No video

Jooji Walwalka Bilow Nolasha | ILA AKHRI | How To Stop Worrying

  Рет қаралды 130,020

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

Күн бұрын

Muuqaalkan waxaa kusoo koobayaa Buugga la yiraahdo "How to Stop Worrying and Start Living" oo uu Qoray Dale Carnegie. Afsomali iyo Carabi labadaba waa lagu turjuray waadna ku heli karnaa.
Ka faa'ideysi wacan.
Mahadsanid.

Пікірлер: 300
@nuuxjaamac3852
@nuuxjaamac3852 3 жыл бұрын
M.Allaah Waa maalinkii iigu horeeyey ee aan soo booqdo kanaalka waxaanan jeclaaday inaan la sxpo isoo dhaweeya😀
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Very intelligent young scholar. Xafidaka Allah. Sister from Columbus, Ohio USA 🇺🇸 ❤
@mohamedhussein6533
@mohamedhussein6533 3 жыл бұрын
Sister how it seems to you if I ask you questions about computer science which is possible to get free hardbooks in bookstores.
@foosdarleeg
@foosdarleeg 3 жыл бұрын
Bugaaan asagoo carabi ah ayaan aqristay 2016. Magaca buuga waa لا تحزن mahadsanid wallaal sida aad ugu dabaqday quraanka & sunnaha, baarakallaahu fiik.
@muunaciise8209
@muunaciise8209 Жыл бұрын
Halkee ka he laa wll
@abdifatahmohamed1754
@abdifatahmohamed1754 3 жыл бұрын
MashaAllah brother. I liked the way u explained the points and cited verses of the Quran or hadiths. Jazakallahu khair akhi
@cabdiwali
@cabdiwali 3 жыл бұрын
Thanks bro. wa iyaak.
@halimaibrahim3481
@halimaibrahim3481 3 жыл бұрын
Masha Allah
@halimaibrahim3481
@halimaibrahim3481 3 жыл бұрын
Wllhi saaaaid ayuuu igu kacaaaa gaaaaska marka ayaaan walwalo
@halimaibrahim3481
@halimaibrahim3481 3 жыл бұрын
Ruuuntiii
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 2 жыл бұрын
Walaal halkeen kaala soo xiriiri karaa adigoo Mahadsan
@ogaalsidemedia730
@ogaalsidemedia730 3 жыл бұрын
أللهم إنا نعوذ بك من ألهم وألحزن وألعجز وألكسل (ءامين)
@Daahir-km3ij
@Daahir-km3ij 10 ай бұрын
Ninkani waa lambarka koowaad ee Soomaaliya oo dhan mahadsanid👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@ayaanyuosuf3035
@ayaanyuosuf3035 3 жыл бұрын
Intaba kitaabka Alle iyo sunada rasuulka scw ayaa inoo sheegay waxba kama tagin diintedu
@mohammedsaiid8553
@mohammedsaiid8553 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@fhmahossain6565
@fhmahossain6565 2 жыл бұрын
Mar hore inan arko ayey eheed Muqaalkan MhdsaniD Wll🖤
@xamsebaatir4432
@xamsebaatir4432 3 жыл бұрын
Wlalo mahadsanid dar ilaahay Ayan Ku jecelahay💚👍🏼👍🏼
@cabdiwali
@cabdiwali 3 жыл бұрын
Ilaahigi aad daraadii nagu jeclaatay haku jeclaado wlle.
@faay8912
@faay8912 2 жыл бұрын
Mashallah I've read all the books you've reviewed they are my favourite and you're now my new favourite KZbinr!
@HaniHaji-ng6ed
@HaniHaji-ng6ed 5 ай бұрын
Allah masha Allah xili aan u baahnaay ayaan helay cilpkaan mahadsanid wllkey shukran jisakallah qeir
@nuurtomohamed4056
@nuurtomohamed4056 3 жыл бұрын
Waad mahadsantahay wllka muslimka ahow wax bdn ayaan kaa faa'idey illah haku abaal mariyo
@umuhaala4661
@umuhaala4661 3 жыл бұрын
بارك الله فيك صدقت اللهم بارك waan isku dayaynaa in aan sameynayno arimahaas
@horseedresearchdevelopment5572
@horseedresearchdevelopment5572 3 жыл бұрын
Ma sha allah. Waa muuqaal faiidoban. Alle hakuubarakeeyo aqliga iyo cilmigaba
@nabiilahiis2107
@nabiilahiis2107 3 жыл бұрын
Mansha alaah aad bu isaa meeyay buugo ilaahay caqliga haku barakeeyo cilmigana haku siyaadiyo
@sadiauludow8248
@sadiauludow8248 3 жыл бұрын
Masha alah waa arin ay soomaalida u baahan tahay in soomaalida la gala hadlo qoraaga asagoo goal ah ayuu wax xaqa ka hadlay
@Ayuubtech
@Ayuubtech Жыл бұрын
M.a ustaad wax badan ayaan kaa fahmay rabbi haku barakeeyoh ustaad
@shaqalecabdikariin1565
@shaqalecabdikariin1565 3 жыл бұрын
شكرا على معلوماتك اليومية لا مماثل له
@zuweidachannel23
@zuweidachannel23 2 жыл бұрын
Walalo xagee buugaa ka heli karaa adoo mahadsan
@Sheiknor_Osman
@Sheiknor_Osman 3 жыл бұрын
M.a Aadban ugu qanacay Soo tabintaada
@mohamed-ub1kr
@mohamed-ub1kr 3 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid ustaad jimce wanagsan
@cabdiwali
@cabdiwali 3 жыл бұрын
Wanaagsan akhii
@warsame3380
@warsame3380 3 жыл бұрын
Mnsha alllh buugaas waxaan akhriyey Sanadkii Hore ee 2020 Waana Buug aad uqiimabadan. Mhdsanid sharaxada Bro.
@xamsebaatir4432
@xamsebaatir4432 3 жыл бұрын
Wlalo dar ilaahay Ayan Ku jecelahay mahadsanid💚👍🏼👍🏼👍🏼
@shillingiahmedsahal9792
@shillingiahmedsahal9792 3 жыл бұрын
Masha Allah buugan waxaa aqriyay 2006 asoo af-soomali eh wuxana iga cawiyay mushkilad iga hesatay shaqada ilaa maanta waan jclahay waana heesta oo madhigo
@khadraguuleed3058
@khadraguuleed3058 3 жыл бұрын
Wll maxaa ladhehaa markuu yahay af somaliga
@saadaqcalimahamed1388
@saadaqcalimahamed1388 3 жыл бұрын
@@khadraguuleed3058 wa dhaaf walbahaarka o bilow nolol cusb wan hya hdi meelaha kawyso wan kula wdagi krAA INSHA ALLH
@ahmedciyow7151
@ahmedciyow7151 3 жыл бұрын
Sxb magacisa xake laga hela
@saadaqcalimahamed1388
@saadaqcalimahamed1388 3 жыл бұрын
@@ahmedciyow7151anaa haayo waxane ku qoran tarjumadi:how to stop worrying wxa lga hela groupyda buwagta laso dhgo
@ahmedciyow7151
@ahmedciyow7151 3 жыл бұрын
@@saadaqcalimahamed1388 wakuwee grubyadaas sxb
@danahedkufilanedabsan4396
@danahedkufilanedabsan4396 3 жыл бұрын
Baara kallah baarakallah shiikh khibrawi allaha caqliga ha ku barakeyo maanshllaah maaanshallaaah 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@asmoabdisalam5101
@asmoabdisalam5101 2 жыл бұрын
Maasha allah walaal waad mahasantahy mooduucan waan ubaahnaa
@abdinasib9427
@abdinasib9427 3 жыл бұрын
Is my first time I see you in you tube mashallah walal the way you explaining is very good I subscribed your KZbin channel I would love to listen and watch your videos inshallah keep doing this work and put more walal From minnesota burnsville
@donotgiveuphelpneedypeople2241
@donotgiveuphelpneedypeople2241 3 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay sida wanaagsan ee aad dadkaaga u waaninayso xaqiiqda noloshana aad ugu tilmaamayso...
@FarhanYacin-zb2sv
@FarhanYacin-zb2sv 3 ай бұрын
Mahadsanid macalin abdiwali❤😇
@simanyariise9977
@simanyariise9977 3 жыл бұрын
Maashaa allaah mahadsanid walaal caawa waa cawo aan kasheekeen doono.insha allaah waxbadan ayuu igabadali doonaa barmaamishkaan mahadsanid walaal
@hayaankanolosha6306
@hayaankanolosha6306 3 жыл бұрын
Barnaamijkaan noosobadi wll buugaagta aqrisey ado summary nooga sodiyaarinaya
@laylaali8812
@laylaali8812 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllkey Channel Kaguna wuxu magamudanyahy Inan sare usiiqaadno
@fartunismail5546
@fartunismail5546 2 жыл бұрын
masha allaah, markii aan akhristay buugaas nolosheyda wax badan ayaan ka faa iday. 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕 thanks bro
@adamdaaha3044
@adamdaaha3044 6 ай бұрын
Ustaad Mahadsanid oo guuleyso
@naciimosheikhhassan9925
@naciimosheikhhassan9925 2 жыл бұрын
Waad Mahadsantahay. Wll xagee laga heli karaa boogan oo soomaali ku qoran? Fadlan ii soo jawaab aad bay muhiim iigu tahay hadan la taagan yahay. Jzaakallaahu khayr Ustad
@rayaanismail9851
@rayaanismail9851 Жыл бұрын
Aad iyo aad baan kugu mahad celinya Abdiwali aad baan ugu helaa muuqalda waana dawaana ......guulayso pro
@abdikanimohamud3676
@abdikanimohamud3676 3 жыл бұрын
Mashalaah wllkay cilmi diini ah iyo mid maadi ahba ilaahay aya ku siyaay alxamdullilah rabil calamiin
@deeqsanadam8207
@deeqsanadam8207 3 жыл бұрын
Boogan wa jecelahay masha allah adna mahadsanid sa bulshada wanaga iyo hirunarka ula rabto
@abdishakurmohamed5067
@abdishakurmohamed5067 3 жыл бұрын
Jazaka allh akhii c/weli
@xirsijibriil8928
@xirsijibriil8928 3 жыл бұрын
Masha'allah aqoonyahan Abdiwali thanks
@MohamedMohamed-mk4gr
@MohamedMohamed-mk4gr 3 жыл бұрын
‏(الذين‏ آمنوا ‏ولم يلبسوا إيمانهم بظلمٍ أولائك لهم الأمن وهم مهتدون)
@abuelsuck9822
@abuelsuck9822 Жыл бұрын
M.allah ustadi aad ayad u mahad san tahay
@sheikhcaare-wh6gt
@sheikhcaare-wh6gt Жыл бұрын
jasaakaallaah khayr ustaadii alleh haku barakeeyo
@sadiyoabdi5825
@sadiyoabdi5825 3 жыл бұрын
Alfa masha allah tabaraka laah waa waano wax tarleh
@halimoahmed8089
@halimoahmed8089 3 жыл бұрын
Maansha allaah wll jazaaka laahu khayr ilaahay miisaanka xasanaadka hakuugu daro
@ikram2326
@ikram2326 2 жыл бұрын
I needed to hear this, thank you sir!
@hamdiyusuf8299
@hamdiyusuf8299 3 жыл бұрын
Masha allaha jazakalahu kheyr walala noo soo badi muxadaro kusahabsan walalka adigoo rali ah walalo
@hubaalali834
@hubaalali834 3 жыл бұрын
Shukran akhi
@xayaddahir9848
@xayaddahir9848 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك في الدنيا والآخرة
@Chanariofanny
@Chanariofanny 3 жыл бұрын
Dhipta I hysata wax kale ee war war igu abuurtay Mission 1 iyo 8(1Santo iyo 8 bilod ku jiray oo DAD igu horeyey guul baladhan ka gadhne ayan wali anigu ku dhibanahay guushi waxn darensahy in iga so raagtay...WELWEL BADAN I HAYA😔😔😔Ma arrimaha 3 e sheegty ku daweya oo isma dhibo 😔😌wax iga khaladn ah wan saha....inaga cudur ABBA wad mahadsanthyna
@bulshokoriye2702
@bulshokoriye2702 3 жыл бұрын
Alle SWT haynaga wada qaado culeeska iyo walwalka. aamiin
@shukrimohamud5596
@shukrimohamud5596 2 жыл бұрын
Masha allaah shukran Wll afsomali ahaan no kuso qor ducada
@omarmahad6362
@omarmahad6362 Жыл бұрын
Jazakallah ustaad
@abdikhadarmaxamed8932
@abdikhadarmaxamed8932 3 жыл бұрын
Masha Allah walal nosoobadi barnamij kan oo kale
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
👏 very impressive 👏 👌 🙌 👍
@faadumobashiir9303
@faadumobashiir9303 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad wanka faaidey talooyin muhiim ah allah abaal mariyowanaaga wado
@WariyeIndhoos
@WariyeIndhoos 3 жыл бұрын
Keep doing Ustaad
@sahracismn7555
@sahracismn7555 Жыл бұрын
Masha Allah chenelkan maantan helay aadna waan ula ugahelay
@nabiilahiis2107
@nabiilahiis2107 3 жыл бұрын
Mansha alaah waa hadalo qiimo le naso badi bugaagta wllo jazakalaah khayr
@yusufmohamed6968
@yusufmohamed6968 2 жыл бұрын
Masul walwalka sidan uqor
@Ahmedsalah-mq9ef
@Ahmedsalah-mq9ef 3 жыл бұрын
Thnx a lot Wana update gareysay. (Cusbonaysiis) Wa ino fa idaysay inbadan
@sadiahussien5271
@sadiahussien5271 2 жыл бұрын
Asc wr Llaahi wb. Bismillaah maa sha Allah Tabaaraka Llaah Allaha ku xafido maad mahadsantahay, keep going wall.
@halimaibrahim3481
@halimaibrahim3481 3 жыл бұрын
Jazaakallahu kheyr jazaa waad noo faaaaiiideysey
@zakirxaji6455
@zakirxaji6455 3 жыл бұрын
Jazakallah wallallkay 👏keep going ayaan ku leeyahay bro
@abdihamidalhaji1721
@abdihamidalhaji1721 3 жыл бұрын
Allah haku xifdiyo Ustaadii❤️❤️❤️
@maryanali3253
@maryanali3253 3 жыл бұрын
Masha allah barnamijkaan maanta iigu horeeyse aan fiirsado waxbadanna waankafaide melbankuqorandona insha allah waxaan inbadan kaga mahadcelinaa sida quruxdabadan ee aad nogusokabte aadbad umahadsantahy wll halka nogasiwad insha allah.
@guuleedmohammed4921
@guuleedmohammed4921 3 жыл бұрын
'Maa shaa'allah ustaad alle ha ku dhawro.'
@abdihamidalhaji1721
@abdihamidalhaji1721 3 жыл бұрын
Mansha Allah ustaad Abduwali channelkaada aad baan ugu faaidey akhii
@mohamedraabi7494
@mohamedraabi7494 2 жыл бұрын
Good point aadbad u mahadsan tahay
@sheekoyinqiyaali9969
@sheekoyinqiyaali9969 Жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 3 жыл бұрын
Sallallaahu cayleyhi wasalma xafidallaah jazaakallaahu Alfa kheyr
@abdikadircabdimohamed6992
@abdikadircabdimohamed6992 3 жыл бұрын
Mashaa Allah inta aan arkay dadka KZbin ka wax ku sheeg sheegttaa
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah, Tabaaraka Allah. Jizaaka Allah kheyr
@Hiigsiga7908
@Hiigsiga7908 3 жыл бұрын
Maasha allaah alle hakuxifdiyo aakhiro iyo aduunyoba
@muuseshiikhmuxidiin7684
@muuseshiikhmuxidiin7684 3 жыл бұрын
Mhdsnid ustaad guul wacan
@ogaalsidemedia730
@ogaalsidemedia730 3 жыл бұрын
Thanks
@user-rn6gi8yl3z
@user-rn6gi8yl3z 5 ай бұрын
Mashallh wll guleyso
@hooyoxaliimo5178
@hooyoxaliimo5178 3 жыл бұрын
Manta igu kaa horesa wax fcn baad nooshegtay maamo Allaha kuxafido
@abdallaaadam3666
@abdallaaadam3666 3 жыл бұрын
M.a ustd jazakalahu kheyr
@Ahmedaa-777
@Ahmedaa-777 11 ай бұрын
Masha Allah bro
@amiincali6751
@amiincali6751 3 жыл бұрын
Masha allah
@ismaiilmaxamedcilmi8885
@ismaiilmaxamedcilmi8885 3 жыл бұрын
Sxb intee lagaala soo xariira
@sahraisaaq5854
@sahraisaaq5854 3 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah jasakumullah khayr wl✅
@asmayaasin8518
@asmayaasin8518 3 жыл бұрын
Shukran wallaal
@caanoodbaasto-group3847
@caanoodbaasto-group3847 Жыл бұрын
Saxib salaamu ceykum sax maaha Asalaamu caleykum aa sax ah horay usoco
@mohdheeg7479
@mohdheeg7479 3 жыл бұрын
Waa Malikii igu horeyey aan channel ka so boqoday waan ku salamayaa
@mohammedyasin1051
@mohammedyasin1051 3 жыл бұрын
Mashalh ustaad alle hakubarakeyo Dhiiro galinta noocan oo kle ah anaka oodhan ayaa ubaahan xataa hadii lagaranyo hadana xasuusintu waa qaali
@ismaelshuraim1424
@ismaelshuraim1424 Ай бұрын
Allah ya cisak
@afiarte8318
@afiarte8318 2 жыл бұрын
jasaaka llaah
@salaadomaxamed6319
@salaadomaxamed6319 2 жыл бұрын
جزاك الله خير
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 3 жыл бұрын
Maasha Allah, hore usoco 😍😍Huuno wxd isku eegtihiin cumar inshaar 😊
@nasriinamagan5738
@nasriinamagan5738 3 жыл бұрын
Masha allah thnkz
@bashirismail1775
@bashirismail1775 2 жыл бұрын
Illahay haku ilaaliyo
@deeqabdikariimjama4902
@deeqabdikariimjama4902 3 жыл бұрын
Masha allah waa buug jaciiba runtii
@abdiosmannoor9912
@abdiosmannoor9912 Жыл бұрын
Appreciated
@xafsahani5226
@xafsahani5226 3 жыл бұрын
Mhd sanid wllo jasakallah khayr channel kaaga maanta ayaa igu horaysa insha Allah waan ka faaisaysan doonaa
@issemohamud8591
@issemohamud8591 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@ismaielabdirahman6359
@ismaielabdirahman6359 3 жыл бұрын
Jimcoda maanta ayaa lagu soo qaatay walaal Mahadsanid
@hamdagelle1596
@hamdagelle1596 3 жыл бұрын
Asc walaalo marka hore waa ku salamay waxan aad ka hadshay waxa jira aniga waxan ka ahay koow waayo malinta dham hadi aan jadawal qorto am is dhoh quraan akhari kuma dhaqaqo un waxan arka wakhtigai un iga dhamaday
@fadumamohamed7231
@fadumamohamed7231 3 жыл бұрын
Maansha Allah baaraka laah
@farhees7547
@farhees7547 2 жыл бұрын
Maasha allah allaha kaa abaalmariyo
@Eng.Saladomar
@Eng.Saladomar 3 жыл бұрын
Buuga oo afsoomaali waa haaya masoo diraa like saar
@cabdiwali
@cabdiwali 3 жыл бұрын
Haa wlle nala wadaag
@Eng.Saladomar
@Eng.Saladomar 3 жыл бұрын
@@cabdiwali 0612668427 my whats app
@jamaalabzirapdillaahi1846
@jamaalabzirapdillaahi1846 Жыл бұрын
wll so dir bls
@Eng.Saladomar
@Eng.Saladomar Жыл бұрын
@@jamaalabzirapdillaahi1846 intee kuugu soo diraaa
Isbadallo Yaryar, Hormar Weyn || Atomic Habits || ILA AKHRI
18:35
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 71 М.
RICH DAD POOR DAD || Hordhac Cajiib || ILA AKHRI Q-1AAD
28:24
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 44 М.
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 18 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
10-Qodob oo keenaya inaad U Adkaysato Dhibaatooyinka
22:51
Macalin
Рет қаралды 91 М.
HOWLKAR -- Deep Work -- ILA KAHRI
30:26
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 84 М.
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Jama Dafac
Рет қаралды 72 М.
ISKA DAAWEEY WALWALKA IYO MURUGADA Sh. Maxamed Macalin Abshir
13:48
BUSHRA ISLAMIC STUDIO
Рет қаралды 223 М.
047 | 07 | Sida dadka loogu danaysto | saykoolojiga madow.
15:06
Sahan Podcast
Рет қаралды 44 М.
JOOJI JILEECA. NOQO QOF ADAG
5:10
Somvato Institute
Рет қаралды 89 М.
7 Way Kaaga Dhamaataye Ha Isku Sii Dhejin EP 11
31:35
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 34 М.
100 Oraah iyo Xikmad Noloshaada Gabi Ahaanbo Badali Doono .
16:05
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 18 МЛН