WAREYSI #1/3 - Faarah Raage -Wuxuu ka noolyahay 21 qof oo ay dishay

  Рет қаралды 349,633

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 789
@issafarah3894
@issafarah3894 2 жыл бұрын
Ayaanle aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tahay waraysiyadda aad soo gudbiso. Taariikhda oo laga hadlaa waa xanuun badan tahay. Haka caajisin soo gubinta taariikhdii foosha xumayd ee Soomaalidu soo martay. Intii dhimatay Eebbe ha u naxariisto. Inta dhibta qabtana Eebbe haka qaado. Aamiin. Mar labaad mahadsanid.
@Saynababoqran
@Saynababoqran 2 жыл бұрын
Wallee aakhiro waryala qofkii qof islama dilay aya dhibqaba Xasbuna allahu waa nicamal wakiil 😥
@Mrtimo120
@Mrtimo120 2 жыл бұрын
Alle ha Unxariisto inti Gacan kaxaq daran dishay 🥲 Alle hortiis ayaana La Iskula Xisaabtamaa ☝
@updirahmanhajiahmed7353
@updirahmanhajiahmed7353 2 жыл бұрын
Reex xuseen abaal uhay mrkaas inay legends ka burco leh ay yhin 👍💪💪
@galkagundelibaax2866
@galkagundelibaax2866 2 жыл бұрын
Ma Xuseen xildiid (HY)?
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 2 жыл бұрын
@@galkagundelibaax2866 haa habaryoonis reerka burco leh wye
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 2 жыл бұрын
Barigaas legends bay ahaayeen habar yoonis hadda habar awal baa iska bajaqsata cid uu muuse eryan umalayn maayo inay magan galin karaan 😁
@muparikartanaaranagtar
@muparikartanaaranagtar 8 ай бұрын
Aptiyshay reeer xusen mulkiilaha burco weeye From Hj
@40Durkiya
@40Durkiya 2 жыл бұрын
Ilaahayow gacantayda ka magan galay inay qof muslima disho 🤲🤲🤲🤲🤲kuwii dadkaa xaqdarada ku dilay rabi cadaalada ha horkeeno
@cabdalecabdixuseen9435
@cabdalecabdixuseen9435 2 жыл бұрын
masha allah hanoolato waa warasysi qiimo leh waxan hada qoraalka kasoo qorayaa schoolki jarmalka hortiisa, qayb labaad ayaan jeclaan lahaa in lagasoo sameeyo faarax raage
@aishayusuf9595
@aishayusuf9595 2 жыл бұрын
Ninkani waxlayaableh baa soomarayc wallahi. Alxmdullillah he survived. Somali iyadii isdhamaysay subxanallah ilahayoow masiibadaan nagu habsatay naga dulqaad.
@omargedi7452
@omargedi7452 2 жыл бұрын
Wareysi aad an u jecladey waye Kheyr Allah hakusiyo
@Ayaan-9900
@Ayaan-9900 Жыл бұрын
Ilahow u naxariiso SNM naftoodii bay noo hibeeyeen❤😢
@ClaahiMuxumed
@ClaahiMuxumed Жыл бұрын
Taaas ayaan been ahayn
@AxmedMaxamuud-fd8yn
@AxmedMaxamuud-fd8yn 11 ай бұрын
naftood hurayaal😢
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 2 жыл бұрын
قَالَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ: لَا يَحِلُّ دَمُ امْرِئٍ مُسْلِمٍ يَشْهَدُ أَنْ لَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ، وأَنِّي رَسُولُ اللَّهِ، إِلَّا بِإِحْدَى ثَلَاثٍ: الثَّيِّب الزَّانِي، والنَّفْس بِالنَّفْسِ، والتَّارِك لِدِينِهِ الْمُفَارِق لِلْجَمَاعَةِ. مُتَّفَقٌ عَلَيْهِ
@fj8626
@fj8626 2 жыл бұрын
_Waxaan aad oga heley markuu HIWIYE hoos oga dhici waayey.! Xitaa markuu wariyuhu damcey inuu ka ogaado dhanka ninkii u yimid oo wareysanayey waxuu ugu soo koobey.! Nin aan isku jufo nahay buu ahaaa.!
@hindacabdi1374
@hindacabdi1374 2 жыл бұрын
Hanoolaato ilaahay cimriga haydin dheereeyo faarax raagana sidaasoo kale Waa taariikh cimri korodhsi leh Ilaahay kuwii dhintay haw naxariisto kuwa nool iyoo kuwii dhintayba🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@haybecismaan6239
@haybecismaan6239 2 жыл бұрын
Fidnada soomaali yaa dhexdhigay soomaalidu runta waa ka warwareegtaa taariikhda runta halaga sheego anigu waxaan qabaa taliskii waqtigaa ayaa kow ka ahaa
@faravsharif4988
@faravsharif4988 2 жыл бұрын
Taliskuba soomalibuu ahaa ajnabi ma aheyn.
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Waa runtaa Taliskaa ayaa sabab u ahaa wixii dhacay oo dhan, balse qolo waliba wixii gaboodfal ah ee ay sameysay in kasoo bandhigo waxay muhiim u tahay jiilasheena soo socda sia dabka uga leexdaan.
@bey351
@bey351 2 жыл бұрын
Qofwalba wuxu geystay ayaa sukayo taliskana mahayn qabil ee somali oo idiil ayaa kujiirtay marmarsiiyana noqonmeyso Qofwalba oo dabiigala iyaga miidka kutageero dambii manta maliin aan ahyn ba sukeeyso
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 2 жыл бұрын
Ugaadhsiga iyo dhaxal wareejinta nidaamkaa bilaabay dadkanina difaac ayeey ahayeen.
@libanmohamed9445
@libanmohamed9445 2 жыл бұрын
Aqiiro taliska sabab u aha kama shaqeso qof gacantada hada ku dilin alx dheh wa bad baadayay lkn aqiro xisaab baa taalo
@Idiris17
@Idiris17 2 жыл бұрын
27 may 1988 inay jimce tahay inta calandar kasoo hubisay✌
@Hudamedia11
@Hudamedia11 2 жыл бұрын
Shaqo la'aan badnidaa
@fatimaisse1719
@fatimaisse1719 2 жыл бұрын
Sirdoon ma tahay
@farajanoboy8558
@farajanoboy8558 Жыл бұрын
Saxiib qaabkee looga hubiyaa
@Ayaan-9900
@Ayaan-9900 Жыл бұрын
Maangaab baa tahay😂😂 dhimasho iyo xanuun ayaa laga sheekaynaya adigana calender 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Ayaan-9900
@Ayaan-9900 Жыл бұрын
​@@farajanoboy8558bisha ayuu eegay iyo sandka ka dib ayamaha magacyadoodu ku siinaya😊
@safiyacumar3771
@safiyacumar3771 2 жыл бұрын
Soomaali way is xasuuqday waxase fiican inaynu is cafino sida ruwaandha aynu hore u socono
@abdifatahali428
@abdifatahali428 2 жыл бұрын
Ruwaanda ismacafin waa la maxkamadeeyey dabiilayaashii waxna waa la dilay wax na xabsi ayeey ku qurmayaan
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 жыл бұрын
Dhawac gurguraanaya so Kagawrac la galay yaa looga tegay goobta cidi Uma gargaarten
@fosiyamohamed1776
@fosiyamohamed1776 2 жыл бұрын
Dadkaa masaakiinta ah ilaahayow u naxariiso aamiin soomaali ayaa soomaali sidaa u gashay
@mahadhassan9757
@mahadhassan9757 2 жыл бұрын
Dadkasa raagas waan maqalay waxa ku jiira inna jarafle oo ha ganacsate weeyn ilahay ha unaxristo raaga insha Allah
@SamsungS-jw6ii
@SamsungS-jw6ii 6 ай бұрын
Allah ha unaxariisto dhamaan Mujahidiinta SNM. Naartana hagu foogiyo Faqashta iyo dhamaan inta taageerta.
@salaadnuurcabdi7909
@salaadnuurcabdi7909 2 жыл бұрын
AYAANLOW, WAXA SI IXTIRAAM LEH KAAGA CODSANAYAA IN QOF KASTA OO AAD WAREYSI LA YEELANEYSO WEYDIISO: MAGACIISA, XAGUU KU DHASHAY, DARAJADIISA, SHAQADIISA IYO AQOONTIISA. MAHADSANID.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Runtii xasuuq soomaali kuma yarayn cid ay tahayba ee walaalayaal Ruwanda ma ku dayannaa oo ma ilownaa wixii dhacay dad w walaalo ah baynu nahay caano daatayna dabadood baa la qabtaa love you all somali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Rwanda may ilaawin wixii dhacay qofkasta oo ka qeybqaatay xasuuqi Rwanda meel kasta oo aduunyada ka joogo waa lagasoo xidhaa oo xabsi baa la dhigaa, taariikh aanad ogeyn wax ha sheegin, Soomaaliya ilaa wixii dadka dilay la maxkabeeyo oo ay cafis waydistaan dadkii dhibka ay gaadhsiyeen, taariikhda Rwanda akhriso hada aan joogno 80jir dhumanayay oo Reer Rwanda ahaa baa France lagasoo qabtay isagoo magaca badalay, iyo Nin kale oo dhakhtar ka ah France isna
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
@@dalaisacgibril5899 odaygan SNM tii dishey ee xasuuqa ku samaysay hala qabto
@yoonisjeele952
@yoonisjeele952 2 жыл бұрын
Fully agree 👍
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
@@yoonisjeele952 thanks 🙏
@yoonisjeele952
@yoonisjeele952 2 жыл бұрын
@@ummuisra6721 my little sis anoo hada xamar ku sugan kana soo guuray qurbaha waxaan ku dareemaa wadanka wanaag badan ayaa kasoo socdo ee aan is cafino ama caruurteena inkaar ayaan uga tageeynaa
@somalicryotocurrency7847
@somalicryotocurrency7847 2 жыл бұрын
Saldhiga burco aniga aabaheey ayaa ku jiray dadkii lagu laayay oo meeshaas ku dhintay ilaahay ha u naxariisto asaga iyo dadkii fara badnaa ee la dhintay
@fartuunahmed886
@fartuunahmed886 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto😢
@hamdahassan1360
@hamdahassan1360 2 жыл бұрын
Amin
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 2 жыл бұрын
Allah yaarahmu,, intii kodhimatay ummada Somaliyed dhibata kadhacday.
@insaaniintertainment7897
@insaaniintertainment7897 2 жыл бұрын
Cabdilahi abokor biridh Ilaahay haku naxristo awoowo🤲
@arafaatabdirahmaan6165
@arafaatabdirahmaan6165 2 жыл бұрын
Tariikhda snm aniga ayaa in badan baadhay oo wax badan ka qoray reer burcana ah ninkan qisadisa uu ka shekaynayaa runbay u badantahay 100%
@ismailjama9452
@ismailjama9452 2 жыл бұрын
Thanks wll.runta waa daawo iyo in qofwaliba damnigiisa laguna qaaado kuwii sl dhibka ka gaystay iyo kuwii somali ka gaystayba
@ahmetfarah3189
@ahmetfarah3189 2 жыл бұрын
Inder snm dadka may layn jirin askartii dawlada ee la qabtay ayaa la sii daayay kuwii dadka dhibi jiray mooyaane shacabna lama layn
@hassanhersi149
@hassanhersi149 2 жыл бұрын
Ayaan sxb weysigani waa waraysi qiimo leh marka adiga oo raaliya qaybtii 2aad KZbin soo geli thanks 😊
@abdallaofficiall2421
@abdallaofficiall2421 2 жыл бұрын
MUJAAHIDINTII SNM BAAN HALKAN OOGA DUCAYNAYAA
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 2 жыл бұрын
Maxaad ka Haysaa Dhaxal.Sowkaa Muuse adi iyo Iidoorba Afka idinkaga Kaad shaaya.Bal Maxaad haysaa iibsheeg
@mudanhassan6339
@mudanhassan6339 2 жыл бұрын
fadaro fadaro dhashay ma qof dhiig muslim baneystey baad mujaahid ugu yeedheysa 😡
@najmaartan3472
@najmaartan3472 2 жыл бұрын
ALLAH HA UNAXARISTO DHAMAAN❤😢
@najmaartan3472
@najmaartan3472 2 жыл бұрын
@@mudanhassan6339 waa mujaahidiin WAA raga dhulka noo xoreeyay ee noo keenay nabada aan hada ku jirno ilahy ha u NAXARIISTO ❤
@fuadahmed6060
@fuadahmed6060 2 жыл бұрын
@@najmaartan3472 Shuubo 😂
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 2 жыл бұрын
Waa sheeko xanuunbadan oo qaracanbadan daladanlahayn wadareenkujog IYAGUNA XAMAR ISAQU DAGALKI SIYAAD BARE ISAQU GAWARIDODA UAC BAY KUBUFSADEN WAKUGUREN WANARARTEN IYAGUNA SIDAS BAY DADKA UXASUUQEN💔💔💔😭🇸🇴
@abdirahmanhassan1709
@abdirahmanhassan1709 2 жыл бұрын
Asc dhibaatooyinkii dagaalkii iyo xasuuqii dad aan waxba galabsan waa badan yihiin waxaana xaqiiqo ah in xisaabi sugeyso qof dhiig galey iyo mid qalbiga dulmi ku taageeray waqooyi wixii laga soo bililiqaystay gaalkacyo ilaa suuqa bakaaraha ayaa lagu gadi jirey dadkii soo gaxay waxaa u bixiseen xabadi keentay markii muqdisho laga qaxay hiiraan buulobarde ilaa feerfeer ayaa dad iyo maalba lagu dhibaateeyey waana ninkan iyo dadkiisa waqooyi markuu joogeyna waa askartii faqashta siduu sheegay ee ka macaashey dhibaatooyinkii dawladii halaagsantay.
@arooryo7463
@arooryo7463 2 жыл бұрын
Naftoodu dhibaato umayarayn. Somali waa iswada farasaareen. Waxba isuguma dhimana aan cafis ka ahayn
@ylxdhr5359
@ylxdhr5359 2 жыл бұрын
Wad kumahadsanthy ayaale wareysiyada dhaxalgalka ah ee umada somaliyeed usoo gudbiso mahadsanid mar2
@cheyyene
@cheyyene 10 ай бұрын
Soomaali wey is leysay, Ilaaheey ha u naxariisto wixii ku dhintey, Ninkan aftahan Sheeko fiican weeye Dhibna oo arkey.
@midnimomedia198
@midnimomedia198 2 жыл бұрын
Ayaanle qabyalada ha quruxin thanks sxb wax garad ba tahay wixii kala dil ah iyo qabyalada qurubka ka dhawr barnaamaijkaga saad xogi xalala uso dayn hirtay oo an kigu baranay baan si kordhi thanks
@jamalskp7280
@jamalskp7280 10 ай бұрын
RAGII LAHAABAA SOO GALAY SNM GEESIYO ❤❤❤
@ubahaden2630
@ubahaden2630 2 жыл бұрын
Wlhi aaqiro waxba jiro subxana laah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@haniabdirahman
@haniabdirahman 2 жыл бұрын
ALLH HAW NAXARIISTO GEESIYADII SNM EE NAFTOODA U HURAY SAANU MAANTA NABAD UGU NOOLAANO 😢😢😢❤️
@axlaamcarre8586
@axlaamcarre8586 2 жыл бұрын
Ameen 🤲
@umomar2743
@umomar2743 11 ай бұрын
mujrimiin bay ahaayeen alaa laxisaabtami
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 10 ай бұрын
​@@umomar2743 uska xanuunsanaya
@maanmohamed
@maanmohamed 2 жыл бұрын
The best interviewer ayaanle hussein 🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴 thanks for your legacy documentary you left us.
@trumpppl2024
@trumpppl2024 2 жыл бұрын
Qiso CAJIIB AH. AYAANLE HUSSAIN ABDI MAHADSANID SXB WELL DONE
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 жыл бұрын
Subxaanallaah subxaanallaah 😭 waa ayaan daro somali haysata marka dadka saa wax u xasuuqay ayaa dhahaya waa nala and xasuuqay subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah allow xaqa adaa uwaliyah yaaraballcaalamiin 🤲😭😭
@afnaansaed-ie5cz
@afnaansaed-ie5cz Жыл бұрын
Waxa nacabka intaa leeg waxa dadka ku sababay maad iswaydiin wllo
@profinneupane6883
@profinneupane6883 Жыл бұрын
@@afnaansaed-ie5czhaa waana ganacsatadii SNM anuu ma oran hadalkaa ee waxaa yidhi Maxamed Xaashi Cilmi (aasaasihii SNM)
@xamsemohamed5426
@xamsemohamed5426 2 жыл бұрын
Ilahay naxariistii jano haka waraabiyo mujahidiintii SNM aamin
@razaanyusuf238
@razaanyusuf238 Жыл бұрын
Cadaabta allaha kufogeeyo dofarada
@mustafefaarah3285
@mustafefaarah3285 Жыл бұрын
​@@razaanyusuf238 adiga ilahy hakugu fogeyo sixun udhimo wacalyahaw xaranta lagu dhalay
@bulshaawiofficial2725
@bulshaawiofficial2725 2 жыл бұрын
Ninkan anaa soo garanaya wuxuu ahaa markuu burco joogay Warkiisa iga suga
@hamze2023
@hamze2023 2 жыл бұрын
Nin sigaarka ka iibsada burco. Laakin meeshu geeyo hargeisa filayaa
@ismailibrahimmohamed3124
@ismailibrahimmohamed3124 7 ай бұрын
Basaas buu iila eeg yhy inuu ahaa
@abdigafaryusuf8417
@abdigafaryusuf8417 2 жыл бұрын
Ayaanle waan Ku salaamay Allaah ha Ku xafido please Soo daa qaybta labaad sheeko aad U xiiso badan murugana leh weeye waxaanu rabnaa inaan ogaado sidii Faarax ilaahay Ku baadiyey
@ahmedmohamoud99
@ahmedmohamoud99 2 жыл бұрын
Garaadka Iyo maskaxda allaha kuudaayo waxaa cajiib xasuustiisu siday ushaqaynayso soo kabasho wanagsan wariyahana waan boorinaya xaqiiq waa saxafi professional aH
@abbdiibraahim7816
@abbdiibraahim7816 2 жыл бұрын
M,a hanoolato asxaabta kuxiran waa salamaa wana bogaadinayaa barnaamijka waxkabarashada mudan Laga soodaayo
@ahmedmohamoud99
@ahmedmohamoud99 2 жыл бұрын
@@abbdiibraahim7816 🙏🙏🙏🙏
@geeleckariim4362
@geeleckariim4362 2 жыл бұрын
CASUUQII HAWIYAHU GEESTEEN GOORMAAD KEENI DOONTAA JAALE?
@engmohamedhaji
@engmohamedhaji Жыл бұрын
Alla Dile Ayaa Dhibta, Faarah Raage Adunka ayuu wax ku lahaa Oo Ilaahay maqadarin in uu 1988 geeriyoodo 🙋‍♂️
@AhmedAli-ic1xf
@AhmedAli-ic1xf 2 жыл бұрын
Viva Sumuni Viva SNM
@abdirahmansalaan5564
@abdirahmansalaan5564 2 жыл бұрын
Snm qalbi fiicnaydaa❤
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 2 жыл бұрын
Snm miyaa qalbi fiicneed 😏
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 2 жыл бұрын
@jimcaalemarket3181 goormaan laguu galay abihiin wasee
@ubaxmaxamed7114
@ubaxmaxamed7114 2 жыл бұрын
Illahay hawnaxristo mujahidintii snm dhamntod inta nolla cilmiga haw barkeyo inta bugta ha caafiyo
@decocade1659
@decocade1659 2 жыл бұрын
Inta tiktok kaso aragtay liketa dhacdhac igusi
@AxmedMaxamuud-fd8yn
@AxmedMaxamuud-fd8yn 11 ай бұрын
same😂
@shukridool3903
@shukridool3903 2 жыл бұрын
SNM waa yixaas intuu umadii dhameeyey✅ waa ley diley dhahayoo cabanaya.
@damienstanislas3964
@damienstanislas3964 2 жыл бұрын
hanoolato team waad mahadsantihiin dhamaantiin. shaqo dahab ah of laf dhabar u ah umada soomaliyeed ayaa runti haysiin. shaqadaas ha ka daalina weligiin, ku dhiirada o herey uusii socda. Med de la capitale djiboutienne.
@samirr546
@samirr546 2 жыл бұрын
Anigu wavan ka mid ahaa dadkii Dadkooda lagu hordilay la biliqaystay la qixiyey la kufsaday wax loo wax muslimnimo iyo qaraabo nimo aan loogu eexan Dawlad baana arinkaa waday. Ninkanina khalad Jabhadeed oo weliba kii dawlada aad uga yar buu ka hadlayaa Cadaalad raadi ha lawada Nabadgalee!!!! Cidii Dulmi lagu dilayna kii dilay baa u qoolan Allah hortii!!!!!!!!!
@wiishbarre2406
@wiishbarre2406 2 жыл бұрын
Doodu ma.ahan cadaalad raadin ee waa ka sheekeen ah wixi dhacay malintaas runtiina illah bay la hortagi Cid walpa danbigeeda
@samirr546
@samirr546 2 жыл бұрын
@@wiishbarre2406 aniga Reerkaygiina waxa Qabiil ahaan u gumaaday Qabiil Dawlad ah, Wiilashaydiina waxa Qabiil ahaan u gumaaday Jabhad hubaysan dhib laga sheekeeyaa maxay tari hadaan Cadaalad la raadin si laysu cafiyo Caruuraha hadhayna Aargoosiga iyo Qabiil nacaybka u joojiyaan .
@apdikanimuslim4671
@apdikanimuslim4671 2 жыл бұрын
Sida aan ka dheehday ninkani waa sirdoonki somalia ee afwayne dadka ubasaasi jiray 🟩⬜🟥
@farajanoboy8558
@farajanoboy8558 Жыл бұрын
Hanoolato walahi waa iskuulgeyga baan oran karaa waxaa taariiq ka faiiday hanoolato
@aa.aftaag3272
@aa.aftaag3272 2 жыл бұрын
Sorry wall ayaanle waxaan xaal iyo apologise kaa siinayaa adiga iyo dadweynaha ku xidhan baraamijka Komentiga hoose oo aan kugu dhaleeceeyey aniga oo aan si fiican u wada dhegeysan mushkiladan ku dhacday xaajiga aad waraysatay iyo marxuumiintii la socotey ee geeryooday Waxaan mooday bilawgii cinwaanka markaan arkay inaad uga jeedo dacaayad aad ku ceebaynayso snm Hase ahaatee markaan dhegeystey labada waraysi ee hore waxaan ku qancay in xaajigan ay ku dhacday dhibtii na gaadhay oo kale Waan ka xumahay in dad snm ahi xasuuqan geysteen waa dhaqan xun oo aanaan lahaan jirin waanu ka raali gelinaynaa xaajiga iyo cid kasta oo dhibaato ay gaadhsiiyeen qaar naga mid ah oo wax ma garato ahi dadkaa dhintay ee xaajigu kasoo hadhayna ilaahay waxaan uga baryayaa janatu firdoosa
@dajiscom463
@dajiscom463 2 жыл бұрын
M.a Aamiin taas okale ALLE nagu masocelsho
@samajecelsomali9939
@samajecelsomali9939 2 жыл бұрын
Allaha Ku Barakeeyo.
@ifrahjama630
@ifrahjama630 2 жыл бұрын
Mashallah tabarikallah caqliga ha wayin waa rutaa waxa gadhay ninka 🌷👋
@globalstsone
@globalstsone 2 жыл бұрын
bini aadamka dhabta ah waa midka waxa xun iyo midka fiican kala xusha maqaldamana waa alle waad ku mahadsantahay is qabasha aad is qabatay
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Muse Maxkamad ayaa la So Tagayaa Ogaw
@shamsojama9804
@shamsojama9804 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto inti dhimatay adigana cafiskagana jano hakugu bedelo
@Curiya12
@Curiya12 2 жыл бұрын
Ma saas buu ninkaas gadoomiyaha maxkamada ku ahaa bisinka walhi kaas xaasid buu ahaa muxuu wax dilay Allaha u naxariista intii uu dilay 🤲🤲🤲
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 ай бұрын
Mujaahid sumuni isna ilaahay haw naxariisto aamiin
@maganiyodiini4146
@maganiyodiini4146 2 жыл бұрын
Asc ayaanle siibadi dhibaatada loogeestay shacabka tariikhdaas waxween ayey inootareysaaa oo is cafain ah
@sismail120
@sismail120 2 жыл бұрын
Waa sax hasii badiyo nacaskan nadalka waraysanaya fulaha ah ee beenaalaha ah
@Amla8853
@Amla8853 2 жыл бұрын
Subxanalah😭😭😭 akhiruu war jiraa wlhy
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 2 жыл бұрын
Dawladii afwayne cidna may dhafi jirin hooyo uur leh iyo curyaan culimo iyo caamo intaba cagtay marinjiren
@xaajilacag828
@xaajilacag828 2 жыл бұрын
Malagooda galey laakiin siwanaagsan ayey yeeleen madaxdii SNM ninkaasaa khaldamey You're lucky to be life SNM GUUL IYO GOBONIMO
@qandajama5097
@qandajama5097 2 жыл бұрын
Ceebtiina aad diidan tahay in la sheego wasaq adaa ah Oo qaatil ah ceebtiina iyo been tiina ma qarsoomayso allah baa ka ka shifaya
@SAFTV22
@SAFTV22 2 жыл бұрын
Hanoolaato I have every respect for you, Somali people need to know about what happened and how everything went out of hand. We need to learn from the past.😢
@sabahmuuse1567
@sabahmuuse1567 2 жыл бұрын
Ala soomali maxay is xasuuqday ilahayow dub hanoogu soo celin hooga wlhi xanuun haaye anigu aabahay ayaanku waayay 😭😭😭😭
@sport7873
@sport7873 2 жыл бұрын
Sorry 😞 wll ilaahey haunaxaristo
@sakariyeaxmed4085
@sakariyeaxmed4085 2 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaan ugu xumahay adeer inay ku wax yeeleeyaan cidaan ka dhashay laakiin anaa kaa raaligelinaya adeer
@farxiyecumar5877
@farxiyecumar5877 2 жыл бұрын
Shuhadada SNM ayaan halkan uga duceynyaa inuu ilahay dhamaantood u naxariisto godkoodana uu nuur ka yeelo ishaalah
@najmaartan3472
@najmaartan3472 2 жыл бұрын
YA ALLAH ILAHOW MUJAHIDINTII SNM ❤UNAXARISO😢
@abdirisak.paylio5495
@abdirisak.paylio5495 2 жыл бұрын
SNM Guul markasta
@marvellousmarvin6127
@marvellousmarvin6127 2 жыл бұрын
fulayoyey ahayeen snm
@marvellousmarvin6127
@marvellousmarvin6127 2 жыл бұрын
guuul ssdf
@AbdifatahYuusuf-dg8ru
@AbdifatahYuusuf-dg8ru 7 ай бұрын
Marreexan-ku ummadeenna ma'ahn 😂😂! Show ilaahyo yaryar bay dadku u qabeen!❤😂😂
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Hanoolaato ❤
@samajecelsomali9939
@samajecelsomali9939 2 жыл бұрын
(Qisada Marxuumkii Noolaa)History Ma Qarsoonto.Waxbaana Laga Bartaa. Allaa Yaa Wax Dila.Waxna Nooleeya.Alaxamdulillah Maanta Haduuba Ka Sheekeeynayo.
@shibiskadhehtv8382
@shibiskadhehtv8382 2 жыл бұрын
Aad iyo aad baan uga xumahay waxa ku dhacay alle wax kasta oo kabasho ah alle ha ku sahlo
@fahima6666
@fahima6666 2 жыл бұрын
Maskin Walaahi waa sheko cajiib ah🙉🤲🏻♥️♥️
@abdiqaniaxmed6703
@abdiqaniaxmed6703 2 жыл бұрын
waa sax waraysigan laakiin dhanka kalena wixii ciidanka dowladu ugeysteena kusoo dar dadkii deegaankaasna warayso hadaad soomaali dhex u tahay
@KaadSharub
@KaadSharub 2 жыл бұрын
Qaybta koobaad waxay inoo joogtaa iyagoo malagii meel cidla ah kaga horyimid oo xaalku siixumaaday
@AhmedAli-ic1xf
@AhmedAli-ic1xf 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂malagu manaxee ogow
@AhmedAli-ic1xf
@AhmedAli-ic1xf 2 жыл бұрын
Viva SNM
@saeddaher9812
@saeddaher9812 2 жыл бұрын
Labaatan faqasha ayuu kasheekaynayaa maalintay ugu yartay 300 qof ayaad dili jirteen markaasaad caruurtooda iyo xaaskooda inta lasoo kaxeeyo qosla la odhan jiray qofkii diidana xabad lagu dhufan jireen hadaad Shacabkiina cadalad usamayn lahaydeen ilaahayba idinma jabiyeeen ee dulmigu maruunbuu soo dhamaadaa teeda kale SNM markay hargeisa soo gashay cid aaan danbi galin oo lagu cadayn cidina madili jirin qofka wax xada inta gacanta laga jaro ayaa salid loo galin jiray gurigaaga haduu yahay qufulka hadii lagu arko adoo jebinaya gacanta lagaa goynayay waxaad ku dareemi kartaa tusaale nimankii jabhad ah oo xukunka wareejiya wali ma aragteeen alaa yarxame c.rahman ahmed cali wuxuu aha gudoomiyihii SNM sanad wuxuu kusoo qaatay dibada sadexsano madaxwaynu ahaa 4sano markay dhamaatay ayaa cigaal lagu wareejiyay oo shiciba dad dhisan oo diinleh ayay ahaayeen oo nin waliba gurigiisii shaqadiisii ganacsigiisi wuxu aduunyada ugu jeclaa katagay hadaad dhimato marbay geeridu nolosha dhaantaa hablaha inta lakufsado ayaa iyadoo qaawan wadada lagu sii dayn jiray haday dhibgaysteen ilaahay s.land badhaadhe Kama dhigeeen ee way baabii lahayd
@shadiaw8890
@shadiaw8890 2 жыл бұрын
❤❤❤
@mmcc4347
@mmcc4347 2 жыл бұрын
wuu jiraa khaladaad dhacay oo SNMtuba samaysay sida kuwan oo kale lkn may badnayn cafis badan bay sameeyeen. sidii USCdu xamar ka samaysay oo kale may dhicin
@maxamedcabdi4433
@maxamedcabdi4433 2 жыл бұрын
qabiil qaran ma noqdo ee ordoo dadkiina dhinac ka raaca, taas laga sheekaynayo iyo mid ka xunba waad samayseene
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 2 жыл бұрын
SNM-tu Malaa'ig may ahayn ee Danbi waa ka dhacay, waase yaraa. Haddii waynaana mar hore ayaa la ogaan lahaa. Dadkaas la laayay kolay waqti adag ayay lakulmeeeen, oo haddi aynu qiimayno Xanaaqa iyo shucuuurku wuxuu marayay cirka sidaasay waliba aaad isu xakameeyeen , waayo nin maaalin walba dadkiisi la leeenayo, wax walba kafilo, dagaal culusna wuu socday. Qof cadhaysan oo faraha dhiig kula jira lawaayimaayo. Sumuni waa ninkii Jeeelka jabiyay ee lixle lasocday, kolay in warbixin qaldan lasiiyay ayaa laga yaaba. Waxaase Allah mahadiiya in maxamed cali iyo kaahinba warqada uqoreeen oo fasaxeeen laakiin toodi dhamaaatay
@saakiyaroble9991
@saakiyaroble9991 2 жыл бұрын
Allah haw nasriisto geesi yedi SNM
@MoMo-vm3rc
@MoMo-vm3rc 2 жыл бұрын
Ayaanle, mahadsanid, Faaidadaan kala Soo baxay: 1: dagaal sokeeye haduu dhaco ama guluf colaadeed, ha joogin degaan aanan degaankaada ahayn. 2: Waa reer xididkayga reerahaani ha u isku halaynin. 3: Irir baan ahay keliya ha isku halaynin. 4: dagaala sokeeye intaysan kugu foolan ka carar, yasyan kugu waji foolan. Salam
@Amina-uo4ux
@Amina-uo4ux Жыл бұрын
Alla haku daayo
@ibra7899
@ibra7899 2 жыл бұрын
Hadii snm qaran tahay Oromo waa dowlad ka mid ah Ethiopia 🇪🇹 😊
@ahmedfarah5848
@ahmedfarah5848 2 жыл бұрын
Maxaa oromo aad example ugu soo qaadatey SNM iyo oromo maxaad isku soo agdhigtey?
@hudayfibrahim37
@hudayfibrahim37 2 жыл бұрын
Gorgor ader maaha xad ee waxaa saferiya waxana isku gala dhulbahante iyo habar yoonis waana gaashamo bari
@abdulfatah4359
@abdulfatah4359 2 жыл бұрын
Walahi ninkan waa nin raga oo waliba qalbi fiican
@mohamedelimiali9738
@mohamedelimiali9738 10 ай бұрын
Dad qalata ilaa hada somalia hasata 😢😢😢😢
@mdirye4764
@mdirye4764 2 жыл бұрын
Waa xog muhiim ah . Lnk ayaanle waxaan kaa codsanayaa in aad barnaamij ka diyaariso waxii 1991 xamar iyo kismaayo ka dhacay markii ay UNC du soo gashay
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 2 жыл бұрын
Kan xun like hasiinina .waa cudur .3 million oo daarooda ayay qaxiyeen Kama uu hadlo
@kaahomahamuud4801
@kaahomahamuud4801 2 жыл бұрын
Masha alaah ayane noo badi umada wax lagu layay xaqdaro waa xauun ee xaqa alaha tuso
@zamzamomar9682
@zamzamomar9682 2 жыл бұрын
Asc ayaanle fadlan ninkaan faarax ah ila xariiri shekadan aad bey ii saameysay meshas aabahey baa kudhintay oo ahaa ganacsade fadlan ayaanle
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 жыл бұрын
aabahaa ma faqash ayuuu ahaaa
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
@@abdilaahijaamac6644 Muse Dil Toogasho Ayaa Sugayso Ogaw
@zamzamomar9682
@zamzamomar9682 Жыл бұрын
@@abdilaahijaamac6644 faqash waataa hada futada idinkaga dhacday doqonyohoy iidoor uraaye ah uf
@yasinyusuf4759
@yasinyusuf4759 2 жыл бұрын
Waa faqashtii dhiig miiradka ahaa oo iminka sheekaynaya cajiib
@jamalskp7280
@jamalskp7280 10 ай бұрын
HANOOLASTO WUXUU IS LEEYAHAY SNM DACAAYAD I SAMEE
@bidaarhooleey3440
@bidaarhooleey3440 2 жыл бұрын
Ayaanle walaaloow sxbow adeer Kaa moorgan maad wareesatid waan u baahanahay fadlan
@abdirisakomar4797
@abdirisakomar4797 2 жыл бұрын
Ayaanle maalintii aad Paris kasoo laabatay waan dareensanaa in aad interview taariikhi ah nosoo waddo, wadna kumahadsantay.hana joojin weliba hadday suurto gal tahay raadi raggii ciidamaddii XDS ku jiray ee dagaaladaa galay . waayo dhinaca SNM waxbadan baa laga maqlay lkn qoladii Kale way aamusanyihiin oo inta badan Kama hadlaan dagaaladdii.
@HELLO7546
@HELLO7546 2 жыл бұрын
SNM dawlad ku sheeg shufto ah ayeey la dagaalameysey, kanina ka mid buu ahaa oo Askartii dulmiga dadka ka gashay ayuu ahaa, xaq daradii dalka ka socotay dad aan dhulka u dhalan ayaa dil,dhac iyo xadhig u geysan jiray dadkii dalka lahaa, SNM xaq u dirir bay ahayeen dumar iyo caruur may layn ee shuftadii Afweyne ayaa la layeynaayey.
@123flower5
@123flower5 2 жыл бұрын
Anaa uu joogayi markii niin samaron naa qof baa magac buu uu yaqa naye gadabuursiya oo reer Hargeisa ahaa waali baa naag Isaaqa caruur udhashayi miskiin ahaa oo ka guursadyi walashii oon waalgii askari noqoon ayayi gaadhii snm dabad kagaa xidheen waliba hadhoo qabayi reer gadiiid bayi ahayid oo famil baan ahayin anaga naa jabuuti baa nalola ordayi wayo snm caruurta xataa wayi dilayeen niinku anaaguu nala socdayi snm dhicyabayi ahayeen ilmuu huu ma alaa wuxu yaraan ku arkayi lakiin akhiruu War yalaa
@HELLO7546
@HELLO7546 2 жыл бұрын
@@123flower5 Adeer hadaad been sheegayso mid run e eeg sheeg, dhaqankaa aad ka hadlayso dadkani ma laha hadaad leedahay si khalad ah ayaa loo toogtay waa macquul, laakiin gaadhi ayaa lagu jiiday waa sheekadii ilmo Afweyne, dagaalka Samaroon iyo SNM mar danbe ayuu bilaabmay ee bilawgii ciidamo ku sheegii Faqashta iyo Mujahidiintii xaq u diriirka ahaa ee SNM ayuu u dhexeeyey. wax walba lama soo shir tago,
@123flower5
@123flower5 2 жыл бұрын
@@HELLO7546 waalahi juug tii bayi ahayid 7cishuu dagaal ku socdayi s samaron sixuun baad uu layi seen iyo ciisa baa lakiin daad kuu sidiina Caloosha kama buukan idinkana samaron kagaa hoo reyayi inaad layisan ilahayi baa uumada idinka qabaan insha Allah akhiruu War yalaa aniguu hadal kuu badiin mayo
@HassanAhmed-ti3ef
@HassanAhmed-ti3ef 8 ай бұрын
Reer Burco dad caadiya maaha 😂😂
@freshman6936
@freshman6936 2 жыл бұрын
Allah Haw Naxariisto Intii Dhimatay
@abdisamadfarah7800
@abdisamadfarah7800 2 жыл бұрын
Mahamed cali burco ka hor ayuu dhintay illahay haw naxariiste
@odaymediachannel
@odaymediachannel 10 ай бұрын
Wax aanad garanayn baad ka sheekaynaysaa
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 7 ай бұрын
Been ha sheegin wuu noolaaye ka baxaydii burco anaaba arkyey.IHUN
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
SNM xagbay ulahyd in dadkii somali jcyl 1960 xoriyadoodi ka doorty midnimo kadib loogu abaal guday xasuuq inay difaacaan dadkaas SNM OUR HEROES GUUL XABADA KMAY BIQI JIRIN
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi Жыл бұрын
Rajiimkii siyaad ayuu ninkan In his words and the way he speaks, I am sure that he was part of the intelligence of the teacher I'm sorry in qof saas ah uu aduunka sii joogo 😮
@bilaalabdilahi125
@bilaalabdilahi125 2 жыл бұрын
Haa noolato is the power tv of party news
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Жыл бұрын
Warmaxaat nuova gooysay
@yaasirabdi6494
@yaasirabdi6494 2 жыл бұрын
Mahadsanid INA qoobdheer shaqo wanaagsan ayaad dadka iyo Dalka soomaaliya u haysaa
@somaliqueen3346
@somaliqueen3346 2 жыл бұрын
Bisinka oo ninka maxaa ucaayni adiga qoobdherre
@yaasirabdi6494
@yaasirabdi6494 2 жыл бұрын
@@somaliqueen3346 hhhh dhib ma jiro wll waa magac naynaas ah ee xumaani ma jirto waan jeclahay isaga iyo shaqada uu wllkay shacbiga u hayaba Adiguna raali ahoow haddaad Yara dhibdatay
@abdalajamaal1805
@abdalajamaal1805 Жыл бұрын
Ilaahay janada ha geeyo dhamaan shuhadadii SNM
@zxingzxang1525
@zxingzxang1525 2 жыл бұрын
Mr ayaanle waad ku mahadsantahay inaad na horkeento markhaatiyada nool dhacdioyinka NINKII C/RASSAQ AHAA Boqolaal dhibaato ayaa jira hakala badnaadeene DHACDO WAA UUN DHACDO laga faaidaysandoo jiilalka insha allaah
@Habon-e7q
@Habon-e7q 2 жыл бұрын
Waiting part#2
@abdilahihassan2611
@abdilahihassan2611 6 ай бұрын
WALAAL BILACAYKA WARKAAGA KA DAA DHERAADKA WAAYO WAXAAD TAHAY NIN WAYN OO ISLAAM AH MAANTA WAA NOLOL BERINA WAA AAKHIRO CARABKAAGA ILAASHO
@HariraYusuf-e1b
@HariraYusuf-e1b 7 ай бұрын
Awal raago rag iyo geel ba leh marka lagu leyahay wa sidan
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
Fannaan Abshir Gaarane - Waa leey ciqaabay  caddaaladna ma helin #NISA
1:10:14
SARKAAL KA GOOSTAY CIIDANKA 1988 SABAB?....
44:34
HANOOLAATO
Рет қаралды 138 М.
Galka Baarista: Kobaca dakhliga dowladda Soomaaliya | VOA Somali
19:45