ай бұрын
HadaaN HelaY Taan uhawl galaY 😢 Ax wlhY heestani xasuus qliYa igu tahaY galabtaan mehersadaY 14/6/20 gaadhigan soo raacneY kabaxaYsaY Hada lkn single ahaY 8/feb/24😢
@raaqiyajanno861
@raaqiyajanno861 4 жыл бұрын
Yaa daawanaya arooskiisi ka dip Walee nin rag abaal ma leh maalinta wuxuu amaanayay ugbaad maantana naag kaluu hoosta kaga jiraa😱💔💔
@queenhamda1630
@queenhamda1630 4 жыл бұрын
Wa runta wale
@zamaarailkacaz9448
@zamaarailkacaz9448 3 жыл бұрын
Waligeed baa lays furi jiri indr ha ilaabin
@queenhamda1630
@queenhamda1630 3 жыл бұрын
Xanuun badana hees adiga lagugu amanayay shalay mantana midkale la amanayo😭
@user-ur7yn3bm7u
@user-ur7yn3bm7u 6 ай бұрын
Heestan dhagaystay 2025 inoo Holland jooga 2 caruur ah ijoohaan macha allah
@zhadiyaupdi5082
@zhadiyaupdi5082 4 жыл бұрын
2020 Ayan Dawanayaa isagoo Guursady Edebsan Hambalyo Wn ku Farxy Arooskiina JcyL DhaxaL Gala Wx Dhaama La Waaaaaaaaa. 💏😥🖤🙏
@mowlayare7628
@mowlayare7628 4 жыл бұрын
Anaa daawanaya gabar miskiina intuu furay qalbiga kajabiyey tu kale ka raacay miyaa ku faraxsan tahy dajiya ugbaad meel cidla kaga tagay wale jaceyl waa been
@zhadiyaupdi5082
@zhadiyaupdi5082 4 жыл бұрын
@@mowlayare7628 Gapadhaas Mnn Maqlin Ani Lkn Gapadha Uu Hda Guursady Qisady Soo Wda Mareen Maqlay Tan Hore Ay Kla Tageena CaLaFkii Paa Dhamaady Dhip M Lahan Respect 🙏
@sacadmuuse6390
@sacadmuuse6390 7 ай бұрын
Still I am watching 2024
@cawofangase4146
@cawofangase4146 4 жыл бұрын
Shalay hibaaq lo heesayay mantana ayaan illahow ana fanan guursan malin ba naaag bu waata ish jacaylka somalida wa beeen
@user-rud1997
@user-rud1997 3 жыл бұрын
Somalida afka uunba ka dhexeeya ee shaqsi kasta waa kaligii, maskaxdii, iyo fikirkii markaas labo qof oo iskumid ahi majiro.
@fatinabdirahman200
@fatinabdirahman200 7 жыл бұрын
hadan helay taan u hawl galay😍😍😍masha allah
@omar-farouqabu-muctasim7865
@omar-farouqabu-muctasim7865 5 жыл бұрын
Hadana ku helay huuno ma.is tiri
@asiye717
@asiye717 3 жыл бұрын
Hadan helay tan uhow galy😘💕 2017 aya aroos kaga ciyaara hestan 2020✌️✌️
@daauudali3989
@daauudali3989 2 ай бұрын
Still watching 15-6-2024❤
@marwo1198
@marwo1198 2 ай бұрын
After 11 days 29 jun
@rayfarrah4130
@rayfarrah4130 7 жыл бұрын
2017 waa the year of Anshax. Bravo
@rayfarrah4130
@rayfarrah4130 7 жыл бұрын
Anshax waa qolama?
@maxamesmahmoud2117
@maxamesmahmoud2117 5 жыл бұрын
Cirkoooo subax hore hosiska kadhashay haaadiii udugliyo hibaaq widhwidhay
@ayanhassan8683
@ayanhassan8683 6 жыл бұрын
Anshax fanaan igu qaliya😚❤👌👌
@Suhaila685
@Suhaila685 5 жыл бұрын
Ragba uu hanweyn hubka sidato beenta mahana👌👌👌💁‍♀️💁‍♀️🥰
@user-nk4zo8ig4w
@user-nk4zo8ig4w Ай бұрын
28 july 2024 still this song is another level wllhi from ceyr😅😅
@sahalyusuf6106
@sahalyusuf6106 6 жыл бұрын
Anshax fanan Aan Tageero weyn U ahaye Like igu sharaf intaa tagero u ah Abdirizaaq AnshaX,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,;;;,,,,,,,,,《♡》
@amranaxmed8235
@amranaxmed8235 5 жыл бұрын
waxn ku hamiyay aya her galo hoyga dhisya halo si baxo hadn helay tan u hol galay o waxn helay tan u hol galay ha ilan hoyadi ku dhasha ugbad wacno habenkan ku barta hubal nafise alla ku habay dulqad hodano 💖💖💖💖💖💖
@mecute1469
@mecute1469 3 жыл бұрын
Ninkani waa dhal jaceyl hadba tuu jeclaado buu sifiican uga tumaa oo ku digriyaaa cirkana geeyaa well done bro raga dhanba intaas lagama helo qaarbaba kafana iney jaceylka xitaa ayqirtan
@ayanhassan8683
@ayanhassan8683 6 жыл бұрын
Anshax fanaan jiro heesta iga gadan tahy 👌❤❤👏
@habiibaawale2097
@habiibaawale2097 4 жыл бұрын
2020 inta daawanaysa hadane og inuu anshax gabar kale guursaday ☝️taaga🤣🤔🤣
@nemofarhan6903
@nemofarhan6903 4 жыл бұрын
Waad iga soo hormartay Uuuun
@user-nf1ge9dt6j
@user-nf1ge9dt6j 4 жыл бұрын
Sharguudbaan Wlalo Anshax Kmaa daalo hesihisaa Kumaa waayo pro💕💕
@saabiriinbilemaxamed877
@saabiriinbilemaxamed877 6 жыл бұрын
runtii ka baxsatey hestan ragbaa u hanweyn hubkaad sidato intaas aaba iga dhex baxdey
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe 6 ай бұрын
Al fanaan wanku wata legend😊
@djzirtyga7266
@djzirtyga7266 6 жыл бұрын
Aadbuu umahadsan yhy abwaan amiin samadoon iyo anshax hees iga dheh shidan
@tusmoibrahin7406
@tusmoibrahin7406 5 жыл бұрын
Dj zir tyga amiin cumar ismail miyaa abwaanku wll mise waa amin kale
@mxmanofficial3921
@mxmanofficial3921 5 жыл бұрын
heesta wllhi xasuus mudan❤️😍
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
I appreciate your voice 💞💞💞 your style and charisma not forgetting your wonderful voive
@mabsudaabdi5030
@mabsudaabdi5030 Ай бұрын
10/7/2024 am in love with this song 🎵
@YariisoowBalwaan11
@YariisoowBalwaan11 6 ай бұрын
Aad baa kuuslaamayaa m x miir iyo macalin furunle iyo dhamaan xidigaha geeska
@kaafiaabdirahman7041
@kaafiaabdirahman7041 Жыл бұрын
Hada ayaan dib uso raadiyay heesta markan so arkay ugbad Ahmed cumar o murugaysan😢😢😢😢
@maryanosman3036
@maryanosman3036 Жыл бұрын
Aniga xita wlh😢😢😢😢
@runtumafantaa7030
@runtumafantaa7030 5 жыл бұрын
Haween dumar qaar hawaa lumisoo Humaag beena haa'daan ka ridoo Xariif hayn iyo halyeey is bidaa Haantii dahabka habeen udhacay!!!
@sulekhaahmed3540
@sulekhaahmed3540 5 жыл бұрын
Cadimaaha wankahely runti hes ad uqimabatan iyo fanan anshax codkisi macana wow
@zundusmoha7976
@zundusmoha7976 Жыл бұрын
Gabadhaas ciil uu baday beeY iminka la ooyeysaa🥺
@xamsexadaari7737
@xamsexadaari7737 Жыл бұрын
Heestaydii anoo yar ban dhagaysan jirey waan uaoo xiisay wlhi waayo waayo imikana socdaal io catoosh ba na rogay adduunyo
@rahmaahmed5155
@rahmaahmed5155 5 жыл бұрын
Heestan caawa waxa ii soo diray xaajigayga tolow muxuu ka wadaa 😂😂😂 weligii hees soomali ah iimasoo dirin
@Abdulqadir-mz5nu
@Abdulqadir-mz5nu 5 жыл бұрын
rahma ahmed is ilaali ayoo ka wada
@muuseaar4787
@muuseaar4787 4 жыл бұрын
Waano iyo wax usheeg ayuu kawadaa
@samsamadam9641
@samsamadam9641 4 жыл бұрын
Wuu ku jecelyahay heesta waxa amaan ku jirta oo ninku sowjadiisa u qaadey miyaanad dhageysan erayo iyo xigmad qaaliya ku jirtee ogow inuu kulasoo xusuustey wanaag
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 4 жыл бұрын
Woo cabdirasak anchar ilahoow uu naxariisto abwan mahamed miyan xaji amiin he made his wife oukbad axmed oumar mashallah staying for ever
@Camaarpoi5803
@Camaarpoi5803 4 жыл бұрын
Rabia Ismail amiin samadoon malaha miyaa heestan ereyadeda
@Camaarpoi5803
@Camaarpoi5803 4 жыл бұрын
Rabia Ismail amiin samadoon malaha miyaa heestan ereyadeda
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
Iam very happy for you that you found the one 💞😌💞💞🙂 you were looking for a very energetic handsome singer with a very happy attitude and that is Cabdiirisaaq. Anshax
@secretqueen7768
@secretqueen7768 4 жыл бұрын
Xil kii hoyad hagogan tahee ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirashiidomar5843
@abdirashiidomar5843 7 жыл бұрын
Anshax hadaad heshay taad u hawl gashay
@khadarcali6516
@khadarcali6516 7 жыл бұрын
mansha allah xidigaha geeska umada reer somaliland meel qaliyad kaga taalaan
@halimaabukarxasan8046
@halimaabukarxasan8046 5 жыл бұрын
erayo mcn iyo cod mcn masha allah
@mohamedkayad3162
@mohamedkayad3162 4 жыл бұрын
Viva abdiraman masha allah horey uusoho
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 4 жыл бұрын
Wooow ,,,894 millions vieuws abdirasak madhallah this you make your wife igbad abdi very caring dad x x
@nastaxareed9465
@nastaxareed9465 Жыл бұрын
Aduun gabdhuu hesta uqadayo watan mantay tiktok ka oyneeso 😏
@roodahassan835
@roodahassan835 Жыл бұрын
Inta 6 sano kadib soo booqatay ugbaad oo oyaysa maanta nin somaliyed waji male balayadu nolol quruxbadan wll ugbad adi unadkaagu kunolada😰
@ladanosman1325
@ladanosman1325 5 жыл бұрын
Ax anshax hestan adbay iga dhex baxday wlhi kama dalo
@sadiasiman4387
@sadiasiman4387 3 жыл бұрын
Inta Qisada gabadha so maqashay ugbad inu ka racay edabsan
@sudiissa5701
@sudiissa5701 5 жыл бұрын
Nice song😍😍👌👌
@hiposhacni8088
@hiposhacni8088 4 жыл бұрын
manshaa allah hees iga dheh
@sidiiroonrabaaog4222
@sidiiroonrabaaog4222 6 жыл бұрын
dabacsani hadaan lagu ogayn dunarku waa naare kashay duleeyaan qalbigay daxal ku beeraane oo dadab galkoodaa badhkood laga duacaystaa
@abdallaahmad1322
@abdallaahmad1322 6 жыл бұрын
Heeztaz kama daalo zhp wllahi
@faxiyafiska2174
@faxiyafiska2174 6 жыл бұрын
mustafe aadan
@yaya1up60
@yaya1up60 5 жыл бұрын
Wlhi waa hees aan jecelay
@cayuushcrxman1323
@cayuushcrxman1323 5 жыл бұрын
Wll mgceed heesto
@samsamadam9641
@samsamadam9641 4 жыл бұрын
Maasha alaah eesh calaa hees cabdirisaaq anshax inaba caadi maaha xaaskiisa ugbaad amaan uma harin waa la boqray runtii
@user-fk9lz8mx1m
@user-fk9lz8mx1m 9 ай бұрын
What a stage 🤌🏾 🙃 Abdirisaq legend'nuu 😎 9//12//23 Hirkoo subax hore 🌄xosiis ka dhashaay 🌅!!
@raxmadrabdiraxman4167
@raxmadrabdiraxman4167 7 жыл бұрын
Alle haku dhawro wlkay anshax erayo aan aad uga halay weeye runtii weeye
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 6 жыл бұрын
Raxma dr Abdiraxman erayada asagu maleh wll waxaaleh AMIIN SAMADOON
@rahmaibrahim9099
@rahmaibrahim9099 6 жыл бұрын
Anshax hadaad heshay taad u hawl gashay ❤❤❤❤
@ayaancali1078
@ayaancali1078 5 жыл бұрын
agauhgsir
@ayaancali1078
@ayaancali1078 5 жыл бұрын
@@wiilkaReerCigalle qt2552hgedvgwsjbs nmyedbvxjsahjdjjjdjjjwiiiìieessjjjjjkjjjjjvxbbshhwiiwyyfuuuaoiiqpoaijwkjdhvbbx
@ayaancali1078
@ayaancali1078 5 жыл бұрын
ahhh jejhhdookbbdbźźzzzzzźzźzzzzzźźzzźfffffffffffffffffffffffffffffffffffff
@abdiallishakir8648
@abdiallishakir8648 3 ай бұрын
One of my favorite 🎵 🎶
@roodaibraahim5007
@roodaibraahim5007 5 жыл бұрын
Wlhi tageran u ahay anshax anshax igeeeya
@abdifatahabdilahi2956
@abdifatahabdilahi2956 5 жыл бұрын
mncha Allah best song
@Malekmedia24_7
@Malekmedia24_7 4 жыл бұрын
Dhamaadka 2019
@shaficibashe2995
@shaficibashe2995 7 жыл бұрын
Big respect for -HAWRAAR MUSIC-
@nimcomaxamuud2226
@nimcomaxamuud2226 2 жыл бұрын
W
@hejejejnnnkkk4293
@hejejejnnnkkk4293 2 жыл бұрын
@@nimcomaxamuud2226 ممننههههخفخغععج ففي هذه هي خطه جيمي بجودة عالية على العرب بدون تحميل جودة عالية رهيبة على هذا الموضوع في قسم صور مشاهير صور فنانين وفنانات مطربين مطربات على الغرب العربقيات في سن
@lailahazzan3125
@lailahazzan3125 6 жыл бұрын
Bezt song I never head Go forward brother😗😘😍
@fadumlyusuf4252
@fadumlyusuf4252 5 жыл бұрын
Laila Hazzan
@farhiyoinasaahid-eo2xo
@farhiyoinasaahid-eo2xo Жыл бұрын
aduunyo ugbaad Heestan baa loo qaaday hadana lama yaqaano 😢
@anababdifarah3200
@anababdifarah3200 2 ай бұрын
2024 yaa daawanayo 😊
@Walaashaweyn12
@Walaashaweyn12 3 жыл бұрын
Jacayalow aabaha nacala kuyaal afki shalay qof lagu laha wn ku jeclaha maant midkle laggu odhanya adaan ku bukaa😶
@ridwanmahamuud4492
@ridwanmahamuud4492 4 жыл бұрын
Haween qaar Hawaa lumiso Humaag been ah Hadan ka rido xarif Heyn halyey is bidaa Haantii dahabke Habeen udhaceen Daruur Hugo iyo jeegan Huwataa fadkoo Halacliyo Howshar biliglaay cad CED Hinqaday Hareeri dhigta dhirto Hohob iyo Hibaaq bixisaay calenta Hinqarkiyo hoban malablay ragbau Han weyn Hubkaa sidatoo Hilbaha dareyga Hamuun uqaboo lugtad Hakisaba hanqaarmaye shar gudban intad Hamisho Huruud marsan tahey xilkii Hooyaad Hagoogantahe Ha qoomin ha qoomin Hankiyo Hidaha gabarnimo
@sofiatoffy3811
@sofiatoffy3811 5 жыл бұрын
translate pliiz i like this guy
@maxmedidiris4744
@maxmedidiris4744 7 жыл бұрын
Suuganti somalia meel loo raaaco lagaran waaaa
@user-mv8pj8un6x
@user-mv8pj8un6x Жыл бұрын
Dofaaar ma saana noqotey 6 sano ka Dib,😢😢😢😢😢
@xaawocadey3361
@xaawocadey3361 Жыл бұрын
😂😂😂
@FarhiaAhmed-km3ui
@FarhiaAhmed-km3ui Жыл бұрын
Manta gabdhii heesta loo qaday way ooyaysaa aduunow xaalka pa😢
@xaawocadey3361
@xaawocadey3361 Жыл бұрын
😢😢
@geishafemmefeminin5951
@geishafemmefeminin5951 4 жыл бұрын
Hadad heshay 2020 midad raabtay like dhac ku siiya😁
@Cuddoon30
@Cuddoon30 Жыл бұрын
Haqoomin hankiyo Hidaha GabadhnimoH.😊❤ 17-March-2023 🥲💔
@NaimaArab-nd8lh
@NaimaArab-nd8lh Жыл бұрын
6sano kabacdi heesta fahmay inti hore waan dhagasan jiray
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 5 жыл бұрын
Who watch 2021
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 5 жыл бұрын
@@safiyo1742 😂😂😂😂wuxu yahayba isaga isu ah nayeee wlll waxad shegtayna hl kama fahmine af somaliga iga sax inader bal canbaroooy 🤣cuqdDa aaad shegaysana adiga wata halkan ku keenty hhhhhhhhhh
@safiyo1742
@safiyo1742 5 жыл бұрын
@@Inna_mohamet anigo cugdad imakeen halkan adey kudilatay ey kamuqataa nayaa markaad markuu xamartagay matag baa iga qabaneysoo aad ledahay maxaa kaa galay haduu xamartago ama haduu dhulkisa ku labto ama dulka somali oo dhan ku wareegto sheegba taas
@xamaraawi-fb9kr
@xamaraawi-fb9kr 5 ай бұрын
4❤😅 ​q D 😢🎉😂😊 4.30am 5 Hibo Hibo is Z❤this
@faizabozz9179
@faizabozz9179 4 жыл бұрын
Wuuuuuw heestan yaa dawady guuurkisi dmbe wr ugbaaad meeday
@asmadegen723
@asmadegen723 4 жыл бұрын
Yaa dawanay inuu guursady ayaan aniis oo oo ayaan Jel la dhigay oo arooaku ka dhacay jigjig hawru jacayku
@youtuberwyoutuberqq
@youtuberwyoutuberqq 4 жыл бұрын
Heestanbaba kuso baxaysa ayaan aniis salaax xaaji xasan
@hamdaqurux383
@hamdaqurux383 4 жыл бұрын
M.a ugbad aragsan barga qux badnayda😍intan balayada indhaha bira leh loso dirin😂😂
@hafsahubi9574
@hafsahubi9574 4 жыл бұрын
😂😂😂🙄🙄🙄🙄
@zamzamdahir4279
@zamzamdahir4279 4 жыл бұрын
Hhhhhh
@farduusmohamet8683
@farduusmohamet8683 3 жыл бұрын
😂
@user-bw2nj2ww9b
@user-bw2nj2ww9b 7 жыл бұрын
horumarkaadaan uu hinqaarmaa oo heeb iga midaatahaye waxadna tahay curad Ku xigeenka smly cunug caasiyoobeyna cidiisu kusoo noqdaa markuu cuno waayo ceesh kuma caroonayee
@user-xf2nn1fb3j
@user-xf2nn1fb3j 6 жыл бұрын
Wwsxshaxshaxshax
@king0z338
@king0z338 6 жыл бұрын
عبدالفتاح عفيفي
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 жыл бұрын
Ha qoomin hankiyo Hidaha gabarnimo❤️
@seynabahussein8776
@seynabahussein8776 Жыл бұрын
Ugbaadna maaanta ciiley la ooyneyso 😢
@malaak1
@malaak1 7 жыл бұрын
WoW Anshah tuneeeeeeeeeeeeeeeeeee sing away
@maxamedcabdirabow2704
@maxamedcabdirabow2704 7 жыл бұрын
malaak1 .
@abdulrahmanosman21
@abdulrahmanosman21 7 жыл бұрын
Maxamed Cabdi Rabow
@malaak1
@malaak1 7 жыл бұрын
amazing song happy you love it its so sweet ......one one of the best
@cabdidahir4737
@cabdidahir4737 7 жыл бұрын
Abdulrahman Osman Abdi Nour r
@bushraabdi2621
@bushraabdi2621 5 жыл бұрын
/;3
@samawade282
@samawade282 3 жыл бұрын
Ugbaad Axmed Cumar Xagay ku Danbaysay tolow iminka?
@ninkaogg8785
@ninkaogg8785 4 жыл бұрын
HARGEISA "HOYGA FANKA" IYO SUUGAANTA....HORE, BERI, HORE AYAA KALMADAN/HADALKAN LA YIDHI OO SOMALI TIDHI 1960s (LIXDAMADII) IYO 1980S (SIDEETANADIIBA).
@CIILTIRE_3C
@CIILTIRE_3C 3 жыл бұрын
Abdi hani welcome back😪
@mahamedwardi2996
@mahamedwardi2996 6 жыл бұрын
Wiilkan waa heesaa
@fadumonuuraanimahamed1716
@fadumonuuraanimahamed1716 4 жыл бұрын
Salamu calaku hasatasi waayy waacataha we loved 🌵🌲🌳🌱🌺🥀🌷😡🤓🍀☘️🍃🌿🌱
@gabrielagrest9739
@gabrielagrest9739 2 жыл бұрын
fatumo Qurxey maxa ku hely🥺❤️
@shaymamaxamuud2150
@shaymamaxamuud2150 6 жыл бұрын
Anshax masha Allh alle ha isku kin dayo
@ilwaadqurux2179
@ilwaadqurux2179 6 жыл бұрын
Best alfanaan noh waxaasaa fanaan ah nio
@halimaabukarxasan8046
@halimaabukarxasan8046 5 жыл бұрын
masha allah anshax
@saamisomalilovepartnerexpe1857
@saamisomalilovepartnerexpe1857 Жыл бұрын
أحسن اغنيه صوماليه😊
CABDIRISAAQ ANSHAX - KA ILBAXAY NEW VIDEO MUSIC HD
8:18
Somali New Entertainment
Рет қаралды 1,5 МЛН
A/risaaq Anshax hees cusub (hadaan helay taan u hawlgalay 2017)
10:08
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 4,8 МЛН
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 33 МЛН
MAXAMED BK HADAAN KUGU DHAADAN WAAYO 2017 HD
6:26
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,6 МЛН
AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН
CABDIRISAAQ ANSHAX MAXAAN KUU DOORTAY SHOWGA XIDIGAHA GEESKA 2019
11:05
Hawraar Music Production
Рет қаралды 482 М.
IFRAH HARGEISA (NAFYAHAY BOOGAHAGA DHAYO)
7:44
Mohamed Mumin
Рет қаралды 128 М.
CABDIRISAAQ ANSHAX┇MAALMIHII WACNAAᴴᴰ┇LYRICS
6:00
ZACK FILMS
Рет қаралды 988 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 14 МЛН
ABDIRASAQ ANSHAX | DAJIYA | OFFICIAL 2018 MUSIC VIDEO
9:02
Waqal WStudío
Рет қаралды 650 М.
CABDIRISAAQ ANSHAX HEES QISO DHABA OFFICIAL MUSIC VIDEO
9:45
Waqal WStudío
Рет қаралды 7 МЛН
CABDIRISAAQ ANSHAX KA ILBAXAY NEW VIDEO 2017 HD
8:18
Hawraar Music Production
Рет қаралды 920 М.