Anoo dhowr bilood aroosa xaskaygii hore inankayga iyo inantayda hoyadood nura ibrahim ahmed ducaale ilahy marlabaad kuwii iskusoo noqda hana dhigo amiiiin
@HamdaMuuse-ct7wn6 ай бұрын
amien ilahay ha isku kiin celiyo
@suhaybsamaale2584Ай бұрын
@SuhaybMaxamuud-e1b Alle Ha isku kiin soo Celiyo, Idim Alle Ducaan idin garab dhigay wll
@Farxiya-eo9zv7 ай бұрын
ax ruuxan ku beer naxayn intaad u baroran lahayd nafyahay boogaha dhayo 😢😢😢😢go.aan adag o qadhadh baan cawa ka qaatay qofkan dadka kala baxay 2024 30 may
@SubeerSergio-k5g10 ай бұрын
Jaceyl ma jiro warya imikaba iska tijabi wllahi 😢😢 💔💔
@ayaancarab483910 ай бұрын
Qof inta uu jacayl kugu beero hadana marqudha kaaga baxo xanunka ay ledahay ayan dareemaya allow xasuustiisa iga masax🥺😥💔💔 nafyahay bogsoo ladnaw 19 /3/2024
@Farxiya-eo9zv7 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢ax wa ta i haysta qof aan wannaag ku oga o mar qudha iga aamusay