Cabsi :- Isbitoore caan ka ah Muqdisho oo lagu dhex diley guriga gabar uu jeclaa oo balamisey

  Рет қаралды 15,734

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Пікірлер: 40
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 4 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maslah345
@maslah345 4 ай бұрын
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAJICUN ALLAHA UNAXARIISTO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KA WARABIYO GACAN KA XAQDARAN AYAA DISHAY
@yabbturb-b3
@yabbturb-b3 4 ай бұрын
Ma aha ammaan. muqdisho 😢
@haania2495
@haania2495 4 ай бұрын
Ninkaaan biimaaal ayuu u eg yahay abtiyooow xaqaaqa allah ku soo saaaro allaha u naxariisto wiilkaaaga
@HassanBasri725
@HassanBasri725 4 ай бұрын
Muqdisho maaha meel lagu dhex noolaan karo. Subxaanallaah
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 4 ай бұрын
Subxanallaah illaahow adaa weyn wayab wllahi allaha unxristo marxumka aaqiraa udambeysa dad
@XabiiboXasan-yq1jk
@XabiiboXasan-yq1jk 4 ай бұрын
Noo allaah unaxaristo
@MumtaazHana
@MumtaazHana 4 ай бұрын
Allah unaxaristo Aamiin Aamiin yarabi 😢
@qafijohirsi7662
@qafijohirsi7662 4 ай бұрын
Bisinkow soomaaliya dhiiga islaamka raqiis eykanoqotey
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 4 ай бұрын
Aallah ha u naxariisto Aamiin wllke
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 4 ай бұрын
Amniga muqdisho waa heer sare maadaama Xassan tuug uu wali dayaarad saaran yahay 24/7
@fayecooking
@fayecooking 4 ай бұрын
Yaa la Aamiina😢
@AbuuAsad
@AbuuAsad 4 ай бұрын
Inaa lillahi wainaa ileyhi raajicuun illahey haunaxariisto samir iyo iman haidinkasiiyo
@haania2495
@haania2495 4 ай бұрын
Leerta Iska Caba Iska laafyoooda maalin ayaa jirto aan wax la qarinaynin oo ilaah lawada hortaagan yahay Insha allah allaha u naxariisto inta dulman
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 4 ай бұрын
Ale ha u naxariisto ale umada maxa isku direy oo dhiigii dadka u macaneyay subxanalaah 😢😢
@abdiali8217
@abdiali8217 4 ай бұрын
Gadaal ayaa laga dilay Hadey xabada kafan lahayd hore ugu dhici lahayd sida xabadka ama qaybta hoose
@NasroMaxamed46-cm5dp
@NasroMaxamed46-cm5dp 4 ай бұрын
Subxanalaah ilahow namoti baladka baryahan lama fahan sano sharbaa socoto
@degan4
@degan4 4 ай бұрын
YAA DILAY ?MA NAQAANO. Allah u naxariisto
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 4 ай бұрын
Amni daroo mugdisho noloshii wee isbedeshay cadalad majirto tuugt baa xoog aad ulasoo bexeen
@rashidmuxamed2861
@rashidmuxamed2861 4 ай бұрын
Asc Sida ay Ila tahay waxa dilay qof mar hadii afka uu burburay
@AbshiroAskar
@AbshiroAskar 4 ай бұрын
Alla Maxa waalidka Qaracan arken malin waliba sidaas ba Ubixi wadanka bila Macno uu dhintan 😢
@AhmedHassan-f9w2b
@AhmedHassan-f9w2b 4 ай бұрын
Jaceylkiisa hala wareysto iyo saaxibadii ay sirta isku qarsan jireen,
@khadiijomaxmed1733
@khadiijomaxmed1733 4 ай бұрын
ASC munasar
@khadragelle7801
@khadragelle7801 4 ай бұрын
Reeka .ayaa .al shabaaba
@cabdinasir8647
@cabdinasir8647 4 ай бұрын
Marka ay xabado ku dhacday halkee ayuu joogay guriga gusihiisa iyo deyrka guriga mise dibada guriga bal soo sax sida ay u dhacdadu u dhacday
@moolcaliyow
@moolcaliyow 4 ай бұрын
XAMAR lagama JECLO in GABADHAADA uu ASKARI GUURSADO ama WIILKAAGU uu GUURSADO GABAR QOYSKOODU askar ay yihiin POLICE walaa Military-ba!
@HabibaBilow-k8o
@HabibaBilow-k8o 4 ай бұрын
Wayahee yaa loo ogolyahay hadii uusan guursan askari somali wax an laga maqleynin malaha askarta magalowen mise waa tuugo allow umadeyda ugargar wanu yaabnay malinwalbo qof aya ladilay miyan dhageysana
@bulohus8548
@bulohus8548 4 ай бұрын
Gabadha shirqooshay! Waayo Dumarka waa dhagar Miran !!!? Ama Rerkeeda baa ka dambeeyey!!!?
@bongasasa3895
@bongasasa3895 4 ай бұрын
Honey trap is real!
@SahroOmarqabobe
@SahroOmarqabobe 4 ай бұрын
Sabto aah daadki dilaay wilka gabaadha deymaayan
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 4 ай бұрын
Gabadha waa alshabaab ayadaa shirwooshay
@M45_0
@M45_0 4 ай бұрын
Doqon bu aha kaas isbatoore nimads ku qasarsy, aaway feejignanti. Muu soo kaxeesto naagta maxa gurigooda geeyay.
@SahroOmarqabobe
@SahroOmarqabobe 4 ай бұрын
Gaabadha halaa waydiyo aayada ashegeyso haday jecleyed ilen ilama aah in aay qareyso aayada haday mesha ka qaxin ayaaga aay dilaay waa ku cadahay
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 4 ай бұрын
Hala baaro
@BilaalXaaji-qv2qs
@BilaalXaaji-qv2qs 4 ай бұрын
AUN
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 4 ай бұрын
Dadkaan yaa dilaayo waa yaabee mala dhihi karaa al shabaab madikinee mise waxaaa dilay dad shirqool dagay
@menhee7408
@menhee7408 4 ай бұрын
Ciidamada gaarka ah xarakada mujaahidiinta alshabab ayaa kucibaadeysatay mujrimka 😂😂😂
@haania2495
@haania2495 4 ай бұрын
Leerta Iska Caba Iska laafyoooda maalin ayaa jirto aan wax la qarinaynin oo ilaah lawada hortaagan yahay Insha allah allaha u naxariisto inta dulman
@bulohus8548
@bulohus8548 4 ай бұрын
Gabadha shirqooshay! Waayo Dumarka waa dhagar Miran !!!? Ama Rerkeeda baa ka dambeeyey!!!?
@bulohus8548
@bulohus8548 4 ай бұрын
Gabadha shirqooshay! Waayo Dumarka waa dhagar Miran !!!? Ama Rerkeeda baa ka dambeeyey!!!?
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 12 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 81 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 12 МЛН
DAB-CASAR OO ILINTA CESHAN WAAYAY | KIISKA SAYID CALI XAMAR
1:08:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 96 М.
Top U.S. & World Headlines - October 14, 2024
11:58
Democracy Now!
Рет қаралды 160 М.
CHALLENGE😂QOSOL BADAN; BAARA &YACKO KASHKA JANDAR JINI GAB 😂XARFAH
15:06
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 12 МЛН