Hortan naagtan is qaa qaawinaysa ee heesaysa marwalba oo ay heesayso ninkan dheer uunba kusoo carara sidii nin ku dul waashey ama ku khafiifay ama maseyrsane ma isaga qaba. ? Mise naagtan sidan maqley waaba laqabaaye wuxu iska raba iska gado oo UU shukaansado waaban yaabanahe inta ila aragtey like. Lkn naagtan waxan odhan lahaa oo iga talo ah wll is astur ilaahay kabaqoo adigo heesaha aad heesayso ay yihiin kuwa aad ku naar galeyso hadana is qaa qaawin hadad kusii darsato dhibkeedey leedahaye wll is astur oo ilaahay kabaq oo iska daa is qaa qaawintan aduunyadan waa laga tagiye ilaahay utoobad keen oo ilaahay unoqo marwo ayad tahaye isku xishoo oo xishoo heesahsna iska daa oo xaga ilaahay unoqo wll adigo iga rali ah
@mustafalihasanroble11362 жыл бұрын
fiiri fananada xaliimo kismaayo , waad ka hagrateen duubista , Background maba leh , lakin waa meeshi lagu duubay Mlayuun Maanka , xaliimo kismaayo wllo ha kuu duubaan (waqal WStudio ) , iyagaa ugu shidan inta kale waa iska diriqsi , waxaa la rabaa in sawiro quraxbadan in la soo geliyo , cinwaanka waad heysta walaal , igu duuba sida filamada Background leh , adiga u tag hada ka bacdi waqal Wsttudio , waad daawan kartaa Malyuun Maanka DAADAX heesta keep going walaalo
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Hesaha jabuti iyo hesaha darasalaam
@cabdicasiissaleebaan16122 жыл бұрын
Woow qurux dumar waan kugu haystaaba
@faizam5232 жыл бұрын
Bisinka inantu goorgaradii miyey soo ilowdey???
@iltiredoualedirecteur11 ай бұрын
❤❤❤ j aime bien cette chanson
@QaanqeeBakarwaaree Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi2 жыл бұрын
Hadii ayaaan is arag Heedhe inaan is hifaayo Ka Ogtahayeey malabeey
@mamebirre928 Жыл бұрын
Amaal Daba kuus day 😂 muuqaalka heesta markan amaal Alvaro ku arkay buu iishidmay 😋
@CabdiqaniyaasiincilmiYaa-jl9eq Жыл бұрын
Waw❤❤❤
@OmarBarreh-pb9sn6 ай бұрын
❤xwn
@4bdibased2 жыл бұрын
Heestii Haatuf ee Sahra Axmed Jaamac AHUN goormaay hees cusub noqotay? Xuquuqda iyo xuskeeda barta.
@hindaabdi26802 жыл бұрын
Sorry maqnaateeda ishalaa waahelidootaa walaashay iguqaaliya kun iyobaqoljeer love❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FoodCade-i6z10 ай бұрын
0:25
@mustafaahmed38502 жыл бұрын
Beautiful song 👍👍👍
@cabdirisaadandahircabdiris74672 жыл бұрын
Meoerynme2erovk
@khadarliban60282 жыл бұрын
Inaba caadi maaha
@subeercalanle90742 жыл бұрын
Wax aanay lahayn ayay isu soo qaawisaa tani
@mohamedzakariya51432 жыл бұрын
yaa garanaya gabadha orange ka xidhan qortana xinaha marsan?