M. Xasan Daarood Wa reer Yar waxa kabadan Hawiye Isaq Jarer & R.wyn

  Рет қаралды 103,296

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Пікірлер: 842
@Imanibrahim1983
@Imanibrahim1983 Ай бұрын
Illaahoow Daarood hurdada ka toosi oo hal midka dhig insha-allah ❤❤❤❤❤
@kulmiye12yare91
@kulmiye12yare91 Ай бұрын
@@Imanibrahim1983 Aamin inaadeer xabbti😁✅
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Amiin
@CabdixudubCabdixudub
@CabdixudubCabdixudub Ай бұрын
Labadub waa xawaadle Aqlina iskuma dhaamaan alliance xumaa
@nimahaider1921
@nimahaider1921 Ай бұрын
​@@batulasmail8261amiin yaa rabbi
@Raho339
@Raho339 Ай бұрын
Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Ай бұрын
Subxaanallaah,ninkani ma masuul somaliyeedbaa mise waa jamhad beeleed? Subxaanallaah, ilaahay isaga iyo intii lafakar ah sharkooda ha KUCELIYO aamiin aamiin yaarabi!!!
@abdifahabdi2758
@abdifahabdi2758 Ай бұрын
Jabhad beeleed maangaaba
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 Ай бұрын
Runta maa diidee dad tira yaraa tihiin runti doorasha quf iyo cod hadii laqabto waad ceeboo beysaan
@suadfarah5701
@suadfarah5701 Ай бұрын
Waa doqon iska hadlayaa. Hirshabeelaa loo maalin cad baa laga raacdeeyey markuu waxba qaban kariwaayey, waa maangaab.
@fartuundirir-g9i
@fartuundirir-g9i Ай бұрын
Ilaah baan kaamagan galley D5 soomaali oodhan OG oo kaliyaa kabadan yahuu baalagu yiri
@JsheEhehej
@JsheEhehej Ай бұрын
@@libanbariyoow8327 Hartah.somaliya.makhabil.bey.kudhisantahay.masah.tastor.iyo.waxa.wadah.khabsih.bey.kudhisantahay Markah.haday.kudhisantahay.dowlad.nimadah.somaliyed.khabil.hagodan.haweyah.dowlad.khabil.kudhisan.ineed.san Horomar.garan.oo.talabaday.khadan.bah Kuh.fashilmayan.aduun.kunah.eey Kajesanayan.ooy.mal.cidlah.ah.ku.sodhicidonan.oo.khabil.kaligis.dowlad.manaqonkaran Markah.malintih.lahalay.horiyadah.somaliyed.oo.calankah.bulugah.ah.lasaray Waxa.laguh.hashiyey.inlasamesto Taster.waxa.laguh.khabsadoh.oo Umadah.somaliyed.umidasantahay Markah.haday.gon.kugaran.haweyah Ineey.iyagah.isdoetan.ooy.dowlad Dhistan.hagodan.in.lagah.wadah.tagayo Aduunkanah.akhosih.kalimayan.oo Xamar.bey.kumidonan.goboladah.dal Kanah.xududohoday.xiran.oo.intih Somali.nimadah.jacal.bah.isracin.oo Dhisan.dowlad.aduunkah.ixtiraf Kahalaysah.waxanah.lasamen Magalah.madaxa.kalah.iyo.dowlad. Cusub.iyo.madaxweynah.dorashoh Ku.iman.donah.xamar.nah.waa.lagah Guurin.ee.hadhaxfadhiyan.xasan.iyo Intah.khabilkah.kuracdah.oo.kharanimadih.somaliya.kadortay.khabil.oon Faidah.lahan. Markah.ninkih.khabil.moday.dowlad Haracoh.xasan.sheq.iyo.xulufadisah Markah.waxan.suganah.mashay.ku Daban.donan.xasan.sheq.iyo.xulufadisah Wabilahi.tufiiq
@ubahsicid349
@ubahsicid349 Ай бұрын
Daarood ama waa yaryahay dhaha amaa badanyahay dhahooo daarood wuxuu a rabin meel aad gaynaysaan majiro😂😂😂😂
@kulmiye12yare91
@kulmiye12yare91 Ай бұрын
Aad iyo aad😂
@Blackiislo
@Blackiislo Ай бұрын
In aad yar tahay waxaa cadeyn Ku ah qof iyo cod Dalka in aado raali kama tihid taas ayaa kaliftay warkaan cosoble Somalia 🇸🇴 waad Ku yartihiin qurbaha kasoo laabta iyo eithopia Dalka qof iyo cod waa waajib isku soo tashta
@ahmedabdulli
@ahmedabdulli Ай бұрын
​@@Blackiislo Waad is yeelyeelaysaa eh, Xassan Sheikh wuxuu qof iyo Cod u rabaa waa inuu soo noqdo oon cidi la goyn.
@AxmadNimcaan
@AxmadNimcaan Ай бұрын
@@Blackiislo hawiye 5 gobal Daarood 9 gobal wadanka cadaalad haloo raadiyo soomaaliyeey
@Abdul253dj
@Abdul253dj Ай бұрын
​@@AxmadNimcaan Gobolada waa gacan ku samays,. Siad bare aya magacabay!! Darood gudaha Somalia iyo gudaha somaliland waa ku minority.
@FartunK
@FartunK Ай бұрын
somaliya hawiye ayaa ugu Yar uguna dhul Yar beelaha Sade baa ka badan dhul iyo shacaba
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 Ай бұрын
WAA NIN CIILAN OO JAHILLA MUU DHISTO MOQDISHO MAXU NAGA RABAAN EEY UGU WASHEEN DAROOD ISMACIIL 5TA POWER 👑👑👑👑👑❤️ ALLA DAROOD. MUXU DAD CIILAY 😭😭😭😭
@omarnuh
@omarnuh Ай бұрын
Daarood Nation waa Muunadii Umada Soomaaliyeed Daarood la'aantii waa Kadin geela oo bilaa Baarqaba Daarood waa Libaax Jiriqsan oo Habeen keliya 4tog wax kadila Sallallahu Alaihi Wasallam
@dahirali6422
@dahirali6422 Ай бұрын
@@omarnuh VIVA D5
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h Ай бұрын
Ninka u sheega I hadda Daarood isaga,xukumo maadame His excellency president Ali Abdullahi Hussein Guudlaawe iyo beeshisuba waa Warsangeli Harti
@basrabashir5726
@basrabashir5726 Ай бұрын
Ninkan mala isdhihi karaa masuliyad weyn iska daaye,waxarbuu maalin qodax kasaaray.Subxanallah. Waxaasaa dunida kunool
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c Ай бұрын
Xasan Sh ma wanaag buu u galay Hawiye waa kan Qixinaya oo Bara kicinaya xitaa Qabriyadii uga daba tegay oo maydkooda Canshuuraya ee Subxaan
@adanxavi8914
@adanxavi8914 Ай бұрын
Sax
@SaynabXirsi-uz4ul
@SaynabXirsi-uz4ul Ай бұрын
Thanks
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Ай бұрын
WAA SHAQSI ALCHOLIC AH OO WELIBA KU CIILA QABA IN FARMAAJO DHAAFIYEY KURSIGII HIRSHABEELE, REER AHAAN CID UU METALO MA JIRTO LKN FIKIRKAN WAXAA AAMINSAN KOOXDA XASAN DHIIQO.
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 Ай бұрын
Asc / wallaalaheen beel weeynta daarood ee muga , maqaamka & miisaanka lahoow hadalka ninkaan afkiisa idinka soo gaaray ka raalli noqdaan idin wada leenahay hadaan beel weeynta xawaadlle nahana hadalkaas beri baanu ka wada nahay ninkani sidii neefka u ciyeyna waa nin uu xasan shiikh ka dhax hadlayo oo waa tuubo ama waayer ( fiilo ) koronto oo uu xasan shiikh doonayo inuu hadalkaas u sii dhex mariyo siciid dani & axmed madoobe , wax idin qabtaana maaha wallaalayaal anagoo beesha xawaadlle ahna lama qabno hadalkaas raallina kama nihin in magaceena nin wataa uu idiin gefo ninkaan cali c/llahi cosoblena hadal nin weeyn kumaanu hadlin laakiin waa hadal aalkoliiste cabsan ka soo yeerey anagoo beesha xawaadlle ahna lama qabno gefkaas wallaalayaal kun & koow jeerna raalli ahaada hana noo qabanina waxaad tihiin tiro iyo tayaba xawaadlaa idiin ogsoon hadalkaana waa hadal aay isu soo dhiibeen aalkoliiste & tuug dalka & dadka soomaaliyeed aan danahooda wadin ( wariye galadna sida wanaaga & sharafta badani laheeyd ee uu halkaan uga hadlay waan uga mahad celinayaa ) mar kalena waan wada raalli gelineeynaa wallaalaheena beel weeynta daarood ee sharafta badan leh / wscww ( Dhamaantiinba Wallaalayaal ) . Mahadsanidiin .
@AliMagan-m3q
@AliMagan-m3q 26 күн бұрын
Waad mahadsan tahay qabiil nin xun iyo fiicanba waa ku jiraa waloow ninkaas yahay nin Madaxweyne maamul goboleed soo noqday
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro Ай бұрын
Somali hawiye ugu yar dad ahaan iyo dhul ahaanba Darood waa quwada Somalia 💪
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 Ай бұрын
NAfta beenta kadaa quwada Allah lee
@BeksiArtsDj
@BeksiArtsDj Ай бұрын
asc from borama daarood Waa ijiin ama motor somalida kalena waa buudhi gaadhina ijiinlahaan haduu yahayna meelahaas uunbuu daxalku kucunaa
@Raho339
@Raho339 Ай бұрын
Daaroodoow Qabyaalada Barta oo Toosa Intaad Idinku Isumuuqataan Kaca Daarood Powerful Of Somalia🇸🇴🔥💪
@shh56726
@shh56726 Ай бұрын
🌺🌺🌺🌺🌺🌺 Waa runta walaal. waxan inn waxba lagu darsan oo mesha lagu kala tako ayan jeclan laha.
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 Ай бұрын
Dowladnimadiiba iyo maamulkiiba reerku waxay moodeen reer hebelbaa ka badan reer bevel. Waa arin la iskudayayo in dadku kuraacaan wuxuudhoobayo qof iyo cod. Maxaa qof iyo coda wadankiiba xaraashteene. Nimaan talibjirin haduu taliyo nimaam tagijirin baataga. Warmeesha ubaneeya dadka waxgaranaya waxaad xaraashteena ha idankufilaadaan umadyahay muqlaysani. Mahadsanid walaal Galad.
@Salamin77
@Salamin77 Ай бұрын
Waxaa hal kaas ka cad in siyaasi Hawiye waxba soo kordhinayn waxay mashquul ku yihiin cuqdad Daarood..
@halimahersi8454
@halimahersi8454 Ай бұрын
Darood ku gobalada ugubadan yaahaysta aqli xumada hawiyaha qarkiis
@AbdirisaaqAli-zc6fr
@AbdirisaaqAli-zc6fr Ай бұрын
War heedhahay samaale iyo daarood miyaa isku dhigma ..JABUUTI HARGEESA MUQDISHO WAJEER JIGJIGA SAMEELE SOW MALAHAN XAGEE DAAROOD JOOGA
@XayaatAbdi324
@XayaatAbdi324 Ай бұрын
​@@AbdirisaaqAli-zc6frwajir iyo jigjiga maa síílka hooyada baa lahayd?? Urur samaale anaga wasna dhíladíí ku dhashay wase
@JsheEhehej
@JsheEhehej Ай бұрын
Bal.latarmah.daaroodkah.hadad Run.rabtan.tiradah.daaroodkah Oo.goboladah.dalkah.oo.dhan.waxah.waa.wadah.dagan.daarood.ku Oo.kismayo.waxa.dagah.ugadan.ilaah.iyo.xududkah.kanyah.butilan Iyo.wakhayigah.sanag.ilaah.iyo Sool.bey.dagan.daaroodku.iyo Ugadanyah.iyo.bardharabah.iyo Gadabah.waa.dagan.daaroodkah Gaskages.bey.kaxigan.daaroodku Markah.haweyah.dagan.maxasatan.iyo.dhul.balac.labah.oo Xawadlanah.iyo.habargidir.tubah Kumah.hishin.jartan.dowlad.nimadah.oo.kuligin.waxad.rabtan.xun Iyo.kursibah.dowlad.nimanah Mabah.takhanin.iyo.sidah.dowlad Lowadikarayo.oo.matad.xun.khabatan.matanah.umadih.somaliyed Ee.bokholakah.sanoh.islah.daganah.bad.khabil.kukalah.ceyrisan Ood.tiradan.casimadih.somalia Kadhaxaysey.tiradan.haweyah Iskalah. Markah.horiyadah.haysatan.ragbah.god.ugalay.oo.kenay.oo.ah 13..toban.nin.oo.khabil.kastah Kujiray.bah.kanay.calankan.bulugah.ah.iyo.xoriyadah.lahastoh Matah. Markah.matah.ineey.umadih. Somaliyed.khabil.kukalah.ceyrisan Ood.tiradan.casimadih.mukhdisho Anagah.iskalah.oo.haweyah.ah. Waa.ayan.daroh.ad.usohoyisen Magacih.somalia.weyn. Markah.niman.talin.jirin.haduh.taliywaa.lasuh.yabah.waanah.tan Matah.xasan.sheq.kudhaqmayo Ee.rabigay.somalia.hamidayo.hanah.ka.dhigoh.walalah.isjacal Oo.midkaliyah.ah.khabilkah.iyo Intah.kushakhasatanah.ilahaay Hadhaxbaxshoh Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲​@@AbdirisaaqAli-zc6fr
@AbdirisaaqAli-zc6fr
@AbdirisaaqAli-zc6fr Ай бұрын
MA LA DHIHI KARAA WAXBA DALKA KAMA AHAN DAAROOD WAAYO DAAROOD DABA ORDAA SHISHEEYE DANKUUMA HAYO
@Abdul253dj
@Abdul253dj Ай бұрын
​@@XayaatAbdi324 Mandhera county iyo moyale county maxad ku ilowday irri ba lee. Dire dawa, gashamo, siting iyo hawd and reserve area miyad ilowday irir ba lee.💪
@mohamuddahir9981
@mohamuddahir9981 Ай бұрын
Waa runta waa afkii xasan sherkh laakin xasan dowaladiis waxey ku dhamaanesa ebar insha allaha🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Axmedhassan1960
@Axmedhassan1960 Ай бұрын
Doofaar hawiye xilkii loo dhiibey waa kaa sidaa sameeyey soomaali sii kala fogeeyey mana shaqaynayso waxaan daarood raali ka ahayn
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
Hawiye iyo darood maxa isku xirey dhulkoda hakala joganba somaliye wahorey kalatagtay
@JsheEhehej
@JsheEhehej Ай бұрын
​@@deqawarsame-ml7fm Waxa.cabadayah.yutubadah.somahan.haweyah.oo.xunkibah.kufashilmay.oo.lalushkah.sinayah.xildhibanadah.cabsih.eykacabsanayan Dorashadah.inladortoh.nin Daarood.ah.bey.kabakgayan Markas.bay.midiyah.dhaxdisah Kahadlayan.oo.lasiyey.dorar Oo.ladhahay.mucarad.daaroodkah Markah.hadoy.sadax.sanoh.hayan Xunkah.haweah.maxay.ukhabtan Dalka.iyo.shacabkabah.oo.mukhdah.bal.soshegah.xasan.dal.xarasheh Waxa.khabadkisih. Markah.khabil.iyo.khabyalad.buh Ceyrinayah.ee.talah.mahayo Xasan.sheq
@shh56726
@shh56726 Ай бұрын
​@@deqawarsame-ml7fm Halakala tago oo dib danbe yaan waxba leyskugu darsan, taasan jelaan lahaa.
@gureey3185
@gureey3185 Ай бұрын
Hawiye,dir,raxwayn,jareer Wayne,haday badanyihiin waa soomaali badatay ألحمد للهdaaroodna waa soomaali waa garbkaaga hala heshiiyo qofka xukunka haya ayaa laga rabaa heshiisiin dadka yaan lakala fogay
@Hared-u3k
@Hared-u3k Ай бұрын
Waxaaan ay ku hadlayaan cosoble iyo sanbaloolshe waa waxii lagu go aamiyey hotelkii ay Hawkeye fadhiyeen ee farmaajo kasoobax madaxtooyoda lahaayeen.lkn waxaa fahmi waayey Dani iyo axmed lkn maanta in lafahmo waa alxm
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 Ай бұрын
VIVA DAADROOD ISMAACIIL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yusufali3850
@yusufali3850 Ай бұрын
Daarood haduu yaryahay sideediyo robanka gobol ee soomaaliya sagaal gobol Bay intabadana keligood deganyihiine intakalena ay majorities yihiine . Hawiye oo dhana waxay keli udeganyihiin waa sadex gobol oo jaraerta aadaheegaysid qaybkadegaan
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Ай бұрын
Waa daqon. Doqonimada waa loo dhashah ee lays kama dhigih karo. Qabyalad ayuuh u hadlay waa raqiis ku shubo. Sanbalooshe waxuu soo galay xamar. 91kii isagon waligiih magaalo arkin
@OsmanmohamudAli
@OsmanmohamudAli Ай бұрын
Anoo hawiye ah ayaa layaaban hadalka aan caqliga kudhisney haweye iyo daarood macno noomaleh hugaan fiican yaanoohaye wargumeysi ayow kuhadley
@califaarax7052
@califaarax7052 Ай бұрын
Warka cosoble waxa uu tilmaan u Yshay dowlad xumada hawiye; Waa nin aan talinjirin markuu Taliyo waa tano kale (qabiil ku Faan iyo Qurun;wx lamia sh)
@AbdiMohamed-e3m
@AbdiMohamed-e3m Ай бұрын
Hawiye na waxba uma haysid daarood iyo soomaalina waxba uma haysid, ee umada kafadhiiso oo masaajidka gal oo cibaadeyso..cimri kuuma hadhine
@osmangure6040
@osmangure6040 Ай бұрын
Xasn sheekh ayaa xoogaa ku siiyey Wa maangaab aad jaahil u ah weydii Maxay daarood u segaan 10gobol Waa hinaas ka oo ku dhaca dumarka iyo maangaabyada . Waa hanaka hjaahilka waa qof aan Gu,ba jirin oo caqliga 2jirka leh.
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Ай бұрын
xawaadle waa dad wareersan sanbalooshe iyo ali cosooble ayaa sharaafta ka qaaday waana iska qaban waayen. xanuun darood nacab ayaa ku dhacay.
@DaalloSurad
@DaalloSurad Ай бұрын
Walaahi waa runtii darood waa beelaha 0.5
@ismailyusuf415
@ismailyusuf415 Ай бұрын
@@DaalloSurad Maxaad BEENTA ugu dhaaran ?
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b Ай бұрын
Cidii badan ba ilaahay ha barakeeyo.dir daarood hawiye
@AishaAli-ck3zc
@AishaAli-ck3zc Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤RUNTU RAG KAMA NIXISO GUULAYSO GALADOW GEESI GEESI DHALAY, CALAANDARAQ BAY KALADAYSAN WEYDAYE.
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 Ай бұрын
Illaahoow adaa daarood iga dhigay .. ilaahoow kici sidii duufaan geeska Africa halagu kala baxee
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 Ай бұрын
Oo jannah miyaa lagu balaan qadaay
@AbdullahiMohamud-or1fr
@AbdullahiMohamud-or1fr Ай бұрын
Walaalayaaloow qabyaalada iska daaya. Xasan sheekh qabyaalada isagaa la naar tagayee, idinka iska ilaaliya
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah Ай бұрын
Kan wax waalan baa iska dhalay Soomaaliya waa 18 gobol 9 gobol oo ka mid ahguud ahaan daarood baa degan oo leh gobolo kalena waxay leeyihiin qaybahaugu badan
@talokeen259
@talokeen259 Ай бұрын
cabdirishiid cali sharmaarke soo doorasho qof iyo cod ah kuma soo bixin aadan cadena sow kagama adkaan isaaqna saluug ma bilaabin
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Ай бұрын
Shabaabka waxaa Loo sameyay Dal balaarsi daarood waa jiifay Somali radinayaa laakiin sheekadii aya sonoqotey waxaa Loo tashaday oo 91in daarood laga saaray WAAIN lamidoobaa
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Wax indhaha laga qabsan Karo Maha Hadii ficil Lagu tuso waa inaad Ka jawaabta Daarood Illaahay wuxuu Allaah makaniyey dhulka oogu balaaran Ka soo bilow laas Qoray ilaa Garacad Oo ah Bada Cas iyo India Ocean ilaa Liibooyo inataas ayuu isku xiranyahay oo wax u dhaxeeyo jirin Waana dhulka oogu kheyraadka badan. Hawiye wuxuu u caraysanyahay muxuu Daarood u batay muxuu Dhulkaa balaaran oo muhiimka ah u dagay Ninku hadii kuu quuri waayo wax ilaahay Ku siiyey waa xaasad xaasadkana waa la Iska ilaaliya Daarood waa inay huuradada Ka kacaan
@halimomahamed894
@halimomahamed894 Ай бұрын
Ali Osoble jawaab ma mudna waayo waa Nacas
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c Ай бұрын
Waa oday ah Lax dhukani Abaar moog Xasan Sh miyaa Doorasho Qof iyo cod qabanaya?? Odoygu waa Oday Caqli yar
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Ай бұрын
Labo Aragti oo ah HSM somalida waxaa eey si wada jirto oo kalsooni ah Mamulada oo wada Socda ayaa xoog iyo xoolaba lagu garab istaagay in fursad Hogaminta dalka lagu dhiibay,Baladweyne oo magalo weyn Sumcadd dalka kusoo lahayd waxaan ogahay in aad bur burkii soo garay xiligii Dorashada kahor iyo kadib qaraxyo culus oo lala magana Hayeygi gesiga ahaa Kacdoonki Hiraan kacurtay isaga isku xilqaamay waa Cali jeyte tan iyo intii xilka aad hadda joogtay iyo xiligadi horeyba waxbo u madan qaban,Cosoble Sanboloshe oo horay dhibatadi uu geystay dhibiti qalbi dhagax shirqolki muqdisho ee dilalka qorsheyn ee haldoorka bulshada lagu fulinayay kawaday ayaa xiligi kacdoonka Hiiran uu socday Afkisa kasheegay in HSM uu belihay Dagalka khawarijta kuwa Cosoble aad maanta Hadalkas aad kuledahay wa mamuladii shacabkii Gurmadkii Fatahii wabiga qeybta ballaran ee ehelnimada Jigjiga Garowe Jubalaand intuba kaga soo gurmaday,Cosoble Adiga Maanta waad ogtahay Gurmaddkii Gadiidka Dagaal zaad Cidaan oo dawa Shidal boyadiihii biyaha baburtii xamulka ee Cidamada Gadiidka Abdi billayasha ee qoryaha cusub kuwada xirnayeyn in Musdhafa Xagjar uu kssoo gudbiyay Fer feer kuwa Djibouti oo ATMIS kujiray oo bilawgii loo baxshay Hiil walaal waa kuwi Adiga Cosoble iyo waare labadiinaba aan idin soo gurmanin xiligii khawarijta eey idin go'doomisay.waa Nasiib Daro Cosoble Warkan jago Walashada oo xil eey xaq u laheyd loo magacabay in Iriyada xanafta ah aad kusoo tabiso waa xumaan naceyb mudan in aad Adiga Hiiran wax u qabato ileyn nin qaawan oo Magaladii Caanka Ahayd intu bulshada mideyo deganada Gesiyadii hayeeyayi Cadowga kaa saaray aad xasilin iyo dib u dhis wacyi galin kaqabato.
@cabdiraxman9831
@cabdiraxman9831 Ай бұрын
FIKIRKAS MAAHA KALIGIS INTA AMIN SAN WAY BADAN TAHAY JANARAL GALAL BAA HORE U YIDHI DAROD 18 BUU KA YAHAY SOMALIYAARINTAS WAX FUDUD MAHA EE WAXA LOO BAHAN YAHAY IN RERKA DAROD WAX ISKA WAYDIIYO ILAA XASAN SHEKH BAA AMINSAN
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan Ай бұрын
Daarod 6 wadan ayuu dagaa Soomaalia ithiopia kenya yemen cumaan eliteria waa dad power ah raxanweyn intooda badan wa Daarod
@samiraadan2435
@samiraadan2435 Ай бұрын
Marka kowaad Allah unbaa power leh tan labaad RAXAWEYN daarood ma ahan waxna nooma galin qoomiyada DIGIL & MIRIFLE ayaan nahay cidna ma galno ha nagu tiro badsanina 😂😂😂
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux Ай бұрын
Waa sax jareer weyne waa laandheere Dalka soomaaliya Daarood waxba kama difaaca Irir samaale uunbaa difaacda dalka soomaaliya
@shacbaan578
@shacbaan578 Ай бұрын
Hawiyahan mararka qaar wlhi wxd is ledahay ayaga iyo xayawanku wa isku caqli wr ama an yarano ama an waynanee xamar mamula cid kale madaxwayne uma tihidin wxn ad wadan wlhi inaydan cid ku mamulayn reer muufo
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Ай бұрын
Shacabkeena Soomaaliyeed ilaahey ha mideeyo dalkaan wuu ina deeqaa aan ka faaidaysano qeyraadkiisa Qabiil anagoo dhan ayaa ka dhalanay ee danteena iyo hore markeena yuusan obstacle ama taako ku noqonin .
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Ай бұрын
waa fadhaato Hawiye biliiqo ayaa Kala wayn dowlaadnimo.
@maxamedxajix
@maxamedxajix Ай бұрын
war ilaahey ka baqa oo qabyaalada iska dhiga soomaalinimo muslim nimo aan ku haalno wallahi wax ajar ah kuma heleysid jawaabrtaada balse dambi baa kaaga siocda adiga iyo nimanka aad u jawaabeyso
@badmove8428
@badmove8428 Ай бұрын
Galad sifiican ayaad udhigtay mahadsanid💯
@abduldeerow2635
@abduldeerow2635 Ай бұрын
Waa sax . Sanbalooshe waxay aheyd inuu weligii jego somalia ka qaban waayo wuu fadeexoobay oo boog baa kutaalo balse waa lagu abaal mariyay hadalkiisa. Waxaana ku abaal mariyay inikii usoo dhiibay.
@ZaziGedo
@ZaziGedo Ай бұрын
bismillah, sanbaloolshe oo,, anigoo reer balad wene ah, san baloolshe jaasuus itoobiya, ah soomaaliya qabiil, gooniya xukunka dhaxal uma leh,, xasan sheekh, umada soomaaliya, inuu isku gumaado oo asaga laxisaabin ayuu, rabaa, soomaaliya, xasan adiga xukun waad haysaaye maxaad, sameysay, 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Ай бұрын
Ma sha allah Jaamac Galad Geesi halgama ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Mahmeedahmed-b5z
@Mahmeedahmed-b5z Ай бұрын
daarrrod kwaas odey waln dddddaaaarrrrrod ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hanolatodaarrrrrrod guul guuul guuuul guuiul
@MH__1__MH
@MH__1__MH Ай бұрын
Waa caqliga yaala muqdisho, maalmo ka hor gabar baa laheyd galnus baa puntland ka weyn. Ma maqal miyaa ninkaan Majeerteen iyo inta madaxa madoow baa siman .
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
Dee wa warun galmudug aya kaweyn putalnd garacad iyo kalkacayo dhan wa galmudug
@AhmedAli-zw5kd
@AhmedAli-zw5kd Ай бұрын
Jamacow waxaad tahay wariye weeyn oo aan jeclnahay barnamij yadiisa daarood iyo hawiyana waa dad walaalo ah ee 2daan nin ee reer xawadle hadaladooda deelqaafka leh hausaarinin please madaxweyne xasan nimankaasi kuma hadlin xikmad waadna mahadsantahay
@Salamin77
@Salamin77 Ай бұрын
Hawiye cuqdada Daarood kama baxdo weliba markay wax bartaan oo jaamacado ka baxaan way ku sii badataa.
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 Ай бұрын
Hawiye waa laangab dhul iyo dad ba Al Shabab ha iska xoreeyaan ninka Xawaadle ee Daarood wax ka sheegaya dhalasho ahaan Xawaadle Hawiye maaha dhulna 2 degmo oo mid lala dego ayuu dagaa Beledweeyne oo lala dego iyo Buula Berde inagumeed weeye
@dheemanlulahajji9072
@dheemanlulahajji9072 Ай бұрын
Alshabaabka dhulka Hawiye adinka daarood iyo Iidoor baa kubeeray oo Cabsi kaqabtaan waxaadna kudhamaysaan masaakiinta Raxanweyn Waxkastana Hawiye lillaahi buu ahaa hada ayuu ogaaday dhibka alshabaabna adinkuu idinku dambayn inshaa allaah Hawiye waakaas Shidaalkiisii Qodanaayo Dalkana wuxuusan raalli ka ahayn kasamayn karin Daarood Nabsiyow ba,a
@User2-y6u
@User2-y6u Ай бұрын
Like iska saaray anigoon dhagaysan markan arkay Jaamac indhihiisa jawaab inuu siinayo filayaa.
@mohamedsheikh1341
@mohamedsheikh1341 Ай бұрын
Kuwan yaan lagu dalin, hawiye mamatalan sida madobe iyo Dani aysan u matalin beelwaynta besha darood, Hassan dhiiqo dalkan shaqo kumalahan hadi u bur buro iyo hadi kale, wax ka khayr badan aya ilahay Hana siyo.
@AbdirahmanFarah-d3c
@AbdirahmanFarah-d3c Ай бұрын
Iska daa daaroodka somaaliya 1980 wasaaradii qorshernta somaliya baa ugu dameeysay statikiska daaroodka badna dhul iyo dadba
@AhmadNouh-h8d
@AhmadNouh-h8d Ай бұрын
Jawaabtaasi waa sax from hargeysa.
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 Ай бұрын
JAAMAC GALAD SALAAN SARE. HA U TUDHIN. WAA ISKU MID HAWIYE. WADA KARBAASH ADOONTA.
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
🫏🫏🫏 Somali dad qoyskoda aan dhinacna u dhaafin yaa jira oo caqli dameer yeeshay🫏🫏🫏
@MaxamedYare-cw6kp
@MaxamedYare-cw6kp Ай бұрын
Kkk gedo Saba lagaaga badan yahay adi digil iyo mirifle kaaga badan yihiin laangaab bas tahay aamin .5 yahay dulman
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
​@@MaxamedYare-cw6kp Gedo Mareexaan ayaa leh baryana kumay degin dadka yer ee Ku Dhex nool ee martida u ah ayey is bara kicin 😅😅
@MaxamedYare-cw6kp
@MaxamedYare-cw6kp Ай бұрын
@batulasmail8261 kkk wax aad leedahay ma jirtee dadkaa aad waxaas u sheegi karto ma ahi digil iyo miriflaa meeshaa u badan inaa sheegatsno waxaa u sabab ah inee dadkaa masaakiin yihiin aan hubeesneen
@FartunDirie-h4c
@FartunDirie-h4c Ай бұрын
Xasan munaafaq wuxuu rabay inuu daarood ka Kenya NFD iyo daarood ka Ogaden Ethiopia card ka aqoo siga lamasiinyo 😂😂😂wuxuu kabaqayaa inay somaliya sooglaan 😂😂😂
@SahraOsmanDhilmayo
@SahraOsmanDhilmayo 29 күн бұрын
Masha Alaah warfican ayaa ku hadashay walaal xaqiiqda ayaa ku hadashay Runtana waad tabsiisay Masha Alaah
@nasirabdi6614
@nasirabdi6614 Ай бұрын
Darood waa cidi la dagalantay gumaysifa xage howye jogey marki darood dagalamayey
@Zaak100
@Zaak100 Ай бұрын
xawaadle hawiyena maaha daaroodna maaha, hg caayrsatay ilaa kismayo ilaa itoopya aay ku shubeen hawiye iyo urur samale iyo eelay 1991 daarood wax waa ka qaadi wayeen maanta uu daaroodka dowlado yahayna oday madax cad sii dhiman rabo wax kama qaadayo😁🤣🤣
@yahyegani8164
@yahyegani8164 Ай бұрын
Xasan dameer iyo Ali osble awoowe yaashood daarood ayaa gumaysan jiray
@janira7480
@janira7480 Ай бұрын
Futada a la gumeysanjiray salida Abgal shiido a lagugu wasi jiray😅😅
@kismaayok.7075
@kismaayok.7075 Ай бұрын
@@janira7480 ABGAALKA GABDHIISII AYAA UGADESKA GOOSTAA ISKA AAMUS QASHINOW!
@dheemanlulahajji9072
@dheemanlulahajji9072 Ай бұрын
Maxaad gumaysan kartaan daarood waa adoomo sedex meel lagu gumaysto kow Kenyo Adoomo Ayakugu gumaysto Ethiopia Tigree Xabashi iyo Oromo Moqdisho Hawiye ayaa kugu gumaysto marna kursiga kusaaro marna kaatuuro oo kab dacas ah kaaga,soo saaro yaad kumaysan kartaa adigoo 2024 Injiraay jigjigo Ragaaga kukufsanayso
@JsheEhehej
@JsheEhehej Ай бұрын
​@@janira7480 Matakhanid.cay.an.ahed.khumalud Markah.ninkih.ku.caytamah.khomaludkah.isgah.ah.khomalud.ee.sobarah.sidah.ragah.loguh.sojaboh. Caytaminah.runtanah.hadidin Waxa.idin.gumasan.jiray.suldan Caliyusuf.tariqday.kukhorantahay
@shh56726
@shh56726 Ай бұрын
​@@janira7480 War cawaan ayaad shaan jirtay wana lagu gumeysan jire asmus cudad ayaad qabtiin, itopia waa jogtiin kenyana waa jogton hawiyo tariikh ma lahidin, Tana anga soo celiney hadana waa lagu kala tagi moryan iyo juhula batahin cidna wax idinkuma darsan karo.
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 Ай бұрын
QOF kastoo leh af iyo carrab wuu iska hadli karaa, laakiin qof sheeganaaya mas’uul inuu saan u hadlo waa habaar iyo inkaar u soo hoyatay ummadda Soomaaliyeed.😭🥱🙀😭
@geediga.hayaanka
@geediga.hayaanka 22 күн бұрын
war cali abdulahi hadalkiisu waa run guuleyso adeer daarood waa dad yar soomaali bowar waa irir samaale iyo sagaalka samaale daarood waa dad tigree ka soo hayaamay orjilaa soomaali ma tahid anigaa magac soomasli ku siiyey ee edebyeesha ilmo xabashow
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Ай бұрын
kan kasar weeye xaaraami weeye cusuri xasan iyo hawiyaha xun hadalkoodu wataa najaas najaaski oo xaasida marwalba daarood waxuu ucaaya xilkii laga qaaday ee kirshabele
@ummushukri6359
@ummushukri6359 23 күн бұрын
War 40 sano kadib ma waxaan noosheegeeysiin kana tar kanaa badan soomaalidii Waa mid badkudhintay mid xabad dishay xasiyada aduunka wiilashii Ka buuxaan ama tashta dalka noo iibiya
@nasroadan2221
@nasroadan2221 Ай бұрын
Waa runtaa maxamed cumarjees magac yaa ubaxay waa gaas 91 daarood jabiye yaa loo baxshay intuu jidka fsriistay ciidankii cumar jees yuu dadkii soo qaxay baabuurti kaqaata anyway dhib wayn yaa asna soo gaaray oosan filayn
@Nadiir2024
@Nadiir2024 Ай бұрын
Good job waa jawaab haboon
@AsadAhmed-p9p
@AsadAhmed-p9p Ай бұрын
Hadey ka badan yahiin daarood wax Ah dhaqaajiyo hawiye koonfurta gaalkacayo iyo xamar inta udhaxeysa oo darood jareerweyne iyo dir kaaga badan yahiin ayaad soomalia ka degtaa xamar waa laga tashaday anigaa kuu sheegaya hadeer
@Goodmen-l5e
@Goodmen-l5e Ай бұрын
Asadahmed@ maxaa kenya orod ugu gashay hadaad wax leedahy waa qaxeysaan mar 2AAD 😂😂😂
@Dheeman1-d9e
@Dheeman1-d9e Ай бұрын
Weli ma haysan Hawiye Daarood dhulkiisa Hunguri iyo shaqonusoo doonto Daarood Xamar Dhooban oo Hunguri u Fadhiyo Waa buuxdaane maxaad kutashateen xageese kutashan karaan Somali waad.qaribteen waana la idinka qabtay ee cabaadka joojiya Ali Osoble Waa runsheeg
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
​@@Goodmen-l5e Cago bararka Markuu idiin Ku dhacay Dawladnimadi la idiin soo celiyey Oo Cawimo la idiin keenay ayaad kibirteen Marka wax Dawlada la yiraahdo ee Xarmarvka shaqaysto la waayo oo aad iscuntaan sidiini xuduudaha la idinka xiro ee Qoobada yer la idinku oodo ayaad indhaha furi doontaan Wax dambe oo la xeerinaayo way dhamaaday
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f Ай бұрын
Wallaahi Hawiye waxaa ka badan Daaroodka deggan Puntland oo aaysan SSC ku jirin! From Gedo
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
​​@@Dheeman1-d9e Xamar waxay ahayd Magaalo madax Soomaaliyeed oo Sharaf leh oo Soomaali Ku wada nooshahay. Markii ay Soo gashay Maaryaanti Qaawaneyd 1991 markii looga baxay ay fuqsadeen waxay noqotay godod bahalo galeen ah wixii Ku noolaana waxaa Ku dhacay cago barar. Kadibna Daarood ayaa Dowladnimadii Ku soo celiyey Caalamkana oogu yeeray Dakii caga bararka Ku dhacayna macaawino u keenay Caalamka ilaa maantana waxay Ku noolyihiin mucaawinada umada Soomaaliyeed Magaceeda Lagu keeno Waxaad arki doonta Marka laga wareejiyo Magaalo madax ee laga guuro waxay Ku noqodoonta bahalo galeenki .
@abdimahamud6165
@abdimahamud6165 Ай бұрын
Very good Jamac Galad Thanks
@moiroble92
@moiroble92 Ай бұрын
Jaamac galad nin rageed WLAHI anoo will hawiye ah waan ku taageeraa nin rageed well done ✅✅👍
@asiaahmed8004
@asiaahmed8004 Ай бұрын
asc walaale sanbalooshe waagaa badiye buujiteya waxa uu xamar yimeda 1995 markaa xiliga iyo waqtigaa layabale waa duni aqira sabana waan ku salamaya
@yasminomar1209
@yasminomar1209 Ай бұрын
From hawiye runtaa sheegaa
@ahmedhirsi281
@ahmedhirsi281 Ай бұрын
Darod somaliya Haka gosteen Lagama yabo Cuqdada hawiye Inay dhamato Isaq badhama Isaq wuxuu Neceb yahay Waa Hawiye ee Somali manecba
@ahmedilkacase8056
@ahmedilkacase8056 Ай бұрын
@@ahmedhirsi281 darood haduu somalia ka koosto maxaaba soo hadhey
@janira7480
@janira7480 Ай бұрын
@@ahmedilkacase8056sota lagu shegay laga badanyahay ya ku xukumo o kuwasa bastar
@fatiman2077
@fatiman2077 Ай бұрын
M.a Abti si fcn ayad ula hadashy xasan iyo daba qoodhigisa,xasan u fiirso mrky ku qaloocato kaarka qabiilka ayu xoqda.
@mataanbudhyar7468
@mataanbudhyar7468 Ай бұрын
Cid ii badan iyo cidii yarba Somali Waa wada degantahay Balse hadalkan somalia dib Buuu u celinayaa somalia
@wagaswaggas
@wagaswaggas Ай бұрын
Mayuu cabsanaa 9. Gabol daarod baa dega hawiye xamar maahee xagee degaan
@geelqaad9160
@geelqaad9160 Ай бұрын
Jawaab waafi ah baa siisay Xasan sh. Iyo Cali cabdullaahi Siyaad. Mahadsanid.
@aliidrissyacin5629
@aliidrissyacin5629 Ай бұрын
Walal jaamacow waxan ka codsanaya dadka qaar waxa jira mudneyn hadalkoda inla qimeeyo marka fadlan ha u jawaabin adigo dhawraya dhagaha inta man gaabka ah.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Waxa hadlaayo ma ah Dad makas ah ama Caruur ah inkatoo soomaalidu tiraahdo waxa uu waayeelka Ku hadlo ayuu dhalaanka Ku hadaaqa Dadka hadalaayo waa Dadkii wadanka madaxda u ahaa Wax laga aamusi Karo ma ah Soomaalidu waxay tiraahda Milil guudka lagama dhayo Hadii si Dhab ah loo xisaabtamo waxaa la gaaraya xal waaro kaasoo ah in nidaam Dawladnimo oo dhab ah Lagu wada joogo ama lagu kala tago labadubana waa wanaag Wixii Ka soo haro waa dhaqan xumada Maanta taagan.
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 Ай бұрын
Waayoo waay!! HAWIYE caaryoole in Daarood sidan ula hadlaan waxaa kallifay cawaanta Daarood oo dhexdooda isku mashquulsan SOMALINIMO riwaayad ahna dabajooga☝🏼
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn Ай бұрын
Waad shegtaay jubbaland marexaan iyo ogaden iskucunayaan isnaceyb puntland iyo khatumo sidokaale marka sidan haiskudhamaan rerkaan lotashadaay
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
Darood iska dhafa hawiye maxa idinku hos fadhidan maba idin rabane putland idinka badan
@Hanadking
@Hanadking Ай бұрын
Daarood waayaryahay waa run 😂😂😂
@AbdulkadirMalaay
@AbdulkadirMalaay Ай бұрын
Asc Shilimaad ......Af wax Cunay Xishoo
@sharifjanagale3776
@sharifjanagale3776 Ай бұрын
سبحان الله إنا لله وإنا إليه راجعون SUBXAANALLH Soomali Mahalkaan Imikaan Mareysa Allow Xaqaa Tus
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Ай бұрын
Darood is kaba teg ama ha yaraado amaha bad naado dhulkoodii bay aadeen dhisteene weliba ma necba somali weyn waa jecel yihiin reer kastoow gobolkaaga aaamin
@asadmaxamed259
@asadmaxamed259 Ай бұрын
Wa caqligii hawiye ee jawabtooda ha la siiyo
@libaaxsankakatabtay1097
@libaaxsankakatabtay1097 Ай бұрын
Shalay markii Farmaajo Hawiye ka diideen qof iyo cod maa reer yar ma lagu tilmaamii karay? Maa wax 3sano ka yar aye Hawiye landheere ku noqdeen 😂😂😂 waa wada munafaq 😂😂😂
@AbdikadirNoorMohamed
@AbdikadirNoorMohamed Ай бұрын
Thank you very much for the answer that you have given to Hassan Skeikh.
@AdenAli-b8j
@AdenAli-b8j Ай бұрын
Wariyahan waa midxog ogaal ah hadana hadliyaqan Masha allah
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 Ай бұрын
Hawiye hal gobol ay gooni u leeyihiin bal hal sheego😊
@RuqiyoDihad-lt5jk
@RuqiyoDihad-lt5jk Ай бұрын
Ilahow cebtena asatur somalida madaxadeda iyo mijahedaba waa isku aqali bal ninkan wayan oo hadan masul sonoqoday oo umadi kala fogayanaya😢😢😢😢😢
@rageosman1726
@rageosman1726 Ай бұрын
Xasan sh hadu Qatay Resulwazarihii Darod madaxweyne ku Xigen ka dhigtay weli ma noo sii Baxbaxsanayaa
@Raho339
@Raho339 Ай бұрын
Allaahu AkbaR Kabiiraah☝️❤️❣️✅
@CismaanCeydaruus
@CismaanCeydaruus Ай бұрын
Mujaahid buud kulatumo Sharan shuurka baahan damu jadiid
@mohamuddahir5772
@mohamuddahir5772 Ай бұрын
qabyaalad afuuf 😢
@rayaalejaamacrayaale2804
@rayaalejaamacrayaale2804 Ай бұрын
Xasan sheekh,ha ka qabto doorashada qof iyo cod ka ah,moqdisho, galmudug iyo hirsjabeele,ha ka dhigo maamul goboleed salbalaadhan. Ka dib ha iskuguyeedho uma kale ee soomaaliyeed Sidaasi haduu sameeyo cid uunbaa dhegaysan codkiisa. Hadii kale waa qabiil fashilmay.
@yusufahmed6493
@yusufahmed6493 Ай бұрын
Xasan wuxuu la dagaalamayaa cuqdad taariikhiya oo daarood ku sameeyey reerkiisa dawana ma laha
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 Ай бұрын
Jawaab fiican
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
Wacdaraha cudada dhamaystiran ee ciidanka Puntland soo bandhigay
14:42
Faarax Macalin "Xasan Sheekh "Dalka Iyo Dadka Halag Badbaadiya""
16:45
Abdijaliil Show
Рет қаралды 66 М.
Prof Samatar "Maxay isku hayaan Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe?
13:22
Xogmaal Media
Рет қаралды 149 М.
Sh Abdirahman Bashir "Khilaafka DF iyo Jubaland, Somaliland iyo Itoobiya"
1:32:02
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН