XALIIMO KISMAAYO | HEES CUSUB | OFFICIAL VIDEO HD

  Рет қаралды 1,544,572

Cabsal Production Tube

Cabsal Production Tube

Күн бұрын

Name Abdisalam Badri Abukar
Camerman/ Editor/Producer/Director
KZbinr /Motivator/Self Educator
KZbin Channel:
www.youtube.co....
Maxaan Isticmaala Si aan u soo saaro muuqal
-----------------------------------------------------------------------------------------
▶Camera Canon DSLR 5D Mark C 100
Halkaan ka soo gado :www.amazon.com....
-------------------------------------------------------------------------------
▶Microphone:
Halkaan ka soo gado: www.amazon.com....
-------------------------------------------------------------------------------
▶M-Audio Interface 2X2M
Halkaan ka soo gado: www.amazon.com....
------------------------------------------------------------------------------
▶FL STUDIO 20
Halkaan ka soo gado:www.amazon.com....
------------------------------------------------------------------------------
▶Adobe Premiere Pro
Halkaan ka soo gado: getintopc.com/s....
------------------------------------------------------------------------------
▶Adobe After Effect
Halkaan ka soo gado: getintopc.com/s....
------------------------------------------------------------------------------
Halkan iiga soo xariir
------------------------------------------------------------------------------
▶Facebook: / ​
▶whatsapp: +252-61-5-577488

Пікірлер: 176
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf Күн бұрын
Xalimo kismaayo cadowgaaga carada ha cuno masha allah Gabdhaha somaliyeed iyaga ka sito gabdhaha kale afrikaanta jeanska ku dhagan wata sida fartuun balaarka xassan top surweelkisa ka xaday 😂😂😂😂
@messiisjustunique1478
@messiisjustunique1478 2 жыл бұрын
Subxnallah 😥gabdhaheni sidan ma.udanbeysay iny isqawiyan ilhy xaqa hatuso🤲
@waryayarka
@waryayarka 2 жыл бұрын
Kuwa kula dhashay iyaku dirac ma xidhaan miyaa.?
@mohamedzakariya5143
@mohamedzakariya5143 Жыл бұрын
oo sowdigan nala daawanaya kkkkkkk
@Nafiisa-ll1jl
@Nafiisa-ll1jl Жыл бұрын
ķ q
@mohaosmanov
@mohaosmanov 2 жыл бұрын
Hees cusub ma ahan Zeynab labo dhagax ayaa horey u qaatay marka hees aad qaadayso at least xasuustii hore zeynab laba dhagax dhaha intaad ku qoran laheed hees cusub
@user-ji3jy5wg4v
@user-ji3jy5wg4v 7 ай бұрын
Mararka qaar waxaan iswaydiiyaa ma muslim baan nahay mise waxaan sheeganeynaa inaan nahay dad muslimiin ah, allaah ha nagu hanuuniyo dariiqa toosan aniga laftayda
@dhambaal3
@dhambaal3 2 жыл бұрын
allow iga cafi inta aan ku siigeystay jah nin baa saan ku qabo 😓😓😓😰😰😰😰😭😭😭
@aliabdalla1623
@aliabdalla1623 2 жыл бұрын
NIN AAQABA AAAAA. IGADAA WALLO. NINKAAS MR DAYUUUS MIYAAAA KKKK
@user-hr5bg8hu3j
@user-hr5bg8hu3j Жыл бұрын
اجمل لبس شفته بحياتي جذاب
@AsmaAxmad
@AsmaAxmad Жыл бұрын
😭😭😭😭
@moeawale4891
@moeawale4891 3 ай бұрын
Talented and well done
@xaajilacag828
@xaajilacag828 2 жыл бұрын
Ilaahey dambigeena ha dhafo wlhi cisha la raacey yaahuu
@husseinhandule
@husseinhandule 2 жыл бұрын
QAROW waa MAGACA heesta waxa EREYADA iyo LAXANKA sameeyey ( CABDILAHI CAYDIID CARAAF ) Music FURINLE,, ,saynab laba dhagax aya ku luuqeysay,, Lkn xaliimo kismaayo aya si fiican oo qurux baday u qaaday congratulation xaliimo kismaayo
@user-fg3fu3dk7x
@user-fg3fu3dk7x 4 ай бұрын
best voice zeynab labo dhagax
@osmanabdi3185
@osmanabdi3185 2 жыл бұрын
Ilaaho gabdha soomaliyeey soo hanuuni
@husseinhandule
@husseinhandule 2 жыл бұрын
xalimo kismayo aya kaga wanaagsan oo halkeda dhigtey heesta,, saynab laba dhagax,, abwaanka heesta sameyey he,s one of the best hargeysa jigjiga borama and burco
@hamzeali9114
@hamzeali9114 2 жыл бұрын
magaallan!!
@RaynaSoul-lt5ue
@RaynaSoul-lt5ue 10 ай бұрын
@@hamzeali9114 😗
@asadabdulle735
@asadabdulle735 2 жыл бұрын
Naa qarso jirkaada oo xishoo oo AllAH ka baq
@suhaybpogba5677
@suhaybpogba5677 2 жыл бұрын
qofkii u horeyay ee hestaa dawada ayaan ahay commentigana ka so hadla
@asalimuhumed1521
@asalimuhumed1521 2 жыл бұрын
Subxanallah naa Isa astur 🙄🙄🙄😒😒😯😯😳
@hamzahamud6227
@hamzahamud6227 8 ай бұрын
❤❤❤wan ku wadana hadaan nahay ree kismayo
@abdifatahjamasaidsurcadgol9691
@abdifatahjamasaidsurcadgol9691 2 жыл бұрын
queen sare xaliimo kismaayo
@MohamediMoumine
@MohamediMoumine Ай бұрын
Bonne chance
@user-wv5dr6id1n
@user-wv5dr6id1n 14 күн бұрын
Magaalo walba oo joogo.madaxdeedu isku kaajaan..maxayna magaalada madacdeedu iskugu kaajayn..i am mustafe aadan cismaan xasan.when i go to hotels which is not my friends..madaxda la saaxiib ahay.....meesha .tago madax u tagaa....my money makes me friends..my jop isn't money money makes me friends. Music makes me friends and sports makes me friends
@abdoulkaderadenomar8491
@abdoulkaderadenomar8491 2 жыл бұрын
À la class Qurux
@abdifatahadan8868
@abdifatahadan8868 2 жыл бұрын
heestu inaba caadi ma ahn classic❤
@nasraali1212
@nasraali1212 2 жыл бұрын
Saynab laba-dhagax aya hore u qaaday heesta laakin
@babunabdan8063
@babunabdan8063 2 жыл бұрын
Ale haydin xafido dumarkii way waasheen
@shakiibaliibrahim5216
@shakiibaliibrahim5216 2 жыл бұрын
Qoftan wxba maba qarsane naasihi oo toos ah ayey bann ka kente aaway diinteena aaway culumadii ma waxan munkarka laga qabto bulshada subxanallh
@nimcaanbadel5223
@nimcaanbadel5223 2 жыл бұрын
Waa dhibaatada hablaha haysata
@fathermc7637
@fathermc7637 Жыл бұрын
Arag tayeè maxa la o dhan ti yareed subxan allah
@SaabirCumar-fc7yk
@SaabirCumar-fc7yk Ай бұрын
Waaw😢😢😢😢😢
@mustafejirde4620
@mustafejirde4620 2 жыл бұрын
Waa halkee
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Heeskan wxa leh Saynab laba dhagax Ethiopia ayey ku qaaday heeskan naaska feedasho iyo tuugnimo wa isku darsatay
@sahromohamed3158
@sahromohamed3158 Жыл бұрын
Asalaa😮😮😮😮😮 malaac!alakamu
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 11 ай бұрын
Aaawch Big beautiful Airbags
@kafiyanoak2482
@kafiyanoak2482 2 жыл бұрын
Codkeda iyo ayadaba wey iga gadmen Xalimo Kismayo aad ayanku salamaya
@Abdullahidhaqane
@Abdullahidhaqane 2 жыл бұрын
War wuxu naso macana 😂😂🙈
@cabdallahchannel516
@cabdallahchannel516 7 ай бұрын
mesha gabdhaha sidan ushidan joogaan wa halkee🙄🙄🙄❤
@ayaanladan8454
@ayaanladan8454 2 жыл бұрын
Xaliimo kastuumo na waa imaane sugale
@cabdiaden7848
@cabdiaden7848 2 жыл бұрын
Heestan waxaa ii qaadi jirtey xalkeyga markaan wada sheekeysan jirney alle ha isu kaaye daayee
@fatimaabdulahi8061
@fatimaabdulahi8061 2 жыл бұрын
ma.quraxa iyo cod waaaa isku darasatey
@dalmar8395
@dalmar8395 2 жыл бұрын
Maan fahmin heestan
@nuursomaliofficial1648
@nuursomaliofficial1648 2 жыл бұрын
Sidee doo kle naasha na tus mcn
@hamzeshareph1444
@hamzeshareph1444 Жыл бұрын
Khadar..sh.cabdi
@citizenguy8484
@citizenguy8484 2 жыл бұрын
Naasaha 😋
@yusufuk9925
@yusufuk9925 2 жыл бұрын
Yes best song xamdi kismayo
@somalishort482
@somalishort482 2 жыл бұрын
Kusoco first one
@ugasdacad528
@ugasdacad528 2 жыл бұрын
Asturnantu wa qurux rabbi hala baqo
@a.k6519
@a.k6519 2 жыл бұрын
10 jeer Ka badan waa dawaday🥰
@mohamedabdulkaadirali6976
@mohamedabdulkaadirali6976 2 жыл бұрын
Waa runtaa wax qariso mahayso naskaaga banana ayuu yaalaa
@habibshire1830
@habibshire1830 Жыл бұрын
Hablahas Qurxoon Oo Jooga Iyo Jowharada Isku Darsaday Xagee Kusagan Yihiin
@ismahaanisma304
@ismahaanisma304 2 жыл бұрын
uf hadii la heesayo ma naasaha iyo madaxa ayaa la baneystaa
@maxamedsiciid7930
@maxamedsiciid7930 2 жыл бұрын
Maan fahmin!
@Mr8dhawiil
@Mr8dhawiil 2 жыл бұрын
Ilmaha sheydaanka 😈😈😈😈
@iltiredoualegemail6059
@iltiredoualegemail6059 2 жыл бұрын
J aime cette trés Belle chanson de ma soeur halimo
@user-ql8xm3yj6g
@user-ql8xm3yj6g 11 ай бұрын
Best ten Sudan songs
@waryayarka
@waryayarka 2 жыл бұрын
Waxaan garan waayay somalidu waxaay isku cayaan. Hada ragan gabadhan cayaya ma oga in aay gabdho la dhasheen, haday la dhalana inaay dhalayaan. Hadaba saad ugu mushquul santihiin gabadhan caydeeda. Hadaba kuwo kalaa isdoo kalale ku mushquulsan tii kula dhalatay tii aad dhashay tii ku dhashay caydooda. Markaa hore ha loo socdo baan idin leyahay. Iskadaya colaada somaliyeeey.✌️
@Buratownshipmediachannel
@Buratownshipmediachannel 2 жыл бұрын
Exhilarating!!! Vocalist !!. My dear,you surely have an appealing singing voice and an appreciation for performing. Be blessed.
@soomalihishiisah9668
@soomalihishiisah9668 Жыл бұрын
Back to the #2012 Zeynab laba dhagax Waa kaas Xamar ii shidneed
@nashaadmohamed7431
@nashaadmohamed7431 2 жыл бұрын
Kkkkkk abooyaalow hadhoow waxaladhihi doonaa gabarbaa waxlayeelay war waxan ookale egagan karo raga diyadooda halagasiiyo
@VYA1968
@VYA1968 Жыл бұрын
Great great .Somalië women. Beauty bro
@abdalla2421
@abdalla2421 2 жыл бұрын
Alla maxaa meshan wax dhooban oo maxaa loo dhahaa somalia qeyrad kuma jiro kkk
@tiktokofficial8623
@tiktokofficial8623 2 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍
@sahnibrahim833
@sahnibrahim833 2 жыл бұрын
Woow caadi maahan gold Voice
@samanabdirashid1138
@samanabdirashid1138 Жыл бұрын
nce song sstr m.a Grtng from london
@user-bj9js8dp7z
@user-bj9js8dp7z 7 ай бұрын
❤🇸🇴🙏
@AyaanAEiltireh
@AyaanAEiltireh 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ok
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 2 жыл бұрын
Balayo waji wan u ad mudaso wajigada Shimbir Gumas 🦉🦉👈??? Ma waxay isku darsatay hees ayada Lahan iyo qawani Subxanalah
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Waaryaa gabadhu wey qurxooontahaye isla yaab oo cayda dhaaf, mise cayn maseyr baa laguu hayaa????
@abwaancali1540
@abwaancali1540 2 жыл бұрын
Best song
@abdiyusufabdirahman6039
@abdiyusufabdirahman6039 2 жыл бұрын
ILOVE GOOGARAD BILAA NIGIS💙💙💙💙💙💙💙💋💋💋💋💋👀
@abdisharif9983
@abdisharif9983 11 ай бұрын
😢Subxaana Allah
@halanexassan5535
@halanexassan5535 2 жыл бұрын
Xalima kismayo wll ogow malin aysan wax kuqaban karin kuwa maanta ku sacabtumaya ayaa jiri doonta ee allihii ku aburtay unoqo
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 Жыл бұрын
aqas naasahaga qari sharifi dhimatay
@xalanecabdiraxman4114
@xalanecabdiraxman4114 2 жыл бұрын
Naagtaa candhada soo banaysatay ee hadana isdaawan haysa waa aduunyo ragii dhaqi jiray baa faraha kaqaaday
@bincabaas5516
@bincabaas5516 4 ай бұрын
La naasaha Ii muuqata sida woo guuska loo luuxiyo ayaa loo rawa
@ibrahimmohamed2813
@ibrahimmohamed2813 2 жыл бұрын
Naasaha
@xasankayseaadan7433
@xasankayseaadan7433 2 жыл бұрын
Hees cusub maaha e Fanaanadii heesta lahayd Magaceeda sheega kuna xusuustii saynab laba dhagax
@zakeriyeabuukar2805
@zakeriyeabuukar2805 2 жыл бұрын
waw waa qalanjo qurux badan keep going😄
@abdisharif9983
@abdisharif9983 11 ай бұрын
Gabdhaha cowradooda 😂
@abdisalanmeygag
@abdisalanmeygag Жыл бұрын
Amiin manshallah
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 2 жыл бұрын
Waar dumarkan wixii dhalay ama la dhashay ama ay u dhaxeen ma duyuuthnimo ayay doorteen. Duyuuth jannada ma galo. Waar dumarkan waa inay ogaadaan inuu qabri ka dameeyo
@armaanhassan2675
@armaanhassan2675 2 жыл бұрын
Wuxu ma talyaaniba naaso mcna 😋
@nourhassan1524
@nourhassan1524 2 жыл бұрын
Xasuustii zaynab labo dhagax
@mohamedyusufjeex4260
@mohamedyusufjeex4260 2 жыл бұрын
Waaw amazing
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
"Waar Qoftu cod iyo naaso macaanaa😋
@Cabdicasiiscumar3945
@Cabdicasiiscumar3945 Жыл бұрын
Sigaysiga iska daa
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
@@Cabdicasiiscumar3945 YAA KU YIDHI WAA SIIGAYSTAA ADEER KKK
@farhiyoshire2430
@farhiyoshire2430 Жыл бұрын
Nice
@QaanqeeBakarwaaree
@QaanqeeBakarwaaree 10 ай бұрын
🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@MrWardheere
@MrWardheere 2 жыл бұрын
heestu maahan mid nagu cusub saynab 2 dhagax baa horay u qaady lkn isqaawinta heerkaan ah baa nagu cusub ee naasaha ku kooban
@cabduqadiryarisow2565
@cabduqadiryarisow2565 2 жыл бұрын
cabduqadir yarisow
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 2 жыл бұрын
Wooow Amazing voice sister 🔥🔥🔥🔥🔥
@fathimoussa3308
@fathimoussa3308 9 ай бұрын
Très bonne chanson
@nasraali1212
@nasraali1212 2 жыл бұрын
Heestu Mid cusub maaha Saynab laba dhagax aya Hore u qaaday, walalo Beenta iska daa.
@atharhassan9373
@atharhassan9373 2 жыл бұрын
Waa seey tahay waa runtaa oo seynab labo dhagax oo joogtay xiligaas eey muuqaalka sameyneysay Itoobiya
@muzamilmohamud1947
@muzamilmohamud1947 2 жыл бұрын
Subhanallah 😭😭😭😭 why u Lowering ur dignity my sister's
@haseem7506
@haseem7506 2 жыл бұрын
Oo imika calooshii uunbaad qariseenee maxaa hadhayba subxaanallaah.
@libanjama4217
@libanjama4217 2 жыл бұрын
Kismaayada cusub ee dhagaxbur
@sacadmuuse6390
@sacadmuuse6390 2 жыл бұрын
Saynab labA dhgax hestedi weyan MAha hes cusub
@waxaro-raacchanale250
@waxaro-raacchanale250 2 жыл бұрын
Fuustooyin
@aminamohamed6121
@aminamohamed6121 2 жыл бұрын
Amina
@MubarigBashiir-ty6id
@MubarigBashiir-ty6id Жыл бұрын
😭😭😭😭❤❤❤❤❤
@MubarigBashiir-ty6id
@MubarigBashiir-ty6id Жыл бұрын
Waawu
@kukusami4657
@kukusami4657 2 жыл бұрын
Waano waxaa ika ah in ad is asturto o akhiradaada ila shatid.
@adnaanmohamed4450
@adnaanmohamed4450 2 жыл бұрын
Waxaad qarise maba jiraan waan wada aragnaa ilaa xabadka
@AsmaAxmad
@AsmaAxmad Жыл бұрын
Asc
@mohamoudhussein3426
@mohamoudhussein3426 2 жыл бұрын
heestaan saynab laba dhagax ayaa iska leh bililiqaysiga halaga daayo
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 6 ай бұрын
Hesta wa kentay lkin wa qawan tahya Isa astuur qumayo😂
@yacquubcawil2570
@yacquubcawil2570 2 жыл бұрын
Kow
@user-wv5dr6id1n
@user-wv5dr6id1n Ай бұрын
Music kalgacayl sameeyaa..Suugaantu waa Hodan.halkee kaa mareen.sarbeebaha lagu laacdamo.iyo luuqda iyo ciyaarta lagu mafsuudo.
@asmaahmee8280
@asmaahmee8280 2 жыл бұрын
Cameramanku wuu iLa zhaqaYnaYaa
@RaynaSoul-lt5ue
@RaynaSoul-lt5ue 10 ай бұрын
💛💛💜💛💋❤💞💖🤝💚
@caashociise7441
@caashociise7441 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣 Naaso miyaa muuqdo mise waa indhaheyga yaab
@Riyaaduljanah5510
@Riyaaduljanah5510 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@mohamednoor4405
@mohamednoor4405 2 жыл бұрын
Hay beautiful voice and good singer keep up and the song is touching the fuck receive (distinction)keep that bad and hand over the to me my dear sister
@mohamednoor4405
@mohamednoor4405 2 жыл бұрын
Hand over the key to me and keep the bad lock very good singer keep up wish you long live
@lucifershortvideo9740
@lucifershortvideo9740 2 жыл бұрын
Ma fahmin
@Djmora34
@Djmora34 2 жыл бұрын
Ku soco wllshyta
XALIIMO KISMAAYO | HEES CUSUB 2022 | OFFICIAL VIDEO HD
4:01
Cabsal Production Tube
Рет қаралды 235 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 59 МЛН
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 79 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 19 МЛН
SUBXABALAH: HOOYO SOMALIYED OO LAGA HOR ISTAAGAY IN MAXKAMADA CAAWISO
21:51
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 2,1 М.
Xaflada Soo Dhaweynta Nasra Cabdiraxman Minnesota  USA
58:05
Gobsoor Media
Рет қаралды 83 М.
NADIIRA NAYRUUS | NAF KU JECEL ADDUUNYADA | OFFICIAL  VIDEO 2023
6:36
Moha Films
Рет қаралды 2,3 МЛН
Ruun
9:04
Release - Topic
Рет қаралды 290 М.
GABAR TIGREY ITOOBIYAN AH WIIL SOMALI JECESHAHAY UTIJABIYAY
14:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 92 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 59 МЛН