JOOJI JILEECA. NOQO QOF ADAG

  Рет қаралды 95,557

Somvato Institute

Somvato Institute

Күн бұрын

Waxaaa haboon in aad joojisid jijileeca nolosha oo aad noqotid qof adag oo si xoogan u wajaha caqabaha nolosha
Waxaad qaadan kartaa koorsooyin aad ku hormarineysid noloshaada ganacsigaaga. Sii akhri qoraalka hoose fadlan
somvato.com/
🚀 KU SAABSAN BRAVO GROUP:
BRAVO waa shirkada gaar loo leeyahay oo bixisa adeegyada latalinta shirkadaha iyo shaqsiyaadka, tababarada lagu kobcinayo xirfadaha iyo koorsooyin ONLINE ah.
BRAVO AKADEMI waa madasha ONLINEka ah ee aad ka heli kartid koorsooyin loo diyaariyay si heer sare ah oo taabanaya ganacsigaaga iyo hormarinta naftaada.
🌍. www.somvato.com
🌍. www.bravogroupi.com
Si toos ah nagala soo xiriir whatsupyadeena:
+252612253334
+252612253332
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
FACEBOOK: / bravogroupon. .
TWITTER: / bravo_group
TIKTOK: / bravoakademi
KU HORMARI NAFTAADA KOORSOOYIN ONLINE AH OO AY QAATEEN 5,000 ARDAY:
📚. Hormarinta shaqsiyada qofka:
bravoakademi.co...
📚. Helida shaqo fiican:
bravoakademi.co...
📚. Suuqgeynta & Iibka guuleysta:
bravoakademi.co...
📚. Baasaboorka Guusha:
bravoakademi.co...
📚. Sameynta muuqaalo saameyn leh:
bravoakademi.co...
Halkan ka eeg koorsooyin kale oo ONLINEka ah:
💌 learn.bravoaka...

Пікірлер: 100
@maxamedcabdulahi1893
@maxamedcabdulahi1893 Жыл бұрын
Libaax ii maroodi midna marabo inaan noqdo ee si dabiici ah kibirna Ku jirin baan ku dhaqmaa
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 3 ай бұрын
True, aniga dadkii i yiri ader shaqayso wax baran maysid indhahodo 15 ah ayaan tusay Mashalah. Ma dhagaysan hadalkoodii markii danbe ma dhamaysay kulahaa Maye madhamaato wax barasho
@SaciidDani-tr1ok
@SaciidDani-tr1ok Ай бұрын
M.a❤
@QamarNuur-om1fj
@QamarNuur-om1fj 6 ай бұрын
Waa Aniga qofka sida ujilcan oo dadka dhan iigu diganayan kaliya naxariisteyda iyo jiljileceyga mana u aadkeysan kro dhibaatada iyo buuqa kliya waxa aan sameeyo waa in aan iska ilmeeyo hadana sideyda ku so noqdaa waana cafis badanahay oo dhibaatada ley geeyso Wan iska ilowa oo dabaal Ayaa ley moodaa lkn ma oga inaan ka sii Aqli badanahay kliya dhibkeygu waa jiljileeca😢😢😢😢
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 6 ай бұрын
Calool xumo iyo dagaal dad idinka dhexeeya lagamahadlayo wax qabsashada baagahadlaya aduun iyo akhiraba
@CabdulahiCali-bk4ss
@CabdulahiCali-bk4ss 2 ай бұрын
Is adkeey hee
@MalaikoYuusuf
@MalaikoYuusuf Ай бұрын
Abayo talo ayaan kuu hayaa numberkaaga ii soo dir
@dauddahir4170
@dauddahir4170 Ай бұрын
Allow Jil jileeco iga alaali
@AmiiraNuux-fe5dq
@AmiiraNuux-fe5dq 12 күн бұрын
Wll kula mid.Ahay.Wllhi😢😢
@KayfCali-i3f
@KayfCali-i3f 4 ай бұрын
Mahadsanid
@sadiamohamedsadiamohamed7253
@sadiamohamedsadiamohamed7253 Жыл бұрын
Runtii dadku daa cadow sibeyna wax u arkaan: Anigu hadda jaamacadda ban dhameeyn rabaa maalintan jaamacaddaa billaabayey dad baa igu lahaa maya maya jaamacaddaas kama bixi karto waayo wey adagtahay oo enter examkeeda wey ku dhici doontaa😁 sidoo kle waagan schoolka dhameeyanayey meel walba waxaa la qaadsiiyay beled iyo baadiye national examka wey ku dhacday😁 lkn waxaa la yiri " sir ma qabe saab baa biyo u celiyo"❤
@theminecraftking_5504
@theminecraftking_5504 Жыл бұрын
Maasha allah horay usoco wlo . Dheg how dhigin aniga hada hooyo ahay qurbaha joogta dadka waxay igu yiraahdan midaga waxaa samayn kara sida aqoon korarsi ilma wanaagsan soo saarid jaamaco inay gaadhan inay caruurtu hami yeesha oo waxay baran lahaa aan ku waaniyo yagoo weli primar dhigta inaan aminsanahay inaan xidhfado samaynkaro . Waxaa kama bixi kartid ee hays daalin caruur halkaan jooga taladaada qaadan mayaan ee haysku waalin ,quraan ma baran karaa ilma qurbuu .iyo kelmado kale oo badan . Ilaahay fekerkeena kuwa ka faaiidsysta haynaka dhigo
@fowziaahmed4125
@fowziaahmed4125 5 ай бұрын
Waa run lkin jileecaas gudaha malaga bixi karaa
@InrahimAbdullah
@InrahimAbdullah 5 ай бұрын
Mahadsanid wll qaali and bad igafarxisi run ahanti alaha kusharfo😢
@sofiadagam1794
@sofiadagam1794 Жыл бұрын
Hal dhaqan ayn noloshyda ka jari la ahy ohinta mrki la idhibateyo ama an xnaqo ohin drtis ayu hdlka iga so bxi krin mxn smeya cidi wx igu dhanta icawiya
@zaamnews4717
@zaamnews4717 Жыл бұрын
waa wax aad iska dhaadhicisay in aadan dayn karin markaa caado kale ku badal wll
@haala552
@haala552 Жыл бұрын
Ana kula mid ah ciil ayaa la ooynaa waxii aan qabay ma sheegi karo
@abdinuurahmet8893
@abdinuurahmet8893 Жыл бұрын
​@@haala552 🎉
@abdinuurahmet8893
@abdinuurahmet8893 Жыл бұрын
​@@haala552 🎉
@SugerGirl-f8v
@SugerGirl-f8v Жыл бұрын
Indhaha xoog isugu qabo neefso in and out maskaxda isla markii la hadal waxaad dhahdaa ha ooyin is xakamee doqon yaheey si aan u aargoosano, Micnaha si aad qofka jawaab ku haboon siisid ama ka dhaqaaqdid, wax kale hore ka qabo hadaad doonto armajada oo kuu laa laaban kala toos toosi ama qubeyso ama wax akhriso ama tv iska daawo hadaad awoodidna banaanka u baxdid ama balcon ka iska istaagtid iska daawo koob biyaa cab Acuudu bileeso haisku mashquulin ka soco, ku cel celi ficilka waad la qabsaneysaa, Sida ugu macaquulsan aan yeeli kari lahaa waaye war iyo dhamaantii intaad meel yuurursanaatid haka fakirin sabab AA lai dhahay sabab AA laigu quuray maxey iigu dhacday For get iska ilaaw hais xasuusin hadii lagu guul guulo guul ayaad gaari rabtaa dhantaadaa ayaad Laga mashquulinayaa haka yeelin go,anka adaa leh, NAFTA sida qof oo kale ula hadal hishis la gal wax aanan kuu fiicneen iska tuur kama yeelaayi inaan mar dambe ooyo aad dadka igu ceebeesid cadkeyga aan Soo dhacsan waayo ohinta doqontaa iga aamus anaa kuu talinaayo. Abaayo dadka kaa xanajiyo ku taba baro si mushtamac kale aadan ugu ooyin dabeecado badan aan iska jaray waan ku cel celiyay hadal ima dhibaan Nafta bar. Waan ku salaamaa waxaan rajeynaa iney ku caawiso.
@abdihakimbaraki2846
@abdihakimbaraki2846 Жыл бұрын
Masha Allah shukran Ustad ❤❤
@sharmarkesaney3649
@sharmarkesaney3649 7 ай бұрын
😊😊❤😊
@AylaSulayman
@AylaSulayman 6 күн бұрын
Video markn imadey wlh waxa igu dhcy dad bdn ad ula yabi laha ofamily kayimid waxn halkn kaso donay sidan kunqon laha strong women an indhaha ufuri lahaa
@SugerGirl-f8v
@SugerGirl-f8v Жыл бұрын
((Bravo consulting group )). markaan qoray dad Mareykanaa isoo baxay sideen laguula Soo xiriiri karaa USTAAD adoo mahadsan casharaan u bahnaa.
@mowlidmoha141
@mowlidmoha141 Жыл бұрын
Mashaallh ustad alle ha ku barakeeyo wax badan Ayan ka faiiday talooyinkada.inkasto aan aheyn dad ka cabsada nolasha hadana waxaa jiro caqabado isoo wajaho marmarka qaar.
@AxmedCllaahi-pq2ky
@AxmedCllaahi-pq2ky Жыл бұрын
Mahadsanid ❤😊
@osmanmataan7477
@osmanmataan7477 2 жыл бұрын
thank you prof Abdihab
@thedigitalcreating
@thedigitalcreating Жыл бұрын
Masha'Allah. Mahadsnid ustaad.
@dauddahir4170
@dauddahir4170 Ай бұрын
M.a ustaad
@KaamilCade-fw9ty
@KaamilCade-fw9ty 3 ай бұрын
Tnx walaal waa idhiiri galisay
@SafiaHaji-l9d
@SafiaHaji-l9d Жыл бұрын
Mashallah I should do that my might set is quite easy just acting is missing inshallah I’m on to Now
@ABDILLLAHI
@ABDILLLAHI Жыл бұрын
AaD BaD umahadsanTahaY usTaaD
@xamseapdilaahi1197
@xamseapdilaahi1197 Жыл бұрын
Mahad sannid
@HekelYare
@HekelYare 5 ай бұрын
Tanks my brother
@ruweydaabdullahi8478
@ruweydaabdullahi8478 2 жыл бұрын
thnks ustaad💯💯🥀
@FadumoAdan-k4j
@FadumoAdan-k4j 10 ай бұрын
Waa sax thanks
@ZubeyrCali-n9k
@ZubeyrCali-n9k 6 ай бұрын
Thanks
@sharmarkethankyoumohamed7057
@sharmarkethankyoumohamed7057 7 ай бұрын
Maansha allaah mahasanid ustaad
@saynabhirabe3984
@saynabhirabe3984 2 жыл бұрын
Masha allaah wallaahi aad baan kuugu .mad celi nayaa
@CaliJaamac-xt1xu
@CaliJaamac-xt1xu 3 ай бұрын
Mahasnid shekh
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 9 ай бұрын
Mahadsanid wll cabdiwahaab
@BedelAli-c4c
@BedelAli-c4c 6 ай бұрын
I am coming to us in October Incha alle
@user-musiclyrics99
@user-musiclyrics99 Жыл бұрын
Thanks brothers❤
@DrAbdiSalaam-d9q
@DrAbdiSalaam-d9q 10 ай бұрын
Mahadsanid ustaadi
@shariifoshariifo-p7t
@shariifoshariifo-p7t 4 ай бұрын
Maxa lugodaweya jiljilec❤
@anfacxasancabdi8695
@anfacxasancabdi8695 Жыл бұрын
Thanks teachers 🥰
@xawomaxamadaxmad2674
@xawomaxamadaxmad2674 7 ай бұрын
Masha allh marba hadaa saaufekero
@rubincadde5692
@rubincadde5692 8 ай бұрын
mhdzind 😊❤
@CabdikariimMaddaale
@CabdikariimMaddaale Жыл бұрын
Mahadsanid MACALIN
@GaladCllahi
@GaladCllahi 9 ай бұрын
Ttinks you teahey❤
@LADANfahiye
@LADANfahiye Жыл бұрын
Really
@sumaya200
@sumaya200 2 жыл бұрын
Waaidinkucusubahay waadmahdsamtahy waxaan rajaynayaa inaan kamidnoqdo dadka kafaaidaysta dhisaa shqsiyada waxaa igu hareeraysan dad negative ubadan balkasoohadal ladhqankooda
@nastehaahmed1579
@nastehaahmed1579 2 жыл бұрын
Thnks bro fikradahaaga wax badan ayan ka fa idaystay
@NESSIRHASSAN
@NESSIRHASSAN 6 ай бұрын
Mahad Sanid Waan iska I lala ayan Walipa Si Geesinomo Leh 🤝🫡
@AstaahilISAAQ-qp4mm
@AstaahilISAAQ-qp4mm 10 ай бұрын
Malaah ustaad
@AyaanCabdiraxiim
@AyaanCabdiraxiim 3 ай бұрын
Mahadsand wall❤❤❤
@MariamAhmed-vz3fk
@MariamAhmed-vz3fk 6 ай бұрын
Qalbi jilicsanaantu waa waxa aniga nolosheyda hodey balse one day ayaan go aan sadey in aan nolosheyda bedelo oo aan jileec dhan meel ku xiro
@fatmaalikhalif1532
@fatmaalikhalif1532 Жыл бұрын
Mahadsand wll taladada wa ii muhim❤
@madinomuhudinmohamed1285
@madinomuhudinmohamed1285 Жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid was saxiix ❤❤❤❤❤❤❤✅👏
@AmaalJamac-q2q
@AmaalJamac-q2q 6 ай бұрын
mahdsnid ustaad❤
@sahroabdiwehliye8140
@sahroabdiwehliye8140 Жыл бұрын
xaaqiidad ka hadashay zxp
@mohamedabdi5514
@mohamedabdi5514 Жыл бұрын
Thanks; history books will be in favor to you
@gagaaleaktar3133
@gagaaleaktar3133 Жыл бұрын
Muuna
@KowtharquruxInamaxamuud
@KowtharquruxInamaxamuud Ай бұрын
Wllh sas ahay xita hadey leyga qaldanyhy xaqeyga madhacsan karo
@YuusufMohamad
@YuusufMohamad 4 ай бұрын
@WaliMacalin-sh5jz
@WaliMacalin-sh5jz 5 ай бұрын
Walahi tas ben mahan anigee iheysataa maskax deeda taa sa kujirto
@semlaosman9593
@semlaosman9593 2 жыл бұрын
Keep going ustaad maashalaah
@ShabcaanAxmed-m8s
@ShabcaanAxmed-m8s 7 ай бұрын
Aqoonayanhan❤❤❤
@salmaqaali4454
@salmaqaali4454 Жыл бұрын
MAnsha
@sumayayusuf2153
@sumayayusuf2153 5 ай бұрын
Adgu masameysaa sidaas
@IbrahimXusenAli-lg8gt
@IbrahimXusenAli-lg8gt Жыл бұрын
Wata gesinimada lagu shegeyo
@shukribashir-dw3et
@shukribashir-dw3et 7 ай бұрын
❤mnsha allh
@HaybeHassan
@HaybeHassan 2 ай бұрын
ZXB WANADKAADAY😂😂❤❤❤❤❤😮EMBARRASSES I HAVE A GOOD
@munocabdimayow23-km1cz
@munocabdimayow23-km1cz 9 ай бұрын
Mahanadi ader
@qaaliofficialtube3502
@qaaliofficialtube3502 Жыл бұрын
Mashllah macalin
@zeinabahmad9279
@zeinabahmad9279 7 ай бұрын
SharaF kramo ader❤
@abdikadirmohamed4770
@abdikadirmohamed4770 Жыл бұрын
M a
@JawharMohamud
@JawharMohamud 9 ай бұрын
😂😂😂 horey u soco
@dhagowayneaj3578
@dhagowayneaj3578 9 ай бұрын
Ok❤🎉
@abshirahmed9138
@abshirahmed9138 Жыл бұрын
M.alaah
@FadumoCabdulahi-k9f
@FadumoCabdulahi-k9f Жыл бұрын
Taladaada OK waye sidaasdarted like ankusara
@hudacumar9294
@hudacumar9294 Жыл бұрын
😢😢😢mahadsanid
@AhmedsahalAdan
@AhmedsahalAdan 11 ай бұрын
Scw
@MaamanGanta608-bi3db
@MaamanGanta608-bi3db 11 ай бұрын
8
@AhmedMuhumed-s8u
@AhmedMuhumed-s8u 7 ай бұрын
🎉
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Cakis marodiga hadii ishada labirsato inuu kadulimado uuna dhulka hoos uaado mamisan macidu buubiyaa gedkugarana sidikale
@mohamedabdullqani
@mohamedabdullqani Жыл бұрын
Anigu gurkan saas cml uga baqaa😂
@SHAAKIR1
@SHAAKIR1 Жыл бұрын
M.a
@Daacisudaysimaxamed
@Daacisudaysimaxamed 10 ай бұрын
😮😢
@Maxamedamiin-ws8iq
@Maxamedamiin-ws8iq 7 ай бұрын
Qorshe
@Aamiinocumar-ti4jh
@Aamiinocumar-ti4jh Жыл бұрын
liibax ayan noqonaya 😏
@maxaadyare9748
@maxaadyare9748 Жыл бұрын
Been maaha
@farxiyogafun3070
@farxiyogafun3070 Жыл бұрын
thanks
@engbilanabdulkadir3380
@engbilanabdulkadir3380 2 жыл бұрын
Mahadsanid ❤
@fahadmuhudiin6790
@fahadmuhudiin6790 Жыл бұрын
Thanks
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 19 МЛН
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
Chapitosiki
Рет қаралды 3,6 МЛН
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 39 МЛН
5 Adigu is qurxi qofna ha isu jilcin isku filan noqo
10:56
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 99 М.
1 Qof la ilaawi karin si fududna lagu heli karin noqo
14:11
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 164 М.
NOLOL CUSUB: #36: SIDA LOOGU SAMEEYO NOLOSHAADA ISBEDEL DHAB AH
24:40
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 264 М.
Sirta Guurka Guuleysta
15:13
Somvato Institute
Рет қаралды 49 М.
10 Talo oo Kaa Dhigi Karto Qof Goobta Shaqada ka Tilmaaman!
18:04
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 51 М.
QOF KA DUWAN DADKA NAFTAADA FARXADEEDA
8:54
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 461 М.
Jooji Walwalka Bilow Nolasha | ILA AKHRI | How To Stop Worrying
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 130 М.
Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan
12:06
Xogmaal Media
Рет қаралды 25 М.
3 Go'aan Waa in aad si Deg Deg ah U Qaadataa | Muhiim ah
10:29
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 19 МЛН