Dil naxdin leh :- Aabe loo diley EVC Plus dartiis isagoo cunugiisa xambaarsan & nuunaha yar oo ...

  Рет қаралды 25,475

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Пікірлер: 121
@cabdulahifaras7655
@cabdulahifaras7655 5 ай бұрын
canugga allaha caafiyo cafimaad taam ah oo dhiigga iyo dhimirka gala allaha siiyo insha allaah
@SagalMohaned
@SagalMohaned 5 ай бұрын
Aaaaaamiin
@FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
@FaadumoAbshirMuuse-yw5hd 5 ай бұрын
Allaah ha u naxariisto aabaha Cungana Allaah ha caafiyo
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 5 ай бұрын
Weligeen ma barotamenaah leee wax ma isbedelayaan illaah wuxuu kudahay dadaal
@ubahjimale8666
@ubahjimale8666 5 ай бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun Allah u naxariisto kitaabaabkiisa midigta Allah kaasiiyo Waa dhibaato wayn runti
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 5 ай бұрын
subxanallaah illahey ha unxristo nunahana allaha cfiyo wllhi wa xanun ciidan manatalikaro kaa ee tiirka halageyo yrabbii😢somaliyey falkan shicibka laguladhqmayo weyna xanujisay allaha qbto ninkas
@dontgiveup1472
@dontgiveup1472 5 ай бұрын
Subxaana Allaah naxdin badanaa Xamar noloshedii cariiri noqotay dadka bilaa macno lagudilayaa
@SagalMohaned
@SagalMohaned 5 ай бұрын
HADAA YOU TUBE LASO GALIYAY XASAN MUNAAFAQ OKANIISAS CASHARO KA QAADANAYA ALLE DALKA HAKA QABTO IYO DADKA
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 5 ай бұрын
Aad baan uga naxay runtii dhibka qabsaday aabahaas soomaaliyeed ilaahay ha u naxariisto
@zamzam5255
@zamzam5255 5 ай бұрын
MAHAMED CABDULAHI FARMAAJO TARIIKHDA AYAA XUSEESO ILLAAHEEY HAA HAAFIIDO ISAAGA IYO INTA WADANIYIINTA AH N&N SOO NOQDA IDIINKO NABAADA ANAGO NABAADA INSHAA ALLAAH
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 5 ай бұрын
Dadka shacabkodi sida uu galaya maxay issaqa xamar jogaa maxad uu malayn. Inaalilaah waina illahi rajucun. Allah ha uu naxaristo
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak 5 ай бұрын
Inaaliaahi wa Inaaliaahi raajucuun ale haunaxariisto isaga iyo intiika horeeysay ba ehelkii iyo qaraabadiina samir iyo iiman saadiqa ale ha kasiiyo aamin Aamin yaarabi
@HodanDualle-h4u
@HodanDualle-h4u 5 ай бұрын
Inaalillaahi wainaa ilaahi raajicuun waa yaab muqdisho waxey noqotey xero dhiig yaa rabi u naxariiso ilmaha yarna caafi allaahuma aamiin.
@erdogan2030
@erdogan2030 5 ай бұрын
Reer muqdisho dhaxtar dhanka ah ayay uu bahanyihiin dhammantood
@ilhaanabdi7744
@ilhaanabdi7744 5 ай бұрын
ilahow ilmaha yaar caafiimad daam ah sii marxuunkaas nah janadul fardwso caala Allaha ugu bishaareeyo amiin amiin ilahay xaaq ma mooga
@CabdiwaaxidCali-dj9jq
@CabdiwaaxidCali-dj9jq 5 ай бұрын
Sama fale munasr 🎉🎉
@asioaxmed875
@asioaxmed875 5 ай бұрын
Bismilahi muqdisho waxa ka socda wax loo dulqadankaro maahan subxanalah war man ilaahay laga baqayn oo ay aakhiro jirin, ilaahaw xaqa nagudil. Marxuumakana ilaahay haw naxariisto.
@Xalimo421
@Xalimo421 5 ай бұрын
😭😭😭😭😭Ilaahow u naxariiso janadii geey,cuniga yar aloow caafi.Ha la so qabto bahalkaas
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 5 ай бұрын
Subxanaalaahi 😢 😢😢😢ya raaaabi adiga awoda iska leh 😢😢😢😢alaaaah u naxariisto waxa alle ka barine janada fardos aamiin ya raaaabi 😢😢😢😢
@FardosodiiriyeJamac
@FardosodiiriyeJamac 5 ай бұрын
SubxanaAllaah Allaha unaxariisto
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 5 ай бұрын
Aallah ha u naxariisto Aamiin
@armaanofficial7001
@armaanofficial7001 5 ай бұрын
Walaahi waa yaab allaha unaxaristo
@Hindocumar-p5h
@Hindocumar-p5h 5 ай бұрын
wlhi waa murugo waxan ka socoda dalkii hyo yaa rabi inta dhiban u gar gaar muxuu dhimay saqiirku
@batulasmail8261
@batulasmail8261 5 ай бұрын
Ina lillaahi​ wa innaa ileeyhi raajicuun Allaha u naxariisto Adoonkaas Dulmiga Lagu dilay Allaha caafiyo Wiilka yer. maxaytahay askarta burcadka ah ee Lagu soo yaaciyey Magaalada Muqdisho Subxaanalaah 😭😭😭
@cabdulahifaras7655
@cabdulahifaras7655 5 ай бұрын
allaha u raxmado ahlu jano allaha ka dhigo insha allaah 😢😢😢
@MohaMs-km3fi
@MohaMs-km3fi 5 ай бұрын
Inaalilahi wa ina illahay rajuun illahay kidabkisa midigta hakasaro, Asc illahow umadaada ugargaar
@AminaHussein-m6z
@AminaHussein-m6z 5 ай бұрын
😢😢😢 Allow dhibtan kadulqad masakiinta yarabi 😭😭. War darogadan dalka lagamacelinkaro miya? Waxbu cabay waxbu diley dadki dhamaye😢😢😢
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 5 ай бұрын
ISLA HADA GOORMAA WAX LOO QABAN WAAYEY WAABA ISLA MAANTA AYAAD LEEDAHEE
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢illaahow murugtaan meelnoga yeel yaa rabbi😢😢😢😢 inalilaahi wa inaa ileyhi rajacuun😢😢😢
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 5 ай бұрын
MAHAN SHARF DHAHA LEEHEYN MANTANAH ASKIRI ISKU SHEEK A DAD JIDKA KU DIILAYA SUBX M,SIYAD.BARRE ILLAHOW KU NAHARIISO
@mumtaasnuurcali2233
@mumtaasnuurcali2233 5 ай бұрын
Subxanallah malin walba qofbaa la dilay xamareey dhib weyn baa ku haysta wlhi waar ducaysta inuu ilahay madaxda iyo shacabkaba idiin hagaajiyo😢😢
@Yusara256
@Yusara256 5 ай бұрын
Cidamadan waa ku waa durogasan jadka aay ka laqabon.
@mahamedabdi2022
@mahamedabdi2022 5 ай бұрын
Ina lillahi waa inaa illehi raajicun
@samowsamale3490
@samowsamale3490 5 ай бұрын
Xamar waa bahalo galeen maalin walba dulmi ayaa dad lagu laayaa Subxaana Laah
@maslah345
@maslah345 5 ай бұрын
ALLAHA UNAXARIISTO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KAWARABIYO GACAN KA XAQDARAN AYAA DISHAY CUNUGA YARKA AH ALLAHA CAFIYO
@HakimaAli-o9q
@HakimaAli-o9q 5 ай бұрын
Laa ilaaha illallaah muxamadu rasuulallah
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 5 ай бұрын
Subxaanallaah 😭‼️ rag cabsan ayaa ciidan laga dhigay ⁉️😭
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 5 ай бұрын
Waaryaa reer Koonfur cadaalad idinka dheer xasbunallah
@saciid_iid
@saciid_iid 5 ай бұрын
Hawiye cuqubaa kudhacday qofkii qof dila hadey hore ka dilayaan tuugada yaraanlaheyd. Biri qabiilow yeelaa.
@FardosodiiriyeJamac
@FardosodiiriyeJamac 5 ай бұрын
Somali o dhan mad dhahdid xagee nabad ah
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 5 ай бұрын
Inaa lilaahi wainaa ileyhi raajicuun
@zamzam5255
@zamzam5255 5 ай бұрын
INALLILLAAH WAA INA ILLEHII RAJUCUUN ILLAAHEEY HAA UU NAXARIISTO SUAASHA QABRIIGA ILLAAHEEY HAA UU FUDUDEYO KIITABKIISA GACANTA MIDIIG ILLAAHEEY HAKA SIIYO SAMIIR IYO IMAAN ILLAAHEEY HAKA SIIYO EHELKIISA
@dahirdayib7558
@dahirdayib7558 5 ай бұрын
Muqdisho ka xagee.
@MADIINOXASAN-hx1ut
@MADIINOXASAN-hx1ut 5 ай бұрын
Allah unaxariisto
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 5 ай бұрын
inalillaahi wa inaa ilayhi Raajicuun Allow Unaxariiso Oo Udanbi dhaaf aabahaas
@caligidhow4712
@caligidhow4712 5 ай бұрын
Waalaal Soo qabta insha allaah
@mahamedabdi2022
@mahamedabdi2022 5 ай бұрын
Allaha caafiyo wiilka
@samirasahra1747
@samirasahra1747 5 ай бұрын
iLaahay.Ha.UNaxariiS..Abaha
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 5 ай бұрын
innaa Lillaahi.wa innaa illayhi Raajicuun
@CawilXashi
@CawilXashi 5 ай бұрын
Allah ha unaxriisto
@Fadumo123-x4q
@Fadumo123-x4q 5 ай бұрын
Allah unaxarito😢😢😢😢
@zamzam5255
@zamzam5255 5 ай бұрын
CIIDAAN MAA AHAA WAA MOORYAAN DOFAARKA ILLAAHEEY KU SOO QAABEEY MEELDARAAN KUNDAABEE
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 5 ай бұрын
Subxaanalaah Casimada Hawiye waxay noqotay xero yuhuud. Kuwan dadka laynaya maxay dhaamaan Yuhuuda dadka laynaya. Hawiye ceeb idinku askar noqda shacabkoow qoryaha qaata
@MohamedDahir-z8y
@MohamedDahir-z8y 5 ай бұрын
inaalilaahi inaa ilayhi raajicuun allaha unaxariisto 😂
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 5 ай бұрын
Waa barakicin dadkaas wax dilaaya waxaa soodiray dawlada madaxtooyada somaaliyaa laga soo abaabulay dhulka ayaa larabaa shacabaw askarigaad aragtaa n toogta waxaa loosotababaray dhaca ,iyo rarida umada waa ciidamo gaar ah oo lagu sootababaray in ladhameyaa shacabka maxaa ciidan loogabdhigay bakhtiga cabsan
@hiboabdi1942
@hiboabdi1942 5 ай бұрын
Dawlada xabadaha ayaa wax kujura ee dawlada xabadaha ha badashi xabad afsaar ah oo qof ku fadhiisanayso si ay wax u jiraan askarta magaalada xabado laciif ah haloo keeno
@alkhayrtv95
@alkhayrtv95 5 ай бұрын
Madaxweyne farmajo wa lodarsaday aabow xaladase wa aragta xasan bakhti barakayste
@KamadareMaxamed-mf9er
@KamadareMaxamed-mf9er 5 ай бұрын
Asc wll munasar maalin walba waxaa laga soo tebinaya mogadisho dhacdo xun ee madaxdeena soomaaliyeed oo ugu horeeyo madaxweyne xasan shiikh maxamuud waxay dalkeena aabe ayaa cadow laga xoreynayaa askartii larabey iney dalkeena aabe cadowga kaxoreyso dadkeena soomaaliyeed ayey dil iyo dhac isuga darayaane see layeelaa walaal qaaliyow
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 5 ай бұрын
Subxanaalaahi
@mukhtaryaxya7269
@mukhtaryaxya7269 5 ай бұрын
qaadka iyo daroogada waa in la joojiya
@xuseenali-qp7oy
@xuseenali-qp7oy 5 ай бұрын
HADALKA EXIT U YEEL SIDA ROUNDABOUT UGU NOQNOQNEE
@qamarosman6752
@qamarosman6752 5 ай бұрын
Innaalilaahi wainaaileyhi raajicuun😢
@zeynabobeid5442
@zeynabobeid5442 5 ай бұрын
Wa in la dilaa asna
@bongasasa3895
@bongasasa3895 5 ай бұрын
Dowlada shacabka contact ayeey la ledahay we pay tax and follow the laws they set! Ayaka ne waxeey ku dharteen amankena in eey sugaan! Shacabka hadii eey ku nafwayaan gacantooda they must compensate heavily that should be a deterrent our blood is not cheap where are the lawyers!
@ashasangbe9449
@ashasangbe9449 5 ай бұрын
Yaarabi unaxriso Somali cuqubad heysaa
@marianabokar7809
@marianabokar7809 5 ай бұрын
Soomaaliya oo laga joojin jaadka iyo qamrada iyo muqaadaraad oo dhan Lana,yiraa nin askari oo shaqo ku jiro ee cabsan hadii la,arko waa inoo xabsi,dheer maraa waxay ila,tahay in uu dilka yaraan,lahaa
@yurub5288
@yurub5288 5 ай бұрын
Casimad baad iska jecelaten waa meel dhiiga umada lugu cunteeyo waagii beyaba u bixaya magaca kale subxalalaa
@SahalAli-x5n
@SahalAli-x5n 5 ай бұрын
Mogadishu bahalakalen
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 5 ай бұрын
Alla askar ma jirto waa mooryaan darees askari loo wada xiray
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 5 ай бұрын
Tuug walba Ina adeer lagu soo qoray
@MaxameddeeqCusman-mb4bw
@MaxameddeeqCusman-mb4bw 5 ай бұрын
@Somalia-c3m
@Somalia-c3m 5 ай бұрын
Firist love ❤ asc munasar reply sxp
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 5 ай бұрын
Allaha unaxriisto
@SagalMohaned
@SagalMohaned 5 ай бұрын
SOOMAALIYEEY XASAN MUNAAFAQ DALKA HALAGA QABTO IYADOO CÀDAYNTEDA WADATAA FACE BOKYADA LASOO DHIGAY IYO YOU TUBKA KANIISAD ISAGOO CASHARO KAQAADANAYA DOWLADA XSAN HAL RIDO INSHAA ALLAAH ASKAR WADA CABSAN TALIYE WARABE AH CEEL LAGU GURO SHACABKA XAAS XAAMILO AH OLA TOGTO INSHAA ALLAAH XASAN MUNAAFAQ
@faadumomaxamedbarqash1280
@faadumomaxamedbarqash1280 5 ай бұрын
🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 5 ай бұрын
Ciidan cabsan ayaa dadka loo diray allaah arxan ha see iyo
@SagalMohaned
@SagalMohaned 5 ай бұрын
AX AX AX ILAAHAYOW SOQABO GACN KU DHIIGLAHA SOOMAALIYEY XASAN YUHUUD MA AHA MW XALAAL AH ISKA QABTA KANIISAD LAGU ARKAY
@FatmaNuuro23
@FatmaNuuro23 5 ай бұрын
Qof muslim ah Malin walba dhiigisa la daadinayo marka wanag iyo Nabad la sugaa , Wale wanag la arki Mayo inta dhiiga dadka saan xaqdaro loogu daadinayo,
@AminaAbdille
@AminaAbdille 5 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@HassanBirmad
@HassanBirmad 5 ай бұрын
Somaliya waa wadan halisa oon nabadi ka jirin dilalka foosha xun ee ka dhaca tiromale xukuumadii amaanka kamasuhlka ahayd hawo kale ayay ku jirtaa magaalo dulmi iyo xasuuqweeyi
@aminaali2334
@aminaali2334 5 ай бұрын
Subxaanalaah
@basrabashir5726
@basrabashir5726 5 ай бұрын
Innalillah wa ina illeyhi rajicun bal maskinkan maxu kudhintay saqirkan yarna silacas kumarayaa darogiste qori wato dhibkasay leedahay
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 5 ай бұрын
Askar Qayileeyso muqaadaraadeeysen,
@ibtijah2747
@ibtijah2747 5 ай бұрын
QOFKII QOFDILA HALA DILO SI ISDILA U YARAADO ODAYAASHA DHAQANKA ALLAH SW KA CABSADA
@zamzam5255
@zamzam5255 5 ай бұрын
GEERIIDA LAMAA DIIDAANO EE XAAQDARADA DAADKA LAGU DIILAAYO WAA DHIIBAATO
@hanansaid7394
@hanansaid7394 5 ай бұрын
😢
@aminaali2334
@aminaali2334 5 ай бұрын
Ax
@mukhtaryaxya7269
@mukhtaryaxya7269 5 ай бұрын
dhibku waa 4.5
@OmarGerweyne
@OmarGerweyne 5 ай бұрын
Link raadis baa tahay
@mohaasifamily7935
@mohaasifamily7935 5 ай бұрын
Wiilkas yarka ooo abihiis laguhordilay maxakaxun
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 5 ай бұрын
Subxanallah allow inkar kurid
@Tasniim1
@Tasniim1 5 ай бұрын
Ilaahayoow hana cadaabin. Waariyaadhaheen dadkan mandooriye ayaa sidan ugalaya.cuqubo idinku dhacday.oo haka karin. Ilaahay idamkiis.
@Crashid-w3g
@Crashid-w3g 5 ай бұрын
Aaway shuute maa loo geeyo wecelkaas qaatilka ah
@farhiyoahmad9008
@farhiyoahmad9008 5 ай бұрын
Maxaa waaye dowlada mooryaan ciidan kadhigeeyso bisinka
@mumtaasnuurcali2233
@mumtaasnuurcali2233 5 ай бұрын
Ah xamareey😢
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 5 ай бұрын
Mudisho hala iska jirooo tuugnii baa sobadatay caskarta bee ka buxaan waa wada tuug
@HabibaBilow-k8o
@HabibaBilow-k8o 5 ай бұрын
Yarabi marwalbo askari aya wax dilay aya laleyahay askartan baas ma waxey ahayen kuwii moryanta markiihoreba isbaro dhiganjiray qoryahay maxa logudhiibay waxan tababarnen allow adiga cadil ah wanu dalnay tuug an waxba tarin aya dalkii loodhiibay waxba isma dhaman kuwa wax dilayo iyo madax kusheegan baas
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 5 ай бұрын
Wax imaaraad tababarey basn kheyr laga sugeyn dadkooda iney lasyaan baa loo tababaraa
@halimaabdulla6790
@halimaabdulla6790 5 ай бұрын
hala dilo
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 5 ай бұрын
ala xamar maxaa mucjiso ka taagan weli nasiibaa la leeyahay hadaan dadka lagu karsan😮😮😮
@bongasasa3895
@bongasasa3895 5 ай бұрын
Umadaan telephone miyee Aqiradoda ku badasheen? Wale Mugdisho quraan saar ayeey ubahantahay! Adiga ne indabuuroow yaa kuu so warama! Wax aan ku faraxno maa noo kenyid!
@user-mk1ux6uu1p
@user-mk1ux6uu1p 5 ай бұрын
Waxaa dad kaa laayaa waa Dowlad kuu sheega
@sahalfarahduale1603
@sahalfarahduale1603 5 ай бұрын
Casiimada halaga wareejjiyo
@ahmeddaacad1282
@ahmeddaacad1282 5 ай бұрын
Sorry Mogadishu turned into red zone
@husseinmurshid9827
@husseinmurshid9827 5 ай бұрын
ina loo diloow war kle malahan 🤔🤔
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 4,1 МЛН
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 14 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
African Village life #cooking  village food for Breakfast
19:52
Murangasia
Рет қаралды 2,4 МЛН
Incredible Moments Caught on Camera
30:40
UNSORTED
Рет қаралды 4,6 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 4,1 МЛН