Cabdirisaaqii Badbaadiyey La Ma Dilin Ee Wuu Nool Yahay Oo Wuu Noo Warramay!

  Рет қаралды 43,662

Heersare Media

Heersare Media

Жыл бұрын

Faarax Raage Waasuge, oo dhawaan u warramay "Hanoolaato", waxa uu sheegay in uu yahay qofka keliya ee ka badbaaday 21 nin oo ay dil ku fuliyeen ciidan ka tirsanaa SNM, isla markaa na uu amarka lagu laayey uu bixiyey guddoomiyihii maxkamaddii SNM, Cabdixakiin Summini.
Dilka oo Faarax sheegay in uu dhacay Julay 8, 1988, ka na dhacay deegaanka Jameecaadka Caynaanshe, oo Burco in cabbaar ah u jira, ayaa nimanka dilka lagu fuliyey, waxa markii hore soo fasaxay oo warqad u soo qoray, saraakiishii ciidankii SNM ee Burco qabsaday: Maxamed Kaahin (Wasiirka A. Gudaha JSL) iyo Alle ha u naxariistee Maxamed Cali.
Waxa uu sheegay in nin haystay Maanyare u diiday in ay gudbaan isku na dayey in uu dhib u geysto, hase yeeshee dadkii deegaanku u diideen in uu wax u geysto, kula na taliyeen in uu Burco ku celiyo. Markii ay soo noqdeen ee ay marayeen Jameecaadka Caynaanshe, in ay halkaa ku kulmeen guddoomiyihii maxkamaddii SNM, Cabdixakiin Summini. Markii loo sheegay in ay yihiin dad Burco laga soo fasaxay, oo la diiday in ay dhaafaan Maanyare la na guddoonsaday in Burco lagu celiyo. Faarax, waxa uu sheegay in Cabdixakiin halkii ku go'aamiyey la laalayo 21kii nin ee uu ka midka ahaa. Isaga oo intaa raaciyey, arrimaha uu u cuskaday layntooda in ay qayb ka ahayd in ay ahaayeen saraakiil ciidamadiid dawladda ka tirsanayd oo tallaabaysay.
Markii dilkii la fuliyey, isaga ayaa dhaawac ahaan looga tegay oo badbaaday. Markii dadkii ku soo yaaceen ee la qaaday ee tuuladii (Jameecaadka) la geeyey, ayaa maalintii xigtay waxa halkaa ugu tegay nin uu ku sheegay, Cabdirisaaq, oo ah ninkii badbaadiyey oo uu abaal weyn u hayo, oo dadkii ku ballamiyey; qoray na warqad ah in aan la taaban karin ee ay xannaaneeyaan, inta uu kala wareegayo. Muddo yar ka dib, waxa uu maqlay in Cabdirisaaq lagu dilay dagaal Oodweyne ka dhacay, isla markaa na uu si xun uga naxay.
Hadda ba, Cabdirisaaqii badbaadiyey ee uu u haystay in dagaalkii lagu dilay, ayaanu soo helnay, waxa aanu la yeelanay na wareysigan ee ka bogasho wanaagsan.

Пікірлер: 214
@najibab2138
@najibab2138 Жыл бұрын
Nin ado u malaynaya inu geeriyoday aad sas u amantay oodan ka rabin inad ku raali galiso waa amaanta u qaalisan! Ninkan waa nasab walhi ❤️
@hindaseenyo1556
@hindaseenyo1556 Жыл бұрын
Isaaqa reerka la yiraahdo Soomaali nimada way ku dhiman jireen waxa fogeeyay oo inay Soomaali nacaan ku qasbay waa dawladii dhacday iyaguna inay Soomaali ku colaadiyaan aad baan uga xumahay adeero waad mahadsantahay you are lovely man allaha ku sharfo ❤
@caligabiley9644
@caligabiley9644 Жыл бұрын
Waad mahadsantahay walaal Allah haku shardo
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan Жыл бұрын
Waa runta oo somali cid naga jeclaayid may jirin somalinimanu wax walba ka horaysiin jirnay lkn wanala xumeeyay maha siyaad bare oo kaliya ee wa ila lixdankii mar kii la midoobay bay bilabantay oo nalo arkay dad walan oo qaldaana oo mirqaansan hadana ila halka lo yaqan soamli galbeed 77 kii ragii u badna dagalkiibanu ahayiin ila jabuuti xornimadeedi banu ka qayb qadanay manta cid ma xumayne anaga lala eeyada lkn alx
@HELLO7546
@HELLO7546 Жыл бұрын
Midawigii labada dal iyo sidii dawladii loo qaybsaday ayuu qanaca iyo niyadjabku ka dhashay, dawladii ina Siyaad way isa sii kabo raacisay, waxaase ka daran kuwa maanta meel walba xaasidka iyo cuqdada la daba jooga Somaliland,
@mahdimaxamad8399
@mahdimaxamad8399 Жыл бұрын
Colonel c/risaaq gambayare waa in aan ugu yeernaa General c/risaaq. Darajada General waxaa siiyay oo u gartay inta afka soomaaliga ku hadasha. Bilad buu istaahilaa. Ilaahey na ajar iyo janatu fardoowso ayaan uga barinay. Anigoo ah nin hawiye ah. HG ah. Waxaan leeyahay c/risaaq taariiq da ayaa xusi doonta.
@DHAQANMAAL
@DHAQANMAAL Жыл бұрын
Waa run ninka nin somali ah babaadiyay waa in abaal celin iyo maamuus la siiyaa
@mohammed-jama
@mohammed-jama Жыл бұрын
*Alle haw naxariisto 20 ki nin ee xaq darada lagu dilay - kumay dhiman talo SNM, kuma dhiman talo ISAAQ ee waxay ku dhinteen talo hal qof oo aan cidna la tashan cidnay matalayn SNM hadii ay Laymaysana markii hotelka burco joogeem bay layn lahayn lkn taas badalkeeda waabay ilaliyen iyaga iyo hantidoodiiba , dilkaas markii uu dhacay MUQDISHO waxa iyana lagu dilay rag badan oo isaaq ah oo dilka nimankaas 20 ah loo aanaynayey kuwaas qudhooda Talo hawiye laguma dilin ee talo dhawr qof oo u aar gudaya ragoodi uun baa lagu dilay Ilahay dhamantood haw naxariisto*
@ishakasmada3077
@ishakasmada3077 Жыл бұрын
Dadka Alle qaar gob ah baa ku jira sida C/risaaq Alle abaalkiisa ha siiyo waa boqole ninkaasiye.💗
@dajiscom463
@dajiscom463 Жыл бұрын
M.a aamiin
@hamsehashi33
@hamsehashi33 Жыл бұрын
Allahu Akbar☝ ilaahay cimriga iyo caafimaad kaba hakuu dheereeyo Adeero, waxaad tahay Masuul Caqli badan oo dun-wacan oo Alle yaqaan ah oo sharaf iyo karaamo leh❤❤❤
@abdallahbashir7309
@abdallahbashir7309 Жыл бұрын
Ninkaa C/risaaq La yiraahdo waa nin Wanaagsan Allah SWC Waxan in jano fardowso Naxariistiisa ku galiyo... Dambigiisa iyo Dambiga waalidkiis Allaha dhaafo. Aamiin Aamiin.
@aliwasuge8735
@aliwasuge8735 Жыл бұрын
Mashlah waa taariikh mug weyn waxana soo of baxaya xaqiiqooyin badan oo loo baahnaa in la ogaado waana u mahad celinayaa Abdirisak oo ah nin weyn ilaah darajo la doonay waliba anigu Waxan garanayaa Farah Raghe Wasuge .
@dajiscom463
@dajiscom463 Жыл бұрын
Haa m.a
@moogebushaaro627
@moogebushaaro627 Жыл бұрын
Masha allah allaha inoo wada daayo labadoodaba waa labo walaal ku noqday islaam nimo iyo somali nimo Ana waxa adeerkay rumaad ah kornail c.risaaq gambayare
@abuahmed5748
@abuahmed5748 Жыл бұрын
Maasha Allah ...Abdirazak waa Soomaali Dun xariira ah ..Allaha kaa jazai siiyo Dadka aad badbaadisey iyo hadalkaaga murtida aad kusoo gunaanadey.
@Ridwan-jo1wc
@Ridwan-jo1wc Жыл бұрын
Rabi if iyo aakhiraba haka abaal mariyo cabdirisaaq wanaagaas iyo wanaagyadaa badan ee uu alle dartii u sameeyay.
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 Жыл бұрын
Cabdirisaaq Waxan filayaa in uu yiri xamar Baan joogaa ugu horeeyn ninkaan Waaa in laabaalmariyaa si somalinima ah qofka. Caqligaan iyo dilqaadkaan leh iminka ayuu somali anfacayaa
@siciidjamac7183
@siciidjamac7183 Жыл бұрын
Sifiican janaraal c.risak ganbayare waa nin qliya oo kudayasho mudan wll wana in la abaal mariya si ay bulshaduna ugu dayato
@muhsinsaid5569
@muhsinsaid5569 Жыл бұрын
Sababta loo abaal marinayaana maxaytahay ninkan faraax ma isagaa bad baadiyay Ilaah baa bad baadiyay isagoo nool buuna uyimide nin wuxuu ahaa dadkiisii oo lala xasuuqay Alle kasoo reebay ma in uu raashin siiyay oo maalmo qado ka dhiibay baa loo abaal marinayaa ileen isagu xitaa halkii maydka lawaray kama soo qaadine horta QOLADAN HAWIYE QALBI JILICSANAA hadii loosuuroodo waa iska aqbalayaan. Ninkaan sida uusheegay sarkaal SNM ah yuu ahaa iyagaana soo hayb soocay oo xasuuqay dadka soo in la is waydiiyo maaha ileen JABHADU way u dhamayd falka dhacaye?
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Xamar waa inuu isga yimaadaa intaanaan ku dulin Farmajo iyo ciidmadii NISA samastey
@abdishakurmuhumedmuse2284
@abdishakurmuhumedmuse2284 Жыл бұрын
Kornayl Cabdirisaaq Gambayare, waa geesi iyo nin waxgarad ah. Ninkaa uu badbaadiyey ee Faarax na, Ilaahay ayaa u soo diray; waa dadka ku suntan tudhaalaha iyo birmagaydada.
@yasinereg8148
@yasinereg8148 Жыл бұрын
Colonel Abdirisaq wuxuu istaahilaa in la siiyo bilada ugu saraysa ee geesinimadda ciidanka.
@dhacdonalawadaag1044
@dhacdonalawadaag1044 Жыл бұрын
Ilaahay (SWT) ha ka abaalmariyo Cabdirisaaq Gambayare, ninkaa uu badbaadiyey, Faarax na, ajal baa loo laabnayd.
@GareenMedia
@GareenMedia Жыл бұрын
Ninkani gob weeye, berigaa uu ka sheekaynayo aad buu dhalin yaraa, hadana wuu garaad weynaa. Allaha barakeeyo caafimaadka iyo cimrigaba.
@abdinasirmohamed4012
@abdinasirmohamed4012 Жыл бұрын
Kornayl/xildhibaan hore Cabdirisaaq-Gamabayare hadalkiisa waxa ka muuqata gobonimo Alle u dhaliyay
@jimcale2553
@jimcale2553 Жыл бұрын
Halkuu ku nolyahay wl wlhy wa nin gob gob dhashay ah
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 Жыл бұрын
C/risaaq allaah haxifdiyo inu dhintuu modayay ninkii faarax masha allaah taariikh wanaag san baad rebtay
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 Жыл бұрын
❤❤❤ Masha Allah Somali Waa Dad walaalo ah. Biniaadamna gibigiis sax iyo qalad Wuu leeyahay. Aad baan ugu faraxsanahay Inaan maqlo Adeer Abdirisaq codkiisa. Hadaan nahay qaraabada Adeer Farah Rage ❤ Aad baan ugu mahadcelinaynaa Guuleyso Adeer. Wariye adigana mahadsanid ❤❤❤ youtube Waan ku xirnaan doonaa Insha Allah. Somalia Allah xafido
@abwanmahiigan7666
@abwanmahiigan7666 Жыл бұрын
Waa aderkay c risaaq ganbo yarey 1991 ayuu ka xidhay xamar markii afwayne baxay walina somalia ayuu joga waxna ka goday gacan dhawan oo qarax ayaa shabab udhigtay waxuu amisan yhy somali wayn waanu ku ixtaarmayna aniga oo ader iyahayna waxn amisan hay somaliland Republic adero raage iga gadhsi hargeisa iyo burco berbera cerigabo gabiley waa dalkisi labad waxa daglamay waxay ahyen faqash iyo snm ee am daglmin hawoye iyo isaaq qof kasta oo faqash iyo snm dishay waanu ka xun ahay lkn somali waa dad wallo ah ee qadiyadaha halaysku ixtaarmo
@abwanmahiigan7666
@abwanmahiigan7666 Жыл бұрын
@@Tifow539 xamar somalia waa xor qofku fikirkisa isga leh
@badrinr5345
@badrinr5345 Жыл бұрын
@@Tifow539 gooni ugosadka waa wax hoos laga qatey ee somali weeyn ayaa marka hore dadka lagu owrkacsade ee snm oo dhan raali kama aheen qaar iyaga kamid ah ayaa wate
@yousufabdi1829
@yousufabdi1829 Жыл бұрын
Maashaa allah, runtii soomaalidu waa dad walaalo ah laakiin waa la isku diray, waxaan taariikhda ku hayaa in aanay SNM layn jirin dadka maxaabiista ah, maatada iwm, sidoo kale waxaan dad badan ka maqlay in magaca hawiye lagu nabad geli jiray
@awadkayse4736
@awadkayse4736 Жыл бұрын
Wolow Snm jabhad ahayd haddana dawladii Faqashta iyo xataa USC dii ka dambaysay labadaba way ka naxariis badnayeen waan ka gobanimo badnayeen,wolow oo aan jabhad ama kacdoon khaladaad kooxed ama qof ama qofaf laga waayin.
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 Жыл бұрын
Ilaaheey hakaa abaaliyo adeer naxariista aad u muujisey dadkaas aad badbaadisey,runtii naxariista waa mid hadiyad rabaani ah
@abdifatahhassan5561
@abdifatahhassan5561 Жыл бұрын
Si fican baaan udhageystay wareysiga cabdiresaq waxa iga baxay nin kaduwanaa dadkan soomalida ah naxris badan dhaqn iyo diinba celiyey welina dadkii ficnaa wey noolyahiin alle haku xafido akhiro iyo aduunba
@najahabdifatah5245
@najahabdifatah5245 Жыл бұрын
Libaax nin ganey iyo nin galadeyba og❤Cimri dheer cafimad ku waar adeer
@farahabdi3592
@farahabdi3592 Жыл бұрын
Weliba mujaahid cabdilaahi abokor (bidhiidh) AHUN halyeey buu ahaa oo waxaana wada shahiiday isaga iyo inankiisii mohamed
@abdiwalimohammed2137
@abdiwalimohammed2137 Жыл бұрын
Waa Geesi Aderkan Masha Alah ❤
@h.a.baazka9861
@h.a.baazka9861 Жыл бұрын
MAshaa allah c/risaaq alle haku barakeeyo if iyo aakhiraba
@boqorka21
@boqorka21 Жыл бұрын
Labadan walalo maa la isku keeno insha Allah
@aidarusyusuf138
@aidarusyusuf138 11 ай бұрын
Farax askari buu ahaa , hargaysa jooogay , dad buu xoolahooda uu dhacay iyo jaad markaas ayuu ganacsade noqday , hargaysa oo dhan way taqaanay .
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Gamba-yareha la sheegaa ma kan Xamar iyo Federaal ku dawakhaybaa. Ilaahay baa inaga kaxeeyey, waayo kelitaliye hadaad maqasho ka ugu darani waa kan diida waxa ummadiisa oo dhami go'aansato. Haduu ku leeyahay fooqii Jirde Xuseen baan hurdaa 2022. Nin Ambaday dheh. Gamba-yare waa Gamba-yare.
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Жыл бұрын
Cabdirisaaq waa Nin aragti dheer oo wanaagsan dadkii hore ee daacada ahaa ayuu ka haray ilaaheey cimriga Ha u barakeeyo
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 Жыл бұрын
Aad iyo aad baad u mahadsantahay walaal waa taariikh aad iyo aad u cajab badan !.
@hassanmohamud2317
@hassanmohamud2317 Жыл бұрын
Waa nin rageed yaqaan sida rag qori sita laysaga celiyo yaqana sida gobanimadu tahay iyo muslinimadu soomalinimadu 🇸🇴🙏
@cabdiadancabdi5058
@cabdiadancabdi5058 Жыл бұрын
WAlalkey cabdi risaaq axmed cali geelle wuxuu ahaa nin garasha iyo caqliba ilahay ku mannaystay waana waana arin illaha wayni wanaag ku waafajiyey ilaahbaana mahada iska leh waanan kuu hambalyeynaya wanaaga uu ka geystay arintaas
@pharmayoutube109
@pharmayoutube109 Жыл бұрын
Mashaa AlAAH, ILAAH ha ku barakeeyo Abdirzaq adun iyo Aakhiro
@Suldaan-Maakhiri
@Suldaan-Maakhiri Жыл бұрын
Gobta la sheego Ninkan hortii maan garwaaqsan, alle if iyo aakhirba ha sharfo.
@samirr546
@samirr546 Жыл бұрын
Madaxwayne sida C/risaaq oo kale ah ayey Soomaalidu u baahantahay Shariif Shurafo ka soo jeeda!!!!!! Siyaad Barrena waxa baalka madow ku qoray waa ku wii u shaqayn jiray ee Dagaaga ahaa.
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy Жыл бұрын
Maxamed cali iyo maxamed kaahin ba nimankaa way fasaxeen waxa dhexda ka helay koox manaxayaal ah.
@maanmohamed
@maanmohamed Жыл бұрын
Allaha kaa ajar siiyo wll abdirisak abaalka gashay mid ka fiican rabbi hakuugu badalo
@dryusufqanimohamedabdi5737
@dryusufqanimohamedabdi5737 Жыл бұрын
Mahadsanid Mudane heersare
@HeersareMedia
@HeersareMedia Жыл бұрын
Adigaa mudan walaal.
@Utuber387
@Utuber387 Жыл бұрын
Qof walboo islaam ah oo rajeynayo inuu ilaahey u naxariisto waxaa loogu baahan yahay inuu bad baadsho nolosha qofka islaamka ah iyo qof waxba galabsan. Ilaahayow naga badbaadi in gacanteena iyo afkeena dad kuhaalgno.
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 Жыл бұрын
Korneyl Gambayare waa Soomaali dhab ah. Allow kuu gargaar adduun iyo aakhiraba.
@fuadahmed6060
@fuadahmed6060 Жыл бұрын
Aamin
@abdoulkader3543
@abdoulkader3543 Жыл бұрын
ALLAH UMA NAXARIISTO CIDII QOF MUSLIMA KU DISHA QABYAALAD, MAANTA MAXAA HORYAALA SUMUNI
@kadarmohamedkhaire4808
@kadarmohamedkhaire4808 Жыл бұрын
Cimrigaada allaha dheereyo ❤ Gob ayaa tahay ❤❤
@idilamaara5674
@idilamaara5674 Жыл бұрын
Ilahay haku barakeeyo masuul wixii lagu yaqaan baad ku sifoowday❤
@MinatoNamikaze-bn9so
@MinatoNamikaze-bn9so Жыл бұрын
Cabdirisaaq alaha ku sharfo wanaagii oo qoffa
@yusufabdirahmanahmed3838
@yusufabdirahmanahmed3838 Жыл бұрын
Cabdixakiim sumunni iyo intiidhomatey Allaah ha u naxariisto
@gaashaamo8506
@gaashaamo8506 Жыл бұрын
Mujahid Crisaq taliyijii ciidankii (Allah Aamin) Allah cimriga haw siyaadiyo.
@gaashaamo8506
@gaashaamo8506 Жыл бұрын
Dhacdadaa markii nimankii lalaayey lagasoo celiyey maanyare Susan joogey.... markiii la laayer maalin ka dib baan soo maray jamacaad caynaanshe anagoo gaadhi wadanah nin dhaawaca ah baan Paraguay, waxaa naloo sheegay in 20 kale la dilay oo ay dhinteen ... Meel geed ah oo loo oodey buu yaaley. # waxan weydiiyey Allah haw naxariistee muj cxakiim sumuni on kula kulmay khaatumo maalmo kadib arintaa sababtu u laayey dadkaa. Muu isiin jawaab waafiya. #waxa markaa ahaa madaxa maxkamada in a oomane sidaan filaayo.
@cabdicumar5891
@cabdicumar5891 Жыл бұрын
#CABDIRISAAQ WXUU JOOGA SOMAALIA ADEER NOOLOW DAMBIGAAGA ALLE HA DHAAFO From #Somaliland
@malmo4235
@malmo4235 Жыл бұрын
I can’t blve he’s 61 yrs old omg mashallah
@halimamohamud2695
@halimamohamud2695 Жыл бұрын
Farah should reward this man
@mascuudcabdirashiid4435
@mascuudcabdirashiid4435 Жыл бұрын
Somalidi aqoon daro iyo kalsooni xumo baa uga dhacday luqadoodi markaabuu mid af qalaad iska doondooni
@boqorka21
@boqorka21 Жыл бұрын
Allah rewarded him for his kindness. But he had been grateful and talks about him highly. What other rewards do you in mind xaliimooy?😅😊
@BALIGUBADLETELEVISION
@BALIGUBADLETELEVISION Жыл бұрын
WAA BIG LEGEND BIG LEGEND NINKAASI WALAHI ILAAHAY HA U NAXARIISTO IF IYO AAKHIRABA WAA NIN RAGEED WALEE
@MohamedHassan-wu9ij
@MohamedHassan-wu9ij Жыл бұрын
Wariye waa ku mahadsan tahay barnaamijkaan, waxaase fiicnaan laheyd in aad Ugu tagto meeshiisa, oo idinkoo is horfadhiya aad ka Qaado wareeysiga. Mahadsanid
@Danjire-
@Danjire- Жыл бұрын
Somaliland ninkan oo kale xil uma dhiibato waayo Waa daacad xalaal ah Nuux Baasto buu Hargaysa uga soo cararay qiyaasta.
@samajecelsomali9939
@samajecelsomali9939 Жыл бұрын
Allow Abdirisaaq Aduunka Iyo Aaqiraba Liibaan Ku Sii.Aamiin🤲🤲🤲🤲
@mahadalle8644
@mahadalle8644 Жыл бұрын
haduu dad qabiil ku dilay aakhiro baa war u yaal ninkan hawiyenimo buu ku daayay lakin darood badan ba ku maqan laguma daynayo aakhiro nin hawiye bu daayay ha idinka saarto aakhiro
@samajecelsomali9939
@samajecelsomali9939 Жыл бұрын
@@mahadalle8644 walaal mariixaan iyo dhulbahante wuu bixiyey. Dad wanaagsan iyo Dad Xun Umadda Waa Ku jiraan Dagaalada Ahligaa Waa Wax Xun. Allaha Towbad Wanaagsan Nagu Dilo. Aaamiin
@anabmohamed344
@anabmohamed344 Жыл бұрын
Hawiye kumuu deynine shicib ayuu ahaa dawlada wixii ka tirsanaa cidkasta ha ahaadaane wey is leynayeen ma daawatey dawladu markey hargeysa hubka ku rideyso ilaa diyaaradaha
@mahadalle8644
@mahadalle8644 Жыл бұрын
@@anabmohamed344 dhaar ma ku maraysaa ninkaasu in uusan dilin dad shicib ah oo daarood ah isagaa leh waxa la i yiri waa nin hawiye ah markaasan badbadiyay ha idinka saarto qiyamaha qaatilka aad dabolaysan
@mahadalle8644
@mahadalle8644 Жыл бұрын
@@samajecelsomali9939 iska hadal iyo caadifad ma fiicna ninkan isaga qiranaya hawiye ahan in uu ku badbadiyay micnuhu waa haduu shicib daarood ah ahaan lahaa muu bixiyeen wu qaarajin lahaa ma adaa u dhaaranaya ogoow aakhiro hooyadaa xata wey kaa araraysaa macade alle qabiil
@anisamaxamud8938
@anisamaxamud8938 Жыл бұрын
Cabdirisaaq iyo sumuli ba waa isku jifi midna waakaa badbaadiyay midna waaka laayay Waana ilmader bal dadku inaanay isku mid ahayn!
@MohamedAbdulkadir9
@MohamedAbdulkadir9 Жыл бұрын
waxaa ka darnaa dad yaacaya baa hadba soo kor dhoobta oo qolana tiraahdaa war hala dilo ninka kuwana yiraahdaan war ninka haloo gargaaro
@ismailmuse9839
@ismailmuse9839 4 ай бұрын
​@@MohamedAbdulkadir9 wllo meesha dhib badan ayaaa ka jirtay wxana joogay dad dadkoodi hub kasta lagu tijaabiyay oo cadheysan . waa run dadka marka la laayo qaarna aanno ahaan ayay dadka u laayan qaarna cidii dhibta geysatay mooye cid kale waxba uma sheegato
@mohamedbashir2087
@mohamedbashir2087 Жыл бұрын
C/ rsq wa shakhsi garaad iyo maskax illahy siiyay faarax isago noloshisu ay halis ku jirto ayu badbaadiyay wana ku mahsnyhy
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Жыл бұрын
History repeated itself, taariikh fiican yaa kahartey Allahna waxba ma halmoomo. وما كان ربك نسيا. Abaalka ninka kaliya kuma Haye ee somali oo dhan baa kuuduceyneysa.
@somnews6954
@somnews6954 Жыл бұрын
Yaa allaah aaax… birtoodaaa yaraysee ciddi kama badnaateen Somali…gaalaa isku dirtay ilaa maanta cid hadhsatay ma leh wali qoxootigiibaan ku jirnaaa
@user-lr2vy6qd1q
@user-lr2vy6qd1q 3 ай бұрын
Allaha u abaal gudo cabdinaasir ❤
@mahamedali6038
@mahamedali6038 Жыл бұрын
Wlh ninkaan waa nin abaal badan uu u erganyahay aduunbiyo aqiraba alaha unaxariisto
@geeskabarimedia9799
@geeskabarimedia9799 Жыл бұрын
Xumaan aad fasho magac xumaa kaa raacda la noolaan doono ma ogid Abdirizaq waa herro wllhi
@ugaaskadadka4739
@ugaaskadadka4739 Жыл бұрын
Mujahid Sumuni iyo Mujahiidintii kale dhimatay Alle haw naxaristo, Mujahid Abdirisaq na Alle cimrigaa haw barakeeyo
@HeersareMedia
@HeersareMedia Жыл бұрын
Waad ku mahadsan tihiin ka bogashada wareysiga iyo faallooyinka ba. Fadlan, Channel-ka ha la dhaafi na: LIKE, SHARE and SUBSCRIBE.
@sowdofaafale2904
@sowdofaafale2904 Жыл бұрын
Wll isku xariiri nimanka
@HeersareMedia
@HeersareMedia Жыл бұрын
@@sowdofaafale2904 Walaalo way is og yihiin oo in ay kulmaan ayeynu rajaynaynnaa, insha'Allah.
@Tafo775
@Tafo775 Жыл бұрын
Labada nin Kulan siiya ninkaa Faarax Na halagu casuumo Hargeysa Hana la Maamuuso dadkii la dilayna Tacsi guud haloo sameeyo 😢❤🙏🏽 Ayaan soo jeedin lahaa
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
Waa waray waxan ka daawada qisadii hanoolata
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Askar badan oo hawiye ah oo la badbaadiyey ayaa jiray
@chef_ali_dh8744
@chef_ali_dh8744 4 ай бұрын
General Abdirazaq Gambayare Soomaali oodhan inuu hogaamiyu ayuu mudanyahay ninkan waa masuul waxgarad ah
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it Жыл бұрын
This is guy he is great man runti. Thank you for your mercy and reward best medal 🥇 🏅
@mascuudcabdirashiid4435
@mascuudcabdirashiid4435 Жыл бұрын
Somalidi af dad kale oo lagu hadlo bey u qqteen ilbaxnimo iyo aqoon waa adiga af qalaad usoo qoraye sidee ku fahantay ileen ragani somali bey ku hadliyee
@abdirasikmohamedibrahim3494
@abdirasikmohamedibrahim3494 Жыл бұрын
Habar gidir waxay dilayn gudoomiyehii SNM ee siilaanyo ka horeyay Abdiqadir koosaar waa sura gal in sumuni ninka ugu aarayay raga uu laayay
@HeersareMedia
@HeersareMedia Жыл бұрын
Arrintaa ah in Cabdiqaadir Koosaar loogu aaray, waxa uu Kornayl Cabdirisaaq Gambayare noo sheegay in aanay la xidhiidhin laynta nimanku. Warkaasi na ahaa mid si khaldan loo faafiyey.
@mawlemagan
@mawlemagan Жыл бұрын
Waa taariikh ku cimra qaadasho mudan. Ninkii wanaag geysta inuu aakhiro iyo aduunba sharafbuu ku joogin.
@dhigaal9147
@dhigaal9147 Жыл бұрын
Xog muhiim ah oo loo baahan yahay, ayuu bixiyey Kornayl Cabdirisaaq Gambayare.
@mahamedali6038
@mahamedali6038 Жыл бұрын
Col ca dirizaaq waxaa jirkiisa kujira iimaan iyo naxariis waana mida maanta abaalka looga wada hayo alow kuu naxariiso cabdirisaaqow
@hassan365
@hassan365 Жыл бұрын
Interesting story
@shuceeybaxmad3447
@shuceeybaxmad3447 Жыл бұрын
Bini aadamka illaahey abuuray isku caqli iyo isku garaad toonamaahan bal eeg sumuni soow 21 rag ee shacab u laayay c/risaaq siduu nikaan u nooleeyay illaahey kasa koow Illaahow caaq gacanta hanoogalin adaa caadilaye
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Жыл бұрын
Cabdirisaq waxaan Ka raadiyay googleka waxaan ogaaday in uu nool yahay ilaahay denbigiisa ha dhaafo Yaa garanaya ninkii hangashka ahaa ee dib u soo celiyay raga
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade Жыл бұрын
Good point! Waa in lahelo magaciisa.
@abdulazizd
@abdulazizd Жыл бұрын
Waaa qiso murugo leh Yes qabiilku markan oo kale macno leeyahay
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 Жыл бұрын
Muuqaalka cabdiriaaq waxaa lagadareemayaa inuuyhy qof masuula oo macquula
@larsmartin3314
@larsmartin3314 Жыл бұрын
Raggii lahaa Faarax waa beenaale, waxan leeyahay qudhaanjooy ku quusqaado!
@mahamedali6038
@mahamedali6038 Жыл бұрын
Hawiyoow col.cabdirisaaq waa in la casuumaa loo mahadceliyaa la maamuusaa wlh
@samajecelsomali9939
@samajecelsomali9939 Жыл бұрын
Walaal Xaaskiisa uu Muqdisho Ku Qabo Waa Hawiye Una Dhashay Geesi Asagoo Kalaa.
@nuuradiinmohamuud3364
@nuuradiinmohamuud3364 Жыл бұрын
Nin illaheey yaqaan haduu kuhelo waa sida cabdirizaaq oo kale lkn maalinti balaayo luqunta kuugasho waad hoyatay. Koleey ninkii wanaag sameyaa alle hortii ayuu kahelayaa ninkii xumaan sameeyana asgana wuu helaa abaalkeeda
@cqaniahmed4831
@cqaniahmed4831 Жыл бұрын
Sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato kornayl cabdirisaaq ilaahay ha kuu danbi dhaafo
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 Жыл бұрын
Geesi Alle Maxilo waakaa Ragii layakhaanay.
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 Жыл бұрын
Dadka ilaahay isku mid maahan clrisaaq alaha aakhiro iyo aduunba kuu danbi dhaafo ilaahay markuu leeyahay qof keliya badbaadiya wuxuu la mid yahay asagoo dhamaanba uunka ilaahay badbaadiyey ragganimo somaliduna kurtigood dad xun xun maahan wareysiga faarax waasuge waan soo dhagaystay anoo weliba imtaxaan lahaa markii Channel hanoolaato lasoo dhigay qaybihiisa Kala duwan ee wareysiga faarax
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
waan hubaa sarkaalka marxen baxsadey snm in uu baxsadey rabeen kama baxsan kareen waqti badan maay galin illantiisa why sarkar yar buu ahaa
@samajecelsomali9939
@samajecelsomali9939 Жыл бұрын
Soomaaliyeey Ninkaan Abdiraaq Gambayare AAn Madaxweyne Ka Dhiganno Annagoo Ku Dooraneeyno Inuu Yahay Nin Mabda Fiican Leh. Soomali Isku Wadi Kara.Caaqil Ah .Diintana U Garab Noqonayo.
@saleebaannuux6869
@saleebaannuux6869 Жыл бұрын
Nio cabdirisaaq gambayare reer caynaanshe ayaan u haystee ma muuse cabdalaa. faarax waasuge muuse cabdale ayuu ku sheegee.
@mohamedrashid6952
@mohamedrashid6952 Жыл бұрын
Waad saxanty waa Reer Caynaashe
@sharifisak7909
@sharifisak7909 Жыл бұрын
waa. dadka noocan. kuwa. aan. u baahany. ee. ilaaah. asigoo. kle. hanoo. badiyo. asigane. wanaaga. u. sameyay. haka. abaaal mariyo.
@abdirahmanmaxamoud5395
@abdirahmanmaxamoud5395 Жыл бұрын
Ilhay haku sharfo qof qiimo leh ayaa taheee
@wadaniga
@wadaniga Жыл бұрын
Reer ayeeyahay daarood ka waa laxasuuqayay, waa gob waanala xasuuqay iyagoo lana maqlimaysid.
@bobleealisalad5653
@bobleealisalad5653 Жыл бұрын
Aad iyo aad allah ha ku barkeeyo
@walgo-media
@walgo-media Жыл бұрын
Ragas waxay u badnaayeen habargidir waana sababta kornel shabeel ula dagaalamay S N M xamarna dad badan bey ku dileen
@1maxamuud
@1maxamuud Жыл бұрын
Dhacdooyinka waa muhiim, waayo maanta ninkii sameeyey haduu noolaan lahaa wuu ka nixi lahaa kii wax badbaadiyeyna waa kan inoo waramayaa isagoo faraxsan
@user-xn3lq3yl6h
@user-xn3lq3yl6h Жыл бұрын
in taarikhda sidas loodabaguro waa miid loobahanyahay ..noc ay noqotaba qadhaadh iyo macaan ba ..taarikh waa waa tarikh
@nimanduale3874
@nimanduale3874 Жыл бұрын
@16:25, markuu waraysigu marayo runtii sida uu farax uga naxay dhimashada cabdirasak iyo murugada ay galisay markan dhagaystay ilinta ayaan celin kari wayey😔
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
Mujaahid abdisaaq gamba yare nolow adeero
@abdikaui2575
@abdikaui2575 Жыл бұрын
S N M dad badan oo safara ayay Liin Jireen oo beesha Daarood ah ayaan garanayaa
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Жыл бұрын
Dee sheeg oo kuwaas ayey ahaayeendheh.
@safiyoahmed5864
@safiyoahmed5864 Жыл бұрын
Beenta iyo danbiga iska daa uqdad isaaq ayaa ku heyso ee iska saar
@mohamedabdillahi8677
@mohamedabdillahi8677 Жыл бұрын
Maxad tidhi adeer darood wuxuu sameyey waala yaqaan ee Wali waxbaean baa idin dhiman
@mohamedabdillahi8677
@mohamedabdillahi8677 Жыл бұрын
@@safiyoahmed5864 Haa walahi waa runtaa isaaq nacayb baa haya
@fuadahmed6060
@fuadahmed6060 Жыл бұрын
@@safiyoahmed5864 cuqdad Daarood aa idin heyso hadaa isaaq tihiin ee iska saar faqash iyo qurun adinkaa ah waligiin dowlad manoqoneysaan ileen marqaanland oo hal cid ah yaa dowlad kadhigaaya
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 Жыл бұрын
C.risaaq jannada Allaha geeyo.
@mugas0817
@mugas0817 Жыл бұрын
Gambayare waa indheergarad. Truly ahead of his time. Kuwan Xamar fadhiya iyo kuwaa Hargeysa kawada aragti dheer. --> kzbin.info/www/bejne/eH6yp5V5pa6eaas
@abdiasisyusuff787
@abdiasisyusuff787 Жыл бұрын
Allahu akbar dadku isku mid ma aha nina wu layey nina badbadinayaa
@faysalbarre1315
@faysalbarre1315 Жыл бұрын
Gambayare saw Senator aqalka sare ah maaha.
@salmanhaji7085
@salmanhaji7085 Жыл бұрын
Cabdirisaaq oo kale baa la rabay dalkaan in uu Hogaamiyo, qof miyirikiisu joogo xiliyada dagaalka waa qof hogaamiye buuxa ah. Aad baan u jeclaan lahaa in aan barto.
@AliAhmed-tq5cw
@AliAhmed-tq5cw Жыл бұрын
Odayga waxaa la odhan jiray ayaanle faacuul aadan. Wuudhintay
@calixuseen9631
@calixuseen9631 Жыл бұрын
Muj gambayare wuu mahadsan yahay
Can you beat this impossible game?
00:13
LOL
Рет қаралды 68 МЛН
100❤️
00:20
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 65 МЛН
Эффект Карбонаро и бесконечное пиво
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
ДЕНЬ РОЖДЕНИЯ БАБУШКИ #shorts
00:19
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
DAAWO  SHEEKADA: Maxbuuskii Xabashida ka yaabiyay dagaalkii 1977-kii. WAREYSI
1:22:36
Wareysi Xasuuqii Jasiira Lagala Yeeshay Kornayl Ibraahin Cali Barre "Canjeex".
58:05
MARKHAATIGA NOOL INQILAABKII DHICISOOBAY & DILKII CIRRO
47:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 57 М.
Cabdulqadir Dhaqane - Kummuu ahaa Ulaax Faarax Raage
35:34
HANOOLAATO
Рет қаралды 22 М.
TRY NOT TO LAUGH 😂
0:56
Feinxy
Рет қаралды 9 МЛН
Батырға жаңа үміткер келді😱 Бір Болайық! 07.06.24
14:07
Бір болайық / Бир Болайык / Bir Bolayiq
Рет қаралды 318 М.
Удачливая дочь сделала из отца миллионера 😳 #фильм #сериал
0:59
DixyFilms - Фильмы и сериалы
Рет қаралды 12 МЛН