No video

Cabdulaahi Boqol caku aragtidaadii

  Рет қаралды 250,801

MrCaawaable

MrCaawaable

Күн бұрын

Cabdulaahi Boqol boqol
caku aragtidaadii

Пікірлер: 69
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 3 жыл бұрын
Saacadu waa 9:32 fiidnimo waxaan jooga caabudwaq oo safar booqasho ku tagay, inkasto aan jecel heesto hadana heestaan waxay taabanesa rag badan oo aan jecelkooda guulesan, inta isjecel isku waara, inta aan jecel heesan ayagana jecel qurux badan u rajeena i love somaliwayn
@omaradan3168
@omaradan3168 Жыл бұрын
Amin 😢
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 3 ай бұрын
Yes
@mohamedteres7734
@mohamedteres7734 10 жыл бұрын
انا سوداني حبيت الاغنيه شديد ، اللحن والاداه روعه ليك التحيه يا عبدالله، اتمني اغانيك تترجم باللغه العربيه
@faissaabaadi7081
@faissaabaadi7081 8 жыл бұрын
يا زول هاي اغنيتنا ههه
@mohamedawad6600
@mohamedawad6600 6 жыл бұрын
+faissa abaadi 👍👍👍
@m.omarkw
@m.omarkw 8 жыл бұрын
Heestaan waxaa leh cabdu qaadir sanka ilaah ha u naxariisto codkisa mrku ku qaaadayo ayey xaada u istaageysa naxariis Janaad ya rabi
@Abdullahidhaqane
@Abdullahidhaqane 3 жыл бұрын
😭😭
@Qofnaba.
@Qofnaba. 6 жыл бұрын
Mise kumaan Cajabin qof aad jecshay oo aan Ku daremyan Dhibadana 😭
@najmoxassan4006
@najmoxassan4006 8 ай бұрын
Fanaankii lahaa heska fanaankaan uga cod macan ❤
@hankaabmedia14
@hankaabmedia14 2 жыл бұрын
Waayo waayo waaye wlh 2012 ayaan heestaan hbn iyo maalinba dhageysan jiray hadda waa xiligii aan soo xoogeysanayey jaceyl jaceylna waa iska jiray Best song
@ainanyacinovic1506
@ainanyacinovic1506 9 ай бұрын
Asc sxb walahi nostalgie heestan marki u dib usoo tummay ay soo baxday aad ayan u dhagaysan jiray aad aya lowada jeclaa heskan mmmm maxa wakhti na dhaafay alow cimriga noo barakee Amin heskan waxa iska lahaa alaha u naxariisto al fanaan CB/qdr sanka
@yassinkhalif2976
@yassinkhalif2976 10 ай бұрын
Waa 2005 Bisha afaraad goobti waa xafada Nairobi west ayaan kaa dhagaysan jirne aniga iyo walashay sahra looyan caajil ay lahayd.walle waa xasuus gar ii ah.good old days. Abwaanka,laxamiste iyo heesaye dhamaantood rabi haunaxariisto.
@princes2563
@princes2563 11 жыл бұрын
heestan caadi mahaan nolow abdulaahi boqol king off songs viva
@AHH677
@AHH677 Жыл бұрын
Keyf, I agree 100% Laakin heesta waxaa lahaa Cabduqaadir Sanka
@hamidabdi2669
@hamidabdi2669 6 жыл бұрын
Inuu cashaq halis yahy clafkana wax jiro yahy cawaba anaa qiray 😢😢😢😢like saara
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 5 жыл бұрын
Heestan waxan ku xusuusta my legend sanka raximallah aun
@AHH677
@AHH677 3 жыл бұрын
Nuur eebbow iyo boqol waa is cod shabahaan
@abokorabdi9433
@abokorabdi9433 7 жыл бұрын
msha allah ilaahay codka hakuu siyaadiyo boqol
@maxamedxasan9882
@maxamedxasan9882 4 ай бұрын
Boqoloow Barteeda aad dhigtay seeedi 🥰
@amiinyarehassanali9620
@amiinyarehassanali9620 3 жыл бұрын
Caku aragtidaadii Sow canshaaq ima helin Misna cudur xanun lahiyo Sow ciil imaa badiin Anfacada la cuna iyo Sow ceeshki kama go in Cabitana daayooo Cunahabaa mariyeee Ino caanshaq halis yahay Calamkana wax jiro yahay Cawaba anaaa qireeee Adigunaa adigunaa Cudurka ma ilaa qabtaa Calanka maa ila siidaaa Calafkaa maa ilaa sugtaaa Mase kumaa cajabin ani kumaa cuntamiin Cidlaaa kali heeesayaaa
@caydaruscayga2170
@caydaruscayga2170 Жыл бұрын
Adiguna adiguna sahra ceblayee Waaye abt🫡
@khalidgabobe4536
@khalidgabobe4536 6 жыл бұрын
one of best copyright of boqol hestan waxa leh Allah unaxariste c.qadir sanka
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 3 ай бұрын
Xasuusti Cabdiqadir Sanka Iyo Jacayladii 2005ki Alla muxuu Calaf kala wadey dad isku wacnaa Malin jimce Ah Tariikhdu Tahay may, 3_2024 . Iyo wadadii macaneeyd Ee Jimicsiga Ayaan jooga.
@hamdiyo8535
@hamdiyo8535 8 жыл бұрын
ala sanka ayan xasustay marku dhahayo cababa ana ana cawaba ana helay ilahow ku naxariso
@ahmedh.7134
@ahmedh.7134 6 жыл бұрын
Caku aragtidaadii saw caashaq ima helin misna cudur xanuun lehiyoo sow ciil imuu badin (2x) Anfacada la cuna iyoo saw ceeshkii kama go\'in cabitaana daayoo cunahaba ma mariyee inuu caashaq halis yahay calafkana wax jira yahay caawaba anaa qiree cawaba anaa qiree (2x) adiguna sahra ceeblaay cudurka ma ila qabtaa calanka ma ila sidaa calafka ma ila sugtaa mise kumaan cajabin ani kumaan cuntamin cidlaan kali heesayaa (2x) Caku milicsigaagii saw indhuhu kuma calman dabadeed calooshiyo saw caqliga uma gudbin ahahaa (2x) iyana codsigoodii saw qalbiga uma celin isna cabir wuxuu yidhi cajab weeye gabadhuye (2x) inuu cadarku udug yahay adina aad canbar tahay cawaba anaa qiree cawaba anaa qiree adiguna sahra ceeblaayeeeee ah cudurka ma ila qabtaa calanka ma ila sidaa calafka ma ila sugtaa mise kumaan cajabin ani kumaan cuntamin cidlaan kali heesayaa
@AbdirIzAK104
@AbdirIzAK104 6 жыл бұрын
Ahmed Hassan Thanks bro
@friedanoah416
@friedanoah416 6 жыл бұрын
20/07/2018 OMG caku argtidaadii
@ayangutale4227
@ayangutale4227 4 жыл бұрын
Abdiqadir Sanka heeskan lahaa (Aun) Boqol also did good job
@mahdibahar-official3252
@mahdibahar-official3252 4 жыл бұрын
2020 hadaad dhagaysNayso like
@ahmedabdulleomar5542
@ahmedabdulleomar5542 9 жыл бұрын
Xasuustii sanka ilh haku dhaxariisto
@khas751
@khas751 6 жыл бұрын
Ahmed Somali amiiin
@nololwcn2658
@nololwcn2658 6 жыл бұрын
Cabitaana daayoo cunahaba mamariye
@mohamedmohamoudaden757
@mohamedmohamoudaden757 4 жыл бұрын
Abdilahi boqol Albunki warmoog Star north america long time
@Maccaire
@Maccaire 7 жыл бұрын
inaba hestan jecel ayey igu berte. yac
@angelsjason138
@angelsjason138 11 жыл бұрын
xaaaaaaaaaaaax walahi am in love
@furbaby
@furbaby 8 жыл бұрын
thumbs-up
@saymynamebbe4431
@saymynamebbe4431 8 жыл бұрын
😂😂😂 am In love
@firdowsadahir4297
@firdowsadahir4297 8 жыл бұрын
me too
@firdowsadahir4297
@firdowsadahir4297 2 жыл бұрын
@jamal Abdul Allah who
@firdowsadahir4297
@firdowsadahir4297 2 жыл бұрын
@jamal Abdul Allah ok
@deeqmediapro574
@deeqmediapro574 7 жыл бұрын
yadawanaya weli 2017
@ismahanabdikadir2519
@ismahanabdikadir2519 7 жыл бұрын
aniga
@mohamedawad6600
@mohamedawad6600 6 жыл бұрын
+Ismahan Abdikadir 2018
@shafieabdirahman3482
@shafieabdirahman3482 3 жыл бұрын
Manooshahay wlhi😀
@deeqmediapro574
@deeqmediapro574 3 жыл бұрын
haa weli waan nool nahay
@nouradinedma945
@nouradinedma945 7 жыл бұрын
Hastan wa kuhastaba
@mahamedcabdi3526
@mahamedcabdi3526 5 жыл бұрын
Nouradin Edma j
@hodanhashi6096
@hodanhashi6096 5 жыл бұрын
Magaca Abdullahi marka arko calosha liiga qabtaa 😕qof saas dhan loo jecel yahay majiro i believe
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 жыл бұрын
Miyad isku kadida ileyn sikhranntahae hhhh walal allah ha aku daweeyo walahi maskaxiyan wan arkay hada inaad bugto wa yaabi jiray awal imika lakin wan ka naxa ba
@shuebaden7387
@shuebaden7387 2 жыл бұрын
Ya iladageysanoya 2021
@haashimabdi8874
@haashimabdi8874 10 ай бұрын
Axsan
@liibaankolombo373
@liibaankolombo373 7 жыл бұрын
waayo waayo iyo heestaan
@jannoomer5738
@jannoomer5738 6 жыл бұрын
Mise kumaan cajabin Ani kuumaan cuntamin
@ffggycade688
@ffggycade688 6 жыл бұрын
Wwwww waa ka baxasty masuul sanka ayaa na soo xasuusisay nabee Allow u naxariso
@abdikarimmohamedmohamoud9246
@abdikarimmohamedmohamoud9246 4 жыл бұрын
Copy from Cabdulqaadir sheekh cali sank, reer kaaraan wax laga sheega heesahoodana waa la koobiyeyna codna laguma dhamo.
@AHH677
@AHH677 Жыл бұрын
Cabduqaadir Sanka caadi ma ahayn Yaaqshiid mow ahaay? Mise kaaraan? Boqol waa keenay codka yaah
@maddytrojans5158
@maddytrojans5158 4 жыл бұрын
🇸🇴🇨🇦
@zakimagan5791
@zakimagan5791 3 жыл бұрын
Esh calaa xasuus
@bosasinhoseed11
@bosasinhoseed11 3 жыл бұрын
2021
@suldansuudi3938
@suldansuudi3938 4 жыл бұрын
Misna cudur xanuuniyo sow ciil imuu badin
@zuhuurzalaat8756
@zuhuurzalaat8756 7 жыл бұрын
caadi maahn
@zamiirzimpa54
@zamiirzimpa54 4 жыл бұрын
Ilaah ha unaxariistee sanka asagaa kagamacaan (adiguadigun
@YacquubinaXaaji
@YacquubinaXaaji 4 ай бұрын
.
@abdirahman143muktar7
@abdirahman143muktar7 4 жыл бұрын
😰😰😰😰😰
@abwaangoodir612
@abwaangoodir612 5 жыл бұрын
Caku argtidaadii sahraay maxaan kuu bartay
@user-fq2sr7kr1q
@user-fq2sr7kr1q 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@mahamuudabdirahmaan5913
@mahamuudabdirahmaan5913 4 жыл бұрын
Clow unxrso sanka
Abdullahi Boqol  Cod Macaan Oo Dabiici ah
6:35
Omar Mohamed
Рет қаралды 170 М.
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 48 МЛН
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 13 МЛН
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,2 МЛН
Cabdulaahi Boqol  dhaawac
6:53
MrCaawaable
Рет қаралды 604 М.
Leyla - Cabdulaahi Boqol
6:06
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 44 М.
Makaay
7:25
Release - Topic
Рет қаралды 10 М.
C/laahi Boqol Heesta | Calaf | Astaan Music 2020
7:44
Astaan Music
Рет қаралды 2 М.
Cabdulaahi boqol warmoogeey
8:14
MrCaawaable
Рет қаралды 72 М.
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 48 МЛН