No video

Cabdirisaaq Anshax Hees Cusub ( Qiso Dhab ah ) Miyaad dadka Iga Xigtaa Lyrics 2019

  Рет қаралды 1,552,537

ILKACASE LYRICS

ILKACASE LYRICS

Күн бұрын

Ilkacase Lyrics
ilkacase
Lyrics
SOMALI
Hees Qoraa

Пікірлер: 615
@queenrayan6292
@queenrayan6292 5 жыл бұрын
Ax jaceylow maxaa nocya badan tahay 😭 imisaa farxad siisay 😂 imisaa adoon ka dhigtay 😪 imisaa xabalaha u dirtay 😭 imisaa riya ku noo leysisay 😭imisaa kalsoni la'aan dhigtay oo nolasha ka quustay😭 imisaa samir iyo dulqaad u yeeshay 😭 imisaa kibir badneed oo jilcisay😭 jaceylow mar qarar aa tahay marna macan aa tahay😭😭😭 inta iga danbeso ku darsada 👍 like ha ila dhafina jaceyl dartii😭😭
@foososman5558
@foososman5558 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭🤦‍♀️🤦‍♀️
@foososman5558
@foososman5558 4 жыл бұрын
been mahan sister
@ashaali9437
@ashaali9437 4 жыл бұрын
Xaqiiq 😭🤦🏽‍♀️
@yahyaolad
@yahyaolad 4 жыл бұрын
Kleeyba qeybtuu kalsooni darada kliya baan ku jiraa waana xaqiiq hdlkaagu 😪😥
@munasarmacquul3229
@munasarmacquul3229 4 жыл бұрын
Masha allah
@sacidabdidahirsacidabdidah7421
@sacidabdidahirsacidabdidah7421 4 жыл бұрын
2020😭😢 Ina xasus ku reebtay like dhac igu siih
@ramliinaali3382
@ramliinaali3382 4 жыл бұрын
😢🙋💔
@farxansuldancabdi5719
@farxansuldancabdi5719 5 жыл бұрын
Inta jacal janada inay galaan like iisaara😙😍✌❤👈
@iqbalabdi
@iqbalabdi 5 жыл бұрын
Janada ayaaad like nagaga raadinaysaaaaaa
@munaabdiaziz1225
@munaabdiaziz1225 5 жыл бұрын
Wukhgdhijv Qtyikhw 😂😆😁😂😂😂😂😂
@mukterissack229
@mukterissack229 5 жыл бұрын
M a h
@isfahamkabulshadachannel6635
@isfahamkabulshadachannel6635 4 жыл бұрын
@@iqbalabdi di9op
@isfahamkabulshadachannel6635
@isfahamkabulshadachannel6635 4 жыл бұрын
@@iqbalabdi km9
@naruuroclaahi1270
@naruuroclaahi1270 5 жыл бұрын
Ala dadka iyo jcylka maxaa kala haysta qof walba wuxuu leeyahay anigay iga hadlaysaa heestu inta ila aragta like saar
@faizafilsan7485
@faizafilsan7485 5 жыл бұрын
maryooley mexey jecelka yaqaanin jecelka la dambaajin mooyeee🤔
@naruuroclaahi1270
@naruuroclaahi1270 5 жыл бұрын
Way jilaayan jcyl ma jiree😎
@fadumohirsi3297
@fadumohirsi3297 4 жыл бұрын
Aniga bugahaya
@hothenjama4109
@hothenjama4109 4 жыл бұрын
naruuro c/laahi hahahahahaha dadkii waa lawada helay wll anay iga hadlaysaaba been mahaa
@xuseenmaxamed2478
@xuseenmaxamed2478 4 жыл бұрын
Zx
@gabdhninkeediqurbahakataga592
@gabdhninkeediqurbahakataga592 5 жыл бұрын
Jacaylka hadii lagula fahamo waa faraxad hadii kale waa duli
@ciidmuuse3922
@ciidmuuse3922 5 жыл бұрын
Qof wax jecl ayuunba ka jawaabi kara Su,aalahan wlhi from 2010 till today 2018,10 I wish u all the best My dear If the time did‘nt give Me Chance to meet with You again, it’s Not impssble to forget your Paradies love
@kingsamawade.samish4592
@kingsamawade.samish4592 5 жыл бұрын
Ciid Muuse insha Allah sxxb qali waad guulaysan 🙏👌😍💯✊
@unamohamoha4809
@unamohamoha4809 5 жыл бұрын
Wad helle insh llh wll
@aayaheenanoloshaaan4691
@aayaheenanoloshaaan4691 5 жыл бұрын
Guulayso wllo
@abukarali7369
@abukarali7369 5 жыл бұрын
Ciid Muuse heesta qof iska dhicis miyaa qof malagu so celinaa iga daba geey mafahamin bro
@mmss6906
@mmss6906 5 жыл бұрын
Isku waqti ayaan ahayn amaaba aniga ahay ina abti qoftaas bal aan is wareesano
@FadumaAliYusuf
@FadumaAliYusuf Ай бұрын
Aaaaad iyo aaad walahi qalbiga ixanuunnay markan soxasuusto 😢😢😢😢😢😢
@naimahassan5463
@naimahassan5463 4 жыл бұрын
Hestaan wlhi samen weyn beey igu yelatay wn ceshan wayay ilmada😭😭😭 Rabi waxan ka tugaa inuu dib iisiyo nlshii quruxda badneed ee Ex Jacelkeyga waligeyga maku hilmaami doono jcylkaagii, mcnta badnaa naxariistaadii aniga ku fahmi wayay blse wnku sugu ebid 🙏🙏🙏🙏🙏🙏😭😭😭😭😭
@engabdallah4459
@engabdallah4459 4 жыл бұрын
waad helin insha allah ❤
@munaayomohamed3034
@munaayomohamed3034 4 жыл бұрын
Alle hkuso dhaweyo wll
@yarantixajikaxajika3647
@yarantixajikaxajika3647 4 жыл бұрын
Allaha kuu saqiro
@beautifulifesom6142
@beautifulifesom6142 4 жыл бұрын
Amiin yaa raabi ilahey ha ku siiyo abayo
@hibomohamedomar6822
@hibomohamedomar6822 5 жыл бұрын
Wil heestan iso diray marka dhagastay ax ax ax Jecel iyo wax aan alle ka baryay inan ilobo dib ugu noqo is dhahay wlhi jecel Waa xanun ma ahan wax sahlan qofki waxjecladay aya garan karo ana alle ayan ka magan galay mar ayuu iso maray isago xun alaa maxan oyay hadase wan ka baxay ubadkayga Lee jecel san cml uqaadi dona insha allah
@rynmm5137
@rynmm5137 2 жыл бұрын
Anaa kula fahmayo ,xbbti hadeer wn ka bogsoday alx,xaq wuu soo daahira hadeer kaalay guri aan ku dhisay saad jeceshahay ayaan ku yeela,aa lay leeyahay lkn dareenkii aan dareemi jiray ma jiro maxan ka doonaa hadeer
@iqbalabdi
@iqbalabdi 5 жыл бұрын
Wixii aan kaa dalbado maxaa buuraha ku dada 😱😱inta hesta ka heshay Intaas aan soo qoray Like ha isiinina ee hal mar waxd dhahdaan marka eraygaas ay marayso (Mudane dev raaj ha noolaado ♡♡]]]]]]]]
@cabdalaaboole2820
@cabdalaaboole2820 4 жыл бұрын
Iqbal Abdi gh
@engabdallah4459
@engabdallah4459 4 жыл бұрын
qalbi jab weynaa 13=06=2020 xumaan kastoo ay leedahay cidna kama dhageysan sida walaalkeed baan u ahaa waxay i weydiisay hadal waligay kama galin hadaan awoodin macaa waxkastuu yahay waan u raadin jiray ugu danbeyn mid iminka la noolaanshihiisa ay nacday baa guursaday wali ayadoo iga maqan kan agtayda wax uga sheega waan colownaa. caashaqa dhabta 💔
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 4 жыл бұрын
Sxb ka soco noloshu horay usocoshay rabtaaa tagto way tagtay ee timaadada sii qorshayso
@ugbaaddiamond6244
@ugbaaddiamond6244 3 жыл бұрын
Sorry wall qalbiga allah kuu qabijiyo hadii aad jecahey asey noloshaas kaso dhamaatey guurso waad isku libaanysan ayadana nolosha dhabta ee uuleeyahy qof aan jecelhyn way so dhadhamisey sida dhaymanka ayey kuu ilaashan doontaa
@farhiyaqaali4301
@farhiyaqaali4301 5 жыл бұрын
Maxaaaad raga dheertahoo dushaada laygugu shubay rageena somaliyeedow waan idin jecelnahaye noo diir naxa plz 😭💔😭💔
@hothenjama4109
@hothenjama4109 4 жыл бұрын
Farhiya Qaali intii meeli damqanayso ee heestaani tabato illaahow uu hiiliii
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 4 жыл бұрын
Hothen Jama amiin wll anaa kamida
@libanfarahalasow982
@libanfarahalasow982 4 жыл бұрын
Insha allah illah ha ina wada waa fujiyo dhamaan kuwo labada dhinacba isku diir naxao ha inaga yeelo
@abdiladiifmuuse2925
@abdiladiifmuuse2925 4 жыл бұрын
Thanks farhiya qaali
@asal21production48
@asal21production48 4 жыл бұрын
heestaan sigaraba itaabaty raga dhan maxuma balse qaar fara tiris waxaa jira xumaanta raadiyo
@cabdiqadirguudow4961
@cabdiqadirguudow4961 4 жыл бұрын
Mxan kuu dabo socdaa Mar walba kuu daydayaa Oo aan daalka u maraa Dawarintaada ugu jiraa Miyaad dadka iga xigtaa🤔🤔
@fadumofarahmohamed7909
@fadumofarahmohamed7909 5 жыл бұрын
Heestaan waxaa moodaa iney aniga ogthy dareen keyga xumaa markaa jeceshahy qof mar walba niyada kaa dilaya😭😭😭😭
@farahabdi7333
@farahabdi7333 5 жыл бұрын
axyaaa jcyl
@queenxafsa2684
@queenxafsa2684 3 жыл бұрын
Wan qori lahaa maanta hadayna jirin heestani 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😫😫
@nalkanalka3442
@nalkanalka3442 5 жыл бұрын
Wa marki koobad ee an dhagaysto hees uleeyahay iyo codkisaba Lkn wa cod shidanyahy yarku san uhaystay maha 👏
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 3 жыл бұрын
Maxan ku daba socda markasta ku daydaya dawarinta ugu jira miyad dadka iga xigta😭❤
@Ishawararkamedia
@Ishawararkamedia 5 жыл бұрын
Aniga maa layga hadalayaa Waaba yaabe igu baqta like waa heesti u horeyse i qeexdaya
@farhiyaqaali4301
@farhiyaqaali4301 5 жыл бұрын
Heestaan waxaa dareemi karo amaba ka jwbi karo Qofka laga sii cararayo Asoo si dhab ah wax ujecel hadana siduu rabo wax u heleynin Yaa reyd qalbigayga haduu Cawa ii qaboobi lahaay Frxd ii ahaan lahayd markaad heli wayso Qofkaad jeceshahy waxaa thy Xitaa isma ogid farxadaydiiii Ilhy dib Wuu iigu soo celin karaa 😭😭😭😭😭💔😭😭😭😭😭😭😭😭💔😭💔😭💔😭💔😭💔😭
@aymanguhaad4255
@aymanguhaad4255 5 жыл бұрын
😢😢😢😢😢alle dib haguu gu soo celsho
@maryamomaanka9157
@maryamomaanka9157 5 жыл бұрын
Miskiin alaha kusahlo
@nashwaaakaindho1270
@nashwaaakaindho1270 4 жыл бұрын
Farhiya Qaali 😭😭😭😭
@Fadumohassan-zm7zf
@Fadumohassan-zm7zf 4 жыл бұрын
Farhiya Qaali benmaha
@mostfmostf8594
@mostfmostf8594 4 жыл бұрын
CAKUYE JACAYL😥😥😥Xanuun badanaa way😫😫😫😖😬
@abdiqadirabdikilwe6826
@abdiqadirabdikilwe6826 4 жыл бұрын
Damaca aadmiga ayaa sidaa ah Inta ayquseso Heestan like saar
@khayrechanell9422
@khayrechanell9422 5 жыл бұрын
Ax jacaylka maxaan ku daalay Plz like ta igu caawi inta jacayl qabta iyo inta legend taageerta
@zamranabdiqadir8988
@zamranabdiqadir8988 5 жыл бұрын
oh oh👍👍👍
@khayrechanell9422
@khayrechanell9422 5 жыл бұрын
@@zamranabdiqadir8988 thnks quen
@ilyasawalle260
@ilyasawalle260 5 жыл бұрын
Intaa jacayl la ildaraan sidayda oo kale like ha ila dhaafina 💖💖💖💖
@cabdirahiimyusufmcn7656
@cabdirahiimyusufmcn7656 5 жыл бұрын
Wlhi heestan aniga ayey iga hadleysaa intii ila qaba dhibkaan ookle like ta iisaara .
@iamqueenrayan9119
@iamqueenrayan9119 5 жыл бұрын
Qofka jceshahy ma hestaa hda Hesto alxm dheh
@malyuunqueen5493
@malyuunqueen5493 4 жыл бұрын
galb wacn
@ashaabdullahi8681
@ashaabdullahi8681 4 жыл бұрын
Yeah me too Wallahi
@WabaxMedia
@WabaxMedia 22 сағат бұрын
Heestan aniga I Khusaysaa waxaan Dhagaysanayaa 2024/8/27.
@yaxyemohamed9299
@yaxyemohamed9299 2 жыл бұрын
Heestan Maanta igu Horaysa Lkn Waxad mooda in Aniga iga hadlayso 21-3-2022 Maxad igu Daranto ah Dhibka igu Dawata 😓😓
@chalephianoshow2535
@chalephianoshow2535 5 жыл бұрын
Dugsiyo meel lagu gam'yo habeenkii darin ma helo😭😭 inta ila mid ah like ii saara👍 please
@xamsewadani4252
@xamsewadani4252 Жыл бұрын
Maxaan Ku Daba socdaa Mar Walba ku Day Dayaa Dawar intaa ugu jiraa oo Aan Daalka u maraa Dawar intaa ugu jiraa miyaad Dadka iga xigtaa. 2023/6/5
@ibrahimismail2222
@ibrahimismail2222 Жыл бұрын
Xamse Wadani Dareen Gaara Ayaay leeday erayadan❤
@ayaanbashiir6164
@ayaanbashiir6164 2 жыл бұрын
Manta aya arkay hestan anigaayey iga hadlesa allahayow qalbiga iqaboji
@ayanfarah1554
@ayanfarah1554 4 жыл бұрын
Walahi caadi aan u xanaaqey qofkaan u xanaaqsanahey ma aqaan jeceyl aan aqoon qofkan jeclahey aa igu jiro quraan in isku aqriyo waayo 😂😂🥺
@farxaanzaki5588
@farxaanzaki5588 4 жыл бұрын
Amuu ani yahay hahaha
@hanafariitoh1641
@hanafariitoh1641 4 жыл бұрын
Alxamdulah mid idhawrta oo dhibta iga ilaaliya hada helay lkn dhipkiisu wuu isoo maray hada waan ka maydhmay ilhay baah mahad iska leh 😭😭😭🤗
@khadromuuse2156
@khadromuuse2156 2 жыл бұрын
Msha alllh xppt anba dhib bdn waan maray wx yaraa idhimn hda waysoo lbty
@FaadumoBashiir-t9e
@FaadumoBashiir-t9e Ай бұрын
Qiso sidaas ah baa igu dhcday wlhi😢
@armaanhaajilyrics7402
@armaanhaajilyrics7402 5 жыл бұрын
Waa hees shidan plz love ii saar 👍
@munasarsalah893
@munasarsalah893 5 жыл бұрын
Hi
@feysalmadoobe7905
@feysalmadoobe7905 5 жыл бұрын
Hhhhhhhh kadharag💗💖💓💝💔💖💕❤❤❤💙💙❤❤💜❤🖤🖤💕💔💝💞💞💕💔💗❤💓💖💙💝💜
@gobaadm5313
@gobaadm5313 5 жыл бұрын
Kkkkkkk ka dharag ban ku qoslay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💖💖💖💖💖💖💖
@dreampoyzakym5187
@dreampoyzakym5187 5 жыл бұрын
Asc
@dreampoyzakym5187
@dreampoyzakym5187 5 жыл бұрын
Qwo
@omarraage87
@omarraage87 2 жыл бұрын
Maxaan kugu doortayoon Anigu kugu deyn kareyn🥺 Maxad dumar dheertahoo Dushaada la iigu shubay☺️ Wixii aad ii dirtaba Maxan deg deg ugu ordaa🏃🏻 Dadaal xataa anigoo kudaray👨🏻‍💻 Wixii aan kaa dalbaday🧑‍💼 Mxaa Buuraha ku dada🥺 Maxad dibin daabyadiyo Xumaanta udoor bidaa😳 Oo aad dulmi aga heshaa Maxad iigu darantahoo Dhibka iigu daawataa🥺😭 Axyaa hees 2022 yaa lasocdo mirahaan🥰🥰
@nasteexohazzan9148
@nasteexohazzan9148 5 жыл бұрын
Wllhi mela tabanayzah heestani inata igu racazan lik zara😙😙🤗
@liibanhalacofficial9599
@liibanhalacofficial9599 5 жыл бұрын
Anshax fanan aan aad iyo aad u taagero Waa fanaanka kali ah ee aan ka wato xidigaha geeska Best song wlhy alfanan ~anshax~🤩
@abdifatahloveogadenia15
@abdifatahloveogadenia15 5 жыл бұрын
Asxan hees iga dheh ❤❤wa halka fanan ee somaliland ka tagero💐💐💐
@hoodoiyoayan3617
@hoodoiyoayan3617 4 жыл бұрын
Waaaaaaaaaw esh calaa saaud ilka case jecelku waa cudur wax aan laga marmin waxan jeceyl lehene waa waa sugo3an cusbakahan 🌷⚘🌹💐🌺🖐😘
@khadromuuse2156
@khadromuuse2156 2 жыл бұрын
Taaas anay iga hadleee wlhi ilaahy ayaan talo saaran wuu ijecelyhy waan jeclhy hadan buuur ayaa na dhextaal alle ayaaan ka sugin nasiib wcn ooo isooo sahlo my love isma
@kingfuad4162
@kingfuad4162 5 жыл бұрын
Qofkii 80s kii dhashay baa fahmi kara hadaldan like to waa xagiin
@apdirisakaadam4496
@apdirisakaadam4496 11 ай бұрын
heestaan caawa ooy taariikhdu tahay 18/9/2023 waa mid sidhaba noloshaydaa ula hadlyso
@xafsoabdullahi8955
@xafsoabdullahi8955 4 жыл бұрын
Nalssha kalinimada ayey ku qurux bdnthy wayo frxdada qof bina adam hadad ku xirta dhulka ayu kuku jidaya 😥😥😥
@raqad4642
@raqad4642 5 жыл бұрын
Abdirisaq anshax big legend horey usoco walaaal cod style qurux miro laxan music dhinac waliba wad kadhisan tahay🤘👏👏👏👏👏👏🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@bashiirjebiye1509
@bashiirjebiye1509 5 жыл бұрын
Kuma xiliga ad dhalatay waxani Waa xigmad
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 5 жыл бұрын
Laxanka Daa,uud Xanfar ❤️❤️🔥🔥👌
@peachblossoms5208
@peachblossoms5208 5 жыл бұрын
Manshallah amazing lyrics ❤️❤️❤️❤️💯caadi mahaan 😘😘😘😘
@aayaanmacalin6504
@aayaanmacalin6504 11 ай бұрын
Ĺlll
@LareineTusmo
@LareineTusmo 11 ай бұрын
8p
@yaasiincabdi-yp8hb
@yaasiincabdi-yp8hb 8 ай бұрын
😢14-5-2023 Waa MaaLin Aan iLaawi Donin intaa NooLahay WaxaY Igu Leedahay Qlpi Jab aad u Weyn Anigu Waxan Dhihi Lahaa dacadnimo oo dHan Hala Aaso Si aan QoF Dacad ah oo Danbe Loo Khiyaamin😢💔Dhibkaa Igu Daawataa.?😢
@abdifitaxsuldaan9804
@abdifitaxsuldaan9804 4 жыл бұрын
Hesta waxay sidhab ah oo ga hadlaysa dareenkayga caawa 😭😭
@ashaali9437
@ashaali9437 4 жыл бұрын
Sorry abwe😪
@ibrahimdalbac7543
@ibrahimdalbac7543 5 жыл бұрын
Waa hees aad u macaan runti wn ka helay waana xaqiiqo
@xamdaahmed4874
@xamdaahmed4874 3 жыл бұрын
M.a hees mcn weeye
@SAFARJACAL
@SAFARJACAL 5 жыл бұрын
Wooooooow masha allah wllky qaliya Anshax allah haku xafido my bro
@saadiomoalin5296
@saadiomoalin5296 5 жыл бұрын
Axsan abwaan nooloow fanankeena qaaliga ❤️😍❤️😍
@minaabdullahi7991
@minaabdullahi7991 5 жыл бұрын
Maxan kudaba socda marwalbo kudaydaya miyad dadka igaxigta wixi ad dirtaba. Woooooow 🌷❤️👍👌
@nasrohantiwadaag1306
@nasrohantiwadaag1306 5 ай бұрын
Heestan aniga ayeya iga hadlysa sanado raafd an so marya alx had wn ka gudbaye jacylow maxan ku nacay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@rihannamafio3752
@rihannamafio3752 4 жыл бұрын
Wllhy hestan inaY aniGa iGa HadlaYso la mooda 😭😭😭😭😭😭😭😭 maxaad raga dheer tahay ee aan kuu daba ordaa 😭😭😭😭😭😭😭😭💔
@Deeqaibrahim62
@Deeqaibrahim62 Жыл бұрын
Cawo oo ah 5 6 2023 baa igu horaysa ax yaa jacayl
@Daganita1212
@Daganita1212 Жыл бұрын
Iga danbeeyow qalpigina ilaashada😢💔
@ubaxabdifarah7654
@ubaxabdifarah7654 4 жыл бұрын
Mar hadan BK codkisi maqlay way iga gadantahay Wallahi 🥰🥰🥰 jacaylkaygi kobad😅
@XamseFaraz
@XamseFaraz 8 ай бұрын
❤away iqusaysa wallahay
@zawjtudrkhalidhasan5347
@zawjtudrkhalidhasan5347 4 жыл бұрын
Oo dadku sow waa wada bukan socod kkkk qof walba anay igu socotabu leye alle haydin sakhiro
@mehrawiofficial5706
@mehrawiofficial5706 5 жыл бұрын
Wixi ad ii Dirtaba mxn DegDeg ugu Orda🏃💨💨 Dadaal anigo ku daray wixi an ka dalbado🙏 Maxaa buuraha ku Dadaye?😢 Still watching👀 wan ku cesh ceshta ila imika wlhi😭💯
@ninwanaagsaniyoxaaswanasan1647
@ninwanaagsaniyoxaaswanasan1647 5 жыл бұрын
Anba xanun jaceel ayaan so maray meel xun o aan laheleyn ayuu galaa balse hada xaas ayan leyahay Alhamdulilah kabogsaday gur aan daganaa ayey kur aroostay ana hoos ayaan daganahay walaahi waa xanunsaday wagaas walashed ayaa I Samir sisay magaceeda xitaa waa necbahay inaan maqlo hada xaasid sanaa gabdaha somaaliyed markey lacag ujeed tahay hada Alhamdulilah xaas iyo lacag ba wan helay balse hada waa single mother ayadii Holland ayaan darteed uga so guray
@nazmanoraali200
@nazmanoraali200 5 жыл бұрын
Sorry
@TrueWarrior74
@TrueWarrior74 5 жыл бұрын
Ar teey kugu dhigtay l0l waase ka dabaalatay
@ninwanaagsaniyoxaaswanasan1647
@ninwanaagsaniyoxaaswanasan1647 5 жыл бұрын
Haa walahi xaasid gabar somaali lacag hadii aad laheyn laiskuma daaliyo jaceel mayaqanin waa qalbi dawac
@ninwanaagsaniyoxaaswanasan1647
@ninwanaagsaniyoxaaswanasan1647 5 жыл бұрын
Nazma Nora Ali thank you walalo
@fadumohassan1540
@fadumohassan1540 5 жыл бұрын
waa ilaah mahadiis hadaad hada lamaane ilaah ku siiyey walaal.
@najepbile1321
@najepbile1321 5 жыл бұрын
ilkacase lyrics go forward bro ✌✌
@tamaamabdulahi2045
@tamaamabdulahi2045 5 жыл бұрын
Waa qiso dhab ah oo isoo martay walahi
@faizamohamed3719
@faizamohamed3719 3 жыл бұрын
😭😭😭😭 hees way dhaaftay tan beer dilaacis bay mareysaaa
@canbecabdisamad4820
@canbecabdisamad4820 2 жыл бұрын
Wah wah anshax maxuu yari maxan kadab socoda ma duumarkd waxa dheraday ha way dheerdo waba edebsan
@nihaalaxmed7052
@nihaalaxmed7052 5 жыл бұрын
Waaaaawo heestan wayee deqadey
@idiljama8495
@idiljama8495 4 жыл бұрын
Wixi aad i dirtaba maxan degdeg ugu orda Dadaal anigo ku dara Wixi an ka dalbado Maxa buuraha ku dada Inta erayadan fahmaya liketa
@muusemohamed4361
@muusemohamed4361 5 жыл бұрын
Eeshqiyaasek Heesta sanadka Igadhe nacalaa shaydaan kuyaale Like ta yaan la ila dhaafin dhaaxxaad Like nawaydiiseene amaahdaydii Noosoo celsha
@malyuunqueen5493
@malyuunqueen5493 4 жыл бұрын
Asc
@elhajiqararacle5798
@elhajiqararacle5798 5 жыл бұрын
Esh Calaa Hees 👌🏼👌🏼🎤🎤
@laylaadan4488
@laylaadan4488 5 жыл бұрын
Wixii ankadalbado maxa boorah kudada wlhi wan ku hesta aniga naftayda markan kahadlo😍😍😍😘😍😍
@adanomarsabrie7889
@adanomarsabrie7889 4 жыл бұрын
Alx waxan dhib uso maraba hada wan heesta jclkeyga allaha iidaayo gclisadeyda an dunida ugu jclhy from.canada 17/3/2020
@ahlaamcadey616
@ahlaamcadey616 4 жыл бұрын
Wlhi heestan wee i tabatay💘😭😭2020/2/13
@ayanitahassan8725
@ayanitahassan8725 5 жыл бұрын
Anshaxow dadka wan kaxigaa hees iyo bar walaahi
@zucdi9942
@zucdi9942 5 жыл бұрын
Waah waah anshax xaqiiq ka hadlka kugu taagera horumar wacan
@ruweyda12anateel51
@ruweyda12anateel51 3 жыл бұрын
Jaceyl waa xanuun qofki wax jacladay ayaa daremi karo allow sahal amuuraha
@caabaroahmed1083
@caabaroahmed1083 5 жыл бұрын
Waaaw Waa nin. Cod 💃🏻Fiican
@fadumomohamed7976
@fadumomohamed7976 4 жыл бұрын
Aniga miyey iga hadalysa anigay ishaysata arinkas ilataliya asxabta
@abdiyusufabdirahman6039
@abdiyusufabdirahman6039 3 жыл бұрын
anshax waa ka dhamaatay, waagii iidoodrka u heesi jiri la qaatay & waa uu xamar yimid,., hada iska seexo laguma dhageysto
@samiirsamiirmahamed4474
@samiirsamiirmahamed4474 5 жыл бұрын
anshax abaha calacalka congra bra❤️👈
@abdirisaqalibade3983
@abdirisaqalibade3983 6 ай бұрын
Jacaylow mxad inbadan adonka dhigtay 😢 wxi an kadalbado mxa buraha ku daday😢
@milgosare3448
@milgosare3448 Жыл бұрын
Hees Taan Waxay Taabanaysaa Boogahayga Dhabta ah Qisada Hada ihaysata ayay Toos uga hadlayaa,
@abwaanxamsenuur8751
@abwaanxamsenuur8751 10 ай бұрын
5 year kadibaan dhagaysanaya waxanan makhraati ka noqday marxaladan
@abdirizakjama8574
@abdirizakjama8574 5 жыл бұрын
Horay u soco samigeey, you are the best - nice song with touching lyrics and soothing rythm
@omarsado6519
@omarsado6519 2 жыл бұрын
1¹111¹¹q
@fadxiyafarax2316
@fadxiyafarax2316 5 жыл бұрын
Hees oo naag qadey baan rabi lahaa ax
@nimcom9464
@nimcom9464 5 жыл бұрын
ani xita wan kufakaray maxay naag uqadiwayde
@mahirarafat9874
@mahirarafat9874 5 жыл бұрын
Rga aya kaga wcan zopopto ah aday kudapazocdan
@engsubeeradaam7811
@engsubeeradaam7811 5 жыл бұрын
fadxiya farax inay gabadh qaado ayey ahyd shit
@ayaanlecismaanraage8837
@ayaanlecismaanraage8837 5 жыл бұрын
Maxaad igu daran tahoo dhibkaan igu daawataa o my goo nabaradii hore iga dheh
@nimcoshiekh8623
@nimcoshiekh8623 5 жыл бұрын
Inawa caadi ma ahan Maxaa dumar dheertahoo dushaada liigu shubay 😍
@mustafesanburo1695
@mustafesanburo1695 5 жыл бұрын
Waa shidane like ta ii saar inta fanka taageerta
@anizabella9850
@anizabella9850 5 жыл бұрын
maxaad rag dheertaho dushaada laigu shubay 😢💔 Nin somali dhibkaga madareemi karo 😢
@mahadisse1801
@mahadisse1801 5 жыл бұрын
Adi miyaa YIRE anisa
@IbrahimMohamed-ti1nx
@IbrahimMohamed-ti1nx 5 жыл бұрын
Aniza 😂😂😂
@omeeraqalanjo6394
@omeeraqalanjo6394 5 жыл бұрын
Maxaad rag dheertaho dushada laigu shubay
@liibaanjuestyn4727
@liibaanjuestyn4727 5 жыл бұрын
Cadi ma ahn inta heesta ila atagty like igu cawiya 💕💕💕💕💕👀
@iqbalabdi
@iqbalabdi 5 жыл бұрын
Wixii aan kaa dalbado maxaa buurha ku daday
@nasteexomohamed801
@nasteexomohamed801 5 жыл бұрын
hees iga dheh
@museabdi2397
@museabdi2397 5 жыл бұрын
Dadkani like jecelaa comment walba oon akhriyo like isaar allan kugudhaarshee aaa kuhaysiin Waar iibanka alle idinka Qaaadye Maryooley dhipka joojiya 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@xaliimocumarxaliimocumar1178
@xaliimocumarxaliimocumar1178 5 жыл бұрын
Yuuur
@abdinuradin5474
@abdinuradin5474 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣Aniza iso aniga ku jcl
@zahraazahraa1724
@zahraazahraa1724 5 жыл бұрын
axlaa hees inta wax jecel baa dareemi karta
@axmedcali5497
@axmedcali5497 4 жыл бұрын
Wawaw msh alh wada ka wayi ifayisa szb heesta aadka u macan
@somsheeko8107
@somsheeko8107 5 жыл бұрын
Waa hees macna buuxa xabarsaan 💯❤️
@aaminhassan3365
@aaminhassan3365 3 жыл бұрын
Heestaan wlhy kama daalo Waayo waxaan layaabay Sida dhabaa uga hadleeyso Abwaan orshe Xanfar Furinle Iyo andhax Waad kabaxsateen Axzan hees aan qiima dhicin
@naiimamohammed2891
@naiimamohammed2891 5 жыл бұрын
Heees miyaaaa mise waxkale tlhi ani waan badashay xaajigeyga udiray meesha dumaar waxan ka dhigay rag
@apdiaziiz4520
@apdiaziiz4520 5 жыл бұрын
Anzhax... MxaaN kugu doorTaY HeHeHe . Ilkacse Hore Uzoco♥♥♥
@AsliAsad-dz9bm
@AsliAsad-dz9bm Ай бұрын
Listening in 2024😢
@user-ri8ee1dy4o
@user-ri8ee1dy4o Жыл бұрын
😢 oh whi waxn jcldaday qof aan i fahmen😢
@abdifitahgududow3702
@abdifitahgududow3702 5 жыл бұрын
Waa hees cajiib ah love iisaar
@fardowsosaid7200
@fardowsosaid7200 5 жыл бұрын
Miyaad Dadka IGA Xigtaa? Anay I haysta
@amiiraabdishakur3819
@amiiraabdishakur3819 3 жыл бұрын
26.8.2021 hbeen ay iga xnuun badantahy ima soo marin nolashyda maxan kuu daba socdaa waliba kuu daydayaa🙏🙏🙏👀👀
@cawoqueen6262
@cawoqueen6262 5 жыл бұрын
Haa dadka waan kaa xigaa sowdiga Mar kasta i raadinaya
@abdinasiradan3664
@abdinasiradan3664 5 жыл бұрын
Anshax hees io bad ilkacase lyrics keep going brother🤟🏻
CABDIRISAAQ ANSHAX HEES QISO DHABA OFFICIAL MUSIC VIDEO
9:45
Waqal WStudío
Рет қаралды 7 МЛН
Heestii i ceebee kumaan odhan codkii abdirisaq anshax
5:00
AHMED CK
Рет қаралды 265 М.
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 27 МЛН
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 11 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 21 МЛН
FAYSAL MUNIIR Hees Cusub  | Nafyahay Doqontiyo Qof Neceb | Lyrics 2019
5:37
ISKALAAJI HEES QISO DHAB AH l QOFBAA JIRA l LYRICS 2019
6:02
Kabarai Films
Рет қаралды 4,7 МЛН
CABDIRISAAQ ANSHAX┇MAALMIHII WACNAAᴴᴰ┇LYRICS
6:00
ZACK FILMS
Рет қаралды 985 М.
CABDIRISAAQ ANSHAX┇HADAAN HELAY TAAN U HAWLGALAY┇LYRICS
10:13
ABDIRISAQ ANSHAX BISHII MALABKA HAWRAAR NEW YEAR 2021
6:05
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН
Zakariye Kobciye Hees Cusub Ka Raali Ahoow Intaan Ku Jeclaa Lyrics 2018
7:26
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 27 МЛН