Ando xamargood fanaan aad u GA bedalan fanantii soomaalida. Modern buy ahaa
@yasenosman-p7c9 ай бұрын
thanks alot caweyska dalamr aad baad umahadsantahiin legender fanaankii weynaa e saciid xamar ilaahy ha unaxriisto sidoo kale waxaan idiinka codsanay hadddi aad heysaan fanaaniinta soomalida ee radio ethpoia ka heeso jirtay hadii add haysaan sida musixn cabdlla maryan mooge xaawo taln cismaan yoonis shoodhe maryan jaamc cabdi gadood iyo kuwo kale thanks
@caweyskadalmar9 ай бұрын
Walaal adiga muddan, may waxba kama hayo fanaanintaa, waan dhageysan jirey Radio Addis Ababa waliba barnamij la odhan jirey muusiga adduunka uu keeni jirey nin la odhan Jirey Cayne (AHun haduu dhintay aamin) wakhti aad og horaantii 1970s.
@Dhaygeel53363 ай бұрын
2016 upto 2024 am listening
@AbdirahmanMahamuud-h2t4 ай бұрын
Allah haku naxariisto xamar qoodh 😢
@caweyskadalmar4 ай бұрын
Aamin
@abdisiman517711 ай бұрын
Allah ha naharisto
@mubarakcarabАй бұрын
❤❤❤❤❤
@Ahmed_somali_62 жыл бұрын
Sxb erayada heesta abwaanka sameeyey Iyo qofka laxanka saarey meesha ku muuuji si loo aqoonsado mahadsanid......
@caweyskadalmar2 жыл бұрын
Adeer sidaas baanu ku helay, waxaan umalayn in laga hela RTD macluumadkaas