Ilmada wan ceshan kari waayay markan dhageystay. Laxan laba qarxayna wuu ku ladhanyay ereyaduna waa holac!! Hooyo nasiib badneydaa!! Aabo iyo hooyo alle ha u naxariisto. Aabo jecel xaaskiisa ayuu ahaa.
@mustafefarah38383 ай бұрын
Dhowr cisho wan dhagaysanayaa walina Kama xiiso dhicin
@safiyaahmedy20873 ай бұрын
@@mustafefarah3838😂. Heestan adiga ii soo diray iyado dhamaystiran. Mahadsanid in badan. Anigaba dhiig ayan ka keeni rabaa 😂😂
@ayoupkupaofficial4438Ай бұрын
Runtii mid lamida ima so marin intaan qarami ku jirey blse kala macan oo kala dahabsan🎀🎉🔥
@BoneHabane3 ай бұрын
Yes yes the best version 😮
@MohamedSaid-hy1xr4 ай бұрын
Cabdo xamar qoodh ilahay ha u naxariisto❤
@apdallaosman64383 ай бұрын
Calayk calayk fanka saa ugu raxysta ama iskaDaYa😩🔥
@fatahrashid98353 ай бұрын
Wixi hore wacan been maha🎉
@RaidReal7-gg9lb4 ай бұрын
Real Fanaan wow amazing
@hamsedigin33984 ай бұрын
Ragii raga ahaa baa is helay Ustaad Nuradin Ali amaan iyo al fanaan ibnu fanaan Gesod Abdo xamar qodh🙏
@RachidOmar-s5e4 ай бұрын
Parfait. Bien des souvenirs .
@h.makhtal83683 ай бұрын
الاسراء (وَاخْفِضْ لَهُمَا جَنَاحَ الذُّلِّ مِنَ الرَّحْمَةِ وَقُل رَّبِّ ارْحَمْهُمَا كَمَا رَبَّيَانِي) ( ULA DHAQAN HOOYADAA IYO AABAHAA SI DABACSAN OO NAXARIIS LEH OO DHEH RABBI YOOW ama (ILAAHAAYOW) U NAXARIISO SIDAY II SOO KORIYEEN ANIGOO YAR) ADEER XUSEEN
@diirsheabdidiishe91823 ай бұрын
Ma ogthy Arkoo gooshiisii muda arki waayaa Jcayl uu ilmeeyay.
@galoolqudhac4 ай бұрын
Waaaaw Asal Astaan ❤❤❤http
@mohamedhaajji68714 ай бұрын
Ninkaaan qaaci show halagu casuumo reer astanow
@dnasser13 ай бұрын
Fannaan dhab ah.
@cabdulahimuxidiin39903 ай бұрын
Wll qalbiga alle hakuu qabojiyo hestan hoyadis aa loo qaday abahisna wuu qaday hadana labaduba majogan xasus iyo qalbi olol kawen majiro lakin dadku in uu raxeysanayo ayey modan sorry janatul fardodo alle haka warabiyo
@abdallaeid0453 ай бұрын
Adna aawadaa baan La ilmeeynayaayeeeee😭😂
@john43304Ай бұрын
Adeerkey cid kadhaysa ma lahaa
@BarkhadMaxamad-g1y3 ай бұрын
Asliyy Ubaaxayyy😢
@Dhupo.-wk1nt1lb8v3 ай бұрын
Indhayga deqday🥺❤i camir😂
@BarkhadMaxamad-g1y3 ай бұрын
Tii An eefanayy Asliyy ubaxay
@SiciidXuseen-v9o2 ай бұрын
Waaaaah waaaaah eesh qiyaasak
@najiimosman29634 ай бұрын
Wlhi waa ustaad Goatk Geussod🙏🙏
@MahuraanMahuraan-j5b4 ай бұрын
Nuuradiin inuu kaban kuu tumo waa adigoo Messi iyo CR7 hal koox ku heesta👏🏽👌🏽
@qaraamyahan2 ай бұрын
Odayga Waa in dhaxal laga reebaa. Waxa inaga hor xijaabtay AHUN ina Miyir oo aan wax badan laga qaban. Kanna yaanu ina dhaafin.
at 1.21 vibrato gacan lagu samynayo imika igu horysa. lakin vibrato hadu fahnsan yahy waba fanan kkk
@AhmedSaid-ld1bg4 ай бұрын
Wa dhal fann abihasa fanana iyo aderki
@ADOONKIIRAXMAN4 ай бұрын
@@AhmedSaid-ld1bg maxa iga galay marka
@warsamemohamoud93464 ай бұрын
Reer mii uur leh@@ADOONKIIRAXMAN
@MmiMmi-ih7hh4 ай бұрын
@@ADOONKIIRAXMAN de hdad aqoon ulahn lhyd wxnd qortay mdsoo qorteen hduu fahansanyhy wba fnn ayd iska leedahy wlgu baraya ee baro wa dadkii fanka somaliga iyo fnnba lgasoo gaadhaye😢
@ADOONKIIRAXMAN3 ай бұрын
@@MmiMmi-ih7hh saxib mida koobad qoraalkyga ma adan fahmin iyo Vibrato waxa laga wado. Mida labaad erayga wuu fahansanyahy iyo wuu garanya wa laba shay oo kala Duwan. Vibrato hadan Kuu macneeyo wa ( the quick oscillation between two notes when singing ) ama in aad laba xadhidh oo isku xiga kor iyo hoos si dagdag ah ugu ciyaari karto. Vibrato Dhuunta ayaana lagu sameeya ee gacan laguma sameeyo. Wa sababtan kuu lahaa wuu fahnsanyahy ee wu garanya kuma odhan. Fanku iska hees mahaa waxyabo farabadan inad taqano ama ugu yaran fahnsantahy waa lagama maarmaan . Waxa kamida 1.vocal range 2.breathing and support 3. Singing on bitch 4. Understanding rhythm and lyrics 5. Rift and runs 6. Belting 7. Understanding head voice, chest voice and mixed voice. 8. Falsetto 9.harmonics 10. Vibrato 11. arpeggio Iyo kuwo kle oo badn
@mowgayare9164 ай бұрын
Originalka waxa lahaa muxumed jaamac xirsi ( laba suul) oo reer gabiley ah
@DH-yi5dx4 ай бұрын
Waa kala laba Asli
@ibrahimalidideh63913 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkk
@MustafeCadaawe3 ай бұрын
😃😄😄😄 waar ninkan aabihii ayaa iska leh Orignalkeeda kzbin.info/www/bejne/Y33OZZeoec6VpLMsi=1S0W3KeRFrOfvAzR