Cabsi Cabsi & Ugaarsi ka bilowday Aduunka| Isra O Deg deg Diyaarado u dirtay| France O seeftii galka

  Рет қаралды 79,673

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Пікірлер: 128
@DulmiDiid
@DulmiDiid 2 ай бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@Amira-cw7it
@Amira-cw7it 2 ай бұрын
sheikhow nabar bal sidee lcg loosameeyaa hooyo maraykan ku nol part time baa shaqeeyaa lacag la aanbaan ka cabanayaa hadaad
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 2 ай бұрын
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll jimco wanaagsan ❤
@mastergeed199
@mastergeed199 2 ай бұрын
Qabyaaladda inala hadhay ,waa in aynu ummadda ka wacyi gelino , almuhiim , through the media . Thanks . Sh . Dulmi - Diid .
@WiiloHussein-vg8vh
@WiiloHussein-vg8vh 2 ай бұрын
Alle ha xifdiyo Musliminta Melwalbo Ayjogaan Aamiin yarabi👍👍
@sabahhussein3184
@sabahhussein3184 2 ай бұрын
Allahu Akbar Waa leysku ururinayaa dhamaadkii yuhuud waa dhowdey Alxamdulilaah
@SaraUsama-o6n
@SaraUsama-o6n 2 ай бұрын
Illaahay ha isku diro oo ha isku baabiyo shayadiinta insha Allah 😢
@hibayusuf8945
@hibayusuf8945 2 ай бұрын
اللهم.صل.وسلم على سيدنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم
@FAAIDO-n3h
@FAAIDO-n3h 2 ай бұрын
Waa sax walaahi reer yurub ha gubtaan
@abdullahiwaddani3594
@abdullahiwaddani3594 2 ай бұрын
Sallalaahu_Caleeyhi_Wasalim
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 2 ай бұрын
Idaacadaha ayaagaa iskaleh wayna isla burburaayaan insha allaah
@IbrahimJamil-p1p
@IbrahimJamil-p1p 2 ай бұрын
اللهم انصر الإسلام والمسلمين ❤❤
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 2 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
@AbdirazackKalief
@AbdirazackKalief 2 ай бұрын
Shiiq plz gumeystaha dheh intaa dhihi leheed dowlada israel
@sabahsabrie1426
@sabahsabrie1426 2 ай бұрын
Gumeesta yasha
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman 2 ай бұрын
Ilaahey halaayo yahuuda
@HfZh-w9u
@HfZh-w9u 2 ай бұрын
scw❤❤
@Maracade_show
@Maracade_show 2 ай бұрын
Insha allah sanadkan intuusan dhamaanin 100k noo balan ah
@aanahmed1023
@aanahmed1023 2 ай бұрын
Aniga ayaa isbadnay ee hadii caqli jiro aan dhulkeena hagaajisano😊
@arafatfaisal4527
@arafatfaisal4527 2 ай бұрын
Allah wakiill muslimineta inchallah
@sahroali1196
@sahroali1196 2 ай бұрын
Sheekh.dowlad.majirto.somalia
@FaisalJama-zt3yz
@FaisalJama-zt3yz 2 ай бұрын
yes, she was came from refugee comb. we are proud to the lady
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 2 ай бұрын
Machaallah
@kiranpath7033
@kiranpath7033 2 ай бұрын
Waan arkey arinkaas aadna waan ula yaabey. Balse waxaan u qaatey Ilhaan Cumar in ay tahey gabad pawer weyn leh. Laakiin waxey is leeyihii bahdila. Guul, Guul. Ilhaan Cumar
@naimaomar3254
@naimaomar3254 2 ай бұрын
Asalamu Calaykum. Meel kasta Rucbi Allaha ka geliyo!
@hasancadaawecabdihasancada2352
@hasancadaawecabdihasancada2352 2 ай бұрын
Scw
@guriceel7971
@guriceel7971 2 ай бұрын
allow u hili reer falastiin, lubnan iyo muslimka
@kaltoumwaiss9634
@kaltoumwaiss9634 2 ай бұрын
Illahay ha guleeyo Palestina
@mamudxun1027
@mamudxun1027 2 ай бұрын
Ninyahaw nagadaay xayeesiinta mase waan kaatagnaa waqtimahaayno xayeesiin markanagadaay😮😮😮
@xasancade1810
@xasancade1810 2 ай бұрын
hhhh هههههه😂😂😂
@Norah-eh8cn
@Norah-eh8cn 2 ай бұрын
Isdhaafi xayaysiinta ama jiid waxyar
@rahmasuleman1517
@rahmasuleman1517 2 ай бұрын
Sheikh ❤
@JamalYasin-kk4pk
@JamalYasin-kk4pk 2 ай бұрын
Cajiib
@Dhageenso
@Dhageenso 2 ай бұрын
Ustaad, in Social media-ha Meel Fican aan ka galno Waxay badbaado utahay Jiilka Dambe. Aadbaan kaaga mahad naqayaa Buraarujintaada. 🙏
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 2 ай бұрын
Mar horeey qabsadeen na ahee itagaa iska leh google iyagaa leh waxaa galisidna waa bixinayaan
@SadiyaNuh-zt3ct
@SadiyaNuh-zt3ct 2 ай бұрын
Dee ilhaam Xero qaxooti baa dowlada maraykan kasoo qaaday saas baa magaca uraacay
@ubahsiyad6810
@ubahsiyad6810 2 ай бұрын
Rashiida marekan bey ku dhalatay lkn ilhan qaxooti ahaan baa lagu keenay
@Xuseenmaxamed923
@Xuseenmaxamed923 2 ай бұрын
Asc sh dulmi diid salaan kadib walaalow markaad noo waramayso gacanta dhaqdhaqaaqeeda yarey jooji kuma lihi xoogaa markaad kudaawanayno waxaad moodaa in lagu wareerayo marka, adoo raali ah intaas ayaan ku ogeysiinayaa., dhowr qof warjaada lasocda hadana kadheeganaya dhaqdhaqaaqa badan baan arkay ana waan ufiirsaday marka kheyr badan alla hakusiiyee bal yareey.
@fardosahassan2659
@fardosahassan2659 2 ай бұрын
Bilowga wad sogalinaysid Nagaland dhagihi na qatxisaye hooyo wayel ah aya ku dhagaysta fadlan sh dulmi did codsigas no tix Gali 😢
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 ай бұрын
Inshaa allaah waad arki doontaanReer yurub oo ruusha wada hoos dhooban sida carabtu mareeykanka uhoos dhoban tahay
@marianali6233
@marianali6233 2 ай бұрын
I think hurdaduu kakicinooyaa 😂😂😂😂good for him 😂😂😂😂
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 2 ай бұрын
Yuhuudu WA cadow diciif ah Insha Allah wala tirtiraya guuuuuuull xamas
@SurprisedBamboo-vj8eh
@SurprisedBamboo-vj8eh 2 ай бұрын
Ilhaan waxeey u takoraayaan kartideeda 🎉
@HafsaGorod
@HafsaGorod 2 ай бұрын
😊😊😊😊😊
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 2 ай бұрын
Wll wadmahadsanthy
@Fahadaxmedyuusuf
@Fahadaxmedyuusuf 2 ай бұрын
Sheekhiw sahnuuniyada dheh al jazeera wax kale madhahdo
@liibaancabdibashiir5978
@liibaancabdibashiir5978 2 ай бұрын
Sheekhaw soomaalidu waadadka aduunka ugu aqliga xun
@aydarusadawe1157
@aydarusadawe1157 2 ай бұрын
Ninkaas waa yahuudi siduu rabuu u had hadii karaa
@hafsaahmed5515
@hafsaahmed5515 2 ай бұрын
Yuurup ilhy ba dhulka lajaray mareykana ilahay bala jaraya mardhow I.a
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 2 ай бұрын
Europe waxay yiri aynu tashano😭🤝Sado Ali Allah yaa Raxma 🤝war aan wada tashano markii ay u ololeeysay wadii bil soon la toogday. African ma tashadee way is weerartaa is dumisaa Sabatoo ah waa ummada aan xor lahayn oo loo taliyo. Tusaalo Somalia halkee laga heestaa?
@mohamedhashim5563
@mohamedhashim5563 2 ай бұрын
Sheekh maxamed, adi sidaa wax u rabtid uguma sheegi kartid , lkn ayaga wax walbo ey ka sheegi karaan. Taasa farqiga ah
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 ай бұрын
Ok waaye hadii soomaalinmadada lagugu tix gelinaayo
@abdullahiwaddani3594
@abdullahiwaddani3594 2 ай бұрын
Wcs
@ibtijah2747
@ibtijah2747 2 ай бұрын
RASHIDA WALIGEED QAXOOTI MA NOQON LAKIIN ILHAM WAA QAXOOTI CEEBNA MA 'AHA WAASIDA RUNTA AH
@bmgmohamed4289
@bmgmohamed4289 2 ай бұрын
Sheeq rashida and others waxey ku dhasheen USA
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay 2 ай бұрын
Asc, dulmi diid aan ku saxo Rashida Talib maaha qaxooti Detroit Michigan ku dhalatay halka Ilhan ay qaxooti nimo ku timid Us. Adigu inaa Qaxooti thy miyaa dacwo ka qabtaa. Caruurta lagu dhalo ataa qaxooti aheen
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 ай бұрын
Allaha u gargaaro muslamiinta .
@SaharaMohamed-cr5pl
@SaharaMohamed-cr5pl 2 ай бұрын
Wanagaqoslisisay ya sheikh passport kena waba bilasha 😅😅😅😅
@hibo7569
@hibo7569 2 ай бұрын
Chez nous les somalien nous savons pas les histoires notre pays et notre peuple, c'est dommage Chez nous savons salement être mendiant, nous avons la honte 😱😱😱❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹
@mohamedqahwoo6939
@mohamedqahwoo6939 2 ай бұрын
Waa sax waxeey ahead refugee waay qaadatay passport lakiin rashiida weey kudhalatay maqaadan passport ka
@alimohamud4740
@alimohamud4740 2 ай бұрын
Waa runtood waa qaxooti hore. Rashida waxay ku dhalatay America
@qisooyin.channel.m2
@qisooyin.channel.m2 2 ай бұрын
39$ ayan koorsada ka bixiyay kuli waa hal hal cashar wax aan ka faiday majirto xitaa wllhi majiri doon hal qof oo korsadada ka faido waxa tahay qof qayano badan o raba hantida dhalin yarada , xitaa malehid meel lagaga soo xiriira , dulmidiid hada lacagteda isoo celi wasay sun alle hakaga dhigo alle ayan kugu dacweyey, markan koorsada gatay oo lii furay wllhi wan farxay waxan isdhahay bas hada ayad noqotay qof isku filan ilaan waxanba arkaa wax yar oo aan 20 daqiiqo ka badne, waxad sii dhahesaa waa koorso alle aya ka jari dona i.sh
@Iimaandaahirciise
@Iimaandaahirciise 2 ай бұрын
Hyeh anu ka faa idaysane Nala shaqee adna aynu is garabsane
@RADIOMARKABLEYBAARDHEERE
@RADIOMARKABLEYBAARDHEERE 2 ай бұрын
Talaabiibhorta masaajid ma ku yaalaa carabtA ISRAAIILIYIINTA MA TUKADAAN
@MakoCawaaleMILATARIYO
@MakoCawaaleMILATARIYO 2 ай бұрын
cajiib 6000 oo qof ku dhawaad ayaa fiirsaday warkan 700 kaliya ayaa like saaray sheekhow aaway somalida etobia iska dhicinaysaa maba rabto qof qura inuu heer gaaree
@Hassan-shiddo
@Hassan-shiddo 2 ай бұрын
Adiga iskabilow fahamka difaca iska daamarwalba ceebeynta Mw Hassan iyo dawlada somaliyeed
@farhiamohamed7591
@farhiamohamed7591 2 ай бұрын
Sheikhow ma ku arin yuhuud meeshan ognaha lagu uruurinaya waqtigi ayaa soo socda soo aruura dheh
@MustafeMaxamed-t1n
@MustafeMaxamed-t1n 2 ай бұрын
Soomaaliya xagee baa la yidhaahdaa
@salehadamhilaac5486
@salehadamhilaac5486 2 ай бұрын
That’s she’s refugee
@mahirjamal5932
@mahirjamal5932 2 ай бұрын
walalkey iga raali noqo lakin kofiya yar wax ay xaq u leeyihiin maanta ama waqtigaan lajoogo every one can undrestand
@UbaxCali-h6u
@UbaxCali-h6u 2 ай бұрын
Sheikhow Ilma kudhasha qaxooti aha blse hadii xita uu jiiro 6 bildo o kusodhaya Wadan kale waa qaxooti Ilhan Cumar kuma dhalan maraykanka
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 2 ай бұрын
Reer galbeedkaas asn is aaminin waxay soomaaliya u dhiibeen dad aad u liita oo gumaysiga ogol waana taas arintu
@osmancadeyusuf951
@osmancadeyusuf951 2 ай бұрын
Sow calaamadaha muuqda uma eka Saacadaha qiyaame Yuhuuda meel qariso ayaa lawaaynidoonaa
@hanidaahir-bx8nr
@hanidaahir-bx8nr 2 ай бұрын
Qaran markaan noqono buu naga hari karaa aan leenahay Dowkad adag oo sumcad leh.
@aminahussein9450
@aminahussein9450 2 ай бұрын
ASC- Lkn. yuhuuda Aduunka waa laga NACAY.
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 2 ай бұрын
Anagana waa ku difaaci karanaa si aqaliyeysan ayaa ku difaaci karnaa qof waliba waxaa la dhigaayaa inay ayaga gardarin yahiin
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 2 ай бұрын
Alow xanun walbo oo nahaya naga qaad cafimad xogana nogu badal
@ahmedhassan-nx4en
@ahmedhassan-nx4en 2 ай бұрын
Tukri idacadiisu waa ka jakas Ilhaan meeshay gaartey
@MyAfrican1986
@MyAfrican1986 2 ай бұрын
Let me correct you. congress Rashida born in US but Congress Ilhan born in Somalia came as refugee but congress Rashida father came long ago before Rashida born he was union worker.
@CabdilaahiCabdi1133
@CabdilaahiCabdi1133 2 ай бұрын
Xar.baa.ku.jira
@DamacKatiir
@DamacKatiir 2 ай бұрын
Yahuuda weli ma jabin miyaa??!!
@SaadAwaleh-x7g
@SaadAwaleh-x7g 2 ай бұрын
Meadia ayaga ayaa iska leh yahuydu
@AbdirazackKalief
@AbdirazackKalief 2 ай бұрын
First
@calishaakir1
@calishaakir1 2 ай бұрын
NAGA JOOJIYA XAYEYSIINTA DIINTA LACAGTA LAGU DOONAYO... WAA KHALADKA XAJKA IYO CIMRADA SIDA AAD U SHEEGAYSAAN....!!!!
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 ай бұрын
Soomaalidu dhiig kaca ayeey leedahay laakiin qabiilaa dilay dadnimadoodi oo dhan
@osmancadeyusuf951
@osmancadeyusuf951 2 ай бұрын
Adeecadahaas aad sheegeeyso ayaga ayaa sameeystay
@LUULHassan-w8g
@LUULHassan-w8g 2 ай бұрын
Kkkkkk sheekh mxmd passaboor ama dhalasho Wadan kale waad qaadani kartaaa balse gaalada ma mooga inaad soo galooti tahay ileen maalintaad ama waqtigaad wadankooda soo gasho ayey kaa qoarayaan warqadd dheer
@amanAkarim3191
@amanAkarim3191 2 ай бұрын
Maraykanka waa lagu faana Immigrant baan ahay, qof waxaad arkaysa ku oranaya i am third generation Immigrant. Waxaas wax wayn haka dhigin marka.
@osmangure6040
@osmangure6040 2 ай бұрын
Midna Nato ayuu rabaa Mika kalena marabo mid kastan yurub wuu wataa way raacayaan . Waa layaab sucuudi ayaannu layabanayn masar ayaannnu la yaabanayn
@calishaakir1
@calishaakir1 2 ай бұрын
WAR JOOJIYA XAJ IYO CIMRO AYAA LAGUU SOO DUUBAYAA... SIDAASI SAX MAAHA.
@Martyr-hero-Yahya-Sinwar-RIP
@Martyr-hero-Yahya-Sinwar-RIP 2 ай бұрын
Waxaan in israel kadambeysa ayaa macquuul
@AishaBarre-b9n
@AishaBarre-b9n 2 ай бұрын
Israel hadeuy somusafiriyaan Gazana lakeeno waaba jaanis dhulkoodaa lagasomasafuriyey dhulkoodaa lakenay Qorigalee hori kaqaado dhulkaaga difaaco
@RAHATUNAFSI
@RAHATUNAFSI 2 ай бұрын
Turkida dad kacunsurisan wali Lama kulmin
@kaafisaabdi1669
@kaafisaabdi1669 2 ай бұрын
Ilhan Omar waa qaxooti, timid America iyadoo 12 jir ah. Taliib waxey ku dhalatay America. Sidaas weeye. Ilhan waa qaxooti citizen qaadatay. Ceeb ma’ahan.
@calishaakir1
@calishaakir1 2 ай бұрын
KUWA MAKA JOOGAA 30 30 QOF OO KALA DUWAN AYUU MID WALBA USOO JILAYAA INUU XAJKII U GUTAY.!
@aayatulaah4821
@aayatulaah4821 2 ай бұрын
Wadanka la ilaaalin maayo ee waa madax weynaha saa u fahan
@ashahassan8878
@ashahassan8878 2 ай бұрын
Sheekhow dad nool yaa wax loo sheegaa laakiin soomaali waxaa u taliya dad dhintay oon damiir nool aan lahayn waxaad sheegaysona ma aha kuwo wax ku qaadanayo cidkale oon soomaali ahayn yey u shaqeeyaan kana amarqaataan waxaa fiican in dadka kudabadhumay eey qabyaalada ku duufsadeen in looga digo in aaney kudagmin eey dhulkooda iyo mustaqbalkooda kabadnaadsadaan iskana qabtaan weyna reer hebel kaliya kuraacine ayba reer hebel cadaw kuyihiin cidna aaney kabadbaadeyn dhibka ay geysanayaan sheekhow dawladiajirtee kooxdaan maafiyada gasladu sameysatey dadka uga diga oo dadka soomaaliyeed khatartooda fahamsiiya
@OmarAhmed-gz2kx
@OmarAhmed-gz2kx 2 ай бұрын
Madax weynahena jarmal ayu tahay lacag ayu qaaday waxow taagan yahay somalida wadankoda halo celiyo
@HakiimHakiim-t8p
@HakiimHakiim-t8p 2 ай бұрын
Dee badoowda ayadaa markii hore faan mooday oo meesha ku soo gashay I'm refugee black woman 😂
@nurailyas05
@nurailyas05 2 ай бұрын
Balse hade weeku duraayan ayadeey ku naxsan yihiin , maxaad ku qososhy marka🙄
@AjKron-t8g
@AjKron-t8g 2 ай бұрын
Trumb dagalka qasa muu jojin
@marshalFamily-i7d
@marshalFamily-i7d 2 ай бұрын
ninkan warar ben abur ah oo editen ah bu faafiya ee iska ilaaaliya oo repor ku sameeya please yaabka adunka( i love israel and france and america and sweden and finlan❤❤❤❤❤)
@kadar9459
@kadar9459 2 ай бұрын
Adii dhiig Muslim kugu majiro ilathy dhad walalaha kumadayo side uwadani somaliland miya jogta mise Ethiopia 😊 free palastine
@MustafeMaxamed-t1n
@MustafeMaxamed-t1n 2 ай бұрын
Dawladaadu waa tee intaad faransiiska ka hadlayso Adigu hoostaada eeg dawladeena kkkk dawladaadu waa tee dawladeenu waa tee ma Dawlad Ayaad leedahay?mise isku Dawlad Ayaynu nahay dawladaadu waa tee?hadalkaaguna wuu bood boodaaye isku xidh ha yeesho hadalkaagu Cid la kaasho gudbintaada
@calishaakir1
@calishaakir1 2 ай бұрын
MA FILIM BAA LA JILAYAA? MISE RIWAAYAD? WAA MAXAY WAA LAGUU SOO DUUBAYAA??? SIDAASI SAX MAAHA WAANA KHINAAMO XUN OO CIBAADADII LAGU SAMAYNAYO...!!!
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
M. Xasan Daarood Wa reer Yar waxa kabadan Hawiye Isaq Jarer & R.wyn
19:53
ARIN LAYAAB LEH OO AYSAN MARNABA FILANAYN | SEE WAX U DHECEEN?
23:18
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 100 М.
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.