Cabdullaahi Yuusuf iyo Hareeri Wareysi Warfidiyeenka SHantaSoomaaliya

  Рет қаралды 253,450

shantasoomaaliya1

shantasoomaaliya1

Күн бұрын

Пікірлер: 193
@naimamohammed814
@naimamohammed814 Жыл бұрын
2023 ma dawanaysa like 👍🏻
@siciiddaahir9882
@siciiddaahir9882 Жыл бұрын
Haaa
@arwaaxhabbyboy2252
@arwaaxhabbyboy2252 Жыл бұрын
Haa
@ayaancqani9293
@ayaancqani9293 10 ай бұрын
2024 /1/5
@abrahman129
@abrahman129 7 ай бұрын
2024😂
@eng.husseinahmed
@eng.husseinahmed Ай бұрын
Waxaan daawaday laba wareeysi oo aay kala bixiyeen Gen Galaal AUN iyo AUN Col Abdullahi Yuusuf Waxaan ii soo baxday inuu Cabdullahi Taariiqda runta ka sheegay ha qaraaraato ama ha macaatee intuu kulhaa iyo dhamaan sideey wax u dhaceen asigoo aan cidna ugu aabo yeelin Gen Galaal wax badan ayuu qariyey waa aniga fikirkeeyga Waliba anigoo nin hawiye ah ayaa sidaas leh Allaha u naxariisto labada marxuumba. Taariiqda waxeey ku qurux badan tahay in runta laga sheego caadifadana laga tago iyo qabyaaladda, runtii waan la dhacay wareeysiga Abdullahi Yusuf Ahmed AUN. runtii Gen Siyaad barre wax badan ayaa ma qaldanaa, wax badane wuuw qabtay SOOMAAALI WEEYN ALLAH MIDEEYO INSHALLAH WEEY SOO LAABAN DOONTAA.
@hassanyussuf-kh5dg
@hassanyussuf-kh5dg 2 ай бұрын
Ilaahey ha u naxa riisto madaxweine Cabdullaahi Yuusuf Axmed.aaameeen.Daacad buu ahaa odeigu.
@SM-lh8be
@SM-lh8be 2 жыл бұрын
8 April 2022 ayaan daawanayaa Goor Casara ooy ramadaan tahay Afurkana Aan ku sugayo Anigoo ku sugan Wadanka Sudan Caasimadiisa Khartoum
@mohancintile9865
@mohancintile9865 2 жыл бұрын
Xusuus qaaliya 8/ April / 2022 . 7 Saac Message Kaaga Kadib ayaan Dawanayaa . Ilaah Ha Unaxariisto Dhaaman Intii Dhimatay Dalkana Alle Hanoo Hagajiyo
@SM-lh8be
@SM-lh8be 2 жыл бұрын
@@mohancintile9865 Aamiin Waa waqti barakaysane iLaahay ducadaa ha inoo aqbalo
@fariha9470
@fariha9470 Жыл бұрын
30 march 2023 casar 17:30 Ramadan ayan dawanya
@houseofhighlights1226
@houseofhighlights1226 Жыл бұрын
12 April 2023 😂😂
@mahamedhasan9943
@mahamedhasan9943 Жыл бұрын
13 April 2023 baan daawanayaa🎉😂❤
@suleiman2967
@suleiman2967 Жыл бұрын
Allaha uu Naxariisto madaxdii hore ee dalka. Ruunti kuwa hada jooga waa ka wadan jeclaayeen. Kuwa hada joogo na rabi ha so hanuunsho
@CismaanDayib-id4ih
@CismaanDayib-id4ih Жыл бұрын
2023 baan daawanayaa ilahay haunaxariisto
@Abdirahman__Abdi
@Abdirahman__Abdi 17 күн бұрын
Alle ha u raxmado mudane madaxweyne abdullahi yusuf ahmed (yeey) geesi aan wuxu rabo moye waxa la rabo lagu muquunin karin bu ahaa ❤
@Caalamkaislaamka
@Caalamkaislaamka 2 жыл бұрын
Ismuujiya 2022 👍
@saidhersi1516
@saidhersi1516 3 жыл бұрын
Alle Yaa arxamu filnah ala Muxuu. Geesi ahaaa waayo araga khibrad badan Aloow janadii kugu casun geesi soomaliyeed buu ahaaa 😭😭😭😭😭
@MohamedAbdullhi-pi2bl
@MohamedAbdullhi-pi2bl Жыл бұрын
Geesinimadisa maxa lagu dhefay qarankii soomaliyed ayuu inta hub Ethiopia kasoo qaatay burburiye
@munasarhasan3217
@munasarhasan3217 8 жыл бұрын
halyey somalia ahaa c yusuf alaya raxma raaximiin
@anasvlogs1244
@anasvlogs1244 4 жыл бұрын
Qaain naarta alaha kufogeyo
@ufcfans7514
@ufcfans7514 4 жыл бұрын
Abdullaahi Yuusuf Wixi Ladoono Halagu Tilmaamo lkn Waa Khabiir Wax badan og. Waa Mid kamid ah Astaanta Xooga Dalka Rabbi Janada Haka waraabiyo asiga iyo Madaxdii Horaba.
@CumarFarax-w4r
@CumarFarax-w4r 9 ай бұрын
Ninkii dowlada dumiyey colada somali dhex galiyey cabdilahi yusuf waa kamid yhy balse allah how naxaristo dhamantod😢
@MoAamiin-oq6vq
@MoAamiin-oq6vq 6 ай бұрын
Dalku kee aha ma kaligii taliskii😮
@cabdishakuurbinahmedcba5055
@cabdishakuurbinahmedcba5055 5 жыл бұрын
Alle haw naxaristo Nin somaliyeed uun Iga dheh.
@vincentmiller6977
@vincentmiller6977 3 жыл бұрын
I know Im kinda randomly asking but do anyone know a good site to stream new series online ?
@creedtatum1479
@creedtatum1479 3 жыл бұрын
@Vincent Miller i use FlixZone. Just search on google for it :)
@Axmed_Hobyo
@Axmed_Hobyo Жыл бұрын
Abdullahi proved to be an exceptionally courageous soldier. Had Siyad Barre carefully considered his strategy, Somalia could've successfully destroyed Ethiopia. The repercussions of the 1977 war eventually lead to the downfall of the Somali government. This period marks just one of the numerous mistakes made during Siyad Barre's reign, highlighting the complexities that led to Somalia's political turbulence. AUN Abdullahi is indeed a living hero
@libankhalif5610
@libankhalif5610 27 күн бұрын
A Hero does not pick armies against his own people with the help of their enemies! Allah clearly said that you should not take them(the enemy) in this case Ethiopia as your near friends than you( in this case Somalia government of siyaad barre) Despite being a soldier for Somalia Him and other rebel leaders have sided with Ethiopia against Somalia in hatred they had for president siyaad! For that reason none of the rebel leaders including him can be called hero and only those with clan affiliations with them call them that
@shaqalleh
@shaqalleh 8 ай бұрын
Inta daawanaysa 2024 😫
@mawlidsmohamedhalale8485
@mawlidsmohamedhalale8485 5 ай бұрын
Ciidan lalaayo keen
@XamdiAbdulaahi-i7o
@XamdiAbdulaahi-i7o 9 ай бұрын
❤❤❤allaha unaxariisto madaxwayne cabdulaahi yusuf axmed janatulfardawsa allaha kugucasuumo
@abshirmohamett
@abshirmohamett 8 ай бұрын
18 Ramadan 2024 ban dawanaya ilahey naxaristisi ha siyo
@hassanosman9365
@hassanosman9365 Жыл бұрын
5/2023 MADAAWANAEYSAA. LIKE
@maxamudculus9043
@maxamudculus9043 2 жыл бұрын
Ilahow u naxariiso cabdulahi yuusuf
@sayidcalimubaarik8962
@sayidcalimubaarik8962 2 жыл бұрын
C/laahi Yuusuf ilaahy Naxariistii jano haka waraabiyo geesi soomaliyeed buu ahaaa
@abdirahmaanyaasiin178
@abdirahmaanyaasiin178 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto geesi laba maahan
@avalites7408
@avalites7408 9 жыл бұрын
pappa yuusuf aun aaamiin jano fardoowso ayaan illahey kaaga baryayaa
@MohamedHuzzein
@MohamedHuzzein 2 ай бұрын
2024 madaawatay like👍
@mkdigniin2555
@mkdigniin2555 7 жыл бұрын
Illahaw Ku naxariiso fahmad gooniya buu rabi siiyay qof walba uu barto abtir siiin tisa ayu yaqaan illahaw u danbi dhaaf
@shukranxasan171
@shukranxasan171 3 жыл бұрын
alle ha u naxariisto Cabdullaahi yuusuf geesi geesi loo waayay
@fifi4686
@fifi4686 10 ай бұрын
Awowo rest in Jannat-ul Firdaws. Aameen 💓
@shafiabdirashid6913
@shafiabdirashid6913 8 ай бұрын
22 Ramadan hawen is nin sogalesaa dawanayaa 31 March 2024.
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 3 жыл бұрын
Aun pappa yuusuf hogaamiyihi puntland dhisey iyo dawlada federaalka janadi Allaha geeyo
@talosandoonsoomaali652
@talosandoonsoomaali652 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto madax Wayne cabdullaahi yuusuf axmed Inkastoo uu ahaa nin millatari ah oo laga yaabo in dadka qaar ay si kale u arkaan Waxaan aamin sanahay inuu ahaa nin dareen wadaniyadeed oo qira wayni ku jiray Waxyaabo fara badanna dalka waa usoo qabtay
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 4 жыл бұрын
Allah arham Rest in peace cabdulahi Yusuf
@mohamedfarah3030
@mohamedfarah3030 Жыл бұрын
Qq😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅❤
@abdusalam4185
@abdusalam4185 9 жыл бұрын
Ax wlhi wan qiiroday Muwaadin soomaaliyed Alla u naxariisto
@muusegadhiidhe
@muusegadhiidhe Жыл бұрын
Geesiga Allah swt ha ku naxaristo 😢
@abdinasirburhan9191
@abdinasirburhan9191 4 жыл бұрын
Ilaahow kuu naxariiso
@xuseenahmed9776
@xuseenahmed9776 8 ай бұрын
Waxaan daawaday 2024/3/27 Taariikhda hijriguna tahy 1445/رمضان/17 Kuna suganhy mexsico city waxana u socdaa mareekan
@maxamedfarmaajo8968
@maxamedfarmaajo8968 4 ай бұрын
America hada ma gashy😂
@Qaasaali123
@Qaasaali123 2 ай бұрын
ilaahay haw naxariisto
@wadaagsinnews5073
@wadaagsinnews5073 Жыл бұрын
❤ alla hakuu naxariisto
@abdulahihubey1087
@abdulahihubey1087 3 жыл бұрын
AUN abdulahi yuusuf axmad yey alaha unaxariisto qabrigana alaha uwaasiciyo
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 2 жыл бұрын
Odaygaan Qabiili ma ahayn waxa uu ahaa nin runta sheega, weligii eray been ah uu sheegay lama sheegin. Cayddid oo ay sxb ahaayeen sida uu runta uga sheegay bal eeg. Xatta galaal oo aad u qabyaalad badnaa runtuu ka sheegay.
@ayaanlemohamed3735
@ayaanlemohamed3735 7 жыл бұрын
ilaahay ha u naxariisto
@haboonabdi1618
@haboonabdi1618 3 жыл бұрын
alaha u naxariisto jeneral cabdulaahi yuusuf
@Sam-br8ft
@Sam-br8ft 8 күн бұрын
He's experts on all things war.
@Caalamkaislaamka
@Caalamkaislaamka 2 жыл бұрын
Allh yaa arxam
@QGprincess
@QGprincess 4 жыл бұрын
Legend!!!
@Ravion_15
@Ravion_15 4 жыл бұрын
Genaralku waa qisooday allaha u naxariisto
@asadluckymen6927
@asadluckymen6927 Жыл бұрын
Madaxweyne ayuu noqdey general muxuu yahey
@caishoshxasanshcali3342
@caishoshxasanshcali3342 4 жыл бұрын
Allha ha unaxairsto halyey soomliyed buu ahaye
@awilyuusuf1074
@awilyuusuf1074 2 жыл бұрын
Allah haw naxaristo abdulahi yusuf Ahmed
@Nia2tt1
@Nia2tt1 Жыл бұрын
Madaxweyne qarar ah ayuu aha illahey hakunaxristo inshallah
@abdullahinur7354
@abdullahinur7354 8 жыл бұрын
alla yaaaaraxma ilahay janada haka warabiyo
@manaafabdi4145
@manaafabdi4145 2 жыл бұрын
Khaladkaaga ugu waynaa aad samaysay Wxuuu Ahaa dalabka Cawineed ee aad Ethiopia 🇪🇹 idoonatay adeer
@drfatimamohamed4666
@drfatimamohamed4666 8 жыл бұрын
alle ha kuu naxristo
@ayoubsalat8046
@ayoubsalat8046 Жыл бұрын
Allahu naxariisto adeer A yusuf
@shabshaachannel1713
@shabshaachannel1713 2 жыл бұрын
2022 hada dawaneso ismoji 👇👇
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753 3 жыл бұрын
Madaxweyne cllaahi yusuf axmed Alle ha u naxariisto
@dauddahir4170
@dauddahir4170 Жыл бұрын
Allah unaxariisto
@libanabdiwali8524
@libanabdiwali8524 3 жыл бұрын
Allah haw naxariisto halyey buu ahaaye
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 Жыл бұрын
Yaa raxma
@shucaybwarsame7415
@shucaybwarsame7415 Жыл бұрын
Allah swc Ha Kuu Naxariisto ............
@AdanDhubow
@AdanDhubow 3 ай бұрын
Allahaa unaxariisto runti wadani qadiyadleh buu ahaa
@Sam-br8ft
@Sam-br8ft 8 күн бұрын
If i had a country i would have hired him.
@hmm1699
@hmm1699 2 жыл бұрын
Omg maanta igu horeyso inaa codkiisa maqlo. Ale haunaxariisto
@fuadhersi
@fuadhersi Жыл бұрын
Alle ya raxma
@rabiicanimcaan1671
@rabiicanimcaan1671 4 жыл бұрын
Waa runti jabhada aya uu sababahyd qabyalada somalia haysata. Ilaahayow somali noo midee
@cabdallejabir4459
@cabdallejabir4459 Жыл бұрын
ilahay ha u naxariisto aamiin
@AbdiazizAbdilahi-xw4st
@AbdiazizAbdilahi-xw4st 6 ай бұрын
Alle haw naxariisto
@abdiaziizabdilahi150
@abdiaziizabdilahi150 6 жыл бұрын
Allaah naxariis waarta hasiiyo
@khalidyussuf6042
@khalidyussuf6042 Жыл бұрын
Alaha unaxaristo aabaheyn
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 Жыл бұрын
How bless him
@abdiasiissalad6917
@abdiasiissalad6917 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto generaalka
@Abdirahman_03
@Abdirahman_03 Жыл бұрын
Allaha u naxaristo lkn general maheen colner , gaashanle sare buu ahaay
@saidmohamedomar423
@saidmohamedomar423 Жыл бұрын
Allah kunaxaristo mr. President
@muusegadhiidhe
@muusegadhiidhe Жыл бұрын
Geesiga Allah swt haku naxaristo 😢
@CUMARXAASHI-js6nv
@CUMARXAASHI-js6nv Жыл бұрын
AABBE HALYEY WADANI MUDANE CABDULLAAHI YUUSUF AABE SOMALI WEYN KU ILLAAWI MEYSO AABE HALYEY WADDANI AKN
@asadluckymen6927
@asadluckymen6927 11 ай бұрын
Geesi goaan adag buu ahaa
@kamela775
@kamela775 Жыл бұрын
Alle yaa raxma walawuu waxna qaribay waxna hagaajiyey karti geesinimo 10 haday ahayd 9 ninkaana haystay xaga soomalida
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 Жыл бұрын
Alle how naxariisto geesi hal adag ayuu ahaa
@jomar1509
@jomar1509 3 жыл бұрын
cabdulahi yusuf alaha u naxaristo argagixiso iyo mooryaan isbaaro dhigata midna ma uusan jecleyn oo wadnaha uu gooyn jiray
@sevenscounty409
@sevenscounty409 3 жыл бұрын
Ibleeys baqtiiyey muxu faan uu tarahay, siidu qamro uu uu cabayey ya waxa lo geliyey beer doofar uu marki dambe uu ubaqtiiyey. Nijaas iga dhe
@rijaalpharah3113
@rijaalpharah3113 11 ай бұрын
Eeebe ha kuu naxariisto.
@wadanisoomaali7730
@wadanisoomaali7730 Жыл бұрын
Rabbi naxariistii janno ha geeyo geesi .
@MohamedAbdullhi-pi2bl
@MohamedAbdullhi-pi2bl Жыл бұрын
5-October - 2023 ayaan mar labad daawanaya waxan is dhihi karaa sabab ayuu u ahaa inan manta south africa qaxooti ku ahado anoo 23 jir rajo ka lahaay wadankisa kadib markan fursad ka wayy
@jiprielade8093
@jiprielade8093 Жыл бұрын
Aniguba south africa ayaan qaxooti bilaa sharci ah ku ahay laakiin kuma eedeyn karo taas kaligiis madaxda Soomaaliyeed oodhan baa runtii u hiilin mustaqbalkayaga sory saaxiib
@MohamedAbdullhi-pi2bl
@MohamedAbdullhi-pi2bl Жыл бұрын
@@jiprielade8093libaax sababta aan sidas u leeyahay waxa waye jabhadi ugu Horeysay ee dowladdii la dagaalantay ee Ethiopia hub kasoo qaadatay ayuu hogaaminayay
@MaxamadSoomali
@MaxamadSoomali 7 ай бұрын
Jaajuudkii eeynaa ee itoobiya
@SamsamdaganKhaalid-cq9sm
@SamsamdaganKhaalid-cq9sm Жыл бұрын
Allah ku naxriisto
@wadaagsinnews5073
@wadaagsinnews5073 Жыл бұрын
2024 maa sugaysaa inaa daawato
@adenfadhag1700
@adenfadhag1700 4 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso
@munasagal2496
@munasagal2496 2 ай бұрын
2024 siyaad bare ama ciidankii talyaaniga ee la dagaalamay Ethiopian ka waxay lugaynayeen 12d 19h. Ka warn maanta!!!
@maxamedshiiqyuusufxuseen147
@maxamedshiiqyuusufxuseen147 2 жыл бұрын
Alloow kuu naxariiso Aamiin
@aliciise7634
@aliciise7634 3 жыл бұрын
Abdulaahi Yuusuf AuN wuxuu ahaa qabiir dagaalyahan ah oo ciidinkiisa u cadaalad sameeyo,wuxuu ahaa nin guutooyin xabashi ah dabada kaga dhacay.
@XaajiLadane97
@XaajiLadane97 Жыл бұрын
Ilaahay hakaa xisaabo waxaad Soomaali baday.
@xajiadankoofi7454
@xajiadankoofi7454 Жыл бұрын
Awey qeybta 1aad
@ismailshire539
@ismailshire539 8 ай бұрын
Qaybta 1aad ee warysigaan ma la haayaa?
@cabdulqaadirxusenkampala6162
@cabdulqaadirxusenkampala6162 5 жыл бұрын
Meeyey qeybta 1aad wan raadinayaye
@muhanadmohamed722
@muhanadmohamed722 2 жыл бұрын
Laba beree Allahow kunaxariso amiin🤲
@ahmedsiyad1057
@ahmedsiyad1057 4 ай бұрын
21/7/2024 ayan dawayna gor Caser liq ah gobtu waa Mcdonald ku yal magalada springis South Africa
@sosmanahmed2155
@sosmanahmed2155 4 жыл бұрын
Axmaq ayuu ahaa waa ninkii xabashida somalia soo galiyey ee xasuuqu ka dhacay mogadishu
@haleemahguled4807
@haleemahguled4807 4 жыл бұрын
Mayd canaantow adigaa axmaq waayo cid ILAAH oofsaday ayaad cayday!
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 Жыл бұрын
Muqdisho argagixiso ayaa laga xoreynayey e adigu maka mid sheyd
@khadijagalaf8843
@khadijagalaf8843 11 ай бұрын
Allaha kuu naxaristo dhib waad so martay
@faysalmire7624
@faysalmire7624 Жыл бұрын
Waa cimri
@Hanuuuniye4024
@Hanuuuniye4024 Жыл бұрын
Hadal cadaayaa Aun ina yuusuf
@nourhassan1524
@nourhassan1524 Жыл бұрын
Aun
@SiciidMacalim
@SiciidMacalim 8 ай бұрын
2024madawanaysaa😂
@drgarad
@drgarad Жыл бұрын
Wuu naga hooseeya baan uga wareejiye maahe. Ninkan Somaali iyo Qaranka waxa wanaaga midna ugama tegin umana uusan sameyn.
@nimanhaji1648
@nimanhaji1648 Жыл бұрын
Odeyga Allah ha u naxariistee wuxu rabay inu waraysiga u bixiyo si details o an ku raaxaysanayo lkn Hereri inu na walaaqayaad moodaa.
@Mohan_Abdullahi
@Mohan_Abdullahi Жыл бұрын
Ma walaaqayee ee hareri suaalo u qoran oo xasaasi ah ayu raba inu waydiiyo odaygana wu is boojenayaa allah u naxriisto
@Bwalde
@Bwalde 5 ай бұрын
​@@Mohan_Abdullahi, wuu is boojaynayaa? RABBI ha u naxariistee kartidiisa wax lagaa weydiin mayo! Su'aal walbana ogaalkiis buu uga jawaabay oo weliba codsaday in uu details ka bixiyo dhacdooyinka. Waxaanse been ahayn in Hareeri dedejinayay.
@shucayb271
@shucayb271 Жыл бұрын
Legend mudug
Wareysi Cabdulahi Yuusuf 2aad.mpg
1:11:50
Baafo Media
Рет қаралды 2,1 МЛН
Ciddi Libaax  - Baydhabo waxaa la qarxiyay kolonyadi Madaxweynaha
43:26
СКОЛЬКО ПАЛЬЦЕВ ТУТ?
00:16
Masomka
Рет қаралды 3,5 МЛН
Из какого города смотришь? 😃
00:34
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,6 МЛН
Long Nails 💅🏻 #shorts
00:50
Mr DegrEE
Рет қаралды 16 МЛН
УДИВИЛ ВСЕХ СВОИМ УХОДОМ!😳 #shorts
00:49
HARD_MMA
Рет қаралды 3,3 МЛН
CABDULLAHI MAXAMED NUUR: WAREYSI BUUXA  SHIRQOONKI SHAQADA
3:47:53
HANOOLAATO
Рет қаралды 1,1 МЛН
Barnaamija Xusuus Reeb Iyo Hadraawi By Ducaale
1:15:11
Horn Cable Tv
Рет қаралды 988 М.
xussus reeb  Duuliye Xeyd
1:59:01
Horn Cable Tv
Рет қаралды 649 М.
ILHAAN NUUR IYO XASAN FAREY MA DAAROODBAA MISE WAA RAXAWAYN? (5088)
48:49
Barnaamijka Xasuus Reeb || Madaxwayne Muuse Biixi || Qaybtii 2-aad
56:56
СКОЛЬКО ПАЛЬЦЕВ ТУТ?
00:16
Masomka
Рет қаралды 3,5 МЛН