FAYSAL MUNIIR Hees Cusub | Nafyahay Doqontiyo Qof Neceb | Lyrics 2019

  Рет қаралды 2,987,576

ILKACASE LYRICS

ILKACASE LYRICS

5 жыл бұрын

Ilkacase Lyrics
ilkacase
Lyrics
SOMALI
Hees Qoraa

Пікірлер: 1 000
@mk_jabir7480
@mk_jabir7480 3 жыл бұрын
𝒁𝒙𝒑 𝒊𝒍𝒌𝒂 𝒄𝒂𝒔𝒆 𝒉𝒂𝒍𝒎𝒊𝒅 𝒍𝒚𝒓𝒄𝒊𝒔 𝒒𝒐𝒓𝒂𝒍𝒌𝒂 𝒊𝒏𝒂𝒂 𝒊𝒔𝒌𝒂 𝒔𝒙 𝒅𝒐 𝒊𝒔𝒌𝒖 𝒅𝒂𝒚 𝒑𝒍𝒛
@najmaahmed1440
@najmaahmed1440 3 жыл бұрын
@@ILKACASELYRICS TV come I’m go TV
@abdinasiraxmed7733
@abdinasiraxmed7733 3 жыл бұрын
@@ILKACASELYRICS a
@abdinasiraxmed7733
@abdinasiraxmed7733 3 жыл бұрын
@@ILKACASELYRICS X
@calidhalweyne5953
@calidhalweyne5953 Жыл бұрын
Waxaan naawilaa kaln kacalan mayaan noolan karaa nalan kii adigaa dan shee nafahay
@khadriinaabdi3108
@khadriinaabdi3108 Жыл бұрын
0
@khalidgaabi3430
@khalidgaabi3430 4 жыл бұрын
Quraanka ka macan walalayaal ee alle xusa
@ahmedqayo3812
@ahmedqayo3812 2 жыл бұрын
Oo maxaad kaso doontay adigu
@heegomuuqdheer944
@heegomuuqdheer944 2 жыл бұрын
@@ahmedqayo3812 bal waydii😂
@tufaaxcalinuur6604
@tufaaxcalinuur6604 2 жыл бұрын
@@ahmedqayo3812 run badanaa
@alxijaz1847
@alxijaz1847 2 жыл бұрын
markaan arkay inay jeybkayga uun jeceshahay oyna dareen kale I haynin ayaan ka hadhay inkastoon wali jeclahay 💔💔💔 heart touching song qof kasta o commentigan arka farxad igu nolow wll
@shukrimaxmuud7200
@shukrimaxmuud7200 Жыл бұрын
Aamiin yaarabi 💜
@anisoxalane7857
@anisoxalane7857 Жыл бұрын
Aamin adina alla haku jooga dhayo
@cabdiraxmanmaxamed1370
@cabdiraxmanmaxamed1370 Жыл бұрын
Sido kle Adna ❤
@maryanomar9687
@maryanomar9687 Жыл бұрын
Adhiga neh qalbiga ALLAHA hakuqawojiyo o jacaylkaga qalbigeda ALLAHA hakusiyo
@nimcosiyat1470
@nimcosiyat1470 Жыл бұрын
Ana ku joga
@hafsaahmed94
@hafsaahmed94 Жыл бұрын
Heestan xalada an hada ku suganahy ka hadlaysa hadana naxli kii u qaba, nastexada moodaysaa!! Maalmo wacan ba iman doona lama seexan doontid haben walba niyad jab iyo murugo iska samir illahow iga sar Aamiin 😭🥺🥺🥺inta ila midka ee iga danbaysay like ii sara ina so duceya!!!!!!!!!!💔💔😭🥺
@aaminasiciidcumar4938
@aaminasiciidcumar4938 Жыл бұрын
hafsa qli wlhi illhy ba igu og xladaas wn ku jira waqtigan lkn insha allh dhawaan Wan ka bixi doona insha allh 😭😭😭😭
@cabdiqanibaarud8979
@cabdiqanibaarud8979 Жыл бұрын
Insha alah Wllo qli Nasip wacan❤
@roodaxirsi9193
@roodaxirsi9193 Жыл бұрын
Ammin💔😭
@mss_muno_malpo
@mss_muno_malpo Жыл бұрын
Kul miid Ahy ilahy ha inaga saaro😢
@JamaalMaxamed-jg7vp
@JamaalMaxamed-jg7vp Жыл бұрын
Hay Dhiibin Waligaaa Qof Walboo Qoraalkayga Arka ee Iga Dambeeya qaado ❤❤❤
@bushramohamed6861
@bushramohamed6861 3 жыл бұрын
qof aan ku jeclanayn oo aad adna daba ordaysid hadana aan ba noloshiisa ku jirin waa xanun wllhi 😥😥yaa rabi qulubta noo daji🤲🤲oo no qaboji
@mohamedabdulkadirhajidahir2443
@mohamedabdulkadirhajidahir2443 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@shirwacupdisamed4757
@shirwacupdisamed4757 2 жыл бұрын
Aamin wll
@zusanm8213
@zusanm8213 2 жыл бұрын
Waan ku laadaremayaa huno😭😭😭😭😭😭😭💔
@alonegirl9706
@alonegirl9706 2 жыл бұрын
Taasa been eheen wlhie illahow qalbiyada no qabooji yaa rabbi 😰🤲
@zeinabaliomar3964
@zeinabaliomar3964 2 жыл бұрын
Allow qalbiga xasili
@cabdiraxmanmaxamed1370
@cabdiraxmanmaxamed1370 Жыл бұрын
Ala nolosha inta noshahay wax kasta wad arkesa alow inta qalbi jabsan nalka laga damiye alow qalbiyada uqawoji inti ila mida like isara 😢😢😢😢😢😢
@canabmaclim9423
@canabmaclim9423 Жыл бұрын
Aamiiin🥺🤲
@mohamedeidnouhbhd2306
@mohamedeidnouhbhd2306 5 жыл бұрын
Qiso dhaba dadkii Jaceylka wax ka yaqaaney maye Like cilmi boodhari Cammii 😍😍❤❤👍🏅🙏
@saamiyaxasan4649
@saamiyaxasan4649 5 жыл бұрын
😭😭😭😭
@albeder1247
@albeder1247 4 жыл бұрын
@@saamiyaxasan4649 1
@umalkhayrsaleebaan8198
@umalkhayrsaleebaan8198 4 жыл бұрын
Weeey
@hassanmacowofficial6305
@hassanmacowofficial6305 4 жыл бұрын
@@albeder1247 en
@bahjuubintumoha6121
@bahjuubintumoha6121 4 жыл бұрын
Jacayl majiro wlhi sandkan qofaad naftada siisaybaa kuqiyaamaya
@anfacsharif4611
@anfacsharif4611 Жыл бұрын
😔Fiicnan Laheydaa Hadii Anan Qofkas Baran Laheyn kason Jeclaaday in ka Badan inta loogu Tala Galay😥wey Xun Thy in Qof Qalbigisa laga Bur Buriyo Wanad Fahmi Doontaa mar uun Hada😭😔iska Faraxsanow Bal Adigu🤦🏻‍♀️🤦🏻‍♀️😌
@neamaabdullahi6441
@neamaabdullahi6441 Жыл бұрын
Sorry sis nunba waa maalin😥
@xafsaqurux3305
@xafsaqurux3305 11 ай бұрын
Mid yaroo aan jecleyn bAa kaaga aargudi doonta haka cabsan abaayo😢
@hodmanofficials
@hodmanofficials Ай бұрын
Me too maxan qalbi jab somaray 😢
@CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh
@CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh 8 ай бұрын
Gobalka sanaag cergabo Jano Habeen sabti soo galyso Oo jimce baxay saacadu waa 11:41 habenimo Tarikhdu waa 17/11/2023 had iga dabayso 👍 isaar
@dumarkaabaabdi986
@dumarkaabaabdi986 Жыл бұрын
Ismanan calfan wiilkii aan jeclaa Oo familka ayaa igu darey wiil kale Wali jacaylkiisii qalbigayga kama baxo Hada waxaan leyahay sadex caruura wiilkayga curadna jacaylkaygii hore ayaan ugu magacdarey ❤️❤️💔💔
@nasrabare6776
@nasrabare6776 Жыл бұрын
Isku qiso ayaan nahay 5 caruur kadib jeceyl keygii koobaad wali qalbigeyga kama baxi arimo family ayaan ku kale harnay
@aragsaninadahir8160
@aragsaninadahir8160 5 жыл бұрын
Ala heestu waa dareen dhab ah qof wax jcl leee daremi karaaa xaqiqdii 😭😭😭
@KhaLeDhaykal47
@KhaLeDhaykal47 5 жыл бұрын
ZidaYdoo kale QuruxeeY
@fartuunmaxamed2238
@fartuunmaxamed2238 5 жыл бұрын
Sxiix amaasan
@farxaanocadeeycadeey3652
@farxaanocadeeycadeey3652 5 жыл бұрын
Aad iyo aad
@qayssahalchannel5826
@qayssahalchannel5826 5 жыл бұрын
Nalkii adiga danbshee miyaan noloayn karaa
@queenlove9580
@queenlove9580 4 жыл бұрын
Aad oo wayan
@abdikenimohmmed173
@abdikenimohmmed173 5 жыл бұрын
Inta nebiga jecel scw. Like I saaraha
@samatarkoodar8305
@samatarkoodar8305 5 жыл бұрын
Abdikeni Mohmmed scw
@nuurahirsi5850
@nuurahirsi5850 5 жыл бұрын
Abdikeni Mohmmed ❣
@horofadhimedia3517
@horofadhimedia3517 5 жыл бұрын
Samy Kodar
@saadiahassansheikh5010
@saadiahassansheikh5010 5 жыл бұрын
SCW
@abdiwakilceero5034
@abdiwakilceero5034 5 жыл бұрын
CidiBa manecNBa nabiGee scW ee wll faySaloow adivuNa Hadaad iLaahay Rasuulkiisa jeceshay iLaaHay darTii Iyo maallinka qiyaaaMe FanKa IsKaga BaX Oo coDkaa mcn quraan iyo qawL iLaaH ku akhRi wll plz and pLZ
@zahrai.mohamed6623
@zahrai.mohamed6623 Жыл бұрын
Nafyahay aan naadi idhi Naruurada ruux la raba Haddana naxli kii u qaba Nasteexada moodaysaay 🌹
@rahmatays6662
@rahmatays6662 Жыл бұрын
Ex😥💔Sikastoon anigu sabab ugu ahaa kala tageena hadana wlhi marnaba niyadayda kamaad baxin waana ka qoomameeya kala tageena inkastoo xaalado ina soo wajahay ay ina kala fogeeyen balse habeen qalbigayga kamaad bixi wlaal 1/1/2021💔😥😥😭
@cxafiidheersare6585
@cxafiidheersare6585 Жыл бұрын
😔 😥
@neamaabdullahi6441
@neamaabdullahi6441 Жыл бұрын
🥺🥺🥺🥺🙈
@nurhankayse
@nurhankayse Жыл бұрын
Mardanbe oo khayrqaba sugynaaa
@halena__jama
@halena__jama Жыл бұрын
2023/1/10💔😭galab ay aduunku ila so madoobaday qof walbo arka fariimtan iso duce
@dheeman-bbe4376
@dheeman-bbe4376 Жыл бұрын
Srry badal ficaan 😂
@SalahYare-lv4pg
@SalahYare-lv4pg Жыл бұрын
Waad ka bixi sxib
@halena__jama
@halena__jama 10 ай бұрын
​@@dheeman-bbe4376maxa ku qoslaysa😢
@neamaabdullahi6441
@neamaabdullahi6441 9 ай бұрын
Sorry alleh hku qaboojiyo qalbiga😢
@user-ik2cv3ow1i
@user-ik2cv3ow1i 8 ай бұрын
😢😢😢
@phaatiibrahim4084
@phaatiibrahim4084 2 жыл бұрын
Waa mudo shan bil ah intaan isleeyhy bogsoo oo nlshada meel fcn mari hdana xssaha qaar baa xnn ah adigo qofkiba ilaaway ku gubaya 😭anigo nlshyda wata ban hdana meel ka dhimanahy alhmdulilah qof I jecel wan hystaa hdana aaminaadii baa iga dhimty 😣yaa rabi meel san ban ku weydiistay 22/sep/2021👏
@xasanahmed5
@xasanahmed5 2 жыл бұрын
ilallahay taloo saroo waxa aad hada xasuusanayso inay shaar ku ahaayan aya laga yaba waad kabaxaysa inshallah☝
@phaatiibrahim4084
@phaatiibrahim4084 2 жыл бұрын
Inşallah wllo shokran😗
@xasanahmed5
@xasanahmed5 2 жыл бұрын
@@phaatiibrahim4084 haye wllo qali
@fartunisse4750
@fartunisse4750 5 жыл бұрын
Wow cadi mahan mashalah waxa dareemikoro qofka laga dhawacay qalbiga the Best son feysal muniir cot ilahay bakusiyay lakiin aduunka macano malaha akhiro ayaa dad sugayso walaalkay qali
@ahmedjokarmohamoud6477
@ahmedjokarmohamoud6477 5 жыл бұрын
Fartun Isse
@hassanmatan5077
@hassanmatan5077 5 жыл бұрын
Ax walhi hestan kama daalo dhagaysigeeda waxay ka hadlaysaa xalada aan hada ku sugunahay walhi qof i neceb ayaan intaa ka fikirayaa daba ordayaa ax walhi qofkii jacayl hayo unbaa dareemaya ilahayoow mar uun iga bixi xalada aan ku suganahay amiin amiin
@aminoomar807
@aminoomar807 5 жыл бұрын
Jacaylka wuu xanuun badanyahay waliba markaa kali kutahay waana dareemikaraayaaa iska samir adkeesana waad kabixi insha allah aankula taliyo pro salaaad istakhaara tuko illhna talasaaaro kugufilan
@abshironuur49
@abshironuur49 5 жыл бұрын
Sorry alah ka saro
@hassanmatan5077
@hassanmatan5077 5 жыл бұрын
Thnks wll qali waan qadan taladada wad Ku mahdsantahay wll
@niicimafarah2805
@niicimafarah2805 5 жыл бұрын
Hassan matan wl wlhi sokale allle dhinka allle haynaga saaro
@kaahanuura1357
@kaahanuura1357 3 жыл бұрын
Wlhi ana kulamida ax Allow jcyl inoga gar gaar qofn irabin ayaan imisa sano daba socda Oo dartiis udhibtona mlin io hbeen saan uga fikirayay ayan Nooc kle noqdy Gormn tolow heesta ka nasan allow iga saar mlin uun
@iqbaalmukhtaar4745
@iqbaalmukhtaar4745 5 жыл бұрын
feysal muniir alle codkaaga hakuu siyaadiyo wll mcne wlhi heestan wey iga ilmeeysiisay ax ax ax xanuun badanaa
@farahjama6460
@farahjama6460 4 жыл бұрын
Hadaan nacab weheshadoo Naxliga aan deris lahay Naftani caashaq baa wadee Hadaad adigu daacad tahay Dareen caashaqa ninyohow Niyada ruux kugu hayaa Nalkaba loo if shaa ileen Adaa nacab raacayoo Hadana naawila xumahoo Nabaad guur kana wadee Noolee caashaqa hadeer
@xafsoshekh8771
@xafsoshekh8771 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@hiponuura8823
@hiponuura8823 2 жыл бұрын
😭😭😭😭🥺
@faysalxusni6841
@faysalxusni6841 5 жыл бұрын
Qofka 20 tanaad ayaan ahay iga gadan tahay heestan sami faysal hormar wcn
@maxamuudcabdi1505
@maxamuudcabdi1505 5 жыл бұрын
Setas igu socota
@hassanabdi9457
@hassanabdi9457 3 жыл бұрын
💕💕💕❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋
@khuwaypofficial8847
@khuwaypofficial8847 4 жыл бұрын
Cilad aan lafilan io Cudur weye cashaqu Cado wuxu ileyhy Nafta inuu cadadshe 😭😭😭😭
@yurubdayib5593
@yurubdayib5593 3 жыл бұрын
3
@shamsobarre5678
@shamsobarre5678 Жыл бұрын
Yaan uga dacwoonaa jaceyl
@muqtaaryare4997
@muqtaaryare4997 5 жыл бұрын
Habeen tarikh du tahay 1/6/2019 Anoo murigaysan dawaday Muniir Horay usoco ♥️♥️♥️
@husseinjimalenaciimo5364
@husseinjimalenaciimo5364 4 жыл бұрын
Allah kaa dulqaado walal wuxuu qalibiga jecel yahay si aadan filin allah ku siiyo
@bisharobilan5942
@bisharobilan5942 3 жыл бұрын
Hada waaa 21 9 2020 Maka baxday murugtiiii
@kosaxmed6849
@kosaxmed6849 2 жыл бұрын
@@husseinjimalenaciimo5364 Maash all wllo
@user-ni7ep6ui6m
@user-ni7ep6ui6m 2 ай бұрын
Inad bogsatan rajaynaya wll
@mataanquershma3215
@mataanquershma3215 5 жыл бұрын
Ax ax ax wllhi heestan kama daalo dhagaysigeed waayo xaalada aan ku jiro ayay ka hadlaysaa qof aan jclhy oon mar walba ka fikiro oon isagu ii. Dareensanayn oo been ugu maaweelinayay lkn wax ayaan ku qaaday waayo aragnimo
@hooyowaankujecelahayalleci5815
@hooyowaankujecelahayalleci5815 4 жыл бұрын
Sido kaleh 💔😭😭😭😭😭
@najmosaalaxqaasim9513
@najmosaalaxqaasim9513 4 жыл бұрын
Waan ka xamahay wllo xnuun ayaa Aragtay aniga waaba iska necbhy jcyl
@yasminmohamed4783
@yasminmohamed4783 4 жыл бұрын
😭😭 ilahy wll Qalbiga hakaga rebo wax sahlan mahe
@abdifataaxnani8435
@abdifataaxnani8435 3 жыл бұрын
Bro dadka dhan ayaa dhac ah wan kulla qabnaa markasto qofteyda isma fahano aniga 90 dhib ayaa qaba wana jeclahay lkn tallo waa tii alle in sha allh walaga bixi
@Mustaphe_ahmed14
@Mustaphe_ahmed14 3 ай бұрын
Waxd qortay 4 year ago commentigan hada xusuusihii maiska hilmamtay aniga xalada baxixi lah imika💔🥺🥺
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 2 жыл бұрын
Maxaa naawilaa gal gacal💗 Niyada ku dhistaa Jcyl🥰 Nalkii 💡Adigaa damshee Miyaan noleyn karaa💔😭 Si niyad leh baan u haldey😭✌️
@melxungalee5976
@melxungalee5976 Жыл бұрын
@cadey__Boolo__55 Hadeer Qalbigaaga Mala Soo NooleYn Karaane
@Sharoobo
@Sharoobo 4 жыл бұрын
Maxan nawila galkacal Niyada ku dhista jacayl Nallki adiga danshee Miyaan nooleyn karaa Ax wayo way😭😭💔 ado qalbi jaban hada after 1 year dawanesi like sar
@neamaabdullahi6441
@neamaabdullahi6441 Жыл бұрын
🥺🥺🥺🥺
@xamdicadey2961
@xamdicadey2961 Жыл бұрын
Alla maxaan dad badan oo nacabkeyga wehel moodi jiray yaa Allah 😢😢😢
@user-mv8wm9hp1r
@user-mv8wm9hp1r 7 ай бұрын
Wale heestan inti aan hees dhageystay waa tii iigu naxdinta badned Oo eey niya deeyda kusaab sanded walhi😢😢😢 horay usuco saxib feeysal muniir 😢😢❤❤
@mohameddaauudurus7269
@mohameddaauudurus7269 6 ай бұрын
Heestan waxaan ku xasuusataa Adeerkay oo dhagaysan jiray 2016 kii Anoo aad Uyar Wax Ay kahadlayso ma garan karayn Maanta see Qoraal idiinkuma sharrixi kro waxay ka hadlayso Aadbaa Ufahnsanahay ❤
@ayanmuhammad6369
@ayanmuhammad6369 2 жыл бұрын
24/3/22😭😭😰💘 Mlinti nloshyda igu adked Anigo walac ah o grab oga bhan Ayu fudud o bila swab ah Igaga tagy😭😭nlosha kma xumyso Cunugyga abhis💔😭😭💘
@cumarcabdi2995
@cumarcabdi2995 2 жыл бұрын
You make me emotional i’m so sorry
@neamaabdullahi6441
@neamaabdullahi6441 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@hindaothman7758
@hindaothman7758 2 жыл бұрын
Sorry 😞 nin naxariis maleh payoy
@rodhahassan1388
@rodhahassan1388 2 жыл бұрын
😭🥺 sorry mcney
@amaalabdiwali4644
@amaalabdiwali4644 5 жыл бұрын
Only touching qof wax jecel,daganaan iyo dareenba leh cadi maha thnks bro ❤️
@aawwwow905
@aawwwow905 Жыл бұрын
Maxaad nolol raadisa adaa nacab wehshade inan gumeed ayan jecladay 24/4/2022💔🤕😭😭😭
@abdulfatah4359
@abdulfatah4359 Жыл бұрын
Sorry 😢😢 wll
@riyo_kunoole3189
@riyo_kunoole3189 7 ай бұрын
😂😂😂
@CaashaXuseen-cv8xx
@CaashaXuseen-cv8xx 2 ай бұрын
8 may 2024😢😢😢
@maryanruun2468
@maryanruun2468 2 жыл бұрын
🥺🥺Hadan Ogaan lahaa dadka Qaar iney is badalayan maba barten jecl neh kuma qasaariyen wllhi 😢😢sababto ah xanuunka ay ku geesanayan ayaanba loo adkeysan Karin wllhi 😢😢ilahow qalbi ii adkey 2021/11/23😢😢
@ardoxasan2624
@ardoxasan2624 Жыл бұрын
Waa runta qali
@farxiiyaxuseen6977
@farxiiyaxuseen6977 Жыл бұрын
bil xaqiiqa ma istaahilan in qalbiga sagin lo furo dadka qaar
@fatimajano9862
@fatimajano9862 3 ай бұрын
😢
@hanadabdullahiaden9617
@hanadabdullahiaden9617 3 жыл бұрын
Naf yahay adigaa dhibtiyo hawshiyo nabarada ka hela hadana meel lagu nastiyo raaxiyo neecawda jecel Exactly ❤️
@geishafemmefeminin5951
@geishafemmefeminin5951 4 жыл бұрын
Heestan qiso aniga igu dhacday iin laga sameyay ayad mooda😥
@sahramohamed5952
@sahramohamed5952 Жыл бұрын
Nuxuusta jaclaatay cadoow😢 maxan nolool😭 raadiyaa aniga nacab weheshade illhayoow qalbiga i qaaboji 12 /25/2022 broken heart 💔
@mahamedaxmedali406
@mahamedaxmedali406 5 жыл бұрын
Heestu Waxay ku dhamaatay "Miyaan" so waa qabyo, Noolayn karaa xataa in lagu soo afjaray ahayd, Inta ila aragtay Like lolzz,,, nabad iyo caano Waxaan ahayn waa lakala qaadaa ee idinka a na baree hada like hh
@sarhocali2945
@sarhocali2945 Жыл бұрын
Maxaan nawilaa galgacal 🥲 Niyada kudhista jacayl Nalkii adigaa danshee Miyaan noleen karaa Illhw qalbiga iiqaboji kanasar Niyada qofn kuilawana allow iisahal🤲🤲😭😭
@HaniYusuf-v2r
@HaniYusuf-v2r Ай бұрын
Mudo afar sano baa laga joogaa kala tageenii waline man bogsan halku asne reer iyo caruur yeeshtay😢💔
@hannahaywa5996
@hannahaywa5996 5 жыл бұрын
Ax xaladan kusuganaHy ayay ka hadlaysa heestu yaa rabii iga saar dhibatada 😢😢😢💔💔💔💔💔
@osmanzuuz1278
@osmanzuuz1278 5 жыл бұрын
Hanna Haywa inash allah weya dhamaneya abaaya
@niicimafarah2805
@niicimafarah2805 5 жыл бұрын
Hanna wlhi sokale qaliyey ilahay haynaga saaro
@munaabdi7360
@munaabdi7360 5 жыл бұрын
Hanna anago dhan ayaa ku sugan dhib taas insha alah waanka dawo wey naa
@munaabdi7360
@munaabdi7360 5 жыл бұрын
Hanna anago dhan ayaa kusugan dhiwatada insha alah wanka bexey naa
@niicimafarah2805
@niicimafarah2805 5 жыл бұрын
@@munaabdi7360 ishl wlshy
@hindaqurux8218
@hindaqurux8218 5 жыл бұрын
Malin qudha kama xiisa dhicin hees iyo badh Ama saa haloo heeso ama fanka ciyaarta halaga daayo 👌👌👌👌👌
@bashejamma123
@bashejamma123 5 жыл бұрын
Habeenki Heesta La sameynayey kabdh Ban Wada Fadhiney Abwan Dahaa Gas 👑
@deeqaumuusaama7823
@deeqaumuusaama7823 3 жыл бұрын
Oo maxad iigu yedhi weydy wll😁
@xamdabashir5020
@xamdabashir5020 3 жыл бұрын
Anba waan fadhiyeye anigiyo jundi hadad garnyeso
@bashejamma123
@bashejamma123 3 жыл бұрын
@@xamdabashir5020 hhhh halkee baad fadhiday
@faraxumar1349
@faraxumar1349 Ай бұрын
Niyadan ka dhawacanh maxa lagu daweeya waxan aha qof yarati cidalo ku soo koora oo dunidu macan ima laha😢😢
@farxaanyareofficial4739
@farxaanyareofficial4739 4 жыл бұрын
Feysal muniir codkiisa waa cod lala dhacay aniguna aad ayaan u tageera inta ila tageerto like ha saarto😍😍😍❤❤❤👈
@ikraanxalane2045
@ikraanxalane2045 3 жыл бұрын
Xxxxxxxx allow amusatay sahal
@nafissamohamed3697
@nafissamohamed3697 3 жыл бұрын
Machallah
@fardusmahamuddahir84
@fardusmahamuddahir84 5 жыл бұрын
Nafyahay doqontiyo qof neceb naxuusta jeclatay cadaw maxad nolol radisaa adaba neceb waheshadee
@IgraanMaxamuud
@IgraanMaxamuud 5 жыл бұрын
Thanks wwwwwwww
@sagalb9780
@sagalb9780 5 жыл бұрын
Maxan naawilaa galkacal niyada ku dhita jacayl nalkii àdigaa danshee miyaan noolaeyn karaa? Sidaasa loo heesa ama makarafoonka wa la isga dhiibah faysal muniir boqorka jagjiga jir oo jog wllo
@sucaadcumar927
@sucaadcumar927 5 жыл бұрын
ax yaahes
@sucaadcumar927
@sucaadcumar927 5 жыл бұрын
fanaan aan taagero muniir
@xamdaabdi999
@xamdaabdi999 Жыл бұрын
Nin somali waa geeed naxariis jacayl mayiqano xanano😭😭😭
@abbasdettergentabbasdetter8153
@abbasdettergentabbasdetter8153 5 жыл бұрын
Waxan ahay Qofkii kowaad Hadad iga danbeeso please like ii saar 🙏❤️🙏
@nimcoalu489
@nimcoalu489 5 жыл бұрын
Abbas Dettergent Abbas Dettergent ❤️❤️
@hamdamoha37
@hamdamoha37 5 жыл бұрын
😰 maxaan naawilaa galkacal 😢 😰niyada ku dhistaa jacayl😰 😰nalkii adiga danshee😢 😰 miyaan nooleyn karaa 😰 😰 jacayl waa cudur 😢
@ismahanmohamed1814
@ismahanmohamed1814 4 жыл бұрын
mmm
@hassanmacowofficial6305
@hassanmacowofficial6305 4 жыл бұрын
Ax ax ax waruntaa quruxay
@gashaanleguureeye4779
@gashaanleguureeye4779 3 жыл бұрын
Aad iyo aad jaceylku waa xanuun badanyhy aniga kamarqati ah
@mohamedalihashi2475
@mohamedalihashi2475 3 жыл бұрын
Maxaan naawilaa galkacal. Niyada ku dhistaa jacayl, nalkii adigaa danshee, miyaan nooleyn karaa
@museawled3907
@museawled3907 2 жыл бұрын
@@hassanmacowofficial6305bjjbucjsh
@Khadramubarak455-fe9ox
@Khadramubarak455-fe9ox 6 ай бұрын
4 February 2024😢
@rahmaahmed4317
@rahmaahmed4317 2 жыл бұрын
Anigey iga hadleysa heestan Xaaladan ku jiro alla og 😭😭😥💔
@zupersiciiddhiif2719
@zupersiciiddhiif2719 5 жыл бұрын
Neceb weshadee✔✔✔ Hees qiiro leh faysal muniir👌👌👌👌 Ilkacase thnks
@Fayad-Moalimo
@Fayad-Moalimo 3 жыл бұрын
Somalidan wan ka yaabey hees walbo iyo comenti walbo ax ax 😭 iyo aney igu socota hestan ku hayaan war hanaga waalina wixina jacayl ma ahane dowlad la'aanta iyo jacaylka isku daneysiga ah ee lacagta u hogaan ah waan wada arkeynaaye naga daaya fodada😉 riyada beenta ah ka kaca,hal hees wa la gartey iney ku taaban karto lkn hees walbo ma ku quseysaa😂😂😂 yaab wlhi
@yaasmiinmohamed3031
@yaasmiinmohamed3031 2 жыл бұрын
Hhhh sawmaha
@usmi-offcial1085
@usmi-offcial1085 4 жыл бұрын
feysal muniir codkiisa waa cod aad u macaan wllhi sxp wxan ku leyahay horay u soco
@MESUT188
@MESUT188 3 жыл бұрын
NALKII ADIGAA DANSHER MIYAAN NOOLAYN KARAA😢❤ Ereyo macquul ah😘
@khaalidkhadarcabdi768
@khaalidkhadarcabdi768 5 ай бұрын
Nalkii adda danshee Miyaan noolaynkaraa 💔💔💔 Inta xidhiidhka xumaday ka hadhay calool adeeg waxku wadda liketa haila dhaafin qlpigena mide
@sahrasalad461
@sahrasalad461 2 жыл бұрын
Fanan nagu qali ah. Feysal. Muriir🔥🔥🔥😍😍😍💯🌷
@malyuuncabdixasan1969
@malyuuncabdixasan1969 2 жыл бұрын
Heesta waxaaa lamodaa in aniga lay qadayba💔💔😪
@hiiraan_boy10
@hiiraan_boy10 2 жыл бұрын
Best song aan jecelahay ❤️🙏
@farxiyomuuse918
@farxiyomuuse918 Жыл бұрын
Heestan waxaan dhageesta markaan dhibaato galo
@MustafeClraxmaan-ou5no
@MustafeClraxmaan-ou5no 3 ай бұрын
Listening 08 apriL-2024 HapEen Salaasa Waxan Jawi WaCan Wada Qaadanaynaa azxaap WaqtigU ii DoraY ,keliYaaTa Waxan Ka ZimanahaY Dareenka Aan U qabnO Heeztani DhagaYsigEda RunTi Muztaqbalka alle Og BalsE wan RajayNaya ZhpkaY Oon Hada wada JoognO in Anu Nolosha Wada Rafiiqi dOono Long Life ZhpkaY Zuhaip Mahamed Hassan❤🙏
@jakliinjacky8020
@jakliinjacky8020 5 жыл бұрын
Qalpigygii jabnaa dhawcday wlhii 👩‍🔧😭😭😭😭😭😭😭😭
@yaaniempire408
@yaaniempire408 5 жыл бұрын
like hadaad jiifka Ku daawanyso misana commenti akhrinyso 💞love you from Paris💕👏
@bcjaylani1949
@bcjaylani1949 5 жыл бұрын
Wllo subscribed igu cawwi
@mohamedabdinor3802
@mohamedabdinor3802 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh aniga cml miyaa hhhhhh
@zahruujiahmed2129
@zahruujiahmed2129 5 жыл бұрын
@@mohamedabdinor3802 😆😄
@biggpappa2966
@biggpappa2966 3 жыл бұрын
We love too je taime 💘😻
@sagalabdikadir1476
@sagalabdikadir1476 3 ай бұрын
Ina ijediid modayba 5y inad jogta rajena 🙌
@mohamedqabile5753
@mohamedqabile5753 Жыл бұрын
Waxan weli maankayga ka bixin malinkii aan heestaa maqlay iyo xldan ku sugnaa siday isu la yaheeen 😭😭😪💔
@XaredAliofficial
@XaredAliofficial 2 жыл бұрын
Waxan dhegeysanaya 1 Septemper 2021 Mittwoch 😭😭😭😭
@umalkhairali6610
@umalkhairali6610 4 жыл бұрын
Waaaaw mansha Allah inankani waxwalba wu iskudarsaday
@Msshodan4455
@Msshodan4455 2 жыл бұрын
Mid Ana caaw ku suganhy ilahey baa ogo ilaheyow qalbiga iqaboji walhi xanuun weye markad qof Ana ku rabin jacelto 😭😭😭😭😭
@abdiqanimohamed9938
@abdiqanimohamed9938 Жыл бұрын
😢
@shakircabdillahi2906
@shakircabdillahi2906 5 жыл бұрын
I like faysal munir wlhy abti nolow inta sidayda kile isar 😉and you ilkacase sxb qlii nolow cadawga hajabo sxb like you 👇too ☺☺☺😍
@caaishmohaan5309
@caaishmohaan5309 3 жыл бұрын
Mudo sanad ah waan dhabar adygayay walina mabogsan hadana ma Quusan wali waxan raba inaan kabogsado oo aankaxuroobo jclka wa dilaa erayada heesta waxay taabanayan boogtyda😭😭😭😭😢💔
@nasriinsuleyman9864
@nasriinsuleyman9864 3 жыл бұрын
Insha allh wad ilobeysaa😢😢
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 3 жыл бұрын
Heestan musalsal ka ayaan ku jclaaday dartii wxn raadiyaba caawan helay 😅
@nessamahmoud6228
@nessamahmoud6228 3 жыл бұрын
hhhhh ama sidoo kle
@maanlulaahmed9003
@maanlulaahmed9003 3 жыл бұрын
Anigaba wlhi😂😂HcTv🥰
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 3 жыл бұрын
@@maanlulaahmed9003 😂🤣 reero jacayl baad Tahay hada zxb
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 3 жыл бұрын
@@nessamahmoud6228 Ahhahahaha Film kaasa ina jeclay siiyay
@yasminmohamed4783
@yasminmohamed4783 4 жыл бұрын
Heestan erayadeda aniga in laysameyay modayaba♥️😥
@abdiwaliodowamohamud333
@abdiwaliodowamohamud333 8 ай бұрын
Hestan nabarada kanastay 2018 ayay igushidaysa markan waye jiif iyo jog nolashana nacay alxm illah nolasheyda hada waxu kadhigay med dhankastaba loga so hirto
@ayaanshugri7938
@ayaanshugri7938 10 ай бұрын
Nafyahay aan naadi idhi naruurada ruux uqaba hadana naxli ruux uqaba nasteexada moodaysaa😢Friday 15 September 2023 waxaan idinka soo salaamayaa jigjiga jano 🖐
@fardowsoabdullahi8493
@fardowsoabdullahi8493 Жыл бұрын
Waaaw wey iga gadan tahay heestan
@maxamedgesood3909
@maxamedgesood3909 3 ай бұрын
❤❤
@shamsoosman2047
@shamsoosman2047 3 жыл бұрын
Hees macaan ❤️❤️❤️my legend codka fanaan keega cod macaan 💃💃💃
@foodeylyrics1691
@foodeylyrics1691 5 жыл бұрын
Halkeda dhigtay masuul... Ilkacase thnks pro
@worldtoday1331
@worldtoday1331 Жыл бұрын
May 2023💔💔🥹🥹💔💔 Nafyahay aan naadi idhi Naruurada ruux la raba Hadana naxli kii u qaba Nasteexada moodaysaay.
@adnanhusein1437
@adnanhusein1437 3 жыл бұрын
(May 5 )7 dedii haben jimce aha (2021) waxa igu dhacady qisadano kle qof an jecla aya i cidlaysay😢😢
@hayaatnuurcumar332
@hayaatnuurcumar332 2 жыл бұрын
🥺😭
@adnanhusein1437
@adnanhusein1437 Жыл бұрын
1 sano ka dib ayaan kusoo noqday alxamdulilah cawa oo ay tahay axad/15/1/2023/ waxa isoo celiyay wax kale maha waxan si kadis ah u arkay inantii aan jeclaa calafna nakala kaxeeyay 😭5/7/2022/ iyadoo hooyo ah ☺wanan garan wayay waxn ku dhaho ileen wali sidii ayan u jeclahaye.anigoo amusan ayaan dhafay .waxan allh uga baryayaa awlad salixa inuu ku arsaaqo.ana nasiibkayga wan heli insha allh.aad idin salamaya dhalinyarda sidyda BROKEN HEART AH 😭💔👋
@lastqueen3872
@lastqueen3872 5 жыл бұрын
The best song keep going ilkacase lyrics ❤❤❤❤
@rahmacige9251
@rahmacige9251 Жыл бұрын
Nafyahay cabshada ha baran adiga calmde ka guro midhaha qadhadhka ah adiga qof aan dareen wax ka aqoon adiga calmde anigu maxaan ku samyn kara 😪
@shankaronmohamed4004
@shankaronmohamed4004 4 жыл бұрын
5april bishi afrd 2020 anoo murugesan ban dwdy😢😢😢😢😢
@AMY-yy7wo
@AMY-yy7wo 4 жыл бұрын
Anigana caway idarantahy!!
@muhiimlovemuhiimlove6359
@muhiimlovemuhiimlove6359 5 жыл бұрын
Nafyahay doqontiyo taneceb naxuusta jeclatay cadow maxaad nolol raadisaa adaa nacab weheshadee💔😭😭😭😭
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Our lgend fysal munir🦁🔴🥰
@rahmamaxamuud562
@rahmamaxamuud562 2 жыл бұрын
Waxan dhageysanaya 12 april 2022 ano dhawacan ruuxan kudaremin lamajeclado
@munoyusuf9211
@munoyusuf9211 Жыл бұрын
cawa oo 24/07/2023 Waa habeen ii madow 😢 Qalbiga alow ii Xasili 😢😢😢😢😢😢😢 Maxan naawilaa kalgacal niyada kudhista Jacayl Nalkii adigaa Denshee miyaan noolaynkara
@canab-wd1sy
@canab-wd1sy Жыл бұрын
Sabar abayo wad hili malintada
@zakisuldaan9975
@zakisuldaan9975 5 жыл бұрын
Haben xasus mudan oo ramadan so galayso ramadan karim 5.5.2019 🎉🎁🎊🎊
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 Жыл бұрын
Alaylehe anigaa nuxuus jeclaaday Nalkii adigaa danshee Miyaan noolayn jaraa😢💔
@AxlaamQurux
@AxlaamQurux 8 ай бұрын
Nafyahay aan naadi iri Naruura ruux la raba Hadana naxli kii u qaba Nasteexada moodaysa 😢😢 November 2023
@hassanmaxamedcabdilahi2856
@hassanmaxamedcabdilahi2856 2 жыл бұрын
Wlhy heestaan aadby iitaabaty wxn dawanayaa anigoo qalbiga la iga jabyey Inan ayaan khdka izka brny oo wxy daganyd hargyza Ana burco dagana waayo waan kala fogayn oo is aragtaydu way yarayd mudo 3 sano ayaan wada zoconay 😭😭😭😭 maalintii isky dambyzy wxy ahyd anoo mrkaa burco ka imi iyada darteed mrkaa fazax ayey ahyd oo jaaniska aan isku arki jirny fasaxa ayey ahyd kadip xidhiidhkygii jacyl wuu burbury ilaa alaankan waan jeclhy imjnka mudo Laga joogo 6 bilood ma arag meel ay maryzo hdy nooshhy wxn leeyhy mrksta farxadaada ayaan jeclhy nolol wgsna waan kuu rajaynyaa marwalpa qli 😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️
@yousra52
@yousra52 3 жыл бұрын
Nafyahay aan naadi idhi 😢 naruurada ruux😢 laraba hadana naxli kii u qaba nasteexada moodeysaay💔😢
@sundusladan581
@sundusladan581 4 жыл бұрын
Qof wax jecel daremi karaa 😢💕
@barwaqohupthirahman2568
@barwaqohupthirahman2568 Ай бұрын
inta bukaanka ah ee heestan so radiisay 5y kadip wn salamaya 😭💔
@laylaomar3528
@laylaomar3528 Жыл бұрын
Waaa malin khamis ah sacada waa 9:40 Wxn jooga goobtayda shaqada anoo niyad jabsan qlbigana aaad uga murugoonaya Nafyahy adigaa dhibtiyo howshiyo nabarada kahela hdna meel lagu nastiyo raaxiyo naacawda jecel 😭😭😭😭😭❤🙏
@wizzidiris5382
@wizzidiris5382 5 жыл бұрын
Aaaax wlhi wn ilmeyay aaax heesta qof jcyl wx ka yaqana aya daremi kara allow lamane daacada isii 😭😭😭😭💔💔💔
@hamdasaid3053
@hamdasaid3053 4 жыл бұрын
Wizz Idiris 😥😥alle haku siiyo wll
@ismalura3607
@ismalura3607 2 жыл бұрын
11/10/2021 ban dawanaya hestan jcylow maxan ku nacay😭😭😭😭💔💔💔
@zaimoabdullahi1173
@zaimoabdullahi1173 2 жыл бұрын
Ani hadan dawanaya
@aayahenatours
@aayahenatours 5 жыл бұрын
Waawarey Somali qabyaladey naga daaya dee bahasha qof Waliba MA aseey ka hadleysa heestu sidaa jaceylku haduu u wada qaban lahaa qalbi wanagsana u lahaan lahaayen wadanki baa nabad noqon lahaa
@alonegirl9706
@alonegirl9706 2 жыл бұрын
Mxaad nolol raadisa Adaa nacab weheshade Murugo loma dhinto 🥺💔😰
@moustapheabdihafid962
@moustapheabdihafid962 4 жыл бұрын
QaLpiH Dareen HadLay😔😢😭❤ OH Maxaad Nolol RaadizaH😭😭😭😭❤
@KhaLeDhaykal47
@KhaLeDhaykal47 5 жыл бұрын
The best song wllhi weeye 👌🏽💋
@sakariyeaxmedmaxamed812
@sakariyeaxmedmaxamed812 2 ай бұрын
Heestani Nafteyda Saameyn Gaarana ayey Ku Leedahay Wlhi Waana Heesta Aan Markasta Oo Aan dhageysto Noloshayda Sameysa😢
Faysal Muniir Heestii Dayaxiyo Cadceedaba Lyrics 2019 BY ILKACASE LYRICS
6:34
FAYSAL MUNIIR┇WAAN KULA BALAMI LAA ᴴᴰ 2019┇LYRICS
5:56
ZACK FILMS
Рет қаралды 2,9 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 5 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 11 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,2 МЛН
QISO DHAB AH LIIBAAN DOOR NAFYAHAY MUXIBADA KAJOOG HEES CUSUB VIDEO 2022
4:26
FAYSAL MUNIIR  XASUUSTII {MAXAMED AADAN DUGSIYE}2022
3:37
FAYSAL MUNIIR
Рет қаралды 6 МЛН
HEES CUSUB FAYSAL MUNIIR XABSI CAASHAQ 2020 HD Tusmo Lyrics
6:12
Naasir Tusmo channel
Рет қаралды 358 М.
AXMED AARSHE┇HEES CUSUB (AFKAAGA MASUUL KA NOQO ᴴᴰ)┇LYRICS
8:20
ISKALAJI || Laba Wajiile || hees lyrics +2018
4:45
ZAMI FILMS
Рет қаралды 7 МЛН
FEYSAL MUNIIR XABSI CAASHAQ | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
6:40
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 4,2 МЛН
FAYSAL MUNIR/ XASUUSTII CUMAR DHUULE(AUN)
5:25
FAYSAL MUNIIR
Рет қаралды 2,1 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
Sevinch Ismoilova - Ustozlar qo'shiqlaridan popuri (Xorazmcha)
6:15
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 1,2 МЛН
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 233 М.
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 405 М.
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 1,9 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 230 М.