Cabitaan Collagen Ah Vitamin Kahelayso Skin Ku Qurxinayo Wadna Kahelaysa

  Рет қаралды 19,348

shukri masala

shukri masala

Күн бұрын

Shukri Masala

Пікірлер: 62
@ikraanali70
@ikraanali70 Жыл бұрын
Ani xitaa wan heystaa makiintaas habo Shukri markasto wan kaga duceyaa wax kasto kushiid masha allah ilahow ku barakey caqliga &xogadaba cafimad &cimri dheer mama ❤❤❤❤
@sagalcali7910
@sagalcali7910 Жыл бұрын
Masha allah wan kahelay noso bdi xbbti shugrn
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 Жыл бұрын
Ma sha Allah tabaarakallh Shugri Masala . I miss you ❤❤❤❤keep going
@nimcoyussuf2948
@nimcoyussuf2948 Жыл бұрын
Dragon fruit wayee sax waan soo badhey 😊 Jazakalahu kheir Shukri qali
@HayatInspiration
@HayatInspiration Жыл бұрын
MashaAllah healthy and taste mama shukri
@nasimah5823
@nasimah5823 Жыл бұрын
Dragon fruit Resperry Bluberry Low fat milk Chia seeds Collagen powder
@shaj5029
@shaj5029 Жыл бұрын
dragon fruit and raspberry and blueberry smoothie 😋 yummy ❤️
@jamiilamohamed2374
@jamiilamohamed2374 Жыл бұрын
Dragon fruitka xagen ka hela walal Nairobi ayan joga hadad ugu dhanto adigo mahadsan
@wafanaji9255
@wafanaji9255 Жыл бұрын
Asc abaayo ani yaman ayaan joogaa magaalada sanca ma heli karaa colajinka Americanka eh asagoo bodaro en
@musdalifaahmed
@musdalifaahmed Жыл бұрын
Guuleyso xabiibti
@ubaxahmed3297
@ubaxahmed3297 Жыл бұрын
Hooyo 2bil uur leh masiinkarnaa shukri chiaseedka
@aminaibrahim7899
@aminaibrahim7899 Жыл бұрын
MashaAllah shukri qaali gacanta alle hakubrakeyo
@faysasiciid847
@faysasiciid847 Жыл бұрын
Masha allah waad mahadsantahy soo badi 😊
@khadroadan9787
@khadroadan9787 Жыл бұрын
mansh allllh shugri khayr wada
@ruqiyanur8059
@ruqiyanur8059 Жыл бұрын
Maashaa allaah quruxeey alaab quruxsan waan tijaabin
@aminaadan7080
@aminaadan7080 Жыл бұрын
Maasha allah qaali nasoo badi
@hamdiabdullahi3694
@hamdiabdullahi3694 Жыл бұрын
waankahelay habo noo soo badi masha allah❤❤❤❤
@Xananqurux5117
@Xananqurux5117 Жыл бұрын
Anaga garissa ayan jogna waxan makaheleyno abayo
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 Жыл бұрын
Masha Allah 👍
@AbdisalanMohamed-rs9oy
@AbdisalanMohamed-rs9oy Жыл бұрын
Shukri abayo garissa ayan joga ninkan uek bet root hagen kahela
@nasromaxamed5281
@nasromaxamed5281 Жыл бұрын
Mashalah cdy horo usoco ina ader
@sacdiahussein3032
@sacdiahussein3032 Жыл бұрын
Ma shaa Allaah
@munoqali826
@munoqali826 Жыл бұрын
Masha Allaah xabibti
@sagalmaxamad6225
@sagalmaxamad6225 Жыл бұрын
Thanks abayo
@aaminajimaleali
@aaminajimaleali Жыл бұрын
Anigo uur leh macabikara Wll qli❤
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Жыл бұрын
Wll haa waa wax kuuwada fiican. Baby aad ayay ugu fiicanyihiin.Lkn sokor ha iskaga darin wixii sokor lugu daro faaido maleh cudur ayaa laga qaadaa sokorta.
@ruunabdullahi8197
@ruunabdullahi8197 Жыл бұрын
Masha allaha abaayo
@saidajama9543
@saidajama9543 Жыл бұрын
Masha Allaah
@muudfarah2998
@muudfarah2998 Жыл бұрын
Anaga cabiitankan mahaysanu maxa nukutalakashay
@shukriadan2664
@shukriadan2664 Жыл бұрын
Mashaallah abaayo
@hodanbazhir5293
@hodanbazhir5293 Жыл бұрын
Wsc Masha allah
@shukri8964
@shukri8964 Жыл бұрын
Asc shukri masala abyo ani makiinada adaan ka iibsaday garaafada aan iga halaawday pls hada qoralkeyga aragto sparekeda noo geen
@asali5269
@asali5269 Жыл бұрын
Masha.laah
@hodanbazhir5293
@hodanbazhir5293 Жыл бұрын
Wsc Masha allah
@ikranquruxchannel9540
@ikranquruxchannel9540 Жыл бұрын
MashaAllah
@Teamasadhaji27
@Teamasadhaji27 Жыл бұрын
Masha allah
@osmanshareefahmedyahya4336
@osmanshareefahmedyahya4336 Жыл бұрын
Masha Allah bless you
@umuxudayfa1945
@umuxudayfa1945 Жыл бұрын
Wlhi been maha furut cun maba la,igu Karo cabitanka xitaa macabo mana necbe furutka lkn maba igu sodhaceeso inan cuno
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 Жыл бұрын
Isku mid🤔
@fartaj8974
@fartaj8974 Жыл бұрын
abaayo mashinkan mardho ayaa so gatay ma daxalaystaa mase waxkala ka haleeyay
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Жыл бұрын
Wuu duqoobay.
@usrahaji1563
@usrahaji1563 Жыл бұрын
Abayo kursigas intee kasoibsate plz😊
@fihimaabdilahi4163
@fihimaabdilahi4163 Жыл бұрын
Asc abayo collagen powder ma na tusi kartaa
@waashekokaleciise7470
@waashekokaleciise7470 Жыл бұрын
Cha seed ka waxaan maqlay inuu wadnaha iyo xididada xiro e iska daay
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Жыл бұрын
Chia seed cafimaadka ayuu u fiicanyahay. Waliba wadnaha ayeey u fiicanyahay oo dhiig karka ayuu dajiyaa. Xididadana wuu nadiifiyaa.
@khadijohassan2335
@khadijohassan2335 Жыл бұрын
Mashallaha uqti
@khadijamuse2429
@khadijamuse2429 Жыл бұрын
Hooyo uur leh ma qaadan kartaa abaayo
@epiczax8344
@epiczax8344 Жыл бұрын
Asc shugri kanguduudan maxaa waaye
@HayatInspiration
@HayatInspiration Жыл бұрын
@@epiczax8344red dragon fruit ayaa la dhahaa abyo
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Жыл бұрын
Wll haa waa wax kuuwada fiican. Baby aad ayay ugu fiicanyihiin.Lkn sokor ha iskaga darin wixii sokor lugu daro faaido maleh cudur ayaa laga qaadaa sokorta.
@Soda-xp2sp
@Soda-xp2sp Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله شكر
@sudiaffey3479
@sudiaffey3479 Жыл бұрын
Mamo uur leh mey isticmali karta abyo
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Жыл бұрын
Wll haa waa wax kuuwada fiican. Baby aad ayay ugu fiicanyihiin.Lkn sokor ha iskaga darin wixii sokor lugu daro faaido maleh cudur ayaa laga qaadaa sokorta.
@hooyosoomaaliyeed154
@hooyosoomaaliyeed154 Жыл бұрын
collogeinka ma powder baa mise kaniini
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Жыл бұрын
Powder.
@fatumaosman3849
@fatumaosman3849 Жыл бұрын
Hoyo urle macabi karta
@raxmo5267
@raxmo5267 Жыл бұрын
Mansha Allah washey qali
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Жыл бұрын
Wll haa waa wax kuuwada fiican. Baby aad ayay ugu fiicanyihiin.Lkn sokor ha iskaga darin wixii sokor lugu daro faaido maleh cudur ayaa laga qaadaa sokorta.
@safiyoabdulle8428
@safiyoabdulle8428 Жыл бұрын
Asc wlshy soomaaliya joogaa waxa laga yaabaa in aan furuit aan helin maxaa ku badalan karaa midair kale kolojiin kaniin Ayaan heystaa isaga maku darsan karaa
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Жыл бұрын
Kaniin lama shiido sidiisa ku liq
Dilka maqribiya Alaab Kaa Dhigeeso Jabiiiiiiba  Qurux iyo Cadaan
10:18
Faiza’s World | عالم فايزة
Рет қаралды 18 М.
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 12 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 57 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 7 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 20 МЛН
MY NIGHT ROUTINE IY GURIGEYGA CUSUB
10:36
Adna Henna
Рет қаралды 145 М.
MUXUU COLLAGEN NOLOLSHAYDA KUSOO KORDHIYEY? UPDATE.
11:27
AJ & Fadna
Рет қаралды 67 М.
3 SANO KADIB OO FAMILY KEYGA LA KULMAY ALHAMDULILAH
8:02
KOKO BULLE
Рет қаралды 421 М.
Waxan u maleyna in aad wax badan sugesen ka faideso
11:38
shukri masala
Рет қаралды 116 М.
MAXAA UBAAHAN TAHAY ADEEGA UMUSHA
12:26
Adna Henna
Рет қаралды 75 М.
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 12 МЛН