FULL INTERVIEW - WARIYE NADAARA IYO MACALIN AADAN CEYROOW

  Рет қаралды 503,530

HANOOLAATO

HANOOLAATO

2 жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 276
@mubarikrashid1426
@mubarikrashid1426 2 ай бұрын
Allah ha unaxariisto Mujaahid aadan X. Cayrow. Geesi buu ahaa
@shinobimcbuilds7337
@shinobimcbuilds7337 Ай бұрын
Ameen
@shuceybjakarta7041
@shuceybjakarta7041 Жыл бұрын
Nadaara Fanny wye wlh hhhhh Ayaanle mahadsanid barnaamijya aad umuhiimsan ayad inoso gudbisa
@liibaanjamac6764
@liibaanjamac6764 Жыл бұрын
Nin Aduunkoo dhan Uu Raadinay0 ayuu Wareysi ka qaaday Allaha Unaxariiist0 Macalin Aadan
@ZucaadoMaxamedabuukar-gy8pz
@ZucaadoMaxamedabuukar-gy8pz 7 ай бұрын
Aamiin
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 Жыл бұрын
Masha allah wariye #Nadaara nin suxufinimada fahamsan ayuu ahaa ilaa hadda wuu yahay shaqo wacn ayuuu qabtay iyo siduu u kala dabaray amuurahaas
@odeyhawiye.xaajiguners.9849
@odeyhawiye.xaajiguners.9849 2 жыл бұрын
Ayaanle guuleeyso Brother 🖐💯🙏❤💖❤💖
@abdallahelmi2790
@abdallahelmi2790 2 жыл бұрын
⁰0000⁰
@dj.mohamett
@dj.mohamett 8 ай бұрын
Nabiga muhamed ku sale scw hadaa jeceshahay wwl❤❤❤🎉🎉🎉
@ATTIF22
@ATTIF22 6 ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam ❤️🙏
@user-rs6wc3kp5q
@user-rs6wc3kp5q 4 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 4 ай бұрын
Scw scw scw
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 Ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@enganwarmohamudhussein2526
@enganwarmohamudhussein2526 10 ай бұрын
masha allah nadaara waa rugcadaa wanag san Allaha ku xafido 🤲🤲
@HussainAliahmad-np2df
@HussainAliahmad-np2df 4 ай бұрын
❤🎉
@HussainAliahmad-np2df
@HussainAliahmad-np2df 4 ай бұрын
🎉🎉
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 жыл бұрын
Ayaanle walaal fadlan si gaar ah igu Salan Wariye sare Abdulqaadir Nadaara oo runtii igu leh abaal ween oo aanan waligay iloobi doonin. Walaal Nadaara cimri dheer iyo Caafimaad buuxa iga nooloow ciso iyo sharaf baa aktaayda kuutaal
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Nice nadaara wuxuu ubareeray khatar thnks hanoolaato
@abdishukribile
@abdishukribile 2 ай бұрын
Waxad ilowday marku weraray gurigi macalinka c/Wali qanyare weraray oo laba niin laga kaxeystay oo ladilay markas Aya macilinka ilaldisa loo bahday in lawardiyay sii qarshki macalinka wardilan
@MHD6203
@MHD6203 7 ай бұрын
Nadaara funny waye wlhi😅😅😅
@Noah_ali0
@Noah_ali0 4 ай бұрын
😂
@ayaancdey9627
@ayaancdey9627 2 ай бұрын
waqoslay wlhi nadara wa wariye cajiiba oo aftahana aad ucaqli badan oo qosol badan ilahay cimriga ha udhereyo
@abdielmi6521
@abdielmi6521 2 жыл бұрын
Wlhi nadara waa legend
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 жыл бұрын
Wariye ayaanle barnaamijyada kala duwan ee u badan wareeysiyo waxaan dhihilahaa waa in lakaaydiyaa sababtoo ah waxaa kabuuxa wax badan oo Faa,iido u leh taariikhda lasoomaray
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 жыл бұрын
Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴
@ahmeddhamac3288
@ahmeddhamac3288 2 жыл бұрын
🤣🤣 ilaahow eey iga dhig hadaan kuu saaro
@abdiwelibedelhassan8466
@abdiwelibedelhassan8466 Жыл бұрын
@@ahmeddhamac3288 to uui
@joharomar2010
@joharomar2010 Жыл бұрын
Tftffttttttttttttttftttdttttttttttttttttttttttttttftftdttttfttttttttttttfttttttttttttttttftdttftttttttttffftttttttttdtttttttttttttttttttttfttttttttttttttttttfftftttttfttttttttttttttttttttftttttttttttttttttttf tfftttttfdffftttttf did d dddtttttfttttttttf
@chbmuhidin8266
@chbmuhidin8266 Жыл бұрын
@@ahmeddhamac3288 😂
@fadumosiyaad6721
@fadumosiyaad6721 Жыл бұрын
​@@ahmeddhamac3288 😊ilah
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 Жыл бұрын
Ilahey ha u naxariisto macalin adan 🥺😥😥😥😥
@indheeycadaan6376
@indheeycadaan6376 Жыл бұрын
Naafta allaha geeyo
@abdirizakariif9884
@abdirizakariif9884 Жыл бұрын
Rabbi uma naxaristo mujrimka ween
@abdulkadirahmed2935
@abdulkadirahmed2935 Жыл бұрын
Naarta alaha ku cadaabo
@cuud4726
@cuud4726 Жыл бұрын
@@abdulkadirahmed2935 Ameen Ya Raab garaca
@abdallaupdalla1
@abdallaupdalla1 5 ай бұрын
😂😂😂😂
@Sahratijar-ju7br
@Sahratijar-ju7br 11 ай бұрын
Masha alah
@F13500
@F13500 8 ай бұрын
Nadara wa qosol kaliya aniga marka fiirsanoyo cabsi qosol isku daray interview gan qof cabsanoyo biyo malab leh cab ladhaha anaba Laban oday cabsida labolabo ledahay iyo warer lkn nadara wa geesi wlhi aniga mesha kusuxi lahaa😂😂😂
@canjeero
@canjeero 3 ай бұрын
Geesinimada waa loo dhashaa ,mar haddii ey caqiidadaadu kuu saxantahay waxaad tahay Alle aamin maashaa Allah nadaara waxaad tahay wariye sharaf badan runtana og
@ibrahimhassan1758
@ibrahimhassan1758 2 жыл бұрын
asc ayaanle xusen cabdi adbaan uladhacay warbixinaha ad sodhikto keep goin abti❤️🙏
@ShAbuXasanFanPage
@ShAbuXasanFanPage 2 жыл бұрын
Hanoolaato 🔥❤️
@xagaleymohamed4592
@xagaleymohamed4592 Жыл бұрын
Waa wareysi xiiso badan qosol iyo cabsiba leh
@abdirizakiccanjeex3895
@abdirizakiccanjeex3895 2 жыл бұрын
First comment ☝️
@mohamed-khaalis1067
@mohamed-khaalis1067 2 жыл бұрын
I'm number 1 😂 waa sugaayay
@mohamedabdullahinuurarab160
@mohamedabdullahinuurarab160 Жыл бұрын
Horn Afrik . I daacad ugu Qatar San ayay aheed sidii loo waayay dowlad wadanka maamusho wariyaaal rug cadaa ah ayaa joogay .ilaahay ha qabriga ha u waasiciyo cali imaan sharmaake.Mahad Axmed Elmi iyo rag kale oo badan oo taariikhda xuseeso .
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 8 ай бұрын
Cabduqadir cashir nadara👏🏿🦁🇸🇴
@IbraahiimMaxamed0
@IbraahiimMaxamed0 4 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto Macalim Aadan Xaashi Ceyroow.
@cabdulaahiibraahim1481
@cabdulaahiibraahim1481 3 ай бұрын
Shabaab
@lazyanimal1341
@lazyanimal1341 2 жыл бұрын
Caadi maha waraysigan qosol iyo cabsi intaba wan kudareemay
@dhoodimeer123
@dhoodimeer123 7 ай бұрын
Nadara mash allah
@deekjr7872
@deekjr7872 2 жыл бұрын
wareysiga jamaal inoso sii daa Hanolato horayna usoco zxp shaqo wacan ba heysa💯👋
@suldanabdirahman3970
@suldanabdirahman3970 2 жыл бұрын
Asc waa waraysi aad u xiiso badan waxbaha tariikhada ah aayaa fican in marmrkaqaar lagaganasto Siyaasada Ayaanle waxan ku jiclahay qofka waqtibuusiya uu ku Hadalo markara qofka jaanis lasiiyo ku hadlo waa waxfican
@meymunahmedsheekh9510
@meymunahmedsheekh9510 7 ай бұрын
Asc walaahi waan xasuustaa haas ta barnaamiskaa kusoogali jiray hareer aduunka danbaaka hulcaayo waxaa isku haasta habeen iyo malin
@mohamudweli2597
@mohamudweli2597 2 жыл бұрын
Asc sxb ayanle part 3 xogwaran aaway
@samiiryussuf7216
@samiiryussuf7216 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxb wareysigi warye jamaal nosoo daade
@falisissahak
@falisissahak 2 жыл бұрын
ASC Ayaanle xagee ka helaa wareysigaas aad baan u xiiseynaya Please ii soo sheeg
@idiriselmi3215
@idiriselmi3215 2 күн бұрын
Masha allah ayaanle waa waraysi calamiya adiga iyo nadara waa mahadsan tihiin
@abdirisaqmuhuyadin7546
@abdirisaqmuhuyadin7546 2 жыл бұрын
M. A sxb Ayaanle guuleso sxb qali
@user-dt3mn9pv8e
@user-dt3mn9pv8e 2 ай бұрын
I belive nadaara why because he is exactly the best
@awshan571
@awshan571 10 ай бұрын
😂😂nadaara waa qosol 😅
@Shiine1st
@Shiine1st 2 жыл бұрын
"oo su'aalahan oo dhan maka jawaabaa"- duqa waa lugu shamuumey!
@user-gn9gf5qr5u
@user-gn9gf5qr5u 7 ай бұрын
Waaa wax cajiib badan
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 4 ай бұрын
Allaha unaxariistho
@fadumorage-pz5in
@fadumorage-pz5in 5 ай бұрын
Mashaa Allaah Badaara waxaan ku xasuustay Soodaaya Nadaara❤❤❤
@maxamedxasan7262
@maxamedxasan7262 2 жыл бұрын
Dadka afrikaanka ama madowga ah waa dadka ugu qaddiyadda yar dunida marka la fiiriyo waddamo yaryar sida turkiga, faransiiska, talyaaniga iyo waddamo kale oo uu afkoodu caan aheyn dadka ku hadlana ay yaryihiin ayaa haddana ku adkeysanaya afkooda iyo fartooda, laakin afrikaan waan un afrikaan. Bal hadda ninkan fiiri, dadka uu rabo in ay dhageystaan ee uu la hadlayo waa soomaali, haddana waxa uu meesha ku qoray waxaa ugu horreeyo ingiriis, haba yaraatee kama jirto halkan baahi qasbeyso adeegsiga afka ingiriiska, mana la waynin baddalkeeda oo af-soomaali ah !!!
@farhad5541
@farhad5541 2 жыл бұрын
adi hda qoralkaga carabi ba ka buuxo 1 qadiyah wa carabi 2 duni wa carabi 3 wadan wa carabi 😄 mrka adiga afsomali buuxa kuhadal ee ninka kadhac😂
@maxamedxasan7262
@maxamedxasan7262 Жыл бұрын
Walaal adiga oo baaritaan sameynaya waxa aan ka hadlay waa 2 arrin:- "Erayga iyo qoraalkiisa" ee ah gundhigga afafka. Qodobbadan ayaan kuu dirayaa haddii aad soo hesho garta waan ku siinayaa. 1- Saddexda eray ee aad igu tiri af-soomaali ma aha, ka soo baar qaamuuska afka soomaaliga, haddii aad ka wayso eedda waan qaadanayaa. 2- Erayada aan ninkan ku hayso ayagana ka soo baar qaamuuska afka soomaaliga, haddii aad ka soo hesho sidoo kale eedda waan qaadanayaa. 3- Erayada aad adiga igu haysato ee aad tiri ma aha af-soomaali haddii aan u qoray qoraal aan aheyn kan farta soomaaliga, sidoo kale eedda waan qaadanayaa. 4- Erayada aan ninkan ku haysto haddii uu far-soomaali ku qoray ayaduna soo baar.
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 4 ай бұрын
Waa run taa sxb
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 2 жыл бұрын
Nagaara hon afric wlhi waaba xasuus 1:00 pm wan sugi jirnay siiba iraaq markuu ka hadlaayo
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 4 ай бұрын
Waaaaaw
@nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063
@nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063 2 жыл бұрын
💯❤💖
@user-eh1lv6mj7u
@user-eh1lv6mj7u 24 күн бұрын
Hanoolaato❤❤🎉🎉
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 11 ай бұрын
NADAARA wlh nin cajiiba waaye Allaha u naxariisto Macalin Adam rag mar la arag ayuu ahaa.
@abdikarimahmed444
@abdikarimahmed444 11 ай бұрын
ma nin alshabaab dhiigyo cab ahaa ayad uducaynysa
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 11 ай бұрын
@@abdikarimahmed444 Haah waan u duceynaa Allaha jannada geeyo.
@abdikarimahmed444
@abdikarimahmed444 11 ай бұрын
@@BEERYAHAN naxaris laawe diin laawe ah oo laayay dad maskiin ah o muslimin ah oo aamin sanaa in ay gaalo yihiin in loo duceeyo waa qalad wayn iyo danbi aad galayso. mise adiga ayaa khawarijta ka mid ah?
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 11 ай бұрын
@@abdikarimahmed444 Adeer Melez Zenawi iyo BUSH Allaha kula soo saaro aammiin dheh illeen Macalin Adam nimankaasa dilaye.
@abdikarimahmed444
@abdikarimahmed444 11 ай бұрын
@@BEERYAHAN nio miyaad waalanthy hadalkayga maxaad u fahmi la dahay anigu cidii dishay kamaan hadal ee waaxan ka hdlay inuu ninkas aadam cayrow lagu magacaabi jiray gacan ku dhiigle shacabka somaliyed laayay oo gaalaysiyey
@user-hy3je2gg2n
@user-hy3je2gg2n 6 ай бұрын
Walhi waa wariye funny ah inaba caadi maha waa wariye rugcaadaa ah😅
@user-go4rq4wy5m
@user-go4rq4wy5m 9 ай бұрын
Ok😊
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 2 жыл бұрын
Nacasnimada naga daa ayaanlow 15 daqiiqo daawanay kadib 15 daqiiqo 15 kale kusoo dartay waliba isku dhax qastay si aan loo dhaafin hadana 30 daqiiqo sodon kale kusoo dhax jar jartay si aad hal saac oo kale nooga cunto sheekada inay dadku xiisayn baad aragtay
@rizack_jalato
@rizack_jalato Жыл бұрын
Nadare funny wllhi
@fuaadamey1410
@fuaadamey1410 2 жыл бұрын
First comment 🤣🤣🤣
@Mohamed-eh6or
@Mohamed-eh6or 8 ай бұрын
😊😊😊
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 2 жыл бұрын
Walahi dhibaato lacagtadii ku shaqeysay wlhi waa ku xalll
@aidarusmohamed877
@aidarusmohamed877 2 жыл бұрын
Sidaan Waa qiyaano views ah waayo labba qeyb oo Aan daawanay Ayaan full kasoo dhigtay si aad views kale u hesho falaadkaas jooji Ayaanlow
@abdinasirabdulahi9018
@abdinasirabdulahi9018 9 ай бұрын
Mahadsaid Hanolato Balse waraysiga uu wariyubu qaaday ee macalinka ma la heli karaa?
@RA_Q20
@RA_Q20 Жыл бұрын
Maasha Allah. Nadaaro waa ciyaal xamar / ciyaal xaafad caadi ah. Laqadiisa aaba aad usii xiisaysay information ka uu bixinaayo. 😁
@F13500
@F13500 8 ай бұрын
Haa wlhi ma aragtay wariyasha kle afkoda adeeg lkn nadaara waa qosolki aduunka 🥰😂😂
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 2 ай бұрын
Aaad u weyn C/QAADIR Nadaara wariye rug cadaa ah cizu & cfmd noogu nooloow wariye aan ka jeclahay wariyasha kale 💯🥰 حفظك الله ورعاك يااخي في الله☝️💝وربي يبارك في عمرك ان شاء الله☝️🤲❤💚
@Boodhari189
@Boodhari189 2 жыл бұрын
😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂
@saadakabshirissehassan715
@saadakabshirissehassan715 10 ай бұрын
NADARA FUNY KULAHA WARIYE WAA ISKA HUNGURI BADANYAHY😅
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Wallaahi wadaada in xamar gubaan waxbaa ku kalifay. Waa maxay radio ga kaniisada lagasiidaynaa?
@ifraahahmed592
@ifraahahmed592 Жыл бұрын
🥰
@maxamuudcabdiraxmaan75033
@maxamuudcabdiraxmaan75033 11 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk Nadaara weriye baxar ayuu Ku jiraa macalinkii Aadan Xaashi cayriow baxar dalaq hhh
@cumarhobyo9700
@cumarhobyo9700 2 жыл бұрын
Wareysi cajiib ah weeyan runtii.
@fardowsaahmed3778
@fardowsaahmed3778 5 ай бұрын
Nadaaro mashalaah
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 2 жыл бұрын
Wareeysi macaan badan
@user-gm5zz1bb2l
@user-gm5zz1bb2l 5 ай бұрын
Wlh wa qoslay 😂😂😂😂😂 Alla nadaara
@hugdheh
@hugdheh 2 жыл бұрын
mucaskarka Salaaxudiin 29:00 ayaa la dhihi jiray
@abdihafidmohamad
@abdihafidmohamad Жыл бұрын
2006 i was a five years old
@user-rq7cg2rv2g
@user-rq7cg2rv2g 9 ай бұрын
Isku da' baan nahay😂
@shaanqoofficial9718
@shaanqoofficial9718 8 ай бұрын
😂😂 waat ninku waa soo jabay
@ahmednoursh.ibraahim2882
@ahmednoursh.ibraahim2882 8 ай бұрын
Wa qoslay amay i qararamsadaan kulahaa😂😂😂
@user-le7or8nh4m
@user-le7or8nh4m 7 ай бұрын
😢😢😢😂😂😂😂😂
@hamzemohamed8455
@hamzemohamed8455 Жыл бұрын
Nadara nin aad u dagan oo sheeko yaqaan ah, ilahey haku sharfo.
@aburaasmedia3682
@aburaasmedia3682 2 жыл бұрын
Sidaan Waa qiyaano views ah waayo labba qeyb oo Aan daawanay Ayaan full kasoo dhigtay si aad views kale u hesho falaadkaas jooji Ayaanlow. i will take subscribe from you for cheating us
@chbmuhidin8266
@chbmuhidin8266 Жыл бұрын
Hada rabin iskada anaga kuceshanena
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 4 ай бұрын
Alkahu Akbar
@mohamedhusseinomar2675
@mohamedhusseinomar2675 2 жыл бұрын
Canjaladi uu ka duubay Adan Xashi Ceyroow Hada ma haayaa Nadaara noo weydii Ayaanloow
@hugdheh
@hugdheh 2 жыл бұрын
xirsi lugey murusade aa dilay Maalin Khamiis ah ayuu weeraray waa ku cibaadeesteen 2005/2006 meelahaas ano iskuuleey ah
@kaamilking1139
@kaamilking1139 Жыл бұрын
Xirsi lugey yuu ahay
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 8 ай бұрын
Xirsi lugey. kumoo ahaay?
@yahyaabdi7664
@yahyaabdi7664 21 күн бұрын
Quf muslim ahaa dhigiisa fu dudeysaneyaa
@itistrueitisafact5432
@itistrueitisafact5432 2 жыл бұрын
Aaway Waraysiga Aadan Ceerow laftiisa?
@fatimacubeyd119
@fatimacubeyd119 8 ай бұрын
Cajiib
@siawproduction8459
@siawproduction8459 10 ай бұрын
Nadaara legend
@wizzkarteismaildeysane8668
@wizzkarteismaildeysane8668 2 жыл бұрын
Hanoolato 01:13 waye sxip kusugaayay
@alibulle7612
@alibulle7612 2 жыл бұрын
Aadan Xaashi Ceyrow nin argagixiye ayuu ahaa umadda ayaa Alle dhaafiyay.
@abdishekhey8049
@abdishekhey8049 2 жыл бұрын
Maxa cadeyn u heysa?
@alibulle7612
@alibulle7612 2 жыл бұрын
@@abdishekhey8049 waryaa nin shabaab ahaa in uu argagixiye ahaa miyaa shaki kaaga jiraa mise shabaabka ayaad ka tursantahay ?
@zakihanadbishaar9961
@zakihanadbishaar9961 2 жыл бұрын
Nadara
@baadiyahafog5789
@baadiyahafog5789 Жыл бұрын
Ayaaaalooow please nadaara noisoo celi haduu haaayo sheeko kale oo saaan. Cml ah
@gedoofficial9733
@gedoofficial9733 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 8 ай бұрын
Bxar waye😅😅😅😅😅 amey iqararamsadan😅😅😅😅😅
@user-no5ws4yc9x
@user-no5ws4yc9x 8 ай бұрын
Wareysi xiso badan ayuu ahaawalh
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@farxaancawil926
@farxaancawil926 Жыл бұрын
Ayaanloow adiga iyo nadaara hada manoo heli kartaan waraysigii macalin aadan cayrow iyo nadaara
@abdisamedcumar-lh5kv
@abdisamedcumar-lh5kv 2 ай бұрын
Ilahay shahadadadisa haka aqbalo macalin adan canshi ceyrow
@timeforbinaryoption7715
@timeforbinaryoption7715 Жыл бұрын
Ilahy haw naxariisto macalin adaan 😧 Nin lama helaan ah buu ahaa Macalin aadan cayraw
@Haldhaan66
@Haldhaan66 9 ай бұрын
Naarta jaxiimo Allah hageeyo dhiig cabka
@user-tp5cg5yl6t
@user-tp5cg5yl6t 8 ай бұрын
​@@Haldhaan66afkaaga wasqda leh maa naarta ku geynee saqjaanyahow
@baadiyahafog5789
@baadiyahafog5789 Жыл бұрын
Ayaaanle please nadaara noo keeen mar kale
@IbrahimAhmed-kx8we
@IbrahimAhmed-kx8we Жыл бұрын
Asc waxaan ahay Ibrahim Ahmed Saleban oo joga gudaha somaliya wana aqoon u lehy khibrad dorogsanahay
@YasminQrx
@YasminQrx 8 ай бұрын
Ascm wll
@mahadroble2083
@mahadroble2083 2 жыл бұрын
See udiidaa aaa 😂😂😂😂😂😂😂😂
@faizamohammed7706
@faizamohammed7706 4 ай бұрын
😂😂😂😂 funny
@salahudinahmed5052
@salahudinahmed5052 2 жыл бұрын
Allah unaxriisto Mcln Aadan ceyrow 😢
@khaalidmoha3116
@khaalidmoha3116 2 жыл бұрын
Amiin ya Allah🤲
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 Жыл бұрын
Amin 😥😥
@abdiganiolujog9020
@abdiganiolujog9020 Жыл бұрын
alle cadaabo tuug ayuuu ahaa daaalib ah
@Haldhaan66
@Haldhaan66 9 ай бұрын
Inshaa Allah naarta buu tagi doonaa
@shugricali3046
@shugricali3046 7 ай бұрын
Aamin
@abdiganiolujog9020
@abdiganiolujog9020 Жыл бұрын
aadan wuxuu ahaa tuuug aaan ilahay aqooon dhiiga soomaliyeed inlaadiyana ilaa maanta isagaaaa sabab u ahaa ilhay haka abaal mariyo danbiyadiiisaa dhmaaan
@user-tp5cg5yl6t
@user-tp5cg5yl6t 8 ай бұрын
Adaa tuuk ah nacaladyahow ma hoyadaa uu dhacay saqjaan tahy
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 7 ай бұрын
Allah Nadaara qosol igumaharin
@ahzaab553
@ahzaab553 Жыл бұрын
2006 I left the country
@Salman-yk7xw
@Salman-yk7xw 6 ай бұрын
Afsoomaali maad ku qortid maxaa ku kalifey
@Mia-ll5di
@Mia-ll5di 6 ай бұрын
@@Salman-yk7xwmaxa ka galay adiga? Ma afkisa haysta?
@ibrahimmohammed7378
@ibrahimmohammed7378 5 ай бұрын
Same here it's really so hard at that time
@maazimcade
@maazimcade 5 ай бұрын
Me too 😢
@user-td5cz2gq1r
@user-td5cz2gq1r 4 ай бұрын
​@@Salman-yk7xw0pp
@ahmedali-ju9sp
@ahmedali-ju9sp Жыл бұрын
W
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 4 ай бұрын
Kkkkkkkkkkk allaha unaxariistho
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 5 ай бұрын
2024 baan fiirsanayaa tallow meeyey interview gii cayrow laga qaaday
WARIYE NADAARA #3 - SHIR-QOOLKI AFHAYEENKA & XABSIGII 46 CISHO!
37:31
Countries Treat the Heart of Palestine #countryballs
00:13
CountryZ
Рет қаралды 22 МЛН
When someone reclines their seat ✈️
00:21
Adam W
Рет қаралды 25 МЛН
UFC 302 : Махачев VS Порье
02:54
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,4 МЛН
MOM TURNED THE NOODLES PINK😱
00:31
JULI_PROETO
Рет қаралды 35 МЛН
DAAWO  TAARIIKHDII IYO AAS AASKII URURKA ALSHABAAB
1:45:58
Geel maale tv
Рет қаралды 40 М.
qiso aad u xanuun badan boqor galoobay : sh xassaan
19:55
cabdirahman kusow
Рет қаралды 4,9 М.
Jamal Osman - Waxay isku diyaarinayaan dowladdnimo!
1:26:19
HANOOLAATO
Рет қаралды 559 М.
Qisadii Dagaalkii Badar Taladii Cumar RA Ubixiye Iyo Siduu Quraanka Uwaafaqe Sh Xassaan
23:41
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 14 М.
TALISYO CUSUB AMAR ALLE LAAKIIN 14 June 2024
16:14
SHANTA TV
Рет қаралды 6 М.
Countries Treat the Heart of Palestine #countryballs
00:13
CountryZ
Рет қаралды 22 МЛН